Тёмный

MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 14AAD 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 330 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

19 май 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@calaawitube447
@calaawitube447 5 лет назад
IntiiH rasuulkeen maxamed scw jecel LiKe Ha Izaaro ramadaantah Darteed👏
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 лет назад
Scw
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 лет назад
abdirahman calaawi ChanneL Scw scw
@nadiifohassan6948
@nadiifohassan6948 5 лет назад
abdirahman calaawi ChanneL scw
@abdelle22
@abdelle22 5 лет назад
abdirahman calaawi ChanneL maxaa isaga xiran jaceylka Rasuulka (scw) iyo in like laguu saaro adiga. Jaahil baa tahay ee tuugsiga sikale uraadso oo Rasuulka sharafta leh haku tuugsan
@hafsaismacil8543
@hafsaismacil8543 5 лет назад
Bilaa dhaq baad tehee rasuulka ku tuugsiga iska daaa
@Real_Abbas
@Real_Abbas 5 лет назад
*Hadii* *commentigayga* *aragtid* *waxaan* *kuu* *rajeyna* *cimri* *suuban* *iyo* *cibaado* *san* *Aakhirone* *jano* *Amiin* 🤲
@neversaygoodbye4924
@neversaygoodbye4924 5 лет назад
Real Abbas Amiin ya rabi adigane sido kale
@asmamohamed4395
@asmamohamed4395 5 лет назад
Amiin amiin dhamantenabah adna sido kle wlky
@Luula45
@Luula45 5 лет назад
Amiin. Wll sub igu cawiya qeer allh hasiye
@shugrifarah7267
@shugrifarah7267 5 лет назад
Aamin zilamida
@mohamudhassan4558
@mohamudhassan4558 5 лет назад
Masha AllaH thankZ
@sucaadsahalcali2057
@sucaadsahalcali2057 5 лет назад
Haad nabi maxmed jeceshay like saar
@hoodochannel8430
@hoodochannel8430 5 лет назад
Nabi maxamed ma like baa lagu xujeeya dadaka dowonyhy
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawiya ilahey dartiii plz
@khadarkhalif8746
@khadarkhalif8746 5 лет назад
Waxaan ku dhaho garan mahayo like beel ilaahane
@xalimoshowro8530
@xalimoshowro8530 5 лет назад
Sucaad Sahal scw scw scw
@hafsaismacil8543
@hafsaismacil8543 5 лет назад
Kuwan like ta siinayaa ka caqli xun
@princesssamriitaa9022
@princesssamriitaa9022 5 лет назад
Inta nabiga jecel plz like iisar wll
@kasalerali2077
@kasalerali2077 5 лет назад
Inta nibiga jecel like
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawiya ilahey dartiii plz
@princesssamriitaa9022
@princesssamriitaa9022 5 лет назад
@@umamuzamilcooking3866 sido kle subscribe iisar abyo wan ku saray
@kaakah6586
@kaakah6586 5 лет назад
Subxanallah Nabigena nnkh laguma qabarabto wll
@muhamudabdirahman9724
@muhamudabdirahman9724 4 года назад
Princess Samriitaa Scw Scw Scw
@abdiaziizaqiyaar8021
@abdiaziizaqiyaar8021 5 лет назад
Inta rasuulkeena scw jacel lika ha ii saaro
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 5 лет назад
Scw
@Cmm202
@Cmm202 5 лет назад
Scw
@bulbulvlogs1700
@bulbulvlogs1700 5 лет назад
ASC walal Ilaahey dartii igu saar liketa waa ramadaanee
@HamseSADRI
@HamseSADRI 5 лет назад
@Sharmaake CaddeH Pro Subscribe IisaaR Please
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 5 лет назад
Allah kuwa fadliga bisha ramadaan loogu danbi dhaafo haynaga yeelo likta waa xagiina ❤❤❤🙏❤🙏❤🙏🤣🙏👍👍🙏❤🙏❤🙏❤
@ikraanmohamed7715
@ikraanmohamed7715 5 лет назад
Waadanabi
@ikraanmohamed7715
@ikraanmohamed7715 5 лет назад
Waarabadaan
@faizamohammed5854
@faizamohammed5854 5 лет назад
