Тёмный

QOF MUHIIM AH AYAA IGA SAFRAY 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 65 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 742   
@مرام-ع9ث
@مرام-ع9ث 3 часа назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711013075 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-......
@CutelanzeMzf
@CutelanzeMzf Час назад
May allah ease your burden😢😢😢😢
@Abdalla3920
@Abdalla3920 19 минут назад
I saw this comment everywhere. Some of people say it's pishing or a group of thieves.
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 часа назад
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeenisharafta badanaa Scw👍😢
@QurbaniMaxamed-ni7pt
@QurbaniMaxamed-ni7pt 3 часа назад
Scw scw scw ❤
@AbdinasirMohamed-n5e
@AbdinasirMohamed-n5e 2 часа назад
Abayo kiki aewey please 🥺🙏
@SHAMSA-i5j
@SHAMSA-i5j 2 часа назад
Safarsalamo
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m 2 часа назад
Scw scw scw ❤
@NadiifoNalka-t6b
@NadiifoNalka-t6b 2 часа назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 часа назад
Aniga iyo Adiga Aqrinaya Qoraalkan ilaheay Qabrigeena beeraha janada kamid ha Nooga Dhiigo Balse waxa ilaa kabaryaa inuu janada Nagu Kulmiyo dhamaanteen./,,,امين يارب ❤😢
@MaxamudKamas-gn4ze
@MaxamudKamas-gn4ze 3 часа назад
aamin
@MaxamedKuulow-v8g
@MaxamedKuulow-v8g 2 часа назад
Aamin
@CabdirabiMuxumad
@CabdirabiMuxumad 11 минут назад
Koko walhi waan kitaageeraa
@NALEEYCali-ve8ty
@NALEEYCali-ve8ty 3 часа назад
Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw scw scw❤❤❤
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 3 часа назад
Kusaliya xabiibkeena muxamed scw❤❤❤
@SakhiyacabdiraxmaanMaxsmed
@SakhiyacabdiraxmaanMaxsmed Час назад
Scw❤❤❤❤❤
@QurbaniMaxamed-ni7pt
@QurbaniMaxamed-ni7pt 3 часа назад
Aan kusalino xabiibkeni maxamed SCw scw scw ❤
@CusamaanMaxamedcusmaan
@CusamaanMaxamedcusmaan 3 часа назад
Dunida masoo marin ruuxka qayr bada kana shara badan nabi muxamed ❤❤
@suhaybxassan-w7b
@suhaybxassan-w7b 3 часа назад
only intii Muslim ah love like saara 🙏🙏❤👍👍😭☝
@XabsaBarkhad
@XabsaBarkhad 2 часа назад
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 3 часа назад
Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 часа назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 часа назад
Welcome back armaan laf dhabarta team 27 😢😮😊
@qaacsheofficial6289
@qaacsheofficial6289 3 часа назад
Dhaantiin ku Saliya Nabiga❤❤S.C.W.🎉❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 3 часа назад
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢
@AbdikadirJilib
@AbdikadirJilib 3 часа назад
Bye Bye Armaan Nabad Kusoo Laabo Laf dhabarka Team 27 Arman 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds Час назад
Xageee ayuu aaaday lkn😢
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 16 минут назад
Djibouti 🇩🇯 ayu aaday😷😷😷😛😛😛
@AasiyaJaamc-wm3ur
@AasiyaJaamc-wm3ur Час назад
Ilaahaw marka ugu horaysa ee Armaan soo noqdo uu usoo labtaa Asad oo lugihiisa ku taagan ilaahaw ducadaas ii aqbal😢
