Тёмный

Shidaalka Raganimada | Testosterone | Maxay Qasab u tahay in aad kor u qaado Hormoonkaan ! | 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 165 тыс.
50% 1

Hormoonka testestooroon hormoonka raganimada : hormoon dabiici ah oo ilaahay ku abuuray jirka ragga waana sababta loogu magacaabo hormoonka raganimada halka kan dumarka yahay istroojiin :
Dumarka uu jirkooda ku badanyahay tast.
90-95% hormoonkaan waxaa soo saaro xaniinyaha waana sbaabta ay muhiim u tahay in aadan xiranin buume kugu dhagan :
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

19 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 701   
@Abdirashid944
@Abdirashid944 4 месяца назад
1 like 1 push up 🙂
@khalidhamudofficial1005
@khalidhamudofficial1005 4 месяца назад
Ka jar
@Mohaa930
@Mohaa930 4 месяца назад
Comentiga Mar kasta waa arkaa nio isagoo frist one ah omar inshaar miyaa ilma ader tihin
@JagleCabdijagle
@JagleCabdijagle 4 месяца назад
😂😂😂​@@Mohaa930
@JimcaleHasan-ou3ox
@JimcaleHasan-ou3ox 4 месяца назад
WHAT MEANS TESTOtronE ?
@abdulhaqanwar8396
@abdulhaqanwar8396 4 месяца назад
Kajar hee 50+😂😂
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 4 месяца назад
Arnoo soo badi muuqaalada noocan ah inta igu raacsan like ❤❤
@ahmedmire7406
@ahmedmire7406 4 месяца назад
Macalinkaan ayay ilmaha barbar dhigayeen.🦁🇸🇴
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 4 месяца назад
haa walahi waan layaabey waxay isku agnoqonayaan wax iyo wax la aaan 😒
@cabdisamad3359
@cabdisamad3359 4 месяца назад
​@@KhaalidAbdi-cu3gk😂😂😂
@aliibraahim4538
@aliibraahim4538 4 месяца назад
Saziix
@user-oh6dk4wb9y
@user-oh6dk4wb9y 3 месяца назад
😂😂
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 3 месяца назад
aad i aad🦦😂
@walalmohamed
@walalmohamed 4 месяца назад
majecesha hay rasulka ina kusaliso salalahu caleyhi wasalam😊
@naciimoabuukar2014
@naciimoabuukar2014 4 месяца назад
Haa
@ibraahimsancho7815
@ibraahimsancho7815 4 месяца назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤
@ibraahimsancho7815
@ibraahimsancho7815 4 месяца назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤
@ibraahimsancho7815
@ibraahimsancho7815 4 месяца назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤
@junioriprahim4397
@junioriprahim4397 4 месяца назад
Haa
@Juujuule1
@Juujuule1 4 месяца назад
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn 😢😢😢😢😢
@abdourahimhassanabsieh8007
@abdourahimhassanabsieh8007 4 месяца назад
I can't imagine my life without this channel. How much this channel improve my life. Thanks Brother Omar inshar.❤
@user-tf3xl5rz9h
@user-tf3xl5rz9h 4 месяца назад
Greatest RU-vid of All time Time Ogaansho 💗
@mohammedalihoror1060
@mohammedalihoror1060 4 месяца назад
Haa wllhi m.a ilaahey hadeysto allah xafido🤲
@user-qe2yg8hv6q
@user-qe2yg8hv6q 2 месяца назад
Aad ✍️🤝 iyo aad ✍️
@derow17
@derow17 4 месяца назад
اللهُّمَ أجعَل رَمضَان سَبيلاً لأرْتِقَاء انفسَنا وتبدُل قلوُبنَا إلى خَير حال .
@tuuladaciyaaraha677
@tuuladaciyaaraha677 4 месяца назад
Ciyaal anan waxba laga faaiideyn marnaba yaanan la bar bar dhigin Aqoonyahan Cumar iinshaar oo markasta wax noo faaiideeya
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 месяца назад
Aad iyo aad
@Mrkadiir
@Mrkadiir 3 месяца назад
Aadan sahan 😢😂❤❤❤❤❤
@Amn09888
@Amn09888 3 месяца назад
​​@@Mrkadiir labadooduba waa legends waan ku xiranahy
@Baro25
@Baro25 4 месяца назад
Macaan gooyaha xusuuso oo nabigaaga ku salli, inaad nagusoo biirtana way na dhiirri gelinaysaa nagumana khasaari doontid idanka alle, nasoo booqo allaha ku sharfee.