Aamiin aamin yaa rabi
@naciimaibrahim8476
@naciimaibrahim8476 5 лет назад
Aamiin
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 5 лет назад
@@ikraanmohamed7715 maxaa danbiya
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 лет назад
aawey walaaladey aawey muwadinkii somalilanderka ku faanayey iigu hiili liketa😰😰😰😰😰😰😓😓😓waa wllkaa oo hiil qaran kaaga bahan😓😓😓😰😓😰😓😓👍🏽👍🏽👍🏽😓😰
@suldaanfarah4263
@suldaanfarah4263 5 лет назад
Dawarsade
@ikraanqulatayn1281
@ikraanqulatayn1281 5 лет назад
Aano ku hadlaya afka soomali wayn wa ku sarey👏
@Baadil12
@Baadil12 5 лет назад
Somaliland ayuu ka dalbadey marka aniga uma sarini bye
@ayaanxasancali4264
@ayaanxasancali4264 5 лет назад
Wallaalo weynu wada nahay ee naga yareey
@abdiqaniibrahim5174
@abdiqaniibrahim5174 5 лет назад
Libax qabso haqadan cad qudheed iyo qayaad weyn
@bahjabilan7327
@bahjabilan7327 5 лет назад
Walle maanta Like tu wey igu waajibtay siwacan ayn ula mirqaamay ciyaarta bismillahda🤣🤣🤣🤣🤣
@umamuzamilcooking3866
@umamuzamilcooking3866 5 лет назад
Subscribe igu caawi wlshy
@umuraage2984
@umuraage2984 5 лет назад
Bahja Abdi Mouse kula mid ayaan ahay heer waxaanba gaaray inaan dhaho ninkaan miiyga aroos iigu dhigeyn cirka Allaha geeyo runtii waxaadba moodaa in aadba iyaga la joogto Saa waanba dhex galay illah hidiyo dhaqan wanaagsan nasiiyey ayaan ku mahdinayaa alx
@zahraaabdinur4133
@zahraaabdinur4133 5 лет назад
Kaligaa.ma.ahan.abayo😊😊😊😊😊
@hassanjama682
@hassanjama682 5 лет назад
Scw
@mohaofficial2793
@mohaofficial2793 5 лет назад
Intii jecel nabigeena muxamad scw like hala dhaafin
@naciimahassen2923
@naciimahassen2923 4 года назад
_
@omergedi9428
@omergedi9428 5 лет назад
hooyoy warsaney musasalkaan inta afurka kusugato sideyda cml like dhaha👌👌👌👌
@loveumom2746
@loveumom2746 5 лет назад
Anagana afurka ku karinaaa
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 5 лет назад
@@loveumom2746 benta joji 😂
@dadsgirl721
@dadsgirl721 5 лет назад
Ani afurka ku karsadaaa wlh sacadaha dheer isku hilmaamsiiyaaa
@qalbilula6712
@qalbilula6712 5 лет назад
Omer Gedi intana ma joogtaa bac buudkoow melkasta iga so horeysaa
@omergedi9428
@omergedi9428 5 лет назад
@@qalbilula6712 kkkkkk meel kasta joogaaaaaa
@goobjoog7658
@goobjoog7658 5 лет назад
Inta dhulkeenna Somaliland jecel like-ta igu caawiya
@cabdirixiinaxmad3289
@cabdirixiinaxmad3289 5 лет назад
intii xabiibkeena muxamad jacel like dhaha
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 лет назад
DhAB DHAB AYAAN MOODAA SHEEKADAn inta ANIGOO KALE AH can you give me LIKE
@umuraage2984
@umuraage2984 5 лет назад
Hamse Hamse kula mid baan ahay soo asal maaha
@xamsekaahin747
@xamsekaahin747 5 лет назад
waa dhab xamse laq musasalka
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
Xamse run bad mooda sheekada wxy ka hdleysa inamada yaryar iyago gurigoda jooga cunaya oo cabaya gacan kle ku nool ayey inan reer dhaley laso koriyey been usheegaya waxasan hysta iyadna run moodeysa wale nin bini aadan bn rumeysan anigo wax walba dhab uarka moye
@yaaasalaamu1320
@yaaasalaamu1320 5 лет назад
allow mekup hano wayin caruusadiba gabadhi rer badiyaha ahed ba ka quruxbadnatay inta ila aragtay like iga qosli waligey toban xita ma helin
@KACDOONKA_SHACABKA
@KACDOONKA_SHACABKA 5 лет назад
