Тёмный

Mujaahid Axmed Mire ayaa Daaha ka Rogay Arimo badan oo qarsoona 

SAAB TV
Подписаться 501 тыс.
Просмотров 173 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 604   
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 года назад
Mujaahid Axmed Mire! Naftaada yaad dalkan iyo dadkan u hurtay ee ilaahay ha ku xafido. Aniga iyo dayarta reer Somaliland, Abaal aanay kuu gudi karin ayaad noo Samaysay. Ilaahay ha ku xafido mujaahid. Axmadow taageer demuqraadiyada dalka. We always love you.........
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 года назад
Isaga iyo maxamed kaahimba.abaal.ayaanu.haynaa
@faadiyaree1864
@faadiyaree1864 3 года назад
Waar habar yoonisey ku soo beadlela xiro ina mire
@bilana289
@bilana289 3 года назад
@@faadiyaree1864 Waaryaa doqon baad tahaye afkaga Ciro ka jeedi Ciro maadigaa soo doortay bedelka ma shaadh aad dukaan ka iibdataybaa
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 года назад
@@fuaadamaan2621 Marka fardaha laga hadlo, maxa dameerka uso agg eryaysa!? Axmed Mire niin uu qalma so agg dhiig. Ina kahiin waxa la odhan jiray geenyo shaximaan dagalki meel qudha kamu dagalamiin .
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 года назад
@@faadiyaree1864 Cirro waa ninka idin kaga cabadiyay! Lionel Messi ga siyasada Dr. C/raxman Cirro . Muse balodh hbr toogtee si badila, badalu!!
@abdikarimismail6431
@abdikarimismail6431 3 года назад
Mansha Allah axmed mire,,,sidaas ayaad sharaf ku ledahay cidii wax garad ah,, xil na uma bahnid,, ee xil ilahey leeyahay baad haysas,,,ilahey sidaad tahay hakugu xifdiyo
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 года назад
Axmed Mire Maxamed Nuux Alle haku daayo cimriga hakuu barakeeyo nabadaa maanta ragii dhaliyay baad ahaydee ❤️❤️🙏🏼
@cabdilahifarxa
@cabdilahifarxa 3 месяца назад
I😂
@mubarikvivasland676
@mubarikvivasland676 3 года назад
Yaa Rabi yaa Cirro Noogu bedela ina Mire Viva SNM Viva Somaliland Viva Mujaahidiinta inta noo,l intii dhimateyna Illaahey ha u Naxariisto Aamiin..
@بسيطياكلسلطع
@بسيطياكلسلطع 3 года назад
Ciro waa Lixle 😎😎😎😎😎✌️
@bilana289
@bilana289 3 года назад
Mubarik Viva Sland Ciro maxaa loo bedelayaa maadigaa doortay maxaa kaa galay
@monitoryourhealth1042
@monitoryourhealth1042 3 года назад
Nin adag dheh wallee Axmed mire waa alle aqoon dhab ah
@mubarikvivasland676
@mubarikvivasland676 3 года назад
@@bilana289 Waxaan aaminsanahey inuu Ina Mire kaga Haboon Yahey, kana Daacadsan yahey, Somaliland na uu uga Lexejeclo badan yahey, kana Mudan yahey weliba... Fekerkaasaan qabaa anigu. Dad badan oo kalena wey ila qabaan fekerkan weliba. Viva Somaliland
@bilana289
@bilana289 3 года назад
@@mubarikvivasland676 Ciro adigu soomad dooran shaqana kuma lihid gidaarada jiidh Viva C/Rahman Ciro Viva Axmad Mire Hawl kuu taala maaha
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 3 года назад
Mujaahidku ma hadal badna lkn taariikh ayaa ku duugan Axmed mire maxamed nuux حياك الله
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 года назад
Axmad mirow adigaa ka nasiib wanaagsan kuwa xilalka qabtay ee xoolaha ummada ku tagrifalay guryaha cadcad ka dhistay . Kuwaa sun baa ku maqan adiga ka nolol nadiifsan. Allah haku barakeeyo
@qaali4589
@qaali4589 3 года назад
Ina mire ilaahay ha ku xifdiyo cimri barka leh iyo camal saalixa ah wa ragaanu dhiigooda ku hurudno alaah ha idin xifdiyo intiina nool aamiin
@ahmettyasin3941
@ahmettyasin3941 3 года назад
Tariikh anan hore umaqlin tusaale yaal wax badan iga badalay ayan caawa kordhsaday mujaahid axmed mire allow cimriga ku barakee
@garaadabdi5768
@garaadabdi5768 3 года назад
beenawaas beenawaas kale jirin
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 3 года назад
Axmed Mire Maxamed Taariikhdii runta iyo sharafta snm oo qof Rabi haku Barakeeyo
@engabdurashiid9371
@engabdurashiid9371 3 года назад
Mujaahidka Axmed mire waan salaamayaa waxaan leeyahay Alle cimriga ha Kuu dheereeyo
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 года назад
Axmed mire you are role model
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 года назад
Muj. Axmed Mire Maxamed Nuux.. Alle SWT ha xafido oo ha dhowro waa nin hadal cad,run sheeg ah oo daacad ah .
