Тёмный

Meesha Saxaraha Iyo Badu Ku Kulmaan [CEEL GERDI ] | Where Desert Meets the Ocean 

Qays Qeyser
Подписаться 583 тыс.
Просмотров 307 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2 тыс.   
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 2 года назад
I LOVE YOU ALL ❤️
@amin2613
@amin2613 2 года назад
Heesaha kadaa bro yaanay Copyright ku qabane waxkale saar Insha Allah
@sankatv2914
@sankatv2914 2 года назад
Haye walaal
@mrbeanofficial3801
@mrbeanofficial3801 2 года назад
Amazing sanaag kalay
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
ZXP WXAN Raba inan Cisho Un idin Raaco
@cumarofficial8734
@cumarofficial8734 2 года назад
Sxb meesha magaceed
@dj.rockets
@dj.rockets 2 года назад
Layaab Layaab ✊
@Mo_Bulshaawi
@Mo_Bulshaawi 2 года назад
King Off Vlogs Qays Qayser
@simraanmahmood7080
@simraanmahmood7080 2 года назад
11:27 the sunset 🌅 + beach ⛱ + desert 🏜 the most beautiful place ♥ 😀
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 года назад
That’s really nice 😊
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 2 года назад
اللهم لك الحمد علي نعمة الصومال⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦🇸🇴⁩⁦♥️⁩⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩⁦❤️ ⁩⁦♥️⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 месяца назад
😂😂😂😢
@HOBFILMS
@HOBFILMS 2 года назад
MNSHA ALLAH QAYS QAYSER. HORE U SOCO 🙆‍♂️🙆
@aishamuuse202
@aishamuuse202 2 года назад
Qurux badanaa Somaliland Masha Allah ❤️
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nazlamehmet6593
@nazlamehmet6593 2 года назад
@@mohamedwaititi6192 🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@aishamuuse202
@aishamuuse202 2 года назад
@@mohamedwaititi6192 somalind
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
@@mohamedwaititi6192 not somalia masayrka iska dhaaf folxumadisa
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
@@nazlamehmet6593 that’s flag of Hungary 🇭🇺 😂😂😂
@Abzsully
@Abzsully 2 года назад
This youtuber QAYSQAYSER knows Exactly What to do in youtube not violating others . Displaying Unknown places, Keep Going Bro. ❤️
@lilmozultan8280
@lilmozultan8280 2 года назад
Qudhac🤣🤣🤣🤣♥️
@luulaali3000
@luulaali3000 2 года назад
Exactly walahi😊🖐✅✅✅
@sanaomar7789
@sanaomar7789 2 года назад
Mansha Alllh Bilicdaa Iyo Quruxdaa Indhahaa Ku Doogsada Dalkeena Somaliland Alow Dhawr 💚🤍❤️
@aminaqalanjo5612
@aminaqalanjo5612 2 года назад
Dalkeena nimcaa fadhida walaahay somalina aduunyo kalay qarashka galinaysaa war nimcadeena aan dhoodhoobno keep going huuno Qays wax bdn baad tusaysaa umadeena oysan warba ka hayn wlhy ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iamk3977
@iamk3977 2 года назад
Kuma fikirin meel sidan u qurux badan ayuu dhulkeenu leeyahay MashAllah😍 meelo badan oo sidan u qurux badan ayaynu haysanaa oo la rabo inaynu dadka tusno kuna faano💚🤍❤
@deliali8147
@deliali8147 2 года назад
Aniguba kuma fikirin 😂😂
@barwaqoahmed3110
@barwaqoahmed3110 2 года назад
Wow, absolutely beautiful Manshallah! It’s true when they say dhulkeena Nimcaa fadhida ❤️
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
Somalia 🇸🇴 is so beautiful I didn’t know
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 2 года назад
@@mohamedwaititi6192 Qabyalad sidad u daba cararysen ayey Somaliland meel gaadhy 😁👍
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
@@MohamedAnwar. dude Somaliland is a dreamy place it’s not on the map and will never be
@molisalmis9618
@molisalmis9618 2 года назад
@@mohamedwaititi6192 calosha ku xanuunaysa cano cab ha ka so baxan waxa ku fadhiya dadku wa walalo
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 2 года назад
@@mohamedwaititi6192 where is that huno 🤔🤔
@raadgoob2934
@raadgoob2934 2 года назад
Ilaa waqtigii aad Bangladesh 🇧🇩 joogtay waan kugu xidhnaa run ahaantii Muuqaaladaadu aad ayey u xiiso badan yihiin waqti badana waad galisaa oo editing ka oo kaliyaanay jirin wax loo dhigaaa جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 года назад
