Тёмный

Morning routine Fartun happy 

Fartun Happy
Подписаться 313 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 333   
@hafsaqurux4691
@hafsaqurux4691 2 года назад
Fartuun abyo noloshaad hory uwado nolosh nin kuma xirno farxda baan kuu rajeenyaa angaa ku garn taagn isku day in aad maalin wlbo video in aad soo galiso waan kuu daawnynaa mcnto 😍😍😍🥰
@nejiyes3616
@nejiyes3616 2 года назад
Masha Allah taas quraanka guriga lagu shidayo oo laga tagayo Wan ka simanahay wlhi masha Allah ♥️💐
@hankoriyechanal6844
@hankoriyechanal6844 2 года назад
wllshyen Qali Aynu U kacno Aynu iska dhigno wllshen inanay Kali ged ahayn oon u jogno ❤ fartuun wllshy cafimad ku nolowa.
@maryn.humble
@maryn.humble 2 года назад
MashaAllah xppti nolosha haku wacnato runtii allah dartii ayan ku jeclahy ❤🌼
@كوين-ذ9ز
@كوين-ذ9ز 2 года назад
ي عمري اسمعت طلاق عين ما صلت علي نبي اللهم صلي علي سيدنا سلامات
@umihamza7584
@umihamza7584 2 года назад
Xabiibt culyska iska daa abayo xamila tahay Alh ku xafido❤️❤️🥰🥰
@faizahusnichannel1572
@faizahusnichannel1572 2 года назад
Fartuun abayo ducada ayaan kugu jeclahy mcnto adigana ajar Allah ka siiyo mcnto
@sagalsimanofficial8558
@sagalsimanofficial8558 2 года назад
fartuun happy wkusalamy igu salan habo cuweymir nadifo dhmntn Alle dartii idin jclhy ♥️
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 2 года назад
Aniga isku dabecadnhy markasta quran shida sidokle guriga inaan hagajiyo 🥰🥰💕💕
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 2 года назад
Mansha'Allaah tabaarakallaah aamiin yaa Allaah kuligeen rabbanaa macaana Jano InshaAllaah guuleysta oo Liibaana aamiin Jazaakallaah kheyran
@munaabdilaahi3879
@munaabdilaahi3879 2 года назад
Fartuun xbbti alle ha ku xifdiyo iga dabo gee nadiifa ma gabartadii baa kujogtaa masha allh fartun💋♥️
@aaminosibriye8835
@aaminosibriye8835 2 года назад
Masha allha walshey allha kula koriyo nabdne hakugu kala keeno insha allha
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 года назад
Masha Allah tuuney keep going move go forwards never look back
@aminaahmed5065
@aminaahmed5065 2 года назад
Mashaa Allaah hbbt sidaa ayaan kugu ogahay codkaaga waan jeclahay Allaah ku barakeeyo
@caashobashiir648
@caashobashiir648 2 года назад
😂😂😂😂wax ku faray farta dhexe miyaa sax
@saamiyasiman6202
@saamiyasiman6202 2 года назад
qur aanka waala dhageestaa ee laga matago laguma sheekeeyo allah nacafiyo
@nasrachannel2167
@nasrachannel2167 2 года назад
😢😢😢yaa rabi waa jimco ducada iga aqbal oo reerka iskusoo celi Anuu maba rumaysni arinkan aqalkii qurxoonaaa😂sawkaa madoobaaday
@faraxsan7486
@faraxsan7486 2 года назад
Aaamiin hadu kheyr ku juro allah isku so celiyo
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 2 года назад
@@faraxsan7486 amin amiin
@nasrachannel2167
@nasrachannel2167 2 года назад
Amiin yaa rabi
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 года назад
Abaayo quraanka hadan la dhagesanen lamaba daaro way fican tahay in guriga laga darto quranka lkn hadan dhagesanen iska dami only suggestion abyo
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 2 года назад
Waruntaa aby9
@faatumakhaliffaatumacadey4604
@faatumakhaliffaatumacadey4604 2 года назад
