Тёмный

Musalsalka Kabtan Foo Xalqaddii 1aad 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 150 тыс.
50% 1

Musalsalka cusub ee #KabtanFoo
Hibaaq Gobaad
Kaban Foo
Xamar cadeey

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 176   
@cabdikaafi9659
@cabdikaafi9659 2 года назад
Kusalliya Xabiibkeena Muxamed salallaahu Caleyhi Wasallam ⚘
@nastexocabdi695
@nastexocabdi695 2 года назад
Hipaaq markan arkay so carareyy ya ila jecl ❤🙌😩
@nimcomohamed5804
@nimcomohamed5804 2 года назад
inta tiktok kaso argty sidayda ✌️✌️✌️
@najmaabdilahi12
@najmaabdilahi12 2 года назад
Aniga😂😂
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 2 года назад
Me 🙋‍♂️
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 года назад
الله أكبر ❤
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 года назад
صل الله عليه وسلم ❤
@asmaabdirisak7160
@asmaabdirisak7160 2 года назад
Scw scw
@sucaadabdi502
@sucaadabdi502 2 года назад
Scw
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 2 года назад
Scw scw scw
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 года назад
Niyow gabadhaan hibaaq gobaad waan jeclahay hore usoco abaayo waxaa tahay qof aqlaaq leh dhinaca baraha bulshada dadka istimaalo
@asmacaday4300
@asmacaday4300 2 года назад
Asc
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 года назад
@@asmacaday4300 wcs
@golden___girl7840
@golden___girl7840 2 года назад
Hibaaq Deq marojiye alwys m Favourites 🥰
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 года назад
Masha allah universal tv oo noo bilowday musalsal cusub keep going universal tv & shaqaalaheda & jilyaasha filimka
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Hibaaq iyo deeq iyo sadiiq kalemahe kuwa kale warkoda fahmi mayo💚🤍❤
@summertime2535
@summertime2535 2 года назад
Adaa dan u fahmaayo
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 года назад
Wow Film ee hibaaq ku jirto yaa ka ahan karo my favourite Actress hibaaq gobaad i really like her Acting
@Qaali12
@Qaali12 2 года назад
Baafo iyo Xayir waa ka halaa labadoda👍. Waa soo dhawaynaya musalsalka loma kala harin 👌
@najmadaacad8969
@najmadaacad8969 2 года назад
Thanks wll
@dr.abubakarmawlid1293
@dr.abubakarmawlid1293 2 года назад
Hoyga Musasalada Tvyada 1. @Astaan Tv 2.Universal Tv
@qaylojr
@qaylojr 2 года назад
Somaliland horoy u soco 💚🌫️❤️
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 2 года назад
Mansha Allah dad aan tageero iiga muuqda musalsalka
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 года назад
somaliland country is the best every side of all 5 somali countries
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 you are joking!!! Somalia is one not 5
@wadanigadhabtaa1397
@wadanigadhabtaa1397 2 года назад
Sooomalia waye xoolo muqdisho waye
@daveali9697
@daveali9697 2 года назад
There’s no 5 Somali countries you know that isaaqland iska riyo 32 sano danbe
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 года назад
@@saynabdaye7382 5 somaliyeed baa jirta waliba mid ka mida oo somalia 🇸🇴 ah ayaaba hadan 10 u kala gosaya say xaafad walba maro gooniya samaysteen
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 2 года назад
