Тёмный
No video :(

MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 16 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 531 тыс.
50% 1

MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 16

Опубликовано:

 

26 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 826   
@hamdaabdi-bm1dx
@hamdaabdi-bm1dx Год назад
Inta najaxdan iska dhex aratay like 👍 saara
@hamdafarah7727
@hamdafarah7727 Год назад
Keligey moodayey sheekada mayla qabta 😆 🤣 😂
@salmaqurux123
@salmaqurux123 Год назад
✌️😂😂
@Najax282
@Najax282 6 месяцев назад
Ku sary ani ba wa iska dhex arkye😂
@FarxaanC.rahman
@FarxaanC.rahman Месяц назад
SheekDa kaligaa maaha waa aniga xataa waa arkay
@peyonzee3195
@peyonzee3195 Год назад
Halgan jacay iyo haboon hadad daawato like saar shoodhe👍😂
@sucaadjaamac2440
@sucaadjaamac2440 Год назад
Habeen ima dhaafo
@muunasicid4733
@muunasicid4733 Год назад
Muuna. Hgkkb bbhjkfik
@aniisaismacil9524
@aniisaismacil9524 Год назад
0
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Год назад
Waabalabadan Kuwaashay💖
@zuhurbashir7432
@zuhurbashir7432 Год назад
😂😂 aniga labada lee ku xiran😂
@nawaadmohamoud5402
@nawaadmohamoud5402 Год назад
Aynu is xasuusino saliga nabiga scw🤗😍
@ubaxibrahim9931
@ubaxibrahim9931 Год назад
Scw scw scw Scw ❤❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Год назад
Scw scw scw
@Yrkz777
@Yrkz777 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fatuuxasanjamac1501
@fatuuxasanjamac1501 Год назад
Scw scw
@aishaabdirahmanabdilahi8622
scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw
@ceoinsomewhere8780
@ceoinsomewhere8780 Год назад
Inta furaashkoda ku daawanaysa hablo waa idin salamay😂😂😂
@muunacabdi
@muunacabdi Год назад
Wah kah qadnay
@aaminabintubirco8155
@aaminabintubirco8155 Год назад
hahahaa wn kaa qaadnaY
@iqlaassheikhcabdi241
@iqlaassheikhcabdi241 Год назад
Lagaa qaad
@fahiimamohamed3559
@fahiimamohamed3559 Год назад
Wkaqdny
@umulkhayrjama3302
@umulkhayrjama3302 Год назад
Hhhh wan kaaa qaaday😘
@mushtaqhasn770
@mushtaqhasn770 Год назад
Inta caisha uxiista like ✊😍
@iqlaassheikhcabdi241
@iqlaassheikhcabdi241 Год назад
🥺🥺
@farhiahajiomar-ei4dc
@farhiahajiomar-ei4dc Год назад
Anaa u xisey wlhi
@inantaSomalilandkufanta7766
Axmed iyo Shacni inu jaceylkodu guleysto ayan sugaya❤✊
@farhiahajiomar-ei4dc
@farhiahajiomar-ei4dc Год назад
Sidoo kale 😋
@xamdacumar5470
@xamdacumar5470 Год назад
Sidoo kale
@deriskaxalaasha2660
@deriskaxalaasha2660 Год назад
Sido kale 🥰
@ravrahrah
@ravrahrah Год назад
Sidokaleh proh saas raaba
@xaliimosaylici901
@xaliimosaylici901 Год назад
👆😊
@shukriaomer186
@shukriaomer186 Год назад
Horto halgan iyo haboon Maxay isku daba socdaan ?😂
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 Год назад
Ayaamaha way kala Leeyihiin Halgan Jacayl Waa Maalmaha Sabtida Iyo Salaasada Halka Haboona La Soo Daayo Maalmaha Isniinta Iyo Khamiista. Markaa Shukriyey Labada Channel Sidaas ayey u kala Nidaamsan Yihiin Mahadsanid.
