Тёмный

MUSLIMIINTA MAXAY U DOONAYAAN IN HINDUUGA AY MUSLIMIIN KA DHIGAAN? !! Dr Zakir Jawaab 

idaacadda buuloxuubeey
Подписаться 540 тыс.
Просмотров 495 тыс.
50% 1

like saar page-ka facebook-geena
/ idaacadda

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 267   
@OgaalkaDunidaa
@OgaalkaDunidaa 7 лет назад
Maasha'allaaah wll xassan cismaan xaaji. ilaahey haku barakeeyo faafinta kheyrka iyo farsamo wanaagga waan kaaga barannay, waana kaaga daysanaynaa maashaallaah halkaa ka wad dadaalka daa'in haku dhowree!
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 7 лет назад
Ogaalka Dunida Bro waxaan aad ugu xumahay in qof hada isoo diray barnaamkaan in aad tarjumtay adiga laf ahaantaada waana ka xumahay maxaa adiga ayaaba waqti horay u geliyay
@mrabdirahmanibrahim1375
@mrabdirahmanibrahim1375 7 лет назад
Ogaalka Dunida masha allah walaalaheyga sharafta badan aad baan ugu xiranahay Barnaamijyadiina wanaaga ku dhisan qeer alle ha idinka siiyo iskaal maysta oo garab isku noqda insha allah si wada jir ah ayaad u wada guuleysan doontaan
@sadikjama5195
@sadikjama5195 6 лет назад
Ogaalka Dunida wll ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo qeyrka sida wanagsan aad noogu soo gudbineysid shukran wll
@cabdirahmandirir3014
@cabdirahmandirir3014 7 лет назад
aad iyo aad baad ugu mahadsan tihiin Ale badalkeeda jano iyo wanaag hakuugu badalo shaqadaas wanaagsan aad qabatay adiga iyo sheekh dr.zakir xafidahulaah ba
@fadxidj9236
@fadxidj9236 5 лет назад
Masha.lahh
@sadaamteeroofficial2310
@sadaamteeroofficial2310 4 года назад
ALLA HA XAAFIDO DR ZAKIR NAIK
@sharmakemohamed5755
@sharmakemohamed5755 7 лет назад
جزاك الله خيرا احسن الجزا واكرمك الله بالجنه اخي مسلم
@asiyam9hamed913
@asiyam9hamed913 5 лет назад
🤩😃
@guluc2005
@guluc2005 7 лет назад
Masha allah sheikh zakir ilaaah haku naxariisto waxaad wadaa arin qurux badan masha allah
@boqorkasomalia5103
@boqorkasomalia5103 7 лет назад
manshalah iniga waxan kuxiranahay ogalka dunid iyo meel walbo olgu hayo dinta islamka all thanks bro
@mrabdirahmanibrahim1375
@mrabdirahmanibrahim1375 7 лет назад
Masha allah wll qeer alla hakaa siiyo mideeda kale sheekhu jawaab ku haboon ayuu siiyay waxayna u ekeyd Gabdhasi mid jaahil ka ah waxa ay aaminsan tahay
@mohamedamiin7395
@mohamedamiin7395 7 лет назад
mashaa allaah walaalkey allaha ku barakeeyo adiga iyo zakir nayak qeyr badan alaha ha idinka jaaziyo janatul fardowsana alle ha idin kaso
@mohamedalmeheri9456
@mohamedalmeheri9456 6 лет назад
Mch’allh dr zakir nayak allah ku barakeeyo walaalkey
@xafsacabdiraxman4187
@xafsacabdiraxman4187 6 лет назад
7x
@xamdixarako5189
@xamdixarako5189 5 лет назад
Asc isoo wac dadka 252615307802
@TEAM_27_HAGIO
@TEAM_27_HAGIO 5 лет назад
Aaamiin yaa rab
@asiyaaliceeje5761
@asiyaaliceeje5761 5 лет назад
6g NJ u. L)o9
@almaas8102
@almaas8102 5 лет назад
Maansha allah allahaku barakeeyo sida fican ad nogu turjunyey wakaga mahad celinaya alle ka sakoow
@johnflexi664
@johnflexi664 5 лет назад
Masha Allah wllkh mahdsanid Wlky codsibaan wataa wax aan rabaa inaad noo soo turjumto sida Dr zakir uu u xifdiyo quraanka
@yusuffarah3986
@yusuffarah3986 7 лет назад
waa vedio qurux badan. turjumaada afsomaliga ah ayaaba vedio-ga kadhigay mid kasii xiiso badan sidii horre.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 лет назад
Excellent Dr Zakir Naik Bless you dear brother
