Тёмный

Morning Routine Afaaro Yar Oo Lagu Cayilo Kafaideyso Shacni Bbe 

Shacni Films
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 128 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 177   
@izooqueen4524
@izooqueen4524 2 года назад
Qofkiiugu qiimahabdna io ugukheerka bdna ualle abureey waxuaha nabimuxamed😭😭scw 🌷😭😭😭
@Susaana2022Sihaam
@Susaana2022Sihaam 5 месяцев назад
Scw scw❤
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 месяца назад
Salaahu calayhii wasalim ❤❤❤❤❤❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 года назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞💞
@feisalyare3452
@feisalyare3452 2 года назад
Salalaahu caalayxi wasalam
@leyloibrahimalai9039
@leyloibrahimalai9039 2 года назад
Masha Allah quruxey
@leyloibrahimalai9039
@leyloibrahimalai9039 2 года назад
Masha Allah quruxey
@SamiraSamira-uz4fl
@SamiraSamira-uz4fl 2 года назад
Scw scw scw scw ❤
@queenb1003
@queenb1003 2 года назад
Salallahu Caleyhi Wasalam
@nihaalAb7273
@nihaalAb7273 2 года назад
Cayil wax ficn maha adoo yar baa habar u ekanesaa
@ruksana578
@ruksana578 2 года назад
Sx wlhi bentada maha lkn caatada saidkana maficna
@nihaalAb7273
@nihaalAb7273 2 года назад
@@ruksana578 caato said ma ficno taas ilaah hanaga hayo lkin 2022 inaa cayil raadino qalad ah iyado la ogyahy duni fitness iyo dhax yar lagu tartamayo
@shamisali9959
@shamisali9959 2 года назад
Gabdhaha dhahaayo cayil mafiicno adinka yaaa idiiiin faaidaynooyo horta tiim caaata leee ka faaidaysta
@munaahmed1121
@munaahmed1121 2 года назад
😄😄😄😄😄 u sheeg bal time caato warkaas na marayo
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 года назад
@@munaahmed1121 ma idinku jirna hh
@munaahmed1121
@munaahmed1121 2 года назад
@@shaqalecabdikariim9233 haaa caato nin iyo naag kuma qurxana is habeey
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc Год назад
​@@munaahmed1121 maxa lacuna oo isku habeya hee ani cato said ahay abayo😢
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Год назад
@@IfrahMoha-dr5lc Ani hada waa ceyilay runtii
@shuutiidarma
@shuutiidarma 2 года назад
Ani cayil waan rabaa lkn xulbada ma jecli plz wax kle ii sheega🥺
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 месяца назад
Qof qalbi wanaagsan wllhi boqrad saiday walsheed fahmo ugarab tagneeed jah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Insha Allah😍💜🙏
@anabomar400
@anabomar400 2 года назад
Waan ku sare wllo
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
@@anabomar400 Shukran wll qaali😍
@ubaxcumar6419
@ubaxcumar6419 2 года назад
m.a abaayo mcn shugran allha ku sharfo adiga iyo wallkaag and hooyo mcn and wllo
@faadumocabdullahi5745
@faadumocabdullahi5745 2 года назад
Walhi waa ruun anku cayilaay lkn ani timir iyo cano iyo xulbaada isku darsaday mada kale in laga cajiso lama rabo asxabeey
@ramlaoffice7846
@ramlaoffice7846 2 года назад
Abyo maiga hubtaa igu haley inan kacajisin
@faadumocabdullahi5745
@faadumocabdullahi5745 2 года назад
@@ramlaoffice7846 haa walhi
@janadunia8595
@janadunia8595 2 года назад
Xbbti ila iyo meqa bari an wada
@faadumocabdullahi5745
@faadumocabdullahi5745 2 года назад
@@janadunia8595 abayo ani waxa isticmalay biil waxana wan iskaga gartay wana siiwatay lkn calosha weyku baxaysa hajojin
@janadunia8595
@janadunia8595 2 года назад
