Тёмный
No video :(

Muqdisho kun dolar meeqa garam oo dahab ah ayey ii gooysay bacdal ciid dahabkii maraqisay 

Iqra mudan
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

#iqramudan #muqdisho #subscribe #youtube #dahab#

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Месяц назад
wuu raqiisi jiray ciida kadib lkn sanadkaan wax kalaa qaldan caalamka dhan wAAYE😢😢😢
@user-cj5wv5qq4y
@user-cj5wv5qq4y Месяц назад
Masha Allah hadan lagu qabin aniga gacanta dhan dahab ka buxinaya ma kugu yaca adoo raliya Waan ku wataa ❤❤❤❤❤
@fali2695
@fali2695 Месяц назад
Mash Allah muqdisho caday ❤❤❤❤❤
@anabhassan9694
@anabhassan9694 Месяц назад
Shukran xbbti qiimaha dahabkan kaala socdaa mhdsnd gacmahana masha Allaah fargalka wa kuso baxay ❤❤❤
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 Месяц назад
Mahadsanid xabibti ❤️
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman Месяц назад
Masha Allah 🥰 🥰
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Месяц назад
Masha alah abayo noso badi dahab ka wan jeclahay anigaba ❤❤❤❤
@faizaboos7933
@faizaboos7933 Месяц назад
Mashallah 😍
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 Месяц назад
Wa qali wallah gramku
@DhuuxCali-zh5cv
@DhuuxCali-zh5cv Месяц назад
Masha allah
@halimaosman845
@halimaosman845 Месяц назад
Gabar samatalis dahabka caadi ma aha
@user-pf7lu6zr4m
@user-pf7lu6zr4m Месяц назад
Mid caadi ah qaado ish alah abayo
@user-pg4uq1cn2h
@user-pg4uq1cn2h Месяц назад
Gagmaha qurux badana abayo m.a❤
@user-im6zu2xq3u
@user-im6zu2xq3u Месяц назад
Quruxdu lacàgtaada kago antahay
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 Месяц назад
Walaal cuntada jorlaanka lasaarayo mafiicna caafimaad ahaan iska daaya haadii aad tihiin dadka ku nool soomaaliya inta badan waan arkaa iska jira waa sun
@mimimankin111
@mimimankin111 Месяц назад
Bacda uukaroonyahy koley oo ka xun
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 Месяц назад
@@mimimankin111 Walaal jorlanka waxaa lagu daabacay qat ama ranji sidaad utaqaanidba balse waxaa jiro warqadaha loogu talagalay cuntooyinka iyo bacahaba weyjiraan ee adiga hafududeesan anaga hada ma u kala hiilineyni bac iyo joornaal ee wixii xun ayaan isku sheygeynaa waana inaan isticmaalin oo aan raadino wixii fiican
@dearmushtaaq
@dearmushtaaq Месяц назад
Dahabka ugu fiican ii sheg abyo
@Nawaaley
@Nawaaley Месяц назад
Singabuur ama jida
@dearmushtaaq
@dearmushtaaq Месяц назад
​@Nawaaley thanks dear
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Месяц назад
Dahab fas leh maficna
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад
Reer soomaaliya waxaan ku nacay bac unbey wadaan maa weel Yaroo quruxbadan maa ku soo dhubaan
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Месяц назад
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 Месяц назад
❤❤❤
@user-hq9jk9hj6r
@user-hq9jk9hj6r Месяц назад
Sacuudiga anaa jogo qaali waye dahabka somalia ka raqisisan
@user-uk9hz3wc7s
@user-uk9hz3wc7s Месяц назад
Faskas ana dhowr sano heystay malin hora iska celiyay wax weyn maha abyo waa qurux so qado ❤
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 Месяц назад
Mahad sanid abayo ❤️
@user-ew8pk8zg7i
@user-ew8pk8zg7i Месяц назад
Are you in USA
@hanadion1964
@hanadion1964 Месяц назад
Assalam alaikum beautiful lady I visit your profile happy Somalia day
@user-mh9ek9gv7l
@user-mh9ek9gv7l Месяц назад
Hargaysaa ka jabanba
@Maymuun330
@Maymuun330 Месяц назад
Wakaaga mahad celinaaya abyo sida codsiga igu tixgaliday
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Месяц назад
Anigaa jeacel
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
ilaa bisha xajka dhamaato maa sugtid
@mariaabdifatahmohamed5291
@mariaabdifatahmohamed5291 Месяц назад
Inuu is badalayo uma muuqdo
@ashkirohassan9859
@ashkirohassan9859 Месяц назад
14.2 baa lasiinyaa 1000 $
@hasnahaji6991
@hasnahaji6991 Месяц назад
Asc Graamku waa imisa
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Месяц назад
Faska cilad ma leh ana jecel farhalada fasaska leh
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Месяц назад
894.6 baa laga rabaa abayo hdii ay 71 ku xisaabisay
@fam3573
@fam3573 Месяц назад
Maya walalo intaa waliba ka yar bay kuso gadan lahayd
@lajecelnaftauroon2498
@lajecelnaftauroon2498 Месяц назад
Abayo fas dheh
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Месяц назад
Iqra cadey iska daa fargalka fiska leh maxa yeeley u ka fuqa faido ma laha
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 Месяц назад
Haye abayo mahad sanid
@user-ln1mu3up9g
@user-ln1mu3up9g Месяц назад
Iskadaa abaayo wuukafuqaa
@raxmacadi1140
@raxmacadi1140 Месяц назад
Fiska wee kugu cabiraayaan birine weekaa leebaayaan markee kaagadaayaano
@umuanasumuanas3022
@umuanasumuanas3022 Месяц назад
Lacagta waa baa ka raacay naagta ee ku noqo
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x Месяц назад
Abayo south afric ajooga 300 dollar dhago iyo katiin kurabaa meeqo garaam igoosa plz iso jwp
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Месяц назад
300 dolar waxba ma gooyo hada wa qaali dahabka aniga dhego 3gr iyo 4 riigo 230 leygu so gadey iska sug xoga intu ka so raqiisayo xvty
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x Месяц назад
@@ubahabdisaid2222 labo bil kadib ma raqiisa mse yaa og
@ZoyaBare
@ZoyaBare Месяц назад
Ana hesta aso Fas gadud ku jiro 3 sano ban radi naye walhi ano ur leh ba jecladey canugeyga 2 sano jira gatey hada hoyadey aya siye😂😂😂
@caashotabshee4785
@caashotabshee4785 Месяц назад
Lkn bosaaso doraad 68 buu ahaa
@faadumoali117
@faadumoali117 Месяц назад
Faska cad aan jecelahey anigu
@ummuhan6053
@ummuhan6053 Месяц назад
Boorama ka raqiisan 69$ week kahor la iiga so siiyay muqdisho maxa ka qaldan sanadkan
@hodoadam1672
@hodoadam1672 Месяц назад
Далее
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY IYO MY RAJO
15:01
Просмотров 159 тыс.
Kusoo dhawada dahab kala nooc ah 618808082
8:56
Просмотров 27 тыс.
Muqdisho qiimaha dahabka iyo dhar cusub
9:29
Просмотров 13 тыс.
Hooyo 4 ilmod maxaa subiya malinta dhan 😱
13:50
Просмотров 19 тыс.