Тёмный

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 5 AAD 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 714 тыс.
50% 1

MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 5 AAD

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 778   
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 7 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 7 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam
@user-pe4ux9vw9s
@user-pe4ux9vw9s 7 месяцев назад
𝘚𝘤𝘸
@user-oo1oz5ik1z
@user-oo1oz5ik1z 7 месяцев назад
Scw scw scw
@riraamapdi662
@riraamapdi662 7 месяцев назад
Scw scw scw scw❤❤❤❤
@riraamapdi662
@riraamapdi662 7 месяцев назад
Scw🤍🫀🫀🤤
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 7 месяцев назад
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@baarliincali4486
@baarliincali4486 7 месяцев назад
Aamiin yaarabi 🤲
@user-uo1ni2gt2t
@user-uo1ni2gt2t 7 месяцев назад
Aaamiiin😢😢
@fihiimayuusuf1238
@fihiimayuusuf1238 7 месяцев назад
Amin wllo mcn wa buka bee❤❤
@haboncatosh6577
@haboncatosh6577 7 месяцев назад
Aamin amin
@FadumoCabdixasan
@FadumoCabdixasan 7 месяцев назад
Aamin aamin😢
@ApdiraHmaaN_ALi
@ApdiraHmaaN_ALi 7 месяцев назад
Alle Caafimaad iyo Bashbash Hanagu Gaadhsiiyo Pisha Barakaysanee Ramadaan ❤
@xamdimaxmed5135
@xamdimaxmed5135 7 месяцев назад
Amiin yarabi🤲
@user-yq6zj1lx1l
@user-yq6zj1lx1l 7 месяцев назад
Aamiin ❤❤
@Nikekicks-yk7eq
@Nikekicks-yk7eq 7 месяцев назад
Amiin
@zammyali3047
@zammyali3047 7 месяцев назад
Amin yaa rabi
@user-mm4ge7fz5l
@user-mm4ge7fz5l 5 месяцев назад
Aamiin Aamiin yaa rabi
@mohamedabdishakur144
@mohamedabdishakur144 7 месяцев назад
Qof walboo oo fariintaydaan akhrinaayaa si sharaf iyo karaamo leh baan kuu salaamay wlle 🙏❤💯
@ManaLadem_5
@ManaLadem_5 6 месяцев назад
Wn ka qaaday wll
@user-tf1tq8sr8c
@user-tf1tq8sr8c 7 месяцев назад
Asxbey an ku salino Nabiga Mohamed scw scw scw ❤❤❤❤
@aishailhan4971
@aishailhan4971 7 месяцев назад
scw❤
@ayanahmed915
@ayanahmed915 7 месяцев назад
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 7 месяцев назад
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@user-ws4rh7ml4z
@user-ws4rh7ml4z 7 месяцев назад
Scw
@Hamdaahmed-xq6nc
@Hamdaahmed-xq6nc 6 месяцев назад
Zcw zcw
@saadiaali9735
@saadiaali9735 7 месяцев назад
Ziyad iyo rerkoda wanlaqirode run ahanti😢😢😢😢 filimka wuxu katurjumaya waxa adhunka kadhaacayo😢
@dr.abdihakimmohamud8442
@dr.abdihakimmohamud8442 7 месяцев назад
Xogmaaal filmkii sir iyo caad inoo dhamaystira fadlan, sidii jahwareer ha ina yeelina🙏🙏
@zamzamabdirashid7676
@zamzamabdirashid7676 7 месяцев назад
Ala ma aragte wlh jahwarer melcidlo eh nogatagen
@dr.abdihakimmohamud8442
@dr.abdihakimmohamud8442 7 месяцев назад
@@zamzamabdirashid7676 haaa film aad umacaaan haday bilaaabaan, waa sidaas madhamaystiraaan qabyo ayay ugatagaaa. Abuukar mahdi intaas film ah sameeyay mid walbana wuu dhamaystiray.