Masha Allah Sxb Muqale Cajiba Weye ❤️ Greetings Form 🇺🇬 Gulayso
@imanhassan6488
@imanhassan6488 2 года назад
Masha Allah beautiful 😍 way soo dhamaatay igu sawirti Europe wale dalki Hooyo igaadhsi baa kadhici doonta. I pray for this generation to unite an build our blessed motherland 🤲🏾
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 2 года назад
Wow somaliland 💯🔥 Qeys qaysar mahadsanid zxp sidaad mar kasta quruxda dalka usoo bandhigtid oo aad na tustid inuu dalku ka dhicin kuwa kle ee caalamka 🥰
@amirah4524
@amirah4524 2 года назад
This video deserves million likes the kind of content we needed
@reermiyikamaradhelay3273
@reermiyikamaradhelay3273 2 года назад
Meeshani waxay kufiicantahay in lamaalgashado oo lagadhigo adventure and camping places. Illahow lacagnasii fikirkiibaan hayaaye :)
@ibnucasayrofficial4827
@ibnucasayrofficial4827 2 года назад
Waxaan kunoolahay carabta I am somalilander Isma lahayn wadankaagi saxare kan carabta oo kale leeyahay It's beautiful 😍 Thank you my bro Qays qaysar Bidixo ex caqaayad isku ahayn Iyo saxibadii.
@kobciyeofficial9517
@kobciyeofficial9517 2 года назад
Jinsiyadaadu waa somali somalilander maxawaye
@alireact1827
@alireact1827 2 года назад
Somali is one not somalilander. Somali is somali
@Bashaar4
@Bashaar4 2 года назад
This guy qayse he's my only and fav Mali RU-vidr his content quality gets better and better every vid . Massage for qayse ( man i love you and your friends , every time that you drop a new vid i Prepared snack, drink or something to eat well I'm watching your vids even if you don't drop a new vid i watch your old vids ) to be honest " Cuntadu ima dhadhanto hadaan daawan vid yaashada " i love you bro and keep going i wish you get the 500k soon and the 1M 💕
@topg1302
@topg1302 2 года назад
he.s somali pro
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 2 года назад
He Is Somali
@saedibrahim441
@saedibrahim441 2 года назад
@@topg1302 Somali's waxa loo soo gaabiyey (Mali's) La soco 🕊
@atolffhiddler1668
@atolffhiddler1668 2 года назад
@@saedibrahim441 Mali waa wadan ku taal westafrica
@Shortsworld185
@Shortsworld185 2 года назад
Wallahi isma lahayn Somaliland saxaray leedahay ilaahay haynoo barakeeyo dhulkeena💚🤍❤
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 2 года назад
Kanoo kaliya maaha wllo kuwa badan ayaan leenahay oo deegamo xeebadeena ku yaala
@muslimmideeye9820
@muslimmideeye9820 2 года назад
Muu fiican yahy markaa😧🤭😅
@Somali-One
@Somali-One 2 года назад
@@apdiaziizjama2601 miyaanad maqal saxaraha geryaad iyo meesha milixda laga soo saaro ee Somaliland
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
Why the hearts 🤔 the flag blue 🇸🇴
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
Isaaq clan will always be under darood rule and we soon invade 😂😂
@abdihafidomar1890
@abdihafidomar1890 2 года назад
Hantida Qudha Een WaDamada JaarKa AH DheerNay QaYs QaYsar our Legend ❤️🙌
@awaalecasio4339
@awaalecasio4339 2 года назад
Waxaa i xanuunaysa cag walaalayaal iisoo duceeya ilaahay dartii ❤🖑
@rehan9141
@rehan9141 2 года назад
Alle Haku CaaFiYo wll.❤️🤲😒
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 года назад
ilaahay caafimaad haku siiyo
@ibrahimmohamedgulled3396
@ibrahimmohamedgulled3396 2 года назад
Allaha ku caafiyo
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 года назад
Alle haku caafiyo wll
@saedabdirisak5952
@saedabdirisak5952 2 года назад
Allah caafimaad sariica haku siiyo bro
@aiys11
@aiys11 2 года назад
This is by far one of the best video, i can't believe we have these beautiful places in our country that i didn't know! thank you so much.🙌🏽
@mohamednor4528
@mohamednor4528 2 года назад
This is on of the exact purpose RU-vid is designed for. Informative programs. We benefit something from you brother. Keep up the excellent work.
