Тёмный

MEHERKEYGA ISII 

Fartun Duvet girl
Подписаться 347 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Опубликовано:

 

3 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@maahirkee3656
@maahirkee3656 9 месяцев назад
Gabarta xanta ka cararayso waa gabar iimaan qabta maashaa allaah cadaab ayay ka cararaysaa
@hudaali2574
@hudaali2574 9 месяцев назад
Gabadha xanta jecleen anaa saxib ku noqonayo kalay anaa saas ahe Saxilb malihiye😂❤
@zahramohamed5447
@zahramohamed5447 9 месяцев назад
Ilen dad badan on isku qom nahy a jiro😂😂
@anuu8706
@anuu8706 9 месяцев назад
Same 😅😮
@steffe9051
@steffe9051 7 месяцев назад
Sidokle let’s be friends guys
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 17 дней назад
Gebadha xanta neceb ilahey qeer haidin siiyo ani saxib iga dhigta
@afrodancelover1778
@afrodancelover1778 9 месяцев назад
Abayo don’t give up you’ll reach your goal iyo inkabadanbo love you fartun you got thisssss keep goingggg❤️❤️
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 9 месяцев назад
Aniba Sxb ma lihi wlahy dadka wl nimo lee naga dhaxeso lkn waxan sirtayda ushegta wllday❤❤❤
@farahegeh7475
@farahegeh7475 9 месяцев назад
Gabadha xanta neceb waxan leeyahay Mabruuk. Ilahay ayaa qalbi wacan ku siiyay. Dadka sidaada ahi waxay u badanyihiin gooni socod waana dad sharaf leh oo iyaga waano loso doonto. Waxaan u malaynayaa inaad wali yartahay lkn ogow saxiibka wanaagsan waa tirayarhay si fududna looma helo. Waxaad awooda inaad adigu ahaato qof diin iyo akhlaaq leh, aamin ah oo laguso hirto.
@mankanur7758
@mankanur7758 9 месяцев назад
😂😂😂😂 miskiin abaayo mcn anibo 10 kun ayaa heshiine ninkeyga horey lkn woxoo dhaya ma awoodi ee 5 kun ikaaki dig ani neh lacag la aan ima heynin oo baahi lacag uma qawin lkn meher waa meher markaa kala dagney ayaa ku dahay 5 kun keen sxb markaas ayoo dhahay waligey kuma siinaayo markaas ayaa ku dhaya waayahay dib ma leh hada kiwirkaan hakuku yuro lkn maalinta qiyaamo adoo culees kuku yahay ayaa keeni doondaa markaas saas ayaa ku kala dagney markee sanad iyo lawo ka soo wareegsadey markaas ayaa lachdii dabay oo waxaan is dihi jirey hadoo lacagdaada ku siin lahaa maanta wax hee ku tari laheed markaas ilahey amarkii mar ayaa iska wacay saa ula hadalsiiyo wiilkiis madaama oo owlaad naka daxeyso markaa caadi u wada hadlney neh inoo iku so laabto ayoo rabey ani neh waan ka diidey markaas ayaa ku dhahay markii horeybo maadan i wanaajinin ma hada markaa ku so laabto ayaa wax iskakaa badalaayo tan kale intaa isku so laawano iska daafee maherkeygii ayaabo ka la ahay markaas ayooo iku dahay mid aa saxibo nahay ayaa u sheekay arinteena markaas woxoo i sheekay hadaa meherkaas laku cafinin ilaa iyo qiyaamo qoorta ayee ku surnaheysaa markaas ayoo asi neh iku dahay hada mawada kudi karo lkn waa ku yar yareynaa in sha Allah ilaa iyo hada neh shilin daxda ka duleelo ima siinin marka gambar gaawan ayaa uku fadiyaa hada maba uku baahni lkn xaasidnimo dardeed lee rabaa inaa ka so ceshto 5 lee eheed 10kun inaa ka so celiyo waaye😂😂😂😂😂😂 markaa ka so naqsado ayaa ni so sheeki doonaa asxbey ninka neh isku wadan ayaa joognaa lkn kala maqaalo lee hadaa rabo waan ka kor dagi karaa lkn wali may wax yar ayoo aruursadey lee hada markee xoogaha fiican u aruurto ayaa rabaa inaa ka kor dahgdo oo lacagda ka so qaado
