Тёмный

MUNIIRA SABABTA AAN BLOCK U SAARAY 

Mohamed Buskut Official
Подписаться 316 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 434   
@Rayaan277
@Rayaan277 2 месяца назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@ikranabib7919
@ikranabib7919 2 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
@kinsialin8009
@kinsialin8009 2 месяца назад
Scw scw ❤❤❤❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 месяца назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 2 месяца назад
Salahu calayhi waasalam ❤
@shukricadeey716
@shukricadeey716 2 месяца назад
SCW SCW SCW SCW❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِبِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤❤❤❤. اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 2 месяца назад
Scw scw scw. Scw scw. Scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 месяца назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️
@sosomax5931
@sosomax5931 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 2 месяца назад
Waan aya banahay ila hada walahi familki an ku xirna ma San baa uu dabesay 😢😢
@JennieSmith-nn8dz
@JennieSmith-nn8dz 2 месяца назад
@@dahaboawale1009umad kale cebtoda ayu reaction kabixin jirey hada tisa ayu ka bixina wa adun xalkisa 😆 🤣 😂
@hodansaeed1686
@hodansaeed1686 2 месяца назад
Mohamed you are right ✅ 👏
@abdijama1984
@abdijama1984 2 месяца назад
Maashaa allaah nin fiican ayaa tshay go aan adag ayaa leedahay waa ka fiicantahay ninmanka qaar guuleeso maxamed ❤❤❤❤❤
@AminaEggeh
@AminaEggeh 2 месяца назад
Nin akhlaaq iyo diin leh baa tahay maa shaa Allah sidaa ku wad👍 Allah haku barakeeyo 👏
@SuadOsmanMohamed
@SuadOsmanMohamed 2 месяца назад
Akhlaaq iyo diin ma waalantahay
@NuurtoAbdiqaadirMaxamed
@NuurtoAbdiqaadirMaxamed 2 месяца назад
Maashalah walakey mac❤❤❤❤❤😊
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 2 месяца назад
Munira is wrong. You are good, father mashallah ❤️
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 2 месяца назад
Naagtan wlhi way ku dhibtay Best father ayaa tahay keep going wllo
@Moha2017-ij2jt
@Moha2017-ij2jt 2 месяца назад
Naagaha somalida cadow waaye haday dhibtay adiga miyaa ogaa dabeecadiisa qofkan adiga miyaa lanool kan hada adoo kala hadhow raacay nimankii naagah xumeeya maxaad u jeceshihiin
@ayaanmohamed4264
@ayaanmohamed4264 2 месяца назад
@@Moha2017-ij2jtrunta miya kudhibey qofka xun waloo jeeda iney iyada tahay meelkasta ka caynoosa
@Moha2017-ij2jt
@Moha2017-ij2jt 2 месяца назад
@@ayaanmohamed4264 gabar walac ah marka walac tahay dareemaysaa Alxamdulilah inuu iqabo faarax somali ifahmaya idinkoo dumar ah mafahmaysan dadkaan kadhexbaxa iyaga isku dhow oo caruur iskudhalay bari baad isku arkaysaan iyagoo iswata markaas qalbada jab
@JennieSmith-nn8dz
@JennieSmith-nn8dz 2 месяца назад
@@Moha2017-ij2jt qabiil waye waxa wado nagahan, waxa dhaci karto inu ciilay una garsiyay heer ay gran weyso waxey kuhadleyso ninka innocent uma eko
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 2 месяца назад
Good. Father ❤❤
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 2 месяца назад
Naag socialmedia soo gashey naagma ahan wa ka dhimatey
@faridasheik9404
@faridasheik9404 2 месяца назад
Alhamdulillah may Allah help you and ease everything as you go again and remember one thing that your son needs to be protected from all the misery that is happening around him. because he is the age at which he records the greatest memory of his life. don't forget that you can get any woman you want in the world because your a young man, InshAllah🤲🏾❤️
@ikram9469
@ikram9469 2 месяца назад
You don't know if he abused her. Stop taking his side! When you get married to an abuser, you can talk about this situation. Please stop supporting this guy!
