Тёмный

Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q26aad 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 231 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@abdirahmanibraahin3166
@abdirahmanibraahin3166 3 года назад
Inta dareensan inuu caafimaadku qaali yahay like saar
@alnaimi4035
@alnaimi4035 3 года назад
Alle ha inoo siyaadiyo inta cafimaadka inta xasuunsanaysan alle ha caafiyo ameen yaa rabbi
@tripplec7320
@tripplec7320 3 года назад
Hhh Somali Like raadis ayaa meelxun kagalay maxaad ka faaideysaan
@farduuswadaadyare5594
@farduuswadaadyare5594 3 года назад
aniga
@haawomohamed8411
@haawomohamed8411 3 года назад
Alxmdulilah
@abokorcismaan7668
@abokorcismaan7668 3 года назад
ᴀʟxᴍᴅʟᴀʜ
@cabdicasiismaxamud3560
@cabdicasiismaxamud3560 3 года назад
Inta xayaysiiska is dhaafisa🙋‍♂️😂 👇
@ugbaddualeh9791
@ugbaddualeh9791 3 года назад
Kaddaaaaaaa😂😂
@yasiinmohamed7731
@yasiinmohamed7731 3 года назад
Inta xayaysiiska isdhaafisa hhhhhh
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Aniga kow ka ah 😌 uf sidaan u necbahy
@zamiirmohamoud129
@zamiirmohamoud129 3 года назад
Waad iga qoslisay wlhi
@umucadiya6574
@umucadiya6574 3 года назад
Hhhh wali malina madawado xdiiska
@janaataden6355
@janaataden6355 3 года назад
Cali oroma mar hore in filimka lagusoodaray ahayd 😂😂😂😂😂
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Ali oromo 😂😂😂😂best comedian
@ardobilan6808
@ardobilan6808 3 года назад
😂
@nadroqaali8334
@nadroqaali8334 3 года назад
Xaraabo weeye🤣🤣🤣🤣
@nimcosayid958
@nimcosayid958 3 года назад
Cali oromo waxalayidhaa suhayb saanjo waligii bunu ruwayadaha jilaa chanelna wuleyahay
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 3 года назад
Waa Ninka Filinka ugu fiican kkkk waxaan aad uqoslaa markuu hibaaq ku dhoho ayeeyo ayeeyo
@abdinasirabdulahi9043
@abdinasirabdulahi9043 3 года назад
Inta nabiga scw Jecel likta
@saedibrahin3177
@saedibrahin3177 3 года назад
ScwScw ScwScw
@iifiyechannel6868
@iifiyechannel6868 3 года назад
Ciida iLaahaY Caafimaad Hakugu GaadhsiiYo😰❤🤲 iLaahaY DarTii Like Iigu Zaar Wll Mcn🥰🌹💋
@mohmedsm144
@mohmedsm144 3 года назад
Nio ma cilmi baa kuu kordhaya hdaa hesho 😂😂😂
@mohamedmusa1744
@mohamedmusa1744 3 года назад
Like baaas ee intaas la baryayo Maxaa laga faiida Horta ? Wlhi waa arin la yaab leh .
