Тёмный

Muqdisho ka ganacsiga Meydadka oo qiimo sare gaarey & isbitaaladan oo ku duceysanaya in lagu dilo? 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Muqdisho ka ganacsiga Meydadka oo qiimo sare gaarey & ceebtii ugu weyneed oo dul huganeysaa isbitaaladan oo ku duceysanaya in lagu dilo ?

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 6 месяцев назад
Subxaana Allah 😢😢😢😢 Allahayoow adigaa u maqan ummadda islaamka dhamaantood.
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 6 месяцев назад
10dollar may yirahdan somalia cafimad iyo taqtarba wa ebar..
@amalabdi143
@amalabdi143 6 месяцев назад
you're absolutely right brother, keep up, always tell the truth, haters gonna hate,I'm with you.
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 3 месяца назад
SubxanaAllah walahi qiyamaha danka kasogadomi raba every morning wonderful words maqle
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 6 месяцев назад
walaalo,adiga Somalia,wax weyn yaad u qabataa dalka. Maanshaa ,keep up
@Nafyer10-gy3si
@Nafyer10-gy3si 6 месяцев назад
Xaq iyo Paadilka Rapi wuu Arkaa Palze 🙏🙏🙏🙏🙏 Dalkeena Napad ayaan u rajeey Nayaaaa ❤️️❤️Aamin yaa Rapi 🗣️
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 3 месяца назад
Dagar re galbedka kudaxfafte meshas iskamana fijinayan ganacsiga media wa wax waligey maqlin subxanaAllah subxanaAllah subxanaAllah
@fardusaali6618
@fardusaali6618 6 месяцев назад
Baqol firinjeer aakahadlee Ma ogtahay hospital lada miqdisho qaybo kamida inuu qof fayoow imaado asoo luguhiisa kusocda Ay dhahaan jiifo xanuun Halis aakuhaayo Ay qofkii koomo galiyaan waxeey kusameeyaan kaalaba adi sheeg Hadhowne dhowrkun aalagaqaadaa meeskii Sadex qof aan garanaayo ay arintaas qabsatay gabar iyo laba wiil gabadha way xanuunsaneed lknwiilasha waxna mahaaynin labada wiilbo midna sadex midna afar kun aalaga qaaday kasheekee
@siradmuse2138
@siradmuse2138 6 месяцев назад
Subxanallaah subxanallaah illahay haynoo gargaaro waynoo dhamatay wllhi somalay isdaba qabo intii dhimatay illahay haw naxariisto xaqana alle hasoo dadajoyo
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 6 месяцев назад
❤s❤c❤w❤allaahu❤❤akbar❤❤subxanallaah saasmey keen yrabbii inaga qabo kuwas
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 6 месяцев назад
Subxaanallaah illaahayoow arsaaqadeena meyd ha gelin .markaas dadkii dhimasho unbaad la jeclaani maalintaan dad soo dhiman ma farxeysid waayo bariiskaagii meyd buu galey illaahoow arsaaqad waasac ah baan ku weydiisaney.