@HaytiNura
@HaytiNura 2 месяца назад
No body abuse her she is crazy that lady you should take care you kids bro
@ikram9469
@ikram9469 2 месяца назад
When this happens to you! You will regret it! What goes around comes around. You're taking this guy's side. You don't know if she was abused. When she was getting abused, were you there?
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 месяца назад
SubhanaAlah so sorry 💯💯 afkiibaa juuqda I gabay wallahi naagtii dhaheysay Mahamed buskudow I cafi ma saanaa ka dambeysay wallahi muniira is sick mar dambe iga maqli meysid muniiro soo celi Never inaan ku dhaho heerkan haduu maraayo xaalka ku noqosho ma leh kala daneysta waaw
@Nimcoali-yv5qm
@Nimcoali-yv5qm 2 месяца назад
الله اكبر الله اكبر
@abdiali2191
@abdiali2191 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiali2191
@abdiali2191 2 месяца назад
Sax weye
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 2 месяца назад
Waxaa la yiri muwalad iyo mas hadey kuu soo galaan muwaladka awal dil ka dib maska dil mana dhahaayo muwalad oo dhan waxaa laga yaabaa qaar rabigood ka baqaayo in ay jiraan laakin naagtaan muniira ah oo kale waaye muwaladka la sheegay in la dilo maska ka hir teeda kale Cid dambe oo aaminaayo oo ay u soo gelikarto ma leh waayo cidwalbo wey iska ilaalineysaa waayo waxaa laga baqaayaa in ay ku duubto in ay wax kaa sheekto yaa aaminaayo sybxaanallaah war hala fogaado qoftaas qoray deb leh ayey la wareegeysaa ninki guurso is dhahane maxamed kama fiicnid ee isjir
@abdijama1984
@abdijama1984 2 месяца назад
Muniro wey isceebeesay wey waalatey naagta wey ku jecashahay wey na ogtahay in aad go aan ka gaartey wey ku waalatey mahamed buskut❤❤❤❤❤❤
@Beingme541
@Beingme541 2 месяца назад
Just matter of time wa Iska xalada uurka wena Ka bixidontaa in Shaa Allahu qof dhiban intas yaa usoqor kudhahay ayaga wax ka dhaxeyan ma ade kala dhaxeyan
@siradm
@siradm 2 месяца назад
Adiga xukunkaas dhan yaa kuu diray? Yaase kuu sheegay? Dadkaan iyagaa wax ka dhexeeyaan, waa hooyo Wallac ah guri ka dumay ilmeheedi ka kala daadsan yihiin marka iska daa
@Abdi-o9h
@Abdi-o9h 2 месяца назад
Ilahay oga cabso walasha weye ha so qorin waxas tirtir waxad so qortay warun way qaldante wana hormunka iyo dumarnimada.Hadey jeceshahay na wuxu aha ninkeda jacelkuna ceb maha labo kasto xarir u dhaxmaray gogoled o xalala waxa dhax maro jacel kalmana marman e calfka dhamade tasina neceb maha wa qadarulah
@deeqajamaali9906
@deeqajamaali9906 2 месяца назад
Ma Adi ku jeclay laha hada oo ku dubayn laha futadada maxa Ninka iyo nag ku dhexdhigey🤦
@Osob_5
@Osob_5 2 месяца назад
Wallaahay habo dhibaatadaas waan kula dareemaa Hooyo ku nool U.S.Aayaan ahay waxaan kaa daawadaa halkaa s habo habo gabadhaas oo kale ayaa wiilkayga soo Martay 2sano ayaan hayey Cunuga yar habo haw joojin waa siday tahay Habo naago ayaa ka waalaya habo keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@malak-tn5ic
@malak-tn5ic 2 месяца назад
Bisinka mahir miyaa hdal garay wilkyga 2 bil ka wyn bama hadlo wllo gabdhaga adayku rabtaa
@Abdi-o9h
@Abdi-o9h 2 месяца назад
Dumar hada tihin nocan ba tihin ilmaha hooyada marku yaryahay wa xiliga ay ad ugu wal washo hadaqisay dhageysaneysa kamirada hadu katuso o may amusi lehed i cunugeda maso wacayso hooyo so maha na gabdha kalexo nin bad dadka wax oga dhigtane mahdilka gabdha ad ku sameyneyso uf na so nag matihid
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 месяца назад
Manshaallah si fican ayaa samaysay buskud hadana siadas ku soco hsla hadlin walaahi 😮
@nasra9836
@nasra9836 2 месяца назад
Yaab waaye shalay munira ayadaa dalbatay cafis okay Mahamed Buskud wuu aqbalay wuuna cafiyey,Maxaa qaaday manta Munira, Hadii uu Mahamed Buskud block saaray waa ku saxsanyahay, Ruux fiican iyo Ruux xun midna isma qariyo, waad sabartay Allaha ku garabglo Mahamed Buskud Insha’allah kheer iyo Barako ayaan idiin rajeeyey, Mahadsanidiin.
