Тёмный

Mujaahid Qarxiye Qisadii Qalbigiisa Murugta ku Reebtay waayihii Dagaalada 

Maal Tv
Подписаться 228 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Mujaahid Qarxiye Iyo Waayihii Ururkii SNM l Buurta Caabudla Iyo Taariikhdeeda.
★ ★ ★ Maal Media Production ᴴᴰ ★ ★ ★
💕💕💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ 💕💕💕

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@burco7626
@burco7626 2 года назад
Kal iyo laab Adeer, nolow o Jir Because of you and so many other geesiyaal we have peace at home. Thank you.❤💚💭
@hasannour7562
@hasannour7562 5 месяцев назад
Ilaahay ha u naxariisto mujaahidka
@abdirashidbaradho853
@abdirashidbaradho853 2 года назад
Xaaji Mohamed siraad mujaahid qarxiye waa nin aan qosolka aqoon
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 2 года назад
Woòooow intii caqligu qadanayey wuu dhafiyey axya mujahid
@munalita
@munalita 2 года назад
Mujaahidinta geeriyoodayna ilaahay haunaxariisto
@ameenahmed1222
@ameenahmed1222 2 года назад
Muj qarxiye iyo mujahid cadawe alle cimriga iyo caafimadka haydin siyaadiyo intii dhimatyna alleh haw naxaristo
@cawaale2000
@cawaale2000 2 года назад
Qarxiye... Mujaahid Rageedii ahaaa alle ha ku sharfo
@khaderyousuf8678
@khaderyousuf8678 2 года назад
Waan ku salaamayaa waan ku arkay waan ku salaamayaa
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 года назад
Aad baan u salamayaa muj Qarxiye
@hassenismail1179
@hassenismail1179 2 года назад
Guul guul somaaliland insha allaaah
@ameenahmed1222
@ameenahmed1222 2 года назад
Muj reer wajle ee snm cadawe caga saydh qarxiye muj galbeedka wan salamayaa noso badiya muj galbeedka
@singular123er
@singular123er Год назад
snm waa intii taariikhdeena ugu nadifsadayne ha wasakhayn
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 года назад
Halyeey ilaahay haku daayo mujaahid
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 месяца назад
SLM taarikhda cayaarta iyo siyaasada kadaaya. SNM waa SNM
@abdiezza9594
@abdiezza9594 2 года назад
Mujaahid Mohamed Qarxiye. GUUL & GOBONIMO.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 года назад
Qarxiye Mujaahid wayn halgamaa ururkii SNM nin aad looga biqi jirey
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Walahay dagaalkaa caabudla adeerkaybaa iiga sheekayn jiray wakgtigaas
@khaderyousuf8678
@khaderyousuf8678 2 года назад
Waaryaa qarxiya Waan ku salaamayaa
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 2 года назад
Marka aan dagaalka ku jirno illaahayna tallo ayaan saaran jirnay waxa kale oon weheshan jirnay rag fara ku tirisa oo uu qarxiye ka midyahay.marna xabad marna huubaabo,waan ku salaamayaa
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable 2 года назад
Mujaahid alle hakugu casuumo deeqdiisa gaarka aduun iyo aakhiraba
@munalita
@munalita 2 года назад
Aamiin Aamiin xasuus dheer Taariq Meel ku qoran weye wllhi Maalinti xuriyada 1988 Burco duurey 😭💔
@abdinasirhashi3588
@abdinasirhashi3588 5 месяцев назад
Nimankan cadaab ayay ahaaye Rag ciil cadaab kadooray ayaan maqlijiray
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 Год назад
Mujaahid Mohamed Qarxiye sxb salan sare
@khadarmahamuud6262
@khadarmahamuud6262 2 года назад
Maaa la soo daayay
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Год назад
Allay lehe waa Geesi Abtirsaday. Haday Basaasiintii Faqashna Musse Biixi Abdi u Hanjabayaan. Waa La Arki Waxaay ku Danbayso.
