Тёмный

MUNIIRA OO POLICE KA KU TIRI BUSKUT WUU DILI JIRAY MAAHIR XAQIIQDA OGOOW 

Mohamed Buskut Official
Подписаться 314 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@samaachannel2121
@samaachannel2121 4 часа назад
Maxamad Sabarka baadi guul wagaareysa wiilkaga galada allah kaga soqado
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 3 часа назад
Ameen ya Allah
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 часа назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 4 часа назад
Canuga hadey heeysato maxey kaa rabta meey heeysato intey aamusto
@ubahomar6324
@ubahomar6324 3 часа назад
Ilmo hadee rabto kuweedii hore xagee ku ogtahay
@yumna4675
@yumna4675 2 часа назад
ok mohamed ilmihis kal hooyadod udafe kan muxu kudeganahy both of the qeyr masul
@xamiida20
@xamiida20 4 часа назад
Salaam aboow illahay ha idin xafido adiga iyo Maahir iyo Hooyadaa iyo walaalahaa iyo caruurtaada oo dhan Allahumaa Aameen ❤❤❤❤❤❤
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 3 часа назад
Muniro walaahi wad gardarantahey cunuga wadheysata ee cunuga yuusan kabixin gacantada plzz hooyo wanagsan iska dhig
@Farxiyo-p4z
@Farxiyo-p4z 4 часа назад
Aniga halmid ayaa Kudhahaa wana I xasusan dontaa qoftaan horto cunug ayee kuheesaa xabad walidka haka cabsan nagtan cunug ayee kuhesaa laba wajilaha Iska dhaaf walidka u sheg in meesha cunug jogo qoftan wee Ku jaceshay adigane wad jaceshay lakin waa lagu xumeeye tiiyaa sida lagu dhahaye qoftan waa Iska qalbi ilmo cml yee galada kaqadan cunuga ee waxba haso qadan hadalkeeda ok hadal juqeynayane hadhihin asc
@FadumoAbdi-d5o
@FadumoAbdi-d5o 2 часа назад
4 höre soo tuurtay maahir ku shan ah naagtaas ilmo marabto
@FaayCali-s7i
@FaayCali-s7i Час назад
Maxamedow Afwayntaan walan tan inaad cunig ka dhashid ma ahayn baalayada War Afwenta kafogow uff
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman 2 часа назад
Ay mohamed wa cadeysatay masha allah maxa lagujeclaan wayay waxa ba tahay abahaa uguwanagsan abid buskut
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 3 часа назад
Walal ha jawaabin ignore her but save all the good things she said about you, like markay lahayd Wu oya Mahir hadusan Aabahi maqlin hadalkiisa, aniga Wu igu caroda bay tiri, marar badan bay tiri hadalkas
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 Час назад
Ninkey rabtaa😅😅😅😅😅
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 часа назад
War inkaar baa idinku dhacdey ee caacda naga dhaafa mrkaad naag la qabo guursatey ood gurigeedii kala soo baxdey😢😢waa abaalkaa😮
@UmuAishah
@UmuAishah 4 часа назад
Buskudow gabdha way ku jeceshay ee afgaro mahiir yusan marmar siiyo Naqoone 😂😂😂😂😂
@Xalimo421
@Xalimo421 Час назад
Wey ku jeceshahay maxay tareeysa,Bahal vidiyow ka duubayo ceebtada rabo Caqli ku filan lahayn yaa guriga keensan karo Bisinka ii gooy dheh.
