Тёмный
No video :(

MUNIIRO NINKEYGO I QABA AYAAN GURSADAY MAXAMED BUSKOT. SUBHANLLAH 🥲🥲 

Hamda Home Decor
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 211   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Wad aragtay ku sali nabiga scw ❤️☝️
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Месяц назад
Scw❤
@FathiAli-eb7it
@FathiAli-eb7it Месяц назад
@@yuuuuga1xamdiyey aqliga alla kusiyadiyo abayo Mcn Tack ❤
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 Месяц назад
SCW SCW SCW SCW
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Месяц назад
Salallaahu caleyhi wasalam ❤
@MunawaraMaxmood
@MunawaraMaxmood Месяц назад
Scw
@andycaziiz947
@andycaziiz947 Месяц назад
What my husband did for me in this world not a single person has ever done for me , He gave me a beautiful life , i have been married for 9 years and I am very contented in life but wallahi I have never told him that he has done any favour for me , I make sure he doesn’t see that I am in any need of him , i put my interests first but I also don’t take advantage of him , I live in western world , I let him be the man , work and pay for every expense of our wellbeing , I study ,have my papers ,I will never work as long as he is in our life and healthy , I focus on my studies, my deen and the well being of my children and I never wish to be in better life than this , please wax kala reebta , stop make a man know all about you , and stop saying to things well you know it’s against you , he will not love you more if you say yes , please try to please Allah first not husband or children you will not need to cry .
@aishacuud8489
@aishacuud8489 Месяц назад
Allahuma Barik sis that is how a lady should be naag nool tahay❤
@andycaziiz947
@andycaziiz947 Месяц назад
@@aishacuud8489 thanks❤️
@mandeqibrahim127
@mandeqibrahim127 Месяц назад
I dont understand when ladies will learn to respect themselves subhanallah
@muukakhalidmuukakhlid6371
@muukakhalidmuukakhlid6371 Месяц назад
Caqligi oo qufa tahy ❤ hadii dumarku sida hamda wada ahan lahayeen gabadh somali ah oo ciilan lama aarkeeN😊❤
@amaalmohamed7954
@amaalmohamed7954 Месяц назад
Waan kugu racey rayigag hamdinwaa naag adag mansha ❤❤❤
@ayaandirir1560
@ayaandirir1560 Месяц назад
Alla maxaa waxbadan raadiyay qof fikirayga oo kale aaminsan 🎉🎉🎉 Good jobb hamdi
@kowsarcige8760
@kowsarcige8760 Месяц назад
Xamdi oo baqol ah alow nasii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dumarku runta ma jecla
@user-oj4ti3lf3i
@user-oj4ti3lf3i Месяц назад
Markii lay xanujiyo aya caqli isiyada gabdhow oyintiina qarsada oo ilahey tala sarta 🎉❤
@Anuush89
@Anuush89 Месяц назад
Sax❤
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r Месяц назад
Waa run wlhy
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahramohammed4868
@sahramohammed4868 Месяц назад
Runtaaa qerbadan allah ku siiyo runta lagama reesto marki qalad laguugu qabto waa leytaagay waaye sheekada
@Umonan
@Umonan Месяц назад
Naag kasto intay wax walbo smyso ha dhahdo wa lay sixrey
@khadraali8373
@khadraali8373 Месяц назад
Dumarka Somaliyedow wa ino oohin ilaa qiyaamaha duul aan isbedeli illahayna mabedelo
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Месяц назад
😆😆😆
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi Месяц назад
Been ma fcne malinka ku barty naag adag o nafteda ka xakameyso dulmigana diuda ba noqday ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Месяц назад
Fariid qalbiga waliga naftada hakamey waxa dhibka dhan nogo haya waa naftas nogo jirta
@barwaaqohajjiahmed2014
@barwaaqohajjiahmed2014 Месяц назад
Naa xamda wll ma aqan gabadhan lkn walahi waxa ceeba inu qofku waxan uqalmin inay qataan😢
@Ramla22
@Ramla22 Месяц назад
That’s a wonderful advice my sis ❤️
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@yasircurry30abdurahman73
@yasircurry30abdurahman73 Месяц назад
Scw scw scw ❤️❤️❤️
@samiirnasri8070
@samiirnasri8070 Месяц назад
Asc abayo mcnto wakubahnay iso wac whatsab
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 Месяц назад
Eg har egentlig vanta på dette 😢 ho har graved sine egen grav nør ho kastet sine egne family og barna for ham😢😢