@degan4
@degan4 6 месяцев назад
Maydadka ha là degdegiyo yaan meydadka lagu gorgortamin dhib aÿuu ku qabaa qofka dhintay😮😮😮😮
@fartunadamchannel1971
@fartunadamchannel1971 6 месяцев назад
Subxanalah subxanalah wlhi waa yab yuhuda wax laga shega lkn somali qaar ayaba yuhuda kadaran subxanalah illah naga qawo kuwan iyo kuwa kamid ah subxanalah 😢😢😢 walciiyadu bilah
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 6 месяцев назад
Maydka hala aaso, kaadib cadalada hala radiyo insha Allahu
@bossman1024
@bossman1024 6 месяцев назад
Walal waad mahad santahay lakiin ma samayn kartan idinko wariyayal ah inad haysan xukamada Iyo madaxwaynaha Iyo barlamanka ilen Ayaga dalka Iyo dadku fortene inta ma samayn kartan idinko mahadsan
@manaishasaid2203
@manaishasaid2203 6 месяцев назад
Kkkkk, waan qoslay dadkaan ma Kenya 🇰🇪 ayery ka soo maan guuriyeen, Kenya waxaa lacag laga sameeyaa medka, waxaa lagu duceestaa ilahow hanagu dilin Kenya,
@abdilahiaskari-sq3cf
@abdilahiaskari-sq3cf 6 месяцев назад
Hore usoco warye dadka somalida waa kugu faanaan
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 6 месяцев назад
BIISINKA BIISINK AXASBUN LAAH WAA NIMCAL WAAKLE ILLAHOW KUWA HAA NOO GEEYN MEESHIN IYO MEELE KAA DHEER😮😮😮😮
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 6 месяцев назад
Munasaro waxadan ogeen in isbitalada dadka lagu dilo siay uqaatan xubnahooda waliba lcg foqol aqli kasiiqatan subxanalaah
@ashaoali8020
@ashaoali8020 6 месяцев назад
Adigaaka koow ah dadka dhiirigeliya in dadku meeydadka isbitalada ku qurunsadaan oo diirigeliyaha ugu eeyn ah
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 6 месяцев назад
Somali Waa Fashilmatay Waxa aysugaana Waa Gaalmimo, Iyo In Dhulka lagaqaato, Aakhirana Anagoo Allah Islam Inoogu Deeqay baanu Waxaan Kadooranay inaan Gunnimo Kunoolaano.!
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 6 месяцев назад
Wlhi waarun aboowe xubnaha ayey usodhigten taqa tirta ajanibta ah in aydadka sonalida aysii dhamestiran
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 6 месяцев назад
Subxaana allaah 😢😢
@SamraaOmar
@SamraaOmar 6 месяцев назад
Asc yaa yiri mayd halagu haayo qaboijiyaha sow maahan in loo dedejiyo gurigiisa maydka ✌️✌️
@duniaguleed9276
@duniaguleed9276 6 месяцев назад
qofka dhi ntay xaqiiisa wAA loo raadin karaa ama farintineer ha ku jiro ama qabri ha ku jiro mayd in dhaqso la asaa fiican
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 6 месяцев назад
Waxaanad dawlad sheegata.subxaana laah
@ilmo1234
@ilmo1234 6 месяцев назад
Mayday xaqa ku waa jibaya ehelkiisa iyo dadkiisa iyo inta ku dhaw waa aasid yaan lacadibin hala aaso cadaalad u helidana haloo dadaalo
@munahussein9687
@munahussein9687 6 месяцев назад
Warka keen mr munasar
@Safia1470
@Safia1470 6 месяцев назад
Good job ❤
@MohamedAhmed-z2k
@MohamedAhmed-z2k 6 месяцев назад
xalku waa in shacabka soomaaliyeed ay helaan hogaamiye daacad uah dalkiisa iyo dadkiisa aan tuuk eheen allah kabaqaaaya iimaan leh qabyaalad kamadax banaan wasiiro iyo xildhibaano ilaahey yaqaan oon laaluush iyo qabyaalad ku imaanin oo kuyimaada aqoon diin wadaniyad daacadnimo kuyimaada taasna mamuuqdo rajana lagama qawo hada xasan sheeq ayaa xilkii umadaan haaya isaga iyo reerkiisa ayaaba kabadneen wixii somali magaceeda lagu soo qaato somaliya ilaahaa ha unaxriisto
@khadijac9841
@khadijac9841 6 месяцев назад
Subxaanallah 😢😢😢😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 месяцев назад
XASBUN ALAAH WA NICMAL WAKIIL XASBUN ALAAH WA NICMAL WAKIIL ODAYGA XASSAN SHIIQ LAGU SHEEGAYO ISAGO KANIISAD WAXKA BARANAYO OO ITUS ITAABSI LASOO DHIGAY
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 6 месяцев назад
Iyagoo nool oo xataa dhahaya waridaaya aan baxee cirbado kumudayo kadibna qolka camaliyada kularoorayan subxana laah
@madinaainan3846
@madinaainan3846 6 месяцев назад
Dadka waxa lodilayo show waka ganacsiga medadka
@bardacad
@bardacad 6 месяцев назад
BOQOLKA DOLAR MA BIL BAA MISE WAA HABAYN? NOO FAAH FAAHI AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTAHAY, WAXAAD SOO GUDBISAY WAX U BAAHAN IN LAGU BARAARUGO. DADKAAN MASAAKIINTA AH EE LA DHIIG MIIRANAYO.
