Тёмный

Mucaaradka Jabuuti Oo Fashiliyey Sir Uu M/weyne Geele U Qariyey Heshiska Aqoonsiga Somaliland Awgeed 

Arabsiyo News
Подписаться 162 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

Mucaaradka Jabuuti Oo Fashiliyey Sir Uu M/weyne Geelle U Qariyey Heshiiska Aqoonsiga Somaliland Awgeed | Waraysi
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@NaasirMeecaad-hw5qz
@NaasirMeecaad-hw5qz 2 дня назад
Mansha Allah Wariye Cabdishakuur Haybe
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 дня назад
Wariye A/Haybe wariye jiira oo dacad uu ah garankiisa guulayso geesi garan
@abahoussein620
@abahoussein620 2 дня назад
Hala waasho ninku been ayuu sheegaya lakin waa muwadin sax ah . Cidanka bada ee ethiopia imika xagee joogan? Waa jabuuti. Cidanka bada ee ethiopia xagee lagu tababara? Jabuuti iyo sarakisha oo france taga .. marakibta Cidanka Ethiopia wadanka jabuuti lacag culus ayuu ka qaata ilaa marki 1985 imikana mudo badan ayaa dib loo bilabay
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 2 дня назад
Waad mahadsantahy geesi qaran arabsiyo news mucaaridka jabuuti waan soo dhawaynaynaa gacmo furan
@nimcocarab4774
@nimcocarab4774 2 дня назад
Mucaaridka jabuuti iyo muxaafidkoodu waa isku dhan
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 дня назад
Jabuuti ismailbey jeel ugu jirtaa subxanallaah
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring 2 дня назад
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉guuul iyo gobanimo somailand insha allah
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 дня назад
Reer Somalilandow Somalidu waxay ku mahmahda niinkan waxa jogga garan waxa so socda magarto marka mucaradka jabuuti yanay noqon qumbulad hadhow inaga inagu qaraxda leyno waxan arkayna Somali siday uu dhantahay in anay jececlayn wax Somaliland la yidha. Allow Somaliland cadawgeeda jabi.
@choukriali1710
@choukriali1710 2 дня назад
Walee waarun
@anabomar2491
@anabomar2491 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuuul insha Allah Somailland guuuuuul 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️
@SahalMohamed-iv2pb
@SahalMohamed-iv2pb 2 дня назад
Asc arbsiyo newso
@saidmohamed464
@saidmohamed464 2 дня назад
Macaaridka jabouti,way ka soo horjeedaan saldhiga,somaliland ka kiraysay Ethiopia,sababtu waxaa weeye dhaqaalihii,ay ethiopia ka helijireen ayaa dhamaan u soo wereegaya somaliland warkana wuu cadeeyey,inuu ka soo horjeedo.
@abahoussein620
@abahoussein620 2 дня назад
Hala waasho ninku been ayuu sheegaya lakin waa muwadin sax ah . Cidanka bada ee ethiopia imika xagee joogan? Waa jabuuti. Cidanka bada ee ethiopia xagee lagu tababara? Jabuuti iyo sarakisha oo france taga .. marakibta Cidanka Ethiopia wadanka jabuuti lacag culus ayuu ka qaata ilaa marki 1985 imikana mudo badan ayaa dib loo bilabay
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 дня назад
Somaliland guul ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 День назад
Waaar mucariid iyo muxafiiid jabuti waaa isku miid xasid bay ku yihin aqonsiga somaliland ❤
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 2 дня назад
Ok that good
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 2 дня назад
Kab iyo xaarked waa laysku tuuraa Jabuuti iyo mucaarid keeda inaga daaya
@husseinomar5942
@husseinomar5942 2 дня назад
Djibouti must leave Somaliland alone and not the opposite ❤ you from Kenya 🎉
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 2 дня назад
Xasankan mucaaradka jabuuti ah waxaad moodaa inaanu fahmin heshiiska somaliland iyo itoobiya hadaba heshiiskani waa sida heshiisyada caalamka ee dalalka aan bada laheyni uga kireystaan dalalka badaha leh marna mucaaradka jabuuti wey diidan yihiin heshiiska somaliland iyo itoobiya oo waxey ogyihiin in dhaqaale badan ay ku wàayayaan laakiin somaliland iyo itoobiya heshiiskooda wuu hirgalayaa dhowaan cidna u joojin maayaan insha allah ❤❤❤❤