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Месяц назад
Ja og hun venter han Bli beste mann 😂😂😂
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Месяц назад
M.sha alah si guud dumarka iyo gaar ahan muniira ushegty abyo waanadada wax loo dhigo lahen guuleyso qalnjo
@Nastexo-g1j
@Nastexo-g1j Месяц назад
Asiga xitaa. Masixranaa xaas iyo caruur ayuu ka soo tagay
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 Месяц назад
Wax sixray ma jiro , maxamed buskit inteeyna is arag ayeey saxiib la ahayd
@fardousadirir2390
@fardousadirir2390 Месяц назад
Walaal jazaklaah khayr waxaa tahay dhiragaliso guulayso goor walba walaalo inash Allah ❤❤❤❤
@najmacaiapdi
@najmacaiapdi Месяц назад
Xamdi qurux walhi ban ku dhartaye tuusaale buuxad itahy walhi illhyow janada nagu kulmi qali amiin❤❤❤❤❤
@fardousadirir2390
@fardousadirir2390 Месяц назад
Mansh Allah tabrakalaah walaalo guulayso goor walba inash Allah ❤❤❤❤❤
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq Месяц назад
Hal Mar jabay oo xirir ku jabay I.a jabimaayo wligy mlina
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 Месяц назад
Haa wlle saxiix abyo mcn Allah soo hanuuniyo umadaan soomaliyeed.🤲😢
@user-mz6hx2iu6c
@user-mz6hx2iu6c Месяц назад
Maansha allaah garashada allah kuusoyaadiyo hno wllhy naagaha dhan hadey saas ahaan lahaayeen waxba maxumaadeen
@umurayann5457
@umurayann5457 Месяц назад
Alla run armaad u dhimadaa jah run badanaa hamdi maalmaha dunida lajooga alah nookaa daayo horee xamdi u tiri aninkoo xanaaqsan hadagaalamina qareerkaaga ayaa u tagee walahi waa runteed gabadha dhiiqaba mideey kaxuntahay ayeey lugta galinoosaa
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 Месяц назад
Keep going, sister.
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 Месяц назад
Subxaanallaah somali midii nolosha kadhacda waa la isirxay aydhahdaa yaahuudiin
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb Месяц назад
Wa sax hamdi Boqorada eydii Allaha ka xafldo my queen ❤🎉❤👑🦁🫡💋🥰
@sahrohumble
@sahrohumble Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Месяц назад
Midi qooqdaba waxa la leyahaye wa la sixrey marky miirsato uu qooda deeyo cajaaib
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 Месяц назад
Mashallah you are correct 100%
@shukrimustaf9537
@shukrimustaf9537 Месяц назад
ku jecliya xamdy sister❤❤
@SittielmiFarah
@SittielmiFarah Месяц назад
Wlhi wan dawanayay xalay wanan yabay wlhi 😢 wan ka xumahay waxa gabadhas kudhacay 😢 anigu sidan channelkan ugu xirmay qof ad adaga ayan noqday wlhi mahadsanid hamda qurux badaney❤
@ANHARITA
@ANHARITA Месяц назад
mashaAllah mcntyda 😊❤🎉 wasaxanthy
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Abyo umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh yaab
@meymunshirwa2951
@meymunshirwa2951 Месяц назад
Nin aduunka joogoow maxaa arakti kuu laaban walee waa layaaban yahay dadkii soomaaliyeed xageey u socdaan maxaa qaldan maalin kasta nin iyo naag ayaa is bursaa subxaana allaah 😢😢
@FarxiyoMohamed-bh1yj
@FarxiyoMohamed-bh1yj Месяц назад
❤❤❤❤❤ xamdi thnks taloyinkda marka qatay faraxyashii calacal qimaha naftda marka fahanto farax gacanto kuhesa xamday thnks runta shekta❤❤
@ifrahmuktarkalif1551
@ifrahmuktarkalif1551 Месяц назад
Xamdi hooyada io aabaha ayaa ku bixiyay lkn aniga qalbi dahab ayan ku bixiyay waxa aad ii noqotay qof aan ku daydo wng io taladeena qaato
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 Месяц назад
Subxanalaah aalle nama fidmeyo aamiin yaa rabi 🤲
@Rouman-tf7yw
@Rouman-tf7yw Месяц назад
Ala hamda caqligeda oo kale Aya gabdhaha wada siiya
@halimah7164
@halimah7164 Месяц назад
Sax habo MCN adi is ixtraam oo ilaahay ka baq markaa nin kaaga wuu ku ixturaami ani buskud ma difaacayo bal se iyadaa is dayacday
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 Месяц назад
Karti bdaney runta kugu jecliyaa ❤allow kuxafid ❤dadka qaar ngadaa wrkooda waa rer yaa iwacdayeee
@user-og2fp3bf5m
@user-og2fp3bf5m Месяц назад
Anuu hadanba arko daahir calasow sixir kamaba waayo dadka uu waraysto midakale hadanba amuso maxa igu dhacaya midakale waxan la yaabay oo kle daahir hadayba u cabato muxu u qabankara ilmehedii tashush bay ku furtay allah haku soo hadeeyo hanaka madowbeeyo waxay wado