@kheyre0293
@kheyre0293 4 месяца назад
Testosteroneka waa hormne cajiib markaad cadada xun samayso oo banaakaa iska saarto maalmahaas waxaad dareemaysaa liidnaan kalsoni daro in uu hadalka kaa soo buxi waayo lkn markad hal isbuuc samaynin hormonka hor buu ukacaa kalsoni in aad eye to eye xirir ah samayn karto.😂waa experience!!!
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 4 месяца назад
Legend wuxu kuso jabey noga shekaynayad tahay full experience 😅
@sharmakeyusuf-zi3rz
@sharmakeyusuf-zi3rz 4 месяца назад
@@shortsRecap4321😂
@Users-calinuur
@Users-calinuur 3 месяца назад
Legend nadareemi kara
@eeyeeydhale
@eeyeeydhale 3 месяца назад
wlhi waa ila araktay adigoo dhan cabsi xitaa hadii aad wax shukaansa jirtay xitaa waa naceysaa
@Amn09888
@Amn09888 3 месяца назад
Waa runtaa Lkn Cumar kuma uu soodarin arinkaa. Aflanta xunxun io siig.... Waa waxa koobaad ee hoos udhigaya hormoneka testosteron
@Luqmaanjaamacxaad-u3i
@Luqmaanjaamacxaad-u3i 4 месяца назад
Macalinka kaliyee ay dhalinyarada soomaaliyeed leedahay kaas oo kudhiiri galiya inay midoobaan dalkooda aydhistaan dhulkooda in ay iska ilaaliyaan waxyaabaha caafimaadkooda ilaaliyaan ❤❤❤❤❤❤❤
@XafsaApdirisak
@XafsaApdirisak 3 месяца назад
Really
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 4 месяца назад
"Ma fakhriyo shareecada ninkii faraqa haystaaye." - Ismaaciil Mire Ogaansho is Come back
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 4 месяца назад
Shareecadee ma fikirka xagjirka ah
@Mohammed.Moallim.H
@Mohammed.Moallim.H 4 месяца назад
​​@@mahamedmajor4679 Shareecadda islamka ayaa laguu sheegaye , ma waxaad rabtay in laguu tilmaamo/ lagaaga sheekeyo dhaqanka kuffaarta reer galbeedka qurmay تبا للك ولأمثالك😂
@yahyeburhan
@yahyeburhan 4 месяца назад
@@mahamedmajor4679 war niyahow ma shareeco kale baa jirta aan tan islaamka ahayn war kaad aaminsantahay ee reer galbeedku kuu qoreen baa xagjir ah alshabaabyahow
@keyow151
@keyow151 4 месяца назад
Gabayga magaciis
@zubeyrpro
@zubeyrpro 4 месяца назад
@@mahamedmajor4679hhhh xagjir yaa u taqaanaaa😂 ala mxey gaalo maskaxda ka xaday
@abdallaosman2729
@abdallaosman2729 4 месяца назад
I'm medical doctor , his statements regarding this hormone is totally true
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 3 месяца назад
Show us your certificate?