Ramadaan kariim Shanta Soomaaliyeedow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@WardaMohamed-ux7tt
@WardaMohamed-ux7tt Год назад
Dhilo rahmo yar doqon yahay 5 Somali was
@libanraage
@libanraage 5 лет назад
Musalsalka wacdi iyo waano inta taageerta like ta ku qabo
@adnaanofficial834
@adnaanofficial834 5 лет назад
Lipan rage anaka ka kowa
@libanraage
@libanraage 5 лет назад
Adnankayga
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 лет назад
Lipan Raage ASC wll subscribe isar
@suganta.dahson
@suganta.dahson 5 лет назад
War dadkaan maxay ahaayeen like ta tuug sanaya meeshaan dareenkaaga inaa ku soo ban dhigto ayaa loogu tala galay
@edepsansidiihooyadeed1491
@edepsansidiihooyadeed1491 5 лет назад
waaan yaabe horta like ta la tugsanayo maxay tartaa
@samsamiita2437
@samsamiita2437 5 лет назад
Haa walahi waxaan unacay inaan aqriyo balaayo like wada tuugsanay uf
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 лет назад
Bakayle News alla ma afkaygaad kala baxday walhi shalay ayaan saa ka fekerayey markaan qaybtii hore daawanayey well aadi walaalo😍
@hodanhassan9192
@hodanhassan9192 5 лет назад
Like tunbay hayaan yabnaye horta maxay utartaa like tu
@Najax-rd9yq
@Najax-rd9yq 5 лет назад
Bakayle WaAn yabanahay anigu like lacag miyaa lagu hela baan iswaydiiya
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 лет назад
Waaw flimka Qarash iyo Waqti badan ayaa galay ❤👌👌🔥🔥Mashallah. Thank you Universal tv 👍👍👍
@arimaheenashorts2225
@arimaheenashorts2225 5 лет назад
Illah dartiis like igu sii wxi laga helayo manaqaneee
@asmamohamed4395
@asmamohamed4395 5 лет назад
Madadkan ku washay unbad racinaysa
@arimaheenashorts2225
@arimaheenashorts2225 5 лет назад
@@asmamohamed4395 hhh
@rahmoahmed2805
@rahmoahmed2805 5 лет назад
Inanti niciimo mrki make up ka lo mariyay iyada caruusad u ekatay😄
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
Rahmo Ahmed marka horeba make upka waxalogu tala galey qofka madow kuwasaba kuso baxa runta mrka leysku sheego
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 5 лет назад
inan tan reer miiga ah qurux badanaa Mansha allah gabdh sidaa u qurx badan sanadkan zida lagu helaa adag yaa IGu raacsan👍👍👍👍
@nasmoha6760
@nasmoha6760 5 лет назад
👍👍👍👍
@hawaabdisalamjama7722
@hawaabdisalamjama7722 5 лет назад
Anaa kugu raacsan walaal maasha Allah waa inan qurxan oo degan xaqiiq waanba ka helay ani
@hamdaahmed2229
@hamdaahmed2229 5 лет назад
Haa wahi indr markii ugu horayseene arakaa ba idhi waa qurxu sankaa dheere baa idilye masha llh 😍
@apdiqanijr1068
@apdiqanijr1068 5 лет назад
waLigaY 60 Ma gadHin azxapTa iLahy naRta Haka xoReYe iz caNaaNo😉🙏❤✌
@nimcodauud9193
@nimcodauud9193 5 лет назад
Sddex baa Ku dhere iska qaado
@maxamaddeeq6380
@maxamaddeeq6380 5 лет назад
7 kuu dheer ku dharag deh bro
@apdiqanijr1068
@apdiqanijr1068 5 лет назад
@@maxamaddeeq6380 Hda MaZo ceLi paD iGu LedaHy😂
@apdiqanijr1068
@apdiqanijr1068 5 лет назад
@@nimcodauud9193 qaTy pa😂
@marwaandmanaal4329
@marwaandmanaal4329 5 лет назад
Jaceyl
@abdimahdielmi3611
@abdimahdielmi3611 5 лет назад
Waaligay 50 like Maa gadhin Manta Maa iga qoslin kartin ramanta darteed
@nemoomer8412
@nemoomer8412 5 лет назад
Maa.noo qososhay
@abdishakurdaqaraxanafadxch5019
Soonka Allah hanaga aqbalo Like dhaha please
@cntv5924
@cntv5924 5 лет назад
Isoo booqo wll subscribe ii saar