@Rahmiita
@Rahmiita 9 месяцев назад
Abyo Raga sidas u badan meher maba dhiiban Lkn cules ku yahy maba oga ilaahey xaqa hatuso
@munamoalin5879
@munamoalin5879 9 месяцев назад
😂Naa marka lagu soo siiyo noso sheeg igana war haay😂
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 9 месяцев назад
Oo bin soomaaliyoo meher bixiya miyaa jira sida biyaha wabiga miyaa sacabo lagu dhamayn karaa macquul matahay WAA may SAS cml ayaysan macquul u ahayn Inay bixiyaan😂
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep 9 месяцев назад
San lee noogu soo badi videoyada thanks xppty ❤
@madinamacow8776
@madinamacow8776 9 месяцев назад
Aniga waxaa aminsanahy inaad guri galin kaqaado maherkaaga maxaa keenayba isjijeed. Masha allah qaali ❤
@decocogirl
@decocogirl 9 месяцев назад
Our lovee cutiee duvett girll ✨
@nyg1162
@nyg1162 9 месяцев назад
Thanks wll❣️
@quruxoday533
@quruxoday533 9 месяцев назад
Maasha Allah talooyin fiican ayaad siisay
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 9 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الله حبيبتي حفظك الله ❤❤❤
@user-zc7zp5hd8e
@user-zc7zp5hd8e 8 месяцев назад
Fartuuney video yaadha soo badi akafi io adi waan in jeclahay abaayo❤
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 9 месяцев назад
Mesha Allah gabdhaha xanta ka carrayso good job and be grateful to Allah Xabibti ❤❤❤❤ xanta wa wax xun qurankans shdgy
@user-ed5mj2ct2o
@user-ed5mj2ct2o 9 месяцев назад
Fartuuneey aniga waxa iiqorshaysan inaa meherkayga marka koowaadba ka qaato 😂😂 I love you apyo ❤😊
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 9 месяцев назад
Laaaa😂 faarax aan 3udhalay meherki kama helin markan kala tagnay nimanku meher mabixiyaan
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 9 месяцев назад
Malin bu ku keeni iyadoo ka culus . Ilaahay ku daa
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 9 месяцев назад
Allahuma barik.
@user-sg9bd5ds3v
@user-sg9bd5ds3v 9 месяцев назад
Fartun alle haku xafido wlla qlli
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 9 месяцев назад
My Queen 😊
@mustafaa2227
@mustafaa2227 9 месяцев назад
Meherka la qaaliyaynayo dhibtaasuu leeyahay Nabigeenu wuxuu yidhi wanaag ku wada jooga amba wanaag ku kala taga (SCW )Meherkana ha qaaliyaynina sidaasay barakadu ku jirtaa Allow sahal amuuraha 🤲🕌🤲🕋🤲🤲
@hani9703
@hani9703 9 месяцев назад
Whats wrong askins for what can aford? If he can aford for 10k whats wrong asking that? The meher is for women protection if we ask too little then every fboy would marry women take her verginity make her pregnent and leave with out any consequence. Then people would mostly like blame the women and she now have to suffer and its hard for her to marry again.
@hani9703
@hani9703 9 месяцев назад
But ofc we don’t consider those thing becouse it dont effect men right? If man makes 3k month 36k year it only takes 2 years max to save that up. And it only shows mans dedication if he is willing to save up for his marriage. Also man that has no saving and wants to marry is big redflag for me anyway.
