Тёмный
No video :(

MORNING ROUTINE QURAAC QURUX BADAN AYAAN DIYARIYAY 

BALBALARKA OFFICIAL
Подписаться 231 тыс.
Просмотров 143 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 199   
@adnuushinanuur1160
@adnuushinanuur1160 Год назад
Hooyo Mcn oo dhimatay iigu ducee wll qaali😭😭🤲🤲
@Ismailibrahim43
@Ismailibrahim43 Год назад
Alllh u axariisto sxB SAWIR imaan allh i.Aga siiyo Dhamaan Hooyadena Aduun iyo Akhiraba allh u naxariiisto 👏👏
@nimcoxuseen3998
@nimcoxuseen3998 Год назад
Allha hanaxristo wall mcn hoyada iyo hoyaday iyo intii hoyodood dhimatay hoyo laan nolshu mcn malahn ilahow kuu naxariso hoyo mcn 😢😢😢
@najamanalka4600
@najamanalka4600 Год назад
ilaahey haunaxariiso hooyo insha alah
@habsobishar4028
@habsobishar4028 Год назад
Alllh unaxariisto amiin amiin yarabi 🤲🤲🤲
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Год назад
MaanshaAllaah noo soo kari caloolay ❤ waxaa u xiisnay Somalië macaan beer gaal ❤👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@jawaahir9473
@jawaahir9473 Год назад
Abaayo fartuun hadii aad cuneyso beer lagu macaba Shaah sababato ah beer ka waxaalga helaa mada loyaqana iron shahan waxuu kaa horistaga ironta jirkaada iney kasho Faiidada ayleydahey ironta Waxaa kamid ah 1:waxey noo sameysa hemoglobin wana protein lagahelo unugyada dhiiga cascas kuwaaso ka qeebqaato iney jirkeyno oxygen geyaan 2:ironta waxey kaqeeb qadataa inuu jirkeyno koro Fiiro gaar ah hadiii aad cunto beer waa in 1 saac sugtid kadib aa shah cabi kartaa Dadka markey dhiig la'aan kudhacdo waxaa loosooqoraa iney cunaan beer dad badan ayaa jiro oo shah kadaba Cabo kadib na waxba umatareyso beer kii lasoo qorey oo la lahaa dhiiga cas hasoo celiyo
@haniisha9642
@haniisha9642 Год назад
thanks❤
@allowikaalmeyofficialchane4488
Maansha Allaah. Abaayo aniga shaah ringi oo liin aan ku miirey aan ku Cabaa. Mahadsanid wllshey.
@qaliadan4952
@qaliadan4952 Год назад
Sax ana berka shah ku cabi jiray waxba ima tari jirin hda wan jojiyay wlh dhigayga wu isonoqday
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Год назад
Jawaahir jaawa jazzakum Allah sister
@zumayahonest133
@zumayahonest133 Год назад
Of course abyh lkn qofta usharxosid maxey cafimad ka taqana maba fahmoso waxa dhahoside
@khadijamohamed5402
@khadijamohamed5402 Год назад
Hooyo mcn oo dhimatay iigu ducee wll qaali
@SaynabTahir-ks9yu
@SaynabTahir-ks9yu Год назад
Allah ha unaxiriisto will qaLi
@sahrayusuf8137
@sahrayusuf8137 5 месяцев назад
sorry ilahowe unaxariiso hooyo
@SalmaAbdirashid-kl8jz
@SalmaAbdirashid-kl8jz Год назад
Mashllah 🌹🌹🌹🌹🌹
@AbuukarCade-ke5ej
@AbuukarCade-ke5ej Год назад
😊😮🎉❤😂😅
@ahmedhassan-um8et
@ahmedhassan-um8et Год назад
Masha allh
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Год назад
Ma sha allah Walal ❤️🌷
@KaltuunAxmed-cx6nt
@KaltuunAxmed-cx6nt Год назад
Faraxalki lee kaamaqan akhwaan
@khadijomohamed6152
@khadijomohamed6152 Год назад
Masha Allah
@xanansicid7457
@xanansicid7457 Год назад
Masha Allah 👍
@fatimasalad8325
@fatimasalad8325 Год назад
Mansha allah
@safiahassan3655
@safiahassan3655 5 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@user-ef1lv5qk7b
@user-ef1lv5qk7b Год назад
Cisman hakuhayne subxanalaah dheh
@sabuuxadaauud6862
@sabuuxadaauud6862 Год назад
Masha allah ❤❤❤
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Год назад
Fartuun ilmaha wax ma siin miyaa? Cismaan ilmahaa ka horeeya qaali thanks waad iga qoslisay😂
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
Maasha allaha
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 Год назад
Mashallah haddii caafimaadkaada ka fikireysid
@BaahiyeChannel1
@BaahiyeChannel1 Год назад
War Asxaabay soo wada baxa oo isoo booqda😢❤
@maahirabarrow7915
@maahirabarrow7915 Год назад