@naxariisproduction3683
@naxariisproduction3683 5 лет назад
@@cntv5924 Bro isaar waku saraya
@Warsheekh
@Warsheekh 5 лет назад
War waligey 1 like xata maheline manta igu sharfa😢😢
@nasriineid4834
@nasriineid4834 5 лет назад
Like
@farduuscabdi294
@farduuscabdi294 5 лет назад
Kkklkkk likta maxaa laga faaida isheegba
@abdinaasirmohamud5432
@abdinaasirmohamud5432 5 лет назад
Intii Muzalzalkan Afurada Ku sugta Ani Cml Ee Xiisaysa Liketa Khayr Heloo Khatar Ka Paxsadeee😗
@HamseSADRI
@HamseSADRI 5 лет назад
@ApdiNasir Zhp Qlli Subscribe IisaaR Please
@princessamina9363
@princessamina9363 5 лет назад
Inta Musalsalkan kutixan sideyda oo kale wa idin salaamay Ramadan Kareem
@maxamedadam3797
@maxamedadam3797 5 лет назад
Mncha Allah Keep going Universal TV📺📺 filmkan oo kle o somali ah waligod panay so dhigi karay kuwa kale 👏👏👏👏
@ibrahimabdirahman3976
@ibrahimabdirahman3976 5 лет назад
Naa ma ikraanbaa kulahaa fanaxdan kugu garte isku filan kulahaa inta isku filan ugu jirta filimka like ta ✌💓💕
@mursalabdiawil
@mursalabdiawil 5 лет назад
Nabiga ku salliya scw scw❤
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 5 лет назад
Scw
@xamdajama5170
@xamdajama5170 5 лет назад
Scw
@mohamedguure7023
@mohamedguure7023 5 лет назад
scw
@abdirahmanahmed8402
@abdirahmanahmed8402 5 лет назад
Cid igama horeyso like ta hayla dhaafin somali maxamed farxad ku waara??😂💚👋
@darulkheyr3279
@darulkheyr3279 5 лет назад
Soonka dartiis subscribe noogu saaraa
@qalbixaragocabdulaahi4076
@qalbixaragocabdulaahi4076 5 лет назад
xabada heer muyiga ah baan ku haystaa
@barwaaqoosman9482
@barwaaqoosman9482 5 лет назад
Bilaa calayka maanta waa maalin agtayda kuweyn saas laajigeed aynu kuwada salino nabiga 👑 muhhamed scw igusaliya plz
@fardoushussein1181
@fardoushussein1181 5 лет назад
Scw
@malakehmet3113
@malakehmet3113 5 лет назад
zcw
@mouzehussein5863
@mouzehussein5863 4 года назад
Barwaaqo Osman scw scw scw scw scw
@queenhafsitta4718
@queenhafsitta4718 5 лет назад
Ya Allah forgive our past and present and bless us for u are the most merciful. Ameen
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 5 лет назад
Aaaamiin yaa allah
@Aarmaan-lb2um
@Aarmaan-lb2um 5 лет назад
amen ya Allah
@asadjama9938
@asadjama9938 5 лет назад
Waxyaalaha aan la yaabay waxaa kamida midbaa leh ilaahay dartiis like iisaar hadaa nabi muxamad jeceshahay igula sali mid leh suu like u helo dee maxaa laga helaa tolow
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 лет назад
Waxan ahay qofki 396 aad🏃‍♂️🏃‍♂️mesha ma sexataan 🔥inti iga danbaysaa like isaara
@najmaahmed8763
@najmaahmed8763 5 лет назад
duriyadii xalaasha ahyde
@xawaaden4339
@xawaaden4339 5 лет назад
walal qaali xagee jogtaa degdeg u soo jawaab
@najmaahmed8763
@najmaahmed8763 5 лет назад
burco
@BISHAARMOHAMUD
@BISHAARMOHAMUD 5 лет назад
Hadaaad somantahey like heyla dhaaafin🔽🔽🔽
@nusaybahassan4315
@nusaybahassan4315 5 лет назад
Wa@nu afury sorry😂
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 лет назад
Inta intii ramdaanta wixii yara u xiisay bal like isaara
@hodanxubi1110
@hodanxubi1110 5 лет назад
Masha Allah waa musalsalka kaliya waqti kubixiya waaan kaHelay aad iyo aad 💞💞💞💞صل الله عليه وسلم
@ahmedsaidbracr7200
@ahmedsaidbracr7200 5 лет назад