Lahdaj best filim
@najmadaacad8969
@najmadaacad8969 2 года назад
Www legan abwaan baafo abwaan XAYIR reer maano iyo muriidi
@hamdaahmed2021
@hamdaahmed2021 2 года назад
Magaladu foolxuma hargysa caday ayaa dhaanta wlhi meshan jajabn ee wada qashinka ah
@ridwanganaf4241
@ridwanganaf4241 2 года назад
Muqdishuo wa meel weynata degmo lagu dhigaya kqmid ah mrka ha isku qadin mglda 5ta somaliyed
@qalbisafi8635
@qalbisafi8635 2 года назад
Magalada afkaga kala bax inta fosha xuney kuqabtene
@mumtaazahmed2817
@mumtaazahmed2817 2 года назад
SidiiQ wlee wa qosol😁😁😁😁😁
@xasanlibaaxo9143
@xasanlibaaxo9143 2 года назад
Waar reer xamar bad ku mulaaq deen ee yaa fahmaya miyadan ogayn in kala somali nahay
@mahadcaligeedi4942
@mahadcaligeedi4942 2 года назад
Waan soo dhaweynayaa form cape town firt person
@zamiamawran9595
@zamiamawran9595 2 года назад
Inta iga danbaysaayy Soo yaca waa funny walhi rieayadan maano 😩😂😂😂💔
@momofchampions7293
@momofchampions7293 2 года назад
Manshallah keep going somali films🇸🇴 One love all somalis qurmo iyo dalkii☝🏽☪️💙
@zunduzhirsi626
@zunduzhirsi626 2 года назад
Scw
@abwaanbaafobaafoyare2127
@abwaanbaafobaafoyare2127 2 года назад
WAA ABWAAN BAAFO SALAAN SARE UNIVERSAL TEEM BOOQASHO WACAN
@abdiwahababdisalam9454
@abdiwahababdisalam9454 2 года назад
Ina tik tok kuso agargaty sidyda😅😅
@ruquyifaaqid8536
@ruquyifaaqid8536 2 года назад
Ani walhi
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 2 года назад
Meshan tigtu dhex yaacayso iyo dadkan sida sacsacan uhadlayaa waxay dee ish adeer rer hargaysa mesha keena ama na waydarta
@hothanezxaaq133
@hothanezxaaq133 2 года назад
Sidiiq wllhy wa madaxa Qosolka😂😂
@osmanismail21
@osmanismail21 2 года назад
Deeq maarojiya ayaan riwayada dhan ka dawnayaa qosol badana 😂😂😂😂😂😂
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 года назад
Bahda universal tv waxan ka codsanayaa in lagu so daro labo legen oo sii qarxi karo ruwayadaan tem kala maan oday cabdule ft qowdhan halagu so daro ruwayadaan wey sii qarxee wlhi
@filsanwarsame2342
@filsanwarsame2342 2 года назад
xayir cali rooble adeerkey
@hamdahassan8391
@hamdahassan8391 2 года назад
Ma laxoox baa laygu kaa dhiibay kulahaa aar kuwanaa 😂
@aminaidris426
@aminaidris426 2 года назад
Meesha film ka lagu jilaayo ma Muqdishaa beautiful masha allah ♥️
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Best hibaaq iyo team keeda💖
@AhmedAli-dr4sl
@AhmedAli-dr4sl 2 года назад
Illhay amarkii rawaayad ay deeq marojiye iyo sadiiq kujiraan maba dhafikaro ragas wawata ani
@suaddahir1034
@suaddahir1034 2 года назад
Ee xaa dhacay filimka dhan reer bondheere lee la siiye 😂niikada naga dhafa
@maymuunabdulahiwarsame8198
@maymuunabdulahiwarsame8198 2 года назад
Sadiiq kulahaa hadaan doono diin yarbaan ku qalaya🤣🤣🤣🤣
@laylahoda9377
@laylahoda9377 2 года назад
Hibaaq gobaad alla ya cisak wll
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 2 года назад
Loxoox🤣🤣 ”maxaa laga sameeyey dee daqiiq”😂😂😂
@abdirashka9468
@abdirashka9468 2 года назад
Jareertaa dhaqan xumida majiijiyaan iyo niiko alle haydin soo hadeeyo
@abdifitahdahir4240
@abdifitahdahir4240 2 года назад
Adnah cey madeysid
@mssqosol
@mssqosol 2 года назад