@@faadumocabdullahi5745 thanks xbbti anga calosha hata wey ifaditha
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 месяца назад
M.a alow kudaa gariyaad gurigaaga alow kubarkeeey❤❤❤❤🎉🎉
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 месяца назад
M.a shukran abyo mcnto ❤❤❤❤❤❤
@jumlotv2756
@jumlotv2756 2 года назад
Wcs wll alaha kuxifdiyo wll waxaakaacodsanaa wll igarabqawo wll kheerkaa faafiyaa wll💯👍🙏💯💞
@falastiinamiin9284
@falastiinamiin9284 2 года назад
Wax lagu cayilo nosobadi🥰😉
@fowziyahajiomar6391
@fowziyahajiomar6391 Год назад
ما شاء الله بارك الله فيك أختي،وجزاك الله خير ا
@mumtazcadey672
@mumtazcadey672 2 года назад
Asc abyo intee kahelaa xulbada sejelkaa nerobi Kula jogaa adoo mahadsan
@SamsungGalaxy-ch7wr
@SamsungGalaxy-ch7wr Год назад
Thanks aby❤
@isxaqmohamed9186
@isxaqmohamed9186 2 года назад
Waa xiri kartaa abaayo 2weaks kadb qaab looxiraa jiro dhaqtarkada weydii
@Hamdiabdulaahi-n2v
@Hamdiabdulaahi-n2v 9 месяцев назад
Ina adeer ilen you tobe lahed❤🎉😂
@fatimahassan7942
@fatimahassan7942 2 года назад
See cml hee abyo calooshaa jaraa hadana afaaro lagu cayilo ma fahmin 🙄🙄
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 2 года назад
Night routine noosoosamey quruxeey
@lulhassan5890
@lulhassan5890 2 года назад
Shumay cayilka waa laga cararaa Inee ucayilinesaa dadka?
@FardowsoFardo-ot1mm
@FardowsoFardo-ot1mm 11 месяцев назад
Hoyo qàlan macabi kartaa
@fatumaosmanfarax7645
@fatumaosmanfarax7645 2 года назад
Mansha alaa hore usoco walashey shacni
@safaabdikadirsafaabdikadir2803
@safaabdikadirsafaabdikadir2803 2 года назад
Shacni Qurux
@NAJMAAbdi-b4v
@NAJMAAbdi-b4v 4 месяца назад
Scw
@cabdiraxmanmohamed4164
@cabdiraxmanmohamed4164 Год назад
Aniga Waan dooni Inaa Cayilo Xiisa u Qabaaa hhhh😂
@anisaali9363
@anisaali9363 2 года назад
Abayo liinta ha cabin wayo naaska wa kaa cana yarena malabkana ilmaha 6 ilaa iyo9 bil uma ficana marka u naxariso cunuga yar abayo
@khadiijaibrahimmohamud7017
@khadiijaibrahimmohamud7017 2 года назад
Waxwa madhibta abayo biyaha cad la badsada naskada cano fican ku yelana jerkadana qurux noqonaa liinta wa cafimad subaxi kaleya sanjabelka laga ilaliyaa
@anisaali9363
@anisaali9363 2 года назад
@@khadiijaibrahimmohamud7017 lkn liinta soo qalajiye ma ahan abayo amay canaha ku yaradan
@khadiijaibrahimmohamud7017
@khadiijaibrahimmohamud7017 2 года назад
@@anisaali9363 subixi le hal bakeri biyo qandac jib lion lago darsadaa qarasta waykadhaqaysaa caloshada xerta kala digalamaysaa biya badan iyo qodarta cagaran cunaysaa naaskada cano said yelanaa aniga tijabiyay
@faizamohamed5180
@faizamohamed5180 2 года назад
MashaAllah abaayo aniga xitaa operation ayaan ku dhalay caloosha waa iska xiray wax dhiba kuma arkin waa normal
@muslimonaleye842
@muslimonaleye842 2 года назад
Cayil qurx maaha folxumo adigo yar ba isku dhex yacysaa cayilka iska dhafa jidhka dhista hblo cayil ba adin hor cararee
@suadsalah473
@suadsalah473 2 года назад
Asc abaayo hadii aad Qalin kudhashay hacabin xulbadah ilaa mudo sanad amah kabadan wayo minkay Furtaa Qalinkiina kuma bogsanayo dhakhso
@maryamaruun8333
@maryamaruun8333 2 года назад
Ayada ma ahn wa hoyaded
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 года назад
Cayilka wa foolxumo Cayil wa cudur
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 года назад
Shacni baby haage ku nooshahay, nairobi miya mise?