@faizafarah7118
@faizafarah7118 9 месяцев назад
Keep going wllo
@habooncabdilahi9929
@habooncabdilahi9929 9 месяцев назад
Abayo vlog soo same plz😢😊
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 9 месяцев назад
we miss you honey🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@asmaaaden2973
@asmaaaden2973 9 месяцев назад
Fartun Friday walasodafe where is the prodcastki
@adiljb5943
@adiljb5943 9 месяцев назад
Fartuney waxa isku magac tihin wlashey curadeena waxay noo ahed Walid labad abalkeda ma gudi karno please WA ay xanunsan thy igu Soo duceeya in ilahey cafimaad Siiyo mana rabo in an wayo anigoo abalkeda gudin 😢😢
@hannahassan1767
@hannahassan1767 9 месяцев назад
Haaa waa lagu qoraaa warqada magaacaga iyo meherkuba way ku qoran yihiin
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 9 месяцев назад
❤love you fartuun nimnkan mxaa meherka kudhejiyay ma iygaa leh xitaa ma cafismo baan maqlay
@umuthuraya-nv4tk
@umuthuraya-nv4tk 9 месяцев назад
Podcast gi away wllky sauso boqaye channel ka wadale
@MaaidaReermagaal-rr4up
@MaaidaReermagaal-rr4up 9 месяцев назад
Fartuun waku tageraa adana ku jeclhay 🫶🏻❤️🥺
@user-zc7zp5hd8e
@user-zc7zp5hd8e 8 месяцев назад
Fartuun soo badi video yaasha plz Howsha kugu qabsadaaye😂😂
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 7 месяцев назад
Haa waa lagu qoraa meherka waraaqda
@nyg1162
@nyg1162 9 месяцев назад
Confeeeessions 😍😍😍
@suhiiabdo1000
@suhiiabdo1000 9 месяцев назад
Fartuuuuun love you sister ❤️
@yaskasaska6670
@yaskasaska6670 7 месяцев назад
Abyo xage naga adee we miss ya sweetheart are you ok 🥹😍
@hodanabdinor2184
@hodanabdinor2184 9 месяцев назад
Xitaa hadii aan warqada lagu qorin warqada waxaa lahelaa vedio cadeen oo uu dhahaayo meherkas waa ogolahy
@nyg1162
@nyg1162 9 месяцев назад
Ala wa Dilemma😬😍😍😍❤️
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 9 месяцев назад
Haa anaa arkay war qada wayku qoran thy meherka
@mh_xk7611
@mh_xk7611 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤love keep up
@sahranor8622
@sahranor8622 9 месяцев назад
Tan meherka hadee wadanka joogto somalia alshabaaab ku dacwey ayakaa kaga qaadayo san duli Hadaa qurbaha joogtana meherka markuu dhacaaye vedio laduubay police ka igeeey intaaspa hadee soconen see fartun shegty samey ee sasabo ilaaahay hakaga so qaaado
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 9 месяцев назад
Ana u horeya xalayna ana u horeyay😂😂😂😂😂 wwwwww
@maankaali4239
@maankaali4239 7 месяцев назад
Fartuney intee aday quruxeey
@hanaaadanjaamac2267
@hanaaadanjaamac2267 9 месяцев назад
Fartuuneey waagii masarada lagaa xaday nooga soo sheekee markale
@maanmohamed-tu3kx
@maanmohamed-tu3kx 9 месяцев назад
Habenki Ani lee u horeyo 😂❤ilhayow fartun hano wayen
@zoyahfosita3579
@zoyahfosita3579 9 месяцев назад
Fartun
@Badran-
@Badran- 9 месяцев назад
Aniga sas ban ahay wllhi saa ushekeynayo markee xan garto wan is dhaxgalaa meesha dhan wanba kaso kacaa mopelka io sariirta toos usoo aadaa😂
@kowsorsalat494
@kowsorsalat494 9 месяцев назад
Speak of friends how did your own delima go btw were u guys united
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep 9 месяцев назад
😂😂qof xaqi ilaahay siiya diide maa qeer laga sugaa
@faadumoabshirfaadumo6896
@faadumoabshirfaadumo6896 8 месяцев назад
Abaayo ku aaaway😢
@Shamsuuni987
@Shamsuuni987 8 месяцев назад
Aaqiro uga sheke waa fuury 😂😂
@eza882
@eza882 9 месяцев назад
fartuun waa dadaalaysaa wlhi zaaz ku wad
@OmarAhmed-mx1ij
@OmarAhmed-mx1ij 8 месяцев назад
Asc inteed ka baxdey ayaantey?
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c 9 месяцев назад
Aa aaa qaybta meherka somali ma taqaanan miya they don’t pay wlh mid mid mohe tan kale they don’t know the consequences for it don’t worry he will bring it heavier in the day of judgement
@alibinali2141
@alibinali2141 9 месяцев назад
Fartuun abaayo where is my dilemma.?