@apdirahimahmedothman147
@apdirahimahmedothman147 2 года назад
Mj qarxiye nin faqashta gubay
@cabdiraxmaansalebaan7026
@cabdiraxmaansalebaan7026 Год назад
Muj .qarxiye nin soo halgamay oo aan nijin
@cadnaanaadan6851
@cadnaanaadan6851 Год назад
Mujahid qarxiyee waa geesi SNM
@nuur3272
@nuur3272 2 года назад
Caabuda...waa magaca sax da ah
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 года назад
SLm kuye waaar waa SNM
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 2 года назад
Guushi dhaldhaliayay tacabkeeda hala ilaaliyo
@adanakalb8708
@adanakalb8708 9 месяцев назад
5 nin oo qabsatay cali xaydh oo ciidamo hub culus oo 37no badan wataa ay joogeen waa been cad
@abdiAli-ph2wx
@abdiAli-ph2wx Год назад
SLM maaha ee waa SNM
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 месяца назад
Sheekadan ayay hadda keeneen. SLM waxay kawadaan Somaliland national movement laakin waa SNM
@safia5954
@safia5954 3 месяца назад
Adeer slm halmaan hadal kuma jiro
@iidmuhumed3980
@iidmuhumed3980 2 года назад
Mj qarxiye alla mxa rag ban dabadu gariiri
@nimoali9505
@nimoali9505 2 года назад
Kani maanu sguulba helin tolow slm kulahaa
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
Caabudle Taliyihii Khibrada badnaa Madaaficda Goobta gashanlesare. BAWLAD.HYONIS Ahaa Muj.lixle inderkii ayaa ku geriyodey Goobta 1988 kii markey sogaleen
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 2 года назад
Asc
@saiddubed
@saiddubed 2 года назад
S L M waaa ayo dee waar waxaa media galinaysaan iska saxa plz ilayn waxaa duubaysaan waa taariikhe
@smartmm6267
@smartmm6267 2 года назад
Xasan maal dhidar, nin reer beeyo qaloocan ah arabsiyo
@maxamedyuusuf5359
@maxamedyuusuf5359 Год назад
Wuxu ku leeyey SLM
@hashigariye6568
@hashigariye6568 2 года назад
Ala yacinzag qarxiye waa halyayayadii sacad muuse Waar waalays tirsanayaa Aaabo Maxaad taariikh ku fali bisadaha Ayaa ku yaqaanee qarxiyow sacad muuse ninka Aan ku aqoon hooyadii ha waso
@muhiyadiinmaxamedxuseen5497
Daahir furinle si fiican Ayaan u garanayaa waa ex ree cali xaydh ilaa hada iney xaafadiisu dagan tahay Baan u maleyn
@namanga9786
@namanga9786 2 года назад
Qof xanusan aya taxayee
@mmcc4347
@mmcc4347 2 года назад
Slm maxaa la yidhahdaa
@garaadxasan5321
@garaadxasan5321 2 года назад
subxaana laah walahi aadbaan uga naxay markuu yidhi nin baan madaxa 40 xabo oo rasaas ah kaga dhuftay, war ninka uu sheegayaa waa nin somaliyeed oo islaam ah hadiiba ilaahay kugu ilhaameeyey ma wanaagsana inaad ka sheekayso oo ku faanto, dadkeena reer somaliland in badan waxaynu nidhaahnaa waa nala laayey waa nala xasuuqay lkn weligiin miyaad aragteen dadkan aynu leenahay waanu laynay dadkoodii oo hadlaya oo leh dadba nalaga dilay, waa iga codsi waxyaaban fool xumada ah aynu ka waantowno
@ahmedfaarah2041
@ahmedfaarah2041 2 года назад
Ayagaa xaqdaro ku socday markaa snm xaq ayay ku zocotay markaa adiga maxa ka hadli
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
Faqash ha moodin inay dawladii ku sheegaysaan ee reer bay u yaqaaniin
@shifasheka9514
@shifasheka9514 Год назад
aawayreerkad sheegaysin maanta maxay slland uga dagaalami waayeen ee siil uyeelay😂😂😂😂😂
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 2 года назад
Beenaaale Wixi la idinku dhigay ninki noolaaba wa ogaa
@maxamedaxmed4641
@maxamedaxmed4641 2 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhbhbhhhhbbhhhhhhhhhhhhhhh
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Год назад
Sida taairkuu usoo uray kulaha kkkkkkkkkkk
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 года назад
Miino qaldaa maqaldo
@maxamedaxmed9762
@maxamedaxmed9762 2 года назад
Wariyaha waxbaa kaqaldab umadhaxayso arasiyo iyo hargayse waxay udhaxaysaa abaarso iyo hargayse
@cabdiraxmaanmahamed111
@cabdiraxmaanmahamed111 2 года назад
Adaa ka daran abaarso iyo arabsiya dheh labada
@nimoali9505
@nimoali9505 2 года назад
Waar weyuhu ilbaxba maaha slm ayuu leeyahay
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Год назад
Waar Caabudla Maahe Waxa La Yidhahda Casbuda. Barta Dhulkiina Iyo Magac Yadiisa.