@RozaXasan
@RozaXasan Час назад
Allahuma aamiin🤲🤲😫😭
@HamedMahamoud
@HamedMahamoud Час назад
Amin ya rab 🤲🤲
@Hamdiabdihurie
@Hamdiabdihurie 4 минуты назад
Ameeen ya alllh
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 2 часа назад
We miss youu. Armankeena alle nabad hakugu geeyo hana noogu ka soo celiyo Team27❤
@axlaamabdullah7837
@axlaamabdullah7837 2 часа назад
Armaan wlh garab buu u ahaa lkn booskisa Arimaheena sii buxinayo intu arman imanayo Safar salama armaan🥺💕🫶🏾
@UbaxcadiraxmanAxmed
@UbaxcadiraxmanAxmed 3 часа назад
Alle nbd haku so celiyo wllken armaan 😢😢😢wan ku xiisi donaa
@hafsamohamed3238
@hafsamohamed3238 3 часа назад
MashaAllah keep going my dear brothers❤look at this beautiful smiles…💪🏻
@Fattidiamond
@Fattidiamond 3 часа назад
Arman safar slama. Illahy nadab hakugeeyo nabad hakusoo celiyo insha allah ❤ wn kuuxiisi doonaa. Inta naga maqan thy. Alla iamk inta usiixty❤👍
@FilsanFilsan-n2v
@FilsanFilsan-n2v 3 часа назад
Hala udanbeyo waa calolxumo wlhi miss you wslhy mcn salado allaha ikaa ilaaliyo meelwalboo jogtid abyo 😢
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 часа назад
Aduunka waxa ugu fiican walaal aad isfahantan 😢❤❤❤❤
@nashwamohamed-x2k
@nashwamohamed-x2k 3 часа назад
blz isoo duceey muraad ayan leeyahy dhaman umada soomaaliyeed
@HANAD_21
@HANAD_21 2 часа назад
Rabbi ha kuu fududeeyo murudkga Abayo
@BarwaaqoSalah
@BarwaaqoSalah 3 часа назад
Safar salama armankeena ❤😢 inta ku xiisi doona❤
@niyadsame790
@niyadsame790 2 часа назад
Wlhi marka maqley armaan oo katagaya asad wlhi waan naxey 😢 Team 27 waxn lagarabaa in ey buuxiyaan booska arman 😢😢😢
@ismaileyali498
@ismaileyali498 2 часа назад
Qofkii marwalbo laga safro ayaa dareemi karo xaaladaan camal.wlh waan ilmeeyey waayo team27 daawashadood waxaan bilaabey Armaan oo joogo,wlh waa qof shaqsiyad wanaagsan oo looxiiso sababto ah sidey iskugu xiran yihiin Afarta walaalo oo inoomuuqato waa wax lagu deydo.Asad waxaa ka taagyeero badanahay Arman.Guuleesta dhamaantiin.
@shidanbintuilleeye5228
@shidanbintuilleeye5228 2 часа назад
Wllhi aad iyo aad ayaan uga xun nahay arman inuu tago lkn si kasta oo ay ahaataba 🥹🥹asad Alle maalin un adigoo soconaya Allow natus malin walba waankuu duceeyaa anigoon aqoon kuu lahayn Alle dartii ❤️❤️wlloh isjecel Alle kaama qaado walaalahaa
@mahadkharbouch2997
@mahadkharbouch2997 3 часа назад
First comment inaa noqdo waku faraxsanhy team27 one like ❤️💯🙏🏾
@AymanAbdirashid
@AymanAbdirashid 3 часа назад
Allah is one ❤🎉
@KhadraCismaan-r1f
@KhadraCismaan-r1f 3 часа назад
Alle ha nabad geeyo I.a 😢
@FartuunCali-d3n
@FartuunCali-d3n 3 часа назад
Anaa uhoreeyo asad xaajiyow armaan safar salaam aboowe masha aarabtid nabadkutak 🎉🎉🎉🎉🎉🎉✈✈✈✈✈🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊🥰🥰❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖✈✈✈✈✈😍😍💗
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 2 часа назад
