Тёмный

Musalsalka Kala dooro | Xalqadda -1aad "Ma xasuusataa ballantii inaga dhaxaysay?" 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 253 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@Samia_ahmad-s9q
@Samia_ahmad-s9q 7 месяцев назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤
@Ibrahim-Aar
@Ibrahim-Aar 7 месяцев назад
Astan si international ah ayuu u sameeyaa Somali films, Better than Universal TV.
@asmabintumohamad6828
@asmabintumohamad6828 6 месяцев назад
waqtigeena aan kafaidesano waqtiga waa shey muhiim ah 🥺
@ilyanahmedmalin3698
@ilyanahmedmalin3698 7 месяцев назад
Iyaa ustaad xamdaan ❤❤adeeri ahaa macalinkeyga ingoriiska iyo astaan m.a❤❤❤
@mssxilwa412
@mssxilwa412 6 месяцев назад
Halka ay leedahy burkijo ma taqaanaa iyo dadka jiingadaha degan dab ku shito director-ka wey ka qaldantay lkn horey u socda ayaan idin leenahy team astaan👏
@cabdiwaliaxmed57575
@cabdiwaliaxmed57575 6 месяцев назад
waa asal ee hory usocda astan
@MohamedIzzekhayre
@MohamedIzzekhayre 7 месяцев назад
Nabiga ku saliyaa csw❤
@Cunaye-pd8sn
@Cunaye-pd8sn 6 месяцев назад
SCW ❤
@midnimochainel
@midnimochainel 7 месяцев назад
❤❤❤ ma ila araktaan Ashwaaq hooyadeed ayaa ku jirto ama Haboon sidaad u taqaanaan Atariishadii hore ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤AsaanTv❤❤❤❤❤❤❤❤
@MariaAhmd
@MariaAhmd 6 месяцев назад
Omg!! Finally the film 🎥 is here 😢🎉
@faysalOgleabdi
@faysalOgleabdi 6 месяцев назад
Filimka week 2 mar so daya fadlan🙏
@leylaibrahin8179
@leylaibrahin8179 7 месяцев назад
ASC gabadha weriyahaa waa qurux badantahay masha allah caadi mahan sidey xanaaqa ujishay ❤
@AxmeDttwaayeL
@AxmeDttwaayeL 7 месяцев назад
Odayga maqayada leh isku dabecad ba nahay i Aamin😂❤
@yuzii69
@yuzii69 6 месяцев назад
subxnallh😂
@Yaasireabdiraxman
@Yaasireabdiraxman 13 дней назад
😂😂😢
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 7 месяцев назад
6:37 waa xaalad imika taagan gabdhahena somaliyed sida markey wxbarashada jamacada kaga baxan guur iyo arimo anan munasab ahen waalidka in uu qorta ugiliyo War alle aan kabqno gabdhaha guur in lagu qasbo diinta sharcigeda kamid maha somaaliyey goorman wax fahmi doonna?kitaabka quranka kudhaqnkisa fahmkisa kahoreya ee aan fahano sharecada islamka
@yuzii69
@yuzii69 6 месяцев назад
Lkn guurka cida xumaan kama ahan hdne qaasatan gabdhaha wxa la dooni in ay noqoto qof marwo ah
@mssdaad8688
@mssdaad8688 5 месяцев назад
Maanta intan filimka fahmin 🙌🏽
@Juujuule1
@Juujuule1 7 месяцев назад
GACMAHA ILAAHEY HAGU barkeeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL 😢😢😢😢😢😢😢😢
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 7 месяцев назад
Astan flim lgu gri waa 👏
@mssDimple
@mssDimple 7 месяцев назад
Aad io aad heat waye ddka, gobaha ay kudubayan, camerada, wxkle waye❤🎉