@NaftamoalimDaud-dg6ji
@NaftamoalimDaud-dg6ji 7 месяцев назад
Sir iyo caad wahilmameen
@sucaadsalam
@sucaadsalam 7 месяцев назад
Xaqiiqa tana waxaa katuurtay isha ✅
@maryanguled6553
@maryanguled6553 7 месяцев назад
Hal xalqaa kadhimane 15 wuuku dhamaanaa aawaayhee
@DrsfardowsoAli
@DrsfardowsoAli 7 месяцев назад
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚
@Burcogril
@Burcogril 7 месяцев назад
Qofta subax kazTa 100 jeer dhehdaan AHaY الحمذ الله
@DrsfardowsoAli
@DrsfardowsoAli 7 месяцев назад
@@Burcogril Masha Allah go forward
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 7 месяцев назад
Caawa filmku waa emotional 😢 lkn sir io caad aaway hee😢
@maryanguled6553
@maryanguled6553 7 месяцев назад
Sir iyo caad waawareey soodaaya wuuww
@NiciimaAhmed-eu5ux
@NiciimaAhmed-eu5ux 7 месяцев назад
Inagu filim ahan ban udawaneyna lkn dadbu runrun ugu dhaca😢😢😥
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 7 месяцев назад
Waa run walalo allah ha ka dulqado dhibka inti kuu jirta nolol sidan oo kale ah
@NiciimaAhmed-eu5ux
@NiciimaAhmed-eu5ux 7 месяцев назад
@@anabellarobleh1077 𝕒𝕞𝕚𝕚𝕟 𝕨𝕝𝕝𝕠🤲😢
@ManaLadem_5
@ManaLadem_5 6 месяцев назад
It's really 😢😢😢😢
@ifrahibrahim9641
@ifrahibrahim9641 7 месяцев назад
ilahaw inta muqadarka dilotay Ilahow so hanuniyo amiin
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 7 месяцев назад
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw scw ❤❤❤❤
@prettynadda988
@prettynadda988 7 месяцев назад
Filinkan wxu ka hadlaayo dad noloshooda cadiga ah ku nool ma jira very sad wlh alleh umadada ugargaar🤲👏
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 5 месяцев назад
Haa reero bdanba jira ila hda kujira anaguba noloshaso kle wnku jirnay yaraantayadi 😢alxmdulilah hda wnka baxnay
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 7 месяцев назад
Congratulations 🎉 👏 900k team xogmaal💕💯 guuleysta i.a sida aad noogu heelan tihiin thank you all
@rukhiyomuusemahdi8502
@rukhiyomuusemahdi8502 7 месяцев назад
Sir io caad aaway mala soo deynaayo tiinaa u xiisayeeyee noo soo deeya ❤
@user-jd2bq6vw9f
@user-jd2bq6vw9f 7 месяцев назад
Kanaa ka macaan😂❤
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 7 месяцев назад
Marka heysata saxib wanagsan duruf kasto ku haysata wad u samri kadha 🥺❤
@user-il8yr4et2e
@user-il8yr4et2e 7 месяцев назад
Inta musalsalka jawi degan Ku daweynaysa😂😂
@asmafod1435
@asmafod1435 7 месяцев назад
Ax ax😢😢😢😢 Ilaahow dadka nolosha u fudaydiii yaa Rabiiii
@nimconalka4344
@nimconalka4344 7 месяцев назад
Gumeysi hanagu bilabine musalsal daqiiqada badiya ugu yaran 30 daqiiqo waxay hada san ma musalsal ba mise wadna lasoo daahaysan san naga badala plz
@DrIsmailMuse
@DrIsmailMuse 7 месяцев назад