Dadka ku hayo muqdisho qashin badanaa Meeshan lagu jilay waa hal dagmo so muqdisho dhan sidaas ma ahan hala simina afarta waab muqdisha isma taqaane😂😂
@Walal_kobra
@Walal_kobra 2 года назад
Mansha Allah halki an ku dhashay suuq bacaad marki an maqlay xasuus ayan galay
@rayaankhadar6746
@rayaankhadar6746 2 года назад
Soomaaliya nadaafada ka dhinteen
@abdihakimchine7952
@abdihakimchine7952 2 года назад
Mashallah
@khadriinaqalbi4126
@khadriinaqalbi4126 2 года назад
Somalilad keep going ❤️
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 года назад
Xamar waa maskiin koris
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 2 года назад
Hargaisaa idiin dhaantay meeshan xera qaxoontiga lamoodo magaaladu foolxumaa xashiishka maad kaxaadhaan
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 года назад
Weli dib u dhis lama samayn
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 года назад
Maasha Allah
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
Wow dad lawayay ba kujira musasalkan sow kan deeq socayilay m.a
@Asli090
@Asli090 2 года назад
Wlhi waa top eywayadu 11 minutes baan dawady beerkaa Icasaday🤣🤣🤣🤣
@aragsan2962
@aragsan2962 2 года назад
Woow 🥰
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 2 года назад
Funny 😁 😂 😀 top team 👏
@hogsade
@hogsade 2 года назад
Insha Allah wan la socondonaa baybaheda kale waa ay jirtaa
@nadiiraducaale9765
@nadiiraducaale9765 2 года назад
hhhhhhh laxoox maxa laga samyaa dee daqiiq ku laha kkkkk
@ahmeddheere7270
@ahmeddheere7270 2 года назад
Maroojiya jilistii ku soo noqday woow
@abdifatahbashe7392
@abdifatahbashe7392 2 года назад
UN kii ma.ihiye naga seexo🤣😂🤣🤣
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 2 года назад
SIDIIQ widh-widh WAX KLE 😂
@kabadisanadkaesomaliyed1047
@kabadisanadkaesomaliyed1047 2 года назад
Ohada hibaq mydhofeysa😂😂😂🤣
@abwaanbaafobaafoyare2127
@abwaanbaafobaafoyare2127 2 года назад
maashaa alaah waa abwaan baafo CHANEL KEEYGA WAA baafo yare booqasho wacan
@ragnarxharma288
@ragnarxharma288 Год назад
"Anigu UN tii ma ihiye cawo dhan ha ii calaaacalin"🤣😂😂🤣 "Laxooox bad shegaysaaye hadaanu diin yar kuu qalno xata cun"😂🤣😃
@ahmedomer1833
@ahmedomer1833 2 года назад
soowada
@niimayousuf6032
@niimayousuf6032 2 года назад
Wa jclahy musasalada
@mustafaadamgurey4149
@mustafaadamgurey4149 2 года назад
Amaan makahelayaa
@mubarikmustafenur2939
@mubarikmustafenur2939 Год назад
Kkkkkk
@awilabdi3427
@awilabdi3427 2 года назад
Waar illeen anigu UN kii ma ihiye ha ii calaacaline Wallhi waa qossol
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 Год назад
Saxiib tinimadan fac kafac waaye kulahaa hhhh
@sadiiqsayidalinuur3524
@sadiiqsayidalinuur3524 2 года назад
The One And Only My Name Sadiiq
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@missnajma5505
@missnajma5505 2 года назад
Hibaq Abyo tintaa asturoo
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 года назад
Wll anoo daawana komantigaan qorayaa inoo soobadi waqti fiicana noo cayin
@ashakurnazer5215
@ashakurnazer5215 2 года назад
Riwaayada sheekadeedu Overall way fiicantahay. Lkn, Scenes aanan sheekada waxna ku siyaadineen ha laga reebo (Scene-ka Dadka jaasaya?!?!?!)
