Тёмный

Waayojoog:Ninkii ugu mudada dheeraa ee cadaw dhexyaalay ahaa-dhaawacii Halgama Faysal Xabaal-mariwaa 

CBA TV
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

"Ninkii ugu mudada dheeraa ee cadaw dhexyaalaan ahaa" Dhaawacii Halgamaa Faysal Xabaal-mariwaa
Barnaamijka #WAAYOJOOG
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@wardayusuf3857
@wardayusuf3857 7 месяцев назад
Masha Allah mujahid halgamaa Faysal xabaal mariwaa sharafi korkaaga ha ahaato geesi geesi dhalay tvgana waanku bogadinayaa dadaalkooda ay ku ururinayaan
@JamaTarabi
@JamaTarabi Год назад
Maasha Allaah, Mujaahid tacabkeenii ma khasaarin oo maanta waxaa jira dad & xoolaba Jamhuuriyada Somaliland ee ha noolaato Jsl 🙏✌👍❤❤❤❤❤❤
@sacadmuniir3439
@sacadmuniir3439 Год назад
Mujahidka waraysigiisa soo dhameeya insha alllah halgan xalaal alle ha unaxariisto Intii ku dhimatay alle jano fardawsa hageeyo inta noolna alle cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 Год назад
Ninkaa macalinka ee ciise muuse ee magaciisa soo saari waayey waa eng mujaahid aadan garwaf ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Год назад
Mujaahid halgamaa Faysal Abdilahi Mohamed (faysal xabaalmariwaa), aad baan u salaamayaa
@jamaalabdi
@jamaalabdi Год назад
Faysal ilaahay haku xafido cafiskuna waa waxa la isku dhaafay ee ha illaabin
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Год назад
Thank you for your bravery. We will remember you. I'm willing pay his daily living. I need to know his where about.
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 Год назад
Mansh allaah waa allaah mahadii muj waxaan daawaday isagoo aad uxanuunsan oo qufacaya aad lkn maanta waa caadi allaah caafimaadka hawsiyaadiyo
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Год назад
War alxamdulilah dheh, and waxay dhashay qaran, qabiilna qaran ma noqdo, waxad u dagaalanteena maaha inad kelidiin wax heshaan. Kaas diyaarada ku dulkeenay baa ku maamulayee yes sir dheh. Hadii kale kayntaadi ku noqo.
@megapatiotic
@megapatiotic Год назад
Hadii Faisal iyo ragii lamidka aha ku xorayn lahayn waa lagu gumaysan lahaa neefow ilaahay ku mahadi wax gaar isaga Kama maqnayne
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Год назад
@@megapatiotic ma diidani bro waanan ku hambalyeynayaa, nolosha aan ku jirno iyagaa keenay alle ka sokow, hadana maanta ma joogno wakhtigii qaran baan hirgelinay guushana inagaa hayna, maaha in loo cadhoodo nin laga guulaystay ee waa in aan danteena raacno, danteenuna way ka saraysaa cadaw iyo qabiil waa jiritaanka qaranimada.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Год назад
Wallaahi Qaniis Qaniis dhalay ayaa tahay futo weyne. Halkee joogtay marka hooyadaa faqashtu xooga kuwasasey? Isagaa kuxoreeyay naagyahow nacaska ah
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Год назад
Jaahilkaagaas oo miidhan wadanka u soo kacaaya shamefull.
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Год назад
Ilaahay haku sharfo mujahid aad baad ugu mahad santahy dhibkaa aad dalkan usoomartay adeer maalin ay ahaataba waa laguu abaal gudi haniyad xumaan maanta dal xora iyo calan towxiidleh ayaynu haysanaa 👍
@proabdi8100
@proabdi8100 Год назад
Xabal ba nin wangsan celisa Inti dhimatay {ALLEH} ha u naxaristo Inta nool na c c iyo cibado suban ba {ALLEH} ha siyo
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur Год назад
Codsigaygii ahaa faysal xabaal mariwa Waad Iga aqbashay shukran
@AhmedCabdalla-mh2lg
@AhmedCabdalla-mh2lg Месяц назад
Noolow mujaahid faysal xabaal mari waa
@Hanad2976
@Hanad2976 Год назад
Geesiyada dayacan ee nool ayuu kujira
@xaliimo5422
@xaliimo5422 Год назад
Maasha alaah feysal xabaal mari waa waa geesi aan la maqal
@hassanahmedhussein853
@hassanahmedhussein853 Год назад
CODSI CBA TV. Wxaan idinka codsanaynaa in Faysal ilaa dhawr barnaamij ka diyaarisaan qisooyinkiisa. Thanks
@nasserpokie
@nasserpokie Год назад
dhaaxaa dab iyo Halac soo maray kuwaad hilibwadaagtaanee, maantana waa haydhaf liitiya, Sida ku xusan Taariikhda Shucuubta iyo halganadooda uma ayaan kuwii u soo dab galay ee waxa dhiigooda caba cido kale sida ku cad halganadii laatiin amerika ee jifaara
@abdiaxmad8058
@abdiaxmad8058 Год назад
mashalah..CPA tv.waan.idinku.bogaadinayaa.shaqada.wanaagsan.ee.aad.haysaa.barnaamijkan.si.wanaagsan.ayaan.ula.socdaa.....soo.badiya.mujaahidiin.badan.oo.taariikh.halgan.leh.ayaa.jira....wariyaha.barnaamijka.daadihiyana.aad.ayuu.ugu.fcnyhay.soo.saarida.barnaamijka.
