Тёмный

Musharrax Cirro, oo si adag ula hadlay madaxweyne Biixi. 

Galaydh Media
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 184   
@cabdicawale4413
@cabdicawale4413 8 дней назад
Soodhawow maxweyne c,raxmaan ciro waa adiga guulguul guul ciro ciro
@CabdilaahiIbraahinxuseen
@CabdilaahiIbraahinxuseen 7 дней назад
Madaxwayne cabdi raxmaan ciro ❤❤
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 7 дней назад
Mr cirro guleyso guulwarta insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@flipofiqey
@flipofiqey 7 дней назад
❤❤❤❤❤❤ MADAXWEYNAHA QARAN mudane ciirro
@Sabuha28
@Sabuha28 8 дней назад
In shaa Allah illahey aya u doori doona madaxwayne illaliya dalka iyo dadka somaliland 💚🤍❤️
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 7 дней назад
Insha allaah kii khayrleh allaah haynoogu dhiibo .yaarabbi
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 7 дней назад
Aniga in ilaahay ii dhiibey ahayd waa idinkala hufi iyo haadin lahaa sababtoo qabiil iyo qurunka ilaa aad iska dhaaftaan madax fiican heli maysaan sababtoo ah dadka wanaagsan ayaa madax wanaagsan ilaahay siiyaa waa hadaad i fahmeysaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 7 дней назад
@@user-kw4fr6zg1d thanks wll qli. Dalku waa dibu muquraadiyay kolba xagga lobataabana hogaanka qabata markaa kolay qabyaaladna kamamadhna all somalida lkn dadku madaxda waxay kudortaan dalka ianay ku ad adagyihiin .iyo inaka go antahay inay hormargaadhsiyan.
@AffectionateCoastline-tk8ne
@AffectionateCoastline-tk8ne 7 дней назад
Waxaas oo dhami waa run oo walaahaya. Qof kastaana wuu ogyahay xaqiiqda ee dadow aynu qabyaalada iyo qof jeclaysiga iska dayno oo aynu dadka iyo dalka badbaadino,oo kooxdaa aynu iska qabano, hadii kale qof waliba wuu garanayaa halka aynu ku danbaynayno. Allow caqliga yaga midee oo cadawga naga qabo😢😢😢
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 7 дней назад
Walaahi kada wa fakir dhe
@AffectionateCoastline-tk8ne
@AffectionateCoastline-tk8ne 7 дней назад
@@MukhtarIbrahim3 Intuba way jiraan, weliba wax ka xun ayaa Jira sxb. Fikirna maahee waa dhab.
@user-oz4pq3ei4z
@user-oz4pq3ei4z 8 дней назад
guul guul wadani guul insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 дней назад
guuldaro ciro caanyo iyo wixii la hal maala
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 2 дня назад
Madaxwaynaha ayaamuhu uu hadheen insha allaah .