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Месяц назад
Dahir lacag Ayada kaa sameyn xumanteda bananka kenaa gacal modaa caku dumarka manta
@user-og2fp3bf5m
@user-og2fp3bf5m Месяц назад
@@yuuuuga1 hadiiba dumarku adoo miraan ahan lahayen waxba noo dabnan laha
@zihaamhfarah
@zihaamhfarah Месяц назад
Abaayo waa Runtaa,Caruuteeda Markui Hore inay Soo Daycdo iyo Hooyadeey.Nin Dartiis u Goysay. Ayadaa Is dhigtay Nin 2 Naag Hore Caruuta ku Dayacay maxay Ka Sugaysay. .Allh u Fudeeyo Lakiin Hurdada Suurah Jooni dheh
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Месяц назад
You don't understand coercive relationships 😮
@barliincali9542
@barliincali9542 Месяц назад
Qof sirxan madhaqmo guri iyo caruur madhaqdo miyirkiisa qof ladoorshay oo waalan baa qofsirxan u aqaan
@Shire859
@Shire859 Месяц назад
I agree with you ❤
@user-sd2ze3mc4c
@user-sd2ze3mc4c Месяц назад
Masha allah❤
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 Месяц назад
Waa Ceeb wlhi abyo 😮 Hamdi you right❤❤❤
@AaminaQueen-v4n
@AaminaQueen-v4n Месяц назад
Abaayo wa u qalanta xaladan munira
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 Месяц назад
Subxanallah subxanallah
@user-qg1jr7wy6f
@user-qg1jr7wy6f Месяц назад
M.a hadal qurux bdn oo qiimo leh bad tiri abayo❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Месяц назад
Waa runtaa dumarku ayagaa belo kasta sabab u ah markaas bay oranayaan ba’ayeey waxbaa igu dhacay tusaale waxaad arkaysaa gabar nin aysan aqoon badan u lahayn huteel qol keligiis uugu tegaysa hadhowna la oranayo waa la kufsada ama waxbaa la cabsiiyey sabab ayadaa u ah
@abdiwaliabdi1968
@abdiwaliabdi1968 Месяц назад
Run badanidaa wll
@Missmile2
@Missmile2 Месяц назад
Allaah yacizak dunya wa akhirah , waxa mooda ina aniga iga dhax hadleesid
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 Месяц назад
Don't stop good advice.❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Subxanalah xanun ku dhaco uurka umusha estresa badan hormones ka is badalaya gabadhan ma cafimad qsbto alah u gargaro horay u shegen ninki hore muslim mahen buskud yiri
@hudaroble
@hudaroble Месяц назад
Salansare huno waxan ahayd dadka kugu xidhan aqliga allah ha kudayo.
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 Месяц назад
Xamdi abaayo runta ka hadashay walahi ❤❤
@samiirajaylani6678
@samiirajaylani6678 Месяц назад
Alla sistaree runta kugu jecliyaa 🥰💪🫶❤️ my queen 🫡
@user-rd8hl1fp5n
@user-rd8hl1fp5n Месяц назад
walale waaruntaa geesiyad walashay qali
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Месяц назад
Subxaanalaah
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 Месяц назад
Keep going abaayo i like falaqeyntada waa kuwataa huuno❤❤❤❤❤❤
@ChalanjoChalanjo
@ChalanjoChalanjo Месяц назад
Ilaheyow 😢 haduu qof ixumeyo haitusin😮
@hawaqali-b1p
@hawaqali-b1p Месяц назад
faridi o qof ah
@saciidaxirsi7058
@saciidaxirsi7058 Месяц назад
Aqaliga ayaan kugu jacelahay qaali ❤❤❤
@muslimohh1001
@muslimohh1001 Месяц назад
Runtabad kahadashay Mansha Allah ❤❤
@user-jb5zw4fx4y
@user-jb5zw4fx4y Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Месяц назад
Hamdi Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 good 👍 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sxscop4523
@sxscop4523 Месяц назад
Xabiibtee hadalkaaga waa run🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍
@iqrohusein7194
@iqrohusein7194 Месяц назад
Number One Comnti Lik Ban Ahay Hamday Wale Wa Ka sugay tan ina Kaso hadle meshan Ku yaba Fadhiya waxan layaba mrka ano ley qaba ley sixra xagen kula kulma ninka Wijigne kula kulmay Wa Su Ale 😮😮
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Месяц назад
Iyada kashekeysey waliba iney Ku horeysey barashada oo u qortey "hey sixir majiro maba aqoonee 😂😂😂😂😂
@nuraahmed9631
@nuraahmed9631 Месяц назад
Mansh allha sax😢😢😢😢
@familykids5126
@familykids5126 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@user-gu1gg6ce6j
@user-gu1gg6ce6j Месяц назад
Wlhi waa runta
@amaladan5579
@amaladan5579 Месяц назад
It's her fault and he also knew she was married I think he was in love with her but chose the XARAAN way and this is all Allah work.