@neimaqali4370
@neimaqali4370 2 года назад
Masha allah Qayis qaysar hore usoco wllky
@PERFUME151
@PERFUME151 2 года назад
Am almost to cry😥 How can you believe that beautiful country is somaliland❤ M.a
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
Love u guys but the country is Somalia 🇸🇴 🤣😃
@nazlamehmet6593
@nazlamehmet6593 2 года назад
@@mohamedwaititi6192 The country is not Somalia 👋👋👋 The country is Republic of Somaliland 💚⚪⚫⚪❤️
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
@@nazlamehmet6593 are you living in 1960 it was a country back then but not now it’s not recognized now so the country is Somalia 🇸🇴 go cry about it 😂😂😂
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 года назад
@@mohamedwaititi6192 go to amizom 🖕🏽🖕🏽🖕🏽 This is republic of somaliland
@mohamedwaititi6192
@mohamedwaititi6192 2 года назад
@@bukharimohamed3828 nice dreams man but we will not give up an inch of our territory 😂😂
@suhaybali6325
@suhaybali6325 2 года назад
Qays waxay isla waynidaa dadka ku dhaha kalmad wacan lovta saar laakin dadka caanka ah oo kaliya kadaa waa dadkii 50k love ah ku gaadhsiin laha waa iga talo legend🤩🤩
@maanka305
@maanka305 2 года назад
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqdaجزاكم الله خيرا 💯
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg Год назад
Thanks mm
@osmandegelleh4532
@osmandegelleh4532 2 года назад
Amazing Ceel-Gerdi parts of hidden treasures of Somaliland
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 года назад
Saaxil is an amazing region. It has deserts , national parks , streams , mountains . Cool and hot temperatures.
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 2 года назад
Adigoo jooga goobtaada shaqo,waxbarasho,safar ah,gurgaaga jooga dalxiis baad suura galisay saxiib guulayso.jamhuuriyadana horay usoo dhaaf puntland wan kugu soo dhawyn Lahyn hadad noo timaado🙌❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Mhdsnd bro dhul nabda idinka uso xiga Somalilnad wiilkna wa idin iman doona hadi shurudaha lo samynkaro vlog ydan okle buuxisan oo ah nabda iyo so dhawaynta
@alihussein1432
@alihussein1432 2 года назад
@@karimhasan8967 hadalada kafirso Koonkan leh baleh asagana xukuma BALSE waa kugu ceeb in aaad kla qeybiso dhul somaali wadaledahy
@molisalmis9618
@molisalmis9618 2 года назад
@@alihussein1432 malaha wa madhanaysan hada somaliland idinka baxday. Konka allah leh ya kugu diday konki masomaliland oo kaliyu noqday warwax noqda xasidinba tihin xaasidkuna ma aflaxo waligin Haa....