@abdallabro11
@abdallabro11 6 месяцев назад
Subxana Allah
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 6 месяцев назад
Subxanallah 😳
@abdibariabdiazizmohamud
@abdibariabdiazizmohamud 6 месяцев назад
Munasar sxb meedka hadii laduugo cadaalad maloo helaayo?
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 6 месяцев назад
Shaw Dadka n’a. Ogaanbaloolayaa. Wayab
@duniaguleed9276
@duniaguleed9276 6 месяцев назад
soomalida MaykoodA dhaqso may Duggan maydaydka ayay silcinaayaan
@dauddahir4170
@dauddahir4170 6 месяцев назад
Subxaan allah allow cadaalad nasii
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 6 месяцев назад
Zubhanalla🎉
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 6 месяцев назад
Xasbuna Allah wa nicama wakiil.
@abobasement346
@abobasement346 6 месяцев назад
O mah xasan moryan bah shaqoh kah siyay qabilkisah Arintan war xamar waxay noqotay bahal galen kk😮😮😮
@farxiyotigow2372
@farxiyotigow2372 6 месяцев назад
Asc wall meedkii xitaa qabuuraha waa laga soo bixinoyaa guri ayaa laga dhisanoyaa dhib weyn ayaa ka jira wadnkeena
@hanefa283
@hanefa283 6 месяцев назад
GAARI DAMEER AMA GAARI GACAN AYAA LAGU QAADAA MEYDKA HOOGAASNA MAYAAL XAMAR NINYAHOOW HOOG SHEEGE MAAN KUBIXIYAA NAGA DAA WARARKA MURUGADA LEH
@halimaahmed2552
@halimaahmed2552 6 месяцев назад
Asc Mina's at hooyo ilaahay cafaow akaa qabto xaqa ayaad kahadashaa is ilaali hooyo
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 6 месяцев назад
Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab umada
@SahraLuul-w2u
@SahraLuul-w2u 6 месяцев назад
Munasarow aboowe korontada shirkadaa leh dowlada ma laha Talaajadii dadka la galinayo lacag yar ma keeneyso Sidaa darteed meydku hadaysan baaris ku socon sababta uu u dhintey Rasuulka wuxuu yiri (كرامة ميد دفنه) Meydka karaamadiisa waa duugis Marka shaqo fiican baad haysaa meydka yaan la dhiganin waxay a cunaayaan isbitaaladii dhiigmiiratay noqdeen
@omarabdulle1101
@omarabdulle1101 5 месяцев назад
Asc War wiiloow warkaada waa war akhyaar Lakiin sida aad timaha u jaratay ilama fiicno
@saharwafa7539
@saharwafa7539 6 месяцев назад
Wax laga faa'iidaayo ma jiro meedka la kaydinaayo. Soomaaliya cadaalad kuguna siinmayso meed banaanka yaal. Allaha u naxariisto intii dhimatay. Aamiin.
@farhiabasal1227
@farhiabasal1227 6 месяцев назад
Subxanallah
@deqa868
@deqa868 6 месяцев назад
Subxaanalahaa😢😢😢
@user-im1xn4lt7p
@user-im1xn4lt7p 6 месяцев назад
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 6 месяцев назад
Dadka ladilo iyagaaba wax kadilah miyaa. ⁉️
@IAM_ASMA
@IAM_ASMA 6 месяцев назад
SUBXAANALAH ILAHAYOW NOO GARGAAR
@haania2495
@haania2495 6 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@alimusam.4172
@alimusam.4172 6 месяцев назад
Ugaas, waa la yaab, shacabka dhibataysan si walba waa looga faa'iidaystaa. Tan kale, horta culimada ma la weydiiyay meydka aan la aasayn ee dadkiisa qaboojiyaha gelinayaan si caddaalad ay uga helaan.Qurbaha,markay meydka jeexjeexaan oo ay heystaan maalmo,waa ay qeyliyaan eheladooda iyagoo leh noo dedejiya si aan dhaqsiyo u aasano...