@apdiaziizapdilahi2128
@apdiaziizapdilahi2128 3 года назад
Mujahid ahmed mirr wa taliyihi guud ee snm wana talyihi kaman dawsta ugu sareyay cidanki hore ee somalia Mantana waa abaha somaliland❤💬💚
@MrMohmus
@MrMohmus 3 года назад
Khayr iyo xasanaad ilaahay ha ku siiyo. Axmed Mire cisi ku nooloow oo cidna uma baahnid oo aan Ilaahay ahayn. Wixii ilaahay kuu qorayna waayi maysid Adeer. Khayr ku nooloow if iyo aakhiraba
@aminayassinehussein8123
@aminayassinehussein8123 3 года назад
Mashalah mashalah mujahid Ahmed mire noolow illahay cimiraga ha kuu dheereyo cafimadna ku waar intaad nooshahay
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 года назад
Masha Allah Alxamdu lilah MJ. Ahmed Mire waan ku Raacsanahay In La Brao Da Yarta Arimahaa U Usoo Joogay Mujahid Ahmed Mire Oon Markhaati uga Ahay Warku idinsiiyay. Illahay ha Xafido MJ. Ahmed Oo Ahaa Ama Ka Midah Inta Yar ee Kahadhay Ragii Dheegoda U Shubtay Dagaalkii Kulula Ee Dalakan iyo Dadkan Lagu Xoreeyay. LONG live my Brother MJ. Ahmed Mire.
@muusecabdi4443
@muusecabdi4443 3 года назад
Waa ruun tii
@muusecabdi4443
@muusecabdi4443 3 года назад
Dadkaan tarikhta laa donayo in lagu shuba waa kuwa sacabka laa fadhoya meshee aan war uu hayn sacaab aay waxay utumayaan an la garanayan dhagaysan mayane sacabay laa ordayaan
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 года назад
Axmed mire ale cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo waa nin halyay ah Aftahan ah daganaan iyo akhlaaqleh msha alllh Haya taariiikh cajiib ah oo ubaahan in hoos looo eego oo kayd laga dhigo si jiilba jiil ugu dhiibo 💯🙏
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 года назад
Amiin
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 года назад
Wa tariikh anan hore umaqal wlhi mujahid dhaba axmed mire nolow adeero insha alh madax waynaha dalka wad u qalanta
@ishmaeljoseph4565
@ishmaeljoseph4565 3 года назад
Adeero adeero ku lahaa. Maad raggaa keentaan. Intaad ciro naag oo faqasha la yaacaysaan misna dhexdiinad cunsuriyad ka jirtaa oo axmed mire meel roon kamuu dhalan
@ishmaeljoseph4565
@ishmaeljoseph4565 3 года назад
Adeero adeero ku lahaa. Maad raggaa keentaan. Intaad ciro naag oo faqasha la yaacaysaan misna dhexdiinad cunsuriyad ka jirtaa oo axmed mire meel roon kamuu dhalan
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 года назад
@@ishmaeljoseph4565 adigu yad tahay Markad nakala guryso
@ishmaeljoseph4565
@ishmaeljoseph4565 3 года назад
@@nimcocabdi3640 kuwii siilka milixda kaaga xoqi jiray
@nimcocabdi3640
@nimcocabdi3640 3 года назад
@@ishmaeljoseph4565 ka hoyada ku xoq isaga kaga bahane halkad kaso baxda bali lege khaniisyow Kufsiga lagu dhalay 😡😡
@nimcaanaadan8471
@nimcaanaadan8471 3 года назад
MASHA ALLA mujaahid Ahmed mire mahamed noolow mujaahid farxaad ku noolow
@atika5785
@atika5785 3 года назад
Ma dagaal islaam ayu ku mujaahidey
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 года назад
@@atika5785 Yes, because dowladi siad baree ee shuciga ahayd dowlad islam may ahayn! Marka waxi la dagalamayay waa mujahidiin!!
