Тёмный

Short Film - Walaalaha - Kaalinta Walaashaa Ay Ku Leedahay Noloshaada.  

Jiil Media
Подписаться 259 тыс.
Просмотров 359 тыс.
50% 1

Short Film-kaan wuxuu soo koobayaa ahmiyadda walaasha kula dhalatay ay kuu leedahay iyo in aad caawiso markii ay howsha guriga ay qabanayso, si aad adiguba aad wax uga barato oo noloshaada danbe aad ku anfacaado.
Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Опубликовано:

 

4 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 301   
@muna607
@muna607 4 месяца назад
Ragu marka ey kali yooban ayey dareemaan waxa ey dumarku u qana jiren lkn is ku wad mid maaha qaar aya geesiyaal oo dumarka caawiy sida hoyoyinkod iyo walalhod iyo xaasaskod kaasi waa nin raged nabi muxamdab (scw) xaasaskis wu caawin jirey ee ka Tusaale qaada ragow🥺🤴
@muhanyare3497
@muhanyare3497 4 месяца назад
Aniga wan dsren sanahy couse gabar ilama dhalan wll la,aan dhibke ledahay wan daremay 😊
@user-pm6jy8hd3m
@user-pm6jy8hd3m 3 месяца назад
@user-uv8lm8lt3d
@user-uv8lm8lt3d 3 месяца назад
Sorry abowe
@user-mh5nb3xq7d
@user-mh5nb3xq7d 3 месяца назад
😢
@user-alta
@user-alta 3 месяца назад
Waa runtaa wall shaqada dumar kaliya looma abuurin
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 3 месяца назад
Gabar kasto somali ah waa walashey muqaalka wakahelay thanks
@MahamedAden-pp6yb
@MahamedAden-pp6yb 3 месяца назад
Hadaa😂😂😂
@MOHA2024M
@MOHA2024M 3 месяца назад
​@@MahamedAden-pp6yb😂😂😂😂
@micrajyusuf-qm8fl
@micrajyusuf-qm8fl 2 месяца назад
Gabar san lola dhaqmayo ma jirto
@Armaan_addou
@Armaan_addou 4 месяца назад
allow waa ramadaane gabdhaha ila dhashy danbigooda dhaaf janadadana ku irsaaq ` iyo dhamaan gabdhaha musliminta gabdhahena cml si walbo aad dunida ugu wareegto ma so heleysid dhan walba ayey naga kaaban 😍
@ubaxiinaa
@ubaxiinaa 4 месяца назад
Amiin walal❤
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 3 месяца назад
Amiin yarabi
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 4 месяца назад
Runtii waa dhaqan xun oo soomaalidu leedahay inay ragana waxba loo dirin yagoo awooda Alle dambigooda ha dhaafo dumarkeena shaqa culus ayay noo hayaan
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 4 месяца назад
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine shine shine prophet Muhammad scw scw scw❤☝️🕋♥️
@jamilanor653
@jamilanor653 4 месяца назад
Walkey iga yar ugu dambeyn wuu bartey bariis macan sida loo kariyo😊❤ Wall la'aan Allah nama dhigo, lkn daruuriyadka in la barto waa muhiim gabar iyo wiilbo.