19min Ayay soo daayeen 2min hore waa hordhaca fimka, min 3aadna waa qeybtii udambeysay xalqadii hore , daqiiqada 17aad ayuuna ku dhamanaya oo 2min ee udambeya xayaysiis kale weeye, taa macnahedu waa: 19min- 5min=14min Walalayal 14min film noqon maysee film cadiya soo daaya ama 3da xalqadod ayaan jimcha israacsan
@ismailmuse9839
@ismailmuse9839 7 месяцев назад
😂😂😂 anigu 2 ama 3 xalqadod is raaacistaa taliye, haku xiiqin somali weeye waligood kuu kordhin maayan
@DrIsmailMuse
@DrIsmailMuse 7 месяцев назад
Waa iga ogeysiin UUn indr, sidaana nama qabato
@ismailmuse9839
@ismailmuse9839 7 месяцев назад
😂😂😂 xogmaalow naga soo garbaxa
@Deeqfaarax1
@Deeqfaarax1 7 месяцев назад
KU SALI NABI MAXMED CSW ❤❤❤❤❤
@Luulsaid-bl7nj
@Luulsaid-bl7nj 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-ws4rh7ml4z
@user-ws4rh7ml4z 7 месяцев назад
Scw
@hothanmoha5282
@hothanmoha5282 7 месяцев назад
scw ceyda qurux❤
@munaomar2230
@munaomar2230 7 месяцев назад
Odayga socodkisan ugu necbahy Balo. Islaka lushay filmka wuxu ka hadlaya qiso runa Oo ilahada dadkena qaar ku nolyihin Ilahow u gargar 😢😢
@ifrahibrahim9641
@ifrahibrahim9641 7 месяцев назад
ilahaw Amiin
@Bushr944
@Bushr944 7 месяцев назад
Odayga socod kisa waa funny 😂😂😂😂
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 7 месяцев назад
2 tilaabo horay 5 tilaabo gadaal hhhhhhhhhhh
@amaalabdullahi9628
@amaalabdullahi9628 7 месяцев назад
😂😂😂
@sumayamaya8568
@sumayamaya8568 6 месяцев назад
@@zainabmohamed1644 wallaahi waa run😂🤣🤣
@user-fz4tg8uv6m
@user-fz4tg8uv6m 6 месяцев назад
​@@zainabmohamed1644😂😂😂
@user-jx8eq2og1t
@user-jx8eq2og1t 7 месяцев назад
Ziyaad hooyadiii jiliinkeedu waa 10/10
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 7 месяцев назад
Lakaiin gabadheeda wayn xaq bay kagalahsaa
@zainabmohamed1644
@zainabmohamed1644 7 месяцев назад
Siyaad waa inanka wayn ee reerka safana waa inan yar oo la suureeyay bal.waa tane saabirin ma jinba ama cirkay ka timid ciilbay igu dileen reerkaan
@ikraanbilan9740
@ikraanbilan9740 7 месяцев назад
Kusali xabiibkena Mohamed zcw ❤
@ifrahibrahim9641
@ifrahibrahim9641 7 месяцев назад
Scw Scw
@user-wp2xd9hc9c
@user-wp2xd9hc9c 7 месяцев назад
Salalaahu calayhi wasalam
@LadiyaLadan
@LadiyaLadan 7 месяцев назад
Wlhi filmkani qalbigaygu taabtay😢😢😢 Illahay dadka xaldadaa ku zugan ha u gargaaro, qalbigogana ha qaboohiyo dadkena habowsana Allah ha so hadeeyo😢😢😢😢
@AWO-vp4xj
@AWO-vp4xj 7 месяцев назад
taxi laha aduunka ugu qalisan tahy ku lahaaa😂😂😅
@user-yy3zk8wn3y
@user-yy3zk8wn3y 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 7 месяцев назад
This is emotional 😢film Wu dhafy
@user-si3bs9yo2v
@user-si3bs9yo2v 7 месяцев назад
Wllhi waa xaqiiqa dad badan àyaa ku ku sgan xaladan😭😭😭
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 7 месяцев назад