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 2 года назад
DEEQ MAROOJIYE nin lawaayey loona xiisay
@zarayou8560
@zarayou8560 2 года назад
woow
@khadramohamoud4422
@khadramohamoud4422 2 года назад
Waxan isku dhexe yaaca ama reerxamar ka dhiga filimka ama somalilaan ka dhiga waxan naha ma lahe
@dheemaniyoluul1691
@dheemaniyoluul1691 2 года назад
Haa walhi waa runtaa qayb dhan baa lafahmeyn
@naimadahir519
@naimadahir519 2 года назад
Musalsalkan dad jilayal ficana ku jiro ee taraktar fcn maheystan io camera man fcn camirada iska kajiya
@hakimawadbaasha8532
@hakimawadbaasha8532 2 года назад
Mafahmayno lahjadah qaar , kuqora ,subtitle lahajad waqoyi ah si lowada fahamo waxana logabroto
@theruler411
@theruler411 2 года назад
Af Somali baro meesha af baantu ma’ha
@rzacck
@rzacck 2 года назад
tan reer koonfurkuna subtitles ku dara si looga faa’ido oo barto
@hakimawadbaasha8532
@hakimawadbaasha8532 2 года назад
@@theruler411 dee inaan barto ayaan rabbabe . Adigu isdaji
@hakimawadbaasha8532
@hakimawadbaasha8532 2 года назад
@@rzacck ta konfurta ayabaan kawadey inadeer , waqoyigu uma baahna, waa general accent mar hadii lagu gabyaey werkedu waa dhan yahay
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 года назад
@@theruler411 waar luuqafu hanoo danbysee title ka filimka uun noo fasira
@cadnaanmaxamed9402
@cadnaanmaxamed9402 2 года назад
Muqdisho maxa Sidan uu jajabiyay waxano burburi waaxay meel qqurux badan ban uu aqaane😔
@omarofficial24
@omarofficial24 2 года назад
Meelaha qaaraa jajaban
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 года назад
Ayy
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 2 года назад
Sidiiq fidhiqo dhiiga Ku jirta 😅😅
@mohamedziciid1584
@mohamedziciid1584 2 года назад
xageed ii daba haadi
@asmaahmet69
@asmaahmet69 2 года назад
Deeq maroojiye wax kale, lagu granmaayoba😂😂
@samdaiid7712
@samdaiid7712 2 года назад
Tan iyo tii aadan cadaa la cunayay kulhaaa
@mubarikmustafenur2939
@mubarikmustafenur2939 Год назад
Aaar reer waqoyi weeyan iyo reer xamar is helay maxaa kala qabsaday
@farahali-ff1wi
@farahali-ff1wi 2 года назад
Hhh wllhy filmkani wa qosol reer waqooyi iyo reer koonfured yaa isu af garta hhh
@udgoonwehliye5811
@udgoonwehliye5811 2 года назад
ar baba cali guudeey miyaa qofkaas masa indhaheyga waaye
@ducowaalidwaadahab4217
@ducowaalidwaadahab4217 2 года назад
Waxaan sugnaba waa taxaane cusub
@maxamadawwal7097
@maxamadawwal7097 2 года назад
Meesha ragii shidi jiraybaa kamaqan isku filan ceegag dhuux ilaa ikraan kuma jirto
@J.M.0101
@J.M.0101 2 года назад
Kkkkkk alla sadiiiiq UN ki ma ahi kkkkkk
@marwamaxamuud5021
@marwamaxamuud5021 2 года назад
Neo deeq maroojiye wuxu cunay halay raadiyo
@deqalula9707
@deqalula9707 2 года назад
Hanaloowado raadiyo😂😂
@faysafarah8292
@faysafarah8292 2 года назад
Sidiiq ayan ku haysta anigu
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 года назад
Kkkk
@nimcohappy944
@nimcohappy944 2 года назад
Hibaaq meelay ku jirto lagama maqnaan karo
@abdullahimohamedali8397
@abdullahimohamedali8397 2 года назад
Haye markaan waa muqdisho marar badan ayaad somaliland aflaam ku jisheen
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 года назад
Filmku dha dhan ma le maxaa ka khaldan.