Vedio hda ayaa firsanaaye wxaana ogaady cismaan inuusan joogin 😅😅
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah ❤ fartun like waa diday you tubkada 😅😂
@samiiracabdi4556
@samiiracabdi4556 Год назад
Woooooow🎉 masha alllllllllh❤❤❤❤❤
@anisaabdle1272
@anisaabdle1272 Год назад
Caruurta udaranidaa fartuuney
@yunismuhidiin3489
@yunismuhidiin3489 Год назад
Mashaa alaahu fartuuney hirey usoco
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 Год назад
Naa fartuuney ilmha yaa ku dhaly abaayoy adiga cusmaan diamond hal cung lee isku dhasheen iga dab geey
@hudarahma2465
@hudarahma2465 Год назад
3wiil iyadu shashay ujogaa
@cabdishakuurdhunkaal-fi4je
@cabdishakuurdhunkaal-fi4je Год назад
Dad isla jooga hadana isku xiisaya😂😂😂😂
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft Год назад
Naa ninkan aad isku dalee iska dhaaf abaal kaga ma hayee ilmhada korso oo Hoyada biil ninba ku walataye
@user-duckchampo
@user-duckchampo Год назад
Subxanallha xiishoo abaayo
@ikraanxasan677
@ikraanxasan677 Год назад
Masha allh xbbti
@qaliquman4799
@qaliquman4799 Год назад
Fartuney xamar ayn usocoda icazum
@MaryanAxmed-lq5xr
@MaryanAxmed-lq5xr Год назад
Alaha u naxriisto
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 Год назад
Maschallah beer geel maxaa ka fiican ariga geelka ka fiican
@sahromohamed9198
@sahromohamed9198 Год назад
Haa abaayo beerka ariga dhiig dhiig waaye lkn geela qajac mcn waaye
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 Год назад
@@sahromohamed9198 Haa mashalah Beerka geelka aad ayaan u jeclahay lakiiin nasiib daro yurubtan malaga helo
@munas3659
@munas3659 Год назад
I Masha Allah allahu Barak keep going beautiful family❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@taaigaqeyre1976
@taaigaqeyre1976 Год назад
Suuro badnaa😂 fartuun
@hamdaamiira7085
@hamdaamiira7085 Год назад
Bas nag dheh fartuuneey😅😅🤣🤣🤣
@muxsinshabdikarin3030
@muxsinshabdikarin3030 Год назад
Samir iyo iimaan ilaah hakaasiyo
@fathiaabdi6493
@fathiaabdi6493 Год назад
Nadafada aya ka khaldaan wll
@asliaslifaarax6644
@asliaslifaarax6644 Год назад
Qeybta cismaanka jah😂😂😂
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Год назад
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
@sarhocali2945
@sarhocali2945 Год назад
Baarka saliida kayareey
@kadra825
@kadra825 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 CISMAAN CISMAAN WAXASA KACACSIIYA WAA JACAYL QASAB LAKUSORIIXAYO FARTUUNEY JACAYLKU WAA ADIIGA KALIGA EE DADKA BEENTA KAADA HANAWALIN 😂😂😂😂😂🎉❤
@blueblue5427
@blueblue5427 Год назад
Osman wale cunto uu jooga. Shaqo ma aado kaan😂😂
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Год назад
Masha Allah 🥰👍🏼
@nimcoxuseen3998
@nimcoxuseen3998 Год назад
Fartuney canjeradn cajiinka calosha yay san kaga dhagin si qadiifa udub gormee bislane snayba kuus kus utahe
@fardawsaaabdi3038
@fardawsaaabdi3038 Год назад
Uf ala Illaahow xayada hannaga qaadin naa hooy annaga waxan dhaqanka uyo diinta ka aradan hanagu soo duubin
@AishaOsman-uq8qc
@AishaOsman-uq8qc 9 месяцев назад
❤❤❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Cismaan xabiibi
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 Год назад
AR WALAA SHEEY LEE SAN WEEYNAA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@jawahirsheeqabuukar1901
@jawahirsheeqabuukar1901 Год назад
😂😂😂jaceylkaan qoor sagarada lagu haayo ayan layabanahay 😂fartuun adina waa isqasboosaa asna waa qasboosaa nagada yaqey xookaan😂
@xaawoluul2404
@xaawoluul2404 Год назад
😂😂😂😂
@shankaroonofficial6414
@shankaroonofficial6414 Год назад
😂😂😂😂
@iftinqurux7959
@iftinqurux7959 Год назад
Sax waye abayo mcnto
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Год назад
Dhandhaankaan wali madawasocotaa??