@hanannasir8156
@hanannasir8156 Год назад
Waa sheeko kale
@aasiyacabdilaahi3010
@aasiyacabdilaahi3010 Год назад
Haboon io jilayaasha halgan xata season oneki haboon isbadab socdeen Aarsigii aabahy😭
@halimaomar6179
@halimaomar6179 Год назад
Inta najax ila ncdey like saara
@ubaxubaxabdihashi3899
@ubaxubaxabdihashi3899 Год назад
Nacay qumayada
@nuuraabdi-gv3ix
@nuuraabdi-gv3ix Год назад
Haa
@mohamedgatta2557
@mohamedgatta2557 Год назад
War waxan jilin ee cadi iska dhiga
@aminomohamedabdulle5967
@aminomohamedabdulle5967 Год назад
Nacay qumayada 😜😜😊
@maryanbaruudsahal1529
@maryanbaruudsahal1529 Год назад
Inta najax neceb ee is dhaafisa hadalkeeda 👍👌
@humanitarianactivist
@humanitarianactivist Год назад
Qoftan AFKa weyn leh
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
Ahmed iyo shacni iyo dhamaan inta kale waad wada mahad san tihiin sidaad noo madadaaliseen waan ini salaamayaa dhamaantiin khayr iyo barwaaqo ayaan inii soo rajayn nayaa guulaysta waligiin maasha allaah.
@safaabashir7150
@safaabashir7150 Год назад
Team haboon iyo halgan jcl waa idin wada salame🤩🥰
@xaawocabdulaahi4039
@xaawocabdulaahi4039 Год назад
Waan kaa qaadnay
@ruweydaabdi4229
@ruweydaabdi4229 Год назад
Wakaa qaaday
@caaishacali7340
@caaishacali7340 Год назад
Wka qdnay
@munaismail9847
@munaismail9847 Год назад
Wan ka qaday 😊😊
@mohamudapdi3755
@mohamudapdi3755 Год назад
FILIMKAAN IN MAALIN DHAF LAGA DHIGO INTA IGU RAACSAN LIKE
@xamdacumar5470
@xamdacumar5470 Год назад
Ani kugu raac san
@ayanahmed1957
@ayanahmed1957 Год назад
Ana kugu racsan
@ifraaxmowliid
@ifraaxmowliid Год назад
Anaa kugu raacsan
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 Год назад
Inta samiir iyo najax hadalkooda dhafisey 😅😅
@anjuubbe15
@anjuubbe15 Год назад
wlhi anaa kula mid ah filimka dhanba waxan ugu jeclahay shacni axmed caishana wan uxiisney soceliya ladan ayadaneh caawey m.a noqotey part17 lasodhaqsada wad lasodaheysine filimka
@mohamedcade8380
@mohamedcade8380 Год назад
Imikaan soo waday hadalkas
@nimcocabdi1583
@nimcocabdi1583 Год назад
Wllhi anaa kula mid ah
@MartaAjaib
@MartaAjaib Год назад
Saan u necbahay le shacni axmed bez
@samiiramahamute
@samiiramahamute Год назад
Meèee😂😂😂
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Год назад
Alla jecliyaa jabka najax shacniyey ku soco🤣
@amuunapdirsaq
@amuunapdirsaq Год назад
Inan La CaFin Najax ILko Dheer RpTa,😂😂😂
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Год назад
@@amuunapdirsaq haa😂😂😂
@nuuracali9084
@nuuracali9084 Год назад
Qorki ugu horeeyay ee dawadan ahay manta wan idin salamay inta iga danbaysa 😂😂👋
@sukaymoabdirisaqyusuf5638
@sukaymoabdirisaqyusuf5638 Год назад
Anigaa kahoreyay 12 secen baba yalay markaan dawada
@ifrahifrah6283
@ifrahifrah6283 Год назад
Wanu ka qadnay
@nawaadmohamoud5402
@nawaadmohamoud5402 Год назад
Soomaliga iska sax qorki muxuu yahay
@nuuracali9084
@nuuracali9084 Год назад
@@nawaadmohamoud5402 ayo😂
@nawaadmohamoud5402
@nawaadmohamoud5402 Год назад
​@@nuuracali9084 Adiga dee ma qof kalaa meesha jooga
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 Год назад
Jah axmed iyo shacni naxaristay iskula hadlayan🥺
@kuraaxaysonolosho5853
@kuraaxaysonolosho5853 Год назад
Iso duceeya inuu raxmaanku igu arsaaqo awalad yaa kariin waxba kugu cusle aniga inta bila awald sii awalaad yaa kareem amiin