Waa filim fican balse wad nagu yaraysen daqiqadaha noo kordhiya horey uu socda team kaygi ❤From djabuti
@Aboumahadsan8
@Aboumahadsan8 7 месяцев назад
From jabuuti🇩🇯🙋‍♂️
@fathiyafathiya8599
@fathiyafathiya8599 7 месяцев назад
Odayga mirqaansani jiliinkiisu waa 100/% 👏👏👍
@Raliyaibrahim-th4lx
@Raliyaibrahim-th4lx 7 месяцев назад
Haa Socodka iga daran😂😂😂
@sumayamaya8568
@sumayamaya8568 6 месяцев назад
@@Raliyaibrahim-th4lx ma aragtay😂🤣
@faadumoaxmed-dq8yd
@faadumoaxmed-dq8yd 7 месяцев назад
Anigooo ig un uu yahay filim ayaa hadan qalbiga Xanuu 😢😢❤
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 7 месяцев назад
Xogmaal fadlan film noo dheereya wakhtiga fadlan waayo anagaa wax nagu tihiin😢
@user-zi5hf4yy7e
@user-zi5hf4yy7e 7 месяцев назад
M.a keep going team xogmaal media ❤❤
@user-iy5zv1gm8e
@user-iy5zv1gm8e 7 месяцев назад
Yaarabi qofwalba oodhibaataysan kasaardhibaatada 😢😢
@user-yl8ch3rz6o
@user-yl8ch3rz6o 7 месяцев назад
Nio odayga socodkiissu waa funy wllhi😂😂
@AyaanMohamed-ry8eo
@AyaanMohamed-ry8eo 7 месяцев назад
Haa ma aragtay😂😂
@sumayamaya8568
@sumayamaya8568 6 месяцев назад
haa ma ila aragtay
@ahmadjimale
@ahmadjimale 7 месяцев назад
Musalsalkii ugu caloolxumada badnaa ayaad. Jisheen😢
@Nagiib_radhiid
@Nagiib_radhiid 7 месяцев назад
Xogmaal pls wakhtiga ha kordhiya pls 🙏🙏. Mahad sanidin dhamaantin 🌹❤
@cabdiwaasacraage
@cabdiwaasacraage 7 месяцев назад
Sg
@user-yw3kg7fq4t
@user-yw3kg7fq4t 7 месяцев назад
Wll waxad ishegta maqayb tan uunbey ku ekey si yeen
@Bilan3366o
@Bilan3366o 7 месяцев назад
Ilaahoow xaakadaha aduun jiq ha nagaga dhigin 😢😢😢😢😢😢
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 7 месяцев назад
Filmkani Qalpi xanuun waaye 😢😢😢
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 7 месяцев назад
Caawa waad nagusoo yarayseen miridhada soo kordhiya fadlak
@MumtazAxmed-xx1yv
@MumtazAxmed-xx1yv 7 месяцев назад
Masha Allah keep going xogmaal media 😊 Thanks you ❤😊
@muntaseyyyyy
@muntaseyyyyy 7 месяцев назад
Smiyey🤣🫀
@mohamedabdishakur144
@mohamedabdishakur144 7 месяцев назад
Xalqadu caawo waa wada murugo😢
@Sundus_family22
@Sundus_family22 7 месяцев назад
Walahi.wafilin.qiradis.wata waniska oye ruunti😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mahamed_jama
@mahamed_jama 7 месяцев назад
Caawa Anaa ugu horeeya
@saalaxxusencabdi1057
@saalaxxusencabdi1057 7 месяцев назад
Waxa uguweyn eenkafaa iidey musalsalka waa inaad leedahey saaxiib kulaqeybsa murugta
@user-xg9gd3ej6u
@user-xg9gd3ej6u 7 месяцев назад
Allh wllo lasoodhakhsda aad buu mcnyahay wllhi
@najmakeyseosmaan3423
@najmakeyseosmaan3423 7 месяцев назад
Cabasho 🚨🚨🚨 Wxn ka cabanyna in laba qof haday isla hadlayan an qofka kale codkiisa la maqlayn marka intaan naga hagajiyA
@Mss_wiriiri.