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 месяца назад
Absolutely 💯 wiilkaada dhexda u xiro please gaalada yaan loo gacan galin wiilkaas saqiirka ah Maahir yare block iska saar ilaa ay ka dhasho bal hala arko inay is badali doonto oo naagahaan wada maafiyada ay ka dhex baxdo hana siinin wiilkaada Maahir uma maleynayo inay ilmo rabto kuwii hore ayay heysan laheyd muniiro balaayo indho ceel lahaatay waana duli nacas ah
@ifraaxjamac6772
@ifraaxjamac6772 2 месяца назад
Alle haku barakeeyo wiilkaaga u tudho si aanu hadhaw cuqdad idunku qaadin go,aan fiicana waad qaadatay
@Luluu205
@Luluu205 2 месяца назад
Give the kid to his mother brother, you have 7 kids and 6 are with mothers. At this point it looks like both of are using this innocent child for ratings
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 2 месяца назад
Wanaga wiil raxweyan u thy wllkeyga guuleyso muniro waa ka sabri lacadahy
@JennieSmith-nn8dz
@JennieSmith-nn8dz 2 месяца назад
Wxa ficneyd sikale inad udhigto nimanka raxanweyn wa xun yihin dumarkana wey la xintaman dad ka lito ma arkin 😅
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud 2 месяца назад
Ee laayey ninkan umad ka cishta
@JennieSmith-nn8dz
@JennieSmith-nn8dz 2 месяца назад
@@AbuukarMohamud 😆 🤣 😂 😹 😆 istaqfurullah
@Maria28832
@Maria28832 2 месяца назад
Eelaay lacag hesha uma xumid tuugsi ka reysatey
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n 2 месяца назад
@@JennieSmith-nn8dz😂😂😂😂😂😂
@maryambrahim82
@maryambrahim82 2 месяца назад
Nin fiican baad tahay, dumar haku dayan walale Quruxna Ilaahay wuu ku siiyay.
@Umonan
@Umonan 2 месяца назад
Xaskagi hore cafis ka dalbo iyado caruur badan ku dhasha lhyd waligey jacayl ma arkin
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 2 месяца назад
Jaceylka waa wax jiro oo qalbiga ka imaaado , hadii sidaa uu yirina wax dhib ah kuma jabno , meeqa ayaa is qaba aaan wax jaceyl ah isku qabin , hadane caruur iska dhalo ama caruur madaxooda iskula joogo ? In kastoo eysan aheyn nolol fiican meeel aadan jaceyl ku dareemeynin in aad sii joogtid ama aad ku sii ilmo dhashid , hadane waa wa. Ey soomaalida dhaqan u ah . Marka ereygaas wax uu cafis ku weydiisto uma jeedo.
