Тёмный

Musalsalka Dhagar Jacayl 2022 -Q27AAD 

Fihima Yasiin Muse
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

#DhagarJacayl #Musalsal #Musalsal
All right reserved Fihiima Yasiin Muse

Опубликовано:

 

4 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 104   
@aishamire4894
@aishamire4894 2 года назад
1 ilaa 27 wan la socday from mogdisho🇸🇴 Team ka taxanahaan wan wataa 🙏
@sucadomuse3068
@sucadomuse3068 2 года назад
Flimkan 1 ilaa 27 waan lasocday daqiiqadaha noso badiya 😌
@FihimaYasiinMuse
@FihimaYasiinMuse 2 года назад
haye wll
@HalAayo
@HalAayo 2 года назад
Thanks from South africa only the time is very short please
@mariammismail4710
@mariammismail4710 2 года назад
Fahima walal waan ku salaamay from Ethiopia
@FihimaYasiinMuse
@FihimaYasiinMuse 2 года назад
Waan kaa Qaaday wllo Mariam
@hudiitha4465
@hudiitha4465 2 года назад
@@FihimaYasiinMuse asc fihiima yaasiin iyo dhammaan jila yaasha filimka waxan leeyahay gacantu waa qalfoofe qalbigaa idin salaamay
@hudiitha4465
@hudiitha4465 2 года назад
@@FihimaYasiinMuse magacaygu waa huda mustafe from Hargaysa
@daganiitaabaadir449
@daganiitaabaadir449 2 года назад
Wll maad naga soo badisaaan waxan
@jamiilaahmed19
@jamiilaahmed19 2 года назад
WakHatiGa badiYa musaslka
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 2 года назад
Waxaan rajaynayaa inay aktaradu dhiman oo ay aarsato
@sumayohussein961
@sumayohussein961 2 года назад
May dhimane shuqul hindi bay layimaadeen qof dhimasho matalaya
@boqoradajubalad561
@boqoradajubalad561 2 года назад
Wllo noosoo badiya wamaxay intan yar
@hothoaprahman4266
@hothoaprahman4266 2 года назад
Xisihi aya naga dhamade ee no so badiya
@hidaayahappy5611
@hidaayahappy5611 2 года назад
Filmka gadal uscdo xaa waaye wah wayba dhmatye
@nashadsaleeban9612
@nashadsaleeban9612 2 года назад
Plz xaqlda kale ku soo dhakhso
@queenhaniita556
@queenhaniita556 2 года назад
Wah see cml Hee walalyaal mana waloosin gabarta ma dhiman miyaa mise waa ruxanteydiih😂😌🙄
@hibbodualleh8546
@hibbodualleh8546 2 года назад
30 daqiiqo kadhiga plz
@iqrodaahir5661
@iqrodaahir5661 2 года назад
Ani waxa umaleyna Nuura ine noshahay o aragsan qaladkeeda bananka keeni rabto 😂😂
@sulleekho00
@sulleekho00 2 года назад
Wl filimku waa shidan yhy ee daqiiqadaha plz noso badiya🤗💛
@ROZIINA6
@ROZIINA6 2 года назад
Dhimatay aaa😭😂
@nimcoqoranee4717
@nimcoqoranee4717 2 года назад
Laba xalqadood isa soo raaciya walalyaal pls
@booramaawiboy8902
@booramaawiboy8902 Год назад
Shakir iyo nuuraay wxn jeclaanlahaaba Ina run isku guursataan nacabku.darbiyada ha jiidhe
@aaminasalah806
@aaminasalah806 2 года назад
Fihiima yaasiin muuse Boqoradey filmka wakhtiga u dheereeya sis
@roodoarab6684
@roodoarab6684 2 года назад
Fihiimay cabashada dhan waad wada aragtaa daqiiqadaha kordhi inader
@saynabhassan6786
@saynabhassan6786 2 года назад
Inader ruwayada ma khaladbaa ku jirtaa oo xalqadaha lays waydariyey
@umalkhayrcabdilahi8182
@umalkhayrcabdilahi8182 2 года назад
Saw maha
@nuuriyamaxamuud8191
@nuuriyamaxamuud8191 2 года назад
Wll fahiima filimkan waa macan yahay lkn kordhiya daqiiqadaha fadlan huno
@deesan1432
@deesan1432 2 года назад
Wllo la soo dhakhso plz
@havzuunias9443
@havzuunias9443 2 года назад
Noso badi plz
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 2 года назад
Nuuradii dhimatay iyo tan nool maxay tahay filmkii khalkhal ayaa kujira miyaa
@xafsonadiif3325
@xafsonadiif3325 2 года назад
Wll wxn dawany maxd kagaso celisan horta
@sumayasaleban5073
@sumayasaleban5073 2 года назад
o ma walateen sonagii intan dawaney
@aragsaninadaahir2608
@aragsaninadaahir2608 2 года назад