@Mss_wiriiri. 7 месяцев назад
I can't wait soo dhaweeye please 😊
@keyowkeey216
@keyowkeey216 7 месяцев назад
maxa part6 dare
@aminahassan6494
@aminahassan6494 7 месяцев назад
Wax badan flim ka daawanay laakiin waqtiga glimka noo kordhiya innshallah ❤❤❤😊å
@hassanmaxamed4059
@hassanmaxamed4059 7 месяцев назад
Waa xaalada ay marwada sharafta lihi u soo koriso ubadkeeda illaahay hooyoyinka dhawr❤
@user-jj2xe1ry4n
@user-jj2xe1ry4n 5 месяцев назад
Siyad et sa mère se ressemble beaucoup mâcha allah ❤
@user-yv9yb4os2m
@user-yv9yb4os2m 7 месяцев назад
😢😢ayy best filim
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 7 месяцев назад
Dadka caba ma sidanay u socodaan ta xigta qiso dhab ka hadlaay waxa jira wllo Nolan isgu ah subxanalah
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 7 месяцев назад
Dhaman dadka muslimiintaa Ilaahey dartiii isoocawiya
@iqromohamedsaid3499
@iqromohamedsaid3499 7 месяцев назад
Horta flimki sir iyo caad halkuu kudanbeyay 😊
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 7 месяцев назад
First coment musalsalka daqiiqadaha soo badiya asxby plz🙏✌
@RaxmaMustafe-fm9mn
@RaxmaMustafe-fm9mn 7 месяцев назад
Part 6 lasoo dhaqsada ❤
@user-yw3kg7fq4t
@user-yw3kg7fq4t 7 месяцев назад
Wll gormesodhacaysa talow
@queenhibak3989
@queenhibak3989 7 месяцев назад
Xamda jamac ❤ quruxbadan wlshy
@abdiwalimohamed7143
@abdiwalimohamed7143 7 месяцев назад
MASHA ALLAH DHAMAAN TEAMKAANI WAA DAD XIRFADA JILIINKOODU AAD U SAREEYO FILIMKUNA QISO AHAAN AAD BUU XIISO U LEEYAHAY RUNTII OTHER SIDE HAL GABADH BAAN IDINKA CAASHAQAY SAXIBAYAL EE HADAY MADAXBANAAN TAHAY 100 GEEL AH IYO BAARQABKIISII IGA QAATOO IGU SOO QABTA QOFTA Mrs:~ HODAN INDHO DEERALEY
@dheemaniyoluul1691
@dheemaniyoluul1691 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂Dollar iyo dahab ku bedel geel cidina wax kuma fasho hadee
@abdiwalimohamed7143
@abdiwalimohamed7143 7 месяцев назад
@@dheemaniyoluul1691 😂 OK SIS DEAL WARKU WAA DHAN YAHAY
@user-uf6ze7pi1x
@user-uf6ze7pi1x 7 месяцев назад
Dhiikarku waxay ismail jilinkiisu 10/10 dadbadan ayaa xaladan kusugan ilahayow farash khayr qaba ufur😢
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn 4 месяца назад
subxaanalaah wuxu waa jilliin wll de 😂
@SamsamAbdirashid-hj7tq
@SamsamAbdirashid-hj7tq 7 месяцев назад
Daqiiqadaha uu socdana wad nagu yarayseene kolay kana wad joojinaysin uune waxad bilowden oo dhamaysanba lama arag xogmaaley😂😂
@abayleofficial2098
@abayleofficial2098 7 месяцев назад
Gabadha filimka ugu qurxoon zapariin..😫❤️😂
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 7 месяцев назад
Mansha Allah dheh
@abayleofficial2098
@abayleofficial2098 7 месяцев назад
@@khadramaxamud1632 Qalbiga kadhahayy
@najmanuuracali3492
@najmanuuracali3492 7 месяцев назад
Walhi ruwayadan wax badan ka faidaay wax badana wan ka bartay😢😢
@NasriFarah20
@NasriFarah20 7 месяцев назад
Marka filimka dawada qaybta siyad iyo cidooda waxa iguso dhacdo Xadiiskii ahaa Aduuunka waa xabsiga mu,minka iyo janada galada😢
@AxmedCaydiid-f3c
@AxmedCaydiid-f3c 7 месяцев назад
xugmaal media wlhi gacn utaagay🙏🖐❤🤦‍♀️🙅‍♀️👩‍🎨
@Naamso3c
@Naamso3c 7 месяцев назад
Only 19 min What's this my dear entertainers even make it at least 25min jaw.