@queennimco8900
@queennimco8900 2 месяца назад
ninkeyga Waliba ILmaheyga aabahood wllhi si walbo uu u xunyahay Inaanan social media Keenen lkn si kle Baan ugu aarsan lahaa
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 2 месяца назад
𝗫𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗼 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗹𝗲 𝗠𝗮 𝗧𝗶𝗵𝗶𝗱𝗼𝗼 𝗖𝗮𝗱𝗶 𝗜𝘀𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗶𝗴 𝗛𝗮 𝗻𝘂𝗴𝘂 𝗔𝗳𝘂𝗳𝗶𝗻 𝗯𝗮𝗵𝗮𝘀𝗵𝗲.😂
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 месяца назад
Walalo maxamadow ilahay dartii kudhaaf xanunba ku kalifay isku soo noqda so celi ilahay khayr haku siiyo
@falisa576
@falisa576 2 месяца назад
Qof caytamayo waxan arkayno Ku hadlayso se bu ugu noqdaa Sharaf iyo xayaato maba leh Waxba may xeerinin subxanallah Wan jeclahay inay isku so noqdan Lkn iima muuqato sharaftisi bay Meel uga dhacday
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 2 месяца назад
Naag asiga iyo walidkiisa ceyneyso suu udamcaa SubxanaLLAAH
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 2 месяца назад
You’re sick 😷 isku so noqda kulaha
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 2 месяца назад
@@fatumaabdi6898Naagahan maxa ka sii ah 😂😂😂
@khadijasharif9190
@khadijasharif9190 2 месяца назад
Self defense voicenote ayaad duubatay, that's good for you saving lives. Waan kugu raacsanahay inaad ka digtoonaatid wixiii intii dhacday kabadan . Keep going forward.
@mrsj4231
@mrsj4231 2 месяца назад
Salaam Walal, I'm deeply saddened and shocked to see that you and Munira are currently in conflict. Walal, I advise both of you to step away from social media and address your issues privately. It's upsetting to witness this public exchange. You are both mature and respectful individuals, so please be kind to each other despite the situation. Some people may be happy to see you fight, so please stay off social media and protect your dignity. I have always had high respect for both of you and hope you can resolve these matters urgently. Wishing you both the very best.
@yawaayehee4125
@yawaayehee4125 2 месяца назад
Asc bro nin rag oo ilaahey ka baqo aa tahay please haba u jawaabin cadawgaga aya iyada so adeegsanoya
@Iftin-wg5bz
@Iftin-wg5bz 2 месяца назад
Masha Allah farrid❤
@dholaminahmed636
@dholaminahmed636 2 месяца назад
Be strong and Allah Will open Doors for both of u we dont know the reality!
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 месяца назад
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar maxamad buskud horey u soco ❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👑👑
@hafsamohamed3250
@hafsamohamed3250 2 месяца назад
Masha Allah well said being single father or single mother it’s full job but it’s worth ❤
@MsKeyf
@MsKeyf 2 месяца назад
Asc Mahamed eedo caruurta hadalka uma fiicna ee kadaaya rabi ha ku xifdiyo ❤❤❤❤
@naimachannel1523
@naimachannel1523 2 месяца назад
Gabadhadi hore wa gabar sharaf leh nafsigeda ku geeyay tan
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 2 месяца назад
Acw masha'allah Maxamed buskut Sharaffaa Leedahay Adkaartana Badso Qofwalbo Wuu Ujeedaa 100% in Lagaa Gardaran Yahay Muniiro Ceebey Dhex Fadhisaa Subxaan'Allaah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanmohamed1932
@ayaanmohamed1932 Месяц назад
Asc maxamed wiilka yar gaalo gacanta yuusan u galin plz wiilka yar nobad baadi hafadhin ee maxamed ka kac fadhiga insha allha isku qor adiga
@KhadiijoxuseenCusmaan
@KhadiijoxuseenCusmaan 2 месяца назад
Masha allah
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 2 месяца назад
Waligaa hacaaynin brother si fiican ayaa sameeysay
@fadumomohamud8668
@fadumomohamud8668 2 месяца назад
You are a great father!