@muniirjibo8215
@muniirjibo8215 2 года назад
@@alihussein1432 maSha Allah dheh nio ma horumarka somaliland ayd u quudhi laadahay Hadanad Garac ahyn😂
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 2 года назад
Mashallah tabarakallah you always make me cry I get emotional because I never grew up back home I appreciate your lovely videos showing off our beautiful country 💖😍💖😍
@reermiyikamaradhelay3273
@reermiyikamaradhelay3273 2 года назад
Visit once a year , i guarantee you won’t regret it.
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 2 года назад
@@reermiyikamaradhelay3273 I have but my dream is to live there permanently 😍
@reermiyikamaradhelay3273
@reermiyikamaradhelay3273 2 года назад
@@bigcatshukri3773 taasaa kasiifiican. Insha Allah you will find the strength to make that decision. Pray also for me, I have the same dream. Wir schaffen das!
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 2 года назад
@@reermiyikamaradhelay3273 Ameen 💖
@osobanis4988
@osobanis4988 2 года назад
Aniga xagayga waxan qirsanahay inaad tahay best youtuber, Walaalo illaahay hakaa Abaal mariyo sidaad quruxda wadankeena uso bandhigto, himilooyinkaagana Alleh haku rumeeyo.👏👏
@munaabdulhakim7257
@munaabdulhakim7257 Год назад
Masha allah qays iyo asaxaabtada waxan ku jecelahy kalmad walba waxay ugu mahad celinayaan illahey alle wuxuu ku lee yahy quraankiisa kariimka ah لَئِن شَكَرْتُمْ لأَزِيدَنَّكُمْ in nimcada alle loogu mAhad celiyo waxay horseeda in ay nimcada badato sidoo kalana daayimto 😊 Mahadsanid qays adiga iyo asaxabta surada qurux badan aad ka soo gudbisaan dhulkeena hooyo 😊
@Abdisomalilander1
@Abdisomalilander1 2 года назад
Ilaahay dalka iyo dadkaba Ha inoo Barakeeyo Thanks Qays Broh For this Beautiful Video ❤️🔥
@totalvlogs4999
@totalvlogs4999 2 года назад
Xagan Ma Maqlin Lakin Waa Meel Qurux Badan Qays Qayser THNKZ zhp
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 2 года назад
Uma baahnidba adgu inaad tidhaa muuqalka share gareeya isgaa dadka soo jiidanayaba muqaladaadu zxb. Keep going.
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 2 года назад
Absolutely 💯 It's a beautiful landscape
@samiirahappy1321
@samiirahappy1321 2 года назад
Muqalkii ugu qurxonaa weye 😥 Aroskeyga ayan ku dhigana inasha Allah☝😍✍
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 2 года назад
Muuqaalo aad u qurxoon, maa shaa Allah ... hase ahaatee fadlan uraaci soomaalida inaanay soomaaliyayn (uskagayn) dhulkaas markay soo booqdaan.
@Ahmednassirvlogs
@Ahmednassirvlogs 2 года назад
Muqdisho ayaa ku soo dhawynena adigan hargeso nagu soo dhaweey my Brother🚶🏽👍👍
@zalmahhuzein4764
@zalmahhuzein4764 2 года назад
This is a beautiful place and I want to hold my wedding party here insh Allah igu so duceeya 😩❤❤
@marionasiro5302
@marionasiro5302 2 года назад
🙏🙄
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Amiin awoowo Guur Illahey kugu barakaayo ubad iyo khayr kaa siiiyo amiin awoowo waxaan aooqo ku leeyahey awoowo baan ahey
2 года назад
😂😂GaLadu wxay dhaHda qoFkano kaLe BooTooLe
@jirfe
@jirfe 2 года назад
Inshallah Waan KUUGU ducaaynaynaa INUU ilaahay kuu rumeeyo sister
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 года назад
Good Idea. It saves money for you as well.
