Тёмный
No video :(

#MOGADISHU 

XIDIGAHA BANAADIR MEDIA
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

#MOGADISHU VLOG HABEEN MUQDISHO IYO QURUXDA ADUUNKA 2020 HD

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@caishamaxamed4121
@caishamaxamed4121 3 года назад
Masha allah runtiii aad ayaan ufarxay markiin aaan arkay dalkeena nuurkisa yaarabi nabad waarto nasiiii
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 года назад
Hadaan gacmaha is qabsano oo heeshiino Somalia number 1 ayay noqone. Dhalinyaradeenu wa in aan dalka nabadiisa iyo dhaqaalihiisa Ka talinaa. Hormar wa in aan gaarsiinaa. No isqabqabsi dambe. Yaa igu raacsan midaas🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴love you my dalkaygi
@Shootpower
@Shootpower 3 года назад
2025 waxaa sugaa inee africa mesha ugu quruxda badan ee noqoto waayo waxaa nahay wadanka kiya ee shacabkiisa lacagta lee yihiin wadamaha kale dowlada lee wax dhisi karta oo dadkooda daaro ma dhisi karaan lakin anaga shacabka ayaa saqshi ahaan u dhisan karo daar dheer masha allah
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 года назад
Waa runtaa walaalo. Hadaan gacmaha is qabsano dalkeena number 1ayuu noqon
@AishaMhirei
@AishaMhirei 2 года назад
walahi aaad aan ugu xiisay Muqdisho, aad an ugu farxay videogan
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 года назад
War Somaaliyeey nabada Ka shaqeeya. Waxanoo dhan inaka ayaa iskaleh🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qaliniyobuuk
@qaliniyobuuk 3 года назад
Masha Allah alhamdullilah magadalada umada somaliyed Mogadishu mida aduunka nabada iyo quruxda badan ahow waligaa
@sadiowarsame
@sadiowarsame 3 года назад
Mash allah guul iyo gobanimo muqdisho caday ilaahay nabada ha u saaidiyo
@adenismael7243
@adenismael7243 3 года назад
Maadha Allaah qurux baa Ka muuqata Ilaahay ha Ugu wado
@hassanmohamed5472
@hassanmohamed5472 3 года назад
Nabad iyo nolol waa iney soo noqotaa howl fiican qabteen
@Shootpower
@Shootpower 3 года назад
magaalada gawaarida yalaan dhan waa brado v8 iyo harrie masha allah wlhi
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 года назад
Vlog walba aan daawado magaalku waa nadiif. Markaa mxaa loo dhahaa somalidu weey wasaq badanyihiin
@freshlygaming6258
@freshlygaming6258 3 года назад
Haaa waa muqdisho
@abdulfattah6832
@abdulfattah6832 3 года назад
Waw amazing ❤👏👏👏
@bisharahmedbishar4676
@bisharahmedbishar4676 3 года назад
Masha Allah Somalia hanoolato
@mzeeabdalla7785
@mzeeabdalla7785 3 года назад
Masha Allah qurux
@ifraxcadey1976
@ifraxcadey1976 3 года назад
Really beautiful masha allah thnks
@caditaliye3132
@caditaliye3132 3 года назад
Masha allah
@abdiqadirnuurali7488
@abdiqadirnuurali7488 3 года назад
Mansha allah
@abdinormohamed1233
@abdinormohamed1233 3 года назад
Saaxib melaha magacyadooda kuso dul qor hada kadib mahadsanid
@nimcosiciid1384
@nimcosiciid1384 3 года назад
Midhaha.luulka.muqdisho.isha.baxarkA
@jaamaccilmi7276
@jaamaccilmi7276 3 года назад
Fadlan hestaa musikadeda aad ku fureysaan videogan magaceda ishegaa hadaad garaneysaan plz
@fsrxiyoabdi7051
@fsrxiyoabdi7051 3 года назад
Maalinta habeen ka nuuraya
@Shootpower
@Shootpower 3 года назад
oo bajaaj ta 1B eeba gaaresaa yee 😳
@mamcadar8448
@mamcadar8448 3 года назад
Bajaj badna mgaldu
@Shootpower
@Shootpower 3 года назад
dadka waa inee sha qestaan sidee hormar u garaan masha allah dheh
@dr.abdikanitahlil2780
@dr.abdikanitahlil2780 2 года назад
Wllalo jidad badan ayaa xiran for security issues, dadka baabuurta guyaha ayeey dhigeen bajajta ataa lagu wada socdaaa.
@abdihakiim54
@abdihakiim54 3 года назад
Halkan muqdisho maahan
@boogaloo9345
@boogaloo9345 3 года назад
Nairobi waaye
@khalidg4429
@khalidg4429 3 года назад
@@boogaloo9345 war gariga taargihisa fiiri, SOM baa ku qoran waa somalia
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 3 года назад
Waa wadada maka Almukarama gaar ahaan tri piano
@siyaadburhaan
@siyaadburhaan 3 года назад
Walaal Waa Somali Alle Hanoo Daayo Dalkeena, Dadkeena, Diinteennabba,
@gg-yz1gf
@gg-yz1gf 3 года назад
Lambar afaar waye maxa muqdisho maa garan weyday
@jonemike3202
@jonemike3202 3 года назад
Magalada qashinka faqash city
@ifraxcadey1976
@ifraxcadey1976 3 года назад
quuqdad qabow ciil udhimo ninki kaxumow is ciiji xolayahey
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 3 года назад
Faqashta dadka ceydhiyay ee xududaha Kenya ka tilaabshay ba leh magaaladan maskiin yahow iidoor wagaashka ah cuqdad iyo naceyb u dhimo
@jonemike3202
@jonemike3202 3 года назад
@@hanadahmed8389 idoor maxaa waaye miskiin came to jubaland faqash
@jonemike3202
@jonemike3202 3 года назад
somalia failed state jubaland will like somaliland
@fathiali77
@fathiali77 3 года назад
Jone mike ciil udhimo ibnu xaaran yahaw
Далее
ЛИЗА - СПАСАТЕЛЬ😍😍😍
00:25
Просмотров 2,3 млн
Nus Bos iib ah kuna yaaalo Dagmadda kaxda
2:23
Просмотров 3 тыс.
FILM CUSUB DAKANO QABIIL PART 38
27:30
Просмотров 13 тыс.
Dawo Muuqaal qurux badan Mogadishu 2019
4:15
Просмотров 3,4 тыс.
DHOOF PART 14
21:40
Просмотров 15 тыс.
ЛИЗА - СПАСАТЕЛЬ😍😍😍
00:25
Просмотров 2,3 млн