Safe journey Armaan ado nabada usonoqo wllk Asad waxad u aheyd walal iyo lugo uu kutagnay Insha Allah idinko nabada waqti kala kulma brothers🤲🙏
@omarabdidhoore5651
@omarabdidhoore5651 Час назад
Please isoo duceeya muraad ayaan Leeyahy dhaman umada somaaliyeed🥺🤲🏾🫠
@LegendKhaalid
@LegendKhaalid 3 часа назад
عليه افضل الصلاة وأتم التسليم ❤❤❤❤❤
@ClraxmanSicid
@ClraxmanSicid 3 часа назад
Azad haggio bro bin 1❤❤ _qofki ugu horeyay ahay yes🎉🎉🎉
@alonegirl8
@alonegirl8 2 часа назад
Dhibkiisa kaftan kiisa ❤wiil iska happy eh buu ahaa wle wax badan hanaga maqnan aqwaan 😮✋nasiib wcn
@FartuunKHaliif-w9y
@FartuunKHaliif-w9y 3 часа назад
Qofkiii ugu horeyay 😂Baan cawa noqday
@rahimagodah
@rahimagodah 2 часа назад
Caadi baan u ooyay wlh😢 Armaan kaalin muhima ayaad u aheed asad insha allah dhaqsi uguso laabo❤️🫶🏻
@FardusDirie
@FardusDirie 2 часа назад
Alle garabkaga ha galo wllo asad caawinta arman waad uxiisi donta alle hasoo nabad celiyo
@bileabdulkadir1
@bileabdulkadir1 3 часа назад
Armaan HagiO big legend ❤❤❤😢
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 часа назад
Inta kamurugootay armaan safarkiisa 😢 💔 noso noqo
@AmiinJaahuur
@AmiinJaahuur 3 часа назад
Ku sali nabiga zcw ❤❤😢😢😢
@SabrinaAhmert
@SabrinaAhmert 3 часа назад
Qofka ugu horeeyo inaa ahsyaleega dareemaa
@suhaybaadan1509
@suhaybaadan1509 3 часа назад
Imk legend waa loo xiisay runtii
@naxnoofficial4445
@naxnoofficial4445 2 часа назад
armaan hadu baxay waa u xiisayna hada nahay team 27 nabad ku tag nabad ku soo noqo walhi waa wiil qalbi fican ❤❤❤❤❤
@Muxamed-9
@Muxamed-9 3 часа назад
Iisoo ducey wll muraad leyahay✊️
@XawaMoha
@XawaMoha 2 часа назад
Ala asad armaan garab weyn inow ku ahaay ano dawade ah aan daremayay safar salamah armaan
@XaawoSharaf-o3j
@XaawoSharaf-o3j Час назад
Jacelkeyga arman safe journey 😂 imiss you qalbi 🫶🏻❤️😂😂😂
@Abdurrahman-qv1rk
@Abdurrahman-qv1rk 3 часа назад
Waxaan ahay qofka.ugu horeyay oo fiirsado😂❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 часа назад
Aktarka Armaan Hagio Safar Salama Nabad Ku Tag❤ meesha Rabto❤
@Xaawo6405
@Xaawo6405 3 часа назад
Yes Anaa uhoreeyo caawa❤❤
@AbdallaAbshir-y8c
@AbdallaAbshir-y8c Час назад
Armaan legend safar salaama ilaahay haku nabadkeeyo hana kusoo nabad celiyo amiin yaa rabi
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 19 минут назад
Markii hore Iamk waa tabnay o maqnaa imkna Armaan baa baxay safar salaamo ku xisidonoo ❤😢
@ayaanshugri4261
@ayaanshugri4261 28 минут назад
Ilahayo dhulka soomaaliyoo dhanba nabad ka dhigna aamiin
@Rouman-tf7yw
@Rouman-tf7yw 58 минут назад
He is honest wlhi armaan wanna qof aad u furduran we will miss you more bro ilaahay shaqada hakula qabto insha allah
@MunaQurux-lr3zt
@MunaQurux-lr3zt 2 часа назад
Best editing asad gacan ban u tagy wlhi keep going pro armana safar salama🎉❤
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 2 часа назад
Arman wan kuxisi donaa safar salama Ado nabad qaba sonoqo in sha Allah ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