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 дня назад
Il nous faut un changement peuple Djiboutien
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 дня назад
Mansha Allah PADD !! from saylac city
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 дня назад
Bravo
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 2 дня назад
Guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 2 дня назад
this gentleman 100% he very correct
@yurub5288
@yurub5288 2 дня назад
Reer jabuuti hadalka habar baa kaga dhacay
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 2 дня назад
Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 дня назад
Arabsiyo news❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salaxmaxamedcismaansalaxma2929
welcom guliyogobonimo
@youssoufdoualeh333
@youssoufdoualeh333 2 дня назад
Masha allah somali isku wada maqan
@abdigah5364
@abdigah5364 2 дня назад
Waar Ethiopia maraakiibteedu way jireen weligeedba waa maraakiib adduunka badeecadda u kala goosha waxaana ka mid dekedaha ugu muhiimsan ay ku soo xidhaan bedeecaddana kasoo dejaan dekadda Djibouti iyo marmar dekedda Berbera . Ciidanka badda Ethiopia wuxu saldhig ku leeyahay gasiiradda Lamu ee Kenya . Waa caadi in Saldhig laga siiyo Berbera amma deked kale وبالله التوفيق
@user-yr3fm2sf4u
@user-yr3fm2sf4u День назад
waa run in ay jirto jabhad abuureysa Jabuuti si ay ugu hanjabto gobolka Awdal Stay sidaas darteed waad fahmeen xaaladaha isa soo taraya ee ka dhigaya dawladda Jabuuti in ay khatar ku tahay qaranimada Somaliland.
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 2 дня назад
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 дня назад
C'est lui-même qui a fait cet article
@nourianeima4636
@nourianeima4636 2 дня назад
War kan maxaa ka kaley Somaliland badeeda iyada u xor ha . Waan ku fahaney ku dhe in aad u cabsoneyso cissaha lughaya . Ismaciil cumar ayuu ka sheekeynaya isaga ka khaayin San oo ka xaasidsan .
@choukriali1710
@choukriali1710 2 дня назад
Kkk isma dhaaman
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 дня назад
Geele maxaa laga baryaya. Dee muse Mucaradka Japuuti Hargaysa haku casumo. Marku soo cabdan hala dafiro. Maxaad ka hadlaysaa hala yidhaho😁
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 2 дня назад
yes Djibouti ruler Ismail he is Mafia person
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 День назад
❤❤❤❤❤❤
@Hamza_is_the_best_ever
@Hamza_is_the_best_ever 2 дня назад
Xayawaan Jabuuto M/Siyaad Bare.Ayaa Xoreeyay Dawlad Somaliyana Asagaa u dambeeyay.Taariikhda barta
@ilyasmaal1545
@ilyasmaal1545 2 дня назад
Asc xariye, wareysiga maxaad ugu kalagoysay ?
@ahmedgoryahmedgory
@ahmedgoryahmedgory 2 дня назад
Broacaster what is 15 for u asking questions ?
@HindaAaden
@HindaAaden День назад
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 дня назад
Waa runtiisa xasan gurguurte iyo ismaaciil cumar geele ayaa iibshey bada iyo dhulka soomaaliya
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 дня назад
Dalkan Somaliland wa Wadan xor ah, 1960kii qatey Xornimada kana qatey Dawlada ingriiska, kadib waxey isku biren koonfurta Somalia, nasiib daro lakin wa lala garan wayey Somliland tasi oo walib xasuuq lagu darey, hadb somaliland halki ay danteedu gasho wey galeysa Madaxweyne Biixi, waanu ku raacsaney heshiska u la galey Dawlada Itoobiy ee MOU❤
@IbrahimXuseen-rc9ho
@IbrahimXuseen-rc9ho 2 дня назад
Jabahadi Furud ha lol yedho
@Hakammed
@Hakammed День назад
Hadii ay dhacdo Xata Djibouti inaan Dib U Heshiino Waa in Mucaaradka Djibouti Hargeisa Xafiisyo ay Ka Furtaan Ku Darso maaha Mucaarad Qori Sita Kaliya Mucaaradka Djibouti EE Qalinka Sita Waa inaan Keena Xaqaasna Way inagu leeyihiin
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 2 дня назад
Dalka jabuuti NAFTA ha loo huro sida ugu dhaqsaha badan
@mowliidshire3335
@mowliidshire3335 2 дня назад
Xassan di macquul ah ayuu u hadlay..waanu ku mahadsan yahay.