@Asad___hagio27
@Asad___hagio27 Год назад
Amiin
@hakiimaaxmed7572
@hakiimaaxmed7572 Год назад
Awlaad saalixina alle haku siiyo wll od ku faraxdo
@samirahussein1500
@samirahussein1500 Год назад
alle hkaaga soo farxiya sda ugu dhakhsaha badan wlloh hka quusan arsaaqada eebe gacantana hoos dhgo bari alle waa kuu ajiibayaaye
@sagalcadey888
@sagalcadey888 Год назад
Inta najax yara saniftay in kastoo filim yahay like saara😂
@thomasmuller5434
@thomasmuller5434 Год назад
Xalqadii horeba waan hilmaanaye sidaad ula raagtan😁
@iidoahmed8745
@iidoahmed8745 Год назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@boojadheere
@boojadheere Год назад
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@nimcoxassan3096
@nimcoxassan3096 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Год назад
Scw scw scw
@faxiyamaxamed3813
@faxiyamaxamed3813 Год назад
Scw scw scw❤❤❤
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️
@kuraaxaysonolosho5853
@kuraaxaysonolosho5853 Год назад
Scw scw scw
@fadumohariir1811
@fadumohariir1811 Год назад
illahay Ramadaanka Barwaaqo haynagu gaadhsiiyo yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nuressa1820
@nuressa1820 Год назад
aaaaamin
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Год назад
Aamiin
@ayanahmed915
@ayanahmed915 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️
@haboonadan
@haboonadan Год назад
Scw scw scw❤❤❤
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@rakiacase6272
@rakiacase6272 Год назад
Shacni iyo axmed inta ila jecel ❤
@nadahajinadahaji240
@nadahajinadahaji240 Год назад
Team habboon is moojiya xalay habbon firsanaye hadana kan
@zuhureyyyy
@zuhureyyyy Год назад
🙌 xaadir
@hhurmo4559
@hhurmo4559 Год назад
Wiilka zamiir waan ka helaa naxriistiisa iyo qadarintiisa❤
@qadroqalanjo8008
@qadroqalanjo8008 Год назад
𝗔𝗻𝗶𝗴𝗮 𝘅𝗶𝘁𝗮 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗵𝗶
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Год назад
Axmed is very Smart man😊
@canabali9633
@canabali9633 Год назад
100
@raxmaismail5856
@raxmaismail5856 Год назад
100💯😁
@fartuncooking372
@fartuncooking372 Год назад
Hey you 🤗👋🤗👋 I think I think 💬🤔 it tomorrow and see iitahay be ❤🥰 s y I can we do o you want me u hamuun u ew that's the m Thanks xabiibti be y be ❤❤❤ it is bitaalka tagteeeen is lahaaaa.y
@FadumoYusuf-ww2wx
@FadumoYusuf-ww2wx 9 месяцев назад
​@@canabali9633❤ ❤
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 Год назад
War dadkinan qaar update iska dhiga gabadha cayda ka daaya wxu wa film xadgudubka jojiya🙄
@bahjakhalifbahjakgaliif4307
Wlahi dhash baan kaga siinaYaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Год назад
Shacniyey mindi hanagu qaadan ilahay kabaq lkn najax sixun u Dil😂😂😂😂😂😂
@najmayuusuf7960
@najmayuusuf7960 Год назад
Halgan jacayl nolosho dhaqsada xalqadaha🙏
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 Год назад
Saaxiib ka xun Waa sidaan ciqaabteeda marsii shacniyeey ❤
@Abdirahmansocoto7087
@Abdirahmansocoto7087 Год назад
Cid kasta oo ka dhex shaqaysa laba nafood oo is doortay ama dad-kaba warar been ah u kala qaada weji xumo iyo fashil baa u danbayn, saaxiibbadeena beenta ahi waa cadaabta iyo ciqaabteena koowaad. Waanna ku faraxsanahay Shacni iyo Axmed inay cadawgoodii ogaadeen.