Baw dee waxan dawa shadiisaba iska daaya akhyaarey
@ROZIINA6
@ROZIINA6 2 года назад
Waxan fahmi wye waxan soow shaly ma dawan
@zuhurapdi9303
@zuhurapdi9303 2 года назад
Fihimay filimka wakhtiga no kordhi
@asiadiamond8854
@asiadiamond8854 2 года назад
Waxan wlhi waanu ku waalanay wllo please iska hagaajiya wllo
@naimomohamed7505
@naimomohamed7505 2 года назад
Ma ila aragtay waku wareerayba
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 2 года назад
Wamxy isdabomarku filmka mxa kakhaldan
@Muhiimhassan-hr9yf
@Muhiimhassan-hr9yf 2 года назад
Wll Noso Badiya Plz Kolba waxayr so Danysa
@sumayawarsame896
@sumayawarsame896 2 года назад
Walhi filinka wa jecelehee soo wada
@ayaanxasanrooble4926
@ayaanxasanrooble4926 2 года назад
Aakhiro miya kaso hadlaysa
@yartasandkauushidan5895
@yartasandkauushidan5895 2 года назад
Wan fahmi la,ahye ee meysan dhiman inntu
@Birimo12
@Birimo12 2 года назад
Oo nuura dhiman mayso miyaa filinka imika meeshii ugu darnayd marayaa pls daqiiqadaha 27 bas nooga dhiga
@hudahassan5242
@hudahassan5242 2 года назад
Maxa ka khaldan flimka🤔 Sawti dhakhtar la joogo aktaradu dhimanaysey Yaaaab🤔
@ifkahooyochannle143
@ifkahooyochannle143 2 года назад
Plz hanaga soo dahina
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 года назад
Film gadaal u socdaa waxayyy
@jawaahirmaxamed3617
@jawaahirmaxamed3617 2 года назад
dhimatàyaaa nura aakhiro samteel male 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🚗🚗
@hudiitha4465
@hudiitha4465 2 года назад
Kkkk shaakir kulahaa islaantaydii
@hoodomo863
@hoodomo863 2 года назад
Maxaa so Nooleyay 😅😅
@raxmajamac3923
@raxmajamac3923 2 года назад
Nuura ma takhdaraday u warrantay oo ma dhiman
@Inacismaan
@Inacismaan 2 года назад
Wah wuxu xasuus miyaa miyaney dhiman quftu 😂😂
@naimomohamed7505
@naimomohamed7505 2 года назад
Waan ku wareeray flimkan
@fatmazahraomar4857
@fatmazahraomar4857 2 года назад
I will come back after one week to watch the rest … don’t make me waste my time for nothing ! !!!
@adar3371
@adar3371 2 года назад
🤣🤣🤣
@baassmidioonline9431
@baassmidioonline9431 2 года назад
Wixiinu waa idaawo ama ha idaawan Nationalization place
@amalahmed4791
@amalahmed4791 2 года назад
Xogaa daqiqadah noo badiyaa ilaa kow wanlasoconee
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 2 года назад
Gaajaad nagu disheene naga soo badiya in yar uun bad na tuseysaan🥺🤔
@FihimaYasiinMuse
@FihimaYasiinMuse 2 года назад
haye waanu soo badinaynaa iinsha allaah
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 2 года назад
@@FihimaYasiinMuse ❤🙏
@markazulikhlaas9157
@markazulikhlaas9157 2 года назад
Wll isaaara subuscarab ilahay dartiis adna ilahay haku danbi dhaafo
@hannafaarah3032
@hannafaarah3032 2 года назад
Nuura way dhimatay lkn waxa wiilka la joogaaa waa ruuxaanteedii bn u malayni
@sawdaaxmed9417
@sawdaaxmed9417 2 года назад
Qofkii dhintay maxu ahaa bal ifahnsiiya dawadyalow🤔🤔
@shoaybadam9425
@shoaybadam9425 2 года назад
Daqiiqad yaridii miyaa ku darateen eidet xumo naag dhimty oo wax so dhawen🤣🤣
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Ala nuura wey naga tagtey
@hoodojamaal9514
@hoodojamaal9514 2 года назад
Wuxu waa silic haaye ish dhowr xalqadood soo galiya wll mxd nagaga googonaysaan
@deeqomohamed1932
@deeqomohamed1932 2 года назад
Wuxu ma riyaa mise mey dhiman yaaaaa ifahansiiyo
@aaminaawil9583
@aaminaawil9583 2 года назад
Wlshy wanku salmy
@xamdiahmed7918
@xamdiahmed7918 2 года назад
Waxaan ka dhadhansanaya in laga matalay qiso dhaba
@hudaabdirashid4804
@hudaabdirashid4804 2 года назад
Wll filimaka man fahmin waxy way dhimaty io way noshahy wa side filmku😂