@halimoa4348
@halimoa4348 2 месяца назад
😂😂😂😂 adigu naso weyne Aya laguso😂 qarxiyeh oo bidar leh fake haïr 😂😂
@ayaanmohamed1932
@ayaanmohamed1932 Месяц назад
Qeer iyo guul
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 2 месяца назад
You are right
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 месяца назад
Subxanalah.❤ Saxantahay wll horay usoco
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad 2 месяца назад
Mohamed good nin rag ah ayaatahay waligaa ha ku tufin ubadkaaga hooyadood waxkaste hadii lasheego no no no sabir walaalkayoow alle wuxuu jecelyahay kuwa sabra ❤❤❤❤❤
@xamiida20
@xamiida20 2 месяца назад
Salaam Maxamadow aboow please naag guurso si ay gabadhaan kaaga quusato please wey maseersan tahay waxaad ku furtay aa meesha kujira
@abdijama1984
@abdijama1984 2 месяца назад
Maashaa allaah nin aqli badan ayaa tahay guuleeso muniro waa ay waalatey❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 2 месяца назад
SUBXAANA LLAAH ILLAHEEY QOFKII CEEBTA BINI ADAMKA SO FAG FAGO TIISAA ILLAHEEY KA SHIFA AAN MAQLO JIRAY DHAXAD MAMO MALYUUN OO QAAWAN OO DHAR LA AN AH SO DHIGTAYE OOD NAGO LASO QARXIYAY OO QAAWAN SO DHIGTAY OD HUN GURI KU RADISAY NAGTAN ILLAHEEY WOXOW KUGU SO DIRAY CEEBTI DADKA IN LAGA GOYO SUBXAANA LLAAH NABSI BAX EYBA KU NOQOTAY
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 2 месяца назад
Maxamedoow nin raga ayaa tahay runtii ee mar kasta sharafta ka xigso kheyr ilaahay haku siiyee walaal
@hibao9569
@hibao9569 2 месяца назад
Buskud qofan kuwaalati lahayn bad guursatay ilamahaada hooyadood waloo doraa way kaa hoos baxday kuskud qoftaan way wlantahy
@Amina_624
@Amina_624 2 месяца назад
Xaqiii gawadha sharciga uqaade oo Sweden la jooogte oo gawadha udhashay naagtan darteedo u fure lkn xaqaa dilaaace Maanta way heesataa 😂😂😂😂😂
@safaaa94
@safaaa94 2 месяца назад
Walahi waa nin rag ah mashaalah nag nasib leh ayaa I hesha ninkan oo kale dokhoni calaf maleh walahi jaah
@Queenkiin1234
@Queenkiin1234 2 месяца назад
Masha alh Mahamed you are Lagan
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
❤Masha"Allah ❤
@adonti1alle
@adonti1alle 2 месяца назад
Good father
@adoontialle6755
@adoontialle6755 2 месяца назад
Alllaahuma barik abwe you Are the beste❤❤ waad saxantahay wiil aqli badan ayaa tahay keep going❤
@aishaadanyacqub7071
@aishaadanyacqub7071 2 месяца назад
Maasha allaah illaahay hakuxifdiyo wllhi waa go aan raganimo hadanana allaha soohadeeyo
@fartunjama4040
@fartunjama4040 2 месяца назад
Buskudoow haweenka markay uur leyihiin looma qabto malinkay dhasho bay ogaani qaladkeeda iska daa hana block gareen plz ha la hadasho cunugeeda iska daa walal mcn. Unax Ilmahaaga uurka kujira plz plz.