@mariyomohaupdalla1772
@mariyomohaupdalla1772 Год назад
really 🥺
@djmaamis3167
@djmaamis3167 Год назад
Inta jiifka furaashkooda ku daawanaysa Like iisaara
@najmiinamohamed3626
@najmiinamohamed3626 Год назад
shacni wax malga qabo karo wey soo jeesteh😁
@nuurtoabdi-rx8ep
@nuurtoabdi-rx8ep Год назад
Inta leh malin waliba hanaloso dayo like sar😂
@ladnacraxmaan-wd8tu
@ladnacraxmaan-wd8tu Год назад
Ala jecliyaa japka najax😅
@xamdacismaan1895
@xamdacismaan1895 Год назад
😄😅
@nimcocabdi1583
@nimcocabdi1583 Год назад
Ani xita necebahay
@ladnacraxmaan-wd8tu
@ladnacraxmaan-wd8tu Год назад
😅😅😅
@queenzuzun
@queenzuzun Год назад
Ani xata balayda fuuqa dameer leh
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 Год назад
Anoo haboon daawanaya ayuu isoo dhacay isna😂❤
@hodanismaacilofficial9713
@hodanismaacilofficial9713 Год назад
Oo labadaba maad dawatay inder sidayda😂😂
@mohamedafi7647
@mohamedafi7647 Год назад
🤣🤣
@cawoladan.4773
@cawoladan.4773 Год назад
Haboon iyo hlgan jecel inta dawta lik 👍saar
@Asad___hagio27
@Asad___hagio27 Год назад
Halgan jaceyl iyo habboon hadda dawato like isaaar
@ferihamohamed8293
@ferihamohamed8293 Год назад
Manta waad naguso yarayseeen Flimka See Cml 😂❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Allah musalsalka maxaad waqtigiisa u gaabisaan ,waa shidanyahay lkn inta yar ee uu soconayaa dishay ,👏👏👏
@nimahassan5865
@nimahassan5865 Год назад
Walalo iduceya inu Allah subxana watacalla awolad salixa iisiyo
@asmaabdirahman9476
@asmaabdirahman9476 Год назад
Alle awlaad aad ku faraxdo haku siiyo wll
@hilalladan5740
@hilalladan5740 Год назад
Awlaad baariyo badan allaha ku siiyo hno
@yaxyemawliid563
@yaxyemawliid563 Год назад
Amin wllo alla haku ziiyo
@muunadaaud4223
@muunadaaud4223 Год назад
Awlaad baariya allhaku siiyo wll
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 Год назад
Owlad bari ah oo an ku Farxno alla hana wadha siyo damanten 🤲
@halimasaid673
@halimasaid673 Год назад
qaybta kale cawa inoo soo galiya meshuu ku dhamaaday waa ey xiisa badan tahay😊☺
@maxamedsiciid8423
@maxamedsiciid8423 Год назад
axmed is very SMART MAN 😊
@nasriinbeauty3275
@nasriinbeauty3275 Год назад
Amay ladan qudheedu axmad jeclaata 😂😂😂😂Alla shacni ninkeedi waloso feylay😢😢😢
@zainabhassan8547
@zainabhassan8547 Год назад
Anig xitaa waan islahaa 😳bello waaye hadee jeclaato 😁
@nasriinbeauty3275
@nasriinbeauty3275 Год назад
@@zainabhassan8547 Alla beelo ma ahan🥺🥺shacni ba xaq uleh Axmed😭😭😭😭😭😭
@phatiamahamodnor8727
@phatiamahamodnor8727 Год назад
May asaa caasho jeclaanaya
@naciimadhuux3057
@naciimadhuux3057 Год назад
Kkkkkkkkk
@hodanmahamed5004
@hodanmahamed5004 Год назад
😂😂😂😂😂
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Год назад