@hodanabdiqadir8694
@hodanabdiqadir8694 3 года назад
Aamiin wll🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-kh1nn8mq9v
@user-kh1nn8mq9v 3 года назад
Maxaad ka faaiidaysaa
@aishaabdinour2463
@aishaabdinour2463 3 года назад
Aamiin wll qli
@bahjobirimo7297
@bahjobirimo7297 3 года назад
Walalheen Palestine 🇵🇸 an u u ducayna🤲🤲😭illhay dhibka haka dulqada
@qaalibdesigner
@qaalibdesigner 3 года назад
Allah dhibka ha ka dul qaado🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 года назад
Uduceeya wlaheen Palestine 🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@radwanadam5861
@radwanadam5861 3 года назад
Allaha ha gagaro
@abdibulala5929
@abdibulala5929 3 года назад
Aaaaaamiiin yaa rabi
@zucadziman2439
@zucadziman2439 3 года назад
alle haka dulqaado Dhibaatada🤲🤲😭
@walikodeebowy3873
@walikodeebowy3873 3 года назад
Allaha dhibka qaado
@suhaybabdi1254
@suhaybabdi1254 3 года назад
Alle haka dulqaado
@updyraxmanfarmino1506
@updyraxmanfarmino1506 3 года назад
Filinka dhanba cali Orma udaawada Waa Fany wlhi🤩🤩❤
@dajiyaibnumaxamed2174
@dajiyaibnumaxamed2174 3 года назад
Wlhi waarun wll qli
@nimcaanmohamed4621
@nimcaanmohamed4621 3 года назад
Cunayso buu yidhi cid walna cunaysaa 😂😂 zaanjo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Cali waa qaybta ugu balaaran ee filimka
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkk nagaxtuhaa waa kuu meheriyay
@yahyecdeh9093
@yahyecdeh9093 3 года назад
Happy 18my iS MuuJiYa rer Somaliland one like
@ifraaxmaxamedjamac2893
@ifraaxmaxamedjamac2893 3 года назад
alle haynugu simo bro yahye 👏👏🤲🤲🤲
@yahyecdeh9093
@yahyecdeh9093 3 года назад
@@ifraaxmaxamedjamac2893 incha alah ilaahay nabad qab haynagu gaadhsiiyo wll hodan sw rer Hrgisa ma tihid
@zakichamac2561
@zakichamac2561 3 года назад
Ilaahay nabad qab haynagu gaadhsiiyo 😊😊❤️❤️🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@ifraaxmaxamedjamac2893
@ifraaxmaxamedjamac2893 3 года назад
My city hargeisa 💚🤍❤
@dhamaytiransomalilan9098
@dhamaytiransomalilan9098 3 года назад
Happy 18 my 💚🤍❤
@Bogasho1
@Bogasho1 3 года назад
Inta ku faraxsan in islaanta faalisada la dilo🤣🤣🤣🤣🤣
@aasiyaibraahim6252
@aasiyaibraahim6252 3 года назад
Hhhh wafarxad
@ahmednageeye2209
@ahmednageeye2209 3 года назад
Inta og in Filimku dhamaad Yahy waan idin salaamay❤️😇
@mansuurhassan547
@mansuurhassan547 3 года назад
WCS 😁❤❤🙂🙂
@rahmohassan5862
@rahmohassan5862 3 года назад
Dadka dawanooy waa xanunsnhy iso duceeya walalhygow😪😭
@hanaanabdi5282
@hanaanabdi5282 3 года назад
Ilaaahy ha ku caafyo byo xanuunkna ha ka dulqaado isgaa awoode
@hodanibrahim2482
@hodanibrahim2482 3 года назад
الله يشفيك ويعافيك أختي
@hoodoabdalla2099
@hoodoabdalla2099 3 года назад
Ilaahay haku caafiyo wllo🤲
@hamdiseadfarah521
@hamdiseadfarah521 3 года назад
ilahay haku. caaviyi ziz
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 3 года назад
Ilhy ha ku caafiyo walal
@jamaalmostafe6157
@jamaalmostafe6157 3 года назад
Filimka cida iLa aragta inu zii xalad patey Like ta dhac kusiiya😂
@queenhayaad2509
@queenhayaad2509 3 года назад
Hhhhhhhhh haa wlhi hibaaq gobaad iyo ceegag wliba
@xamda5485
@xamda5485 3 года назад
Aynu oduceyno wllhen Palestine in allah ka xoreyo dhulkoda masjid aqsa yuhuuda malin khar qaba wye 🤲😭
@siciidomaxamed8250
@siciidomaxamed8250 3 года назад
Inta ku qosishay markii Mustafa loomaherinayay gabadha liketa dhac kusiiya
@xidigahmed5843
@xidigahmed5843 3 года назад
“Meherti? jacel iyo waxaas dee” 😆 mustafe waa nin culus waa ku wataa ugaas keep it up budy!
