Тёмный

"Muda xileedka Madaxweynaha waxaa ka harsan Sanad iyo dhowr bil,Madaxweynaha waxa ---- 

Somali cable
Подписаться 354 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

"Muda xileedka Madaxweynaha waxaa ka harsan Sanad iyo dhowr bil,Madaxweynaha waxa uu u baahan yahay in kor wax loogu sheego,
Madaxweynaha iyo Madaxda Maamul Goboleedyada waxa ay ku heshiiyeen in Dalka la joogi karo doorasho la'aan"

Опубликовано:

 

2 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 Месяц назад
Xasan sheekh dalkii wuxuu ku celiyay 1960kii ka hor. Shalay waxaan arkayay dowladii oo talyani la dabaal dageysa. Imarat iyo Kenya iyo jabuti ayuu dalkii gacanta u galay😥🇸🇴❤️
@TechSiyaad
@TechSiyaad Месяц назад
Mahadsanid xildhibaane, waxaad soo baxday ninka keliya ee Xasan Shiikh runta u sheegi kara, dalka inuu meel khaldan ku socdo waa lawda arkaa, kuna soco saxida nidaamka dawliga, Alle haku barakeeyo.
@user-xr2nv5rv9p
@user-xr2nv5rv9p 2 месяца назад
Xildhibaan CC waa runtiisa kenya waxa ka socdo real state ka kasocdo iyo lcagaha waalan waan yaabanahay run ahaantii
@Gmaaad
@Gmaaad Месяц назад
Waa run waxa u ka hadlaya xildhibaanka
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Месяц назад
Waa run
@findheofficial621
@findheofficial621 Месяц назад
Dowllad meel fiican maray ayaa laydiin dhiibay ee musqul ayaad kadhigateen Dowlladii. Waa rajo beel dalkani
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 2 месяца назад
Wax dowlad la odhan karo oo maanta jiraa majirto meeshiiba waxay noqoty shirkad aan aqoon xishood io karti lahyn
@Ismaaking
@Ismaaking 2 месяца назад
Alle Aya uu maqan Somalia
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Месяц назад
Alla run badanaa waa siyaasiga kaliya ee somalia aan maalinba shaadh xidhan Nin rageed garab waayay
@Abdirahmanismail-wg3go
@Abdirahmanismail-wg3go 2 месяца назад
Legend
@hassannurrashid9208
@hassannurrashid9208 Месяц назад
Masha Allaah my prdt mr abdishakur I am from garissa county
@Olad44
@Olad44 2 месяца назад
Ninka waa wadani
@user-of3xj8pk2i
@user-of3xj8pk2i 2 месяца назад
Waa xaqiiq
@cabdulqaadirahmed2565
@cabdulqaadirahmed2565 2 месяца назад
Waq ninka kaliya ee runta ka hadlo Lakin dadka caadifada qabiil heyso ayaa neceb kuwa hada joogi runta ma jeclo xasan dhiiqo waa kaligii taliye qabiil garbaha ka taagan yihiin Lakin waa inta doorashada laga gaaraayo
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Месяц назад
Ccshakurow armaad sidii xassan aad macaarsd afmacaan markuu xilka qabtana aadanba kii ahayn
@MrSultaan99
@MrSultaan99 Месяц назад
CC WARSAME WAA TILMAAMAHA KHALADAADKA WADANKEENA KA JIRA, ASAGOO AAN KA GABAN INUU SHEEGO KHALADAADKA KA TAAGAN DAWLADKASTA OO HOGAANKA HAYSA. MUSUQU WAA KHIYAANO QARAN, OO KA SOCDA VILLA SOMALIA.😊😊😊
@axmedhhashi428
@axmedhhashi428 Месяц назад
Adeer maxaan kaadhageysanaa soo ninkii shaley matihid
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 2 месяца назад
Waa runti nollow
@saja9892
@saja9892 Месяц назад
Guryaha dawladaha deriska laga dhisayo iyo moolasha waa in labaaraa cida leh xaaraan xalaashaada haku gadan
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 Месяц назад
Madaxwayne la garan waayay
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Месяц назад
Ogoow mucaarad wanaag sameeynaya kama soo hor jeedo laakiin Soomaali waa ka gudubtay mucaarad joogtaa oo jug jug meeshaafa joog ah shacabku ha taageeraan dawladda si ay uga gud baan jabter 7 i yo siyaasi dantiisa.fiirsanaya guul dawlad nimo ayaa na anfacda
@user-wj1ju9ze2h
@user-wj1ju9ze2h Месяц назад
Ismadhaanto iyo dhashaad adigan waa ka sii ladataa
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 2 месяца назад
Xasan nadhaf
@MaxamedCumar-sx8gt
@MaxamedCumar-sx8gt Месяц назад
Cimrigaada ma waxad ku dhameysaneysaa mucaarad iyo calaacal aqoontaada waa lagu qasaaray wllh
@axmedculusow1906
@axmedculusow1906 2 месяца назад
GEESI BAAD TAHAY ISBEDEL WAA MUHIIM.