@hassanahmed898
@hassanahmed898 3 года назад
Wlh aadbaan uga qiirooday hadaladiisa,Allah cimriga hakuu barakeeyo ahmed mire, waan dhamaystay khudbadiisa ,waxaa iiga soo baxday, inuu yahay nin iimaan badan,run sheeg ah, wadaninimo badan, qabyaalada neceb, dulmiga neceb,dadka iyo dalkuba inay ul iyo diirkeed noqdaan aad u jecel, ilaahay haku barakeeyo Ahmed mire, salaan gobeed from Gabiley,Mujaahid ahmed mire
@nimcaanaadan8471
@nimcaanaadan8471 3 года назад
Ahmed mire mahamed waa madaxweynaha mustaqbalka dhow insha alla
@awshan571
@awshan571 3 года назад
🟩🟩🟩 ⬜️⬜️⬜️ 🟥🟥🟥 Axmed mire maxamed illaahay cimriga iyo caafimadka iyo caqligaba ha u barakeeyo, taariikh qiimo leh ,oo dadka inta haysaa yartahay ayuu ka hayaa ,alle ha daayo .💯Amiina amiin 🙏
@GISSTUDIOHARGEYSA
@GISSTUDIOHARGEYSA 3 года назад
Waa kaa Taliye iyo Madaxweeyene caadil ah. Alihay ha ku xafidiyo.amiin.
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 года назад
Mujaahid axmed mire maxamed alle cimriga hakuu barakeeyo iyo caqligaba
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 года назад
You are my best hero anoo ah sacad muuse
@qarulxira8697
@qarulxira8697 3 года назад
Cajiib.
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 года назад
@@qarulxira8697 maxad cajiib la odhanaysaa ? Ama sacad muuse ahoow ama reer kaleba ahoow , adeer axmed mire waa mujaahid qaran #1
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 года назад
@@shiinetube2102 Lixle waa #1 Axmed waa kaalinta labaad #2
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 3 года назад
Walaahi waa ibnu xalaaal ibnu xalaal dhalay alle ha dhowro axmed mire
@qarulxira8697
@qarulxira8697 3 года назад
Xaadir
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 года назад
Aamiin
@HRU20
@HRU20 3 года назад
Axmed Mire nin run sheeg badan Dariiqii ayaa laga lumay nimcadiina waa lagu kufriyey..
@guledahmedbile1891
@guledahmedbile1891 3 года назад
Waxa fiican in uu qabyalada iska daayo, khudbadisu waxna wuu ku cadeeyay waxna kumuu cadayn, waxana ka muqata siduu hadalka kubilabay habarjeclo in uu u janjeedho
@saadmusa9492
@saadmusa9492 3 года назад
Lair
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 года назад
@@guledahmedbile1891 hhhh war ninku wa habar yonize hadii uu rerkisa amani lahana iyagoo u xaq mudan mxad odhan lahayd
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 3 года назад
Maasha allah illahay haku xifdiyo halyay qaran. Dhaqashiyo xanaanu ninkuu dhex jooga. inta dhawrta sharaftaa kugu filan dhulkaygoow. Illahay haku sharfo aamiin
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 года назад
Aamiin
@duale4234
@duale4234 3 года назад
Somaliland oo qofa mujahidkii Oo qofa Alle Haku Barakeeyo Our Heros we never for get all of you Allah Bless and Protect all of you Insha Allah Lkn Justice kii aad ku dagaalanteen maanta lama hayo wadadeedi waayo qabiil qabiil ba la isugu jawaabaya la isu caayayaa la isugu fiirsanayaa alle qalbiyada dadkeena reer somaliland ha isu hagaajiyo iyo dadka kale ee soomaliyeedba
@muxammedxasanmmm6064
@muxammedxasanmmm6064 3 года назад
Ina mire masha allah.alle haku barakeeyo.