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
@NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 6 месяцев назад
Soomalida xagee loowada war aaway dadka masulka eh dowlada ayaa shicibka masuulkaeh war d adigas oo dowlada eh ayey bari xubnahaaga kala baxayan ogow
@MaxamedCabdi-lk3ck
@MaxamedCabdi-lk3ck 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 3 месяца назад
Uk 🇬🇧 MEDKA 3000 KUN OO POUNDS LAGU ASAA MEEL QABURO FREE MA JIIRO MANASAR MACNO YARE😮
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 6 месяцев назад
Hawiye wax walba kafilo. Meel aanay wax ka dayayn majiro Xamar maxaa dulmi yaala. Maxaa loo dar saday siyaad bare aun
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 6 месяцев назад
Walee Qeyr masheeege inatahy Waa ninka waligy aan aarkin isago wax qeyr ah shegaya
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 6 месяцев назад
Maxaa qeyr eh ma runta ayaa ku dhibeeso ninkaan xaq ayuu Ka hadle hadii aad rabtid adigaka keen wax qeyr eh
@Maria28832
@Maria28832 6 месяцев назад
Waryaa reer muqdisho wiilkaan munasar madax jabiya muqdisho wax ka sheega mar walba susciribe ka ceshta
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 6 месяцев назад
Maria xaqqa iyo runta waa in laga hadlaa, sheydhaan runta in laga hadlo diidan aa kugu dhex jiro ee quran isku aqri bal hadey ku qabsato ka wrn oo qof reerkiina oo isbitaal yaala oo lagu dhaho intaas lacag bixi hadii kale wax laguuma qabanayo maxaa sameeyn la heed 🥺
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 6 месяцев назад
MUNASAR WAD KU SAXAN TAHAY INAD BULSHADA LAWADAAGTO XAQIIQADA XASAN SHIIQ UMADA ALAHA DHAAFIYO AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN
@Maria28832
@Maria28832 6 месяцев назад
WAR QURBAHA QOFKA MARKU KU DHINTO 5000$ BAA LA BIXIYA EROUBA JOOGAYE QABRIGA WAA LA GATA WAX BILAASH MA JIRTO MARKAAS DAWLADA HAAF BEEY KA BIXIN INTA KALE QOYSKA BIXIN
@malaboa591
@malaboa591 6 месяцев назад
Waa Runtaa wax lacag la’aan ah aduunka ma jirto
@saharwafa7539
@saharwafa7539 6 месяцев назад
Qof dhintay meedkiisa in la keydiyo ani khad ayaa u arkaa. Cadaalad kuu keeni massor med yaal adoo duugtay ayaa cadaalad u raadin kartaa in kastoo Soomaaliya cadaalad oolin oo qabiil ka shaqeyso wadankeena.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 6 месяцев назад
Yaan la keydin qof dhintay asagaa dhiban cadaalada ka dib raadiya hadaa rabtaan
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 6 месяцев назад
Lacagta hal mar miyaa? Mise muddo go'an. Habeenkii ma 100 dollars miyaa. Noo caddee???
