Тёмный

Morning routine 🌹 

Nasteexo Channel
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@nastehojimale4554
@nastehojimale4554 7 месяцев назад
Anaa ugu horeya sami saan usugo le vedio yadaada❤
@Naroora
@Naroora 7 месяцев назад
Hadii ad tahay 15-20 baro xirfad , is bar kuna tala gal in aad isku tiirsanaato sbbto ah adunka malinba wa noc laga yaba malin inad u bahato xirfad si ad ugu baxdo mixnad ❤
@umusidra1
@umusidra1 7 месяцев назад
Abaayo kirada iyo meeshu kuyaalo guyaalo
@queensafa3852
@queensafa3852 7 месяцев назад
I.a ❤
@caziizahassan4867
@caziizahassan4867 7 месяцев назад
Inshallah abaayo waan qaTay taladada anigana hal talo ayan sinaa waxaa jiraa 20 Sano waxaan idin layahay ka faaiideesta waqtigiina 😊
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 7 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😭
@haboonilkacase9469
@haboonilkacase9469 7 месяцев назад
Comment kasta wad kujirta micna waa halagu dawado waba kudibsade
@mushtaqabdi3773
@mushtaqabdi3773 7 месяцев назад
Abaayo shaax cabida badan iska waayo shaax cabida badan waxay keentaa dhiig LA aan ama Hp ayaa hoos udhacaya caleenta shaax ku darsano ayaa waxa ku jira maado dhiig yaraysa walibana sii xooga hadaa ufiirsato somalidu waa dad malin kasta hilib cuna saaso ay tahay dhiig LA aantu waynagu badan tahay marka sababto waa dhiig waxaan jeclan lahaa inaad search ku samayso mawducan saa waxbadan uga ogatid❤
@aminahassan6494
@aminahassan6494 7 месяцев назад
ما شاء الله تبارك الله . Guri qurux badan waaye Allah nii barakeeyo innshallah ❤❤❤😊
@user-kg1sm7wl2n
@user-kg1sm7wl2n 7 месяцев назад
Qofna haku tiirsanaan qofna haku raali galin khalad uu leeyahay xata hada ku kala dhimanaysaan wa intaan 2023 bartay
@ramlabashiir4302
@ramlabashiir4302 7 месяцев назад
Talo walaal aan jeclan laha in aan u sheego qof walba 16_20 qofna ha is barbar dhigin,mustaqbalka ama nolosha aad dooneyso adiga ayaa gacantada ku sameysan kara,haka qoomamayn qaladaadka aad yarantada sameysan, saladada tuko,waxbaro xirfad yeelo❤
@Aishabella-xs4pt
@Aishabella-xs4pt 7 месяцев назад
Mashaallah❤
@sacidanor2299
@sacidanor2299 7 месяцев назад
Nasteexo ayaantan Wa nadaaweysay❤😂😂 routine saan noogu wad malin kasta wlhi youtube dartaa uso galaa si Aan ku dawado wan ku xiiseya abayo hormar wacan i.a labo gmail kaa dawada midkan uma badni🥰😍
@aminahassan6494
@aminahassan6494 7 месяцев назад
الهم صلي على نبينا محمد وعلى اله وصحبة اجمعين
@feenahbeauty
@feenahbeauty 7 месяцев назад
Masha Allah
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 7 месяцев назад
Masha alah
@CaashoAbdullahi-gm2zz
@CaashoAbdullahi-gm2zz 7 месяцев назад
Masha Allah abyo horay u soco ❤❤
@samiiramohameddaaud7175
@samiiramohameddaaud7175 7 месяцев назад
Walahi depression 8 months nabaro dartood ugu jira wajigeyga oo furan Qof inuu I akro xita marpi qalbi jab cadi darema wlhi products iii shaqeyana ma arko kooyi qarash io waqtine wa iga dhamde ee iso duceeya inuu ilhe ikala yareyo Wlhi said said u dhibsade naftydu I nacsiyeyn 😔😮‍💨💔💔
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 7 месяцев назад
Shaax bdn anemia leedahy iska badinin coz caleenta maado ka sameesan dhib leh I would advice my younger self ha walwalin waa caadi inaa dhibaatoodo lkn ogow marwalba ilhy inuu garapkaaga yahy
@maryanmaanka8622
@maryanmaanka8622 7 месяцев назад
Abayo qarfo iyo heelka shido 😊keep going ❤
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 7 месяцев назад