@user-oy2hu7jb9r
@user-oy2hu7jb9r Месяц назад
Ninkaan waa madaxweyne
@keykey2594
@keykey2594 Месяц назад
Abgaal iyo habargidir Xamar yaa leh?
@Yaasmiinkhalidsido
@Yaasmiinkhalidsido Месяц назад
Ina cabdishakuur maaloo doorto hogaanka dalka anagii dhibaato baahsan ayaa nagu heysata dalkaan xaga nolosha ayagiina waakuwan lacagta dalka ka gurayaan dalal shisheeye la aadaan ayagoo dhac baahsan wada ALLAA noo maqan
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Месяц назад
Wa hg waaa mamnuuuuuc inay mw noqdaaaan Iyaga iyo og
@m0-libaaxamaanta789
@m0-libaaxamaanta789 Месяц назад
Guuleeyso runtaa ka hadashay
@MahadSheikh-yj7hw
@MahadSheikh-yj7hw Месяц назад
Hasan Shiiq Dowladiba Waxu Nursery Nairobi.! Hadu Doorasho Doorasho qaban waayana Villada ha isaga Guuro
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Месяц назад
Cc Shakur iska amus 15 cod😂😂😂xuquq malhid😂
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 2 месяца назад
Walee xildhibaanku waa nin ragg ah oo runta aan ka gaban laaluush io waxaazna aan qaadan sida kuwa kle ee xildhibaanada ah ee hadana kitaabka lagu dhaariyey waxaa cadaaana waxa uu ka hadlay oo dhani inay maanta sida qoraxda umuuqdaan
@abubakarabdulkadir5200
@abubakarabdulkadir5200 Месяц назад
C/raxmaan hadalkaaga oo dhan waa run, lkn sarneeb ayaad ku dhameeysay, waxaa ka sii fiicnaan laheeyd inaad si toos ah u tilmaantid khaladaadka dadka ku Caan baxay mahadsanid
@zucdiabdi4560
@zucdiabdi4560 Месяц назад
Cc xasan sheekh tuug weeye ilahay ka ha ka qabto
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Месяц назад
XASAN SHEEQ NINKAN AYAA BURCADNIMADA BARAY
@AbdullahiUpduch-yc6pv
@AbdullahiUpduch-yc6pv Месяц назад
Xasn sheikh adiga doortey sxb
@saja9892
@saja9892 Месяц назад
Dadku dawlad bay ugu yeerayaan laakiin waa rag ganacsi iyo dhac meesha u yimid kaaf iyo kaladheeri dadkaan waaloo jeedaaye ninkii soomaaliyey isdaba qabo intaan dalku faraha ka bixin
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd Месяц назад
WAFICNAN LAHAYAD HADAN CUQDADOOLE AHAYN MADKALAHADHAN MARKI HORE TOLAYEY KAXABXABAYA
@user-tf5hi7yn8b
@user-tf5hi7yn8b Месяц назад
Siyaasigu goorma run sheegaa? Waxuu run sheegaa marka uu dhaleecaynayo siyaasi kale
@osmansharif9607
@osmansharif9607 Месяц назад
CC shakuur weligiisana xildhibaanimo dhaafi maayo, maxaa waalaayo, xagee loogu dheganyahay, maalin waliba nac nacda uu haayo.