@fartunabdi8521
@fartunabdi8521 2 месяца назад
❤❤❤❤❤ I don’t worry brother waxas nin raaga ayaa u tahay
@laylacismaan-o6o
@laylacismaan-o6o 2 месяца назад
Ninkani was nin sharaf leeh naag walanba heshay
@Osob_5
@Osob_5 2 месяца назад
Asc habo gob gobidhashaad tahay habo mcn waa run waa habeen Caydu waa reeban tahay
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 2 месяца назад
Masha Allaah gulayso gesiyoow ❤
@hibonura7976
@hibonura7976 2 месяца назад
mashaallah ❤❤❤❤❤
@cawo1207
@cawo1207 2 месяца назад
Masha Allah nin rageed ha caytamin sidasa ku sharfan tahay finally adiga gulaysanaya idanka Allah
@Fardaus11
@Fardaus11 2 месяца назад
Masha allah wllo waxad tahay abo fican baagaa inad saas yeesheey oo anad laa dhooqaysan waxad tahay rijaal ilahay haku barakeeyo adiga iyo meher yare ❤❤❤
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 2 месяца назад
SXB BUQEYL TINIMADA DAA EE NIN RAGA ISKA DHIG OO WAJIGA VITIMINAD ISKA MATI OO TURKIGA TAG OO ISKA SO HAGAJI BIDARTA SI ANBA VAAR KUGUGU SO QABAN MATDANBE WAR ILEN WAYEL AYAD EHED MAXAMED GILTER NAGTU BILASH KUMA DHEHEYN
@IslamBeauty-mn4pn
@IslamBeauty-mn4pn 2 месяца назад
SUBHANALLAH 😮😮😮😮 WAR MAHAMED MAXAY TAHAY SNAKE AAD SOO XAREESATAY. NAAG ODAGEEDA OO JIIFA KAAMIRA LA DUL TAAGAN.WAA SAMANA AAQIR. BIDAARTU CEEB MAAHA .WAA ABUURISTA EEBE.LAAKIIN WAXAA FAJAC AH NINKII OO JIIFA IN AY KAAMIRA LA DUL TAAGAN TAHAY .BISINKA SHARTEEDA ALLAHA KU DHAAFIYO.REERKA SOO CELI AYAAN KU ORAN JIRAY.WALAAL KA CARAR WAA MASIIBO. WAXAY IMINKA TAAGAN TAHAY IN AY BALAAYO LIGAHA KUU GELISO. ADKAARTA AQRISO SHARTEEDA ALLAHA KAA QABTO WAA RUUX XANUUNSAN OO BILAA AQLAAKH BILAA DIIN AH .WAXA AY SAMAYNAYSO WAX WANAAGSAN MAAHA .
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi 2 месяца назад
Masha allh wad saxantahy walhi naagtan waa doqon ilmahaaga korso
@zu7729
@zu7729 2 месяца назад
War cafis iyo masaamax ilmadeedii horaa rumeystay waxeeda waa zaid allaha caafiyo hadey xanuunsan tahay adigana sabar
@naimachannel1523
@naimachannel1523 2 месяца назад
Sorry abowe iska sabar abowe
@Osob_5
@Osob_5 2 месяца назад
Hadaan Number kaaga hayo habo waan ku soo wici lahaa habo
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 2 месяца назад
Mashallah you are a good father
@SouadoMustaf
@SouadoMustaf 2 месяца назад
maasha allha hore u soco wll❤❤❤❤❤❤
@Awooda57
@Awooda57 2 месяца назад
Block wayba yartahe delete uraaci saqajamada xun ee doqonta ah walahi taas naag kuma noqonayso rajo haka sugin wll 😡
@fadumaaden2317
@fadumaaden2317 2 месяца назад
Asc. Mahamed. walaal. Sidaas. kusoco. waxaacad. Inaatah. qof. tarabiyoleh. oo. diinleh. maashaa. allaah
@MaandeeqAli-t6i
@MaandeeqAli-t6i 2 месяца назад
Amiiro waaye waxa muniiro baray waxan ina kareebto ayey eheed marhore
@Beeso247
@Beeso247 2 месяца назад
Muniira waa ay qaldan tahay wlahi, bro Allah dartiis ku samir
@faisawarsame3348
@faisawarsame3348 2 месяца назад
Maa sha Allah qof fiican aa tahay waliga ka roonow
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 месяца назад
NIN RAGBAA TAHAY BRO NABSIGII AADSOO GASHEN BAA IDINKASOO BAXAY NAAGTASNA WAA NAG AQLAQXUN CIYALSUQAD AH
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 2 месяца назад
Maxay wiilkeeda Maahir uga tagtay ??