@zakariaaxmedhassen4202
@zakariaaxmedhassen4202 4 месяца назад
Testesrone wax badan baan ka sii ogaaday sida dhiiranaanta iyo risk taker inaad noqoto thanks Omar Inshar Ogaansho
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 4 месяца назад
Wuxu iga duwana yahay chanel kan wuxu wax usoo gud biyaa si akhlakh da aan khilaaf saneen sharecada islamaka viva omar in shar 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 месяца назад
Xaqiiq Bro❤
@anascraxmaan6548
@anascraxmaan6548 4 месяца назад
Erayada Qaarkood inaadan Kudhawaaqin Waxey Muujinee Xishood iyo diin الحياء من الإيمان ✅️✅️✅️❤
@JACAYLKAABBEJK
@JACAYLKAABBEJK 4 месяца назад
OGAANSHO BEST SOMALI RU-vidR
@mohamdduni1426
@mohamdduni1426 4 месяца назад
Ramadaan mubaarak kula caam 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌙
@CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh
@CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh 4 месяца назад
1 million subscribers inta ka horaysa eid da insha Allah coming soon
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 3 месяца назад
Qaabkaad usharaxayso iyo sidaad usoo diyaarisay waxaabad mooda inaad dr tahay , wXay kutusayzaa inaad waqti gelisay thanks bro keep it up from medical team
@abdala2225
@abdala2225 4 месяца назад
Nabiga kusaliya scw🎉❤❤❤❤❤
@user-kk8qv7cn1u
@user-kk8qv7cn1u 4 месяца назад
Scw❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 месяца назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@CandulaahiYare
@CandulaahiYare 4 месяца назад
Ku Sali nabiga scw scw scw ❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 месяца назад
Sallalaahu caleyhi wasalam
@mahadsalaad3227
@mahadsalaad3227 4 месяца назад
Ustaad ogaansho marwalpa qalbga kaga duceeya illahay cimriga hakuu barakeeyo
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 4 месяца назад
Ogaansho ka filo, barnaamijyo cajiib ah , waqti iyo aqoon la geliyey. Maansha Allah
@abdiwali4669
@abdiwali4669 4 месяца назад
Waan uxiisey wagii introgu ku bilaabanayay magaca OGAANSHO calaamada casna dhexda ogataalay xarafka O da sida hadaba ay tahay hoostana uga qorneed iftiinka ogaanshaha😌💥
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 4 месяца назад
Ogaansho is the best somali youtuber❤
@yonissayid6073
@yonissayid6073 3 месяца назад
Maanshaa allaah runtii cumar ishaar iyo chanelkiisa waxay umada somaliyeed ugu fadhiyaan qiima wayn oo wayn aad ayaad ugu mahadsantahay mudane
@yaaskayare4374
@yaaskayare4374 4 месяца назад
Omar inshar waliga guuleyso aaqiro and adunka waxa tahay guusha nolosha dhalan yarada waxa tahay 1 qofka yutubka an ugu jeclahay zxib❤
@zEv533
@zEv533 4 месяца назад
OgAAnshO is a backbone’s oF youth ❤😊
@BilleMaxameth
@BilleMaxameth 4 месяца назад
master knowledge always pray from the heart may God bless for you life❤
@giirecarab3365
@giirecarab3365 4 месяца назад
Move forward Mr Omer inshar.🙏
@carafaadduneed
@carafaadduneed 4 месяца назад
Omer inshar يا لك من افطل اشخاص تعلمت من العالم خاصةً من المجتمع ❤❤❤
@fuadamiir6785
@fuadamiir6785 4 месяца назад
Best youtuber al ustaad omar inshaar wax badan ban ka faaiday runti
@MahadAbdimohamed
@MahadAbdimohamed 3 месяца назад
Sxb Omer inshaar wlhy wax kasta oo nolosha ku saabsan waad sheegtay ilaahay ha nagu anfacee
@IdirisBashir
@IdirisBashir 4 месяца назад
Ustaad omar inshar guuleyso adun iyo akhriba dhirigalintada wad ku mahadsantahy mudane ❤
@HanadXuseenxasan-pk9fn
