Тёмный

NIN FAQIIR AH | QALAANJO DHEX YAR, LABO QAAWAN ISMA QAADO HOT 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 553 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 352   
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 месяца назад
AKHYAARTA MUUQAALKA LIKE HALAGU BOOBO SI UU MEEL FOG U GAARO GUULAYSTA
@mahadmahmoud4619
@mahadmahmoud4619 2 месяца назад
waxan hana horakenin csbdi hadad doneyaso inaan lasocono baran mishakad
@Userr9595
@Userr9595 2 месяца назад
​@@mahadmahmoud4619 aad iyo aad, information khaldan bay faafinaysa
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 2 месяца назад
Islaantaan fataxada xitaa aan dadka uquurin...kulahaa 100pound ku gata, mindaa buufis bey qabtaa she need to see a psycologist..sirta xitaa wey qarisay, kaalaya lacag keena ayee kawadaa oo isdiiwaan galiya camal, isbitaal free ah na waan furaa kulahaa....quraankii iyo taladii guurka ayaad la bakheeshay markaas ayaad caafimaad free keni? Yaa laa gaadi rabaa?
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nayaa1387
@nayaa1387 2 месяца назад
I have enjoyed listening to her more interviews of her pls
@nugaal012
@nugaal012 2 месяца назад
Why? Aren’t you married yet?
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 2 месяца назад
​@nugaal012 good question by the way😂
@popular7493
@popular7493 2 месяца назад
اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها
@Adamhagler
@Adamhagler 2 месяца назад
البقية في حياتك في الصومال دمرت البلاد و العباد بفعل فاعل و قبيلية مزمنة و حسبنا الله ونعم الوكيل
@popular7493
@popular7493 2 месяца назад
@@Adamhagler هنعدي كل الازمات انشالله,
@Adamhagler
@Adamhagler 2 месяца назад
@@popular7493 ابقي قابلني لو حصل
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 месяца назад
Alle SWT ha ku barakeyo Ustaada,thnk U Brtsv 🌿
@niimaneur4842
@niimaneur4842 2 месяца назад
Barakallahu feekuum Muna
@cabdullahbihi1902
@cabdullahbihi1902 2 месяца назад
@@niimaneur4842 sheekhad muna dheh wll waa hooyo oo kale.
@Kazwalee
@Kazwalee 2 месяца назад
She is so right leave her alone who want poor guys
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Adamhagler
@Adamhagler 2 месяца назад
I’m rich but I would never marry a gold digger girl like you 😂
@Userr9595
@Userr9595 2 месяца назад
Who want poor girls 😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
No any girl or barents wants
@Userr9595
@Userr9595 2 месяца назад
@@Kazwalee who want poor girls 😂
@fathiadjama
@fathiadjama 2 месяца назад
🎉🎉🎉 Macha Allah, horay u soco Sheikh Muna.
@luulmohamud
@luulmohamud 2 месяца назад
Shukran huuno in aad noo soo deysay sheekha macalin Muna maxey sax ku tahay waliba aad in hooyo wax barato aad bey noo baraarujisay Allah ha barakeeyo
@fartunahmed6603
@fartunahmed6603 2 месяца назад
Maashaa ahaa ilaahay haku barakeeyo ha u joojinin iska hadlaha ee hore u soco
@bezani
@bezani 2 месяца назад
Gabdhaha si fcn ha dhuuxaan Sheikhada waxay ka hadleeso, waa very deep specially to new mothers and mothers to be, Allaha barakeeyo Sheikhada🤲🏾
@احمدالمعافا
@احمدالمعافا 2 месяца назад
بارك الله فيها و جزاها الله خير الجزاء
@qalbiinahassaninahassan8079
@qalbiinahassaninahassan8079 2 месяца назад
MashaAllah tabaraAllah ilhey ha ku barakeyo ustad Muno Ahmed so intelligent mother MashaAllah tabaraAllah ❤️❤️❤️🔥🔥💐💐🫂
@maxedcali4232
@maxedcali4232 2 месяца назад
I agree with her absolutely
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 2 месяца назад
Agreed with what l?
