Тёмный

MINWEYNTII AYAA SIXIR GURIGA II GALISAY NINKIINA WARAABE IIGA DHIGTAY SUBXANALLAAH😭😭 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

1 авг 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 148   
@sahrujomacalinahmedmacalin3293
Ayaan barkey qisada sogaliso ayaan cashada Kariya wad mahad San thy mcny😊
@ifrahhassan7227
@ifrahhassan7227 Год назад
Ayaan maanta aad baaad u shidneeyd vedeo ga aa so dhigtay qisas Chanel Mashllah mashllla Mashllah ilsha xun allah haka haayo nuur calaa nuur
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Shukran xbbt
@naimacadeyfilmschannel1168
@naimacadeyfilmschannel1168 Год назад
Walahi sadeda sac wayo ayaney kamadalo 🎉🎉🎉
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
❤️😘
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Год назад
Wcs wll ayaaney❤ qurux😘😍maahmaahdaas mala waxay ahayd qof fadhigaga arkaya looma sarajoogsado.istaago illahay caqliga iyo aqoontaba hakuu barakeeyo wll wxtahay qof waxbadan ka faa idnay wlhy jasakallahu khyr wllo😊
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah❤❤❤❤
@sucaadjimcaale50
@sucaadjimcaale50 10 месяцев назад
Ayaaney liketa waan iska sii hor mariyaaba si aadan indha weyney ii oran😂
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 Год назад
Mashallah allaha kuxifdiyo ayaan gobdoon abyo mcn ❤❤
@user-co9ms7rt7q
@user-co9ms7rt7q Год назад
Tii sadaxad waqti uma helin hada isky daawaday ayaney alle haku dhawro 2 sano ku dawanaye mr aan kugu farxin malaha wax badana waaka bartay thanks mcnto ❤❤
@shukriahassan4243
@shukriahassan4243 Год назад
😢😢😢wlhi waa calool xumo wallkaa xaasideesid😢😢😢😢
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@quruxsancabdulkhaadir4876
@quruxsancabdulkhaadir4876 Год назад
Caawa anaa igu horeyo ayaan qurux wan ku salamay ❤❤❤
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Год назад
Subxanallah 😢dadbaa intay adoomaha illahay nolosha kudhibo ayuu raba isagu inuu raaxaysto alla caqli xumaa qofkaasi 😭walciyadu billah
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Qisadi saadya waa Qisa Cajiib ah Waaye Wlhi wey samar tay Allah kheyr ha o ku badalo Insha Allah
@user-dt7gt1bk4l
@user-dt7gt1bk4l Год назад
Aankusalinabiga scw scw ❤❤asc❤❤❤❤❤
@user-my5zs9ve7x
@user-my5zs9ve7x Год назад
Scw scw scw❤🎉
@xaliimomaxamed7001
@xaliimomaxamed7001 Год назад
Maasha allaah abaayo mcnto Allah ha Ku dhooro
@QueenHappy-js7kh
@QueenHappy-js7kh Год назад
Awal marka aad ii sheegtay ayaan like saarijiray hada waanbartay islamarkiiba waan saaraa
@cadecajib5290
@cadecajib5290 Год назад
Qisadhan wlhi waa calol huma 😢😢yaa allah qofan dulminin😢😢ax
@HaniAbuukar-gd8be
@HaniAbuukar-gd8be 11 месяцев назад
Wllhi waa qiso xanuun badan ayaaneey waa ooye wllhi abaayo😭😭😭😭😭😢
@sahracabdulaahi5161
@sahracabdulaahi5161 Год назад
Masha Mas ilaahi ha kuxafido macany ❤❤❤❤ horay usoco
@QueenHappy-js7kh
@QueenHappy-js7kh Год назад
Asc asxaabta ayaan gubdoon wad mahadsantihii inta soo booqatay RU-vid keyga
@ifrahhassan7227
@ifrahhassan7227 Год назад
Frist person Frist comment frist like
@amranabdirahman7060
@amranabdirahman7060 Год назад
First comment gabadhenii waa tan❤
@user-lj4wx2dk7f
@user-lj4wx2dk7f Год назад
Haba mcn keep going ❤❤❤
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v Год назад
Ayaanteeyda waxtahay farxadeena ❤❤❤ horay u Soco abyo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey mcn ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@aaminocadeey8920
@aaminocadeey8920 Год назад
Ayan wan is kajeclhy Abayo❤
@munoomar24
@munoomar24 Год назад
Masha allh qali qurux ❤❤❤
@FatimaMuxamadgeedimaxamad
@FatimaMuxamadgeedimaxamad Год назад
Waab wa na qana habo xita qeybta an so dawanay ee marke dhig la an noqoney say waxa loso qoray ee canaha logu darayo fera la dha habo ani waxan ad layabey say adi oo dhan wa kasa ana ga shegey ney hada kasi weydo adi
@user-wz1dh2eg5b
@user-wz1dh2eg5b Год назад
M.a sxb alahaku dhowro abid adi iyo familkaga deyr ama sheed aa ladhahaa abayo ayaaney
@ramloshiqcfitaax-oo8hg
@ramloshiqcfitaax-oo8hg Год назад
Subxaana Alaah ilaahay nooma baahiyo Dadka qaar
@rahmaadan6518
@rahmaadan6518 Год назад
Yaa Allah ugargaar hooyooyinka dulman 😢😢😢
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq Год назад
M.a Sacdiyo bili adan kasamir badan ino jiro waba dhif iyo nadir Allah usiyadyo❤
@zumarhassan7632
@zumarhassan7632 Год назад
Masha Allah allaha kuxifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 Год назад
Subhanallah. Illahayow noloshas cml anka magan galanay.