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 2 года назад
Maasha AllAAh shacni bbe
@naciimoabdullahi5765
@naciimoabdullahi5765 Год назад
Moos iyo timir hada kudarto kasii fcn qali
@Asmamawliid-vk1tu
@Asmamawliid-vk1tu 6 месяцев назад
Scw scw scw❤
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 месяца назад
M. A beautiful ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@deeqcadexl
@deeqcadexl Год назад
wala xiirii karaa dadka waxadan aqoon ha u sheegiin
@nafissahassan6422
@nafissahassan6422 2 года назад
Macha allah cayilka so wad qaali
@dauudawes
@dauudawes Год назад
m.a wan sameeyay
@farxiyocali1682
@farxiyocali1682 2 года назад
Masha Allaha
@shamisali9959
@shamisali9959 2 года назад
Caaato said iyo cayil said iska ilaali lkn hada maasha allaah aa tahay
@umumaahir3465
@umumaahir3465 2 года назад
shacni mid bn fahmi wayay biyo kulul iyo liin dhanan bd cabaysa wax lagu cayilaya cabaysa anyway alah haku daaweyo❤
@amiishaali8728
@amiishaali8728 2 года назад
Hooyo usameyna beey kutiri
@asmacali454
@asmacali454 2 года назад
Liinta iyo biyaha caloosha ayay loysaa hhh
@umumaahir3465
@umumaahir3465 2 года назад
@@asmacali454 wax lagu cayilana way cabaysaaye
@masbalqueen7625
@masbalqueen7625 2 года назад
Hooyo u sameeya tiri
@umibazi7406
@umibazi7406 2 года назад
Abyo xulbada wahan maq lay gabdhaha lagur San iney istic mali karin ma runba abyo macan iga jwb quruxey mahadsanid🥰🥰🥰
@hafsaqurux4691
@hafsaqurux4691 2 года назад
Wxaas waa sheeko kharaafaad abyo xulbda waa caafimaad jirka bay qurux xisaaa
@riyaanqurux5719
@riyaanqurux5719 2 года назад
Hoyaded u diyarinesa ayada ma cabeso
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 2 года назад
☝ aniga
@ayaanfaaqidcabdi2105
@ayaanfaaqidcabdi2105 2 года назад
Maasha Allh
@asliahmed6081
@asliahmed6081 2 года назад
Asc walalayal ma tahay hooyo Ama gabadh or wiil shaqo doon Ah ? Waxan idin hayna ganacsi heer calami ah o Hab Online iyo offline labadaba loogu shaqayn karo 🤗
@hodanadan6137
@hodanadan6137 Год назад
haye abayo
@marwayusuf5433
@marwayusuf5433 Год назад
Hah abayo
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc Год назад
Haa wan raba
@masbalqueen7625
@masbalqueen7625 2 года назад
Xulbada shiidan miyaa
@RamlaAhmed-om7lb
@RamlaAhmed-om7lb Год назад
Asc wllasha nofade
@fardowsacabdulahi1152
@fardowsacabdulahi1152 2 года назад
Masha allah
@hanushnaturallife5495
@hanushnaturallife5495 2 года назад
Malab kasto an haysto ma isticmali kara abayo
@najuumstarchanel6051
@najuumstarchanel6051 2 года назад
masha alaah abaayo
@safiyowadani12
@safiyowadani12 2 года назад
Thnks abyo wn ka faidey ❣💙🤍
@elhaamdevid1277
@elhaamdevid1277 2 года назад
Apaayo is bedel ma isku aragtay m.a
@hamdihindi6208
@hamdihindi6208 2 года назад
M.a sis nolow
@marwoqaasim1516
@marwoqaasim1516 Год назад
Scw scw scw scw
@fadumoalijaamaac4367
@fadumoalijaamaac4367 2 года назад
Shacni qurux xbbtii film noosoo gali
@deeqsancusman6655
@deeqsancusman6655 2 года назад
Abaayo xilima cabikara
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 года назад