Shacni walaal film hana nacsiin waa maxay mindidu iyo biyo kulull Shacni dagan Aqlli wanaagsan isticmaal 💟🙏
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Wey istahisha najax
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 Год назад
Maanta aniga uso horeeyay ,, Walalo saxipa oo isla talinaya waa wax aad u qaaliya Walalnimadu ha waarto
@apdiwazacvirgil7800
@apdiwazacvirgil7800 Год назад
Najax afwayn ayaan u nacay filinka dhan ba 😹😹🥰
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 Год назад
😀😀😀😀
@kaadherilyrics7230
@kaadherilyrics7230 Год назад
Bahda xogmaal media waan idin salamayaa dhammaantiin gaar ahaan kooxdan quruxda badan ee musasalka wada dhiirigelin baa mudantihiin
@mohamedabdisamed9909
@mohamedabdisamed9909 Год назад
Waad nagu badh jarteen maanta waanba ka xumaaday halkuu igaga go’ay❤❤❤❤
@nasraaragsan6001
@nasraaragsan6001 Год назад
Inta najax la sabiftay like ha saarina🤣🤣🤣
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 Год назад
Shacni wan ku wata sister 🥰
@mushtaaqmaxamad3720
@mushtaaqmaxamad3720 Год назад
woow maansha Allaah wlhi aad iyo aad ban uga helay film kan caadi maaha guuuul noo soo badiya shacniyay inanta iska cafi wllllo hhhhhhh
@sahrasiciid-cw1iq
@sahrasiciid-cw1iq Год назад
Masha allah Masha allah Masha allah 🌹🌹🌹🌹
@luleburrow5857
@luleburrow5857 Год назад
Salaam, I want to watch this show every day and never end it’s soooooooo good Masha Allah
@NimcoYuusuf-kl8fe
@NimcoYuusuf-kl8fe 6 месяцев назад
Cbh2
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Best of somali series films interests of the people's i can't wait prt 17 coming soon insha allah 👍💯♥️♥️💪
@niciimaidiris2797
@niciimaidiris2797 Год назад
Mashalah filimkani inaba caadi maaha laso dhakhsada idinkuna plz🙏
@Mariamm34
@Mariamm34 Год назад
Filimka waa nagala soo daahdeen xogmaal mediayaay😭🙄😂
@raxmaismail5856
@raxmaismail5856 Год назад
Inta najax iska dhex aragtay like👍
@AamiinkaH
@AamiinkaH Год назад
Filimku iminku dab noqday😂
@Janno66
@Janno66 Год назад
War Samiir kaalay aniga daanyeer ii noqo weji cambadaan Iska daaye🤌😂🥵
@Dalmarshow1
@Dalmarshow1 Год назад
Bal hanagu badhbjarina uun mid hiraa nagu goyseene 😅
@fardowzakhaliif8679
@fardowzakhaliif8679 Год назад
Jaceelow xaasidsanidaa imika wakaa wallka shacni sida loogalayo nacas baad iska noqoneeesaa❤😢
@rudiger2601
@rudiger2601 Год назад
Alleh ramadaanta nabad qab Haynugu gaadhsiiyo
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Год назад
Axmed is a very intellegent man masha allah Degenantu qofnimadada ayey muhiim u tahay shaci sido kle i like her
@fatimadahir7379
@fatimadahir7379 Год назад