@hania9627
@hania9627 Год назад
Ayaan waan kusalamay walee waa dulqaad. Badantahay intaas oo belaayo ah hadaad xifdiso mashaa Alah maxaa ka qaldan naag guursatay nin reer leh waa minyaro lama dhahee waa maanyar yaab Somali aqligedo dhan waxay noqotay nin iyo naaago kooxa
@ruqiyoismanmaxamad3047
@ruqiyoismanmaxamad3047 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah allah ku xifdiyo abayo mcn ❤❤❤❤
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
Habeen wanagsn ayaan qaali ❤❤❤
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 Год назад
Ayann gabdonn ❤❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
😘❤️
@user-gi7qm8gm8h
@user-gi7qm8gm8h Год назад
Ayaan waxa ahaay qofkii uguhorese araagta walalsheen qaliyaa ilaahey hakuxafido
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 Год назад
Ayaan quruxey waaku salaamay
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh
@AdeyRiyaa-lc1px
@AdeyRiyaa-lc1px Год назад
Ayaney love you abayo ❤❤❤💜
@ayaandheeg-mb8kl
@ayaandheeg-mb8kl Год назад
❤❤❤walashay ayaan wan ku salamay❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Год назад
Ayane talada bixiso waxa badana kafaidaye ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@zuuzaana9682
@zuuzaana9682 Год назад
Waab miya utaqan Anaga deyr unaqan ayaney 👸
@adniabdi-vn6kp
@adniabdi-vn6kp Год назад
Wakusalamay ayaan qurux❤
@hawoarte3033
@hawoarte3033 Год назад
M.a ayaney ilahy haku xafido inshallahll qeybti hore mrka dehese WIXI XUNBA XAWA LEH wan iska qosle runti😆
@Bilan_nura
@Bilan_nura Год назад
ayaaan qurux ❤❤❤
@ridwaandahirridwaandahir7567
Subxanalaah ilhow adan kamagan galnay alx alx wlhi qof walbo wlhi nolosheda alx hadhahdo ileen dadba dhiban kuwa bahan kuwa laga yaba ine cadiban yigin yarabi xaqa nalgu leyahay kuwi kaso baxo naga dhig anga ilhow xaqa aan kulenahay kuwo lagu dhaqo ama helo kayeel yarabi wlhi umul bahtay waluged kabsan meso 😢😢😢😢 wlhi waa ilmeyay
@Edabsan-cv2vo
@Edabsan-cv2vo Год назад
Wcs ayaaney 🥰
@ManziMuqtar-cc6ns
@ManziMuqtar-cc6ns Год назад
Ayaney kax shiqal kaa salaama mcnto👋🥰❤
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Год назад
Xasbunallah ilaahoow key gabadhan u dhaxdoo kale xiro hanoo galin casiisoow allahayoow🤲xilagube 100% waa gabar naxariis ku waysay aduunyada😢toloow ma diirsan doontaa wuxu waa aduune🥹dulqaaad badanaase gabadhan raboow magantaa dad nuucaan wax hanoogu darin🤲
@raxmarose4385
@raxmarose4385 Год назад
Anaa ugu horeeya cawa❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Год назад
Ayan dhanka sharaxada waa ku ficantahaye m.a ❤❤❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Maitiri xbbt
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
Wcs xbbti❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 Год назад
Wllhi dhibaato wey marty lkn in kaas wax udha sho is kadaa ye meel aan wajigiisa ku arko xitaa shan geedi uga carari la haay alxmdu allow nimcada noosiyaadi
@Nasro283
@Nasro283 Год назад
Wcs wan ku salaamay hapo❤❤❤
@sihaamsaid5881
@sihaamsaid5881 Год назад
Ayaaan ❤qurux
@ummuabdullahi1125
@ummuabdullahi1125 Год назад
😂😂awalkiyanba kuu saaray abyo Alle hku barakeeyo
@caashocayuuni
@caashocayuuni Год назад
Ayan mcny ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahadaliHamud-ix8iq
@MahadaliHamud-ix8iq Год назад
M.a waan sugayeyba
@user-be1jw4xh1m
@user-be1jw4xh1m Год назад
❤❤❤❤
@najmafaqay9785
@najmafaqay9785 Год назад
❤❤❤
@Najminaa
@Najminaa Год назад
Jah mahadsanid 🙏😘
@fardoosqurux6926
@fardoosqurux6926 Год назад
Nbsigu ma gabobo mrbu ku gadaye 😥😥
@kulandata994
@kulandata994 Год назад
Deer
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Cidan arxan daranaa. Sacdiyana nafteeda u daranaa nin naxariis lahayn bay u dhaldhaaysaa
@saabiriinmohamed883