Masha Allah🙏💜😍
@deeqoabdi9796
@deeqoabdi9796 2 года назад
Sister ma biyaha lala dhigay ayaa lashiitaa mise miraha tan kle jirkaga soo kama soo ureeso
@khadiijaibrahimmohamud7017
@khadiijaibrahimmohamud7017 2 года назад
Biyaha wa iska dadinaysaa miraha shiidanaysaa
@anisodahir3749
@anisodahir3749 Год назад
Guuleso boqrtyo ❤😊😊
@deeqofeysal1165
@deeqofeysal1165 2 года назад
Rer nairobi subax masoo kacaan 😂😂
@kowtharhajiabdi1657
@kowtharhajiabdi1657 2 года назад
Xaqiiq wyeh 🤣🙌
@hodanadan6137
@hodanadan6137 Год назад
Beenta mahaa
@shamisali9959
@shamisali9959 2 года назад
Somali meel loo raaaco malahan shacniyeey hadaaa caata ahaaan lahayd neh waxay ku dhihi lahaayeen naa xaaaa saaan kuu galay naaag Marwa aaa tahay o canug yar haysato o nuuugaa jirkaaada qurxiso
@hafsaqurux4691
@hafsaqurux4691 2 года назад
Abyo shacni ani xitaa waa la iqaly lkn wxaa maqly liinta hdaa cabto naask caanha uu dhamaadaa ama uu guraa
@fadxi5467
@fadxi5467 2 года назад
Manshallaah dumashi qali ina aderkay xaskise
@faadumohenna6004
@faadumohenna6004 2 года назад
Wlshay horay usoco
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 дней назад
LE Y, minyaroooy lagufarxeeeey murwodumaroo yariisEEy Qatroisliina Qiimobadan oiriyareey asliyeey cadayyareey teen dumar Y ahey , Familyyyyyy familiessss systems soo dhawoow badanbadan Qatroisliina liina YariisEey dagan
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 2 года назад
Shacnii xajigii maburisay lama arkee ❤
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 2 года назад
Good morning Abaayo Mcn Masha Allah 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩 ILove you 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑😚
@fatushey8006
@fatushey8006 2 года назад
Masha Allah🥰❤️🥺
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 года назад
Woooow 💯💯👌👌🇸🇴🇸🇴
@iqriinaahmed9490
@iqriinaahmed9490 2 года назад
mashlh quen hore usoco
@zaytunliii2261
@zaytunliii2261 2 года назад
Abayo malab ha cunin adiga wa nujisa ilmahaayaar wey ku xanunsadan ❤️thanks
@hafsaqurux4691
@hafsaqurux4691 2 года назад
Soomaali wxaan arki jiry ilmah marka uu hargabka ku dhaco afkaa lagu tiri jiry abyo waa caadi
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 2 года назад
Quruxey waxas waa aminaad xun malabka Allah wuxu noshegay inu dawo yahay ani wil sanad jiraa heystaa umushisii ilaa hadana wan siyaa Axm Amin inu dawo yahay
@faadumocabdullahi5745
@faadumocabdullahi5745 2 года назад
Waa cadi wuu laqab sanaya
@maryamaruun8333
@maryamaruun8333 2 года назад
Ayada maba cabeso
@arwaadan5737
@arwaadan5737 2 года назад
Naagihi africa jogay cayilka qurux bay u yaqananaan anagana lacag ba ku bixina gym
@saamiyamaxamed5164
@saamiyamaxamed5164 2 года назад
Hoyo maa Cayilinaysa
@samdaiid7712
@samdaiid7712 2 года назад
Coffee ku dar
@hamdihiis5869
@hamdihiis5869 2 года назад
Habo sorry malaku qalay lkn dhib malahan hbo mcn
@ryoali8619
@ryoali8619 2 года назад
Byo mcneey xulbo maistcmaali karo ee mxaa kubadshaaa
@anisaali9363
@anisaali9363 2 года назад
Aniba waxa ku dhaley qaliin calasha waxyabo kale kula dagalamey alx wana ku guleytay