@suhayb_saanjo
@suhayb_saanjo 3 года назад
Waxbaa ka dhacY walleee Ma jeclaan lahayd inuu film ku sii socdo
@maysalebaan9109
@maysalebaan9109 3 года назад
Haa walhi caliyaw🤣
@queenaraweelo6322
@queenaraweelo6322 3 года назад
Suhayb nin puls puls 😂
@nimcoabdirahman2486
@nimcoabdirahman2486 3 года назад
Sidii wax waalan baan cidlo ka qoslay caawa😂😂😂😂😂 Ala caliyoow kugu xiintay
@wardamahad4348
@wardamahad4348 3 года назад
Haaa wlhi macaan
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 3 года назад
Caliyow ++😂😂😂😂
@deeqatusma8617
@deeqatusma8617 3 года назад
😢😢😢😢😢 Sorry Filimku meel macuu Kudhammaanayaaa Wabaaaa From Mudug Soomalia😂
@ahmedabdikarim5924
@ahmedabdikarim5924 3 года назад
Iimaan la 😂
@deeqatusma8617
@deeqatusma8617 3 года назад
@@ahmedabdikarim5924 😂 Walal Nabad sowmaaha
@ahmedabdikarim5924
@ahmedabdikarim5924 2 года назад
@@deeqatusma8617 haa wll
@khayrqasaaro754
@khayrqasaaro754 3 года назад
Wxaan si xiriir ah u daawanya si xiriir ah ilaa Xiliguu bilowday ilamid hadaa tahy like dheh
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 года назад
Cali Oromo walahi waa Ninka kaliya ee iga qosliya meesha 😂😂😂
@haji509
@haji509 3 года назад
Alle HaYnaga aqbalo acmaashi wangsanaYd ee bisha Ramadaan aYnu soo qabanay ani adigaba AllaH ayan kara jaYnaYnaa Inuu ina wafaji acmaasha Salixaa kusaliya Rasuulkena Maxamed scw ilahaY Khatumada khaYr haYnoogu Khatimo🤲🤲🤲🤲🤲😥
@ayaangaas5962
@ayaangaas5962 3 года назад
Amiin aamiin
@xamdaxarago8817
@xamdaxarago8817 3 года назад
Amiin amiin yaa rabi
@sahraabdiqadir1571
@sahraabdiqadir1571 3 года назад
Scw scw scwscw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 года назад
Inta hibaaq Jiliinkeda Jecel Like dhac iku Siiya ramadan waa ku daysay alle kheyrkeda ha na siiyo Aaaamin ila dhaha
@shxuseen6372
@shxuseen6372 3 года назад
Ciid muubarik
@muhiyadiinahmed2681
@muhiyadiinahmed2681 3 года назад
Alle cafimad qab haynagu gaadhsiiyo Ramadantan Ramadanteda cibadada iyo acmasha salixana haynaga aqbalo🤲👍
@hodanibrahim2482
@hodanibrahim2482 3 года назад
Amiiiiiin yaa rabbi
@faatinqali6492
@faatinqali6492 3 года назад
Amiin amiin yaa rabi
@niciiimaaxmed9813
@niciiimaaxmed9813 3 года назад
amiin
@ayanaliali5524
@ayanaliali5524 3 года назад
Aamiin yarabi
@aishaali8539
@aishaali8539 3 года назад
AllaHuma AmeeN🤲
@saalix.saalax
@saalix.saalax 3 года назад
Suhayb saajo best acting one sxb sharafi korkaga ha ahaato
@MOHADJ-sk7xz
@MOHADJ-sk7xz 3 года назад
Intaa Laylatula qadriga dhamtstay 10kii danbee is mujiya wlalyL🙏
@updirashiidjama5150
@updirashiidjama5150 3 года назад
waLi waxbaa dhimaN
@asma063qurux9
@asma063qurux9 3 года назад
Habeen hadhay inoo hadhay inshalllh
@maxdar11
@maxdar11 3 года назад