@NastexaNalka-u2k
@NastexaNalka-u2k 2 часа назад
Ilaahey hakunabadgeeyo markoomalee shia ooimaanaayay xataawan xasuustaa ilaahey hakunabad keeno😊😊😊😊😊😢😢😢😢
@somrssaciid2449
@somrssaciid2449 2 часа назад
Safarkii qalbiga anka dareemay wa armaan alle haku nabad geeyo sxb 😢😢
@KiinMohamed-eh7de
@KiinMohamed-eh7de 34 минуты назад
Wlhi waan ilmeyy 😢 arman wxuu ahaa shaqsi aan reer hagio aan ugu jeclhy kftnkiisa io qosol kiisa io dhibkiisa 😢 safar salama Arman 😢🥺😭 we miss you ❤
@caashomaxamed1560
@caashomaxamed1560 3 часа назад
Alla asad wax ma ogid amiira iyo ceyda maanta waa hadleen alx waxaa kufaraxnaa kasoo yeeray❤❤❤
@MowliidibraahimmaxamuudMuudka
@MowliidibraahimmaxamuudMuudka 3 часа назад
Haa ilaahaa kasoo hadalsiinooyaa 😂😂😂
@shukritaano2870
@shukritaano2870 2 часа назад
Maxay dhahyn😮
@XawaMoha
@XawaMoha 2 часа назад
Prank lee amow yahay😂
@khadraali5225
@khadraali5225 2 часа назад
war janalke kadawada ishga plz
@khadraali5225
@khadraali5225 2 часа назад
war janalke kadawada ishga plz
@aya_anle11
@aya_anle11 3 часа назад
Kusali nabig scw
@NaajiApdalla
@NaajiApdalla 3 часа назад
Qofki ugu horeyay ani wye asad zxp like isaar 😂
@SucaadBashiir-e1e
@SucaadBashiir-e1e 55 минут назад
Runtiih arman wan uxiisidoonaah😢😢😢 plz come back
@BintuShariif-f7c
@BintuShariif-f7c Час назад
Wllhi asadow kaliga madaremesid waa kula dareenaa safarka wllka marka waxa rajeynaa i.a asoo cafimad qabo inuu alle soo celiyo😢
@Samia-b2u
@Samia-b2u 3 часа назад
Asad Keena Safar salaama armaan ❤❤
@AmaalNashad
@AmaalNashad 2 часа назад
Qoralka danbe wa Qiro asad wll lafdhabar u ah weye arMan wllo isjecel weye safar Salam sonoQo ado nbd ah insha allah
@KhadarMaxamedali-r8u
@KhadarMaxamedali-r8u 2 часа назад
Haaa sax walaal Asad Aamin Ale Nawada hanoga dhigo Dalkena❤❤❤❤❤❤❤
@NadiifoNalka-t6b
@NadiifoNalka-t6b 2 часа назад
Safar salama armankeen inta ku xiisi doona qar badan Insha Allah 🤚
@MaryanClnaasir
@MaryanClnaasir 3 часа назад
First comenti asadoow waan ku tagera wll garowe jooga❤❤❤❤❤
@AweysAhmedGass60
@AweysAhmedGass60 3 часа назад
First comment Asad asc epow l am from jabuuti
@Akwadani
@Akwadani 3 минуты назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@najmonoorabdullahi402
@najmonoorabdullahi402 2 часа назад
Walalo is jecel hadaa maqasho waa kuwaan sey M.allh 🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻❤️
@falishassan3662
@falishassan3662 Час назад
Safar salaama taliye 🤴asago nabad ah alh so celiyo Iamk wlhi wa uxiisey😢😂😂😂walalayalow isku imaada yqy saan naga daaya❤
@burhanhassan332
@burhanhassan332 3 часа назад
1st comments legend Asad hagio❤❤
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 51 минуту назад
Armaan hagio the real hero wll qalbi wngsn allah haku nabad geeyo Asad hagio we always your side wll inkasto anan booski arman buuxin karin wll ❤❤❤ from hargeisa
@MalyuunFarxan
@MalyuunFarxan Час назад
Ilaahay asad ilaxdasa ilaxda u cafimaad qaba usi😢 walawal badn baa ka muqada 😢😭
