Тёмный

Cabitan lagu Cayilayo o Nafaqo Badan leh Hooyada Nujineyso Caano Badan ka Heleyso Gabdhaha Caatada 

Faiza’s World | عالم فايزة
Подписаться 197 тыс.
Просмотров 66 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@rahmanur5945
@rahmanur5945 3 года назад
Manshaa allaah Abaayo qofka kaliya aan wax ka faaiday jazaakalaah khayr Abaayo
@umunabiila8178
@umunabiila8178 3 года назад
Masha Allah xppti Alle haku Abal mariyo sida nogu faidaysid
@dahabbashiir4006
@dahabbashiir4006 3 дня назад
Manshallaah ❤❤❤l
@maimunahassan9599
@maimunahassan9599 3 года назад
Masha Allah abaymcn Alle Aya marqaatiku ah runta kihadashey darted jazintada janno allahkga dhigo insha allah
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 3 года назад
Abayo hooyada umusha ee nujineysa wax aanaha u siyadiyo caloshana u roon calashan yareneyso plz nagu so dadaal qeyr allaha ku siyee
@jamamuse4178
@jamamuse4178 Год назад
Caano booro miyaa lagu Dari karaaa baayo Mise Caano Xoolaad waayo ❤❤❤😊
@hafsaabdirahman9316
@hafsaabdirahman9316 3 года назад
Gabadha uguwanaagsan gabdhaha yutubarada xallaal ayad shaqeysaneysa shukrn qaali😍
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Shukran xbbti ♥️♥️
@prettyperlin468
@prettyperlin468 3 года назад
Masha allah waa runtaa abyo Faiza xbbti wlhi kalsooni buuxdo ku qabaa waxyaabaha aad nala wadaagtid marwalba.👍❤ Alle hagu barakeyo xbbti qaali❤🌹
@user-kl3qg7ky9v
@user-kl3qg7ky9v 5 месяцев назад
Asc walal aadiyo aad ayaan ugufaaiidey cabitaankaan ale kanookaa xifdiyo insha alaah
@yasminjamac5495
@yasminjamac5495 3 года назад
MashaAllah abayo mahadsanid
@hodanahmed5845
@hodanahmed5845 3 года назад
Haa manshalah soo Badi oscayilin a dad warwan iyo caruurta timaja iyo jidha waan kaa faaidna jaska lah ee cunto iyo cabdi cayil ah noogu dadadl
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 3 года назад
Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharina walaashaye
@raxmoruuxi811
@raxmoruuxi811 3 года назад
Shukran xbbti 🥰
@ayaanxaaji3600
@ayaanxaaji3600 3 года назад
Mahdsanid xabibti
@qadiijobile7999
@qadiijobile7999 3 года назад
Shugrn shugrn jizakumulaahu qeer walashy faiza hore usoco
@jamamuse4178
@jamamuse4178 Год назад
Man sha Allah baayo Alle Ha ku barakeeyo gacantaada
@umumohamed715
@umumohamed715 2 года назад
Mashallah jazakallah kheyr
@mulkicabdi113
@mulkicabdi113 3 года назад
MashaAllah abayo mahadsanid 🔥😍🥰😘♥️
@nacimaabdikarim2715
@nacimaabdikarim2715 3 года назад
Mash allh wle ana kuqiray inad thy qof qimale ale hanoka xafido Aamin🥰😍
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 3 года назад
Mahadsanid abayo macanto
@fatimanoromar6205
@fatimanoromar6205 3 года назад
Masha Allah mahsanid xabiibti ❣👍🏽
@shukrialiibrahim5714
@shukrialiibrahim5714 3 года назад
Mahadsanid waa u bahnaaa macanto😍😍😍😍
@amranwarsame3693
@amranwarsame3693 3 года назад
Masha Allah
@ifraaxhussein4872
@ifraaxhussein4872 3 года назад
Mhdsnid abyo faizo tankale abyo ani reero dufan ayan ahay mrka wajiga amay nabro iga so bixiyan alabtan mise cadi wye isheg mcnto 🙏🙏🙏❤❤
@umualma2451
@umualma2451 3 года назад
Mansha allah wllo qli alle khayra haku siiyo wllo lkn waxad noso galisa cabitan an lagu cayilan oo hooyda nujinaysa wax utaraysa iyo ilmahaba lkn anay hooyadu ku naxayna
@user-kf8hv9fr4c
@user-kf8hv9fr4c 3 года назад
Maashaa allaah tabaaraka raxmaan
@asmaaahmed9889