@MaryamhusseingaraneMaryam
@MaryamhusseingaraneMaryam 2 месяца назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 месяца назад
Sheekhadu cawa dumarkay ku socota😂 ku soco ku soco mama
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 2 месяца назад
Nin nacaska dumarka wuu u xogbadanyahay lkn raga asaagi iskama dhicinkaro
@lovehearts3237
@lovehearts3237 2 месяца назад
maasha allah waa wax jira qalad kama aadan hadal walaashey,
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 2 месяца назад
masha allaah mamo mahadsanid❤❤❤❤
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 месяца назад
❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa maaamo Addag. Maashaaa Allah. Inkastoo dumarka wax magaratadda ah nagu dirtay, lkn waa maamo addag.
@naimamohamud9425
@naimamohamud9425 2 месяца назад
Runta hadii nilaa sheego miyaa lugug dira wayaa farax😮😮
@sahraj3885
@sahraj3885 2 месяца назад
🥰❤️🥰🥰❤️👍👌 Maansha Allah Tabaraka Allah Aad baad noo barajisay xaga wiilsha Abu dhlalney Thank you very much
@lamiahassan887
@lamiahassan887 2 месяца назад
Mahadsanid wariye abdixafid
@AboubakaHOUSEN
@AboubakaHOUSEN 2 месяца назад
بارك الله فيك أختي الكريمة
@-FarahAbdillahi
@-FarahAbdillahi 2 месяца назад
Mansha allah❤
@GudoonIsmaciil-w1q
@GudoonIsmaciil-w1q 2 месяца назад
Maansha Allah ❤❤❤ mamo anuu waanku taageera
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 месяца назад
Masha allah salaam and mum Muna
@XamzeBarre
@XamzeBarre 2 месяца назад
Alle ha ku barakeeyo Maama
@suweysmohamedjama6778
@suweysmohamedjama6778 2 месяца назад
Mnshaa Allah sheekhad muna Allah kudhowra
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 2 месяца назад
Masha Allah daaci Muuna baraka Allah, shaqo wanagsan baad bulshada u haysa 💖💖
@Hibaa667
@Hibaa667 2 месяца назад
Gabadha Muna ha la iga gaadhsiiyo faqiirka waxaa kasii daran ninka gacanta adag ee bakheylka ee qorqoda ah, xaaskiisa biilka u xisaabiya ee kaasna iska ilaaliya dheh.Yaan dumarku taajir bakheyl lagu kadsoomine.
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 месяца назад
Waa hooyo fariif ah ma shaqaystayashii aya qiil samausanaya❤❤❤❤
@saeedsaalaxwarsame4924
@saeedsaalaxwarsame4924 2 месяца назад
Masha Allah mom ❤alle haku barakeeyo
@ismahanAdan-k9p
@ismahanAdan-k9p 2 месяца назад
Allah akbar faqiir iyo taajirba waa xugun rabi guurka nooc walboo. Adiga jcshahy qrl kahr helimeysid
@umunajah
@umunajah 2 месяца назад
Mnsha allh guulayso sheekhad muna❤
@shonahmed9821
@shonahmed9821 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Mashallha geesiiyaayad Good laak
@SahraAhmed-m3t
@SahraAhmed-m3t 2 месяца назад
masha allah ❤
@omararale7962
@omararale7962 2 месяца назад
Ma Sha Allah. Gabar shekhad ahh oo xigmad badan
@faraxcabdiraxmaan7575
@faraxcabdiraxmaan7575 2 месяца назад
Masha allh daci muna we love you ❤❤❤❤❤❤
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 месяца назад
التربيه ولد في اليد ابيه وليس في يد امه .لانه الاب هو قدوة لابيه. المسؤليتها ام ان ترب لبناتها خاصة ان تربي في بيت عاىلتها والبيت زوحها.