@sahalcabdirashiid2910
@sahalcabdirashiid2910 4 месяца назад
Wan jeclahay Gabdhaha balse man arkin gabdh wllshy ah ina gabdh dhalo wan jeclahay hooyona allh gabar ha iisiiyo 😢😢
@bintukaamil
@bintukaamil 4 месяца назад
Aamiin aamiin wll
@Fowsiyocabdiahmed
@Fowsiyocabdiahmed 4 месяца назад
Amiin
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 месяца назад
Nimcaa ku dhaaftee illahey gabar haku siiyoo kuwii horee xushmada iyo xishoodka lahaa hakaga dhigo
@sirajurahmanmohamed1037
@sirajurahmanmohamed1037 3 месяца назад
Amiin
@user-lf9qj3jq7b
@user-lf9qj3jq7b 2 месяца назад
Aamiin❤
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 4 месяца назад
Riyayadaan waxa ay isoo xasuusiday walashay ifraax iyo howshii tirade badneyd ee gurigeena runtii gabdhaheena somaliyed dhamaantood waa qaali ❤
@queenanisa1589
@queenanisa1589 3 месяца назад
Waqali io wa San wax Maso kordhinese wll gabdhaha in lacawiye raban الرجال قوامون على النساء baa waxa lobadalay dumarka ka awod badan raga subxanallah
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 месяца назад
■Gabar soomaaliyeed waa Mahadsan tihiinkhaasatan walaalahay aan jeclahay ▪︎▪︎kuwo dharka Noo Feereeya,noo dhaqa,kuwo cunto noo kariya , ■ kaliya waxaa u samayn jiray Inaa ,inaan wax u soo gado, dalxiis geeyo , Wax walba ay rabaan u gado , Si walbay tahay abaalkooda ma gudi karo. ■ waxaan hada anoo qurba jooga samaystaa wax walba ay qaban jireen , ▪︎▪︎ ●guulaysta walaalahay aan jeclahay ❤❤❤🇸🇴❤❤❤
@Xamdimohamed-kb5tu
@Xamdimohamed-kb5tu 4 месяца назад
Waa mahadsantahay❤❤❤❤
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 месяца назад
@@Xamdimohamed-kb5tu adaa mudan my sister
@ayaantifow2709
@ayaantifow2709 4 месяца назад
M.a wanaagaga❤😢
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 4 месяца назад
Mahadsanid 💯👏👏
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 месяца назад
@@ayaantifow2709 waxba ma qaban gabdhaha soomaaliyeed waa hanti aan la heli karin,●
@user-qf4vy6hn4g
@user-qf4vy6hn4g 4 месяца назад
Jiil media deserves 1million subscribers and more❤❤
@maryankoofi
@maryankoofi 3 месяца назад
Gdwtj#
@arafatmohamedosman1106
@arafatmohamedosman1106 3 месяца назад
Alxm 3 gabar ayaa ila dhalatay alle ha iidaye abaalkoda magudi karo wey isoo koriyeen wllhey Caasho iyo saynab waa curadaha reerka dhan Howsha guriga iyaga qaban jiray wax walba xoga markan madaxa kor usoo qadnay waxa kaliya qaban jirnay dharka qof walba isaga ha dhaqo ayeey ahayd m.a wana ku tababarnay allow idin daa waa idin jeclahay thanka kun mar gabdhaha somaliyeed all love you❤❤❤❤
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 4 месяца назад
Allah Hooyooyinka goormee wiilasha iyo gabdhaha ey dhaleen ukala cadaalad falaayaan Asagoo dhibaayo ayadoo howl walba heyso aa hadane la dhahaa wiilka kaa weyn ha isku taagtaagin yaab
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 месяца назад
Waa dulmi naagtii cadaalad samaysana way caayaan naawilka ha ceebayn ayay dhahaan hadhowna Dariskaa kusheekaysta
@user-oq1is5pv1f
@user-oq1is5pv1f 4 месяца назад
Dhaamaadka filimka wlhi waa ilmeyay mana aqano sababta😢😢😢
@MawliidCumar-jf9rq
@MawliidCumar-jf9rq 3 месяца назад
Alle hablaha walalahay ah janadii firdowsa gee ameen amen
@funnyvideos.33
@funnyvideos.33 4 месяца назад
Warde ninkan uu iga xanaajiyay gabdhaha aad ban ugu naxariisana ee doqonimada iyo kibirka gabdhaha ha laga daayo
@asioaxmed875
@asioaxmed875 4 месяца назад
Aniga hooyaday sidan si kaduwan Bay noosoo barbaarisay hawsha way nookala qaybisay, hawsha wan isla qaban jirnay. Hadii aan cuntada ka rinayo ayagu weelashay dhaqaan, kaligay baa gabara iyaga ayaa igabadan alx alx alx
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 месяца назад
Waa kelîimada aad gabar tahaye cidina kuuma joojiseen
@Ina-zulthan
@Ina-zulthan 4 месяца назад
Wllahy xasuustay rabi haydin xafido wiilashena somaliyed 😢