@anabali5298
@anabali5298 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HassanAli-gs2ls
@HassanAli-gs2ls Год назад
Cusmaan waa u kala kacday xasan top iskaaga dheeli dheeli jiray
@xawadagan698
@xawadagan698 Год назад
Fuufuu sidaa usameeneysid noosoo duub
@sacdiaqurux4078
@sacdiaqurux4078 Год назад
Fartuun daacadnimda ku jeclhy wax laqariyo mataqan😂nolow abyo❤
@maryanyusuf9104
@maryanyusuf9104 Год назад
Balbalrka maxad nagatusi canjeradada
@maryanali9833
@maryanali9833 Год назад
Masha Allah nice food 😊😊😊
@marishpea725
@marishpea725 Год назад
Midigta wax kucuna waxna kucaba bisinkiyeee
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 Год назад
Tan maxay ahed ?
@aishayuusuf-bi9yn
@aishayuusuf-bi9yn Год назад
Fartuun bazaars hasuuron habruahey😅😅😅😂😂
@amjanm4924
@amjanm4924 Год назад
Kaded waye wlhi adile ushaqe udadal baris radi alasey ber fel ugal aso jifo ukari waliba walwal gormo nag ka Ada marka walaley Gus ma udhimane cag so gado lacagta qadka ugu gade se adi shaqalo ku qabso haku so adegto ado jifo cuntadada haku kariso marka adiga neh shaqeso fakar lan hawenki neh is fare naya
@maxamuudmaxamed1663
@maxamuudmaxamed1663 Год назад
Waxa. Kasta. Wada. Hystaa miyaa. Bal. Baldhka. 🌝🌝
@user-cx1db9hp3r
@user-cx1db9hp3r Год назад
Ok😅😊
@maryamaalii4225
@maryamaalii4225 Год назад
Canjeradha wad xilmante weykagubate
@marzuqadan5840
@marzuqadan5840 Год назад
Faraxal ma jiro miyaa
@nimcomohamedahmed285
@nimcomohamedahmed285 Год назад
Ani hal sualaa qabaa fartun ilmaheda kale away
@quruxsan3304
@quruxsan3304 Год назад
Abahoda haysto mana ogala in ilmaheda lakulanto wu udidaya side iyada shegtay
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Год назад
Masha Allhh ❤❤ walshey fartun ❤❤❤❤
@hoodomaxamedxabado2098
@hoodomaxamedxabado2098 Год назад
Ninkaga waa cabto
@Huriwaa-ln3pg
@Huriwaa-ln3pg Год назад
Dhaadhaantaan yaa naga qabsado
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
Asxabta fartun balbalarka iso boqda
@shamisali4599
@shamisali4599 Год назад
😂😂😂astaqfurulah sefti iyo midiyihi miyaa udhiibtey fartuney 😂
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Год назад
Subxaana Allah beerkii oo ceyriin ah in ey faraha la gashay ey hadana canjeerada faraheeda la gashay. uuuuuuffff waxaas bacteria aa laga qaadaa ee nadafadda ku dadaal.😢
@fatimaabdi636
@fatimaabdi636 Год назад
Isku mela aragnay
@xaawoxuseen8104
@xaawoxuseen8104 Год назад
😂😂😂 ar adigana wax maba qarin kartid😂😂😂
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Год назад
@@xaawoxuseen8104 Weligaa runta ha ka xishoonin marka labaad walaashey aan bad baadinaayay wax xun ma sheegin.