@HanadXuseenxasan-pk9fn 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad Omar inshar ogaansho 😊
@sabraayedesign
@sabraayedesign 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad Omar inshar waxyaabo muhiim noo soo gudbisaa mahadsanid
@shijo2055
@shijo2055 4 месяца назад
رمضان مبارك عليكم تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال يارب العالمين اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲
@brownyare9909
@brownyare9909 4 месяца назад
Omar inshar waa qof si quto dheer wax ugu shega dhanliyarada imka ila shan sano ku xidhanahay thank you 🙏
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 месяца назад
Aad iyo aad
@user-dm2cl1kl9y
@user-dm2cl1kl9y 4 месяца назад
Mahad sanid Macalinkeeyga Omar inshar❤❤❤
@user-ef6bc6gz8u
@user-ef6bc6gz8u 4 месяца назад
Macluumad wanagsan oo faaiido leh mansha allah tabaraka allah ilaahay hakaa abalmariyo geesi baad tahay HOREY U soco walalkayow ilaahay garabkaga ha ahaado marwalba
@mustafekullan4704
@mustafekullan4704 4 месяца назад
Ogaansho. Xog cilmiyaysan aad fahmaysid talooyin iyo tusaale bah leh well done sxb
@MowliidMouse-zh7un
@MowliidMouse-zh7un 4 месяца назад
Aad iyo aad ayad u mahadsantahay macalin omar in shaar Dhab ahaantii waxyaabo badan ayaan kaa faa.iday Allaaha kaa abalmariyo sida dadka walalahaaga ah aad wanaaga ula jeceshahay
@omarcabdiqaadir
@omarcabdiqaadir 4 месяца назад
1daqiiqo u horeeso nasheedo ramadaan kudar sxp editka inta bisha Ramadan laku jiro❤
@maxamedamiin3394
@maxamedamiin3394 4 месяца назад
Teacher Ogaansho❤
@fahiyemedia252
@fahiyemedia252 4 месяца назад
million subscribers halagu tuuro dhallinyaro @Omar inshar keep forward my teacher❤
@RamadanRam-gn1fc
@RamadanRam-gn1fc 4 месяца назад
Waad mahadsantahay wll كنت لا أعرف هذا المر شكرا على هذا الفيديو
@MoHariir
@MoHariir 4 месяца назад
Jazakumullah yaa akhii omar inshar❤
@khalidhamudofficial1005
@khalidhamudofficial1005 4 месяца назад
Ogaansho is the best🎉
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp 4 месяца назад
Maaaasha allaah wad ku mahad san tahay ramadan mubarak ❤️🇸🇴❤️
@xamzasheekhaxmedbaaruud
@xamzasheekhaxmedbaaruud 4 месяца назад
Mahadsanid walaal Cumar inshaar.
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee 4 месяца назад
Ogaansho always fii quluubinaa
@ShacaybCabdi557
@ShacaybCabdi557 4 месяца назад
Ogaansho in the best youtubers❤🎉
@omarcabdiqaadir
@omarcabdiqaadir 4 месяца назад
1daqiiqo u horeeso nasheedo ramadaan kudar sxp editka inta bisha Ramadan laku jiro
@MaahirMuhayb
@MaahirMuhayb 3 месяца назад
4 daqiqo e ugu horey malayacni bad nooga dhameysay, nin yhow mawduuc 5 ila 7 daqiqo qadayana bad 14 dqiq ka dhigtay. Waqtga noo tixgali
@abdinajahmahamoud
@abdinajahmahamoud 4 месяца назад
Masha allah fadlan soo badi ustaad wax badan ayaa laga faaidaya Insha allah
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 4 месяца назад
Teacher ogaansho ❤💯
@MohaawaliAadan
@MohaawaliAadan 4 месяца назад
FIRST comment love it
@SHARIIF721
@SHARIIF721 4 месяца назад
1M in shaa allaah ❤
@iamarmaan7930
@iamarmaan7930 4 месяца назад
Best youtuber ❤
@cabdallasamow6587
@cabdallasamow6587 4 месяца назад
Masha Allah Shukran walal Cumar inta aad inoo faaideysay💯💌
@ahmedromanio
@ahmedromanio 27 дней назад
Goat 🐐 ogaansho keep going on
@user-mx2nc8ep4f
@user-mx2nc8ep4f 4 месяца назад
Wcs, Alle ha ku barakeeyo ustaad, aad baad u mahadsan tahay, mawduucyada noocan ah inoo soo badi.