Somali maxmed salan suuban alx cafimad ayan ku soonay 👋cidi igama horayn manta waan sugayay 👌nacala shaydan ku yaale😀 Like👍 ta xun igu sharfa Barakalah🙏🙏
@axyaaqaraami7426
@axyaaqaraami7426 5 лет назад
Afka wax lagu marinayaa, oo xagaan wax ku cunaa 😂😂 Dhagihii allah waaniyaa waansan, wll like igu sharfa, qofkii maxayaad baan ahay iyo igu cAwiya somali maxamedy kama weynaataan miyaa? Dhaqankii miiga waan kasoo booday, musalsalkan baase Isii jecleysiiyey, wanse rajeyn inaan dib bal mar usoo eego insha allh, dhaqankagad wax ku tahay. alle nolosha miiga ha u barakeeyo dhamaan reer miyiga insha allah. Keep going dhamnatiin, waan idin wataa ❤️💯❤️
@emandrehman4299
@emandrehman4299 5 лет назад
Arooska miyiga kaadhna laguma galo waa halkaa iska istaago daawo 😂 best aroos wlee😂😂👍
@idontcare6856
@idontcare6856 5 лет назад
istaqfurullaaH 😂
@olaadmohamed5733
@olaadmohamed5733 5 лет назад
Hhhhh walaahi waa sax
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
Eman maxa ka fcn meelan cidi kaadh ku weydiinayn magaalku iimankay beelen Ani miyigan ku hysta waligayna. Aroos miyi Kama qayb galin
@emandrehman4299
@emandrehman4299 5 лет назад
@@asaldhaladnimco8307 miyiga best ah Hppti♡ amba waligay kaman qayb geline mar un baynu is raaci 😂♥
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 лет назад
@@emandrehman4299 xage isku raacna miyi sidan ujecelay hdna aanan utagin wakhtigan ii saamixin
@hamsehassan9172
@hamsehassan9172 5 лет назад
War maanta musalsalku wuu ragaybee maxaa dhacay yaaa ila arkay oo sugayay ilaa maanta
@Ahmed-gx8hz
@Ahmed-gx8hz 5 лет назад
From Borma salaamulah💻
@xamdakaldeeqa8694
@xamdakaldeeqa8694 5 лет назад
ikraan waa sidayda wlhi gacanta calanka ma saartoba ❤💪
@shaxshaxly
@shaxshaxly 5 лет назад
Caadi ma aha musalsalkan wax badan ayaa ka bartay hidan iyo dhaqanka wadankayga 25yrs ayaan ka maqanahay maasha allah ayaan odhen la haa dadka soo abaabulay iyo jilayaashaba.see you soon somaliland dhulkayge.
@zackjml3253
@zackjml3253 5 лет назад
Inta Janadda Jecel like galapta ubahanahay 100 igadhsiya
@HDirie
@HDirie 5 лет назад
Aar hadaa yaa neceb??!!!! Janada.
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 лет назад
Maantaban goaanzaday in aroozkayga miiga ka dhigto noo bilaa rabesh weeye😂😂
@waddanidhabah5610
@waddanidhabah5610 5 лет назад
Hoodo Cabdi maxamed Maysla baxsana walol kkkk
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 лет назад
@@waddanidhabah5610 😂😂inaad Aduu dhega dheeraha fuuzho Ana i laaadlaadiso rabtaa sidaa isku filan😂😂😂
@mustafe7147
@mustafe7147 5 лет назад
Waar niyow inantaa yarree ikraan waa mdax ilaahay waaban iska jecelhay ilaahay dartii 😘🔥
@abdifataha7008
@abdifataha7008 5 лет назад
InanTaa reer miyiga ku jiLaysa Hallaga war Hayo wllhi waaa QuruxLay midabkeedu OrginaL Chocolate weeye 💯💯
@hamditabashir9609
@hamditabashir9609 5 лет назад
Kugu racsanahy quruxlay weyi midabsan
@rahmaamito224
@rahmaamito224 5 лет назад
ADIGAN KUGU OGNAHAY
@Mustafe.17
@Mustafe.17 5 лет назад
*Malxiisadiibaaba wax kale noqotay dhiin dhiin* inta ay cawarty😘
@inamohamoutmo9189
@inamohamoutmo9189 5 лет назад
Mustafe H Hoosh daadax iyo badh
@Gudcuro
@Gudcuro 5 лет назад
Hadaan run sheego qofkii 13 🤗🤗
@hassanilkacase1695
@hassanilkacase1695 5 лет назад
Wacdi & waano inta ku xidhan ama daawata Like ha ila dhaaaafin
@daarulmaqam3371