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 2 часа назад
Safar salama arman sxb asxabta team 27 loogu jecelyahay ayaa thy London ayaankugu sugeyna anagoo badan we love ❤️ ❤❤
@dalmaraadan1848
@dalmaraadan1848 3 часа назад
Team asad ❤one like the 😮❤
@SumayaMohamed-k5w
@SumayaMohamed-k5w 3 часа назад
Walalaha ilhy ha isku kin dayo❤ big tagero
@bahjabahjabilan5161
@bahjabahjabilan5161 3 часа назад
Armaan anga dhan uxiisan inaga kaliye maha all haku nabda geyo wllo ado nabdna noso noqo Isha all ❤🤴😭🤲
@FaadumoMoh-jh7sy
@FaadumoMoh-jh7sy 3 часа назад
Asad ahaaa u soo horeeeyey wlhy 0mg❤😂😂😂😂
@Jeazy-HanadHanads
@Jeazy-HanadHanads 2 часа назад
Armaan qof loxiiso waa yahay wlahi😂❤✊️
@Zakiabas-c9u
@Zakiabas-c9u Час назад
Huseyn bebe + I am key + arman 😢 saddex sxb asad u dhawyen mata wey kawada maqn yihin nolasha sids ah qof mel ayey katureh
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 часа назад
TEAM ASAD AND ARMAN ONE LIKE 👍🏻🤍
@XafsaHaaaji
@XafsaHaaaji Час назад
The legend Armaaan Safar saamo wllkeena so noqo ado nabad ah 💗💗❤️❤🎉
@koko_bulle_12
@koko_bulle_12 2 часа назад
Qof la xuso ama la xasuusto waxaa ugu wanaagsan XABIIBKEENA MOHAMED SCW 🎉❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 2 часа назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
@Juweeriyacilmi
@Juweeriyacilmi Час назад
Heesta magac ugubaxay cumar soo uguhelay darteed wanna garty alx legend
@jeyjamal3601
@jeyjamal3601 2 часа назад
walahi wan ilmeeye😢😢😢markuu kumacsalameeye asad...qoralka dambe nah sitha kale ayan noqdhe😢😢😢😢....Nawad kusolaawo
@CasmiSadri
@CasmiSadri Час назад
Arman garab buxu ahaa Wllhi waku xiisidona armankena😢safar salaama ilahey wax dhib kuma tuso😭🤲🏻
@habonaden2080
@habonaden2080 2 часа назад
We love you 🇩🇯 Arman, why do we feel sad, we are not even in Malaysia with them we are in Africa😂😂😂😂😂
@AyaanMohamett-q1r
@AyaanMohamett-q1r Час назад
Ilahay adiguu nabada iyo walalkaa oonabada haiskukiin celiyo insha Allah
@AliAxmed-qg8pc
@AliAxmed-qg8pc 2 часа назад
Omg wllhy armaan hagio aniga oo kula noolaan kula kulmin kulana ceeshin ayaa xiisidoona allaah haku nabad geeyo wll qaaliya🤚
@TasliinHazen
@TasliinHazen 2 часа назад
ILahaYoow Dib Noogu soo ceLi Armaankeena 🥺❤
@zamzamnuurcali1251
@zamzamnuurcali1251 2 часа назад
Bye Arman hagio team 27 hddanahy anka xitaa ku xisdoonaa
@IqroWasuge
@IqroWasuge Час назад
Miss you armaan wa ku xisi dona wallhi 😭😭😊
@Nashaadnuura301
@Nashaadnuura301 3 часа назад
Ana uhoreeyo asadow❤ like😊
@ahmedlucky1170
@ahmedlucky1170 Час назад
Armaan behind the camera shaqo adag u ka hayey legand
@Bossbbe-z7j
@Bossbbe-z7j 26 минут назад
Nabad qab ku tag sxbkey. .armaan xajiyø guul halka joogto marwalba❤
Далее
QAB QAB IYO MAANTA ???
15:17
Просмотров 73 тыс.
O’zim bilib ketvotudima😅
01:00
Просмотров 609 тыс.
GABDHAHA TEAM 27 DA DOODA FASHILE
10:08
Просмотров 38 тыс.
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
Просмотров 29 тыс.
Safarkaygii dalka Vietnam  🇻🇳 My trip to Vietnam
18:00