@nuurka658
@nuurka658 2 года назад
SNM,KACAANKII SIYAAD & QOF KASTOO KA QAYB GALAY DAGAALADII SOKEEYE ILLAAHAY HORTII WAA DAMBIILE. NASS CAD BAANA KUSOO AROORAY ARINKAAS!!!.
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
Waar yaa diinta been haka sheegin SNM dagaalkodu sax buu ahaa wayo waxay ladagaala mayeen siyad bare oo suuratu nisaa ayado badan kasaray culimo layey
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
Siyad bare suuratu nisaa qur.aanka kamida ayuu aayadu kasaaray raga iyo dumarka siman ayuu yidhi culimadii diinta ayuu toogtay SNM TUNA taasi ayay kadagaalamen
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
SNM dagaalkodu saxbu ahaa wayo waxay kacadhooden siyad barihii xasuuqayey shacbi bila dambiya oo xoolahodana laga qaadanayey sigardaro ah
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 года назад
Geesi yaashii SNM bari ilaa galbeedka somaliland maxay kadagaalameen midakale SNM guushodu isdaba joog ayay ahayd wayna kuguu laysteen in dalkeenan somaliland xoreeyaan horumarka iyo xoriyada iyo nabada manta dalkeenan somaliland kunaalonayo ilaahay ayaa inasiiyey laakiin waxa usobob ahaa MUJAHIDIINTII SNM
@shaakirmahmud2201
@shaakirmahmud2201 2 года назад
Cabutla yaa waat m uj husen saban baa Watey ila 3 jerr yaan been laga sheeg nin waa af muuse
@suhaybmaxamed602
@suhaybmaxamed602 2 года назад
Masii dhagaysan karee intaan garanayay way dhaaftay Ciidamadii dawlada somalia iyo urukii SNM kii gardarnaaba Alle xisaabin doona
@abdilahiis6192
@abdilahiis6192 2 года назад
inuu muslin laayey ayuu ku faanayaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Oo faqashtu iyagu ma gaalay laynayeen dulli
@burco7626
@burco7626 2 года назад
Ma naxariis ayay nohayeen markay dadkayga xasuuqeen.😠
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 года назад
Waar tooshkii siyaasada miyaa laga jabsaday waa kuwan qoladii taariikhda u waalatay ee sacadmuuse meesha ka hadlaysee🤣🤣🤣🤣 Talow tolkan xagaan taariikh uga donaa balse wllee nin aan awoowgii taariikh uga tegin bacarimis waxba kuma helo🤣
@iidmuhumed3980
@iidmuhumed3980 2 года назад
Aduu ma nooca futada gariiraysa tahy marka uu qarxiye maqlo ninka taarikh uma baahnee
@abdidiriye6133
@abdidiriye6133 2 года назад
Bal adigu sheeg taariikh da aad leedahay mana ihi sacad muse oo walhi ah Lkn sidaan kuu arko cuqdad fadhida ayaad tahay ee kala tag dadka xanuunka
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 года назад
@@abdidiriye6133 hada waxad tahay ciise muuse
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 2 года назад
Miyaad ka xuntahay
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 2 года назад
Beenta iyo khiyaaliga kama waynadan bal wuxu ku shekenayo eeg ninka wayn.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Ma faqashtii baad tahey mise ku dhashey suug caruurtii abroad dusheen baa qoorta idinka guri doona mar aay noqtaba waa xisaab laanta waxaad waa been u leedahey
@user-kr5hl7eg5l
@user-kr5hl7eg5l 2 года назад
Beenaale
Далее
Pure Comedy #ti13
00:38
Просмотров 194 тыс.
Siduu Morgan Uga Baxsaday Hargeysa || Waraysi Kooban
22:57
Pure Comedy #ti13
00:38
Просмотров 194 тыс.