@saabiriinmohamed883 Год назад
😢 scdiya m,a waa qof smir bdn xqqdi Rbi qof wlba dhibn dhibka hka qaado carab dhibkeda wlee wa arkey prt 5 i,a
@saynabali-cd6ec
@saynabali-cd6ec Год назад
Ilhy janada hageeyo habar yarta ❤
@user-gh5yu6rz7u
@user-gh5yu6rz7u Год назад
Asc Abyo sethiin adi iyo rerkaga arin adag o iheysata raba ila kula wadago plz side kula so xiriira abyo
@sahranuur1432
@sahranuur1432 Год назад
Wcs.abaayo wlhi gadhaas wey rafaaday allaha u maciino waarutaa wĺhi iney umuli wey gaajo badantahay hooyo allahayow ugargaar yaarab
@Salmamohama
@Salmamohama Год назад
Wcs asxabta ayan iso boqda waa codsi
@NimcoKhadar-sm6kh
@NimcoKhadar-sm6kh Год назад
Wllhiy wan iska jecalhy huno❤😢
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Год назад
Adaaraa ma xanuun baa walalo xumad Baan ulaleeyay
@jawahirirad7520
@jawahirirad7520 Год назад
ax😢😢😢😢 ayadu gdbhu mey is adkaato nafteeda mxy ninka isugu dhiibaysaa in kastoo ilhy qoray ilmaha hadana fikirka waaa loobahanyahy
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 Год назад
معاذ الله
@Queen-official
@Queen-official Год назад
Nimanka ka yabay hadii 4 Allah ubaneeye maha in midna la xumeeyo bahi lagu dilo midna wax walba la siiyo mid hore iyo mid dambaba xaqa in la simo fcn
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 Год назад
M.a❤❤❤❤👸🏻🥀🌹
@hadiyarooble4250
@hadiyarooble4250 Год назад
nabsi waa la iska ilaaliyaa
@maryamamohammed5048
@maryamamohammed5048 Год назад
Yaabay 😢😢😢
@HiboAadan-vh2cf
@HiboAadan-vh2cf Год назад
Naya ayan maroontahy❤😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Waa faayaa abaaa
@NimuzhhuseiN-ii5qg
@NimuzhhuseiN-ii5qg Год назад
Ayaaney xalqadii kle lasso carar dharbaan ku dhaqan LaHaaye 😄
@fatumaabdikadir5637
@fatumaabdikadir5637 Год назад
Asc❤✋ayaan❤ asc team Ayaan✋ilaahayxaasidnimokamagangala ayaaneey💕waxaan❤xijaabkaagaxiray❤isha komanti xumayaasha👅👅👅👅👅
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Год назад
الحمد لله على كل حال 😢
@anababulaahi961
@anababulaahi961 Год назад
Ya allah abayo runti qiso aad u xanun badan waye runti weiga ilmesisay 😭
@NimcoKhadar-sm6kh
@NimcoKhadar-sm6kh Год назад
Malina hadanka maqado malinlabad ka maqanado ❤😊sida balwada iqabta
@anabali1098
@anabali1098 Год назад
Wallee umul waa baahi badan tahay
@saynabali-cd6ec
@saynabali-cd6ec Год назад
Alx❤
@umumahado1766
@umumahado1766 Год назад
Nika sidaaya ilama uma dhaleena xabada 1 isakaga xidhilaha
@habimawliid1246
@habimawliid1246 Год назад
Qli❤
@MmmD-gn5tq
@MmmD-gn5tq Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibaakmohamed5918
@hibaakmohamed5918 Год назад
Awaalbaa nin naago badan qabo faa ido mleeh
@user-eh6fs3lq9y
@user-eh6fs3lq9y Год назад
Asc❤horayusoco❤abayo❤waakutaageeraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 Год назад
Oo maa isku diido maxey Hadba ugu rimeysaa ? Sheekadaan wax baa ka qalden
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Год назад
Hantiile caruurtiisa dad kale iidsiinayaan waaba habaar weyn yaahuu hantidaas may iska gubato
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Год назад
Ileyn muuqaalka bayba ku jirta inuu gurigii gubtey ana muqalka oo dhex iimaraya ban is iri may iska gubato hantidaas
@NimciAli-ct9rb
@NimciAli-ct9rb Год назад
Walee
@fathipea2159
@fathipea2159 Год назад
Ayaaney geedkaa mamid caadaiyaa mase waa sharaxaad xppti😊
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Midka feka ah waaye xbbt
@aminayasin102
@aminayasin102 Год назад
Artaha
@hibonoor4805
@hibonoor4805 Год назад
Thnks
@suheybdahir240
@suheybdahir240 Год назад
Deyr aya la dhaha ayaneyn
Далее
Штаны легионера
00:44
Просмотров 123 тыс.
#фильм #кино #фильмы
0:58
Просмотров 2,3 млн
Покормили бы кошечек?
0:18
Просмотров 4,8 млн
КЕПКА КОМАРОВ
0:16
Просмотров 3,4 млн