@amranismail8227
@amranismail8227 2 месяца назад
Subxanalaa hoyo ma laha wax xumaan ah hoyo macaan🎉
@AsmoAbdirazack
@AsmoAbdirazack 2 месяца назад
Masha Allah ❤
@rayanhappy8631
@rayanhappy8631 2 месяца назад
Masha allah mamo allah cilmiga hawku baladhiy waxa jira dsd badan oo dacinimada qalad fahmay ku ma gadhayan
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 месяца назад
Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z 2 месяца назад
Allaha ku xafido mamo qaali
@XidigadhuuntaCirjiidh
@XidigadhuuntaCirjiidh 2 месяца назад
Sheekhada iyo cabdi xaafid waad mahadsan tihiin
@star-ln1ke
@star-ln1ke 2 месяца назад
Daaci muna soo dhowow wll mcn👍👍👍👍👍
@-sb3mt
@-sb3mt 2 месяца назад
Hore usoco Daaci muna
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye 2 месяца назад
Sh.yasin xafidahullah amba macalin kaygii buu ahaa
@FadxaFarah
@FadxaFarah 2 месяца назад
Masha Allah mama muno❤❤❤❤
@NuurShireabdille
@NuurShireabdille 2 месяца назад
Irsaaqadu Alle ayaa haayo Maama Muna Allaha ku xafido lkn waxad qaaliyeynaysaa Guurka arinkaasna ma ahan arin wanaagsan mana kula qabo wll ee Fahan daruufta maanta jirta dalkeena Ee Gabdhaha guurka haka xirin Haduu adigu Alle wax kusiiyey Allha ku shukri
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 2 месяца назад
Waa sax hooyo wax baratey waa bulsho
@najma649
@najma649 2 месяца назад
sheekhu waa nin nin a umayeerayo nin oo nimaku wey isu hiiliyaan
@khadrakeyf4285
@khadrakeyf4285 2 месяца назад
Daaciyad muna allaha xifdiyo❤❤❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@nuurofarah
@nuurofarah 2 месяца назад
Waan kuraacsanahey mamadan rayigeeeda nin faqiir guur kiisu kuma😢guuleysaneesid
@ya3746
@ya3746 2 месяца назад
Istaaqfurulaah
@june6206
@june6206 2 месяца назад
@@ya3746Maxa Astaqfurullah ya😂
@canabiinadia
@canabiinadia 2 месяца назад
Waa runtaaa abayo duleyste ma maqli karo 😂😂😂😂😂
@fardowsomaxamad6156
@fardowsomaxamad6156 2 месяца назад
Astaqfirulaah
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 2 месяца назад
Allaha haku barakeeyo
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 месяца назад
Absolutely!!! Dhibka Oo dhan waa Dumarka hooyooyinka wiilashooda si’fiican ha’u’tarbiyeeyaan, Aabaha xataa waa inuu ka’qeybqaato tarbiyada ciyaalkiisa.
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 2 месяца назад
Haa wlhi wxa arge hooyo gabdhaheda bis guriga howl.ka qabanayo wilashane esan wx u diren lkn waxa ka si xun hooyada dhahdo wilasha dharka iku dhaqa ama qolka u gajiya
@WardaHaji-t5w
@WardaHaji-t5w 2 месяца назад
Masha Allah hooyo ❤
@aniisabashiir8774
@aniisabashiir8774 2 месяца назад
MAASHA ALLAAH❤
@khadronuur83
@khadronuur83 2 месяца назад
Mansh Allah
@HabiiboYuusuf-q3z
@HabiiboYuusuf-q3z 2 месяца назад
Masha allaah
@AbdiNood
@AbdiNood 2 месяца назад
عفوا
@wayraxali2944
@wayraxali2944 2 месяца назад
Ma sha Allah hambalyo gabadhas cilmiga barstey weliba geesinimo & karti ku darsatey gabdhaha somalida wa la xaqirey culimada ugu daran o hadad weydiso xuquuqda hawenka e islsmku u qeexey no sheega wey xanaqan marka iney gabdhuhu xuquuqda dad kale wadan ay raacan waxa ugu wacan aqoondaro & diintodi o cadow loga dhigey.