@ahmedmohamoudaadam1517
@ahmedmohamoudaadam1517 2 года назад
Qays qayser dal iyo dibadba waad ku mahadsantahay 🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@hanajrde4924
@hanajrde4924 2 года назад
I haven’t seen my home country since 8 years ago!! Mashallah tabarak Allah🔥😭😭🤲🏽🤲🏽 I just can’t help but fall in love with this video, the edit, the soundtrack, the view and these humble handsome men💕😩 May Allah protect you! And thank you for this beautiful content I’m happy I subscribed to this amazing channel!!🥺🥰
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 2 года назад
fariid Hana yar
@hanajrde4924
@hanajrde4924 2 года назад
@@abdikarimabdiibrahim3962 mahadsanid wlalo🥰💕
@M73432
@M73432 2 года назад
Those days Berbera and the beaches have the best weather I can say leaving work behind and having rest
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Share your friends as well henna he deserve more then 1million great program god bless him qays and your team
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 2 года назад
👍🙏Team kaan☑️ayaan uqiray wlh blh team shacabkiisa waxqiimo leh oo fcn usoo gudbiya🙏waana team waxyaabo aanan waligay arag oo aan wakhtigayga uquuri karo waxna kafaaidi karo aan kadaawado maansha alaah🤲bad iyo bariba👍👍👍👍👍☑️keep going walaalayaal👍
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 2 года назад
Qays Qayser wll alle haku sharfo sidad Wadankena somaliland quruxdiisa uso Gudbiso❤️
@madarmohamoud2767
@madarmohamoud2767 2 года назад
Absolutely stunning 🔥😍 Broo ur a pure talent.
@sharmakemaxamud6222
@sharmakemaxamud6222 2 года назад
The best RU-vidr in the somaliland qays qaysar 1m wad u qalanta 🎖🏆
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 года назад
@Justin Y. qaraxland Somaliland maradas sharci daro ka yhy
@craxmaanyassen7072
@craxmaanyassen7072 2 года назад
Wallhi dadbadan oo wada u dhashay oon garanayn ayaa jira horta dawashadada kuma khasarin wax badan waan ka Farida oon wadan kayga ka bartey aad iyo aad baad u mahadsantahay wall qali horena usoco 🙏
@kadirmohamed3867
@kadirmohamed3867 2 года назад
Watching this 3:20 am. one love from Nairobi Kenya. Qays Qeyser🧡🧡🧡💯💖❤
@user-nv2lg3be5p
@user-nv2lg3be5p 2 года назад
Woow this is the content we've been missing.This is wonderful keep going on QAYS
@hassanmaxamed8881
@hassanmaxamed8881 2 года назад
M.a soomaalilan guul❤❤
@abdirzaqmahameed4780
@abdirzaqmahameed4780 2 года назад
saas iga dheh
@inacumar170
@inacumar170 2 года назад
@Justin Y. somalind 💪🏊‍♀️😂
@nasteexoali7199
@nasteexoali7199 2 года назад
Mansha allah wn rumaysan layahay in wadankeenu meelaha sidaa uquruxda badan leyahay qays adiyo azxaabtaadaba wn idinka mahad celinaynaa zidaad ugu hawlantihii barashada quruxda wadankeeena🙏
@hamseharoun3877
@hamseharoun3877 2 года назад
Qaysow adoo Iska dalxiisayaa adiyo asxabtadu bad hadnA lacag naga samaysay alla khabiir tahay lkk wax badan bad sac cirka tustay Keep going lipah
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 года назад
174k Uma qalantid the legend qays qayser from Mogadishu Kaso Salamaya🥰🇸🇴🇸🇴🙏
@maxamedfarxaan7242
@maxamedfarxaan7242 2 года назад
War ninkan wadanka waaa na jeclaysiyay qeys qeysar noolow zhp❤
@fatuushmohamed7218
@fatuushmohamed7218 2 года назад