@ibrahimmohamad6153
@ibrahimmohamad6153 4 месяца назад
Amiin wall
@user-xo3qn6ku6c
@user-xo3qn6ku6c 4 месяца назад
Illahow waa bil ramadane gabdhaha Ila dhashay dambigoda dhaaf Jan Ada na ku arzaaq awlaad bari eh na sii 🤲
@Naruura4
@Naruura4 3 месяца назад
Gabdhaha dhan uducey
@ismailhoch3031
@ismailhoch3031 4 месяца назад
Wallashey mcney allaha ku naxaristo❤️😢
@user-kk7xp4sz3j
@user-kk7xp4sz3j 4 месяца назад
M.a tusaale fcn siiseen raga soomaliyeed❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 4 месяца назад
Gabdho soomaaliyed hadaan nahay Allah noo gargaaro lkn wilasheena in nolosha bari ay galayaan loo tabobaraa fiicaan hooyotinkana saas ayaa u wanaagsan gabdho hadaan naheyna hooyoyinkeena waa na diyaarsheen willashana saas in la yeelo ayaa fiican . Mustaqbalka hadaan hooyo noqdo waxaan rajeyn wilashaan dhalidono iyo gabdhahaba inaan si isku mid ah aan u diyaan doono insha Allah sidaan walalahey uga caawiyey shaqooyin badan oo markey waxbarasho aadeen ay iga mahadcesheen 💯👏👏
@Ahmedhassan-ov6em
@Ahmedhassan-ov6em 4 месяца назад
Jillmedia team and Abdihalim, very creative products
@Saraamustaf99
@Saraamustaf99 4 месяца назад
Sababtas waaye waxe wiilshen masulin u eheen ay caruurtoda u dayacan ay familkoda ugu cararan dhib dhan uma dulqadan karan hooyinka sidas ku barbariyen 😢
@BilanQaldane
@BilanQaldane 4 месяца назад
Wlhi ben ma ahn😢
@Zusan15
@Zusan15 4 месяца назад
Sax walhi
@user-vh9eo2mv2d
@user-vh9eo2mv2d 4 месяца назад
Aabahaa kuma jiro miyaa sidee kuu goriyay adi hoduu dhib u ad keysan karin ileen aabahaa asoo wiil ah ayuu hooyaa guursadee sheeko
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 3 месяца назад
​@@user-vh9eo2mv2d aabaheed waxa uu ahaa jiilki hore ayada waxey ka hadleysaa kuwa hada joogo been teed maahan wlhi kuwa ila dhashay aa ku arkay lkn m.a aabahay sidaas ma ahan😊
@owliyo1218
@owliyo1218 3 месяца назад
​@@user-vh9eo2mv2daabaheed waa ragii dhaanka 3sadex bari maqnana jiray soo dhaamin jiray kuwaan islaamaha kibriyey
@sadaqatuljaariya
@sadaqatuljaariya 4 месяца назад
M.a qatar waaye. Hor usocda wllyaal...waxaan idhin ku jeclaadi qaabka anshaxa u ilaalisaan. Gabdhaha labiska qurxoon, wiilasha aad u degan.... Qofkasta boosku jilaayey aad bu ugu soo baxi... You are supper actors
@user-pj8zr3ev2l
@user-pj8zr3ev2l 4 месяца назад
Cunugaan waba dulmilow suuro aba laka badiyay wilasha waba dulmiloshin wlhi gabdhaaha waba maskin wana kuwo shaqo adag qabto gabdhaha Allaha xifdiyo ❤
@Harsanmedia
@Harsanmedia 4 месяца назад
Ninkii qurbo tagay eee isagoo eber ah la yiri ader meshan hoyadaa ma joogtee soosoco ayaa filmkan qaymihiisa dareemi kara, waad mahadsantihiin hooyo iyo gabdhaha walalaheen ah abaalkiina ma gudi karnee ilahay ha gudo.🤲🤲🤲🤲🤲
@Naruura4
@Naruura4 3 месяца назад
Waa Mahadsanatay kuwa ila dhashay hada marke qurbaha kaso labten ee mahadcelin kabixi lahyihin lkn marke nala jogen madaremi jirin 😅
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 3 месяца назад
@Moabdi35
@Moabdi35 4 месяца назад
Dumarka dhibka ay hayaan xaqiiqdii cid kale ma qaban karto
@abdinoorissack8843
@abdinoorissack8843 2 месяца назад
I love the way our mum encourage us in swalah mashallah the beauty of islam
@BilanQaldane
@BilanQaldane 4 месяца назад
Wa Nolosha sax da ee somalida😢
@cabdiwali8205
@cabdiwali8205 3 месяца назад
Barteeda dhigteen wlhi guuleysta dhalin yaro hormar wacan wacyi galintana badiya✌🏽
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 4 месяца назад
Best Film 🎥 🎞
@FahadMohamed-tb3in
@FahadMohamed-tb3in 4 месяца назад
Sister is second mother i would like to have sister that we care each other
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 4 месяца назад
Waw short film waaye Lkn Waxaan Ka heley habka isku xirka iyo jiliinka. Waxaan kaloo Ka heley sheekada. 1 qaabka uu Ku bilaabanayo wax kale ah Wlhi.