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Waa flm waa lan
@qumaansiciid7578
@qumaansiciid7578 2 года назад
mashlh wll. filim. wanagsan. lkn. wll. qiisadaani maa miid ruun uu dhaacda. waanba laa qiiroodee mashlh jiilaayasha aad. uu fiicaan mashlh ilhy haaydiin xiifdiyo. wll. dhamaan tiin. 🥰
@hothanyonis4325
@hothanyonis4325 2 года назад
Waaxay waalidani inantu sawtii dhimatay maaha siday wax usocdaan😂😂
@queenhaniita556
@queenhaniita556 2 года назад
Waa yabana hy bee😂😂
@WaqalStudio1
@WaqalStudio1 2 года назад
Hhhhh
@skhaamraam1027
@skhaamraam1027 2 года назад
Ilaa hada mafhmin nura sowtay dhimatay😭😨
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 2 года назад
Roxantedii baa joogta oo wiilku arkay
@samiroidiris7257
@samiroidiris7257 2 года назад
@@filsanahmed5395 ruxnti miya😅😅😅
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 2 года назад
Haa filimada saw mrku qofku dhinto roxntisu uma iman jirin dadka kana waa sidii wllo
@kamaaludinwrsme6658
@kamaaludinwrsme6658 2 года назад
Filmku reer akhiraab bu isku badaly miyaa oo ruuxi nuura ayaa joogta
@hawadahiye6783
@hawadahiye6783 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣waan fahmi waye
@siciidxuseen6313
@siciidxuseen6313 2 года назад
San u qoslay wlhy weligay uma qoslin malalh🤣🤣🤣
@nimcohappy311
@nimcohappy311 Год назад
Anbh😂😂😂😂😂
@barwaaaqoshop2705
@barwaaaqoshop2705 2 года назад
Astaqfurlla 😂😂
@shukriaomer186
@shukriaomer186 2 года назад
Sidan fahmaya nuura ma dhiman 😂😂sheeko hindi wye dhimishey jileysa 😂
@naimomohamed7505
@naimomohamed7505 2 года назад
Ma run baa u qabtay wa flim waxa😂😂
@shukriaomer186
@shukriaomer186 2 года назад
@@naimomohamed7505 naa waogahy inu wuxu flim yahy de 😂😂
@abdirixmaanxaashi708
@abdirixmaanxaashi708 2 года назад
Hawshaan mafahmin maxay tahay waydhima tay hadana way had laysaaa
@yurubjamac6827
@yurubjamac6827 2 года назад
Fihiima wll ifahansii nuuru soota dhimatay waaxay tan kalena🤣🤣
@xayaadsiciid8113
@xayaadsiciid8113 2 года назад
Wa tan fahmi layyey
@yurubjamac6827
@yurubjamac6827 2 года назад
Haaye maxay noogu soo jawaabi laadahay fihiimuna suaasha muhiim baan unahaye
@techblack414
@techblack414 2 года назад
Waa reer aakhiraad marada cad maanad arkayn
@hawadahiye6783
@hawadahiye6783 2 года назад
Waan fahmi waye
@illeysnuura7127
@illeysnuura7127 2 года назад
Nuura ruuxantedhi waaye
@isramaxamuud7816
@isramaxamuud7816 2 года назад
Swta dhimatay nuuri wxy naagtan ninkan lajoogta
@najmanaju309
@najmanaju309 2 года назад
Malaha wa roxaanti wll 🥺
@isramaxamuud7816
@isramaxamuud7816 2 года назад
@@najmanaju309 😫Haa
@raaqiyahasan5889
@raaqiyahasan5889 2 года назад
Inta ila yaban iso raca bal nura sowti dhimaty bow
@xamdahoodo7536
@xamdahoodo7536 2 года назад
U guys are fake Farsama Yaqaankiinu fake waaye
@naciimaladan637
@naciimaladan637 2 года назад
Asc please igu cawiya suppscrube
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 года назад
Film gadaal u socdaa waxayyy
@xamdahoodo7536
@xamdahoodo7536 2 года назад
U guys are fake Farsama Yaqaankiinu fake waaye
Далее
Musalsalka Dhagar Jacayl 2022 -Q28AAD
13:16
Просмотров 85 тыс.
MUSALSAL SAHAN   JACAYL PART9
13:57
Просмотров 17 тыс.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
Суши из арбуза?!
00:34
Просмотров 306 тыс.
🎙️А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?
3:12:39
WEHEL JACAYL PART 3 DHAMAD HD 2023 HOB FILMS
31:15
Просмотров 42 тыс.
LUGOOYO HAWEEN PARTI  5
9:09
Просмотров 17 тыс.
HOUSE GIRL  EP 43 || love story💞💕
21:46
Просмотров 76 тыс.
WALAASHAA BADBAADI
11:52
Просмотров 729 тыс.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29