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 2 месяца назад
Muniiro wax kordhisey laheyd laakin wey ceebowday ilaahow hana ceebeynin tan aduunka wey ku ceebowday aakhirana wey sugeysaa hadeysan ilaahey u towbad keenin ilaahey waxaan ka baryeynaa mowqifkaas in uusan na dhigin maxamed cay ma laha laakin naagtaas wey ceebowday ama qof caafimaad qaba ma aha naa nimanka wuu foolxunyahay iyo bidaarbuu leeyahay lagumacaayo cayna uma aha ayagoo garguuranaayo ayaa la guursadaa miskiiney
@AlmasSalim-t2p
@AlmasSalim-t2p 2 месяца назад
Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allaha ku xafido walalkey
@DekaIbrahim-dx8gz
@DekaIbrahim-dx8gz 2 месяца назад
Walaahi wiil fiican baatahay gib gobi dhashay afkaaga hayso walal Alaha kula koriyo cuniga waa hooyadii mahir udul qaado walalo
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 месяца назад
aniga waxaan dhihihilahha haujawaabin waxkestoy sameyso
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 2 месяца назад
Illaaheey hakuu dhib yareeyo walaal qof ilmo yar haayo uun baa ku dareemi karo
@kubra8
@kubra8 2 месяца назад
Waaw waxasa masuuliyad layirahda, waar 40 jir ku dhala caruurta sidii boqortoyadii ayaa lookorinayaye
@ibtisam413
@ibtisam413 2 месяца назад
Naag bilaa aqlaq ah Ada guursatey iyo diin l,an ah
@YasminShukri-xn3sf
@YasminShukri-xn3sf 2 месяца назад
Walaal iskafi waa qof dumar ah is Kacafi nin wanaagsan baatahay ceeb milihid walaal
@FadumaAbdiIsaaq
@FadumaAbdiIsaaq 2 месяца назад
Hej maxamed waa kusalamay ĝobni madada xanaĝ yukugalin munira dada Hagaya layvkeda waa ujeda shamso mursa aya xexe xaykala ogtaha majirto yeykodan bajinn
@fartunfarah6447
@fartunfarah6447 2 месяца назад
Nin yahoy ilaahay kheir haku siiyo sifiican baad u hadashay.
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 2 месяца назад
Good response 👍
@Dalays7740
@Dalays7740 2 месяца назад
Intaasoo dhan hooyadii baa uqaban jirty maxaa k ashegaysaa
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 2 месяца назад
Ilmo iyo hooyo dood hakala xarimin. nin ragah buu allah kaadhigay xalkale raadi xanaaqu yuusan kaatanbadin. Halla ficil tamin haweeney careysan haddana xaamilo ah. Adduunku waa ayaamo kooban intaan kaa arko qof diinta bartay baad umuuqataa plz 🙏🏼 hooyo haka oohin. Kumalihi wey saxantahay balse taladeydu waa karoonow. Waxaan rajeynayaa inaadan khalad ii fahmin.
@xajiyosuufi4841
@xajiyosuufi4841 2 месяца назад
Maasha allaah hadal rag nima ayaa kuhadashey horey usoco
@SacdiyaOsman-do7hm
@SacdiyaOsman-do7hm 2 месяца назад
Mashaa allah sharaftu waa sida uu maxamed buskud sameeyey weligaa sidaada ahaaw ha caytamin sharaf iyo karaamo korkaga ha ahaato
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 2 месяца назад
gabdhan muniro waxyar mahaayo sheydan ayaa ku dhax rafanayo Allaha caafiyo gabadhas weyna ka qaldan tahy maxamed buskut iska samir insha Allah adiga guleysanayo
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 2 месяца назад
Buskut ilaahaa kugarab taagan Innaad Saxan Tahay Qofwalbaa Ujeeda illaahaa Awoodleh Masha'allah
Далее
When Khabib dropped Conor McGregor 👀 #nocommentary
00:59
Hordhac tiktok. War. Deg. Deg.555555
26:10
Просмотров 1,8 тыс.
SABABTA MAAHIR LOO QAATAY
30:55
Просмотров 59 тыс.