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 6 месяцев назад
War naga amus yaan lagula yaabin bro waxan ka fikir aad Ka hadleyso
@abdirisaksugulle2810
@abdirisaksugulle2810 6 месяцев назад
Somaliyey qabiilkii idin qaadey ha idin dhigee Munasar nin weyn baad tahay intaas waad joogtay Xamar weyna jirijirtay in meydka lacag lagu jiifiyo kama soo hadli jirin lkn markii Luul Cabdicasiis lageeyey miyaad soo baraarugtay war ninyahow Somalinimo uhadal ama iska aamus waxas war kuuma noqdee waxan wax shalay soo bilowmay maaha ma hadaa soo dhalatay mise waxa kudhibtay reerkaaga lacagta laga qaadaayo mida kale qofka markuu dhinto waxa wanaagsan in la iska duugto maxaa intaas loogu dilaayaa qaboojiye lacagtaas lagaa rabo qofka isagoo cusub duugo dambiilahana raadso si sharci ah ama xoog tee kugu qaadato
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 6 месяцев назад
RUNTI ARINKAAS HOREY AYEY SOMALIYA ISBITAALADAAN LOGU DHIBINAA SIDA MIDKA DHAAWACA AH E LA GEYO MIDKA XANUUN RABAANI AHI HELAY OO LAGU ADKEYNAYO AGEI U U BAHNA WAANA AYAAN DARO IYADO DOWLADI AY TAAGAN TAHAY AYANA UGU DANEYN LA,A DAHAY SHACABKEDI MASAAK8NTA AHA IN AY XATA QIIMO GO,AN OO JABANO SHACABKI MISKINKA AHA KA BIXI KARO , OK. TAN KALO YAABKA LEH ISBITAALADA GAARKA LO LEYAHAYNA IYADO QAAR KA MID AHI DHUL DOWLADEED AMA ISBITAALADI DOWLADI SIYAAD BARE DAN GUUD UGU DHISTAY SHACABKEDI AYAABA LA YAAB AH OO QIIMO AAD U BADAN LAGA QAADO SHACABKI . HADABA TAA WAXA SI DHEER ISKUULADA OO 98% AH ISKULDI ISKA WAX U QABSO LAGU SHISAY AYEY HADANA LACAGA JOOGTO AHI BIL KASTA LAGA QAADO ARDADA SHACABKI SOMALIYED . WELINA DOWLADINA AY OG TAHAYO ARKEYSO W.WAXABARASHADANA AY MAANTA TAAGAN TAHAYO WAXBANA U QABANIN SHACABKI SOMALIYEED IYADANA TAASI WAXA LA MID AHI WASAARADDA CAAFIMAADKA IYO WASAARADDA TACLIINTA SARE JAAMACADIHI LACAGO WAAWEYN LOGA QAADO ARADADA JAAMACADAHA . OK DOWLADDU MA MAGAC U YAALBA ? MISE WAABA DOWLAD IYADA XITA SHARE KA QADAYATA GANACSATADA ARXANKA DARAN LEH HADAB AIYADO INTA JIRTA AYAANA SHACABKI INTA AY HAYSATAEY GURYAHODA WAALIDINTAAS LOGU TAGA CANSHURTI GURYAHA O WELIGEEN AAN SIYAAD BARRE SANADLEY AHAYD OO HAL MAR AH HADDA WAXA LO KALA SAARAY CASHUURTAA GURYAHA IYO MID MEELEY KASOCOTO IYO MEELEY U SOCOTABA LA GARANEYN OO AY UGU YEERN MAALIYADDA . OGO WA ISLA TI CASHURKASTAANA MALIYADEY KU DHACDA TAA WAXA SI DHEER XAAFADAHA WADAJIR DHARKEYNLEY DEYNILE WABERI INTA AAN HADA XASUUSTE XIG5ADA II SHEEGEN O LACAGO IIBKA BOOSKA REERKU DEGAN YAHAY MID KU DHOW AMA U DHIGMA AYAA MAAMULADA MAANTA SHACABKI KU CADAADIYAAN TASO MAGACEDU KU SHEEGEEN WADADA LAAMI LAGU SARAYA. HADABA SHACABKU IYADO SANADKI MAR KALIYA LAGA QAADI JIRAY AYU SIYAAD BARRE WADOYINKAI KU DHISAY KANA JABAN TAN AHADA LAGA QAADO SGACABKU DIWLADDU DIB HA ISUGU NOQOTO AMA HALALA XISAABTAMO MAAMULADA DEGMOYINKA
@ahmedsharif9454
@ahmedsharif9454 6 месяцев назад
Munasroow isbitaalada qalad malahan waliba waxaa laraway inay kadhigaaan 1000 kundoolar xaqay uleeyihiin adiga kor ooga bax wax kaween ayaa jiro taas lee noo soo haay
@FadumoAbdullahi-gy6zj
@FadumoAbdullahi-gy6zj 3 месяца назад
Talow haben walbo Miya 100 dollar yaab
@shams2936
@shams2936 6 месяцев назад
Munasarow maxa markasta war xumo u faafisa maxa u shaqaysa qaaqlayasha wadanka burbunta utaagan markasta waxa tahay balayo sheeg ee naga fariso oo shaqo kale raadso
Далее
9월 15일 💙
1:23:23
Просмотров 1,1 млн