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 3 года назад
Ahmed Mire waa ibnu xalaal. Mujaahidiintii SNM intooda badan waxay ahaayeen ibnu xalaal, waana sababta uga guulaysteen cadawgii Faqashta. Maanta laakin ibnu xaaram ayaa inagu badan. Hadii guul aynu hiigsanayno waa in ibnu-xaaramka oo dhan meel uga soo wada jeedsano.
@sayidali7878
@sayidali7878 3 года назад
garacu isaga garaca kale garta ayan maqlay mrka sidasa imuqata🤔
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 3 года назад
@@sayidali7878 Sxb ibnu xaaramku maha kali ah qof gogol dhaaf ku dhashay ama guur la'aan lagu dhalay. Laakin waxa soo galaysa qofkii ku qaan gaadhay xoolo xootooyo ah, sida musuqmaasuq iyo wixii la halmaala. Sida Musheekhtu sheegtay xootooyo dadwayne xaj kuma tegi kartid, sadaqo kama bixin kartid, caruurta aad dasho quud xalaal ah u noqon mayso. Qof walba isaga iyo ilaahay ayaa is og. Laakin dhulkeeni xootooyo waxay noqotay wax caadi ah.
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 года назад
@@SanaagSomaliland Kan ku cayay waa cashur ku nool! Qaydhin cune caloshisa ayu ka show qaba. Kuwa xoolaha dadka ku naxay ayu ka mid yahay.
@ibrahimaxmed1596
@ibrahimaxmed1596 3 года назад
mujaahid AXMED MIRE ILAAHAY CIMRIGAAGA HA DHEEREEYO
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
SOOMAALIDU LABA NIN OO DAAQUUD AH AYAY EE DEEN OO AY TUUGADANIMO IYO BO XOOLAHA UMAD AYAY HORSEED KA AHHYEEN SIYAAD BARE IYO CIGAAL WASIIR AAN WAX BOOBIN MA JIRO
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 3 года назад
Karaamo iyo sharaf ♥️ ku noolow Ahmed mire
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 года назад
Hero is really any person intent on making this a better place for all people.
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
MUUSE BIIXINA 10 BALOODH AYUU LEEYAHAY WAX UU DAD UU KA BOOBAY IYO WAX UU IIBSADAY AYUU HAYSTAA
@ashasaid6336
@ashasaid6336 3 года назад
@@alihujaleh8627 children qadadwein nagadexbaxa hana cauwryina. Fail state
@GeckoWiz
@GeckoWiz 3 года назад
Failed state of amisomalia
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 года назад
@@ashasaid6336 Asha cashur ku nolay maxad xamar iskugu qadan marka runta la idiin sheego?? Waxa la yidhi faladhi gilgilasho kaga ma go'odo! Waxba xamar haa ku xooqaan, dadkanu dhulkoda ayay uu tashanayaan, heego iyo tuugtisa waa la nacay. Qadadi xaranta ahayd ee qoyskinu way dhamatay hbr cashur ku nool.
@hassanhiad9682
@hassanhiad9682 3 года назад
Honest man God bless you General Ahmed Mirreh
@fadxilaasim5590
@fadxilaasim5590 3 года назад
Wlhi dadku hadii sida axmed mire oo kale qalbigoodu noqdo waxyaabo badan ayaa suurto geli lahaa alle dadkeena qalbiyadooda ha soo hagaajiyo
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 года назад
SHARAF IYO MAAMUUS BAAD NAGA MUDANTAHAY!!!!.
@salehelmi2110
@salehelmi2110 3 года назад
😎😎😎 Axmad Mire asalka duriyadda Sheekh ISXAAQ - sharaf , karamo , geesinimo u dhashay ✌✌✌
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 3 года назад
Mujaahidkayga axmed mire allah ha ku barakeeyo dhamaantayo waan ku jecelnahay waan ku tixgalibaa adiga iyo mujaahidiintii halkanka aad soo wada gasheen
@aminamohamed847
@aminamohamed847 3 года назад
Mujahidiinta intii dhimatey Alleh ha u naxariisto. Inta noola Alleh cisi iyo sharaf hasiiyo.