@abdihussein8917
@abdihussein8917 Год назад
Wlaahi waa runtii kuwii faqashta ahaa iyo kuwii dumarka iyo caruurta dhex fadhiyay ayaa maanta talinaya. Ragii dhiigoodu u daateyna lama ogaba.. Wareysi leyne!!!!
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Год назад
waa mujaahid qaaliya fasal xabaal mariwaa
@achmedhussen10
@achmedhussen10 6 месяцев назад
Mujahid Allah haku sharfo,markle no soo celi taariikhdo dheer hanooga waramo pls sxb ilaa dagaalkii burco duurey iyo kii buuraha kii baligubadle dhmntood
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
Muj faysal walaalkey. Muj muuse wadaad Ayey buurta shiikh so wadagaleen Waaney kala lumeen Allxmdulillah 2 doodiiba maanta wey noolyiin Muj.mxamed cali.Sarkaal. muj ibrahim dhegaweyne sarkaal.Muj.Cumar dhakofinish.sarkaal intasaa kala wadatey Ciidankaas 2 qaybood ahaa( muj mohamed Cali.63 lixdankiisi 3 nin muj muse kamidyahay baa kahadhey iyaguna kadabategey nolaadey dhamaan wey badbadeen ciidankaasi Muj jamac qarash allah yarxma Madaale.Ragii degaanka shiikh.Muse abdale.iyo Ciise muse wada ahayeen inbadani.runtiiweyaan( Muj ahaana Maamulihii Dugsigasare reer shiikh Cise muse derayahan.Iyo ahmed dheere Reer sugule Hyonise.Mamulii Boodhinka dhexe Shiikh.
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Год назад
waa nin ku suntan halganka sheekadiisa waxan ka daawaday saxariir medhiya markii dagaalkii buuraha marku ka soonoqday waa ninkii harawaafi gacantisa ku saaaray gaadhiga madkiisa aw barkhadle
@user-sf8wc6wc6v
@user-sf8wc6wc6v 7 месяцев назад
harag waafi ma taqaan cida dishay ? isaaq yaryarka ilaamanta cuqdadaysan baa dilay
@hassanahmedhussein853
@hassanahmedhussein853 Год назад
Ninkaas uu Faysal Xabaal Mariwaa sheegayo ee 1984 kii markuu dhaawaca ahaa Helicopter ta ku raadinayay ee maantana Golaha Guurtida ku jiraa waa kuma?? Cidii xogtaas nagu dhaanta hanoo faa'ideyso sxbayaal???
@axmednasteex2114
@axmednasteex2114 Год назад
MAA JIRO BA MARKA SALEEBAAN GALBA OO WAKHTIGA LODON JOGAY SHEEKADDII XISBIYADDA MEESHA TAAL MIYA MARKA
@gorgor3062
@gorgor3062 Год назад
War ninkani wuu asasaqay waayo isagoo dhalin yaro ah oo maqaaxi ku qayilaya wareysiyadii laga qaaday waxan uu hada sheegayo kumay jirin ma kii horaa saxsanaa mise kuwa hada shaki ayaa iga galay wareysigan maadama hadaladii hore aan meeshan kujirin qaar cusubna uu ku soodaray
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Год назад
Mansha allah
@AbdiladifAbdulahi
@AbdiladifAbdulahi 2 месяца назад
Mujaahid waa ninkan oo kale walaahi Mujaahid Faisal xabaal mariwaa ilaahay caafimadka iyo cimrigaba hakuu dheereyo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Mujaahid waa isa samaxney miyeynu laaanaa dadkii dhibka gasytey waa dad lagu shaqstey oo inaga mid ahaa sida hada kuwa xamar lagu shaqeysto kuwaaas baa ah in dil lagu xukumo nin wadankiisi dafirey
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Год назад
wlhy fasal.xabaalmari waa waa runtii waxa uu sheegay kuwii maalintaa diyarada nagu badhayay ayaa talinya ayuu yidhi uurku ka oyay geesi geesi dhalay waanu diiday in uu sii wado barnaamijka geesi iga dheh wlhy waa nin laba laba dhalay ah allow cimriga iyo caafinadkaba kuu daa mujaahid waanay iman maalin faqashta wali inagu dhexmilan la safeeyo
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Год назад
Ma maxamed kaahin iyo Muuse biixi ba?