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 4 часа назад
ADIIGA MA ISKA DEEYSID NAGTAAN HADEY KA EHEEN FIUS SUBX CADEENA MA HEYSIDE YAN LAGU XIRIN
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Час назад
Salamad minkuli afad ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Час назад
Subxaanallaah wllken rali noqo, Imtixanka Aduunka Samir a lagu Moda ,
@mudanmohamed
@mudanmohamed 3 часа назад
Run ma rabta Maxamedoow maahir hadii meel dhexe dhigto hooyadii adiga ayaa ka masuul ah ooba leh xitaa africa la'aad il dambe saari meysid cunugaaga gabadhaasna kuma eedi doo tid saa qofa u jeedid masuulba ahayn uga haray laftirkaaga far kugu godantahay waxba maahir mahir ha dhihin waad sixi karta dacwadeeda waadna iska bari yeeli karta weyna kuu furantahay iyadana waxba laga haleyn maayo cunugana masuuliyada qeybtaada ku badbaadi lahaa hadii cunugaas daacad u tahay😢
@Xalimo421
@Xalimo421 Час назад
Muniira wa Caqli ciyaal.Ilaahey ha caaawiyo
@FadumoAbdi-d5o
@FadumoAbdi-d5o Час назад
Naagaha qaar nin jeceel Ilmaha aabahood haka fogeen kala taga dhib maleh lkiin cunuga wada korsada plz
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 2 часа назад
Adiga ayey ku rabta tan kale waxey rabta iney cunuga yar iney is washo oo laga qato lakin mahamed waa nasab hadow naagtan hayey
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 4 часа назад
Sow wixii hore ma dhamaan yaab waaye Allah hakaa bixiyo sharkeeda. Subxaan allah
@farhiyoali791
@farhiyoali791 3 часа назад
Ilmo hadeey rabto kuweedii hore kama sootagteen
@FaayCali-s7i
@FaayCali-s7i Час назад
Maxamedow Afwayntaan walan tan inaad cunig ka dhashid ma ahayn baalayada War Afwenta kafogow
@shamsucade5115
@shamsucade5115 2 часа назад
You’re right
@BMC-mq2jw
@BMC-mq2jw 3 часа назад
Buskut waxbo ma maqlo bal maxaa ka halaabayaa haduu iska aamuso wax walbo ayku hadasho ama ay sameyso maad indhaha ka xiratay ? Adiga qudhaada talada baa kaa xun. Muniira kolkee hadalka wiilkaaga soo qaadeysa waxeey dooneysaa iney adiga kaa soo hadal siisa balse hadaad ka aamusi laheyd gubasho ayey la’ aamusi lahayd. Adigu aamus oo qaado talada walalahaa
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 4 часа назад
Berito wilkaaga wuu ogaa donaa dhibka hooyadiis ay😂Ku heyso wiilkeeda mustqbalka marku arko wixi laga duubay
@Bunny-the-bun
@Bunny-the-bun 9 минут назад
Maxamed istaqfaarta badi waxa tiri hadda ka hor hadaad aragtaan anigoo naagteyda media keenay waa sixranahey
@ZahraOmar-j1x
@ZahraOmar-j1x 2 часа назад
Nin caqli badan ma Tihid, naagaha family liga isku dira Waa kaa faa'iidaystay, gabadha haday uur Leedahay inaad Caqliga ka Shaqaysid ood ilmaha bad bad baadisid Allaah ka Sakoow, maaha inaad isla gor gortan ood tv soo Timaataan maaha, Maxaad bulshada ula timaadaan buuqina aan dhamaan.
@FadumoAbdi-d5o
@FadumoAbdi-d5o Час назад
Weey soo tuurtay ilmaha isagaa sheegay hada uur malaha
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 3 часа назад
Meel quruntay baad wax kushubatay ninyohow hadda kadib waad kafiirsandoontaa canugaas gaalada allaha kaqabto wax kaloo lasheego malahane
@Qaali786
@Qaali786 55 минут назад
Buskudoow naagtaan wey waalatay adee kugu qa fiiftay wexeeda cunug waa ka wey yihiin yee adi ku waalin cunugaas waan uduceyneynaa in uu gacantaada ku laabto somaliyeey cunugaas uduceeya
@Deeqoadann
@Deeqoadann 3 часа назад
Mahamad buskun eebid naagti ugu xawayan saneed baa ilmo kadhashay meel fadhiso lagawaah 😂😂😂
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 4 часа назад
Wara jiiri done wiishka leh hayeroo 😂😂😂😂
@RFJ985
@RFJ985 3 часа назад
ماشاءالله عليك
@AbdallaHajio
@AbdallaHajio 2 часа назад