@shukriosman2864
@shukriosman2864 2 месяца назад
Masha allah waa runteed dumarkii somali waa wada single mother ragii somali inay ilmohood masuul kanoqdaan way dideen
@saidmohamed4053
@saidmohamed4053 2 месяца назад
Ilahay ayaa qofka hadlaya hooyo xun aduunka må jiro marwalba. Kheyr ayay la rabta Hadi alle caruurtada ku hadeeyey ilahay ku shukri
@Abdigani-h6h
@Abdigani-h6h 2 месяца назад
Maya, wlaal ma,aadan fahmin. Waxay ula jeeddaa has ahaan hooyada soomaaliyeed wiilasha way kool koolisaa xataa gabdhaha la , dhashay ayey u cabiidi saa Sidaa darteed wiilasha ama ragga Somaliyeed ee aan ka mid ahay sidaas ayaa nugala soo koriyey Waa sax ilaahay ayaa runta igu jecel !!!!!!!!!!!!!!!@
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 2 месяца назад
Hooyada somaliyed iyo dhaqenkenaba nimanka haleyay guriga laguma so tarbiyeyo ayado wayela xita wax u karine hadaysan gabar jogin nin sidasa xaskisa wuxu u heysta jariyad aan dalin haday xanunsato xita ma cawiyo inuu gurigiisa wax ka qabto ceeb ayay la tahay
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 2 месяца назад
mansha allah mom muna iyo wariye qaaliya cabdi xaafid
@mohamedomersheikh5612
@mohamedomersheikh5612 2 месяца назад
Guuleyso Walaalo ❤
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 2 месяца назад
War gabadhaan waan wataa wax badan oo nimanka in hoos loqariyo jeclayeen ayey banaanka uso saartay
@sahaladan6495
@sahaladan6495 2 месяца назад
Shiiqada waa runteed maaasha alaaaaah
@yasminabdi342
@yasminabdi342 2 месяца назад
Manshallah
@abdicash8787
@abdicash8787 2 месяца назад
Suuro, ii wad sheekada
@faraxcabdiraxmaan7575
@faraxcabdiraxmaan7575 2 месяца назад
Cabdixafid noosoo celi maamada❤❤❤❤❤
@شيخبشير
@شيخبشير 2 месяца назад
Cilmi baybaratay masha alaah
@omarhusseinmoosa1404
@omarhusseinmoosa1404 2 месяца назад
وَأَنكِحُوا الأَيَامَى مِنْكُمْ وَالصَّالِحِينَ مِنْ عِبَادِكُمْ وَإِمَائِكُمْ إِنْ يَكُونُوا فُقَرَاءَ يُغْنِهِمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ [النور:32] U Guuriya Kuwa aan Guursan ee Adoomada Alle ee wanaagsan ka mid ah hadii ay Faqiir yihiin Alle ayaa Fadligiisa ka deeqsiin doona Allah waa kii waasac ay tahay Deeqdiisa wax walbana og
@lulaa1113
@lulaa1113 2 месяца назад
Walaal aayada tafsiirkeeda baaritaan badan ku samee baarakallaahu fiik
@AboudiM
@AboudiM 2 месяца назад
Kufsiga baa marka sii badaan marka dumarka waxa caad Ina isbabel rabeen
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 2 месяца назад
Masha allah tabaraka llah ❤❤❤❤❤❤walaasheey iyo walaalkey.
@reemmaxamed6702
@reemmaxamed6702 2 месяца назад
Kusali nabigen mohamed salcaleyhi wa salin
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 2 месяца назад
Mansha allaaah ilaahy hidiin barkeeyo 🎉🎉🎉❤
@khadarmahad1962
@khadarmahad1962 2 месяца назад
Sheekhad Muuna Waxaan Usoo Jeedin Lahaa Inay iska Dayso Mayduucyadan Iyo Saxaafadan Ayku Badatay
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 2 месяца назад
Mamo Hospital dhiseysa, Cajiib!!!! What did she do for living?????
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 2 месяца назад
Heerkaas maa xaasit tahay😮
@SamanNuur
@SamanNuur 2 месяца назад
Aniga waxey ila thy inaad baraha bolshada ku so gudbisid waxaad somali o shegi laheyd
@saiddaud-m5t
@saiddaud-m5t 2 месяца назад
Qaladkaaga ka toobad keen waxaanad gaadhina haku fidyoon
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 месяца назад
Taajir iyo faqiirba ilaahay baa dad wax siiya Horta qofaan shaqaysaneenin gabadha guursaneesa xagee joogtaa
@deeqa8962
@deeqa8962 2 месяца назад
Willasha waxaa kamaqan aabo ay kudaydaan oo hogamiyo hoyo kalegeed wax maqaban karto
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 2 месяца назад
Allaha barakeeyo sheekhatina cilmi iyo caqli iyo sharaf buu ilahay ku manaystay allahuma barik ❤
@bukoyasaka4111
@bukoyasaka4111 2 месяца назад
Naag buran iyo nin buran Aqli malahan trust me bro
@SamanNuur
@SamanNuur 2 месяца назад
Domarka xil ma qaban karaan ilaa gurigooda moyee yaan lagaa waalin faqrigana Alaa bixiya xolahana Alaa bixiya marka ka firsa dumaraa thy gurigaada joog
@aminaosman3469
@aminaosman3469 2 месяца назад
No amount of trainings will benefit somali men. They are just different creatures.