Isku filan inkaar qabe waa ninka filmka naga qasay 😂
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 года назад
Haaa wlhi filimkii waa dilay aygu
@idilomar7021
@idilomar7021 3 года назад
Haa wlhi sheekadii hibaaq iyo yuusuf ay isku tuur tuuri jireen baan u darsanay
@zahraqaali1521
@zahraqaali1521 3 года назад
😂😂😂😂😂
@xafsaxaaaji8449
@xafsaxaaaji8449 3 года назад
Alle ha u hiiliyo reer falastiin
@cabdilaahisiciid1866
@cabdilaahisiciid1866 3 года назад
Aamiin
@ahlamabdi7684
@ahlamabdi7684 3 года назад
Itaa xayaysinta isdhafin jirtay ee xiliga dabe dawan jirtay ee mata xayaysiska karhay like isara🤣
@prettyhamda9683
@prettyhamda9683 3 года назад
Inta filimka usoo gasha Yuusuf ceegaag Zuhayp saanjo Hipaaq gopaad Ikraan shamakh Ismuujiya 🥰
@ranahassi8105
@ranahassi8105 3 года назад
Ani cali ayaan kuheysta luqada
@samiirmoha8738
@samiirmoha8738 3 года назад
Musasal aan jeclahay wlhi keep going my team ❣💖
@apdirisaaqpersio9571
@apdirisaaqpersio9571 3 года назад
Inta Og yuusuf Ceegag Dhiigu inuu Ka yaaran Doono Like Dhac Ku sii👍
@ahmedally2830
@ahmedally2830 3 года назад
War kusaliya xabiibka afurki baa dhawe. Intiina filmka ku taxanina👍 hasaarto.
@hodanibrahim2482
@hodanibrahim2482 3 года назад
صل الله عليه وسلم
@nuuralakimahamed9974
@nuuralakimahamed9974 3 года назад
صلى الله عليه وسلم
@asma063qurux9
@asma063qurux9 3 года назад
Csw
@cawoadan9063
@cawoadan9063 3 года назад
Salaaluhu Calayhi Wasalam ❤
@quruxiwaadiin4358
@quruxiwaadiin4358 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw
@khayrokhadar6921
@khayrokhadar6921 3 года назад
Xanuun Ban qabaa Comments aqriz aH an00 falimkiiba dHamayzan_____🤣😍
@mawliidabdirahim2969
@mawliidabdirahim2969 3 года назад
Dee amba wan leeyahay iska akhrisoH
@khayrokhadar6921
@khayrokhadar6921 3 года назад
@@mawliidabdirahim2969 ma iLa qabTaa uuN😂😂
@maxdar11
@maxdar11 3 года назад
Sheekada meherka sheeko 2015 nagu dhacdey ayey isoo xasuusisay Habeen mid aan zxbo ahayn gabadh la baxsadey ilaa immaka markaan soo xasuusto wadnahaa I istaagi gaadha qosol daraadii 😂
@khadramohamed9959
@khadramohamed9959 3 года назад
😂😂
@liibana22
@liibana22 3 года назад
Noga sheeke sxb😜
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 года назад
2015ki barigu isLa baxsiGu aocDay🤣🤣
@cabdicajiib352
@cabdicajiib352 3 года назад
mxaa ugu celin wayday😂😂
@azlubsanismail6691
@azlubsanismail6691 3 года назад
De bal naga daba geee inader aanu kula qosolne
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 года назад
😂😂😂timmo wayne ayaba iga qosliyay, meherka maxad ku heshiisen,ma meherka maherka jacayl ayan ku heshiinay
@boqoracademy2485
@boqoracademy2485 3 года назад
Marka ay is arkaan Yusuf iyo hibaq Inta sugaysa.