Wwwwwww masha Allah best RU-vidr for ever seen keep going walalkay ❤❤🙏🥰 from puntland allow barakeeyo somaliland 🤲
@no1knows598
@no1knows598 2 года назад
Ilhy hku zharfO wlo adiga iyo puntland ba 🌷❤
@Tasmaking
@Tasmaking 2 года назад
qeys Qeysar Ninka Kaliyah Ee Baray Somaliland Xebahed Ilaa Saxro From Muqdisho✊❤️
@munamohamed6709
@munamohamed6709 2 года назад
Manshala walal ma ku faraxday mise waad ka naxday
@Tasmaking
@Tasmaking 2 года назад
@@munamohamed6709 maku fahmin wllo👍
@nastehoabdirahman8730
@nastehoabdirahman8730 2 года назад
🥺🥺 this channel is where i feel peace and loving qeys qeysar⚘
@AhmedMohamed-ho5cb
@AhmedMohamed-ho5cb 2 года назад
Qays qeyserow ina-adeer thank you for showing us the beauty of our country SOMALILAND, I lived in Berbera for year's and I didn't know this existed. Waxaan kula talinlahaa inaad isticmaasho on your videos Somali songs especially Qaraami ina-adeer not some foreign music heeso Qalaad. Once again thank you ina-adeer adiga iyo teamkaga soo tabinta bilicda wadankeena👍👏 Ling life with peace Somaliland 💚⚪🔴 Thank you
@shugrimohamed9506
@shugrimohamed9506 2 года назад
Allow qurxda iyo nabda aan ku gamano ee aad na siisay noo siyaadi💚🤍❤hinta haysana sii🥰
@daviroza4700
@daviroza4700 2 года назад
What the what is the hearts 🤔 the flag of Somalia is blue 🇸🇴 just type Somalia and it will show up
@nuraali7610
@nuraali7610 2 года назад
Aamin aamin aamin walal rabbi ha nosiyadi nabad iyo barwaqada somaliland
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 года назад
@@daviroza4700 langab cilan thy wlhi war calanka shegesid somaliland Linta lisku siya Khiyano qaran ka yhy wasi hadle adi tag kuso taag JSL
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 года назад
The one N only Legend Qays qayser keep it 💯 Legend is back 🙌🏻 😎
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 2 года назад
Ultra legend Ka lasheegaaba wa ninkan wlhi , guuleyso zxp.
@amishaqarandoon2247
@amishaqarandoon2247 2 года назад
Masha allah dhiiri galin ayaad mudantihiin Dhulka meela kale oo badan oo cajiiba baa jira ee taga insh allah
@rooblebashir5980
@rooblebashir5980 2 года назад
Maashaa Allah waxaan rajeynayaa xiliyada aad wax duubisaan ee ay salaaduhu taagan yihiin idinkoon ogahay inaad tukanaysaan hadana waxaad tidhaahdaan waa 1dii duhurnimo waan tukan doonaa maadaamoo aan safar soo ahayn kadibna qadadii naloo diyaariyey baanu cuni doonaa halka bada aad ka gasheen markaad ka degteen doontaba dad islaama baynu nahay muujiya shacaa irta islaamka raaxadu kuma jirto dhul qurux badan oo aad aragto laakiin markay cibro qaadasho aad wax walba ku eegyso ayaa aad ku raaxaysataa ajarna kaaga qormaa hadii kale waxaan daal ahayn kama helaysaan waan idin salaamayaa aad baan ugu xidhanahay muuqaaladiina wax weyna waan ka faaiidaystay dhul barasho iyo dalxiisba dedaalka halkaa ka wada Rabina xasuusnaada
@saedpzhe4454
@saedpzhe4454 2 года назад
Manzhalh Waa Muuqaal Wakhti Lagaliyay Waxaana Kamuuqda Juhdi Iyo Dadaaal 👍
@isaakali1948
@isaakali1948 2 года назад
Mashalh Dalkeena hooyo Qurxnoo Aalle nimcada haynoo barakeeyo,Dhalinyaro Aan taageero Qays iyo Maweel iyo raga kle Guulysta.””
@updywaduud
@updywaduud 2 года назад
finally ceel gardina wn tagney mnshlh
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 2 года назад
Meeshaa quruxda badan inaan tago meel baan ku qortay, insha Allaah.