@Cabdifataax12-w2v
@Cabdifataax12-w2v 8 дней назад
Mansh allaah mansh allaah ciro muxuu barwaaqo sheegayaa haday sidaasi dhab noqoto waanu kuu codayni adeero laakiin mala idinkahelayaa sidaas
@MaxamedBagafiye
@MaxamedBagafiye 2 дня назад
Maxadtidhi off waren
@YaasiinYaasiin-bc2sb
@YaasiinYaasiin-bc2sb 7 дней назад
Guuuuuul inshaa allah madaxwayne
@YaasiinYaasiin-bc2sb
@YaasiinYaasiin-bc2sb 7 дней назад
Guuulayso mundane madaxwayne
@user-oz4pq3ei4z
@user-oz4pq3ei4z 8 дней назад
madax wayne ciro guul guul wadani guul insha allah ❤❤❤❤
@Sabuha28
@Sabuha28 8 дней назад
In shaa Allah somaliland Guul 💚🤍❤️
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 дней назад
Kkk Ciro warqad ayuu ka akhriyaaa Muuse biixi wuu iska soo istaagaaa kkkkk boqol mawduuc ayuu isku laaqaaa
@muhamohamoud1970
@muhamohamoud1970 8 дней назад
Madax wayna mustaqbalka
@Mowliidcabdi-t2c
@Mowliidcabdi-t2c 8 дней назад
Masha allah tabaraka allah ❤❤❤❤
@yusuf.jaamac4790
@yusuf.jaamac4790 7 дней назад
❤❤❤❤❤
@yusuf.jaamac4790
@yusuf.jaamac4790 7 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 8 дней назад
Bustaanka dhexdiisa bood-booday mar uun baan banaanka kaa heli... Mudane Ciro 🙏
@AboudiM
@AboudiM 8 дней назад
Guul iyo Gobnimo madaxwayne
@faizaali2889
@faizaali2889 7 дней назад
Faysal cali waraabe ❤cirro faqash
@Guutaaleboy
@Guutaaleboy 7 дней назад
Cirro guul
@YonisJama-w2p
@YonisJama-w2p 8 дней назад
Cirro madaxwaynaha mustaqbalka insha
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 дней назад
Never in aanu noqonayn
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 8 дней назад
@@HindaAbdulle-fl2jjdee indr ma doqon baynu dalka u dhiibnaa wuxu waa jilicsan
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 дней назад
Alle nooguma dhiibo
@hamzeaydiid9687
@hamzeaydiid9687 7 дней назад
Qodob buu kahadlay madaxwaynaha 6aad jsl oo ah filimkaa waa ladaawayday
@FarxaanAbdinasir
@FarxaanAbdinasir 8 дней назад
Abdirahman maxamed cirro president
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 дней назад
Madaxweyne adiga ayaa ah mudane Cirro alle ha ku barakeeyo, muuse biixi waa saqajaan ee ha u jawaabin haiska caytamo
@AAYA23
@AAYA23 8 дней назад
Good Madaxwayne 🎉🎉🎉
@NesraAxmed
@NesraAxmed 7 дней назад
𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐚𝐩𝐭𝐢 𝐜𝐢𝐫𝐨𝐲𝐲𝐲💪🧡🦁
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 8 дней назад
Aragtidayda; nin kasto degan oo siyaasi ah wuu ka rajo wanaagsan yahay ninka kale aan deganayn ee siyaasiga ah. Tusaale m/weyne muuse wuxuu hagaajiyey iyo wuxuu biiyey bulshada xorta ah ee reer somaliland way kala garan karaan ee fadlan bulshooy somaliland qabyaalad umma baahna iyo kala qaybin ee u codeeya dhanka hogaanka deganaashaha siyaasadeed ee ka madhan maan-gaabnimada.
@monaadam7578
@monaadam7578 4 дня назад
Mar labasd iyo muuse biixi 💚💛
@XasanAdem
@XasanAdem 7 дней назад
Guul.madaxweyne
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 7 дней назад
❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
@Cabdirisaaq1-hg5dv
@Cabdirisaaq1-hg5dv 8 дней назад
Musharaxu siwanagsanbuu u hadlay balanqadyo badanna wuu sameyay ALLE HAW RUMEEYO HADAFKA GUUUUUL SOMALILAND❤
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 8 дней назад
Talow yaa qudbada usooqora? Sixirbararka waxaa ka horeeya Midnimada Somaliland ma ogashay huwaneey😂
@faizaali2889
@faizaali2889 7 дней назад
Xirsi gaab ama xaashi nacas
@Wacyaawi875
@Wacyaawi875 7 дней назад
Hadii cirro dalka qabsado waxaynu noqonaynaa dal aqoonsi leh Horumar leh waxaad ka garanaysaa jawiga madaxwaynaha
@abdideria18
@abdideria18 8 дней назад
Maasha-Allah
@cabdi-g8n
@cabdi-g8n 7 дней назад
guul wadani kulmiye iyo juudan waay jabeen heego way jabasaa
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 8 дней назад
Saxaadiina Allah ya raxma !