@FarxanabdiDaacad
@FarxanabdiDaacad 7 месяцев назад
Masheegee markaa
@DaahirCabdullahi-gz7yv
@DaahirCabdullahi-gz7yv 7 месяцев назад
Where is fanproj
@mssDimple
@mssDimple 7 месяцев назад
@@DaahirCabdullahi-gz7yv de somali laga hadlayaa
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 7 месяцев назад
@@DaahirCabdullahi-gz7yv flim ay somli jilayn mey fanproj so gliyn 🤔
@sunduscali8027
@sunduscali8027 6 месяцев назад
Maashalllah😊
@MascuudAbdi-m8h
@MascuudAbdi-m8h 7 месяцев назад
Hormarkasiiweyn❤
@bisharfarah5722
@bisharfarah5722 7 месяцев назад
Astaan Tv waa bollywood ka somalida 🎉🎉🎉
@SaacidCali-em2hu
@SaacidCali-em2hu 7 месяцев назад
Inanta wariyaha 🥰👌🙈
@Umumaahir45
@Umumaahir45 4 месяца назад
TikTok aan kaimadhaye isodaweya😂😂😂
@xuseenmaxamuudcumar-lx5wb
@xuseenmaxamuudcumar-lx5wb 4 месяца назад
kly he☺️🤞
@kuu617
@kuu617 7 месяцев назад
8:21 naa caadi uhadal🙄😳xgad codka la jiidjidaysa😮hdi wx la jilayo normal ba lyska dhiga
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@IfrahAbdikadir-fs7zq
@IfrahAbdikadir-fs7zq 7 месяцев назад
Waaaw
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 7 месяцев назад
Odayga yar eema khaayada waan wataaaa😂😂😂😂😂
@OsmanKariye
@OsmanKariye 7 месяцев назад
Ma kugu darnaa...😂😂😂🤔😉
@EBYAN5
@EBYAN5 7 месяцев назад
Allh waytarada xaraabo waye kulahaa maqaaxiyahaa soo badanaayo😂😂😂😂
@RidwaanMohamed-cs2qz
@RidwaanMohamed-cs2qz 6 месяцев назад
Soomalidu kama tagaan inay gabar guur ku khasbaan😮
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 7 месяцев назад
Musalsal aad u wanagsanahy weye😊🎉
@NimcaNuxur-hq5of
@NimcaNuxur-hq5of 6 месяцев назад
Burjiko dadka jingadaha dagan dab kushito kulaha ana dabaq la saaranhy😂 wey iga nixise😂
@SumayoQurux-i4o
@SumayoQurux-i4o 7 месяцев назад
Gabadhan fardoso la leyahay boqorada style ka u egtahay codka xata way isku egyihiin masha allah quruxlay waye
@marianaabdiazizabdirahman7478
@marianaabdiazizabdirahman7478 7 месяцев назад
Uma eka ani ahaan iilama eka
@EBYAN5
@EBYAN5 7 месяцев назад
Mar hore aniga dhahay way u egthy runtii xogaa borada cad Camal isdhaqday
@ArmaanYare-u3n
@ArmaanYare-u3n 6 месяцев назад
​@@marianaabdiazizabdirahman7478ĺu
@CabdiMaalik-qz5kx
@CabdiMaalik-qz5kx 6 месяцев назад
Like you
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 7 месяцев назад
saaxiibkeey dhaayoow ayaan meesha uga jeeda
@AbdirisakYusufAli-oy7wp
@AbdirisakYusufAli-oy7wp 7 месяцев назад
Mrs sey ku dhici kartaa😂😂
@ubahadan8902
@ubahadan8902 6 месяцев назад
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️
@xamdacali1044
@xamdacali1044 4 дня назад
Filmkii dhaxal noo soo daaya
@Hamaanmediachennal
@Hamaanmediachennal 7 месяцев назад
horto astaan reply me soo gashaa
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 7 месяцев назад