@rodorashid118
@rodorashid118 2 года назад
Abyo mxad isticmashay Ana ubahne
@anisaali9363
@anisaali9363 2 года назад
@@rodorashid118 abayo ani ma cunini bastada bariska iyo shaha burka cad waxan isticmala burka madow qudarta iyowax aan salid iyo sokor la hayn qabadiga digirta cagaarka isbinishka iyo cabitaan aan sokor lahayn biyaha cadna wa badsada alx wa iga go aday cunugana canu hela
@hafsaqurux4691
@hafsaqurux4691 2 года назад
@@anisaali9363 mash allh mcnto ani wxaan dhalnhy mudo 6bilood ah calool waan leeyhy sokor ma iska dayn karo iisoo ducee bal in uu alle iga madoobeeyo🤣🤣🤣
@anisaali9363
@anisaali9363 2 года назад
@@hafsaqurux4691 abayo isku dhib tankale hal malin kama wada go i karti wax wax yar ugu darso marka danbe wa laqabse sokor la aanta
@fowziaabdullahi8645
@fowziaabdullahi8645 2 года назад
maxa kamida abayo waxa kula dagalantey
@AhmedAli-v1u3u
@AhmedAli-v1u3u Год назад
M.a
@zeynbmohamud2404
@zeynbmohamud2404 2 года назад
Wlh waa lagu cayi laa waa wax la arke taas
@zeinabdaahir5323
@zeinabdaahir5323 2 года назад
Xulbad shiidan soo caadi maaha
@fatxiabdirashiid8185
@fatxiabdirashiid8185 Год назад
Abyo mya tan shidan qashin ku shidaan adi so gado shiido
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 2 года назад
Alaaa xulbada necbiyaaa
@mariyahassan8941
@mariyahassan8941 2 года назад
Abyo night routine nosoo sameey
@asmacali454
@asmacali454 2 года назад
Anig looska iyo cano iyo timar isku daraa khatar weeye hhh
@shukrimaxamed9793
@shukrimaxamed9793 Год назад
Shugri Shacni❤️☝️
@farhiahaji5645
@farhiahaji5645 2 года назад
First ahay shacnidena sis Filim ka sugeena😘😘😘🫶
@ruweidayusufibrahim9226
@ruweidayusufibrahim9226 2 года назад
Mahadsanid abyo nsoo badi ❤️‍🔥🙏
@hamdixarago1687
@hamdixarago1687 2 года назад
Malabka.nooc kasto malagu darsan Kara mise❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sammohammed7878
@sammohammed7878 2 года назад
Su.aashas Ani xata Wan is weydiinaya iney noso jawabto rajeyna
@maryamaruun8333
@maryamaruun8333 2 года назад
@@sammohammed7878 haa maxa didayo
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 2 года назад
Malab keena fireshka aa fican kan cudur leyahay ma fiicno
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 года назад
I love 💕 abaayo 🍇💕
@xajiyosuufi4841
@xajiyosuufi4841 2 года назад
Maasha allaah horey usoco
@umanaziya2730
@umanaziya2730 2 года назад
Allow wan ku jeclahay
@umujibriil348
@umujibriil348 2 года назад
Xulbad laws samac cml inta biyo ku daray meel la dhigay hawenki marku waga baryay macala biyihi ku barisay ku Shiday moos caano timir ku daray xarar wala cabi wayay sida lo shiday ayado ah laso dadiayay ee qofki isticmala ha isoxo blz xulbada wax yar man ka dhigaa sida hadabo shacni yehsy halka qando biyo la dhika biyaha ey ku barisay waka dadina miraha le shidana iyo waxyabah ku darsan karo
@seynabaxmed7083
@seynabaxmed7083 2 года назад
Xulbada biyaha aad habeenkii ku dartay subaxii ka daadi gunta hoose ayay weelka ka fadhiisanaysaa kolkaas ku shiido waxkasta ood haysato.