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 года назад
Amiin
@asaldhaladsland9655
@asaldhaladsland9655 3 года назад
Mujaahid Ahmed mire alle cimriga iyo caafimadka haku dheereeyo
@mba8807
@mba8807 3 года назад
We welcomed a true leader today in Burco! Leadership is a choice, not a position.
@riyoxidhohawdgunti3179
@riyoxidhohawdgunti3179 3 года назад
Adeerkay axmed mire mohamed nuux alle haka raali noqdo
@beddelayjeex5633
@beddelayjeex5633 3 года назад
Waa qolama?
@naza3086
@naza3086 3 года назад
Ilaahay Haku xafido if iyo aakhiraba muj axmed mire.
@khadraabdullahi1112
@khadraabdullahi1112 3 года назад
Masha Allah Masha Allah illaahay haku xafido yaa raabi illaahay cafimaad haku siiyo oo haku bareeyeeyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa raabi
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 года назад
Axmed mire Allah ha xafidee lama moodo da'diisa da' aad uweyn weligiiba kamay muuqan imikey soo heysaa gabowgii ilaahey cimriga iyo caafimaadka ha ubarakeeyo
@mahmudjama8524
@mahmudjama8524 3 года назад
Abdilahi Youseph sxp waa nin cibaado xitaa iminka kama muuqto da,du aad buu caafimadkisu u wacanyahay
@cabdikofee
@cabdikofee 3 года назад
Waxaad tahay halyay baal dahaba kaga jira wadankeena good luck from gabilay
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 3 года назад
Mujaahid Ahmed mire Mohamed nuux rabi raali hakaa noqdo Mujaahid karaamanu kuu haynaa hadaan nahay shacabka Somaliland alle cimriga hakuu dheereyo adeer♥️🙏
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 3 года назад
Asc Ahned mire mujahid saxa oo Taariikh badan leh ama Haya Thanks Noolow😄🤣
@kamilabdi9353
@kamilabdi9353 3 года назад
mujaahid axmad mire mujaahid qiimo leh ilaahay haku ciseeyo.dad aan habeen uqadin dalka oo ka shaqaysanaya ayaa ilaahay.ureebay
@AhmedMohamed-rq6hr
@AhmedMohamed-rq6hr 3 года назад
Hhh inamire waygaqosliyey magacbixintaas waankahelay faysal googarad
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 года назад
geesiga waxaa lagu gartaa wuu samir badanyahay ma degdego in badan buu ka gaabsaday balse dhirbaaxadaa kulul wuu u baahnaa Faysal fule kii Muse iyo Kaahin wuu ku yara siqay yidhina kuwa geeridooday halgankoodi ha ka been sheegina
@cfychannel9561
@cfychannel9561 3 года назад
In lays qiimeeyo wax ka dhalan karta in laysa saxo Mujaahid Ahmed mire tariikh dhab ayuu ka sheekeeyay oo koobasa nolosheena oo dhan miyiga ka dib.
@alihoussein4160
@alihoussein4160 3 года назад
Waa nin raga oo dhiig leh ,oo garanaya khiyaamada dhacday ee kunfuri talyaanigu samayeen
@mrhoryaal
@mrhoryaal 3 года назад
Khiyaanooyinka Somaliland kawaran ee hada taagan koonfur 60 sano aya kaso wareegaye yaanay kaaga dhagin fur indhaha 2021
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 3 года назад
@@mrhoryaal nin wax badan og 👏
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 года назад
@@mrhoryaal hada waxba jiraan sxb dhulku wa nabad haday halaayo jirto sheeg de
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 года назад
@@habanewaikaa2448 hada somaliland laga hadlayaa zoomalya ha moodin
@mrhoryaal
@mrhoryaal 3 года назад
@@abdulwahabaden2116 Indho Arka Iyo Dhago Maqla Hadaad Leedahay Imad Waydiiseen Suaashaas ee Baaldiga Aad madaxa Kula jirto Kala bax Oo Si Xor ah Bal adigu U Fakar , Raaci uun ha noqone
@jegelskermig15
@jegelskermig15 3 года назад
We have to help our heroes., He is a true hero ,who never ask anyone for help.