@daarulmaqam3371 5 лет назад
Alaah walhi badiyahaygii iso xasusiyeeen dhaqanku wa ma guuraan inta badiyaha jecel like isaara
@Yacqoub.Abbeyare
@Yacqoub.Abbeyare 5 лет назад
Ramadan mobrek Dhamantin Somalida like isiya lagu qaate Miskinkan yar subscribe siiya Thanks Somali Mohamed
@samiraidirs6935
@samiraidirs6935 5 лет назад
Mansha allah fikrad qurux badan Iyo miiqi oon jclnay
@maymuunabdullahi4084
@maymuunabdullahi4084 5 лет назад
Cawey ushidanthy riwayadu mnshlh Inta ilaqabta like ta isara
@bidhaanshe6004
@bidhaanshe6004 5 лет назад
Somali waxey ku maah maahda tuuganimo taa taabasha lagu barta like tuugsi midki gidaarada daasadaha lala taagna armaad ku barataan dhalinyaroy
@birqayeofficialmedia3792
@birqayeofficialmedia3792 5 лет назад
Intii ayako soman dawanayan subscribe dhac iku sii ilahay dartis
@miredeeq5469
@miredeeq5469 5 лет назад
Waa bil ramadaane subscribe Illhy acmaasha iyo soonkaba hynaga aqblo
@dhexyardhuubo457
@dhexyardhuubo457 5 лет назад
Waw inantii Samiday ahayd ee Naciima ayadaaba caruusad ah qurux masha allh isha ree miyiga alow kadhowr 🤣🤣
@saabirarts6462
@saabirarts6462 5 лет назад
Gabdha reer miyiga qurux bay noqotey walhy quruxna wa udhalatey inta ila aragta like saara ader
@bintusultan5660
@bintusultan5660 5 лет назад
Naciima waa dulqad badan tahaya ikraan side uu cananay saa ka yabay wow masha Allah hablaha qurux baa kaga dhigey maa aroos run baa waa shakiye
@somaliqueen829
@somaliqueen829 5 лет назад
Alla nimanka soomaalidu been badanaa mid walba gabadha madow buu iska soo jarayaa oo hadaad gabadh madoow saa ujeceshihiin Ma cid baa is cadayn lahayd 😂😂😂 afka uun bay waxaa ka dhahaan naag cas baa iimaanku ka raacay
@malakehmet3113
@malakehmet3113 5 лет назад
😂 Haa wlhi
@hiilbulsho7158
@hiilbulsho7158 5 лет назад
Wllo markad sodohda la hadlayso xooga xishood muuji wllo si filinku unoqdo wacdi iyo waano
@waleedahmed3978
@waleedahmed3978 5 лет назад
👍
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 5 лет назад
Hiil Bulsho hhhh naag iyo sodohdeed waa col baa hore loo yidhi 😂😂😂😂
@hodnahmed6258
@hodnahmed6258 5 лет назад
hhhh sey faraa u seydhseydhey kkk
@QueenQueen-qg1ym
@QueenQueen-qg1ym 5 лет назад
Anaaba yaabey😓😓😓 Waalidka sida loola hadlo aya ka maqan
@user-td6jb4cd1r
@user-td6jb4cd1r 5 лет назад
Weey tan yar badaw nimadii ka tan badatay
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 5 лет назад
Musalsal waqti iyo qarash Ku baxay waye ka faidesta o faala ka bixiya mxey thy liketa u ordesan offf 😡😡
@lapl6566
@lapl6566 5 лет назад
maxaa laga helaa like ta
@amalmussa6139
@amalmussa6139 5 лет назад
Somalidan way walan yihin like uun bay ku hayan
@falisabdi3206
@falisabdi3206 5 лет назад
Amazing. Dance my pepol reeer hargeysaaa. I love you from. Muqdisho❤️one love. And peace
@zhaficicadde9073
@zhaficicadde9073 5 лет назад
Intii jecel filmta somli like pin
@HamseSADRI
@HamseSADRI 5 лет назад
Shafici Zhp Qlli Subscribe IisaaR Please
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 лет назад
zhafici cadde ASC wll subscribe isar
@Ayub_252
@Ayub_252 5 лет назад
First view isku malenaye 8 qof iga horeso😍😘
@laacibsoojabay2105
@laacibsoojabay2105 5 лет назад
inaan qoral sooqoraba waxaan u nacay dadkan like ta ku washay war rubayada uunka faloda like udhinte RAMADAN MUBARAK SOOMAALI MAXAMED MEELKASTOD JOOTANBA idijeclahay