@mohamedyousuf3238
@mohamedyousuf3238 7 дней назад
❤good❤
@hallad598
@hallad598 7 дней назад
Muuse mideeye meesha kama tagayo ee Cirrooy taa ku biyo cab.
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 6 дней назад
Illaa qiyaamaha adiga cirro baaqatay,ma wax baa laguu sheegi.miskiin yaa dalas....... .markuu faraska ina biixi wado,baaciyuu ku dhaafo.soowkaa buskii kula tagee,luunku ku barriistey.maantaasi buus buu ku odhan,baas wadoow adiye.
@faizaali2889
@faizaali2889 7 дней назад
Cirro hadaad nafleedahay ciidanka qaran Somaliland cadawgooda u maad jebiseen
@mohamedjama5901
@mohamedjama5901 7 дней назад
Luqad sidaasi wuu ka madhanyahy Kuwa usooqorey ayaa kasii liita waxaan uu warqada ka akhriyay
@gemstar416
@gemstar416 8 дней назад
Easy knockdown in the 1st round for Cirro 👊 ✊️ 🤛
@najaxmaxamed6759
@najaxmaxamed6759 6 дней назад
Ilaahay inagawaroon
@BURCOCige
@BURCOCige 7 дней назад
Litirka shidalka haddii 14000 xutiyiinta ka saar badda .dalkana af xumadaada ayaa ayaa kharibay.
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 6 дней назад
MUUSE BIIXI AYAY KAAGA DHEGTEE MAXAAD SHACABKA ADIGU KA GADAYSAA DOQON NIMADAASU WAATAAS KU TIDHI KAAH AYAAN KASHARAXANAY
@mohamedaden7778
@mohamedaden7778 7 дней назад
Waa faaladii qalinka xoghaye khadar oo uu inoo akhriyayay c/raxmaan cirro
@SainabIbrahin
@SainabIbrahin 7 дней назад
Caqligaagu makaro ala maxaa dad comments ka ooooooyay kudhimo aabahaawase dhilayaw fataal dyto cac garoonka ciyaarta nagee
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 7 дней назад
Ciro Candho oo Sara jooga ku khuurinayaa oo Sara jooga ku Xaaraya ma rabno
@ahaiban1
@ahaiban1 6 дней назад
Bal aqoon xumaanta haysa eeg, wuxuu leeyahay waxaan ahay musharaxa urur siyaasiga Kaah, ma ururbaa musharax leh, waxaasi oo xumaanti ah wadani baa horseed u ah....
@Bidixo
@Bidixo 7 дней назад
Guul isha Allah.
@ShamsodiinMahdi
@ShamsodiinMahdi 2 дня назад
❤❤❤🎉🎉
@user-ez4ti2sp6m
@user-ez4ti2sp6m 6 дней назад
Cirooy warqadaa hadaad soo qortay oo ay dhabkaatahay oon cidkale soo qorin waa wax wanaagsan hadiise xirsi soo qoray waxba kama jiraan weeyi warkaasi Hadhawna buug ayuu kaa qori uun
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz 7 дней назад
Cirooy wadani iyo kaah keen kuugu soo hagaagnaa 😅😅😅😅😅😅😅
@MawliidXasan-yj2mv
@MawliidXasan-yj2mv 8 дней назад
Odayga usheega ku musharax kayahay ma kaah baa mise waa wadani calaamadaa uu xidhanyahay ayaale waar wax iisheega
@MawliidXasan-yj2mv
@MawliidXasan-yj2mv 8 дней назад
Urur iyo xisbi ayuu kala garanwaayay xisbigii jabye iimaan kaan casaaday
@KhadarCawil-r6c
@KhadarCawil-r6c 8 дней назад
Maxanud xaashi ayaa u soo qorey qudbadaas ciro waanu iska qoslayaa markuu akhriyabo
@ikrandacaar343
@ikrandacaar343 7 дней назад