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Месяц назад
siyaasada waxaa uu ka bartay qeybta mucaaradka waxaa uu inkirsan yahay inta uu xasan sheeq qabtay😂😂😂
@hhiqoslaaye
@hhiqoslaaye Месяц назад
Mar hadaan nuka cunayna dhib maleh waxaa darneed cidkale inay cuntee adeer nasa cidwalba hadiidine
@libanomar9769
@libanomar9769 Месяц назад
Dowlada buuqa kada mr 15 cod sedhu farmaja ku kufsanay yan lagu kufsanine
@haniaden2700
@haniaden2700 Месяц назад
Tantadi miyad ka wayday xasan
@difaacqaranka8896
@difaacqaranka8896 Месяц назад
Wadanka Ha Dhisma Adinka Ayaa La'idinka Waayey is Eed Eed Maxeey Taraysaa Waa Yaab
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o Месяц назад
c/raxman cabdi shakuur wuu iska hadlaa wuxuu hada iska dhigaa qof aan aqoonba ulaheen xasan sheeq hadii shacabka soomaaliyeed oodhan yaqaaneen xasan sheeq in uu qorshihiisa marna aan kujirin looguna baran inuu dal iyo dad wax uqabsado hadafkiisa keliya dhul boob hanti uruursi safar aan xad leheen oo halkii safar uu xasan kuboxo shacabka lagu dalaco nus milyan doolar xasan oo shacabkii bartay idinka magaraneeynin miyaa inuu tuuk kuwa ugu waaweeyn uu kamid ahaa xasan idinkaa shacabka qoorta ugeliseen adiga sheeq shariif qeeyre maanta calaacal muxuu nootaraa
@Qanciye123
@Qanciye123 Месяц назад
Ninkani waa nin waalan
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 2 месяца назад
Ini Cabdi Shakuur waakii Farmaajo laga dagaalamayey maantana waa qaylinayey qabyaaladana waa kii ka shaqeenaayey
@AdenismaelIgal
@AdenismaelIgal Месяц назад
Wasxaquiq
@farhansaed6705
@farhansaed6705 Месяц назад
WADANI DHAB AH SIYAASI RUN AH AQOONYAHAY WARKIISU CAD YAHAY NINKII DALKA IYO DANYARTUBA U BAAHNAAYEEN GUULAYSO RUNTA HA KA DAALIN KU ADIN GOOR WALBA MADAXWEYNAHA MUSTAQBSLKA 2026
@user-zy2mu2iw5e
@user-zy2mu2iw5e Месяц назад
Qaaqle ma qayluu wadi
@xuseencabdi4841
@xuseencabdi4841 Месяц назад
Wallee dawladnomo somali waa ka fog tahay wax shacab ka naxayo ma jiraan sidee shacabka lacag looga sameeyaa ayaa loo fahmay dowladnimadii gaar ahaan canshuur xad dhaaf ah noon xisaab lahayn ayaa jirta waxaa dhiman oo kaliya in canshuur madixii nool laga qaado allow kuwan Naga soo gaar
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o Месяц назад
Xasan sheeq xukunka inuu kutaajiro isaga iyo reerkiisa ka goan mana dhergo qorshihiisa xiga qof walbo ayaa ujeeda in inta cimrigiisa kadhiman inuu dalka iska dhuuqo sidii cumar geele ulataliyey wadadiisa ayuu kusocdaa anigoo kale noqo ayaa layiri iska dhuuqa xaaraanta adiga iyo caruurtaada sidaas darteeda wuxuu kabilaaway inuu xildhibaanada laaluusho oo uu dastuur sidii uuraway uqortay 2 sedax xisbi oo isaga diiwaan gelinaaya oo unacnacleeya 3 maamul goboleedyada inuu bedelo kuwo kawaha uqaada inuu keensado sidaasi darteeda wuxuu usameeystay gudigii madaxweyne maamul goboleedka udooran lahaayeen 4 kii madaxweynaha oo kusheegay qof iyo codka isagaa magacaawday kuwo wax isla xadaan isku soo duuduub somaliya malamid noqon kartaa sida cumar geele uu jabuuti xooga ugu heeysto oo jabuuti dadkeedi oo ah labo qawiil oo degmada kaaraan aanka weeyneen 2 maamul goboleedyada maka caqli yeryihiin 3 madaxdii kahoreeysay oo si sharaf xilka ugu wareejiyeen maanta maka yeelayaan anaa xoog kuhaaysanaayo awood ciidan ayaan kumaquuninaa beesha caalamka oo awood kuleh somaliya maka yeelayaan riwaayadiisa waxaa kuu soo baxaaya quut aan jirin inuu qoryo uguranaayo in shacabka maalin walbo ay xisaab uhayaan inta maalin uhartay oo qasab waajib muqadas ay tahay inuu teendhadii aado isagoo duleeysan sharaf daran duli ah uu kategi doono wixii uu umada kadhacayna maalin laxisaawi doono aduunka korkiisa aaqirana rabi ka awaal marin doono