@hamdahussein3646
@hamdahussein3646 5 лет назад
waar inanta reer miiga ah qurux badanaa masha allah midab wacan ilko cad cad ❤❤❤💋💋💋💋👄👄👄
@Ayub_252
@Ayub_252 5 лет назад
inanta nicimo marki make up lo mariyo wax kle noqote waba jclade 💖
@umuraage2984
@umuraage2984 5 лет назад
RoManTic PoYw Masha allah inta aan loo marin ka hor rinjiga iyo ka dib gabadhaa maqsuud ayaan ku ahaa oo waa qurux miiran illah ha xafido wllaashey
@abdaleyusuf4262
@abdaleyusuf4262 5 лет назад
War sahra kiin iyo Abdirahman heelo kusoo dara waa la tabee
@HamseSADRI
@HamseSADRI 5 лет назад
Apdalle Zhp Qlli Subscribe IisaaR Please
@pysuhayb15
@pysuhayb15 5 лет назад
Alaylehe nio
@korneabdi6425
@korneabdi6425 5 лет назад
Hadaad soomantaY like'ta ha ila dhaafin
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 5 лет назад
imisaa xalay suxuurta badalay😂😂😂😂😂✋
@user-vt4nx8cg8q
@user-vt4nx8cg8q 5 лет назад
asal dhaladda hargeisa Waaby iga madhiyeen wllhi 😂
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 5 лет назад
😂😂😂 kkkkk
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 5 лет назад
Adi mel wlbo maiga sohoresa 😂😂
@user-vt4nx8cg8q
@user-vt4nx8cg8q 5 лет назад
Najiib Alpha Run miyaa marwalba miyad i argat? Lkn😂marki udnbysy maryo nooceeya aya xidhna 😁
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 5 лет назад
ما بدي فكر پإسم اكتب hhhhh anaa bayliso shuuro ah kuusoo dri lahaaye maad isoo sheegtid😂😂
@knaanburcawwi4559
@knaanburcawwi4559 5 лет назад
Hooyadeey hibaaq ba la dhaha wa balaayo cas😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@umuraage2984
@umuraage2984 5 лет назад
H kaafi 😂😂😂😂😂
@abdikhaaliqmohomed9066
@abdikhaaliqmohomed9066 5 лет назад
Hhh hadan ku sheegi waayo
@safamahamoud3041
@safamahamoud3041 5 лет назад
War ma hooyada ayad kalmada uquudhaysa qudhun baa tahay ee wax iskula hadh
@abdikhaaliqmohomed9066
@abdikhaaliqmohomed9066 5 лет назад
@@safamahamoud3041 hhhhh Hooyadi maahe wa ruwaayada
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 5 лет назад
Safa Mahamoud 🤣🤣 wata riwaayada kkkk
@ayanomoha
@ayanomoha 5 лет назад
Igu caawi inaad channel keyga #dhameys_dumar aad subscribe ii saarto mahadsanid👏
@shemunabeauty6534
@shemunabeauty6534 5 лет назад
Wankugu cawiye igu cawi adiguna
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 5 лет назад
Xayeysiiska Dahabshiil ee ka horeeya Musasalka waan dhaafiya inta ila mida like isaara
@hibaqyasin9465
@hibaqyasin9465 5 лет назад
Ikrån cålånkå Somålilånd må dhigto ❤️
@drbuux4429
@drbuux4429 5 лет назад
107 Waar dadku miyay dhex seexdaan meesha waan sugay galabta oo dhane 😂🤣
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 лет назад
😂😂😂
@asmamohamed4395
@asmamohamed4395 5 лет назад
Waan uga shikiyey anba malaha way ku dhexnol yihin ban umalayn
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 лет назад
Isoo dhacaysay 1k aaaaa bisinko guri maaa idinka dhisan youtupka war ilaah dartiisa soonka fadligisa subscribe iku cawiya Inta wali afurin wax yar ugu hartay like
@maxdar11
@maxdar11 5 лет назад
waan kuu saary iso booqo
@hafsinahuseen646
@hafsinahuseen646 5 лет назад
Inta rasulkena muhamad scw jacel like da ha ila dhafina😍🖒
@mahamedalih686
@mahamedalih686 5 лет назад
Musalsalka wacdi iyo waano inti ka heshay like ta.