@hajjihamseahmed9587
@hajjihamseahmed9587 3 года назад
Kulahaa Saasaa labo noogu hadhay, Yusuf Ceegaag Legend waan ku wataa 😂😂
@mohamedyaazein3179
@mohamedyaazein3179 3 года назад
Inta khaladaadka filmkan sugaya farta taaga
@budooday5375
@budooday5375 3 года назад
Cali oromo best actor wlhi waa nin+++++ kulahaa
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 года назад
Happy 18may dadkeyga Reer somaliland💚⚪❤️💪
@abdirisakmohamed7146
@abdirisakmohamed7146 3 года назад
Happy 18 may dhiigeygii
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 года назад
@@abdirisakmohamed7146 thank you wllo💚⚪❤️💪
@abdirisakmohamed7146
@abdirisakmohamed7146 3 года назад
@@boqoradasomaliland5920 sidoo kle wllo
@apdilaahimahamud8262
@apdilaahimahamud8262 3 года назад
Inta og inu haben danbe udanbeyso filmka like sar😂
@ikraancali9608
@ikraancali9608 3 года назад
Inta filmku ku socdo sidayda is muujiya😀😀😀
@user-vt4nx8cg8q
@user-vt4nx8cg8q 3 года назад
Ya athy saaxirada miyad tahey😆😆😆😅😅😅
@zafwanjamac1695
@zafwanjamac1695 3 года назад
Inta soo soomaysay intii odhan like dhac ku siii
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-1Udl9PcZwyA.html iso bookho wlloh
@xasanxirsi737
@xasanxirsi737 3 года назад
Aynu u ducayno wll lahen Somalia in uu Allah SWT Nabad siiyo 🙏
@wisemaki7628
@wisemaki7628 3 года назад
Kuwa falastina ku dar wlll
@wisemaki7628
@wisemaki7628 3 года назад
Incha allah Nabad alle Ha inawada siiyo
@naimagutale2393
@naimagutale2393 3 года назад
Last monday of ramadaan🤣💘
@ahmedshaafi6550
@ahmedshaafi6550 3 года назад
Ceegaag iyo faalisadii caawa maraqooda oo bilaa milix ah ayaa la cabayaa😛😛😂
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 3 года назад
😂😂😂😂
@Irrisolticrimini
@Irrisolticrimini 3 года назад
Alla islanTa inanta raadinaysa siday hooyada u jisho wlhi wa jeclay hooyaday ba xususta
@ifrahjamac8306
@ifrahjamac8306 3 года назад
Ax 😭hooyo la aantu waa boos banaan Allah ha ku naxariisto hooyo ameen
@mohamedmusa1744
@mohamedmusa1744 3 года назад
Xayeysiinta na dhaafiya ! Manta wakhti ma hayno e😅
@zultanqaadiro6784
@zultanqaadiro6784 3 года назад
Maanta i am the first😂👋
@asma063qurux9
@asma063qurux9 3 года назад
Hambalyo
@soleimanosmanmahamad4189
@soleimanosmanmahamad4189 3 года назад
Markuu yudhi saanjo iska fur waxay tidhi furisaa dumarkaa kasiman cidii igu racsan like 💐🌹🌷🍁🌺🌸🌼🌻🌿🎄🌲🌳🌴
@Foosto_media
@Foosto_media 3 года назад
Intii xidhiidh u daawanaysy Like izaar
@hoodomowliid1296
@hoodomowliid1296 3 года назад
Inta jecel in filimka lasii wado like ta hayla dhaafina 😝
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 3 года назад
Inta ilaqabta Cudur ladhaho comment akHriz Like wllahayow😂😂
@sirmamewardi3194
@sirmamewardi3194 3 года назад
Wll wax kalaba umsoo galo isku cilad baynu neee
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📒✍️ 📒📝📖 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@dhabadawacan5462
@dhabadawacan5462 3 года назад
Suhayb hhhhhhh Kulahaa cunaysadii iyaduna Huro u soco sxb
@hirsaaqaofficail2329
@hirsaaqaofficail2329 3 года назад
Dadkaygii anjeclaa iid mubaarak dhamantiin farxada ciida 1k igaadhsiya
@Alihindi5481
@Alihindi5481 3 года назад
happy 18May reer Somaliland muwaadinka qayb qaado xuska maalinta qlliga ee 18may💚🤍❤️👏👑
@abdillahijamasulub955
@abdillahijamasulub955 3 года назад