Dadku waa wada ogyihiin cidii dadka kala qaybqaybisay ee qabyaalada iyo kala qoqobka kala dhexdhigtay ee ilaa ciidanka qaranka jabisay. Waana xisbigaaga wadani oo aad hormuud utahay cirooy dhegi kuuma laabnee intaad xidhato heelyaha xidho dhoolahaagii dhogortiyo miciyihii iyo dabadii dheerayd
@MamafaatimaXuseen
@MamafaatimaXuseen 8 дней назад
Bal waxay ugu sacbo dumayaan eega yaa kuu soo qaray shidaalka ama aabahaabaa leh caalamkaa lehe
@siedmeash515
@siedmeash515 День назад
Alle ku qabay jilicsanaa wuxu durbaan ayaa daloshamay😂😂😂😂😂
@nimcocabdilaahi7692
@nimcocabdilaahi7692 8 дней назад
Soomaalilanguul
@barkhadcabdi8916
@barkhadcabdi8916 8 дней назад
Waa yaaab tolow xaguu kusoo socdaa ayuuse isleeyahay aad madaxwayne unoqotid eedooranaya kan hurda
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 8 дней назад
Codkagaya waxaad payday markaad ii hiilin wayday ee cadawhga iga raacday
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 8 дней назад
oo madxweenaha iska daayo waxa aad ku ololiiniso wanagsan sheeg
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 7 дней назад
Muuse biixi qofkasbaa wuu arkaaye adigu car umada usheeg waxaad uqabanayso waad kasii liidataa
@Umo580
@Umo580 6 дней назад
Cir miskiin helimeesid kursiga magedid
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 8 дней назад
CIRO MAHA SIYSAASI WAAYO WUXU SHEGAY ABAAHARAHII DAGAALADII DHACAYAY WAXASI YAAY DAN U YIHIN KULMIYE AYAA KU MARMARSOON LAHAA TAN KALE DOORASHADA SHAQAAQDEEDA KA HADLAYA TAAS WAAN KA SHAKIYAY INU DOONAYO INU KU DAGALAMO HADII LAGA BADIYO DURBA WUXU ISAKA DHIGAYA NIN LA BOOOBAY YAAAB
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 6 дней назад
WALEE WAXAAD HILMAAMSANTIIN INUU ALLE WAX DOORTO HADII QOF WALIBA SIDUU DOONAYO UU HELAYO WAA HORE AYAA LAYS CUNILAA BALSE IMTIXAANKA CIDII KASOO BAASTA AYAA LOO DOORTAA BALSE ADIGU ADIGOO DHACAY AYAAD SOO TAAGANTAY
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 7 дней назад
Almiidaan maaha waa almaydaan
@Khadaraadanmaxamad
@Khadaraadanmaxamad 7 дней назад
Guuliyo gobanimo guuuuuul
@ibrahimahamed1605
@ibrahimahamed1605 8 дней назад
Waa markaygii😊😊
@AbdaleNur-y7e
@AbdaleNur-y7e 6 дней назад
Jilicsanaa odaygani
@abdyresak
@abdyresak 7 дней назад
Tartan maxaad ka dheefi😂😂😂
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 7 дней назад
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scŵ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@Khadaraadanmaxamad
@Khadaraadanmaxamad 7 дней назад
Kkkkkkkk waaa wadani guushu geesi qaran
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 7 дней назад
Si adagg. Xasan galaydh wu Caaya Ciro niyow 😂😂😂😂😂
@CabdicasiisCali-bc4lr
@CabdicasiisCali-bc4lr 2 дня назад
MD madahweyne💚🥷🙏
@siedmeash515
@siedmeash515 День назад
Walle kama talisid tan faqash ilaa faqash
@huzniali6088
@huzniali6088 7 дней назад
Adeer hurdadii iskaga noqo dad iyo dal toona ma xukumi kartide
@abdit8270
@abdit8270 8 дней назад
Islaantii baa hadlaysa.