@kooshinsharmaarke8790
@kooshinsharmaarke8790 5 лет назад
Gabdhaha miyiga dabadu dabiici ayey ugu soo baxdaa Halka kuwa magaalada GYM KU SOO SAARAAN Viva hablaha miyiga ❤️❤️❤️🙏🙏
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣istaqfurullah
@khadragure9867
@khadragure9867 5 лет назад
Hhhhhhh aaar wiilashu waxba noolama harin gym la aantii waa abaare hhh
@kooshinsharmaarke8790
@kooshinsharmaarke8790 5 лет назад
Aaliyah Moalim muuse 😂😂😂😂😂😂😂astaqfurulaah 😂😂
@kooshinsharmaarke8790
@kooshinsharmaarke8790 5 лет назад
Khadra Gure 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wll dabiicigii xaguu idinka maray 😂😂😂😂😂😂
@khadragure9867
@khadragure9867 5 лет назад
@@kooshinsharmaarke8790 wlle waxn filayaaa fadhigaan badsanaa hhhhhh mrka waxaa nagu dhcy sida raga taraag la yaasha ah ku dhcdy
@abdihakimsulaiman4241
@abdihakimsulaiman4241 5 лет назад
*Madax Sare Dhaman tiiin Ramadaan Kariiim*
@user-hv6xg1fu3v
@user-hv6xg1fu3v 5 лет назад
Hhh waxaan arki jiray dad nabiga csw ku dawarsada lkn tana ma cusub tahay like ii saar hhhh horta waxan ayaa idin dhaama qabiilkan xun iid isku caayaysaan like tiinaa iska wata
@nafisolovepp8151
@nafisolovepp8151 5 лет назад
Wwwww masha allh dadka kaliya oo naa mawelsha baa tihin waniga iska qoslo xiligan idin dawado naciimoy qurux ayad noqotay wacadala reer miiga wad jishay ya xafadeyni noo geya fadhigaan kulaha ma iyada leh tolow
@somaliqueen829
@somaliqueen829 5 лет назад
Alla xaasidsanaa inta hargeisa looga Soo lebisay baa miyigii dib loogu celiyey😂😂
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 лет назад
Allaah soonta iyo salaada haynaga aqbalo
@Farxaan-xidig
@Farxaan-xidig 5 лет назад
Atarishada Filmka ikraan inta ilaqapta iney Ceyshay LiKe ta saar Axbaaabi
@user-kx3np9rb3w
@user-kx3np9rb3w 5 лет назад
Caano geel baa la siiyay 😂😂
@Farxaan-xidig
@Farxaan-xidig 5 лет назад
😃😂 Oo walipa Dhey ah Qofta filmka ugu JeclHay waye ikraan 😍
@fatimaabdullahi9658
@fatimaabdullahi9658 5 лет назад
Masha allh waa ramadan like isara inta ka heshay filinka
@maxamedaxmed6511
@maxamedaxmed6511 5 лет назад
Wacdi iyo waano inta ku xidhan waa in salamay like hanku saare i saara
@m.deekowchanel9033
@m.deekowchanel9033 5 лет назад
Aytiri hooyadey Xibaak baa ladhahaa waa balaayo Cas kkk alla tan fariid sanaaa jilaa gadmey
@zureer5014
@zureer5014 5 лет назад
inTa filinkan dawata waxan iDiN leeYaHaY cafiMaD kU Afura😍♥️
@abdirahmanahmedali1451
@abdirahmanahmedali1451 5 лет назад
Soomaalidu barya kama dhamaato, hay'adihii ay tuugsan jireen like ta la baryayo ayey Ku darsadeen hhhhh
@abdiladifaden6470
@abdiladifaden6470 5 лет назад
Inta tabtey malxiiskii iskufilan Like 🤘
@zahrabuule136
@zahrabuule136 5 лет назад
Kkk kulaha afkad wax ku cunyso lips ba la Mariny😂😂😂😂 Hhhh gadhiga miyad ka baqaysa
@sayruuqnewschannel7325
@sayruuqnewschannel7325 5 лет назад
Filmka wuu iska daba wareegaya, wax labba aroos dhigta dhaqanka somalida manaan maqal mananu arag ee scenario da filmka iska hagaajiya
@empireandkingdom1355
@empireandkingdom1355 4 года назад
Somalidu sedex aroos ayay dhigtanPa miiga gaaf iY0 gaaf yare
@abdifatahjama7087
@abdifatahjama7087 5 лет назад
Masasalkan wan ku xidhanahi dhiigag wu raci dhaman ita sosarta wad salamantihin wanad mahadsantihin wa musasal lasku raci dadko dhanba wa amanyan 🤚❤
Далее
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 20AAD
30:34
Просмотров 435 тыс.
WEYDIIMO XALQADA 14AAD | ASTAAN TV | HD 2021
52:52
Просмотров 78 тыс.
ТРОЛЛИНГ СКАМЕРА СТАНДОФФ 2
00:59
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 4,4 млн
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 13AAD
25:55
Просмотров 317 тыс.
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 25AAD
30:11
Просмотров 335 тыс.
MUSALSALKA WACDI IYO WAANO XALQADA 28AAD
30:19
Просмотров 369 тыс.
Riwayadi Ramadanka Soraan Iyo Jawaan
1:07:51
Просмотров 104 тыс.
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO QAWDHAN BARASHO WANAGSAN
17:43
Musalsalka Dhaqan Miyi & Dhal Magaalo 1aad
28:15
Просмотров 142 тыс.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
Просмотров 7 млн
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 8 млн
It worked for me)
0:19
Просмотров 11 млн