@shucaybmoalimali340
@shucaybmoalimali340 3 месяца назад
Walaalaha Soomaaliyeed, Runtii waxay lanool-yihiin Dhibaato aad u balaaran! Qarniga hada lagu jiro arintaan waxay u baahantahay xal😢
@bileahmedmohamed7805
@bileahmedmohamed7805 4 месяца назад
ilahay walal la aan nama dhigo gbdhaheenaa allaha shrfo wlhi waxay inoo hayan hadan ogaan lahayn lugahan ka dhun kan lahayn in kastoo wlshy anan isla soo korin hadan runtii nasiib ayuu leeyahya wiil gbr la dhalatay guri la jogto
@CabdiQoslaaye-xb8fm
@CabdiQoslaaye-xb8fm 4 месяца назад
Only team jiil media like
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u 4 месяца назад
Filimka inad sacado kadhigtan ayay ahayd wad nagu badh jarteen 😢😢😢
@heerqaran580
@heerqaran580 3 месяца назад
Waa filin wacyi galin ah mashallah waaloo bahanyahy.Mashallah dhamaadkii wuu gartay wallshiis dhibkeey qabtay
@cilmixikmaawiofficial5272
@cilmixikmaawiofficial5272 4 месяца назад
Ilaaaha Gabdhaha 😢 Noo Xifdi
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin 2 месяца назад
Xaqiiqidii magacaan jiil media waa lala helay guuleysta dhalin yaro.
@nur4omar189
@nur4omar189 3 месяца назад
Marku walashis soo xasuustay 😢😢😢
@user-vy7gh2xo2w
@user-vy7gh2xo2w 4 месяца назад
M.a waa figured fiican oo baraarujin u ahy jiilkaan iyo jiilka mustaqabalka Mahad sanidiin inta juhdi ku bixisay thanks 😊
@zahidhelgueracollection7837
@zahidhelgueracollection7837 Месяц назад
Walaalahay abaalkiina ma gudi karo waan idin jeclahy❤
@Ziraad
@Ziraad 4 месяца назад
Alx anigo gabdha xitta wn u duceya walshay❤ wxy iso qabty 🥺 illhy hy xafido iyda iyo caruurteda👩🏻‍🍼🫡😭 Hooyo iydna booskeda cidna ma gali kartO🤍👸🏻 - ana hada walalahyga yaryar wn is caawina ramdanta 🔥 hopefully malin un iso duceyn donaan iyguna😌🥰😂
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 3 месяца назад
waa muqaal qiimo badan leh😢 ad ba u mahad san tihiin
@QADAR__LEO
@QADAR__LEO 4 месяца назад
Nimaan gabar la dhaln baa ciil qaba😢
@mustafecabdirisaaq06
@mustafecabdirisaaq06 4 месяца назад
Haa wllhi
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 месяца назад
Waar shaqaysta wax idiin xamaala la hayo
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 месяца назад
Habalahena waad Mahadsantihin wllo❤muqaalkan Waa Ka Helay
@najmoomar2573
@najmoomar2573 3 месяца назад
M.a wllnimo ❤😢 curadnimada waa sharaf walalahayna waa i cawiyaan allow iidaa❤
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 3 месяца назад
💯👌👌💯💯manshallah amazing video!
@IsxaaqCumar-sk7xn
@IsxaaqCumar-sk7xn 4 месяца назад
Masj allaah si wanaagsan ayaad ujisheen
@user-ox4gv1fj5b
@user-ox4gv1fj5b 3 месяца назад
Mashaa Allah
@FunnyCheckeredFlags-rx7hx
@FunnyCheckeredFlags-rx7hx 4 месяца назад
Waa run wiilasha hawl ma qabtaan wllhi😢
@caishanuur9712
@caishanuur9712 3 месяца назад
Walahi waa nolosha dhabta ah ee gabadha somaliyed ❤❤❤😂😂😂
@user-ih3kx2hj2h
@user-ih3kx2hj2h 4 месяца назад
Kan uu dhoofayna wala leeyahy sowkii kan soo dhawynyaa wiilkan sowtii wllshii meeshu jooga joogay 😂😂😂
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 4 месяца назад
ilaahow gabdhaha walaalahey iidhowr🤲
@abdirizakyare2781
@abdirizakyare2781 2 месяца назад
Filmkan waxu mudanyahay in filmkaa sanadka lagudonseyo ❤️aad ayad umahadsantihin cid walbo o kaqebqadatay yaan la niyo jabin hore halosocdo mamulkana waxan kulatalina jilayasha sida ay uhagarbaxayan halogu hagarbaxo gacmo wadajir ayey wax kugoyan ❤️
@user-lx9bv2ox2j
@user-lx9bv2ox2j 4 месяца назад
waxkale jiil media waynagawaashay 😅😅 filin baa umoodaybah Marsha allaah keep going 😊😊😊
@user-yk3jo5bk9l
@user-yk3jo5bk9l 4 месяца назад
Wa sida hada ihaysata wllhi😢 😂
@Annaatti
@Annaatti 3 месяца назад
Wlhi casharkaan anuu si toos ah igu socdaa. Master study aadi rabbaa shaah iyo dhowr cunna fudfud kartintooda lee aqaanaa. Alle gabadheena aduun iyi aakhiraba cizeey.