manshAlah tuuney cadey ilahay haku barakeyo rergaka
@nimcomuuse8844
@nimcomuuse8844 2 года назад
Jimce mubarak wllshy macn fatuun nadiifo cuwaymar farxad kunolada
@hafsahassan3984
@hafsahassan3984 2 года назад
Waxad tahay dhameys dumar dhaliil an laheyn 👸🥰❤
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 2 года назад
Masha allah abayo fadhida wa quxur kii hore kana ka quxur badan
@Haffyy
@Haffyy 2 года назад
Awlada allah kula koriyo Walashey Fartun cadey ♥️💯
@suleeqoabdulkadir6455
@suleeqoabdulkadir6455 2 года назад
Masha Allah tabarakaraxman abyo Ana kula midah ma jecli guri is dhexyal Ina ka tago Allaha nasiyadsho cafimad ka iyo xogaba Alxmdulilah Alxmdulilah
@anisohassan3605
@anisohassan3605 2 года назад
Masha Allah tabarikale my sis fartun happy keep going 💓
@umuatika8452
@umuatika8452 2 года назад
Masha alah ilahey ha ku cafiiyo abayo mcnto ❤️❤️❤️
@jamilojamo7030
@jamilojamo7030 2 года назад
Mashalah Alha ku hifadiyo
@kherjecel1705
@kherjecel1705 2 года назад
Masha.allah.horey.usoco.gadaal.hafiirin.inshaa.allah.alla.dartii.baankuu.jeclahay
@sacdiyomursal3585
@sacdiyomursal3585 2 года назад
Masha alaah alaha idin xafido dhamaantiin wll qaali hora usoco insha alaah waad guulaysane
@nasrosayidnoor1885
@nasrosayidnoor1885 2 года назад
Mnsha Allah abayo ilah haku fudadeyo mida kale gbr qalbi wangsn aya tahy hore u soco waliga gadal ha firinin dadka xumanta jcl ha u jwbin hdlkod 🤝
@sakariyeburhan2246
@sakariyeburhan2246 2 года назад
allha kulagarabgalo abyo afar indhood oo abshira allha kaadhigo inshaa allhu tclaa
@munacaday9267
@munacaday9267 2 года назад
Abayo mcn fartun sidan uga naxay furinkaga malaysan maysid walahi waxn ogaday walshay camal inaa tahay habenkii wan jifan wayay lkn wan huba inatahay gabadh farida o karti leh herkaad manta jogtana ada isgadhsiyay caqli lay yar o farsamo badan aya tahay rerkadana wad jeclaud wanad ku adkayd waxd diiday walhi wax yar maha noloshu kuma cisho abayaday mcn nin ki baxaya ba ha iska baxo wayo waxba kalamuu tagin awalba ada waxkasta qabsanaayy wana laga arka isbadla mantaba
@Elmi19792
@Elmi19792 2 года назад
fartuun awalba iyadaa gurigeda biilan jirtay nin ku inuu bilaa camal aha walo jeday haduu tagay waxba kalamuu tagin walhi hore usoco abayo mcn
@faisadahir4686
@faisadahir4686 2 года назад
Haa xabiibti aniga xitaa waan ka naxay aan caawino aniga xitaa intaan qof aqaanay waan udiray usaara dhahay adna dadkaa taqaan subscribe usaara dheh
@sulakahussein7962
@sulakahussein7962 2 года назад
Mashallah keep going my young sister we all love you iron woman strong 💪 woman love from you fellow woman please all girls and woman watching fartun let’s us support her for sharing her videos please if all woman stand together mens stop playing with woman’s life. Show you support please if you woman come on womens.
@hindafarah9663
@hindafarah9663 2 года назад
ماشاء الله ماشاء الله تبارك الرحمن اختي العزيزة الله يسعدك ويحفظك امين امين 🤲 💕❤️🤍💚👍
@maryan3892
@maryan3892 2 года назад
Masha Allah nadifo cadey waa talaabsatay good job
@sashahassan4032
@sashahassan4032 2 года назад
Fartuuney xabibt waxan rabay creamkaaga, scrub and cream body so yurub ku noolahay sideen ku hali karaa.