@kandarabi927
@kandarabi927 2 года назад
Ama waa dhego ladahay ama waa qalbi laadahay filinku waa qosol illaa dabo iyo dacal hhhh
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 Год назад
@@kandarabi927 dhago laan iyo qalbi la'aanba Alle ima bado lk. Micno male wuxu ka hadlayo
@IstahilCabdi-wu1ln
@IstahilCabdi-wu1ln Год назад
😂😂😂😂😂😂
@ubaxjamac7586
@ubaxjamac7586 2 года назад
Deeq wajiguka naaxay
@dhagajuunmaxamed8740
@dhagajuunmaxamed8740 2 года назад
Loxoox suu udhahaaa iga gadan
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 2 года назад
J I I F T O. DHALINTAAN HARDAYSEE. DALKEEDII HURUUFTEE. U HAMUUMTAY DIBADEE. HAYBINAYSA DHOOFKAAY. DHULKA HOOYO WAA DAHAB. AAMINA HOYGIINOO. KOR U QAADA HANKIINOO. DHULKA HOOS UFIIRSHOO. HANTIDAAS KU DUUGAN. WAA HIBO ILLAAHOO. HADYAD EEBBE WEEYEE. SOO QODA HABEENKII. HADHKA GALYNA IIBGEE. ADIGAABA HANTIILOO. DHOCOR BADANA HAYSTEE. HAYEESHEE WAX KAA MAQAN. AAN KUU HIGAADSHEE. IS HELKAAGA WEEYAAN. ISGARO OO HOREYSOCO. HADAAD FAHANTO EREYGAAS. HORUMARKAAGA WEEYOO. TAHRIIBKAAD HAYBINAYSIYO. DHOOF KUMAAD HADAAQDEEN. DHALINYAHAY HABOWSANI. WAA HODAN DALKEENUYE. HA KA TEGINE AAMINA.
@barwakogouled8930
@barwakogouled8930 2 года назад
🥰😍😍😊ereyo wax ku qadasho mudan
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 года назад
Wxy dadkan niikinya salamaad😂
@thegreatinfinity1110
@thegreatinfinity1110 2 года назад
this people should be arrested for dancing like that hhhhh
@maxamedcaabidigaale3779
@maxamedcaabidigaale3779 2 года назад
Why ? It is somali traditional
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 года назад
@@maxamedcaabidigaale3779 maaha somali tradition waa dhaqanada dadkii guumaystuhu keenay
@zaynabjimcaale3460
@zaynabjimcaale3460 2 года назад
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@hanajama2102
@hanajama2102 2 года назад
😂 😂 😂
@isisisraelsecretintelligen9933
@isisisraelsecretintelligen9933 2 года назад
KANTAN FOO=KABTAN FAALSO.
Далее
MUSALSALKA KABTAN FOO XALQADDII 2AAD
30:21
Просмотров 86 тыс.
Мой телеграмм: v1ann
00:14
Просмотров 51 тыс.
To mahh too🫰🍅 #abirzkitchen #tomato
01:00
Просмотров 1,2 млн
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Просмотров 1,1 млн
wacyigalin_ talaabo wax ool le.
5:01
Просмотров 2,7 тыс.
RUWAAYADII KALSOONI LA,AAN NEW SHORT FILM JIGJIGA 2022
29:43
Universal TV sheeko calaf waalacuna
21:46
Просмотров 554 тыс.
MUSALSALKA KABTAN FOO XALQADDII 10AAD
28:12
Просмотров 62 тыс.
DEH DEG DHALINYARADA G.AWDAL OO HUBKA QAATAY
11:20
Просмотров 3 тыс.
Diyaasbarihii Calolayda Flim Qosol Badan
9:02
Просмотров 91 тыс.
Short Film | Saaxiib Xun
11:56
Просмотров 74 тыс.
Мой телеграмм: v1ann
00:14
Просмотров 51 тыс.