Kuwan maqaayada ka shaqeya wa 2 garac 😂😂
@funnyvideos.33
@funnyvideos.33 7 месяцев назад
Ilaa hada Astana TV xagay kaso jeeda kenya mise somaliya mise Malaysia xageen ugu imaada meel an u raaco garan waayay
@sihaamosman873
@sihaamosman873 7 месяцев назад
Astan TV waa rer muqdisho 🎉❤
@CabdirisaaqCabdiwahab
@CabdirisaaqCabdiwahab 6 месяцев назад
😢
@CabdiMajiid-u9v
@CabdiMajiid-u9v 7 месяцев назад
Alla wll waxba kafahmimaye malaba kala luuqadodban haysana
@hereri10hereri10-lm5zs
@hereri10hereri10-lm5zs 5 месяцев назад
Astaaney Kala dooro mee
@Qalanjadaqasirigaweysey
@Qalanjadaqasirigaweysey 6 месяцев назад
Waxwalpo waxaa iga daran afsomligii saxda ahaa Kuma hadlayaan dadakaan😅😅😅😅😅😅
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 месяцев назад
Adiga yaa kugu kallifaya daawashadiisi maxaad danahaga racatid🤔😂😂😂
@SuAdSusu-ys7ti
@SuAdSusu-ys7ti 6 месяцев назад
Isla wayni baa jirta wxiina kama tagi kro ama ma dayn karo😅​@@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 месяцев назад
@@SuAdSusu-ys7ti haa nh lahjadana mafahmayan wixiina way rabaan😂😂
@sharmarkekayse2302
@sharmarkekayse2302 6 месяцев назад
Flimka ka raggaha filmaada caadi codeeya la keeno
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 7 месяцев назад
MEEQO MALINO SOO GALA ❤
@KifahFarah
@KifahFarah 6 месяцев назад
Willka cunta kariya ah 🥰😍😘
@xuseenmaxamuudcumar-lx5wb
@xuseenmaxamuudcumar-lx5wb 6 месяцев назад
cariiri maa dareemoosaa 😅😅😅
@XasanCabdulaahiCali
@XasanCabdulaahiCali 6 месяцев назад
REAL亗๛OJI
@afnaancabdulaahi6509
@afnaancabdulaahi6509 7 месяцев назад
Maqaaxida shaqaaleheeda waaa laba garac 😂😂😂😂
@leylaibrahin8179
@leylaibrahin8179 7 месяцев назад
Quruxleyga weriyahaa magaceeda 😮
@CabdiwaliYuusuf-ql1pb
@CabdiwaliYuusuf-ql1pb Месяц назад
KUSALIYA NABIGA SCW
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 7 месяцев назад
Astaan waxan musasal mahane calyada meesha kala taka nacala waxa tihiin ku yaale
@Nuurabilan1234
@Nuurabilan1234 7 месяцев назад
Hhhhhhhh
@MaryamYasin-is1ye
@MaryamYasin-is1ye 7 месяцев назад
Ramadaan lagu jiraa walaal qof muslima ina lacnado waa danbi
@Abdifatah3
@Abdifatah3 7 месяцев назад
Maxaad la ooyaysaa adeero miyaa lagaa soo qayb galin waayay musasalka😂😂😂😂
@AlwiyagadriAhmed-yc3sv
@AlwiyagadriAhmed-yc3sv 7 месяцев назад
👀👀
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 7 месяцев назад
Waan wataaa musasalkan
@hodandacwi3038
@hodandacwi3038 7 месяцев назад
Imika dadkan may Cabsanyin
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 месяцев назад
Maxaad aragtay
@ubaxabdirsaaq4958
@ubaxabdirsaaq4958 7 месяцев назад
Fahaad 😂😂❤ inyo waxa gasata hadan qoryo waxan oo ranya fahaad 😂😂 bal Quran igu soo akhtiya walaayla 😂😂😂😂😂😂😂
@HusseinAraye
@HusseinAraye 5 месяцев назад
😐goat messi
@iqraprincess8718