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 4 месяца назад
Gabdhaha abaalkooda Lama gudikaro, ilaahay ha ino ka daayo, dhamaantiina
@mohammednur6169
@mohammednur6169 4 месяца назад
Masha Allah hore u socdaa ❤❤❤
@nurfunny6411
@nurfunny6411 4 месяца назад
Gabdhaheena Ilaahey ha inooo xifdiyo mahadsanid Abaayo Qofkii aan gabar la dhalanin ayaa dareemi kara naxariista ee Leedahay abaayo
@shukrixuseen506
@shukrixuseen506 4 месяца назад
Waaw nooso badiya jiil meediya
@abdifatahali4962
@abdifatahali4962 4 месяца назад
3 wiil aheen guriga hooyo anagaa howsha uqaban jirnay rashin karis hoyo nabarte alhamdulillah xaaskayga waa cawindona insha allah 😊
@Naruura4
@Naruura4 3 месяца назад
Nin rageed ❤
@Sahrohirsi-tu6bf
@Sahrohirsi-tu6bf 3 месяца назад
Wan Ilmeyeyy walhi wallkie ❤😊
@xamsedybala2205
@xamsedybala2205 9 дней назад
Gabar baaitiri. Masha Allah
@nemanahmed3981
@nemanahmed3981 3 месяца назад
Alxm Gabdhaha ila dhashay Hawsha Guriga Wan Ka Caawiyaa, Sidoo kale Markasta Wan U mahad celiyaa Markay Wax ii Qabtaan.❤
@user-jj4bp7bo5g
@user-jj4bp7bo5g 4 месяца назад
18:13 way ku dhacday
@abdisalamvoice7124
@abdisalamvoice7124 3 месяца назад
Yaraanteeda yaa ii celiyo wax badan aan soo sixi lahaa 🥹🥹
@quenfama6357
@quenfama6357 2 месяца назад
Hda sax😢
@mmbbulle2823
@mmbbulle2823 4 месяца назад
Wlhi gabadhaha nala dhashey wax ween ay haayaan ilahow gabdha heena no daa
@abdisalamsalah2902
@abdisalamsalah2902 4 месяца назад
Anaa iga hadasheyn runtii so deep emotional 😢
@amiinyaasin5868
@amiinyaasin5868 4 месяца назад
Ani bo walalkee ee kahadleen emotional damage 😢
@AmranAyaan
@AmranAyaan 4 месяца назад
Kuwan ya ila jcl😂❤
@aishoqueen8486
@aishoqueen8486 4 месяца назад
Inuu qaldanaa hadee arki lahaayen weeba fiicnaan lahayd
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 4 месяца назад
Haa wlhi
@cabduallaahicabduallaah
@cabduallaahicabduallaah 4 месяца назад
Allaah waxaan dhibnaa gabdhaha inala dhashay abaayoyaal inaga raali noqta😢 sorry my sister 🙏♥️❤️
@queenanisa1589
@queenanisa1589 3 месяца назад
Nin naag Islamed uu uso rafada walashisna arxan daradas kula dhaqma
@cabduallaahicabduallaah
@cabduallaahicabduallaah 3 месяца назад
Waa runtaa👍
@KefahApdul
@KefahApdul 3 месяца назад
Mid cuntada fadhiga loogu keeni jiray oo hda jikooyinka gala marku iso waca wan iska qoslaa wllhi😂😂
@user-nj5wu5kn1y
@user-nj5wu5kn1y 3 месяца назад
Waa nolosha dhabta ee hablaha soomaliyed ku nool yihiin rabbow noo gargar😢
@anisatamaam6701
@anisatamaam6701 3 месяца назад
Walaahi waa run aniga hooyadee kuwaan maxee doonow ka ogyihiin dhahdaa anagoo waxbarashada ama shaqo ka wada imaanay waliba wax aqriska iyo darajada waa kasareynaa mar walba
@shakiibleader3895
@shakiibleader3895 3 месяца назад
Waw
@samiiraxasan3005
@samiiraxasan3005 4 месяца назад