Masha Allah guri qurux badan so dagtay alle haku barakeeyo
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 7 месяцев назад
Aniga waxaa o sheegi lahaa alle agtiisa o cararaan wax walbo qabsada rabigooda o bandhigan 2 .qofba in aad wax ka sogin dhan walbo 3 waa in aad gool le dahay tan adoon wax ku tari laheed iyo mid akhiro bo inshallah kheer
@FatimaAbduqadir
@FatimaAbduqadir 7 месяцев назад
❤❤
@umumustaqiimbintuibrahim9484
@umumustaqiimbintuibrahim9484 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 7 месяцев назад
❤👸
@user-dz2jh6td1b
@user-dz2jh6td1b 7 месяцев назад
Taladeyda; waligaa ka tagin inaad quraaanka barashadiisa xitaa haddaa dhamesyso ku dhaxjir
@user-yk9fe3bb3w
@user-yk9fe3bb3w 7 месяцев назад
Best advice thx❤
@Caisha555
@Caisha555 7 месяцев назад
Shaaxa waxoo diidaa in ironta cunada ku jirtay in la soo nuugin sidaas iron ku helin jirka * tea inhibition iron absorption* after meal 1 hour kedib shaaxa waad cabi kartaa
@nasranuur1727
@nasranuur1727 7 месяцев назад
First hada lee search ku dhahayay ❤
@nadiacumarcabdalla1528
@nadiacumarcabdalla1528 7 месяцев назад
Masha allaah abaayo xogaga iyo caqligaga allaha ku barakeeyo abayoy malinta dhar dhaqeysid malinta ka horeyso howsha guriga iska qawo labadas halmalin ha isku qabanin zaida udale
@boqorada2262
@boqorada2262 7 месяцев назад
Nooso badi routine yada abyo❤
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 7 месяцев назад
Okonta marka dabka ku shobo aan kur ogo daraa basha mana jecli in aan jajabiyo in aan gadiyo jeclahay kaas ii macaan 😂yummy
@HindFarah-ii7cz
@HindFarah-ii7cz 7 месяцев назад
Gurigan xaguu ku yaala neh wlyaalow
@aaminabashiir6119
@aaminabashiir6119 7 месяцев назад
M.a allahuma barik illahy haku barakeeyo xoogaga xppti gurigan xaafadeyda buula xubey inu ku yaala filaa waliba dabaqa buundada agteda hadan qaldaneen illahy mid aad ku nasato barakesan hakaga dhigo
@Ramlo713
@Ramlo713 7 месяцев назад
Abaayo shaaha waa lacabi kara waxba maqabo dadka yee been ku shegin warkodana ha qadan shaaha waa cabaa waxna maqabo shaaha hore usoco abaayo Masha Allah ❤
@queensafa3852
@queensafa3852 7 месяцев назад
10_18 waxa banaeysid ha ubaran waalabartaa ee waxaa ubarataa inaa wax adi kafaa ii did ❤
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 7 месяцев назад
Jiikada coffe table uu sameyso qurux ee sii noqone arbamajada mesha banaan bakeeriyaal qurxon saaro
@inamohamoud5058
@inamohamoud5058 7 месяцев назад
Gooood ideaaaaa
@zimraanmohamed6665
@zimraanmohamed6665 7 месяцев назад
First one viewing and likes❤
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 7 месяцев назад
Ani daraad hooyo noqday wallahi nolasha wax ka masuliyad weyn ina hoyo noqotay ma arkin hurdo wa,is deynay being a mother is not easy 😂 hablaha wali dhalin waxa kula talin lahaa iska sii nasta waqtigiina ku raxeysta howl wa danbeysaa alle ha idinku arsaqo awlaad saalixa
@smile-db6bv
@smile-db6bv 7 месяцев назад
Haha😢😂
@Hamdajirde
@Hamdajirde 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@maidoabdi7643
@maidoabdi7643 7 месяцев назад
Nastexo si qaas ah ayaa ku raba abyo
@aaminaahmed4415
@aaminaahmed4415 7 месяцев назад
Asc wll colgate ad ku cadayanaysid waxa logu talo galay dadka qapowga iyo hawada iyo kulaylku dhipo e izkda ma fiicne colgate tay ku qoranthy isticmal
@sahrocabdirisaaq8336
@sahrocabdirisaaq8336 7 месяцев назад
bilowga muqalka❤
@farhiayasin7735
@farhiayasin7735 7 месяцев назад
mashallah nasteexo dariishada daaha maka daysay ?