@iqraprincess8718 5 месяцев назад
Goat Ronaldo
@rahimaadwe1681
@rahimaadwe1681 6 месяцев назад
Nin walboo waalidkii adeeji wayo waqtigaa adeejiya
@Simraninmclin
@Simraninmclin 7 месяцев назад
War kuwa shqalaha dhibad na tala wala ley iga e hed kulaha 😂😂
@barlinaliomar556
@barlinaliomar556 7 месяцев назад
💔😡😭😭
@IkranGodir
@IkranGodir 7 месяцев назад
Alaa crushkeyga film ku jiro😂
@canuudshiiq6940
@canuudshiiq6940 7 месяцев назад
Ke wye kaas😂😂
@haytnuur
@haytnuur 7 месяцев назад
nagada filimadan abilabesaan aa jojinesaan😢
@wlltiger9577
@wlltiger9577 5 месяцев назад
Dadka jingada dagan mxay dabka ku shidan😂
@josephabazz-ut3ev
@josephabazz-ut3ev 5 месяцев назад
8:21 kkk
@bureeqomaxamed9107
@bureeqomaxamed9107 7 месяцев назад
Odayga maqadyada caadi ma aah😂
@fathinuur4639
@fathinuur4639 6 месяцев назад
“Wiiloow magaalada joogis bay kaa rabtaa “ 😂
@salatdakane535
@salatdakane535 6 месяцев назад
Jamacada so dameyay iyo cunta karin ada 😢😂
@ZzAa-xx3rx
@ZzAa-xx3rx 6 месяцев назад
🥺🇸🇴👍💯🙅😂🇮🇳
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 7 месяцев назад
Kabal yeeriyasha waa wataa😂😂 Waxaa iigu daran sida please loogu dhawaaqoyo.biliiis kulahaa😅😂 dadka luuqadan iska leh haday idin maqlan xabsi dhawqitanka lagu baranayo ayaa la idin ku xira
@najaxcumar-p2f
@najaxcumar-p2f 7 месяцев назад
qaybta labad meday
@SuAdSusu-ys7ti
@SuAdSusu-ys7ti 6 месяцев назад
Hye hue😂
@sundusahmed2404
@sundusahmed2404 7 месяцев назад
Musasalka magac malaha miyaa😂😂😂
@efoot-ball845
@efoot-ball845 7 месяцев назад
kkkkkkkkkkkkk mcgiiis waa sundus
@cabdishakuuraxmedcabdishak7726
@cabdishakuuraxmedcabdishak7726 7 месяцев назад
Kala dooro ayaa la yiraahda 😂😂
@taakulocadey8439
@taakulocadey8439 7 месяцев назад
Kala dooro la dhahaa
@saciidfoodcadde2204
@saciidfoodcadde2204 7 месяцев назад
Kala dooro aa ladhahaa
@AaminomaxamuudMaxamed-sx6ry
@AaminomaxamuudMaxamed-sx6ry 7 месяцев назад
😂😂😂
@dr.abdihakimmohamud8442
@dr.abdihakimmohamud8442 7 месяцев назад
Jsh
@MaryanCiise-r2l
@MaryanCiise-r2l 7 месяцев назад
😂😂
@nadiifoxasan3271
@nadiifoxasan3271 7 месяцев назад
Cariri maa daremosa Ani wiilshan iga gadan😂😂😂
@omarmoha7473
@omarmoha7473 7 месяцев назад
See ku dhici kartaa😂
@qaalinuura-h4v
@qaalinuura-h4v 7 месяцев назад
Mr nakata😂
@MariaAhmd
@MariaAhmd 6 месяцев назад
Omg!! Finally the film 🎥 is here 😢🎉
@XaliimoxasanAadan
@XaliimoxasanAadan 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@XaliimoxasanAadan
@XaliimoxasanAadan 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@seynababdullahihassan2536
@seynababdullahihassan2536 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤
Далее
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Просмотров 1,3 млн
HABBOON S2 XALQADA 1-AAD | " HABBOON MAA HESHAY"
32:22
Maxkamadda Dumarland
8:31
Просмотров 141 тыс.