@shuaybyare4649
@shuaybyare4649 7 лет назад
mansha allah ustaad xasan cismaan xaaji alle hakaa jazaai siiyo
@aziyamohamed1460
@aziyamohamed1460 6 лет назад
masha allah allow wadad xaqa ah na tuus ameeeen
@hudajaamac9428
@hudajaamac9428 6 лет назад
llahay dacigan Dr sakir naik alle haka raali noqdo
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 Год назад
ماشاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء الأحباب
@princessnaima6011
@princessnaima6011 4 года назад
Ilahey baa xuman oo dhan ka nasahan qofkii uu doono xikmad siiyo rabbi xigmada iyo maskaxad ha u siyaadiyo dr zaki naik
@siham1432
@siham1432 6 лет назад
Maasha Allah Dr shakir naik Allaha ku dhowro illhay sidada oo kle Muslim oo dhan Allaha naga dhigo
@nimcakoscambe
@nimcakoscambe 7 лет назад
shukran ilaahy haa ka jasai seeyo sheekhw
@icekid.5652
@icekid.5652 7 лет назад
mnsha alh
@captainaser8085
@captainaser8085 6 лет назад
Mansha Allah wll
@khalidc3867
@khalidc3867 5 лет назад
xaq
@khadarmusse7608
@khadarmusse7608 6 лет назад
Mashallaha dr sakir
@safiyocumer9210
@safiyocumer9210 4 года назад
Mashaallaah kasakaalaahu kheyraa
@piliczaninahahmed7753
@piliczaninahahmed7753 5 лет назад
mshallah aleylehe wayku gudhay nagti jawaab wcn dr alle haku xafido
@sadikjama5195
@sadikjama5195 6 лет назад
Mansha Allah wll shukran jazaakallaah
@bartanabada2906
@bartanabada2906 5 лет назад
Mnsha allah ilaahey caqliga ha u barakeeyo xataa hunduuga siduu u xafidsanyahay baanba ka yaabay. Mahadsanidiin radio buulo xuubeey
@nuuxabdi168
@nuuxabdi168 5 лет назад
Masha allah dr. zakir naik tusaalaha labada arday ayaaba suasha jwb ugu wacan 😍
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 года назад
Wiilka turjumaya m.a bowe Alle haku dhowro wn jecleysTay in aan dawo vedio codka wa faseex m.a 😍
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Hi☝️🤞
@supernicemohamed6543
@supernicemohamed6543 7 лет назад
Msha AllaH Jazaka AllaH khyr
@aishaabdulkadir8703
@aishaabdulkadir8703 4 года назад
muslimiinta alaha badiyo plz amiindheh
@anzalmohamed5533
@anzalmohamed5533 6 лет назад
Love u for Allah sake shiekh
@maarim9441
@maarim9441 6 лет назад
.
@runyaasin2982
@runyaasin2982 Год назад
Ueyeieye eteuegddb ddjbhrjjeuieugrvirvejdbisgssidhsjsviwehdidgdjrhrkejehejejejksisgshsuwhehejejrhrjjekejeheheheeiieeiieehhedudhgdddjhdskskßjhjjdhsjdgdjjdgdidhhdissbsjzbzjsvsjsbsbsksbsjdbdksvsksjsbshsjdjdhsgsgshdhdhdhdhddjdhhdjsjsjsjsjjsjsjsjdjjddhdkskbxnkxbvxjxbxbxbbsjdhdhxhjsisusygdxbjsjshshhdkdhhsjsjshdhdisiisisisjhdjdcgshdhdhdhhdhdhdhhjshxjdh
@qaasimcabdi9014
@qaasimcabdi9014 7 лет назад
masha allah waa mahadsantahay wll xasan runtii barnaamij qiimo badan ayaa inoo wadaa allaha kaa abaal mariyo
@azmaargzn6515
@azmaargzn6515 6 лет назад
Jazakumu allh khayr
@drmuhamedsalmaanmuscab4300
@drmuhamedsalmaanmuscab4300 6 лет назад
Masha allah illahey kheyr hasiiyo Dr zike nic
@mr_wadn6660
@mr_wadn6660 6 лет назад
Maasha allaah digtoor zakir nayag aad baan ujeclahay
@cubeydjameecoshaxaari1193
@cubeydjameecoshaxaari1193 5 лет назад
Wllhi xikmad ayoo leyahay dr zakir naik shiqA noofasirooyaneh aallaha xafido
@sharmakemohamed5755
@sharmakemohamed5755 7 лет назад
mnsha alah adiga iyo sheekhaba alah ha idin barakeeyo wll
@habooncabdiqadir919
@habooncabdiqadir919 5 лет назад
Masha allah wllky allah ku xifdiyo adi io zakir naik