@user-vd2xt8oy2m
@user-vd2xt8oy2m 7 месяцев назад
Abyo kirada. Wa imisa gurigaga guri ubhna
@fartuunahmed6629
@fartuunahmed6629 7 месяцев назад
RU-vid kaliga lee ka firsada ogaw darta iso gala wx tala sina dhaman ardayda jamacad digtan hada plz xirfad barta inta qalan jabin ka hor
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 7 месяцев назад
999 like oo kuu saaran baan noqoday midkii 1k
@Ayan--Abdih
@Ayan--Abdih 7 месяцев назад
Kula mid ahay shan kob ka yar ma cabo😂
@munoosman4914
@munoosman4914 7 месяцев назад
Abyo intee kaala soo xiriiraa
@caaishocumar4829
@caaishocumar4829 7 месяцев назад
Ana uhoreyo❤🎉
@mariauos3207
@mariauos3207 7 месяцев назад
gacmaha ka dhaaf abayo baraf saar haan rixin
@naimasaidismail
@naimasaidismail 7 месяцев назад
Videoyashada jecliya qaali❤
@nabiilaibrahim4351
@nabiilaibrahim4351 7 месяцев назад
Wlhi beentada mahn alxm dheh aniga nabar I dhibay wlhi lkn adiga intaa yr wye alxm dheh aniga neh iyo inta ila mida alle haka qaado yrbi
@cabeerabdirzak
@cabeerabdirzak 7 месяцев назад
😂😭nabr hdu iga so bxo ma dayo😢wena igusi batan
@esraaa2238
@esraaa2238 7 месяцев назад
Video jeclhy abyo noso badi❤
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 7 месяцев назад
😂😂dhibka aniga Lee isku hestay Nasteexa shaax aniga saa ugu walanhy Lee maba ka ahan kaaro lkn. QAAXwada dhib Leeh shaaxa dhib ma Lahan
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 7 месяцев назад
Nasteexo daqada daah ma kuxirti
@nasriinagedow
@nasriinagedow 7 месяцев назад
Abayo guriga daah aya kamaqan walhi qurux kusobaxa kuxir
@umsamirahmed3138
@umsamirahmed3138 7 месяцев назад
Abay daaqadda daah ku xir sasey ku qurxontahe
@amun6894
@amun6894 7 месяцев назад
Guriga ijaarka maxa uu diiday in aad no shegtid muqdisho
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 7 месяцев назад
Abayo xamar apartment 300 ilaa 500 u dhaxeyaan
@amun6894
@amun6894 7 месяцев назад
@@umusafabeuty8358 abaayo waa mahadsan tahay
@siwaaraaali804
@siwaaraaali804 7 месяцев назад
Abayo gurigan cidalisa wa bus iyo baabur qof caruur ujoogo maba lajogi karo qolka fadhiga qeylada gawarida dartod
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 7 месяцев назад
Xbti daag ma ku xidhaysid miyaa
@rahmacabdi9589
@rahmacabdi9589 7 месяцев назад
Mash allh
Далее
Morning / night routine 💖
14:39
Просмотров 13 тыс.
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
Просмотров 3,4 млн
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 423 тыс.
Routine kii malinti jimcaha
11:44
Просмотров 11 тыс.
Alaabo cusub kuso dhawada
11:30
Просмотров 281
Gurigena cusub ee kenya/Nerobi🇰🇪
11:27
Просмотров 18 тыс.
Adeega bisha Rashiinka 🛒🛍️
11:36
Просмотров 18 тыс.
فيديو فضفضة … 🥲
24:10
Просмотров 247 тыс.
ISbadalka  nolosheyda !
17:40
Просмотров 15 тыс.
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
Просмотров 3,4 млн