Naagta doqonta ah inta sasabato si tartiib uga wareejiyo masuuliyadiisa
@muminoomarrage
@muminoomarrage 3 часа назад
Tan Waa Imtixaan Illaahay ilmaha yar Dhaxdiina Kama Dhaxbaxsho
@AniisaIbrahim
@AniisaIbrahim 3 часа назад
War adiga ayaay donaysa inaad sohadashid ee shibkadheh ayayna kumaqlin iyadaa iska dali donta
@AyaaaJama
@AyaaaJama 3 часа назад
Labo dogon ba tixin maa goftan baa lojawaba cafligi 45 jirka kuyaley maba isticmaleyso
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 часа назад
Nagan buskut ayuku qafiftay subxanllh yaab
@FaThaNurdiin
@FaThaNurdiin 3 часа назад
Ceraay joogto umra gaweed ayuuu leeyaxaat sibaa owlada ito dumarka ?digniin iga xooooooooo
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman 2 часа назад
Abaha ugufican abid wayo ayado careysan ayeyba kuqirtay wexeytiri markan dalay waqti bu nagaliyay zaaid ubadan
@Deeqoadann
@Deeqoadann 4 часа назад
Caarab ween aaf ween akhaas wa sawiir
@MaryamHussein-d3m
@MaryamHussein-d3m Час назад
Maxa mu caysay wiilka
@MaryamHussein-d3m
@MaryamHussein-d3m Час назад
Buskud iska day gadhan ilahaga alaha ku soo celiyo
@Ikismn123
@Ikismn123 55 минут назад
Maxaad ugu dambaabi ajirkaagii ayaad siisay ogow
@umriyaan9
@umriyaan9 3 часа назад
Walhi maxamadow taniwanasibkagi xumaday gabdho horewagur satay oosharafleh manasocaytaman allh ka axsho sharteda ilmajaceyl maha eewakasabriladahay noloshey kujirtay ooquruxbadan iskasartay shalay eyjogta manta
@ashamuse7410
@ashamuse7410 3 часа назад
Maxamedow dhibka wuxuu ahaa ninki wareysanaayey waayo stupit buu ahaa gabadha fiyuus buu ku raadsanaayey wey cadayd lkn adiga hadaad aamuska ugu dadaashid ayadaaba aamusi doonto
@deeqahassan4495
@deeqahassan4495 2 часа назад
Ada ka maqan adey ku rabta ilmo marabto kuwii hore awey
@rodaali169
@rodaali169 4 часа назад
Asc Nagtan way walantahay ee hada u gee booliska ma hayn karto e adaa abo u ehe xitaa waxay ledahay ayaydeey oo dhimatay ayaan ku qori waa bilaa edebad miskiin fican ayaan modaynay carb wayn, sayko ah😀
@amirahabdi
@amirahabdi 3 часа назад
Qoftan hoyo ma ahaan buskut awaye 5 tii carurr, oo ma Mahir aa ka ficaan??
@MawaddaAbdi
@MawaddaAbdi 4 часа назад
😂😂😂😂😂Maaa Buuskud baaad jEecshahaaaay
@Hada23234
@Hada23234 3 часа назад
Gabadhan waxey la walaneyso waa in ad ku noqoto war ragi ban layabijiran markey dhahan qasab ban naagta ugu noqonaya ilen dumarka kadaran bisinka war hadilakalatago halesdayo qasabmaha guurkuye
@user-bl2og3no4p
@user-bl2og3no4p Час назад
Sorry 😢 Brother
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman 2 часа назад
Muxamedow wilkaga intadan dalin hoyo fican umadan doorin hada kadib walalow naagta gursaheyso kafirso waxa tahay abo fican o waxa udalay aaad iyo aaad ujecel abowow naagta gursaheyso kafirso
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 часа назад
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh gabdhan waayku qafiftay buskut subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 3 часа назад
Hooyo kartileh waa layiqaan hadal yar iyo hawl badan bey caankutahay ee naag hadba qofdhahaysa cunugeeda adi marabtaa miyaa karti leh waa doqon
@SalmaanCali-d1d
@SalmaanCali-d1d Час назад
Muniira maahir muu ka fiicanyahay ciyaalkii aad hore usoo dhashay Mise wuu ka aabo fiicanyahay
@Moplay214Wannapa-su8hq
@Moplay214Wannapa-su8hq 5 минут назад
Adigu hadaad karoontahay maad amistid intad maqaxida ku shidanayso waar xishood
@fadumocilmi3405
@fadumocilmi3405 Час назад
Buskut adigaba ma dhaantid ineey hadasho inaad ka xanaqdo waa ceeb
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 4 часа назад
Subxllh Maniira Waa Masiibo ee iska celi si xun u gal iyada ku dayn doonta wlhi.....