Ciid mubarik Dhamantiin❤
@nusaymanallka3363
@nusaymanallka3363 3 года назад
inta 28 sosontay alle haynaka aqbalo ciida nabad iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo amiiiiin
@hibaqa4128
@hibaqa4128 3 года назад
Ilmo miyaa nuujisaa mise uur baa tahay wll masha Allh
@hibomohamed1462
@hibomohamed1462 3 года назад
Amin ya Allah
@hanaanibrahim1322
@hanaanibrahim1322 3 года назад
Sido kle amiin yarabi
@murtaawiofficially3912
@murtaawiofficially3912 3 года назад
inta hibaaq inay hantida ilaashanyso ila argtay like
@caderrayale7744
@caderrayale7744 3 года назад
qosol igum hadhin meherka mustafe so funny whli🤣🤣🤣🤣😅 daacad siduu u yahay .. he is so hilarious 🤣😂
@cabdihazan64
@cabdihazan64 3 года назад
Maanta musalsalku waxkle Weyaan wllhi 😁
@zahraibrahim5779
@zahraibrahim5779 3 года назад
Cali ninka filmka wada😆😆😆so fun wlhi 😂
@dajiyaibnumaxamed2174
@dajiyaibnumaxamed2174 3 года назад
Kkkk alaa cali wlhi waan kuqoslay iyo hibaaq Kkkkkk wlhi waan wataa kkk labadaa qof hore usocda
@zamirahassan8351
@zamirahassan8351 3 года назад
Filmkan inta uxiisaysa Like isaar 😊
@lakiqurx6145
@lakiqurx6145 3 года назад
Yuusuf mijo dhuubow kulaabo naagtaadii meheradaha kashaqeyn jirty😂😂😂😂😂
@abdimohamoud6730
@abdimohamoud6730 3 года назад
Fadumo is the only one who can be the first step of your life in this life as a person and a good one
@abdimohamoud6730
@abdimohamoud6730 3 года назад
Fadumo Hassan and a
@aminakhaliif7055
@aminakhaliif7055 3 года назад
Ramadaantii wax lahuba maalin baa ka dhiman ilaahy khayrkeda hana waa fajiyo amiiin
@aminaamisha7006
@aminaamisha7006 3 года назад
Ali oramo sidu u matalyo u ka so bxy boskisi ina tagersn like
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 3 года назад
Eid Mubarak dhamantin ❤💃🎆🎆🎆
@caawiyeofficial1450
@caawiyeofficial1450 3 года назад
Waa 10kii Danbe ee Ramadaane ilaahay ha inaga Aqbalo acmaasha ayanu samaynayno. Ilaahay ha u gargaaro Umada Muslimiinta. AAAMIIN AAMIIN AAMIIN
@idilyusuf5323
@idilyusuf5323 3 года назад
Aamiin Aamiin Aamiin
@niemabadane5714
@niemabadane5714 3 года назад
Amine yaarabi
@asmaabdullah5648
@asmaabdullah5648 3 года назад
Wllayal iso duceya waxa lagu jira bil khyresan waxa laga yaba in u kujiro qf idinka mid ah oo soman ducadisa in ilahay aqbalo iigu duceeya in ilahay awlaad wangsan uu isiiyo
@hodanibrahim2482
@hodanibrahim2482 3 года назад
Alle haku siiyo kuwo bariyiina
@sacdabaashe2250
@sacdabaashe2250 3 года назад
Allah awlaad saalixiina haku siiyo wlo
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 года назад
Allah haku siiyo wllo
@sacdiyaqueen9582
@sacdiyaqueen9582 3 года назад
Ilaahy awlaad baariya ilaahy hakusiiyo wll
@hibomohamed1462
@hibomohamed1462 3 года назад
May/10/021 28kii Ramadan wxuu meherkedu dhacay nasiim Alle sanad kaa sanad keeda dhab dhab ha uga dhigo
@hoodomahad7478
@hoodomahad7478 3 года назад
Alaa maxan uxiisi dooonaaa wacdi iyo waano😭😭😭
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 года назад
Aniga kula mid ah huno😣😂
@gabadhsharafleh4164
@gabadhsharafleh4164 3 года назад
Yes manta 41 like isaar walalyalow
@bureeqacadey4812
@bureeqacadey4812 3 года назад
Team Suhayb saanjo Wn ku wataaa wllo Mcn hore usoco😂😂😂😍😍😍😍
@qnhahmt3217
@qnhahmt3217 3 года назад
Alla cali oroma iga qosliyay wlhi yusuf ceegaag balaayu ku dhigay😂😂😂