@user-sf8wc6wc6v
@user-sf8wc6wc6v 7 месяцев назад
@@aminibrahim2101 🤣🤣haaa
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 Год назад
Waaa...dhacdo xanuun badan.....waxay muujinaysaa dhibaatadii dalkan loosoo maray
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 3 месяца назад
Raggii soo jabay meesha waxba kama hayaan lkn kuwii dumarka la hadhsan jiray ayaa manta maal iska maala lkn waxaad hoogteen maalintaad la timaadaan wixii raggaasi kula dagaalamay dawladii la wada lahaa ee soomalia soomaliland ha noolaro
@mohamadabdi6785
@mohamadabdi6785 Год назад
Nin adag
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 Год назад
Mujaahid xalaala faysal xabaal mariwaa
@sheikhsheikh3969
@sheikhsheikh3969 Год назад
Fadlan sheekada faysal noosoo kordhiya waqtigeeda sheekada noo dhamays tira
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 Год назад
Waar xabaal waayow cadaw gii RU-vid ka way daawadaane sirteena RU-vid ka maydin ka dayn wali ragii ciyaar labaad bay suga yaan
@JamaTarabi
@JamaTarabi Год назад
Asc, waraysigan Mujka dib ha loo doobo, haddii ay suurtagal tahay, waayadeed meelo badan bay ahayd in Mujahiidka wax laga weydiiyo. Jaamac Cawil Tarabi 🙏✌
@noorajama5992
@noorajama5992 Год назад
Whenever I seen the Mujahidtii SNM I feel so emotional and so proud in sometime.
@Sahal_khataroz
@Sahal_khataroz Месяц назад
siduu kudhaawacmay seebay ahayd sideewax udhaceen miyuu taa waydiiyo wariyuhu janis khasaray dheh
@taniyahjamac2220
@taniyahjamac2220 Год назад
Waa Allah ee Waa Taariikh Murrugoo Leeh waxa Loo Soo Maray Somaliland
@marikafarah761
@marikafarah761 Год назад
Asc mahadnaq u mabahna ee wax tar bey u bahanyin hadii dawkad daryeesha wayeyn ddadkodi ay u dhib muteen in ay xusuustan bey ahad wanka xumahaf faysal iyo inta lamidkaha e wadanka gudihiisa ku dayacan ilahay waxan uga baryayaa ifka weyku dayac meen eh in aaney aqiiiro ku dayacmin
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 Год назад
*Waad khasaarteen walahay meesha saaxiibadaa ayuun baad ku wayday adna waad is dhibtay faysalow tii aad la dagaalamaysay mid kun jeer ka xun ayaa maanta joogta*
@zamiiraaadan7051
@zamiiraaadan7051 Год назад
Zoori 😢😢😢😢
@mohass2721
@mohass2721 Год назад
Anagaa kuu og mujaahid
@nuuraismail3904
@nuuraismail3904 Год назад
Ninkani waxbadan buu tabanaya runti dawladu hoos haw eegto mujahidintii 😢🥹
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Год назад
Ninkan barnaamijkisi oo dhamays tiran aya laydinka rabaa wllo
@MohamedAhmed-ri6ny
@MohamedAhmed-ri6ny Год назад
Group sadex nin ahaa oo muuse wadaad ka mid ahaa ayaad ilowday
@Ahmed_deck1
@Ahmed_deck1 Год назад
Mujaahidka isagoo yar baan daaqaday 1993 la wareysty
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Год назад
Waar waa karaysigii aanu sugaynay ee aad nagukalagoysay Waar ninkaasi waa mujaahid qaali ah faysal waxaan daawaday waraysi hore oo uu kaqaaday saxartire media
@HassanMohamed-jq4xh
@HassanMohamed-jq4xh Год назад
Ninka guurtida ku jira ma ina cabdilaahi yasir baa
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 Год назад
Mujahid xabalmariwaa
@alibaax5346
@alibaax5346 Год назад
Ninka golaha guurtida ku jira ee Faysal carabaabay waa kuma?????