@User-s5z2t
@User-s5z2t 2 часа назад
Adiga la walaaqday waayo Maalintii ay kaaqaadatay wiilka waxan kuniri kahar oo ha utegin ceeb ayey kalarabtaa
@FadumoAbdi-d5o
@FadumoAbdi-d5o 2 часа назад
Ka har Ma soconeyso inee labadooda tagaan waaye dowlada la hadlaan inuu U ogol yahay uu cadeeyo
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Час назад
Tan masuliyad maqadi karto ee nin yahow tasho oo canuga galo yey san kaqaday woyo carur tedii hore ayey mel ku shegi wey say🫠
@wandaba90
@wandaba90 3 часа назад
You two are compatible
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 Час назад
Two peas in a pod
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 Час назад
Two peas in a pod
@wandaba90
@wandaba90 Час назад
@@ummyusufsadiiq7828 💯
@canab-t8j
@canab-t8j Час назад
gabdhan umaydhalan qof caqlibadan guruub xuna waa ku xidhatay oo siibaabinaya.
@sadiyoigal7534
@sadiyoigal7534 3 часа назад
Aboowe sharteeda Allah kaa qabto cunug marabto ee adiga ee ku rabtaa inay busy kaa dhigto hadaa rabto inay kaa harto naag kale aroos
@Najmahassan7128
@Najmahassan7128 3 часа назад
Afkiiba juuqda gabay amuurta allaha saqiro
@somalifood6935
@somalifood6935 2 часа назад
Adey kurabtaa cunug marabtee xaaraan kuwas cunugana ka qaado yey gaalada qaadane 😂😂😂😂
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Час назад
Warya gabdh waa emotional I can understand her miskin you shattered her hopes
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 2 часа назад
War tan wey waalan tahay ilmo ma heyn karto hooyo fiican ma'aha adigey ku rabtaa 1cunug ayey heysan weysey waa doqon
@NasraAadanabdi
@NasraAadanabdi 3 часа назад
Qofki ushada ka qadan karta lo dhibta ina abti hada kabacdi ka firso gurka
@Farxiyo-p4z
@Farxiyo-p4z 4 часа назад
Qoftas hada wax dhib ah Kama shegin wee is ilalinese in tii tabarteeda ah sidii hore ma ehen
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 3 часа назад
Bisinka naagtaan waa doqon maxay tahay ninka ayna aqoon adi makugu qoraa warnaagtaan ilmaha marabtee dee aabihii hasiiso yaab .