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 года назад
😂😂😂😂 waa nin ++ wlhi ninkani waa funny
@haawoali3733
@haawoali3733 3 года назад
Inta ali oromo aan dhowr jeer ku ceshtay wlhi qosolka iga dhamaadey🤣🤣🤣🤣🤣
@Sheekhmaxamuud123
@Sheekhmaxamuud123 3 года назад
Inti isle maaanta ceegaag mid lagalinayaaa like sar
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 года назад
War Taxanuhu Haduu Dhamaad Yahay ciid Mubarik Ban idin Leyehay Somaliyey Waana Idin Salamaya Waa Inoo Iyo ramadanta Danbe🥰
@rweydasmcl3635
@rweydasmcl3635 3 года назад
asc wan idin salamay koox dawac diwaano dhaan tiin hibaaq wantageraa
@farxiyaahmad7392
@farxiyaahmad7392 3 года назад
Inta sugaysa in lasoo daayo ismuuujiya😎😁
@caabida4239
@caabida4239 3 года назад
walalayal qofkasta oo qoraalkeyga arka waxan alle darti uga codsan ii ducee in ilahay ii fududeyo murad aan leeyahay oo aad oga murugeysanahay alle khayr badan ha idin siiyo
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 года назад
Waaa balan inan kuzoo ducayn doono maandaama aaan fariintada arko anad murugaysan tahay
@caabida4239
@caabida4239 3 года назад
@@najaxyousuf6813 janada ilahay ha ku geeyo walashay
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 3 года назад
Allah hakuu fudaydiyo
@nadiirayuusuf3660
@nadiirayuusuf3660 3 года назад
muradkagon macsi lahyn rabbi midigta hakaa saaro hno mcn murugadana farxad hkugu bdalo wll wnkuso ducynya mrwlpa
@godeybrothers6146
@godeybrothers6146 3 года назад
Allaha kuu sahlo Muraadkaga midigta allaha kaa siiyo
@abdifarah6847
@abdifarah6847 3 года назад
Inta xayeysisku dhibo like iisara
@umams2905
@umams2905 3 года назад
Waanka xumahay bishii dhamaatay flimku wuu dhamaanayaa 🇫🇷😭😭😭from france
@shaficali2304
@shaficali2304 3 года назад
🇧🇪
@mustafefaarah1900
@mustafefaarah1900 3 года назад
Sorry inbti😓
@nouradinyusufofficial
@nouradinyusufofficial 3 года назад
Filimku waa dhamaad😂😂
@inanabiadem2646
@inanabiadem2646 3 года назад
JacayL iyo 5000🤣👊mustafe 👇
@zakariyeidiriz7514
@zakariyeidiriz7514 3 года назад
500 $ 𝚠𝚎𝚢𝚎𝚑😂😅
@nasriinamohamed3020
@nasriinamohamed3020 3 года назад
Alah naga aqbalo sonki&saladi acmashi qery ka ah alah nagu garsiyo cafimad Eid bash bash bash Alah naga garsiyo cafimad sanadkn sanadkisa cafimad&nabad EID MUBARAK ♥ ❤
@maxdar11
@maxdar11 3 года назад
Hadaa ma naagbaan guursan lahaa 😂😂 ceegaag
@cabdiqanimusic
@cabdiqanimusic 3 года назад
Hibaaq ha guursato cali aromo😳🤣🤘 kaayare timaawayle iyo hablaha yaryar baan filinka u sanifay😡
@dhemanmaxameddheman931
@dhemanmaxameddheman931 3 года назад
Naga xishood waryaa
@zahrat2
@zahrat2 3 года назад
Aniga xitaa lkn maba daawado Waan is dhaafiyaaa
@cabdiqanimusic
@cabdiqanimusic 3 года назад
@@dhemanmaxameddheman931 😂😂 kuwaa yar yar miyaad hayd😁
@cabdiqanimusic
@cabdiqanimusic 3 года назад
@@dhemanmaxameddheman931 livela markuu yahay ban dawadaa laysma dhafin karo
@dhemanmaxameddheman931
@dhemanmaxameddheman931 3 года назад
Wryaa yanan sandaqada kugu dumine naga dhamoow
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 3 года назад
Ciida Ciida Ciid Wanaagsan Ciiida 2021
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 3 года назад
Horta waaba rabadaane naagta timaha qaawan maad soo asturtaan. Talk Remit cidkale xayeysiiska ha u dhiibtaan ama ha soo asturaan oo alle haka baqdaan.