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 2 года назад
Mansha allah hooyadan yar waa in eynu dawa oo tagera sina wayo hada waa hooyo keliya ubad baa korima ka sugeysa waa inan share gareyna
@haboonjamal9976
@haboonjamal9976 2 года назад
Masha Allah family qurux badan. Allah haku garab galo inshallah
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
Odayga Reerka Allaha Soo Celsho Inshallah
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 2 года назад
Amiin amiin amiin ya rabi
@munamohomed9835
@munamohomed9835 2 года назад
Mnshallah Mnshallah
@shamsohajisidow7795
@shamsohajisidow7795 2 года назад
Tuney Cadey Masha Allah allaaaah Ku la qoriyo ubadkada
@ayaanhussein2046
@ayaanhussein2046 2 года назад
Xiliga markii gartid Allaha kuu fududeyo xabibti Mansha allaah shimee fdhiga sidaan uku dhigtay abyo
@mohamedaminsheikh4430
@mohamedaminsheikh4430 2 года назад
Abayo gariga ilma ayan kuso korsanay hada nahay rer qurbo wana anfacay MashaAllah
@sahromohamedahmed2106
@sahromohamedahmed2106 2 года назад
M.a abaayo ilhy haku barakeeyo noloshada farxadada ilahay waxan ka baryaayaa ilhay ha isku kiin soo celiyo adi iyo dumashigey 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Mashaa Allah fartun happy, Nadifo Baby cumeyir, jimce wanagsan❤️❤️
@faadumoaadan5967
@faadumoaadan5967 2 года назад
Aamiin aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲
@aminoosman7034
@aminoosman7034 2 года назад
Masha alah my sister 😘😘😘💯
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 2 года назад
MashaAllaah ilahey ducodada hano aqbalo abayo adigana sidokale aya ku rajenena nunhan alle haku cafiyo🤲🤲🤲
@fathumocali1143
@fathumocali1143 2 года назад
MasahAllah waye runtii fartun wan ku jeclk Allah scwt ku xafido wlalalal InsahAllah
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 2 года назад
Masha Allah ❤ fartuuni Allah haku xiftiyo abaayo horay u soco
@queennasracayush5789
@queennasracayush5789 2 года назад
Masha Allah abayo docoda ad no docesi wallah aniga sido kale marka an banaka adayo waxa jecelhy gurig wixi ka qaladan ina tosiyo oona unsi ku shido oo nalalka damiyo quran daro masha Allah wa wax fican m.a sister jijidoga iska dhaf adigo xamil ah kaman darad oo dhacdi deda kale camliyo aya tahy ok abayo ❤❤
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 года назад
Mashaalaaah abayo macaanto guleso inshallah 💯💯👌👌🇸🇴🇸🇴
@nagimagh8396
@nagimagh8396 2 года назад
mansha allah qaali hore usoco
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 2 года назад
mashaalah mcnto allaha haku fududeeyo aamin yaarabi🤲🤲🤲🤲 nolosha kuma ciisho❤🌹
@warsancadeeymohamed2473
@warsancadeeymohamed2473 2 года назад
Man sh alaaah abaaayo
@khadardeek7387
@khadardeek7387 2 года назад
Wlhi somalida cadow iyo xasidin waaye dhamantod.war guri marku dumo in laisku celiyo iyo duco ayu u baahan yahay.keep going iyo horay usoco lee umada ku lumiseen
@mowlethmohmeth2332
@mowlethmohmeth2332 2 года назад
Mansha allah
@shamsohajisidow7795
@shamsohajisidow7795 2 года назад
Masha Allah waa Ku jeclahay hadalkada macaaan Masha Allah abaaaayo ii so ducey muraaad ayaaa leyahy
@umcasuus894
@umcasuus894 2 года назад
Allah ku sahlo muraadkaaga
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 2 года назад
Masha allaah walal malawaxa markad dubeysan labada dhinac marka laga dubo kadib salida Mari markasu qurux yahay
@amanahmed244
@amanahmed244 2 года назад
Allah ha ku garab galo wlo qaali, is duceeyo wlo qaaliyaati dhamaantiin nabad qab ayaan idiin rajaynayo
@layladheeman9461
@layladheeman9461 2 года назад
Mansh alaah ale hakusharfo fartoon
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 года назад
Wcs tuneye masha allha tabarikllha allha hano cafiyo cumemar allhau aamiiin 🤲🏻🤲🏻❤❤❤
@haniali229
@haniali229 2 года назад
M.a abaayo gabadha an u xerno 200k insha allah
@ramiizahmed1001
@ramiizahmed1001 2 года назад
Maasha allah abyo horay soco
@khadramahamed482
