Тёмный

Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 | 

Omar Inshar
Подписаться 158 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@TraderLii
@TraderLii Год назад
Codkaaga Hargab Ayaa Ka Muuqda, Caafimaad Taam Ah Al-USTAAD 🙏🙏
@sacdiyoaxmed-fg3ve
@sacdiyoaxmed-fg3ve Год назад
Cumar inshaaraw walaal waxaan rabay in aad mawduuc inooga soo diyaariso Qof qaangaar ah in kuriga lagu celceliyo qofkaas oo wali rag ah, walidka in ay ilmaha caayaan sidookale ma layaga yaabaa in ay saamayso kalsoonida nafsadiisa. Walaal arimahan inooga soo diyaari mawduuc, muhiim ayaan u ahay.
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Год назад
Cunagaga maa qoqay
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Год назад
hooy gurigaga joog walidkaga warkisa mqal 😅😅
@Shakureyy
@Shakureyy Год назад
20:58 Afkaga Caana Lagu Qabay Omar inshar 22:00 FANDHAL PODCAST TALADIISA DAAWA PODCASTS ARE THE BEST
@user-zh3uc1bc7w
@user-zh3uc1bc7w Год назад
خير كلام ما قل ودل Mahadsanida yaa ustaad Cumar
@XamseAbdirahmaan
@XamseAbdirahmaan Год назад
Nabi muxamed ku Sali scw ❤❤❤❤
@abukateiskudhuuq7366
@abukateiskudhuuq7366 Год назад
Scw
@Ahmedkhaiyr
@Ahmedkhaiyr 10 месяцев назад
Scw
@nuuxabdulgani
@nuuxabdulgani Год назад
The best journalism investigator omar inshar thanks 🎉
@user-or3ew6uw1h
@user-or3ew6uw1h Год назад
Thanks ustaad omar inshar muuqaal ahmiyad weyn xambaarsan runtii😊
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk Год назад
Allah hakaa jazai siiyo omar wll xalqadaha noocanookala noosoobadi❤
@abdisalamahmed6751
@abdisalamahmed6751 Год назад
Barnaamij aad u muhiima ....
@suhaybxasan7725
@suhaybxasan7725 Год назад
قال الله تبارك وتعالى:ولو بسط الله الرزق لعباده لبغو في الارض ولكن ينزل بقدر ما يشاء انه بعباده خبير بصير. Ilaahay waa khabiir isagaana u aqoon badan qaabka ugu fiican ee aadamihiisu u noolaanayaan
@xiyock2419
@xiyock2419 Год назад
Subax wanaagsan intii subax daawanaysa muuqalkan
@Gambol963
@Gambol963 Год назад
Wacan 🌞
@nasserdaauud8950
@nasserdaauud8950 Год назад
Asc:omar waxan ahay wiil dhalin yaro ah oo ku shaqeysta taxi waxa aan dhageesan jirey marwalba heesaha lkn marki an arkey podcast tiyada aad soo dhigeesid faiidada ey leeyihiin waxan iska daye inan dhageesto heesihii oo an ku badalo badalki heesaha an dhagesan jirey inan ka darto gadhigeyga podcast tiyada aad soo dhigtid heer ilaa dadka an wado ey kahelaan waad mahadsan tahy shaqo fcn ayad uheesa bulashada lkn inta fahmesa yar hadey ogan lahayen podcast tiyadadu faaiidada ey leeyihiin kumey bixiyen iney tiktok iska dawadan ani ahan teda muqaladada waxan kaqada dhiiri galin wlhi xitaa waxan ogadey iney samen kugu leyihiin waxa aad dawanesid wayo muqaladada markan dawado kadib maskax deda kama baxan oo ilaa waxaan is arka heer an ku dhaqmayo wixi an ka faa iidey jazakalah ❤
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Год назад
masha allah Risiqaaga Raadso Zxp ilaaheyna talasaaro.. Wanaaggana Joogtee bro dhallinyaranimada in wax lafahmaayi wet adagtahee dhallinyaranimadeenna alle heyna fahansiiyee bro
@hodanmoha4672
@hodanmoha4672 Год назад
Mshaalh nolol wanaagsan oo qurux badan baan kuu rajeynayaa
@axmedcaliismaaciil2422