@jamaljamal-gq8cv
@jamaljamal-gq8cv Месяц назад
Hadaa oynee 😢tuug ba tahaye 😂
@NoorAhmed-tn1vs
@NoorAhmed-tn1vs Месяц назад
Qofkaan waa xanuunsan tahay
@sahraabdi143
@sahraabdi143 Месяц назад
ninkaan ma na waalayaa sow Xasan ma ahayn ino adeerkaa aad adigu xukunka wax ka saartey, Xasanoow gado Somalia
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Месяц назад
Abdiraxman waataad farmaajo iyo fahad yaasiin baalaha karifaayay kaxaaxaabi adeeraw calaacalka iyo catawga nagadaa
@abdiwalifooje1644
@abdiwalifooje1644 Месяц назад
Runta idhaha kasaar
@keykey2594
@keykey2594 Месяц назад
Ninkan waa nin ragg ah oo aan baqin, raggana iska dhicin kara, una qalma madaxwayne oo ka fiican xasan garguurte, deni iyo farmaajo. nasiib xumo somalidu ma dooranayso sababto ah waa habargidir oo somalidu waa necebyihiin qabiilka habargidir.
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 Месяц назад
صدقت وانت كذوب
@user-vl6ke2og5p
@user-vl6ke2og5p Месяц назад
Ninkii bada gaday ee laga soo dhiciyay. Waaba la iloobay miyaa Qaainul wadan hadoow jiro waa cc shakuur. Kuwaa leh waa wadani
@maxamedwarsame267
@maxamedwarsame267 Месяц назад
Adigu sowdigii farmaajo lahaa ladamaalama goormad saxsantahay m Mark nin ilaalinaya somali iyo dadkeeda iyo hantideeda misemarkaad qabyaaladii aad xasan kukee tay wado
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 2 месяца назад
Haye haye yaba idin garey idinku barlamanka ahaa la idindhacoyaaa😂😂😂😂
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 Месяц назад
Laftirkaaga waxba madhaantid, aaway lacagihii abaarta, Adiga iyo kuwii XSM keenay ayaa danbiga leh. Diintiini hada kahor ugaftay, Dalkii iyo dadkiina waad khiyaantay, isma dhaanto ayaad tihiin. Farmajo akhiro inuu kuudiro ayee aheed mar hore. Waligaana hal misa laba cod oo isku qabiil tihiin kabadan heli meysid.
@waheliye9427
@waheliye9427 Месяц назад
Mudane mawaxaad naleedahay xildhibaanada dantooda yey kashsqeeyaan, anaa kashaqeeya danta guud. takale cadaalada aad ka sheekaynaysid waligeed nama soomarin meeshu waa afrika dadkaaaga dhinac karaac ustaad
@user-vp3nd5lv8w
@user-vp3nd5lv8w Месяц назад
Iska ooy iskana caaytan lax yahay
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 Месяц назад
In cabdi shakuur taankaan ha lagu tijaabiyo waayo tookadaan habargidir baa leh shakuur waa geesi tuugna ma aha ciladiisa waa qabyaaladeyste somalida kalana og ma aha wax walba unukaa leh marka - aayway doladii ina farmaajo idiin dhiibay abgaalow imaanka ala idin ka qaad aryaada ma mareexaan oo gado qalan dagan maa ka gaaja badan tihiin wuxuu mareexaan ka xishoodqy maxaa u baneysateen xaa waaye musuqmaasuqaan
@AbdullahiUpduch-yc6pv
@AbdullahiUpduch-yc6pv Месяц назад
Hadana adiga oynay fuck
@abuukaralixasan8365
@abuukaralixasan8365 Месяц назад
Dabal Masersan,ahaaa,jaahil,ayatay,iska,amus,wa,lahadlaa,Lakin,sidas,Loma,Hadlo ,m,weyne,dalxureeye,guul
@adenabdirahman360
@adenabdirahman360 Месяц назад
Saa xiibo awoodii somaliya ee aduunka waxaa lumiyey unc 34 kalorier waana kufaxa sneede ee hada calaacalka daa
Далее
Harris slams Trump at her first presidential rally
17:25