@abwaandaajiyeofficial3377
@abwaandaajiyeofficial3377 Год назад
Waan ka xumahay ninkan waxa ku Dungan taariikh lkn inaad 15daqiiqo keliya wax kaduubtaan waan fool xumo
@S.LANDER10
@S.LANDER10 Год назад
MUJAHIDINTA KLA GARAN MAYNE MA AL SHABAB BA MISE ANA WA IKAN WEEYE!!!!
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Год назад
Mxa rageedii tagey
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Год назад
Rag ayeynu naftodi iyo lafahoodi ku noolay ILLAAHOW adiyo inti kula midka ahydba jano gee aduunkana raaxo ku sii
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Год назад
ninkaa uu ka xanaaqay ee golaha guurtida ahi waa kuma nacadalka meesha fadhiya?
@dgarb8353
@dgarb8353 Год назад
Wa saleeban gaal
@mustafesulyman
@mustafesulyman 7 месяцев назад
Waar.inannta.maxad.ugareebiwayden.baska.
@ahmetfarah9778
@ahmetfarah9778 Год назад
Ragii soo rafaaday baa manfac ka wayay aniga maalin qodax ii mudina qaylo la hortaaganay
@mahdimaxamad8399
@mahdimaxamad8399 Год назад
Dadka qeeylada la hortaagan ma waxaa ula jeeeaa faysal cali waraabe iyo c/raxmaan ciro.
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 Год назад
Kkkkkkk waan ilaabay nin isaaqa Ayuu ahaa Ninkii gaani elikabtar ta u wadijiray
@munasagal2496
@munasagal2496 Год назад
Wuxuu ahaa mujaahid duuliye xayd oo lixle ay ilamader dhaw ahaayeen, dhawrjeer bu ku sigtay inuu khaarajiyo balse lixlaa u diiday 2ba sababood owgood. 1 hadii uu wax yeelilaa gaani qof danbe oo isaaq ahi muu noolaadeen meelkastuu joogo 2 iyo inay bulshadu dareento cadaadiska oo jabhada snm ay la shaqeeyaan waayo intii hore shacbaka iyo jabhadu way kala socdeen. Shacabka intiisa badani dawalda ayay la socden cabsi aawadeed. Hadaad warbixin intaa ka badan u baahntahay ila so xidhiidh
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 Год назад
@@munasagal2496 waa run taa nin kaa Ayuu ahaa,Anigu Nin sacad muuse ah Ayan ahay,1988kii Ani goo 16 jira waxan daga naa Baar Hargaysa,hal kaa Ayaan ka talaabay siinay Ayaan maray jameecada Ayaan ku dhaa DHACAY cay,iskulka maxamud Axmed cali Ayan daba diisa maray waa lay qab tay, Adigu Akhirkii tababar kii geedeeble Ayaan ku biiray
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 Год назад
@@munasagal2496 waxaas oo sheeka waxan uga soc daa xasuuqii lay noo gays tay,Beesha Caalam ku may hadal, marka ragii waxan gays tay meelahan Ayay RU-vid ka la soc daane ka daaya sir teena?ragii wali way ina sugayaane
@munasagal2496
@munasagal2496 Год назад
@@hajiabdi5927 aniguna waxan ahy nin habaryoonis ah oo dhashay 1994, w su'aal an ku waydiiye sow kumaad jirin dagaalki maraya aloosha ee gx laysugu tegay? Koly haa aniga duqayntii 1988ki waxa igala xun 1994 iyo 11augs
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 Год назад
@@munasagal2496 Kkkkkkk haa haa taa waa loo dhamaye,somali Ayay nu kala siman na haye,waa Runta mar hadii Aad dhala tay xili gaa Adeero ,xanuun keeda iyo godob teeda Ayay lee dahay
@Yedo25254
@Yedo25254 Год назад
SNM garabki Oromada miyaa ninkan?
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Год назад
May maaha waa kuwii xalaasha ahaa
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Год назад
Futo awal ayuu aha basas aha ka helicopter 🚁 ku radinyey mujahid ka 😅 maantana waa xildhabn
@Mustafe12
@Mustafe12 Год назад
Nio ninkaa mujaahidka ku baadheyay helicopter ta waa kuma ?
Далее
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 14 млн
Bike Challenge
00:20
Просмотров 17 млн
Linkin Park: FROM ZERO (Livestream)
1:03:46
Просмотров 6 млн
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Просмотров 11 тыс.