@axmedcaliismaaciil2422 Год назад
يكون الحيوان خطيراً عند ما يجوع اما الانسان فيكون خطيراً عند مايشبع
@Halmaal202
@Halmaal202 Год назад
Omer wll waxan ka codsan laha 3 dan qodob haday macquul tahay 1. Barnaamij live ah 2. Barnaamij suaalo waydiin ah Iyo barnamijyadi geography ood soo celiso hada wabad iska dhaftan umalayn. Ad ba u mahad san tahay
@abukateiskudhuuq7366
@abukateiskudhuuq7366 Год назад
Iso duceeya wllayaal ☺
@xamdijaamac
@xamdijaamac Год назад
Maxaa kugu dhacay 😮
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Год назад
Ustaad cumar mahadsanid alaah kuxifdiyo
@user-wt8cc4hd9k
@user-wt8cc4hd9k Год назад
Wll Omar adoo mahadsan mawduuc ku Saabsan heesaha kaso Hadal Ani ahaan ma Rabo lkn dhalinyarada aad ayay u dhagystaan heesaha Go.aanka adaa Iska leh Hada aan qoraalka qorayo hooyo iyo ilmaheda tiktok igu agdawanayo maqaxi yar hees uun baana ka maqlaya waa cajiib
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 Год назад
Waa mawduuuc muhiim ah
@maxamedsiciid123
@maxamedsiciid123 Год назад
جزاك الله خيرا ❤
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 Год назад
Walahi waxad modaa inan jeclahay pood cast kastaaa woowwww 😊
@URCristiano117
@URCristiano117 Год назад
Mahadsanid ustaad
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Год назад
Cumaar uga mahad celi tarbiyadaada labadii ku dhashay waxa nasiib leh gabadha kuu dhaxi doonta iyo ilmaha aad aabaha u noqn doonto
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Год назад
Wll waa xaasle caruurna way ujoogaan ee ugu ducay wiilkiisa waxaa ladhahaa faysal yare❤❤
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Год назад
is gaad gaad diimeeysan😅
@saabiraadam4445
@saabiraadam4445 Год назад
waxaan rajeey nayaahabeen kasto xalqo cusob... ان شاء اللہ
@cabdiraxmaan5665
@cabdiraxmaan5665 Год назад
Podcast magaciisa horelee waaye🥰
@Bashir-fo7df
@Bashir-fo7df Год назад
Inshar waayadan yr sheekalow ayad noqotay mana xuma sheekada balse waxan rabi lahayn inaad naga yr macaanayso xoogaana aad ku dadaasho sources sheekooyinkana aad yr kala qaato si cashir looga qaato mahadsanid.
@Ahmedkhaiyr
@Ahmedkhaiyr 10 месяцев назад
Ustaad Thanks
@AbdiRashiidSHEEKHKOOFI
@AbdiRashiidSHEEKHKOOFI 2 месяца назад
ماشاء الله تبارك الله
@ahmedabdikadir5799
@ahmedabdikadir5799 Год назад
Mahadsanid wll
@saliimmuxamad7391
@saliimmuxamad7391 Год назад
really true 😮😢
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
jazakallahu kheir
@MiskiCumar-rc3gp
@MiskiCumar-rc3gp Год назад
Mansh Allah macalin cumar 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👀😎
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 Год назад
Bro walahi waxbadan oo faidaleh ayan ka faidna mahad sanid bro
@IsmailKhan-jy9mp
@IsmailKhan-jy9mp Год назад
Thanks ustad
@faysalaadam4832
@faysalaadam4832 Год назад
M.a wiilkaga isku magac baa nahy ustaad ♥️
@Bullale6
@Bullale6 8 месяцев назад
muhiimada uu tabinaayo podcasty-gan; 1- iska ilaali nasiinada 2-mashaakilaadka kugu dhaca illaahey uga mahadceli 3-noloshaada juhidiga ugu badan bixi 4-iska ilaali in aad tiraahdo adoo 20 jir ah waan daalanahay 5-iska yaree isticmaalka baraha bulshada inta aan ka tagey ku darso saaxiib.