@asmaaahmed9889 3 года назад
جزاك الله خير
@nastehohersi2932
@nastehohersi2932 2 года назад
Masha allah jazaa kalah qeral jazaa xabiibti🥰😍
@ayaanmanshaallah6821
@ayaanmanshaallah6821 3 года назад
ManshaAllah
@umuhamzaosmaanali1218
@umuhamzaosmaanali1218 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله
@ayanboqranchannel4669
@ayanboqranchannel4669 3 года назад
M.a thanks wllshey
@umuaisha6416
@umuaisha6416 3 года назад
Masha allaah abaayo gacantaada allaha ku Barakeeyo waan kafaidney
@aasiaadanhirsi3595
@aasiaadanhirsi3595 3 года назад
Asc wllo qaali caahana soy da isida guriga logu sameyisto iso gali pls
@saciidamuxsin5339
@saciidamuxsin5339 3 года назад
Thanks queen for sharing with us
@Aseel-xu1uw
@Aseel-xu1uw 3 года назад
ماشاءالله شكرن
@zahraawil1478
@zahraawil1478 2 года назад
Asc wl xubada cafimaad aad ayay ugu fiican tahay lakiin marka la cuno ama la cabo dadka dhidadkooda aad uyuu usoo uraa. Makaa maxaa urkaas kaa baa bi inaaya noosoo sheeg jzk khair sis
@aminamohamud5753
@aminamohamud5753 2 года назад
Masha allah shugran apyo
@yusraahmed1803
@yusraahmed1803 3 года назад
Masha alah tabarakallah 😘
@ummusacad4003
@ummusacad4003 3 года назад
MashaAllah abayo ❤️❤️❤️
@deqa868
@deqa868 3 года назад
Mashalahaa abaayo jzl qeer
@anfacjama8587
@anfacjama8587 3 года назад
Kuwo lagucayilo soobadi waalle
@fartuunxuseenali2818
@fartuunxuseenali2818 Год назад
Abaayo hooyo cunug lagu qalay ma cabikarta xulbada
@zamzamkhalif7055
@zamzamkhalif7055 Год назад
Abayo Hooyo operation ku dashi ma isticmali kartaa
@deckahassan2062
@deckahassan2062 3 года назад
Madha Allah
@saafiabdalla4563
@saafiabdalla4563 3 года назад
Ana U horeyo mnta Masha Allah xbbti
@hibodaahir2353
@hibodaahir2353 2 года назад
mash allaah wll hore usoci
@maariyamaxamuud3831
@maariyamaxamuud3831 3 года назад
M.a mhdsanid xapiiptiiii allaah kuxafido abyo 😘😘😍😍
@fardoufria6778
@fardoufria6778 2 года назад
Assalam aleikoum walal siisiin waa maxay?? JazzakaAllahu khairan huno.
@shukriali6296
@shukriali6296 3 года назад
MashaAllah abayo wa wax lo bahan yahay jazakallah kheir ♥️♥️♥️♥️♥️
@WarismaxamedMuxamud-mf8tk
@WarismaxamedMuxamud-mf8tk Год назад
🎉wiilasha maufiicna miyaa gabdha Ayaasheegtay
@shukriahmad5075
@shukriahmad5075 3 года назад
Masha allah abayo cato ayan ahy canaha ma cano xolaa mise bore iso sheg
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 года назад
masha alllaah
@sahrocali206
@sahrocali206 2 года назад
Asc axbaabay cabitaankan caanolaan malasamaynkaraa abaayo biyo leee
@sahrocali206
@sahrocali206 2 года назад
Abayo iisojawaab muxtaad ayaan uahay walaashay
@maryam9914
@maryam9914 3 года назад
Abayo ani ilmo 4 bil jira heystaa nas bis aan siyaa inaan sii cayilana marabo ee wax misaanka iga dhimaya caanahana ii kordhinaya hadi aad taqaan nosoo gali xbbti mahadsanid
@user-uz9pc8iy8d
@user-uz9pc8iy8d 3 года назад
Abyo marka hore mahadsanid marka xigta nagu caawi mid aan cayil lahayn oo nuujinta quseyo
@roodarajaad6103
@roodarajaad6103 5 месяцев назад
Abyo sisin iyo caano ler isku shido bes ints caano ku hele
@nadifoali8536
@nadifoali8536 3 года назад
Mash Allah sis your ✋ hands ❤ ❤
@zaynababdullahi8015
@zaynababdullahi8015 3 года назад
Please help me with the procedure
@zaynababdullahi8015
@zaynababdullahi8015 3 года назад
Please is it for breast enlargement or what? Thanks 🙏 so much for helping us.