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 2 часа назад
War Naagtan maxaad tustay Waay ku rabta goanka furitanka wax uu kayimi adiga wuu ifuray baay tidhi
@fadumocilmi3405
@fadumocilmi3405 2 часа назад
Ineey Wax qasto oo iskahadsho waa Naag lafuray ee adiga warkeda maxad pga nacashtaah oo ogu soo farisataah
@Umo580
@Umo580 2 часа назад
Garway kujeceshahay iafgaro😂😂😂
@raqiyaslifestyle
@raqiyaslifestyle 56 минут назад
Sorry walaal Mahamed
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 4 часа назад
❤❤❤❤❤
@leylamohamed6885
@leylamohamed6885 3 часа назад
Ninkay rabtaa
@saediyoyalahow3352
@saediyoyalahow3352 3 часа назад
Naag waalan ayaad faraha lagashey Mahir ayay ku waalatey
@amirahabdi
@amirahabdi 3 часа назад
War qoftan wa jirantahay
@Sugarplumfair12
@Sugarplumfair12 3 часа назад
Just ignore this woman
@AbdiRahmo
@AbdiRahmo 2 часа назад
Haday runkaatahay in ay mel walba ukaxaysato waad fican tahay
@Fatima-iq6il
@Fatima-iq6il Час назад
Bro it's seems she love you but she couldn't not say it
@SalmaanCali-d1d
@SalmaanCali-d1d Час назад
Buskud malaga yaabaa in aad nabsi hore soo gashay oo gabadhan wax lagaaga jarayo
@Sahraomar-ln4hg
@Sahraomar-ln4hg Час назад
mageeda maa iska daysid. mise shaqada ka gashay. faraha ka waad
@fadumocilmi3405
@fadumocilmi3405 2 часа назад
Buskudow hadii aad ka rontahay warkeda maad iska deysid
@maslah345
@maslah345 2 часа назад
Adigay kurabtaa
@LorraineWilliams-r5z
@LorraineWilliams-r5z 2 часа назад
Weykujeceshay socesho
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 3 часа назад
Asc waxan wax fiican mahin runtii mohamed qofka ilmaha ku dhalay wa ina yahay qof ad isku hubto raga somaliyed dhibka haysta naag bay arkayan Cas oo af malabo leh oo ku dhahaysa nolol cajiiba ku galin sidii caruur way rumeysanayan qofkii ma ogid dabeecadeeda sidey tahay wa la amusan tahay ay miskiin isaga dhigayso manta hooyo mcn in la caayo abo loo gafo walaalo adiga video laga qaaday cashar halu noqoto midan mohamed buskudow ilmahaga hooyo wanaagsan ayaa loo sameysa marka raga guurka badan way idinku Mandahay naag ku karkarsi dab kugu shida idin washo ina heshid sababto shalom daba carar kama fakartiin qofkan muxu kugu noqon kwr xaas ninkedii xalaasha ka duubeysa video isago ogeyn kwr waliga tan oo kale makugu dhacday way idin so socota adiga iyo kuwo kaleogada tas
@UmuHassan-s2u
@UmuHassan-s2u 3 часа назад
😂
@AminaelmiWarsame
@AminaelmiWarsame 3 часа назад
Nagtan cunugmarabto adeykurabta
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 3 часа назад
Gbdha wy xnuusanyysaa 😳
@rodaali169
@rodaali169 4 часа назад
Kkkk❤❤
@Deeqoadann
@Deeqoadann 3 часа назад
daabal awaay ilmahedii
@FarxiyoAbdule-c3y
@FarxiyoAbdule-c3y Час назад
Adiga munafaq
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku 3 часа назад
Views is not easy😂go and find a job
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 2 часа назад
Waxaa kaa maqan adiga naag guurso
@Hawa-lt7yu
@Hawa-lt7yu Час назад
Gabarta in aad tuugtuugti oo aad jecel tusiso ayeey rabtaa ee sxb reer kaada dhaqo
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp 3 часа назад
😂😂😂😂😂😂😂🤭🤭👎👎
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 3 часа назад
naag waalan wax walba ka filo kan naagaystayna u badheedh
@jeffandonuts
@jeffandonuts 2 часа назад
Adigo nool in ay nin kale oo aan dhalin ku tirahdo ma kug qora waa khalad
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 2 часа назад
Adiga ayey ku rabta tan kale waxey rabta iney cunuga yar iney is washo oo laga qato lakin mahamed waa nasab hadow naagtan hayey
@ashamuse7410
@ashamuse7410 3 часа назад
Maxamedow dhibka wuxuu ahaa ninki wareysanaayey waayo stupit buu ahaa gabadha fiyuus buu ku raadsanaayey wey cadayd lkn adiga hadaad aamuska ugu dadaashid ayadaaba aamusi doonto
@AniisaIbrahim
@AniisaIbrahim 3 часа назад
War adiga ayaay donaysa inaad sohadashid ee shibkadheh ayayna kumaqlin inaad iska dali donta
Далее
MAAHIR WAA DISHAY AYAA LEYGU DACWEEYAY
26:06
Просмотров 13 тыс.
Maxkamada dahir calasow marwo qadiijo ninkii wey dishay
10:27
QOF MUHIIM AH AYAA IGA SAFRAY
11:20
Просмотров 35 тыс.