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 дня назад
2:09 2:15
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my 2 дня назад
Qow laysotadu ha inaga dhacdo
@user-yr3fm2sf4u
@user-yr3fm2sf4u День назад
waxay khatar ku noqon doontaa jiritaanka shacabka iyo dawladda Somaliland
@youssoufdoualeh333
@youssoufdoualeh333 2 дня назад
Allaha ni baabiyo wa sida aad doonaysane
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 дня назад
Ilahay idaankii waxaad nala jeceshaya rabi kugu koob
@nuramurshid5565
@nuramurshid5565 20 часов назад
oo hadana somaliland mucaarid ku ah
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 2 дня назад
Sxb si fiican u fahan SIYAASADA jsld oo wax Ka faa'iidaysta
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 2 дня назад
Ciisihii bakhtiga hiigi jiray iyo haqay midgaan baa leh 😂😂😂😂
@Ugbaadkoshin
@Ugbaadkoshin 2 дня назад
Kani mucaarid mahaa waa Kuwaa ma feedhaha jibuuti kursigaa ku ilaaliyaa Ama Dantaa Gaara bay isku hayaan ta guudna way ka midaysan yihiin Canfarta mucaarid dhab Ah Ee KUSOO casuum
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 2 дня назад
Kanoo kale inaad waraysatid ma ahayn wariye lamanaad doodin maxaa kaa siya?
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 2 дня назад
Jabuuti dhaqalaha inmanats ayuu kawad xunyihin
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 дня назад
Ha la soo dhaweeyo mucaaradka jabuuti, soomaaliya way bilowday dagaalkii ay la geleydey Somaliland, hub iyo ciidan ayaa loo soo dhiibey Ahmed karaash, ciidanku waa ciidkii soomaaliya
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Insha Allah waynu guulaysan kuwa gacan sareeyana waynu noqon
@ayaanbeautyshot7636
@ayaanbeautyshot7636 2 дня назад
❤❤❤❤w
@ahmednur2922
@ahmednur2922 2 дня назад
Keligii taliye geele
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 дня назад
Xildh.ina batuun.wuu.beeniyay..taasina waxay u egtahay in uu yahay zafiir jabuuti.ufadhiya hargaysa
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 2 дня назад
Maandhaw maanka djiboutiyaanka wakaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa iska caaac
@Abdi-jn6pd
@Abdi-jn6pd 2 дня назад
Ismaël Omar ha nolado abo nohay maxan couna ha nagousideyn
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 дня назад
Ismail down 👇
@aliwaays3501
@aliwaays3501 День назад
Dikteererka 30 sano umadiisa cabudhiyey, waa kaligii taliye, 20 sanoo danbana inuu fadhiyo ku tala jira. Waa sheekedii afweyne ee halkuu afweyne marey isagana mariya.
@ahmedsaed-jr6rh
@ahmedsaed-jr6rh 2 дня назад
Why don't you ask that Somali president Hassan sheck offer Ethiopia to settle down in Somalia water if it is risk of Ethiopia base in Hobiyee port and more , it that no risk for Somalia as well
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 2 дня назад
Huurdaye adiiga ayu ka dheex tosay Sacad Muuse waxba ka tii ah niinka waraysanayso iska soo huubi
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m День назад
Afsomali ba ma garanayo ninkaan habaataqaya. Meesha waxba kuma hayo ninkani waxa uu ku hadlayo ilma yar baa dhaama. Bern umbu la meeraysta. Cid wax ka dhegeesata ma jirto. Wax micna ma soo kordhiyo hadal kiiso.