@khuwaylakhuwaylachannel8376
@khuwaylakhuwaylachannel8376 3 года назад
Ukhti dadka cayil ayey keenta xulbo ayey dhahan lakin cafimad badan ayeyledahay aya laygudhahay wayo cadada way idhibta marmar waxyar way igatagta wali gabar an ahay marka xulbo cab cafimad weye mus cano waxas kushid aya laydhahay cayil aya kacabsana marka maxayela ukhti ifaa idee ado raliya xbbti xulbo cafimad dhan iyada kujirta aya laydhahay
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 3 года назад
Subaxdi kaliya miya la caba
@rahmanur5945
@rahmanur5945 3 года назад
Abaayo Ilaahay ayaaa wax waliba haye wax foosho fududeeya noosogali jazaakalaah khayr ina sooduceeya Abaayo 🤲🤲🤲
@umucabdi9576
@umucabdi9576 3 года назад
Wll timirta iyo caanaha badso bisha sagaalaad markaad gashana xulbada cab socodkana ku dadaal
@rahmanur5945
@rahmanur5945 3 года назад
@@umucabdi9576 jazaakalaah khayr Abaayo
@samiayousuf5176
@samiayousuf5176 2 года назад
Qof qalan oo ilmo lagu qalay ma cabi karaa
@user-yi1ed3tc4w
@user-yi1ed3tc4w Год назад
Abayo hoya nujineso hada taha oabreshin aha maisticmali kartaa
@luulomar1467
@luulomar1467 2 года назад
Abayovani cayil marabo 65 ban ahaye lkn jirka irbad kasi lahaa xulbadu ma icawin karta
@shukricumar4476
@shukricumar4476 3 года назад
Xbbti hooyo uurleh macabikartaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Maya hooyo uur leh ma cabi karto xulbada uma ficna
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 3 года назад
Abayo caanaha ma kuwa xolaha mise booraha
@mariyoadan4259
@mariyoadan4259 Год назад
Sidee lo sameyaaa mrka cabitaan laga rabo abyo
@hamdasuleiman1190
@hamdasuleiman1190 3 года назад
Iminsa jeer ayaa lacabyaa cuntada ka hor am ka dib shukaran wll qali sidaad noogu fa idaysay
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Sida rabtid a u cabi karta
@Fadush
@Fadush 5 месяцев назад
maxay ka dhigan tahay siin sinda wll mcn
@raxmoruuxi811
@raxmoruuxi811 2 года назад
Xbbti malabka maxaa ku badalan karaa
@ShukriKoosaar-qb7id
@ShukriKoosaar-qb7id Год назад
Asc
@faisaabdikadir5134
@faisaabdikadir5134 3 года назад
Abayo waxaa ii.shegta wax caanaha lagu badalan karo caanaha qofkii dhibayo
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Cabitanka liin macanta a ku badalan karta abyo
@saidabedri9545
@saidabedri9545 2 года назад
Wahaa sogelisa hagaha dila est kalala sida logabaho
@hadoncumar4239
@hadoncumar4239 3 года назад
Sisinta hadan hysan mxa ku badalan karaaa
@saadiass3644
@saadiass3644 3 года назад
What about the smell of hulbat?
@sheekhqaryo7982
@sheekhqaryo7982 8 месяцев назад
Sisin tu waa mxy wllo
@barwaaqocumar9218
@barwaaqocumar9218 Год назад
😍😍🥰🥰🥰
@arduzvlog3840
@arduzvlog3840 3 года назад
Ciji libaaxa mx uron 🤔
@teammotivation1952
@teammotivation1952 3 года назад
Abayo shukran lkn xulbada urkeda ma jecli mxan ku badalan kara
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Sisinta iyo canaha moos a ku darsan karta
@teammotivation1952
@teammotivation1952 3 года назад
Haye xbbti jazakallahu kheyran🥰🥰
@flastineahmed8847
@flastineahmed8847 3 года назад
Mashallah shukran xabbty ma isticmali karaa qof thyrod qaba xulbada
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Haa wa isticmali kara
@fardawshussein2937
@fardawshussein2937 3 года назад
@@Faizasworldbeauty asc wllo waxan kaka banaya
@farxiyomuxudiin8863
@farxiyomuxudiin8863 3 года назад
Abayo wad mahadsantahay wan dhawahay wana kugu xiranahay lakin waxan ku weydiiye qof cabaliyo kudhalay xulbo macawirakaaa ligu dhacay maxa ka jiro iso jwb🥰❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Qof camaliyo ku dhalay wa cabi kara xulbada abyo waxba mau dhibeyso
@raqiyaabshir3393
@raqiyaabshir3393 3 года назад
Sisinta madow ma isticmali kara
@hagahajidkatoosan8102
@hagahajidkatoosan8102 Год назад
Timir maku darsan karaaa
@anushkapea9523
@anushkapea9523 3 года назад
𝐌.𝐚 𝐦𝐜𝐧𝐭 𝐭𝐡𝐧𝐤𝐬 💋💋
@katiyaa143nur5
@katiyaa143nur5 3 года назад
All was mahadsanta in badan aaniga daawada oo dhan may iqa bayso maxan sameyaa?