@MawliidXasan-yj2mv
@MawliidXasan-yj2mv 8 дней назад
Huwan uu asqoobay
@cadomedia
@cadomedia 7 дней назад
Nin jileec adiga oo kale ah dalkani uma baahna nin cadowga somaliland qabaan u ah dalkani uma baahna ciroy ha ku fikirin in aad kursigaa mamusho wayo shacabka somaliland cidii qarankan wadi karta way ogyihiin
@ibrahimahamed1605
@ibrahimahamed1605 8 дней назад
Doorasho helicopter maysid 0
@CanabNabad
@CanabNabad 8 дней назад
🎉😂😂😂😂😂😂😂 muuse is not easy
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 7 дней назад
Waar waa full doqon
@kingqani5831
@kingqani5831 2 дня назад
Maxay uunbad ogatay shidalku halka uumarayo
@ibrahimahamed1605
@ibrahimahamed1605 8 дней назад
Beeeen
@asad4779
@asad4779 7 дней назад
Alla maxaa caruur comments ka dhex ooyaya 😂
@MahdiCismaan-s8t
@MahdiCismaan-s8t 7 дней назад
😂😂😂😂 isaaq waluuna isdhaamin
@ikrandacaar343
@ikrandacaar343 7 дней назад
Madaxwayne Muuse horena waa u tartanteen al miidaan waasacna waa u wada gasheen sideetan kun oo codna 80,000 kun wuu kaaga badiyay imikana midaan waasic waa u diyaar ee sidaadii ha ku waalan aqbalimaayo iyo. Dad dhintay baa codeeyay kkkkkk
@AbokorXawaashle
@AbokorXawaashle 8 дней назад
Kuu leyso dadkana qab yaalada kasaar
@ibrahimahamed1605
@ibrahimahamed1605 8 дней назад
🐈🐈🐈🐈
@RoodaCabdi-z9d
@RoodaCabdi-z9d 8 дней назад
Kkk mr juxo
@mohamedjama5901
@mohamedjama5901 7 дней назад
9,500 Ayuu marayaa one liter of patrol musharaxa kaah wuxu sheegay 14,000 Makaaseynu dalka and dadka ku aaminaa
@mohmed-nn7nc
@mohmed-nn7nc 6 дней назад
😂😂😂😂9500 biin
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 8 дней назад
Waan iska taageersanahaye qofku waa jilicsan liidata sorry waa dal ayaan daran
@B.abokorAderea
@B.abokorAderea 8 дней назад
Ujedkisuna WAXA u ku bilabanayaa cayda,dhalecada dalkisa& MW TALADA hada haya wax kale ma garanayo,INU ka hadlo hamigisu wa intaasi,DUNIDAN
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 8 дней назад
MID BAAN QIRAYA WA SIYSAD IYO MAC DIL INAY YIDHAHDAN WA CADOWGA GUDAHA HUWANSE WA HUWAN BALAN QADAYADII WAY BEENOOBEEN LACAGTIINA MOOYI MEESHA LA GEYAAY XAQIIQATAN
@caliducaale464
@caliducaale464 8 дней назад
Afkii jirriduu ku hadlayaa
@mohamoudkoshin3562
@mohamoudkoshin3562 8 дней назад
YAA DLOOLIYEY?????
@mahadahmed5252
@mahadahmed5252 7 дней назад
Eelka kii dhigay u ergootooy!!!
@libanahmed559
@libanahmed559 8 дней назад
Nacaas
@faizaali2889
@faizaali2889 7 дней назад
Haye sooleey kusii hees
@AhmedFaarax-nl4hx
@AhmedFaarax-nl4hx 8 дней назад
Waxba,islama,haysid,dadkaasheegayso, soodaa
Далее
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC
00:19
Просмотров 2,6 млн
BUURMADOW KULMIYE AYUU KU BIIRAY WAATAN CADAYNTU
10:19
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC
00:19
Просмотров 2,6 млн