Тёмный

Sidee ayay Reer Galbeedku:IMF & Bangiga Aduunka,ugu isticmaalan hub ay dalalka Afrika ku gumeystaan? 

Gaylan Media
Подписаться 358 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

IMF & Bangiga Aduunka, sidee dalalka Afrika u gumeystaan, Itoobiya halista ay cagaha la gashay
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Afrika oo isku raacda kacaan ay kaga soo horjeedo reer galbeedka ayaa lagaga bixi karaa dulmiga lacagaysan ee maraykanku hormuudka ka yahay.
@kaahtv5423
@kaahtv5423 2 дня назад
In Badan oo soomalida ka mida ah waxaan madax maray beentii Ethiopia suuqa gashatay oo ah waxaan 120 milyan hada wariyan gaylan media wuxuuba yidhi Ethiopia oo ayku nool yihiin dadka ugu badan ee qaarada Africa that is not true is aamin somaliduba ma yaree
@dajiscom463
@dajiscom463 2 дня назад
Saxiix
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Waddamada afrika badankooda waa la handadaa oo saxiix inaad intaas qabtid ayaa ladhahaa, waddankii oo aan lacagba lasiin ayaa la qaameeyaa, dawladda ayeyna laaluushaan si waddanka dayn loo geliyo. Haddii waddanku mid iska ladan yahayna way dumiyaan iyagoo ugu soo mar-marsiyoonaya argagixiso ayaatahay IWM sida Libya iyo Ciraaq.
@OsmanFaisal-mu6sz
@OsmanFaisal-mu6sz 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Anig oo faraxsan ayaan London karaacay diyaarad u socotay Itoobiya, runtiina farxaddaydu maahayn mid lasoo koobikaray waayo muddo soddon sano ahayd ma tegayn Afrika, runtiina Itoobiya maanan aqoon balse markaan dhulka nimid waan sii farxay oo waxaan arkay dad badan oo Afrokoo dhan usocday ama ka imanayey. Itoobiya waxay ii ahayd meel yurub u eg xagga dhulka qaabkiisa iyo jawigeeda iyo biyaha lacabo iyo amaanka magaalada iyo kala danbaynteeda. Anoo farxaddaydii qarsanaya ayaan safarkale oo dhulka ah ku aaday gobollada koonfur bari ee Itoobiya, markaan muddo saacado ah soconay ayaa waxaa naga horyimid baabuur Toyota ah oo calamada UNka mid ka mid ah suranyahay oo ay ku qorantahay hub lalama fulikaro, waana marka farxaddaydii hal bacaad kulis ay noqonaysay, haddana markaan muddo soconay ayaa markale waxaa naga horyimid Toyota kale oo uu surnaa calanka UNka (UNFP) hayadda cuntada ee UNka, waxaan hoos u iri "kaddar oo dibi dhal) ileen nin farxaddiisii lagaga dheelay baan ahaye. Haddana mid saddexaad oo canug madow ku sawiranyahay dhinacana laaga qoray "Omo Child" ayaa naga horyimid wuxuuna watay calanka UNICEF ee UNka. Anoo candhuuftaydii dib ulaqay ayaan bisinka boobay cawdibillaysina ku daray. Waxaan iska dhaadhiciyey Itoobiyada dhahda weligeen nalama gumaysan inaan waxba loo reebin loona reeban ee ay meel cidla ah iska taataaganyihiin waayo marba haddii n8nkale gurigaagii ka adeeganayo muxuu kuuyahay waddankaagu. Haddana meelwalba waxaa ladhigay in Itoobiya dhaqaaleheedu cirkaa marayey. Nacallaa shaydaan kuyaal ayaan kusookoobay warkaygii buug ayaana laga qori karaa dulmiga baahay ee Afrika lagu hayo ee waqti baanan u hayn.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Find
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 дня назад
Waxba nagamaycafiyin ilaa 1991dii markidawladidhexe burburtay ayabadeheena xoogkujoogen kaluunkeena iyo khayradkale cambarku kamidyahay guranayen waliba iyagotignolajiyad casriya haysta sifudud kuhelaya 4bilyon iyo xoogaa inaycafiyan waxishoden sasoytahay waliwagurayaan badena iyago waliba MD.kasaray xukunkadhafiyay MD.dibugusoceliyayna xukunka keenay
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 2 дня назад
IMF_UN iyo hay,ado kale oo Farabadanba waxa xaqiiq ah iny yihiin hub reer galbeed ku Ku gumeyeen dawladaha kale En iyaga ahyn mantana wan Aragnaa wax yeelada ay ku Gaysteen iyo hagar damadaba
@xuseenkhadarrashiidxasan1649
@xuseenkhadarrashiidxasan1649 2 дня назад
Waxa aan aqliyaystay iyado soomaalidu sidan uun looga waramayo xabaduna iska sidan uun tahay Alloow alle
@SaalaxudiinCabdicasiis
@SaalaxudiinCabdicasiis 2 дня назад
Nimcaan osman. War channelkaagii mee.❤❤❤
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 дня назад
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉❤❤❤
@CabdirisaqhusensalahCabdirisaq
Adigu dani gurmad ka xuroday
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 дня назад
War lacag haa yaa qatay see xage lageyaaa waa yaabee
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 дня назад
IMF iyo Bank Aduunka Ilahay Waa Naga Fakiyey Hada Xor baa Nahay lacag Adag ayaa soodaabacaneena shiidalkeenana waa Qodaneena insha Allah❤❤❤
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 дня назад
Haaa waa sax IMF iguma cusbaa zxb waa waxa nala haray adaan nahay African kaa ku nool qaraadaa modow 😢
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 2 дня назад
Qalimo iyo warqado Bay wataan waxayna burburiyaan dhaqaalaha wadamada aan reer galbeedka ahayn dagaalo way ka abuuraan iyagoo dalalka qaar adeegsadaan.
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 дня назад
Waa siday tahay
@CabdiSalaaan-c2b
@CabdiSalaaan-c2b 2 дня назад
🎉🎉🎉🎉🎉 ok
@FejsalAli
@FejsalAli 2 дня назад
Adinku af soomaaliga haku xadgudbinina qabiiliistayaal farmajo meel kusheega &daarood meel ku sheega
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 2 дня назад
Qayblaadba yaa ka hadly xanuun ayaa ku hayaa adeer alle haku caafiyo
@capeandre99
@capeandre99 2 дня назад
Warkaaga maanta lee uu i anfacaa Down 👇 habashi 😂
@beryalex1798
@beryalex1798 2 дня назад
Awal qabyalad googaday ayaa heysay! manta bes ayuu brake ka qaatay
@capeandre99
@capeandre99 2 дня назад
@@beryalex1798 jabka habashida ma shegaayo Kenya ku rafrafaa 😂 😂 😂
Далее
TOOS: Dunida iyo Maanta
Просмотров 717
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29