@nasteexo974
@nasteexo974 Год назад
Mahadsanid wll ❤🎉😊
@roobleyaasin1981
@roobleyaasin1981 Год назад
Codkaga waxan ka dareemaya waxoga hargab ah inuu jiro
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Год назад
Waaaa Xaqiiqo Argagax leh Runtii Dee wll mahadsanid na waa Waxd nagu soo kordhisey e
@zakarriyejaahilduug3454
@zakarriyejaahilduug3454 Год назад
Omar Inshaar Wll Qali ah oo Qiimo badan Allaha KU SHARFO
@abdishakur5408
@abdishakur5408 Год назад
Jasakalah kheer ❤️
@abukateiskudhuuq7366
@abukateiskudhuuq7366 Год назад
Wll shukran
@Halmaal202
@Halmaal202 Год назад
Shukran wll qlli
@najlaboqoradamilaano
@najlaboqoradamilaano 9 месяцев назад
Adaa uxiseeyaa podcast yadaada guuleyso ayaan kudhihi lahaa
@maxamedmire1434
@maxamedmire1434 Год назад
Adoo hurdaa in kab wajiga lagaaga dhufto 😂
@ahmedabdirahman8299
@ahmedabdirahman8299 Год назад
Omar waan sugayaye ee noosoo gudbiso wll❤❤
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 Год назад
ustaadka hargabbaa kudhacay usoo duceeya
@gfdgxvchvhvngffg7268
@gfdgxvchvhvngffg7268 Год назад
Cumaroo wlhi adaa kuu tagelaa zxb
@MaxamedCumar-16
@MaxamedCumar-16 Год назад
Excellent
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 Год назад
inshaa allaah, Aada u mahadsantahay 👌👌👍👍☝🤲🥰
@AishaBadal1998
@AishaBadal1998 Год назад
Lion ❤ King ❤
@user-rx7ku8uy6q
@user-rx7ku8uy6q Год назад
from somalilnd Kala baaydh
@khaalidqandac8328
@khaalidqandac8328 Год назад
jazakallaaaaah kheyraa❤❤
@baashialimohamed129
@baashialimohamed129 Год назад
Diyaar waye ustad habeen kasta mid soo geli iyaddo tayada waxba iska badaleyn
@yoolaxcali681
@yoolaxcali681 Год назад
Ustaaad Omar waad mahadsantahy Lkn hal fariin ayaan rabaa in halkaan kuugu soo gudbiyo oo waliba laga haboonaa in aan halkaan kuugu soo gudbiyo lkn aanan garaneyn meelkale oo laguugu soo gudbiyo Wax kle maahan inta aad Ku guda jirta soo gudbinta podcastiyadaan waxaan kaa codsanayaa aniga iyo dhageystayaasha ila midka ah in aad Ka dhaafto wax Ku dhax cunida ama wax Ku dhax cabida inta aad program Ka Ku guda jirto maxaa yeelley waxaa dhumaya emotion dhageystayaasha waxaana halkaa Ka baxaya biyadhicii casharkaan oo aad u xiisa badan in EY is haleelaan podcast iyo dhageystihii loogu tala galley waa IGA rayi ustaaad raalina IGA how mar labaad maadaama aan kuugu gudbiyey meel aan habooneen
@ahmedgaaboow368
@ahmedgaaboow368 Год назад
tnks sir
@maryamocwahaabaadam8579
@maryamocwahaabaadam8579 Год назад
بس عندي سؤال احنا نعرف أن المجتمع يصير هيك وقت الغنى ليه سمو شهر الفقر يمكن ده المؤامرة من المaسونية . تذكرت أحمد الشوقي حين قال وإنما الأمم الأخلاق ما بقيت فإن همو ذهبت أخلاقهم ذهبوا
@Zeynii530
@Zeynii530 Год назад
Ustad omar kasoo hadal "Narcissist" oo ah xaalad Dadka qaaar laga helo mahadsanid ustaad
@PaploGAVI-uy7js
@PaploGAVI-uy7js Год назад
Excellent teacher ❤❤
@MoOsman990
@MoOsman990 Год назад
Adigoo rag ah ayaa tahay 😮 Qof dumar oo barakeysan micnaha kheyraadsan😢😂😅 from Omar inshar
@danter296
@danter296 Год назад
Podcasta wax waxbdan kafaa,idey wlly
@user-jn7rg5eq2b
@user-jn7rg5eq2b Год назад
Masha Allah Allaha kaajirsiiyo
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 Год назад
Waa wax fcn haben walbo so gali dadal wacn waka helay mowducan
@farhan_taffo
@farhan_taffo Год назад
Ustaad wn kusamay mahadsid
@haajibanaadir505
@haajibanaadir505 Год назад
wa mahadsantahy
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Год назад
Nebal Casimada : khadmandu Kaliya la jaaara : india iyo china
@nasrinasri-zg2tf
@nasrinasri-zg2tf Год назад
ogaansho edeb badana (waxaas)😁
@YahyeFaarax
@YahyeFaarax Год назад
Lagend always Lagend
@aweysabdullahiosman7807
@aweysabdullahiosman7807 Год назад
Alle kama marnoh hal sakin 😢
@YusufIssack-cb5xp
@YusufIssack-cb5xp Год назад
Thanks
@sagaaro12
@sagaaro12 Год назад
Thanks 😊
@dalbarasho
@dalbarasho Год назад
M.a ❤
@nuurdaacadchanal4989
@nuurdaacadchanal4989 Год назад
Team dhafar like
@CabadikarinMaxamdaibrahi-xj1ix
Waad mahansantahayy
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Год назад
Viva omar in shar
@bile-25
@bile-25 Год назад