@mjama7664
@mjama7664 Год назад
Cuthmoonow waku hiisay cuthmanow hawiiwi hada quracdan ma cuneythid 😂😂😂😂 wana wana washay balalarka
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Год назад
Dad isla joogo oo isu xiisaya😂
@fadumoibrahim9848
@fadumoibrahim9848 Год назад
Cuntada iska yarey fartuun 😂😂😂😂❤❤❤❤
@boqoradareerka1630
@boqoradareerka1630 Год назад
Ceeeb walasha cml waye ka xishow
@user-bk7ph2os4m
@user-bk7ph2os4m Год назад
Hhhhhhhh yaaaaaaap
@hoodomaxamedxabado2098
@hoodomaxamedxabado2098 Год назад
Doqonta eg 😂😂😂😂😂 anoo sheegin ninkaga hush😅😅😅😅😮😮😮
@caliiftin6370
@caliiftin6370 Год назад
Xali leeba isla jiifteyn 😂😂😂😂
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 Год назад
Wwwwww
@najaxcumar2695
@najaxcumar2695 Год назад
Waryaa waryaa maxa waaye
@xafsoahmed4311
@xafsoahmed4311 Год назад
Fuufuu maxaa balbalaarka
@tasliimdhaladboqortoyo619
@tasliimdhaladboqortoyo619 Год назад
Fartuun iskabulada xaqoda haalasiyo😅😅😅
@iftinqurux7959
@iftinqurux7959 Год назад
Wan ku jeclhy abayo mcnto Allah ku barakeyo abayo
@fahmohirsi3935
@fahmohirsi3935 Год назад
❤❤😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdallarasta5990
@abdallarasta5990 Год назад
ari muu soo qalaayey fartuuney hhh
@asmaqurux5272
@asmaqurux5272 Год назад
Ar suuradada naga dhaaf hee 😀🤣🤣🤣🤣
@umuamiira1418
@umuamiira1418 Год назад
In uu cayilo hadaa rabto balwada kajooji marq lafalafana sii
@shaamofficial9867
@shaamofficial9867 Год назад
Iney camiro hor talo wey ilowdey malaha cantuugadeda baxeso shaqo aa ma osmana shaqo ado ada koriyo ushaqeyo sidi ilmo yar loga fakara nimcu hesta shaqu ada dadka mala maqashina nin bayo ka dhacde shaqeyo noga dhigesa ada ushaqeyo
@maxamuudmaxamed1663
@maxamuudmaxamed1663 Год назад
Dhiigu. Kaaga. Mahe. Kii. Beerka. Wye. 😅😅
@jimcaaleyare4712
@jimcaaleyare4712 Год назад
lax
@FilsanficanFilsanfican
@FilsanficanFilsanfican Год назад
naa maxaa yar bisinke😂
@Najma98
@Najma98 Год назад
6:11 😂😂😂😂
@hodan3225
@hodan3225 Год назад
😘😘😘😘
@alhijramedia5547
@alhijramedia5547 Год назад
Cusman muxuu ka shaqeeya waaba yaabe
@sacdiaqurux4078
@sacdiaqurux4078 Год назад
Qala qalaaa😂😂wye hayeey
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 Год назад
😂aaway fufudi hee
@hoodomaxamedxabado2098
@hoodomaxamedxabado2098 Год назад
Naa saa tahay basasha ayaa la horeesiyaaa
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Год назад
Waad qaldantahay basasha waa loo dambeysiya. Fartuun si wanaagsan ayeey beerka u karisay.
@sarhocali2945
@sarhocali2945 Год назад
​@@ashaomar6719 haa sax wye
@hoodomaxamedxabado2098
@hoodomaxamedxabado2098 Год назад
Naa saa tahay
@hoodomaxamedxabado2098
@hoodomaxamedxabado2098 Год назад
Walhi marka ayi basashu bislaato ayaa laku dar berka
@hoodomaxamedxabado2098
@hoodomaxamedxabado2098 Год назад
Laku daraa berka na
@alishaaishaa2286
@alishaaishaa2286 Год назад
Qofka wax dubaya wax siya 😮
@hashimhashim4563
@hashimhashim4563 Год назад
Balbalarka canjeerada iska qamiiri
@hafsaabdulkadirmohammad3045
Wah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamuudmaxamed1663
@maxamuudmaxamed1663 Год назад
Baala. Baldhka. Is. Not. Easi 🤣🤣
@samiramohamedyarow8107
@samiramohamedyarow8107 Год назад
Iska dhimo hdi ay nolal ku yaalin
@calidaud6338
@calidaud6338 Год назад
Hhhhh 😂😂😂😂😂 malafaraxalahaayo miyaa
@haboonmaxamed2083
@haboonmaxamed2083 Год назад
Buraabur
Далее
Balbalaarka Oo Cunto Nigerian Karineeso Waali
10:20
Просмотров 58 тыс.
NOOOO 😂😂😂
00:14
Просмотров 14 млн
Behind The Scenes | HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA JIRTO
13:39
Balabarka oo malinte kowada ee ramdane afur sameyneyso
11:25
FARTUUN BALBALARKA OO BAABAJEEY LUGTA KA JIIDAY😭
13:53