Film kan gurigena uu katurjumaa wlhi 🥺🥺
@ladanlove7425
@ladanlove7425 3 месяца назад
Masha allaaaah xaqiiq baa ka hadasheen 😢
@nadaradbullaahi805
@nadaradbullaahi805 4 месяца назад
Walashaa caawi ceeb maaha❤❤❤❤
@saara3724
@saara3724 4 месяца назад
Mid ila dhashay raba inu san daremo😢
@XariirAli-gj4ey
@XariirAli-gj4ey 4 месяца назад
Part two so daya
@PirloJarik
@PirloJarik Месяц назад
Guulaysta #Jiilmedia
@user-wl1vk5gl3e
@user-wl1vk5gl3e 4 месяца назад
Saka ilaa hda oo haben ah wn taaganhy wlh shaqo cunto karin Wllkyna uu jiifaa le😢😂😂
@xasancade2432
@xasancade2432 3 месяца назад
Wllhi tomorrow oo ka qoomamenaa iga qor nin jabkas soo arkay baa kula hadloyo😢
@munishquruxley
@munishquruxley 2 месяца назад
noso badiya filimkan 😢😢
@Naruura4
@Naruura4 3 месяца назад
Allhmdulilah hooyadey wiil iyo gabar isku siye nola dhaqantw😢
@rukiajama2973
@rukiajama2973 4 месяца назад
Jiil media musalsal ka100% baa siiyay kaliya waxa ka dhiman turjumaada qoraalka ah sub translation maxayeelay musalsal dan OO kale international waa uqalmaan
@MaryamaAli67
@MaryamaAli67 3 месяца назад
hambalyo hambalyo hambalyo teamkayga
@user-je6kf4gz5x
@user-je6kf4gz5x 4 месяца назад
Waxa la galiyay wakhti badan waana xaqiiqada bulshada somaliyeed
@mohammednur6169
@mohammednur6169 4 месяца назад
This is pure talent ❤❤❤❤❤
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 4 месяца назад
mashaa allah
@867GUD-u
@867GUD-u 9 дней назад
Once in a blue moon 😢 siz
@dardaahassen5696
@dardaahassen5696 19 дней назад
Cadaalad ayaan rabnaaa jikada waan ku dhimaney😂😂😂😂😂😂😂
@aminaali2334
@aminaali2334 3 месяца назад
Waxkasta gabadha qabanaysa iyadoo sooman ❤
@axmedggg2011
@axmedggg2011 3 месяца назад
Wallah waa run
@Rihanna145
@Rihanna145 4 месяца назад
mashallah huuno sax allow no daa wilashena ❤❤❤❤❤❤🤲🇸🇪
@user-faaizaa
@user-faaizaa 4 месяца назад
Dhaqan soomaaliyeed💔
@Drs__InaApdu123-io4qf
@Drs__InaApdu123-io4qf 4 месяца назад
oo caadi buu u dhoofey miyaana😂😂😂
@Zamzam.044
@Zamzam.044 4 месяца назад
Wlhi sidan cml ayaan uwacay walashayda oo ii sheegsheegeyse😢😢😢😢😢
@AnnoyedEagleRay-rj4fx
@AnnoyedEagleRay-rj4fx 4 месяца назад
Ku tusaalo qaado baro sxb sidaa Bari ushalaynin aniga 17sano jiraa zero ahay lkn muqaalkaan Ku tusaalo qaatay
Далее
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Просмотров 368 тыс.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
Help Barry And Barry Woman Scan Prisoners
00:23
Просмотров 3,4 млн
KHIYAANADII.QURBA JOOG IYO QOLQOL JOOG
12:23
Просмотров 472 тыс.
XAAL ADDUUN SHORT FILM
23:40
Просмотров 14 тыс.
HOOYO uur baan Leeyahay Episode 1 (Mum I’m pregnant)
15:40
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
Просмотров 1,1 млн
WE LOST | SOMALI SHORT FILM 2023
13:35
Просмотров 510 тыс.
Sanadka 2024 marka uu shiid kugu biloowdo.@jiilmedia
7:31