@SamiaMuuse-e8x
@SamiaMuuse-e8x Месяц назад
Xamda runtu wa lama huran wllo waa runta qofku hdu iska adkan wa laga adkanaya fikirkaga wan kugu racsaney wllshey
@faraxabdirsaaq7711
@faraxabdirsaaq7711 Месяц назад
Xamdi abayo lambarka iishek
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 Месяц назад
Ilaahay baa xaal og
@mrssahra3435
@mrssahra3435 Месяц назад
wowwowowowowowow yep❤
@xoriyo5
@xoriyo5 Месяц назад
soomali waxytiri ishiisa laga arkaaa ushiisa lagu tumaaa
@Faadumoismaacii
@Faadumoismaacii Месяц назад
Abyo sax waaye waa ku raacsanhy
@LadanAbdwahid
@LadanAbdwahid Месяц назад
Hamdi❤
@NuramaxamednuurXusen-if2sx
@NuramaxamednuurXusen-if2sx Месяц назад
Walaley umada ilaahy amaangali
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Месяц назад
Adigo aniga i aman gali qalbi q
@mrssahra3435
@mrssahra3435 Месяц назад
mcn badanalle dartii ayan kuu jeclahay shalay kahor maarkin farimahaga inta badana uma badni dhagaysiga howlahan waxyabo kale ayan ka dhagaystaa youtube ka any way fariid baa tahay tagaradadana kamid noqonayaa yaareed hadii aan hayo whatsapkaga any way keep going
@qaliali5342
@qaliali5342 Месяц назад
😂👍❤️ nag nol
@fadumojama2521
@fadumojama2521 Месяц назад
Hore usoco xamdi ❤❤❤❤❤❤
@Deeqoadann
@Deeqoadann Месяц назад
Yaaaab yaaaaab
@muniiizhahchannel2014
@muniiizhahchannel2014 Месяц назад
Mashallah runtaa wey dhibtaa gabdheheena taasa xaqiiiq ah wlhi xamdiyey dadka u camiro ee beenta la falanqeeyo ayey jecelyihiiin so sad runtii😢
@maryamaali6402
@maryamaali6402 Месяц назад
Iyada ninka kagardaran waayo amay biri isku noqdaan oo qac yeertaa biri
@hibaqhajihibaqhaji683
@hibaqhajihibaqhaji683 Месяц назад
Fariid ❤❤❤❤
@user-jm6wl8eg8i
@user-jm6wl8eg8i Месяц назад
Abaayo adeer aaba umeerinaayay sorry majiree dadka isguur saday markay kalatagaan yay kucilbixin cayda qafkay lanolayen %10 baa gacan adag
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Absolutely aniga waxa igayaabiyay hooyo caruuteedii soodaadisay anigu inlaqabayba maogayn laakiin hadalkeedu mafadhiyo waxaytidhi waxan kudhahay caruutaada maxidhiidhin kartid waayo aniguba waan gooyay kuwaygiiye hooyadaana umatagikartid waayo imajecla waxaa hadal miyaa
@user-pt8eu5gj4d
@user-pt8eu5gj4d Месяц назад
Hamdiyeey wllo routine noo soo samee wejiga finanka leh maxaan mariyaa xppti soo jawaab xbbti
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 Месяц назад
Gabadhey nina kuma xumayn karo hadanad is dhigin meel hose qimihina garta dumaraw
@yawaayehee4125
@yawaayehee4125 Месяц назад
Asc wr wb abaayo runta ilaahey ba kugu jecel wanaaga iyo runta aad sheegta ilaahey cumrigaga ha dheereyo
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Месяц назад
Hamda waxbadan waad kusaxsantahay kudigasha maaha hadii qofku khaladkaaga kuu sheego laakiin weligay ma arkin gabadh soomaaliyeed oo khalad ay leedahay qirata markasta dembigeena meelakale ayaan usaarnaa qofka bini aadanka ah waa lasirikaraa qadarna weyku dhicikartaa laakiin mararka qaar qofku isaga ayaa sabab U ah waxyaabaha kudhaca
@sagalosman7002
@sagalosman7002 Месяц назад
Waa runtaa
@ifka-nuuraabdi4345
@ifka-nuuraabdi4345 Месяц назад
Geeedkii orod lagu koraa.. orod baa laga dagaa
Далее
FULL ROUTIN. IYO DHIRIGALIN 🖐🏽🥰
13:45
Просмотров 8 тыс.
skibidi toilet multiverse 041
06:01
Просмотров 2,8 млн
CIMRAN JAWAABTADA WAA TAN
27:35
Просмотров 32 тыс.