@M73432
@M73432 2 года назад
Waa 13 minute by car from Berbera haddii xataa gaadhi ku tagtid I have been there many times by car
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 2 года назад
@@M73432 mahadsanid
@Thebeauty.videos
@Thebeauty.videos 2 года назад
Dalkii 7 sano kahor igu danbeysey but alhamdullilah 2 cisho iidhiman intaan imaan lahaa. Wll please meeshan iyo meelo kaleba ii tilmaam, Saan ugu dalxiiso markan imaado🙏🙏🙏
@nimcosiciid1104
@nimcosiciid1104 2 года назад
Berbera somaliland mansha Allah ilaahay wadankeena haynoo nimceeyo
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 2 года назад
Amazing Video walahi Markastaba Muuqaladada wan ku raaxaysta Big Legend Qays Qeysar Keep Going bro💯
@hodanbootaan9524
@hodanbootaan9524 2 года назад
Masha Allah qays qaysar i love brother 😍😍❤❤❤
@anisaladaan4602
@anisaladaan4602 2 года назад
Absolutely beautiful dhulka somaliyed lakiin dadkii lahaa kama faidaysan aalayaa baarik qays qaysar waa laidiin baahnaa
@yaamiinobsiiye5001
@yaamiinobsiiye5001 2 года назад
Hno mlnta danbe ha iga tagin 😪 waxay waxano quruxi masha allah 😍
@mohamedfaisal7587
@mohamedfaisal7587 2 года назад
This guy is the next billionaire in 5 yrs time masha Allah this is incredible walhi keep it up wlal
@awoahmed4895
@awoahmed4895 2 года назад
This is the most lovelly video I had ever seen in my life I never wanted it to end but they were tired and yea so guys much love Qays Qeyser with his freinds. Wan tagi doona for sure Inshallah I want it so badlyyy thanks guys💖
@ameeradagan5534
@ameeradagan5534 2 года назад
MAANAAN GARANBUU IDHI GEELUU DOOFAARKU LAAYAY MAANAAN GARAN IN UU MUUQAAL BEST VIDEO ahi soo socdo😋😳
@goobjoog7658
@goobjoog7658 2 года назад
Gabadh wayn baad tahay mar haddaad sidaa u maah maahi karayso
@AmirAmir-qt9xc
@AmirAmir-qt9xc 2 года назад
Masha Allah walaalkey muqaaloo quruxoon iyad ino soo deeysaa aad iyo aad iya uu jecelaha special badiya
@curadkacida5517
@curadkacida5517 2 года назад
i just cant imagine how the tourism industry would boom yearly with all this hadeysan dowladii hore naga burburi laheen. alle dhul iyo qayraad wa nasiiye hadana dadkena ma intifacsadan quruxda iyo qeyraadka dhulka somaliyed guud ahaanba.
@ilhanali9753
@ilhanali9753 2 года назад
MaashaAllah Alla yaa igeeyo 🥺♥️
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 2 года назад
Ani IzO RaaC nooH😀😉
@Y..........c45
@Y..........c45 2 года назад
Masha allah wllhi waa muuqaal quluubta dhaqaajiyey sharafi korkaaga ha ahaato
@ALI7LEE
@ALI7LEE 2 года назад
Our beautiful country....wow I was amazed at the beauty of our country
@daviroza4700
@daviroza4700 2 года назад
Yeah somalia 🇸🇴 is really beautiful name of the city please 🤔
@asiyoomar3802
@asiyoomar3802 2 года назад
muqaal aad u qurux badan masha Allah tabaraklah i realy enjoyed watching this video
@lagamaxiisaanchannel365
@lagamaxiisaanchannel365 2 года назад
Qeys qeysar habar wadaag runtii waxaad tahay adiga iyo sxbadaaba rag runtii u qalma bilad abaal Marin, mashaa alaah keep going, may alaah protect you the evils eye 👁️👁️👀👀👁️👁️ amiin aamiin congrats 🎊
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 года назад
Berberi socotay nio naturaĺy iyo man made ba Mandha allh Gobolka Zaaxil.