@hafsamohamed8941
@hafsamohamed8941 3 года назад
mahadaanid abaayo hooyo qaliin ku dhashay oo umul ah ma cabikaraa abaayo cabitaankaan oo xulbada kujirto iso jawaab wax caanaha iibadiya waa ubaahnaayee jazakillaah khayr
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Haa abyo wa cabi karta
@leilamohamud1450
@leilamohamud1450 3 года назад
Hafsa Mohamed Canaha waxa kubadin Karo wa beyond badan
@zamzamomar4135
@zamzamomar4135 3 года назад
Abyo qaliin kudalaye macabikara
@sharafhajichannel4692
@sharafhajichannel4692 3 года назад
Ilmaha mala siin kara abyo I jir
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Haa wa la siin kara
@sagalsemaroob5185
@sagalsemaroob5185 3 года назад
Abyo inaa cayilo marabi naaskagana Caano inuu iyesho ayan rabaa mxa xal ah
@ramlanuura5339
@ramlanuura5339 Год назад
Imo malasiin karaa
@farhiafariida923
@farhiafariida923 3 года назад
Xbbtih jazakallah khayr lkn abayo qarar amay tahay xulbada qararkeda necbahay lkn midaa labaniyada cml usameyneysay wan tijabayay habenkii sameystaa qarar ma lahan tana inan subixi sameysto rabaa 😫
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Xulbada marka san lo qaso qarar ma laha
@xaaawoxaaawo6870
@xaaawoxaaawo6870 2 года назад
@@Faizasworldbeauty xbbti biyaha a la dhigtay malaga dadina mase walagu shiida
@ruqiyaabdirahman6271
@ruqiyaabdirahman6271 3 года назад
Abaayo aad umahadsanthy lkn caanaha kuwii aan rabo ma isticmali kara?
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Haa wa isticmali karta
@ruqiyaabdirahman6271
@ruqiyaabdirahman6271 3 года назад
@@Faizasworldbeauty mahadsanid qaali
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 6 месяцев назад
Isbuucii imisa jeer Ayaan cabi karaa
@asmakhadar9299
@asmakhadar9299 3 года назад
Xulbada budada ah ma isticmaali karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Haa wa isticmali karta
@maxamedyaakhii4039
@maxamedyaakhii4039 3 года назад
Maamo hadda ku jirta walaca ma cabikartaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Maya ma cabi karto
@haboonfaarah9047
@haboonfaarah9047 3 года назад
wajiga ma igu naaxaya huuno
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Haa wajiga waku naxaya
@hibokhadar3831
@hibokhadar3831 3 года назад
Wllo wx wajiga naxinya iso sheeg
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Wakana wllo hore a uso sameyay linkiga taabo
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 3 года назад
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️👍👍
@qaalimustaf4380
@qaalimustaf4380 3 года назад
Abaayo baraf maku dari karaa mise kuleel aya lugu cabaa iiso jwb xabibti
@qaalimustaf4380
@qaalimustaf4380 3 года назад
Iiso jwb abaayo pleas naasaha caano bdn rabaa
@ifraaxdiriye9043
@ifraaxdiriye9043 3 года назад
mahadsanid xabibti codsi timaha aadka ubadan sideeloyareyn karaa si aysankudhibin
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Kulel qandac a lagu caba xbbti
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
@@ifraaxdiriye9043 waxa marisa jilcisada warangada iyo flack seedka an ka sameynayay jilec ay kaga dhige wana yareyne
@qaalimustaf4380
@qaalimustaf4380 3 года назад
@@Faizasworldbeauty mahadsanid xabibti
@sacdiyosharaf4442
@sacdiyosharaf4442 3 года назад
Qof laqalay macabikarda mise wa dhib walaley
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 3 года назад
Wa cabi kara
@sacdiyosharaf4442
@sacdiyosharaf4442 3 года назад
@@Faizasworldbeauty mahad sanid abaayo
@seynabmaxamuud6711
@seynabmaxamuud6711 3 года назад
Iska daa abaayo intaa ka boggsaneesid xulbbaada jirka way jiilcisaa meesha qalane uma fiicno waxyaabo kale isticmaal sisinta kaligeed cabitaan kadhigo
@sacdiyosharaf4442
@sacdiyosharaf4442 3 года назад
@@seynabmaxamuud6711 haye abaayo jasakalah qer
Далее
Cute
00:16
Просмотров 3 млн
NAFAQADA IYO DHALMADA DUMARKA QEEBTA 1AAD
6:04
Просмотров 11 тыс.
SIDA LOO SAMEEYO LAMAANIYADDA LAGU CAYILO.
10:24
Просмотров 88 тыс.
Cute
00:16
Просмотров 3 млн