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 2 месяца назад
Amiin❤❤❤❤❤❤❤❤
@Somalibusinessonline
@Somalibusinessonline 2 месяца назад
somali business online wa suuq somaliyeed online waxan ka helaysa wax kasta aad alaabaha u baahan suuqyada adigao ka bixin gurigaaga.
@Bilekhyr
@Bilekhyr 2 месяца назад
Rusuulkeena caleyhi salaatu Wasalaam SCW swc Waxuu yiri guursada maalinta Qiyaamahaambiyadaan Kagabadanyaa ddkeygee Markaa qofkii xalaal kuguursanya haka hor istaagin ama hawoodo ama hadey israban dalkeena Ragii waa yaraden waa inla Guursado Ilaahey baa arsuqi Yarsuqu mayanyashaa u biqeyrii xisaab Nasri allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@laylajamayusuf3116
@laylajamayusuf3116 2 месяца назад
اللهم صلي على سيدنا محمد رسول الله اللهم صلي على سيدنا محمد رسول الله اللهم صلي على سيدنا محمد رسول الله اللهم صلي على سيدنا محمد رسول الله اللهم صلي على سيدنا محمد رسول الله اللهم صلي على سيدنا محمد
@maxamuudxasan2915
@maxamuudxasan2915 2 месяца назад
masha alah lkin fulinta qisaasta tuuga waxa uu ujoojiyay jihaad ayaa socday gaalo ayaa lala dagaalamayay cadawga ayaa looga faaidaynaayaya
@zakirboss143
@zakirboss143 2 месяца назад
Huno Somalilnd marka la joogo aad bay ugu yar yihiin dumarka la furaa, marka loo eego Somalia
@shonahmed9821
@shonahmed9821 2 месяца назад
Faariid
@selmanabd2782
@selmanabd2782 2 месяца назад
Xuquuqi nagama maqna ee la soco
@FadumoAbdiraxman-u9j
@FadumoAbdiraxman-u9j 2 месяца назад
Waa idin salaamaa adiga iyo maamada maamada hadey somalya joogi leheed si daa uma hadlileheen ayidoo waxba kala ogeyn ayeey fikirkeyda ka hadashay maanta Soomaali waxaa ka jirta way yertahthy qoys 3 da waqti dabkooda shidan yhy hadaay run sheegayso may hamar timaado oo meelaha maskiinta barakacayaasha ay wax usoo aruuriso
@sumayaabdullahi8280
@sumayaabdullahi8280 2 месяца назад
@@FadumoAbdiraxman-u9j Walal ha guursan hadaadan mas'uuliyada qaadi karın Hadad guursatana illaa aad isku filnan gaartaan ilma ha isku dhalin
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 2 месяца назад
Wlhi sax waaye, wiilasha sariirtoda ha gogladaan, canjeerada ha dubtaan, dharkooda ha dhaqdaan gabdhaha idinla dhashay culeys aa ku tihiin, naag aa guursaneysiin ne sidaa walashiin u galeysiin kadaran lee u galeysiin ee please is xaliya, waa idin jecelnahay waxaana jeclaan leheyn inaa isbadashiin
@marftoons5249
@marftoons5249 2 месяца назад
asc, Sheekhada allah ha xafido waa la waalay ee waa shaqsi fiican, waa in ay allah u towbad keentaa why hadii ay guurka adkayso, waa la yaqaanaa waxa badalaya waa zino iyo faaxisha mar hadii ay raali gelin bixisay waa in laga hadhaa walaasheen .
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 2 месяца назад
Asc walaal abdihafid karaali ahaw komentigayga.mardabe ayaan fahmay waxaad ka waday,thank you
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 месяца назад
Lambarka lacagta logu ururinaayo isbitaalka ma na siin kartaa idinko mahadsan🙏
@mohamed88466
@mohamed88466 2 месяца назад
Waad Ka soo qaadi kartaa somaha wll ?
@hamdinur9382
@hamdinur9382 2 месяца назад
Wll tigtoog xitaa weyleedahay
Далее
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 603 тыс.
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Просмотров 19 млн
KHADRA SILIMO IYO WARAYSI XIISO BADAN
26:38
Просмотров 264 тыс.