@libanahmed1801
@libanahmed1801 3 года назад
مشاالله ilaahow imriga idiinbarakee muujahiid qaalia
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 года назад
24 saacadood gudahood afartan kun oo qof baa daawaday clipkan halkaa maxaa kaaga baxay
@cabdikofee
@cabdikofee 3 года назад
Axmed mire sharaf iyo karaamo ku nooloow cimriga caafimaad iyo caqiidada rabbi ha kuu waasiciyo Wax weyn baad igu kordhisay
@thebittertruth5381
@thebittertruth5381 3 года назад
Ibnu xalaal Weeye ninkaasu Alle cimriga iyo caafimaadkaba Ha kuu daayo Adeer
@abdikanimohamed4827
@abdikanimohamed4827 3 года назад
Aamiin Alle cimriga iyo cafimaadka hawdhereyo adeerken
@hodanismaaciil1828
@hodanismaaciil1828 3 года назад
M,I mujahidka runta shega shaywalba halkisad dhigtay nolow intanololi jirto amiinamiim yarabi allow xifdi faysal kalahadlana waadanayste geed kutiri wale gesibatahay nolow mjaahid amiinamiin
@munaahmed1164
@munaahmed1164 3 года назад
Masha Allah geesi cilmi iyo caqli badan leh alla ha ku xafido
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله لله يعزك و يحفظك ويحميك امين يارب العالمين
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 года назад
Gargaarka eebe iyo quluubteena oo mid ah baynu ku guulaysanay” Axmed Mirre
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 3 года назад
Mujahid ahmed mire tarikh dhaxal gal ah ayuu ka shekeyo waana wax wanagsan
@mohamedfarah8683
@mohamedfarah8683 3 года назад
Waa aragti wacan guulayso
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 3 года назад
Maasha Allah, aqoonyahan xikmad badan oo geesiya
@abdirashid4318
@abdirashid4318 3 года назад
Beenta ka daa dhalinta Soomaaliyed siyaad barre kaba qaad ayad u aheydeene waadna jecleyden wuuna idin hagaajiyey gooromo dekedo uusan wadanka ka dhisan haddana aadan dhisaten ayuu ku dhisay. Biyaha qulqulaya wadooyinka hargeeysad wado iyo biya dhac u.sameeyn.la'dahay wasakhada waad ka qaadi la'dahhay.wadooyin. fiira gaara siyaad barre iyi saraakisha usaq saaxibo.weyn ayey ahaayen tas anaga u.soo joognay.Marka laga reebo kacdoonki ama dagaaki..ciidamada siyaad barre iyo jabahadii sns. 1988 iyo diyaaradi garacay hargeeysa' tasna waxa sameeyey dee dowlad lagu kaca waa burburinaysa wixi ka hor yimada waayo jabahadi majeerten ee ssdf waa la burburiyey iayada iyo Gobaladi majeerten wax burburinayey waxa koow ka aha saraakil Isaq.iyo dhulbahante siiba Axmed saleeban dae oo.hadda ku nool wadanka Belguim sxb haddad ogtahay taarikh badan aniguna midan u soo joognay ayan ognaha.Gsbagabo Allah haddi..aan ka cabsado siyad bare uma xumeyn isaq wa billahi towfiq waa fikirkeyga
@dabagobolmedia8175
@dabagobolmedia8175 3 года назад
Mujaahid waa axmed iyo ibraahin iyo doolaal qudha
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 года назад
We love burco from hargeisa
@mohamoudhashi6440
@mohamoudhashi6440 3 года назад
Muj. Ilaahay sharaf iyo qadarin ha kugu nooleeyo Axmed Mire waan ku ducayanayaa adeero
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 года назад
A true hero of Somaliland please mujaahid axmed mire please write a book because the generation of Somaliland needs to know the strugle people of Somaliland went through to get peace and devolpment that we enjoy today
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 3 года назад
Ahmed mire 💪🏾
@abdikanimohamed4827
@abdikanimohamed4827 3 года назад
Wàa kaa mujaahid xalaal ah oo allehii abuurtey ka baqaya reer somalilanow
@khalidawga4985
@khalidawga4985 3 года назад
Mujaahid ahmed mire 🥰 lkn adeer dariiqii aad u socoteen waa laga leexday
@alialim7338
@alialim7338 3 года назад
Ahmed mire mohamed nollow walaal runtii wa Taariikh dhab ah Muhimadu wa ku noolansha cadalada, iyo sinaanta iyo Yaa xaq u leh ,nin somaliyeed waa lagu kadhi la yahay ka jooga dariiqa xun Iyo keliga talinta,allaha ku sharfo aniga waa saxiib aan jeclahay.