@ilyasmaal1545
@ilyasmaal1545 2 дня назад
Somalidu wa dad Muslim a. Gormay midowbayan? Illahow u gurmo
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 2 дня назад
Maxaan kuu fahansiiney geele na fahansii ku dhe tobanka saldhig ee qobada yaree jabuuti uu fahisiya halkan waa somaliland
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 дня назад
Muuse difaacii dalka wuu dayacay doqontaa xunee afka dheerle markaasaa dhankasta laynaga soo galay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Muu dayicin cadawgaa badan oo meelwalba aanu ku yeelanaye Adur adur taasuu leeyahay
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 2 дня назад
Guul Somaliland Waar macangaga jabuuti dadkiisii iyo dadkii duniduba way naceen imikana tuu ku goayay ayuu faraha la galay
@hassenfarah8233
@hassenfarah8233 Час назад
Kani waa qayramasuul ku caanbaxay khiyaano Qaran iyo shisheeye kaalkaal. Adeer wid iyo wir baan ku dhahnay.😂😂😂😂😂
@NajmoIsmaciil-ox6xj
@NajmoIsmaciil-ox6xj 2 дня назад
Hhhhhhhhhhh
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 2 дня назад
😂😂😂😂😂
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 2 дня назад
RIDA NINKEDA MAXA LAWAYADIIN GEERIDI HABARTI MA OGA😅😅
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 2 дня назад
Dadkany haukhadan iney dhamaan guelle siasadaa iyagaa aliffaa washeko an saal iyo raad lahayn waxaa u kashekeyan gorwalbaa.
@shabeel7467
@shabeel7467 2 дня назад
Diktatarada markay gaadho mudo dheer waxa ka luma jihada siyaasada waanu isku qasmaa sida mujrimkii Afweyne ee marna Maraykanka xidhiidhka u jaray kadibna Soviet Union kii hore taas oo sababtay markii u riday dagaalkii 1977kii Somalia ciidankeedu wuu ku guuleystay dagaalkaa laakiin waxa jabisay siyaasadii Afweyne isrogroga badnayd waxaana dagaalkii dhinaca Itoobiya soo caawiyey Soviet Unionkii Cuba, Yementii shuuciga ahayd markaa maanta Ina Geelle asaasaqii siyaasada ayuu galay oo waakaa Somaliland oo waxba ku samayn uu dagaalka ku bilaabay taas isaga u daran.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 дня назад
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa waxa xaqiiqada ah inaysan dawladda ethiopia marnaba lama aamini karayo inay soo gasho berriga iyo badda somaliland.
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 2 дня назад
Been badana waraabuhu
@youssoufdoualeh333
@youssoufdoualeh333 2 дня назад
Muwadin miskiina unba loo wada tashanaya
@youssoufdoualeh333
@youssoufdoualeh333 2 дня назад
Ninki muuse iyo ismaciil aya iskuxumadey aaminsan haka foojignaado falcelintiisa
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 2 дня назад
Maxa qaylada keenay Xasan Gurguurte iyo Ismaciil Cumar Geele haday ogaayeen ? Waxba kama jiraan bay ila tahay. Madaxweynaha ka foray marku tegay Ethiopia o calooshu labada kaso dhacday😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 дня назад
horta waxaa runtu tahay somali oo dhan ayaa ka cabanaysa dhulbahante waa cabadijireen imikana somaliland ayuu jabhad ka sameeyay !!!!!!!!!!!!
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 дня назад
Hadalka Gudoomiyuhu waa Run. Saldhigaa Itoobia hadday hesho xoog bay ku haysan doontaa.
@MohamedElmiElmiHassan-pv2hm
@MohamedElmiElmiHassan-pv2hm 2 дня назад
Ce Monsieur c est un menteur
@s.tafare5219
@s.tafare5219 2 дня назад
Anigu waxaan u fahmay sedexdaba muuse ina cumar geel xasan sheekh, in markii hore arintan laga midaysnaa ,sedex dilaal ,laakiin markii danbe muuse isku rogay dan gaar ka fushaday isagoo doonaya hal dhaxa laba shinbirood kuwada dilo ,laakiin ismaail iyo xasan iyagu waxay eeganayeen lacagta dilaalka ,halkaana la isku seegay ,program kana waxaa soo tax taxay ina cumar geele.
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 дня назад
Rer jabuti mucarid iyo Muxafid wa wada Caqli doofaar
@NajmoIsmaciil-ox6xj
@NajmoIsmaciil-ox6xj 2 дня назад
Aabihii. Idooroow ma nacdeen
@user-hu1xr4sj3j
@user-hu1xr4sj3j 2 дня назад
HASSAN CHER vs avez tort Somaliland n'a aucun droit ni opportunité de signer quoi k se soit pq ce ne pas un ETAT SOUVERAIN et PROCLAME .Hassan CHER votre politique devint amer et défaillant .
Далее
Stray Kids <ATE> UNVEIL : TRACK "Stray Kids"
01:28
Просмотров 856 тыс.
WAAR Dag Dag Ah
36:41
Просмотров 484