Mid aan qaraabo nhy baa iguso dhacdey wlle war baan kuhayaa ii kaalay xitaa hadi uu digsi dabka u saran yhy ine ka dhigto o warkas so dhageesato bee isku dayi lahed lkn waysan dhaceen maahe😂 alla habluhu war jecelaa
@nadakaydsane1774
@nadakaydsane1774 Год назад
😂
@apdiwazacvirgil7800
@apdiwazacvirgil7800 Год назад
Najax inay badawad tahay wxaa ku garanaysaa mobilkeeda sarifle ayaa xaga dambe kaga Dhagan 😹🥰🥰
@juweumar5075
@juweumar5075 Год назад
Itaxan 🤣🤣
@hiboibraahim1411
@hiboibraahim1411 Год назад
Somah 😂😂
@faadumoyuusuf540
@faadumoyuusuf540 Год назад
Ala kamad xishon 😅😅😅
@munacali5667
@munacali5667 Год назад
Hahahhahahah
@qadannour5093
@qadannour5093 Год назад
🤣🤣🤣🤣
@sihaam1
@sihaam1 Год назад
Nio riwaayadani maana guriga dhaafinba wah 😂😂😂😂
@kamiilahkulmiye1755
@kamiilahkulmiye1755 Год назад
Hhh in xge la Qabtad doonaysy
@fatimaapdiahmedfatima9864
@fatimaapdiahmedfatima9864 Год назад
Ma dhaftoh guriga najaxa xata ma gadhoh🤣🤣🤣
@shabcannuur219
@shabcannuur219 Год назад
hhh wan yara ficnan layd in layara baxbaxo najax xfadeda suqo kale halky cashi tagty
@maxamedsalaad1762
@maxamedsalaad1762 Год назад
Masha allah xigmad musasal guulista
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Год назад
Najax ilko dheer cadaaaba 😂😂😂😂🤞
@nadahasan9660
@nadahasan9660 Год назад
manoli😂
@zuhureyyyy
@zuhureyyyy Год назад
Samidaa😂😂
@phatiamahamodnor8727
@phatiamahamodnor8727 Год назад
Naaya waa samidaa ka xishow de
@mohamedosman8437
@mohamedosman8437 Год назад
Waa qalad gabadha cayda ka daa wuxu waa filim booska ay ku matalayso ayaa dhibka wate iyadu maaha qof xun
@maxamudseefle9742
@maxamudseefle9742 Год назад
Asc Asxaabta ita daa wata musal salka in wakhtiga naloo kor dhiyo Yaa iigu raacsan Mahasani diin
@sucadoabdisalam5474
@sucadoabdisalam5474 Год назад
War hadii najax la fashilo ayadan samiir bey u shegeysa inay walashis jaceshayy axmed allla hogayy 😫💋😭
@sukaymoabdirisaqyusuf5638
@sukaymoabdirisaqyusuf5638 Год назад
Walhy waxaan san usagay kudale intee bari la maqnaydeen
@elyaseazy3736
@elyaseazy3736 Год назад
Nᴀᴊᴀʜ ᴍᴀʀ ᴅʜᴏᴡ ᴅᴀᴡᴀɴᴇʏsᴀ sɪᴅᴀ ᴋᴀᴡᴀɴᴋᴀ ʟᴏᴏ sᴀᴀʀᴀʏ ɪʏᴀᴅᴀ ᴅʜᴀɴ...😅
@farxiyacabdi-cs9rx
@farxiyacabdi-cs9rx Год назад
Halkii ugu macaanayd ayuu marayaa filmku xalqada 17 la saa dhaqsada inshaa allh
@nimcoabdilahi9129
@nimcoabdilahi9129 Год назад
Ahmed the legend 🙌
@habifarhanhabifarhan6614
@habifarhanhabifarhan6614 Год назад
😹😭 ma laga yaapa in amed la aryO intay najax zamiir ku dirtO alla najaxey ncla kugu yaaal 😹😭
@cqaadiraadan-bt9rj
@cqaadiraadan-bt9rj Год назад
Mansha Allh halgan jacayl film wacan weeye lkn waxn Idinka codsanayaa haraajinina film ka kusoo dhakhsada
@Mohhahonest
@Mohhahonest Год назад
Najax sual badnaaa hush 🤫 dheh🤣🤣
@sawdadheeman1226
@sawdadheeman1226 Год назад
Wlhi anigu waa ku hasta 😘😘
@samiyoahmed6752
@samiyoahmed6752 Год назад
