Тёмный

Mucaaridka Jabuuti Oo Ka Hadlay Khilaafka Somaliland Iyo Jabuuti Xogo Badana Soo Bandhigay 

Hamze Hariir
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Mucaaridka Jabuuti Oo Ka Hadlay Khilaafka Somaliland Iyo Jabuuti Xogo Badana Soo Bandhigay

Опубликовано:

 

6 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@f.warsame1069
@f.warsame1069 16 дней назад
Allah Beeeeeen Badaaana Yaa. Xaaaaaaaasid
@Aden-ej3ep
@Aden-ej3ep 15 дней назад
Med,sakhran qabili
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 16 дней назад
Waa cawaan kuwaan
@user-fc6mc8pi2b
@user-fc6mc8pi2b 16 дней назад
Ethiopia will never reverse from MOU. It will reduced cost of port fee in east Africa and improve economic growth in east and south Ethiopia.
@Aden-ej3ep
@Aden-ej3ep 15 дней назад
Cilqabe issak,mes sakhran Adz,qabiliya,med sakhran
@user-fg2fw9jk5f
@user-fg2fw9jk5f 15 дней назад
Kkkkk nin weyn waa ciilaash
@Qalanbawi
@Qalanbawi 16 дней назад
Xagan ka dawada
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 16 дней назад
Waxan cawan ka ah ee nagtida cayaya dee cawan kiinaweya ila nimca Jamac
@Aden-ej3ep
@Aden-ej3ep 15 дней назад
Cilqabe issak,mes sakhran
@user-fc6mc8pi2b
@user-fc6mc8pi2b 16 дней назад
All this fighting couse economic interest. Somaliland never believe djubti and Moqadishu, they well kown if somaliland recognized, it will become economic center of east Africa.
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 16 дней назад
Alle ku qabeytuuug
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 16 дней назад
ooyaaye Ayaa la yidhaah
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 15 дней назад
Maxamed Abiib baa ugu daacadsan reer Somaliland waayo isagu haddii uu xataa jabhadda la sheegayo ku biiro wuu sheegayaa, waa kaa sheegaya in passport la siiyey, macnaha waxaa weeye djibouti haddii ay ii baahato waan u shaqaynayaa. Laakiin qaar badan oo Ismaaciil pp siiyey baan run ka sheegayn. Weliba kuwa hadda lagala noqday Pp ga maxamed Abiib kuma jiro.
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c 16 дней назад
Sheekada "hooyooyinka" ha ku soo dhex darina! Waa maxay "Khadra" & waxan aad ka sheekaynaysaan?!
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 16 дней назад
Jabuuti dagaal iyadaa ugu nugul siyaasadna somaliland lama ciyaari karto mucaaradkeeda waxaa balana haday inay somaliland kaga soo duuli doonaan haday kibirka joojin weydo jabuti
@garsoore4146
@garsoore4146 16 дней назад
War waxaan camal ha ka dhiganina . Ninkan iyo kuwa kaleba wey ku saxsanyihiin iney siiyaan Passeport. Haddaan anagu siin weyno itoobia iyaa siin markaana somaali uu adegsan.
@AnasCade-of7ci
@AnasCade-of7ci 16 дней назад
Qadro muusa ka gardaran hadaba idhageyso Aniga kumac3ysono qadro dakada kabuuti sherka Ugu weyn qadra Leh maxa saneysen ithopia dakad siinay hadabo qadro shaqadeda ayey qabsatay xiriirna iidinjartay shekada wa sida qofki gardaran Muise iyo qadro adigo nosheg
@saiddjamahassan3622
@saiddjamahassan3622 16 дней назад
Wax murti ah ku hadla
@mhassan0163
@mhassan0163 15 дней назад
Nin qudha oo run sheegaya oo aan wax cadaawad ah u ahayn Somaliland baa jira, Somaliland ictiraaf ma haysato balse xornimo ayey haystaan
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 16 дней назад
Kuwasha xabagla yashi ciise
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx 16 дней назад
Haday'reer'yihiin'isaaq'land'sidaad'adigu'sheegaysid'siduu'barkhad'batuun'todobaatan'kun'oo'codugsoobaxay'xageed'kawaalantay??
@saiddjamahassan3622
@saiddjamahassan3622 16 дней назад
Tolkayoow markaad sidaaso kale u hadashiin waan idiin xishoodaa walahi runtii dadka kale ee somalida kale ahi markay idin dhagaysraan way idin la yaaban yihiin waayo adigaa is caayaya waa nasiib ...siyaasad ma garanaysiin sorry
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 16 дней назад
Yaab pasport jabuuti waxba maaha pasport jabuuti na maaha waa mid ducument fufudayn sadex sano ah maaha dhalasho yaab dee iska celiya jabuuti Waligiin ma Qaylin yaab bal ninkaa weyn eega waa dad waalan hadal gudaha.. Wax iska dhiciya gala.. Yaab..
@mhassan0163
@mhassan0163 15 дней назад
Adigu miyaanad Ciise Land ahayn, miyaadayn Somali diid ahayn adigu,
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 16 дней назад
Gabayada hadrawi dhagaysta ciisow ,waxaydun ka barani dictator tactics uu isticmaalo ee uu cimri dherarka ka dhigto, in uu dadka mashquuliyo, oo uu abuuro dagaalo sokeeye.
@saiddjamahassan3622
@saiddjamahassan3622 16 дней назад
Waar hadloo bal hadal murti le oon iniga qaadano keena nimanyohow,,,walahi meel nin siyaasi ahi maray weligiin maad arkin waayo hadalkiini baa noqday islaan baa sidan ah iyo macno daro ,,,,lakin garaadkiinaad hadlaysiin kkkkkk
@jamalskp7280
@jamalskp7280 16 дней назад
BAL BEENTA INA ABIIB DADKA KA DHAADHICINSYO EEG WUXUU KU LEEYAHAY MU ADINKA OO 10 BAADAABOOR SIDAA U SITA YAAB MA CURUURBUU U SHEEGAYAA KA WARAYSANAYA AYAA KA DARAN SIDEEBUU HAL.NIN 10 BAASAABOOR U SIDAN KARAA XITAA DAD UMA QAADO KARO QOF UUNBAA LOO OGOL YAHAY BAASAABOOR OO FORM BUUXBUUXINYA
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 16 дней назад
Macarid inuu sodhisayo hhhhhhhhhh ismaciil
@nafisaabdishideh1752
@nafisaabdishideh1752 16 дней назад
Cise waa cawaan waar nacasyahaw amus yaa idin imiday jaloux malade
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 16 дней назад
Beenaal ninkaa sheeganaya xildhibaanka waa in dalka laga qabtaa oo sharciga la mariyaa
Далее
They got a Golden Buzzer 🤣✨
00:46
Просмотров 14 млн
They got a Golden Buzzer 🤣✨
00:46
Просмотров 14 млн