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Wax qaawan uma jeedno,, ee caadi iska dhig
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 3 года назад
@@amalismail7772 kuwa laga dhanaansado ayaa tahay marka 😂.
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
@@WaayeelkaJaqafsada cadee Ada iyo afkagadada aad la wareegayso jooji.. wax bilaa akhlaaqa ayaad tahye,,🤐🤐🤐🤐Shut up your big mouth, digger 🤮🤮🤮
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 3 года назад
@@amalismail7772 runtu waxa ay tahay naagtaa madaxa qaawan in aad u doodaysid, haddii aad akhlaaq leedahay aadyar baad noo mahadnaqi lahayd. In lagaa dhanaansado kama dhaaran kartid 😂.
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 3 года назад
Haddii aad doonayso in aad aragto waxa aan sheegayo eeg daqiiqada 0:45.
@user-of9lt6hu1p
@user-of9lt6hu1p 3 года назад
10kii dambe ee ramadan ayaa la ilaaway Wax Ana lagu washay ciid iyo dhaldhalaal aduun subxana allah
@hamdaabdullah2468
@hamdaabdullah2468 3 года назад
Sidan u so eegayay indhi i dalen ba war naga so dhakhsada filinka inay gabarti dishay hibaaq anu eegne 😂😂😂
@ziizomosim6430
@ziizomosim6430 3 года назад
iidan inta iidaysa iyagon jacayl kodi haysan ama ay kala tagen anigo inta haysan ayaan ku jira😭😭😒🙁
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 года назад
Wixi alle kuu qoraba alxamdlh dheh aduunka qofkii ugu qalisanaa ayaad haysataa oo ah hooyo mcn iyo aabe CID kle Waxba sheegimayzo
@queenhafsa5201
@queenhafsa5201 3 года назад
Ana kulamida oo kala hadhnay 😭😭😭Eid mubarak
@abdikarimomer2732
@abdikarimomer2732 3 года назад
Waxa mad baga soo daysaan mise waan idiin daynaaa waad nagu silci seene
@mutazmohamed7132
@mutazmohamed7132 3 года назад
pls filimka markad jojisan rmdan ta danbe hadi an gadhno halkii ad ku jojiseen ka bilaba ya igu racsan like ta dhac ku siya
@safiyaiimaan6686
@safiyaiimaan6686 3 года назад
Asc dhaamaan waan idin salaamay reer wacdi iyo waano waxa lasugaaba sida loogalo ceegaag
@zamzammahdi3649
@zamzammahdi3649 3 года назад
Yes qofki ugu zo horyey ahey manta🙃
@seerahanolosha9992
@seerahanolosha9992 3 года назад
Wlee mlaa anaa kaasoo hureeyey apti
@Mhamett_1
@Mhamett_1 3 года назад
Wlhi mada ugu horeyay
@haji509
@haji509 3 года назад
😂😂😅 ceegag Hada ladiisa iGa qosliYa waxaY ilatahaY IN Hinaasa tir laba gaadhi looga qaadi doono waxuu noq day Dharigii labada dhinac ka gubanaYaY 😂😍✋
@ruqiyoabuukar7060
@ruqiyoabuukar7060 3 года назад
Maasha allaah horay usocda walaakeheyg
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 3 года назад
Mayee waa nin plus plus Cali oromo waa balaayo 🤣🤣
Далее
Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q28aad
39:20
Просмотров 316 тыс.
Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"
46:17
Просмотров 165 тыс.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
XAAL ADDUUN SHORT FILM
23:40
Просмотров 14 тыс.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
LAXANKA BOQOR BUURMADOW
2:27:14
Просмотров 554
Musalsalka Wacdi & Waano 2021-Q27aad
30:38
Просмотров 199 тыс.
WACDI IYO WAANO XALQADA 17AAD
29:18
Просмотров 512 тыс.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33