Walhy waad dili gaadhay🤣🤣👍👍
@nadaljicsinabdilahi9215
@nadaljicsinabdilahi9215 Год назад
Najax afkeedu bali buu u eeegyay🤣🤣🤣🤣🤣😂
@nadaljicsinabdilahi9215
@nadaljicsinabdilahi9215 Год назад
Fool xumaaa wuxu
@fadumoeid8783
@fadumoeid8783 Год назад
Haa wlhi
@fatimazahramahmoud7647
@fatimazahramahmoud7647 Год назад
War gabadha ka xishoodaa wuxu waa filime Abuurta ilaahay na yaan wax laga sheegin
@il7076
@il7076 Год назад
Najax ilka dheerr😂
@aliabdi6008
@aliabdi6008 Год назад
Masha allah
@Ugbad904
@Ugbad904 Год назад
Qofkupa Hadu idhaho i cavi wlhei wn ilmeya Ma garanayo Calool jileca inta leg🥺🙈
@FanaxFanax-ct7pi
@FanaxFanax-ct7pi Год назад
hada uunbay sheekadu macatay ❤❤
@hawosugule5982
@hawosugule5982 Год назад
Qofkii igu horeeyay baan saaka noqday🥰❤
@captain__eagle
@captain__eagle Год назад
Ladan igu salaama 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aaminozahro4517
@aaminozahro4517 Год назад
Filimkan iyo haboon wn sugaa💯
@betrahmuztaphe6034
@betrahmuztaphe6034 Год назад
M.a shacni qurux leey weeye 🥰🥰
@hodanali2015
@hodanali2015 Год назад
Jecliyaa jabka najax 😂
@saedmohamed8230
@saedmohamed8230 Год назад
Halkan Jack inta Aminsan inAaln guriga lagabixin Dhckasii🤣🤣🤣
@rayanahmed8645
@rayanahmed8645 Год назад
Labadan ilkaha badan najax i samiir filmika way bahdilaan Waxna qurxiya casha shacking io ahmed
@aminabdoo3682
@aminabdoo3682 Год назад
horta axmed maanu kicinba kursigan uuku dhagee 😂
@naimaise
@naimaise Год назад
Mayla aragtay😂😂
@samirayusuf-ch6me
@samirayusuf-ch6me Год назад
Dad an jeclay hore usucoda♥️🖤
@MukhtaarcabdiBurco
@MukhtaarcabdiBurco Год назад
Ana ni wasa
@yaska4289
@yaska4289 Год назад
Walahi sidaan maroona serie 3 caasho lasuugayo wasiide halka kahagajiiya anyway good film 🎥 weyaan❤❤❤
@abduqaadirahmed5706
@abduqaadirahmed5706 Год назад
Alla koobka axmes shhaha ku cabayaa wuu madhanyay🤣🤣🤣
@maznamuzthpe4201
@maznamuzthpe4201 Год назад
Ilko dhereyyy cawa dhiiqaad lugha kula jirtaa 😅😅 jabka jecliyaa
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Год назад
Way noo hirgayshy laba Malin dhaaf baa filmkan lasoo daynayaa😌
@mohamedapdihariir2431
@mohamedapdihariir2431 Год назад
Inta mahad iyo shacni ila jecel like sar sxp
Далее
MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 17
18:12
Просмотров 447 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 13 тыс.
New Film Mo deeq
8:37
Просмотров 9 тыс.
HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA ADUUNKA KA JIRTO
44:36
Просмотров 722 тыс.
WAQTI | Short Film | 2020 | Somali Drama
14:13
Просмотров 500 тыс.
Short Film Xin iyo Xaasid 2024
15:15
Просмотров 28 тыс.
MASEER PART 1
29:20
Просмотров 389 тыс.
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 13 тыс.