@zeinabismail969
@zeinabismail969 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله والله أني بكيت😭 أنا أعيش في دبي البلادي احلي من الامارات وكل البلدان العام اللهم احفظ البلادي الصومالاند
@M73432
@M73432 2 года назад
البلاد حلو كثير وتشبه في ساحل برج العرب او JBR وانشاء الله تتطور الي الاحسن يارب
@FadumoMacalin-kk4le
@FadumoMacalin-kk4le 2 месяца назад
Amiiin amiiin dhaman umada somaliyed inago kala qadeen hormar waadha alle hasiiiyo ❤
@hamzeahmed1152
@hamzeahmed1152 2 года назад
Such scenes make the eyes beautiful and the soul loves the atmosphere of such a stressful and stressful life.
@hiyammohamut2294
@hiyammohamut2294 2 года назад
Masha’allah daLkenu Qrx pdana🥺❤️‍🔥😭
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 2 года назад
Masha allah tabarakalah dhulkayga hooyo ilaahow barakee I can’t wait this beautiful land from london
@skinnylozano9707
@skinnylozano9707 2 года назад
Dulkaga Maha. Waa dhuul isaq
@abdinasirhusseinali5898
@abdinasirhusseinali5898 2 года назад
@@skinnylozano9707 wa dhul soomaaliyeed.
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 2 года назад
MAA SHAA ALLAH keep going my brother home sweet home always
@aabelp2539
@aabelp2539 2 года назад
Inshallah 1Million Subscribe iyo wax ka badan baan kuu rajaynayaa You're the best Somali Vloger on RU-vid Much Respect ♥️
@hodanjamac9305
@hodanjamac9305 2 года назад
Our media show us negative and bad things in our country but thank you guys for giving big hope. we need more videos either land, sea, mountains and our beautiful blue sky. in badan raadiya quruxda iyo meelaha qeyraadka leh oo la wadaaga ilbaxnimada dhaqanka wanaagsani.
@mohamed-shakir2751
@mohamed-shakir2751 2 года назад
Runtii waa muuqaal malaayiin "LIKE" u qalma, wax ka wanaagsan in quruxda dalkaaga la soo bandhigo ma jirto. Hore u soco walaal. Dhawr sanno kadib faaladan aan qorayo waxaan rajaynayaa in ubadkaygu akhrisan doonaan IA 😆.
@ilyaasrambow863
@ilyaasrambow863 2 года назад
Masha Allah walalkey hormar wacan baan ku rajeenayah walalkey waan ku tageerah hormar wacan baan ku rajeenayah akhiiro iyo aduun baa walalkey keep going baan ku leeyahay captan go forward legend 🤝🤝🙏🙏🥰🥰🥰
@abdiqadiromer8440
@abdiqadiromer8440 2 года назад
Maansha Allah it’s beautiful and Amazing video so proud of to have this attract places of our country Alxamdulilah May Allah bless all of them
@umayusuf3185
@umayusuf3185 2 года назад
Mansha allah the way you editing the vedio subhanallah so beutifull walal dalka waad na barty quruxbadana 😍😍
@gafoteyusuf5430
@gafoteyusuf5430 2 года назад
Wow cajiib 😮😮😮 The best yutuber of somali ❤ Qaysqaysar❤
@subanjibriil3607
@subanjibriil3607 2 года назад
Waad kuu mahadsan tihin inad quruxda wadanka la wadagtan mansha allah
@fardusabdi3215
@fardusabdi3215 2 года назад
Masha Allah waligay maan maqal xataa wadanka in dhul sidan ahi ku yaal thanks walalo qays qaysar
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Просмотров 961 тыс.
Bike Challenge
00:20
Просмотров 16 млн
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Просмотров 263 тыс.
Nolosha Geeljiraha | A day in the life of Geeljire
14:26
Halkan waxay ahaan jirtay Bad | LAKE ABBE 🇩🇯
10:11