@khadramahamed482 2 года назад
Masha allah keep going sister
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 2 года назад
Mashaallaah 🥰fartuun xabibti hore u soco
@umunashaad442
@umunashaad442 2 года назад
Masha allh
@ااانستيحط
@ااانستيحط 2 года назад
M.a sister routinekada markaa arko waaa ku farxaaa alx alla Haku barakeeeyo abaaayo igu qaaaliya
@Mariam-co2ve
@Mariam-co2ve 2 года назад
Nadiifo ada dhashay fartun kaso jawab
@najmaraage2760
@najmaraage2760 2 года назад
Wlhi samiyey isku debecad ayanahay isku magacna wanahay inkasto magaca sharcigeyga uso baxayo markan qoral dirayo horay usoco xabibti noloshu kuma ciisho
@halimacumar6683
@halimacumar6683 2 года назад
Asc aamiin aamiin adigana ilaahay ha kubarakeyo
@nadamuqtar6086
@nadamuqtar6086 2 года назад
Aniga waxan layaabay kariinkaan qofwaliba uu lasooboodayo shirkaddy sameeyso waakhi waa igarun
@nimcocumar8685
@nimcocumar8685 2 года назад
Maashalah
@xaawomyyuusuf6323
@xaawomyyuusuf6323 2 года назад
Maasha allaah
@keenali2082
@keenali2082 2 года назад
Allah kucaafiyo abayo Carurta dhan weyxanunsanyahiin cz of this cold weather
@raliabule7079
@raliabule7079 2 года назад
mashaallah abayoo
@nieshhsalat5539
@nieshhsalat5539 2 года назад
Inshllx aniga mar kuso raci dhono mr kaan imadhoo Nairobi
@ruqiyomohamed8698
@ruqiyomohamed8698 2 года назад
Amiin yaa rabi
@sunshine-kc5bl
@sunshine-kc5bl 2 года назад
Anika 1 kaaha xabiit mash alllha
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 года назад
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰 😍 💖 💕 💓 ❤ 🥰 😍 💖 💕 💓 ❤
@mazbaljam891
@mazbaljam891 2 года назад
Allha ku xifdiyo a abyo mcn 🥰🥰
@xamditarax5905
@xamditarax5905 2 года назад
Cream whitening miyaa
@mahirmanka9263
@mahirmanka9263 2 года назад
Mansha allah fartun Alle haku xifdiyo qali
@naadiinegeh4108
@naadiinegeh4108 2 года назад
Man sha alaah❤💪
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 2 года назад
MashaAllaah abaayo Allaaha kuxifdiyo
@imanibrahim6503
@imanibrahim6503 2 года назад
Mashaallah abayo keep going habo so barbar
@miimiissa8170
@miimiissa8170 2 года назад
Masha allah wllo inaka isku mida saa sameyna lkn tvga shidan ina ka tagto ka taxdir sameecad ana radio an koranto istcmlayn
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 2 года назад
Masha allah alle ha idin daaweyo quracda❤❤❤❤
@ilwadali4845
@ilwadali4845 2 года назад
Allha cafiyo baby gaa
@mariamaxmed1947
@mariamaxmed1947 2 года назад
Fartuneey abaayo mcnto tayaraha waweeyn hor aya lamariya qaladna haiarkin mcney❤️you
@sucdicadey1788
@sucdicadey1788 2 года назад
Masha allah xppti tuney cadey 200k com son insha allah😍😍😘😘😘
@hodanibraahim2070
@hodanibraahim2070 2 года назад
Abyo fartuun wan kusalamay wiilkeyga cuwemar kor ee kalin gal hbo
@abdirisaqyusuf1216
@abdirisaqyusuf1216 2 года назад
Fartuun abayo allha ku xifdiyo
@najuuomar2719
@najuuomar2719 2 года назад
Masha allah xabiibti keep going Nolasha kuma xumeyso 🙏❤
@fatimamohamed2567
@fatimamohamed2567 2 года назад
Masha Allah keep going my sister 🔥💙❤
@khadraindhauroon5474
@khadraindhauroon5474 2 года назад
Man shalaah horay u soco abayo mcn wan salamay
@raxiimrismi5049
@raxiimrismi5049 2 года назад
Tuuney I love you so much my sister keep going ❤️🥰💋
@muniirahassan664
@muniirahassan664 2 года назад
Abaayo tuunay waan ku jeclahay ee waxaa jiid jiideeso jooji plh
@hibaqhashi8584
@hibaqhashi8584 2 года назад
Masha Allah masha Allah amiin amiin yarabi
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 2 года назад
Mashaallha tabaraklha abayoyalo allha idi siyadiyo iswaheshada kitako hatako
Далее
SIMPLE MORNING ROUTINE BY FARTUN HAPPY
10:10
Просмотров 8 тыс.
EVENING ROUTINE FARTUN HAPPY
12:17
Просмотров 70 тыс.
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 55 тыс.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
MORNING ROUTINE KEENA IYO WAX YAALO KALE SOO DAAWO
13:25
EVENING ROUTINE FARTUN HAPPY
9:54
Просмотров 37 тыс.