@Mo_hikam
@Mo_hikam 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad Omar.❤
@ShaRuu-xe1bz
@ShaRuu-xe1bz 4 месяца назад
Ogaasho the legend macalin nosoo badi❤
@saidabdallailmi1579
@saidabdallailmi1579 4 месяца назад
Waa muqaal faaidadiisa wata Thanks ustaad in badan
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 4 месяца назад
Ustaad cumar inshaar keep going ❤❤❤
@user-mt3kx7ut1q
@user-mt3kx7ut1q 4 месяца назад
Mahadsanid zxp cumar inshar noso badi muqaladan ookale zxp ❤
@hasanjaamacmohamedluuqah7490
@hasanjaamacmohamedluuqah7490 4 месяца назад
Mahadsanid ustaadkeyga omar inshaar ❤
@osamadaud9206
@osamadaud9206 4 месяца назад
Waad mahadsantahay wll Omar Inshaar jazakallah kheyra❤
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 4 месяца назад
Aad ayad u mahad san tahay ustaad cumar inshaar wax badan aya ka faaiday
@user-xs5hg5gc4l
@user-xs5hg5gc4l 4 месяца назад
Legend omar inshaar
@ShaficiKhadar-sx7ew
@ShaficiKhadar-sx7ew 4 месяца назад
Keep going ustaad omar
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 4 месяца назад
Well done Omar Inshaar moowduuc loobaahnaa ayaad ka hadashay
@Hanad111
@Hanad111 4 месяца назад
Weligaa hambo haku qancin ogansho said❤
@CabdimalikCumar-vu3rp
@CabdimalikCumar-vu3rp 4 месяца назад
Best youtuper ogansho ❤🎉
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 4 месяца назад
Mahadsanid cumar inshaar Runtii barnaamijkan waa mid caajiib ah oo aan waxbadan ka faaiidaystay
@user-wx7ph7fv7x
@user-wx7ph7fv7x 4 месяца назад
Best somali RU-vidr
@WllZaki-wk6ts
@WllZaki-wk6ts 4 месяца назад
Mahadsanid wllkey omar wealthy
@mubarikshoolad3772
@mubarikshoolad3772 4 месяца назад
My favourite youtuber🥰❤
@AbdinasirAhmed-mm8sk
@AbdinasirAhmed-mm8sk 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad inshaar waxbadan baa noo faaidey
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 4 месяца назад
Wll cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤
@zubeyrzubeyr506
@zubeyrzubeyr506 4 месяца назад
Thank you brother CUMAR IINSHAAR
@somalishow2180
@somalishow2180 3 месяца назад
Maasha allah aad iyo aad ayoow ii anfacay program ka mahadsanid cumar inshar 🫡
@shankaraaj
@shankaraaj 4 месяца назад
Ustaad cumar inshaar walaa laheen falstiin Aan usoo duceeno❤
@Realman1430
@Realman1430 4 месяца назад
Mashaalah this is very helpful brother tabarakallah🙏
@user-ex5cp8py1i
@user-ex5cp8py1i 4 месяца назад
Thanks my brother ogansho 🎉
@mustafecabdi-uk6su
@mustafecabdi-uk6su 3 месяца назад
OGaansho best soomalia RU-vid r❤
@user-lg2kd1wv6g
@user-lg2kd1wv6g 4 месяца назад
Omar inshaar waxaan dareemaynaa horumar dhinaca muuqaalka iyo sameyntiisa Isbedel cusub 2017 vs 2024
@ismalure-25
@ismalure-25 2 месяца назад
Omar inshar agtayda qiimo iyo qadarin weyn ayaad ku ledahay walal Mahadsnid💯
@SaredoChannel2024
@SaredoChannel2024 4 месяца назад
Guuliyso shiibaaadhkeena geliya omer Inshaar Allah aqliga hakuu daayo ishana haka dhawro❤
@Zbmf
@Zbmf 4 месяца назад
First waching
@user-eq3oi8gi8i
@user-eq3oi8gi8i 3 месяца назад
Best chanel in the world ogaansh
@user-dt6df9ps6u
@user-dt6df9ps6u 3 месяца назад
Ogaansho best youteber
@cabduweliorange5066
@cabduweliorange5066 4 месяца назад
Waa mahadsanthy ustaad , si wanaagsan baad usoo gudbisay mowduucaan
@mohamedabdikarin1552
@mohamedabdikarin1552 4 месяца назад
شكرا أستاذنا
@noname-gr1uf
@noname-gr1uf 4 месяца назад
M.a macluumaad muhiim ah. mahadsanid!
@user-sp1bj2ft8y
@user-sp1bj2ft8y 4 месяца назад
Muqaalkan xili aan ubaahnaay baan dawaday thanks omar inshar🔥
@Hamzik04
@Hamzik04 4 месяца назад
Mahadsanid Macalin omer
@culumoofficial4310
@culumoofficial4310 4 месяца назад
Ogaansho horey u soco wllkey
@Daahirsomali
@Daahirsomali 4 месяца назад
Notifications inuu isoo dhacay miiga dareeme ustd omar
Далее
فارماستان - الكرياتين
14:49
Просмотров 471 тыс.
ОСКАР И ДЖОНИ ПОДРАЛИСЬ 😳
01:00
Просмотров 313 тыс.
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56