@bisharoahmed3794
@bisharoahmed3794 9 месяцев назад
Qurux bdn❤🥰
@ayaan5855
@ayaan5855 9 месяцев назад
Walaahi fikraat ficaan staat sisaay
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 9 месяцев назад
I’m exactly like the first girl. Abayo I have zero friends because I just don’t like drama plus it feels lonely at times but also it’s peaceful. May you find that one friend who has like your traits. Bfr that keep yourself busy with seeking knowledge and doing istighfar. Anigu iso qabo we could be friends cause I also need one😊
@user-lu9ho7mp5u
@user-lu9ho7mp5u 9 месяцев назад
Aakhirada uga sheekeey 😂
@munamoalin5879
@munamoalin5879 9 месяцев назад
Fartuney podcstigii aaway dabka muuu saaran yahay😂
@naemaabobakar9543
@naemaabobakar9543 9 месяцев назад
احبك ❤
@faizaahmed1993
@faizaahmed1993 9 месяцев назад
Farax somali meher ma dhiibo ilaah xaq ha tuso
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 9 месяцев назад
Gabadha xanta wlhi been meysan sheegin dad aan arkay xanta aaba leysku camira been adoo u jeedo lagu dhaha qof hebel ma aragtay sasa dhahay sasu ka waday war adinka maa qalbigisa ku jirtan 😂maanta dhan war kugu socon iyo labo wajiilo nimo wadaan inkaaq haku dhacdee
@dekhaabdullahi3997
@dekhaabdullahi3997 9 месяцев назад
Gabarta ninka lacagta maherka udaday waxan dhahi laha iska cafi dhexdha duqso hormarkaka kafakar abaayo waxan kadhilaha waxna ucalacalin shaqeso ooo hada kulacashid wuu kugu siadkenaya marka iska eee ado ordeysid oo shaqesana marku arko asaga kugula soordaye
@umalkhayraxmedcabdi4177
@umalkhayraxmedcabdi4177 9 месяцев назад
Abaayo hoyo prnki quur ah ku soo samee
@user-iz6wu3bn1f
@user-iz6wu3bn1f 9 месяцев назад
Hi fartun iam fan 🙏where is ubax 😂
@Aamey-
@Aamey- 9 месяцев назад
First❤❤
@maqdismuqtar7990
@maqdismuqtar7990 9 месяцев назад
Fartuun sualaha xage lagu gudbiya
@tushahmed8296
@tushahmed8296 9 месяцев назад
Haa walaguqora meherka warqada
@shamsaomar9076
@shamsaomar9076 9 месяцев назад
Miskiinta meherka loo diidey waan ka naxay,lkn Anigu ninkaas jug Baan usiin lahaa bastarka xaqaaga dhacso baaye.
@maahirkee3656
@maahirkee3656 9 месяцев назад
Suaalihii culumada lawaydiin jiray ayay furtun soo waydiinayaan
@SuadAbdirhman
@SuadAbdirhman 9 месяцев назад
Hey furtun I hope you’re fine and I love you walalo ❤🫶
@Samiaxayir
@Samiaxayir 9 месяцев назад
❤🎉
@fardowsamohamed2584
@fardowsamohamed2584 9 месяцев назад
❤❤❤
@mjama7664
@mjama7664 9 месяцев назад
Sax sxb ku maha mid wax walbo buxin karo e asxaab samayso mid walbo shaqo gaar ah bu ku fcn yhy iyadana dadka ay hadalka ku celinayso ama ay ka amusayso ha jojiso
@asmadegan3506
@asmadegan3506 9 месяцев назад
👑👑❤️❤️
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@halimahirsi1942
@halimahirsi1942 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 9 месяцев назад
Wcs 🙏 xppti❤❤❤❤
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 9 месяцев назад
gabadha meherka donayso waxan odhan laha ninka iska dhaf o ilahay waydiso. wax ka khayr badan ilahay ba ku siine
@Safa-iu6gy
@Safa-iu6gy 9 месяцев назад
Maybe she have a hard time to trust someone cause these nowadays you can't trust a single person so sister find someone that are close to Allah you will find a different
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 9 месяцев назад
Kkkkkkk carurta ku mar mar siyod kulah fartun aa
@munimarvisuals
@munimarvisuals 9 месяцев назад
make sure you get your meher beforehand hablo😂hadi kale ka quudso lacagtas.