@SAHRASHAAD-ci1mm
@SAHRASHAAD-ci1mm 7 месяцев назад
Director mahad❤
@user-fq1pc8rs4g
@user-fq1pc8rs4g 7 месяцев назад
Thanks Dhamaan😊
@Suddoboy
@Suddoboy 7 месяцев назад
Tankis xogmal media iyo jilayasha🎉❤
@Hodan-hn5sb
@Hodan-hn5sb Месяц назад
Sooreey
@xafsalajecleyyy5060
@xafsalajecleyyy5060 7 месяцев назад
Oo musalsalka xaafdahayagaba lagu duubaaa show😮😂❤❤
@qumeiniahmed6437
@qumeiniahmed6437 7 месяцев назад
Wax ka jil dee😅😅
@samiiraahmed1451
@samiiraahmed1451 7 месяцев назад
😢😢😢😢 xanuun badna
@filzandiamond125
@filzandiamond125 7 месяцев назад
900k hambalyo xogmaal media
@KhadraFarxan-ko5jh
@KhadraFarxan-ko5jh 6 месяцев назад
Ku saliya nabigena muxamad scw ❤❤❤❤❤
@farhioadan9074
@farhioadan9074 7 месяцев назад
Odaygu waa funny 😅😅😅
@MaxamedaliMaxamedali11
@MaxamedaliMaxamedali11 3 месяца назад
Qofkii aniga iga danbeeya ee hada bilawday film kan wad ka so ragtapy😂
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 7 месяцев назад
filimkan waa xaqiiq jirta 😢
@ilhamsharaf
@ilhamsharaf 7 месяцев назад
An ku salino ❤nabigeyna ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 7 месяцев назад
Walalayal la soo dheere filmka
@hamdabilan838
@hamdabilan838 7 месяцев назад
Murug Io ilmo daremaya 😥🤲
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 7 месяцев назад
Ilmadi qarsoonayd wuu yahay😢😢😢😢 ilaahow umada ugargaar
@mohamedkaraamaofficial
@mohamedkaraamaofficial 7 месяцев назад
ismaaciil is the best jilaa in the film😅😅
@NuuraCabdi-z7q
@NuuraCabdi-z7q 7 месяцев назад
Cawa madawankarayo walhi qalbiga kuxanunaya😢😢😢😢😢😢
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 6 месяцев назад
Guri kaste wariifaa joogta😂
@ayushupdy
@ayushupdy 7 месяцев назад
Ayy best flim ❤❤❤❤
@hazzani1459
@hazzani1459 7 месяцев назад
Best film ❤
@siciidocabdullahi1130
@siciidocabdullahi1130 7 месяцев назад
MashaAllah waaye❤😊 lkn codsi daqiiqadaha ino badiya😅45 noga dhiga
@makkadagan876
@makkadagan876 7 месяцев назад
Aniga Abaha Siyaad Sidow u socodo qabkisa layabanhy hadulduline darbiga qabso ha 😂
@user-ok5if7in8m
@user-ok5if7in8m 7 месяцев назад
Haygu o dhaninadee safayar way dhiman doontaaa 😢😮
@jimcaalemahamud7919
@jimcaalemahamud7919 7 месяцев назад
Keep going 900 k Congratulations 🎊 Xogmaal media
@user-wf1pq9jr3t
@user-wf1pq9jr3t 7 месяцев назад
Walaalo yaal noogu soo dhakhasada plz waa iga codsi😢❤
@ibrahimsalat4182
@ibrahimsalat4182 7 месяцев назад
Wlh waa musasal xanun wata😢
@user-iq6bp8ey6n
@user-iq6bp8ey6n 7 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢 qalpi geygu ad bu dabcsanyhy filimkn ilmada wan ceshan wayey
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 7 месяцев назад
Inaalilaah caawa maxaa kasiya filimkan😢😢
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 7 месяцев назад
Xaqay tegi the most hilarious man in the series 😂
@xaqaytagi
@xaqaytagi 7 месяцев назад
😂 🍷
@naiimaaahmad
@naiimaaahmad 6 месяцев назад
😅😅😅
@taheyungviloveyou6929
@taheyungviloveyou6929 7 месяцев назад
War de filinka so badiya wll anaku sabiskaraybta wan idin sarne naga naxa
@hoodoabdi5402
@hoodoabdi5402 7 месяцев назад
Waxay intan yaree gabanii😢😢😢😢 Yara dheraysiya
@jamahussein7522
@jamahussein7522 7 месяцев назад
Ala wll ku soo dhakhso ❤❤❤❤❤❤
@NK.135
@NK.135 7 месяцев назад
Wa 15 min Mrka xayasiisyadan laga saaro walahii
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 11 AAD
23:09
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
DEH DEG DHALINYARADA G.AWDAL OO HUBKA QAATAY
11:20
Просмотров 2,9 тыс.
ilwadquruxey naag  hasoo dhawesan
2:32
Просмотров 23 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 17 AAD
20:58
Просмотров 894 тыс.
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Просмотров 230 тыс.