@umujibriil348
@umujibriil348 2 года назад
@@seynabaxmed7083 mahadsanid abyo biyaha markan kadadiyo miraha so haro shidana somaha teda kale sacab wax ka yar o xulbad ah biyaha mala dhigan karaa kob ama lawa keble ka raba
@seynabaxmed7083
@seynabaxmed7083 2 года назад
@@umujibriil348 haa waa caadi
@birimocadey4993
@birimocadey4993 2 года назад
Shacniyeey uur qof leh ma cabikaraa waliba 3 monts
@nimcobile4076
@nimcobile4076 2 года назад
May wll minkay soo ururinaysaa markaa 9ka gaarti insha allah cab
@khadiijaibrahimmohamud7017
@khadiijaibrahimmohamud7017 2 года назад
Maya abayo hacabin hada urledahay xulbada kulada minka jelcisaa marka 9belod gasha lacaba haday belahada yaryehen hacabin
@nasramohamed8107
@nasramohamed8107 2 года назад
Ha isku cabin xbbti ilmahu kaso tura marka sagalka gashid bad cabi karta xulbada budada ah arorti lin had maya
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 года назад
Cayil kulaha hada cayil loma bahna xulbad urtada ka waran si kasta isu nadiifi so wad uraysa hhhh
@lulhassan5890
@lulhassan5890 2 года назад
Sorry ileen shacni baad ahayd
@saaraqurux5264
@saaraqurux5264 2 года назад
Bisinka neefso nafa ledahye caadi u hadal wxa lgu moda gabar manto dhan lso bacsanyey
@hananqurux9457
@hananqurux9457 2 года назад
Xulbada canbarkey balarisaa iska daa
@mohamedabdikadirsalad1742
@mohamedabdikadirsalad1742 2 года назад
ruoayaadh
@ubaxmohamedgamadiid1934
@ubaxmohamedgamadiid1934 2 года назад
Malabka cadiga ma u isticmali jara
@kittygirlarmy2651
@kittygirlarmy2651 2 года назад
Xulbada waxa laqu cayiila
@falisfarax2905
@falisfarax2905 2 года назад
Lawska xagee laga helaa
@zumiizuzu7181
@zumiizuzu7181 2 года назад
Super market ka hele
Далее
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
DAAWO SIDA EY GABDHAHA AROOSka UNADHIFIN Lahayeen  JIRKa
15:43
NO KANIINI IYO SHAROOBO
8:47
Просмотров 165 тыс.
Night Routine Waxaan Qabto Shacni Bbe
21:50
Просмотров 25 тыс.
VLOOG MANTA DOCTOR WUXU I DHAHY
11:23
Просмотров 16 тыс.
Morning Routine Quraac Shidan Shacni Bbe
9:56
Просмотров 29 тыс.
Routine Qurxinta jirka Iyo Saliida Tinta Doolsho…
12:12
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57