@omarjama7627
@omarjama7627 3 года назад
Axmed mire ilahay cirigaaga ha dheereeyo! Ibnu xalaaal!
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 года назад
When Life gives you an enemy like Somalia. Fight like Somaliland
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 года назад
Good quote
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 года назад
You are absolutely right
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 года назад
Good point
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 года назад
Somalia will always be the enemy of the republic of Somaliland,so be aware specially the young generation.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 года назад
​@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 We the Somaliland young generation are aware of FAQASH and their enmity to Somaliland. We are ready to teach Somalia an unforgettable lesson. Please note! The opportunity of defeating the enemy (Somalia) is provided by the enemy himself.
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 3 года назад
ILAHY hu unaxariisto inate ku dhimatay mujihidinti inata noolna ilahy cilmriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo dhamaantood
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 3 года назад
alle haku sharfo Ahmed mire waxad tahay nin maalintii dalku ubaahnaa naftiisa u huray
@khadrasanqadhyare5707
@khadrasanqadhyare5707 3 года назад
Mujaahid Axmed Mire nin dadkiisa taariikh weyn ku leh.
@apdirahmaanmohamed1888
@apdirahmaanmohamed1888 3 года назад
Aamu Bal
@بسيطياكلسلطع
@بسيطياكلسلطع 3 года назад
@@apdirahmaanmohamed1888 maxay uaamusaysaa 🤣🤣🤣🤣🤣 Viva mujaahid axmed mire maxamed nuux 😎😎😎😎😎😎😎😎
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 года назад
Taliyiihii guud ee snm markii dambana kuguulaystatay soo galitaankii wadanka ahaana taliyhii agga madiina gashanle sare milatry ahmed mire maxamed nuuh alla cimriga hakuu dhereyo
@ismailsalam8037
@ismailsalam8037 3 года назад
Khayr Alle ha siiyo Ahmed. Arrinta Somaliland ayuu ka hadlayaa
@maxamedsaalaxmohamed2992
@maxamedsaalaxmohamed2992 Год назад
Mnzha allah alle imriga haku barakeyo. Snm intii dhimatayna alle how naxariisto intii nola alle cimriga how barakeeyo
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 года назад
Waxàd tahay halyee somaliland we love for ever
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
waxaan anigu qabaa dhamaantiin inta laydin ururiyo ka dibna maxkamad laydin saaro hadaad tihiin s n m
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
waayo cigaal oo siyaad bare kabaqaad u ahaa ayaad taladii gacanta aad u gelisee maanta waxa madaxtooyada ku sugan waa kabaqaadyadii siyaad bare
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 года назад
@@alihujaleh8627 hooyadaa baa ku sugan ..
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 года назад
@@alihujaleh8627 neefyohow afweyne isagoo nigis xidhin ayuu cigaaloo raisal waraase ahi doonayay inuu SIBERIA U MASTAAFURIYO,markaa jaahil yohow cuqdadaysani taariikhda soo Baro
@sahramahamedjama5966
@sahramahamedjama5966 3 года назад
@@alihujaleh8627 markaa sinaloo dilo baanu u amusnaa xoolo xoolo dhaleen bd thye iska amus neef yohow
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 3 года назад
Ilahay haw wada naxariisto wixii snm ahaa oo dhan inta dhimatay iyo inta noolba
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 3 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك الله Ina Mire yaa madaxwayne Somaliland ku fiican
@maxamuudcawaale1601
@maxamuudcawaale1601 3 года назад
Waa Aqoon yahan Xeeldheera ah
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 3 года назад
Maasha Allaah,Alxamdulillaah,taladaa wanaagsan Allaah Subxaanahuu watacaalaa haynagu anfaco,aamiin
@saeedawilsalah7189
@saeedawilsalah7189 Год назад
One of the best heroes of our country somaliland . His speech is historical event ,talked about insidents occurred during these years of struggle.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 года назад
walee waa runtii ee quwad kuma qabsan SNM ee ilaahay ayaa cadawgii argagax ku riday oo wey yaaceen markaasay qabsadeen burco oo shidaal iyo rasaas iyo hub badan heleen!