#20:07🤣 Noloshii galbeedka halkaa baa u dambaysay
@IlyasSayil
@IlyasSayil Год назад
Good girl is lion king
@_cirro
@_cirro Год назад
cumarow sxb wax baan karabay fadlan xege kalso xariira bro
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 Год назад
Wcs walaal
@mohamedhaaji1989
@mohamedhaaji1989 Год назад
Qalad qalad qalad ❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌xawaywaanada waa lagu samayn karaa tijaabo Jir ahaaned balse lamaga gaarsiin Karo inay allahi abuurte Ku caasiyaan sida inay sanab caabudaan amay ay qoowmu luud noqdaan haku kadsoomin baaritaanada bugta ah ay gaaladu sameeyen wlalal cumar waxa dhulka Ku sugan oo idil waa kuwo Allah caabuda Bini aadanka iyo jinka ayaa lagu Kari la,yahay Allah u hogansama
@xaamjilibey6233
@xaamjilibey6233 Год назад
Wcs🥰
@URCristiano117
@URCristiano117 Год назад
👍
@nimcocali8414
@nimcocali8414 Год назад
kelmad kasta dhowr jeer ku cel celisaa si muuqaalka u dheeraado
@Aries22391
@Aries22391 Год назад
Dhalan rog aya ku dhacay dhalinyarada badanka dadka diinta waka tageen kuwa masajida kaga horeeya aya jira fikirka galbeedka aaminsan diinta booska labad ayey ugu jirta
@siciidomaxamud7282
@siciidomaxamud7282 Год назад
👂😘🌹💜
@gamessjr3228
@gamessjr3228 Год назад
De wayahe bal ka wrn dawaladi cumar binu casiis , barwaqadu wax xun maha
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Год назад
Waxay aheyd barwaaqo oo alla ka cabsi lajirto lakiin gadaashiis maxaa dhacay 😢😢
@FiANBulle
@FiANBulle 5 месяцев назад
Mahadsanid wlalal cumar inshar jiirka jahanama alla ha kadhowro wlalken ❤❤❤❤❤❤❤
@abdikariimmohammedahmed3883
Soo gali omer habeen walba
@CabdirisaaqMaxamed-xl4gd
@CabdirisaaqMaxamed-xl4gd Год назад
30:00 Hh
@mansamusa5923
@mansamusa5923 Год назад
Wlhy waa barnaamij cajiiba Tusaale ahaan haddey ragu masuuliyadooda dayacaaan dhibta ka dhalaneysa. iyo marka dadka wax helaaan in ay kibraan oo xataa qaarkood diinta ka tagaan waa wax dhacdana
@saidabdirahiim4608
@saidabdirahiim4608 Год назад
#3:59 Jiir ku biyi ma cabo
@axmedmaxamed1477
@axmedmaxamed1477 Год назад
Asc
@user-jb7zc7rf5r
@user-jb7zc7rf5r Год назад
Walal cumar arinta andrew tate iyo BBC kasoo hadal.
@iqromohamet2466
@iqromohamet2466 Год назад
Wuuka zoo hadly
@suldaanjamaahmed7869
@suldaanjamaahmed7869 Год назад
Waxan codsan lahaa maadaama aadan eddit ku samayn barnaamijkan podcast inaaad wakhtiga soo gaabisid inta badan dadku ma jecla video-yada dhaadheer
@yasinahmed2028
@yasinahmed2028 Год назад
Halkan maaha meelaha muuqalada yar yar lagu daawado waana kucusub thy umaleynaa soodhawaw, podcast-gan hada sidaan ayuu kuyar yahay
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Год назад
tik tok mahan meshan sxb 40mins waba ngu yartahay.
@suhaibahmedabdirahnmaan6747
shaqada xad dhaafka ma fiicno nasiinadana mafiicno sxb الساعة والساعة كما قال صلي الله عليه وسلم
@qorsheeyechannel6185
@qorsheeyechannel6185 Год назад
Waar meesha waxba kuma hysid waad fashilantay
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Год назад
😂😂😂😂
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Год назад
Adigaa meel wax ku haayo umada ka dhamaw wll
@kitjr2982
@kitjr2982 Год назад
Cumarow sidii uga hadashy darisle iyo wasaqdiisa Viewskaaga hoos ayuu udhacay Waxaad kasomaysaa muuqaal inaadan kagadli doonin waxyaabaha kusaasabsan dadka xunxun iyo isqabqabsi ((Talo walaalnimo)))
@abdikadirabdillahi4323
@abdikadirabdillahi4323 Год назад
Zxp aaa fikrad fiican laakin dhanka kale marka aan ka fiirino soomaalida dhanka xumaanta ayay u ordi doonaan oo dirisle ayaaa lagu dhaga hadlooyaa ayay dhihi doonaan marka dirislena aqli uu isku celiyo male markaas ayuu soo hadli doonaa marka ma dhamaanayo oo maanta dhan loolan oo kale ayay sheekada u ekaan doontaa marka inta daawado omer inshar ayaaa ka badan Ila faham wllka
@suldaanhassan7531
@suldaanhassan7531 Год назад
Thanks
Далее
Мама знает где все документы
00:21
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 539 тыс.
EDDIE PACER | FULL COMPILATION - 40 min NO STOP .
41:46
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04