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 9 месяцев назад
Good idea 😂😂Ani xitaa SAS samayn rabaa
@user-wm1em6oj7z
@user-wm1em6oj7z 9 месяцев назад
Kkkkkk Wali waakuqoslay hadal kaaga waakaqaatay subixiiba hadu mehekii
@hamdamed1241
@hamdamed1241 9 месяцев назад
My lovely fartun love you sister😶🤍
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 9 месяцев назад
Fartun dilemma bn kuso dirsaday ima soo jawabtid 😢
@Luul_Ally
@Luul_Ally 8 месяцев назад
Hello fartuun it’s been a month what happened to u?
@NastehoLove
@NastehoLove 9 месяцев назад
Tuney labadan malin jadwal saxan ku socota.m.a sheydanka alalha ka haayo
@xafsa1939
@xafsa1939 9 месяцев назад
Asc You go to the police and the police wcs😂❤
@faisacolow2850
@faisacolow2850 8 месяцев назад
Gabdhow maher ha ku tashanina wixina ka hor marsada
@Sudabuy
@Sudabuy 9 месяцев назад
Hhhhhhh Nin meherkii laga baryaayo diinta ku yar. Badiya dadkena islaam ban nahay dhegtey ka heestan mahine diin mabartan
@dayibidd194
@dayibidd194 9 месяцев назад
Walaalka oo dhintay dhe walaal ka oo bakhti yay ha istcmaanain mahad sanid
@nafisoahashi2380
@nafisoahashi2380 9 месяцев назад
Fartuuneey iga sax hadalka xanta waxey la mid tahay walalka oo dhintay hilibkiisa adigo cuna (walalka oo baqtiyey ma ahan) galada wey baqtiyeen la dhaha
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 9 месяцев назад
Gabdha meherka abyo waxn ku dhihi laha tasbiixda badso rabina bari inu kaga so qaado
@deeqaabdiabdixussen4326
@deeqaabdiabdixussen4326 9 месяцев назад
❤❤💃🏻👸🏻
@abdiazizmuhudin5563
@abdiazizmuhudin5563 9 месяцев назад
Haaa walagu qoraa waliba marqaatiyaal ayaa losameyaaaa
@user-bo9tl2ly8b
@user-bo9tl2ly8b 9 месяцев назад
Maxaa ubaryaa wuu ku qasban yahay inu isiyo meherkayga
@Cherrie173
@Cherrie173 9 месяцев назад
Inanta meherka la siin waayay waxan kula talinayaa iney horta igaato haduu savings haysto. Hadii uu haysto lacagtaas in gaadhaysa ama kaba badan waxan dhihi laha haveen madow ninka midi qoorta kaga qabo oo xoog uga qaado garaca xunka ah
@mustafaa2227
@mustafaa2227 9 месяцев назад
SubxanAllah walaal inanta dhagar ha galin 😂 samir Allah na badal khayir qaba ka bari salaan sare walaal 🤝😁😁
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤Sax
@mushka42
@mushka42 9 месяцев назад
Aniga diinta sida eey qabto een maqlay Waxa waaye gabadha Hadey ayada dalbato furitaanka meherka waa iney ka taktaa haduu Ninka ka dalbado marka saas ayuu uqaatay malaha waa ineey wacdaa weydisaa suu waxa u fahmay ama uu yahay Inuu diidan yahay ama inuu moodo ineey ka taktay maherka
@Wardajb
@Wardajb 9 месяцев назад
😂😂😂😂
Далее
HOOYADA I DHASHAY BAA NINKEYGA DHARTII OGA MASEERAY!
9:43
XABADKA IGA DHACAY AMUU IGU NACAA?
12:12
Просмотров 29 тыс.
Китайка и Шрек в Домике😂😆
00:20
NINKAYGA IMA SOO WICI KARO HADII AA AADO MAGAALKA
8:49
ILA TALI: GUURKA BADAN BAA LA IGU CAAYA
11:57
Просмотров 43 тыс.
NINKEYGA INAA GABAR U SIDO DARTEED BUU IGAGA TAGAY
10:53
ANIGU WAXAN AHAY 36 JIR DHIMASHO UN SUGEYSA
18:06
Просмотров 52 тыс.
NOLOL CUSUB
18:00
Просмотров 26 тыс.
MAANTA QOSOL IGUMA HARIN
11:09
Просмотров 58 тыс.
Why Queen Elizabeth II was the queen of 15 countries
6:00