@abdirahmandahirmahmud5010
@abdirahmandahirmahmud5010 3 года назад
Cuqdada uu qabaa waxa weeye Nin mareexaana ayaa ku kufsaday kismaayo. Ninkan wax si fiican u yaqaanaa waa aniga . Idoor si fiicab baa barigaa loo gumaaday well done morgen iyo Gaani iyo maxamed siyaad barre. Qofkii Hal Idoora dila janada ayuu gali bilaa xisaab Anigu sadex idoora ayaan ku dilay Ceerigaabo sidaas ayaana janada ku galayaa bilaa xisaab
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 года назад
Axmed mire geesi Somaliland ah ilaahay cimrigaga ha dheereeyo ...
@hanimaxamud4496
@hanimaxamud4496 3 года назад
Yes Good to see you again for your picture now insha allah please
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 3 года назад
Quluubyo mida iyo gargaar ka ale ayaynu kuqabsanay masha alaah waa qudbad quluubta tabanaysa taariikhda kuxusi doonta insha alaah
@leodilima9105
@leodilima9105 3 года назад
Oday adeerkay ah oo dable ku shihiiday halganka in uu xuso ayaan rabay Muj. Dable Cawil Xasan Kayse
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 года назад
ALXAM ILAHOW WAA KUGU MAHAD GUUSHA AD NA SIISAY. ALOW KUWII SHAHIDAYNA JANADI FARDUSA GEE KUWA NOOL NA NOLOL QURUX BADAN IYO CIMRI DHEER SII
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 года назад
Amiin
@mubarakkozarali8829
@mubarakkozarali8829 3 года назад
Waa mujaahid qiimo leh waxa uu ka hadlay xaqiiq iyo inaynu dadkeena iyo dalkeena midayno oo saxno waxa inaga khaldan gaar ahaan waxaa si gaara loo baahan yahay dadkeena aqoon yahanada ah iyo madaxdeenu inay wadanka dhaqaajiyaan oo ka midho dhalino gobonimadeena
@aniishussein4626
@aniishussein4626 3 года назад
Aqoon, taariikh, aftahnimo, geesinimo, Ahmed Mire mar kale ya ee uu hadlo wax badan ba laga faiida.
@ibrahimaxmed1596
@ibrahimaxmed1596 3 года назад
SHARAF IYO MAAMUUS BAAD NAGA MUDANTAHAY MUJAAHID AXMED MIRE
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 года назад
Maashaala waa geesiyaashii snm waana ragii gooba dagaalka caanka ka aha axmed mire maxamed nuux waxan ahay nin habarjeclo ah lakin hadii habar yoonis dhulka laga waayo ilaahay anaga daayeer hanaga dhigo iyo xaya waan
@somalilandarchaeologicalas7722
@somalilandarchaeologicalas7722 3 года назад
نصر من الله وفتح قريب
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 3 года назад
MAXAMED KAHIN WUXU AHAA RAGII FAQASHTA LAGU KHUKHIN JIRAY. TAARIIKH CAJIIBA AYUU LEYAHAY MANTANA WAA NINKA KELIYA EE XUKUMADA MUSE KU JIRA EE AN SHILIN XARANA CUNIN GURINA AN LAHAYN ILAA IYO HADA
@naimaahmed5444
@naimaahmed5444 3 года назад
Bakh bakh😂😂😂😂
@abdishakur1942
@abdishakur1942 3 года назад
Ina Kahin maxa meesha keenay munafaqo.
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 года назад
Adeer ina kaahin taliyihiis baa meesha ka hadlaya ee xishood taliyhii guude snm baa hadlaya muj axmed mire
@abdiayanle3354
@abdiayanle3354 3 года назад
mansha Allah
Далее
skibidi toilet multiverse 042 Trailer
01:57
Просмотров 3,1 млн
Mujaahid Axmed Mire  oo ka waramaaya halgalkii SNM
40:58
Плохая шутка
0:19
Просмотров 2,6 млн
Tutorial Crazy Magic trick 🤣 🤣 🤣
1:00
Просмотров 37 млн
с лазерами не переборщил?
1:00
Просмотров 4,6 млн
Плохая шутка
0:19
Просмотров 2,6 млн