@mukhtaarhussein4301
@mukhtaarhussein4301 7 лет назад
Manshaa Allaah bahda buula xuubay waad mahadsantihiin waanu ku faraxsanahay inaad bulshadeena u hawl gashaan halkaas ka wad walaalyaal
@mohamedabdilahi679
@mohamedabdilahi679 5 лет назад
Masha allah walalkey
@fatimamohamed4143
@fatimamohamed4143 5 лет назад
mansha Allah jasaakallaah
@sadiomaner4728
@sadiomaner4728 6 лет назад
Musliminta way qalin jabiyeen
@axmadsalax1506
@axmadsalax1506 5 лет назад
asc
@mohamudhamze3178
@mohamudhamze3178 5 лет назад
Msha alh
@mohamudhamze3178
@mohamudhamze3178 5 лет назад
Ü
@halimomohamed8991
@halimomohamed8991 5 лет назад
Waa run 🌸🌸🌹🥳
@CadaaweCade-nv3dr
@CadaaweCade-nv3dr 5 лет назад
masha allah
@najiibahmed572
@najiibahmed572 5 лет назад
macha allah ALLAHA CILMIGA HAKUU BARKEEYO WLL
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 7 лет назад
maashaa allaah baraka llaah
@saadaqcabdi7381
@saadaqcabdi7381 4 года назад
Masha allah allah haidin barakeyo dr zaki naik iyo ninkii soo diyaariyay video ga
@jamalxaashi2711
@jamalxaashi2711 6 лет назад
Maasha allaah dr zakir
@minhaajm.m2201
@minhaajm.m2201 7 лет назад
Masha Allah my wllkay my allah bless you
@Hodonabdalla9540
@Hodonabdalla9540 4 года назад
Masha allah alle ha dhaafo dr zakir naik
@asmafurcas5044
@asmafurcas5044 5 лет назад
Wll ale hanagu so hanuniyyo khayrka
@caqilnasri3424
@caqilnasri3424 7 лет назад
masha allah jazakalah wll
@baakiboybaakiboy3929
@baakiboybaakiboy3929 6 лет назад
masha allah illahey haku barakeeyo
@jexibrahim1897
@jexibrahim1897 5 лет назад
very good drzakir
@libanmohamud469
@libanmohamud469 7 лет назад
nio dr zaki naik ilahay xikmad wuu siiyey
@drshodanshiinekaare3587
@drshodanshiinekaare3587 5 лет назад
Masha allah Dr zack naik wa midka kaliya ilaa yaraantaydii ku riyoon jiray inan asagoo kale noqdo alle hakaa abaal mariyo wanaagaga dr waxd tahay runtii qof kudaysho mudan wanan kugu dayan insha allah mahadznid wlalahyga channelkan
@abdirahmanalisanka
@abdirahmanalisanka 7 лет назад
masha allh wlalkey turjumaya alaha ku siyaadiyo fahamkga
@mohamedali7619
@mohamedali7619 5 лет назад
Idaacada buulo xuube yaa la joojinin u adeegida shacabkiina alle ha idiin barakeeyo dhamaan shaqaalaha
@abdikhadarahmed8444
@abdikhadarahmed8444 4 года назад
Masha allha shekh dr z
@mohamedhazzan5743
@mohamedhazzan5743 7 лет назад
HASSAN CISMAN JAMAC ALLEH HAKUU DAAYOH CODKAAGAH MCN MANSHAAH ALLAH❤❤❤
@axmadsalax1506
@axmadsalax1506 5 лет назад
masha allah
@raahohilowle4606
@raahohilowle4606 5 лет назад
Masha.allah allow nagu hagaajiyo wadada toosan
@ةتةواتلاتتلا
@ةتةواتلاتتلا 6 лет назад
mansha allah alla haxafido sheekha
@istardhuntedhagayare5361
@istardhuntedhagayare5361 6 лет назад
Masha Allah
@maxamedxussen9994
@maxamedxussen9994 7 лет назад
masha alaah #idaacad buula xuubey aada inkug mahad celinaa wax shaqo badan aa qabateeen wax badanee nagu soo kordhisay aan xalkaan lagu soo kobi karin hoshana mesheda kasiwada sxp waxaan codsanaa vedios ka #yassir fazaga inaa soo fasirtiin MAHADSANIT
@muhanadabiib2040
@muhanadabiib2040 7 лет назад
Masha Allah Cid walba oo barnaamijkan gacan LA gaysatayba allaha ka jasaad siyo
@samiradek5987
@samiradek5987 7 лет назад
Jazakallah kheir no so badiya
@yurubnimcaan107
@yurubnimcaan107 5 лет назад
Manshallaah jisaallaahu khayir
@boqoradaxafada5989
@boqoradaxafada5989 6 лет назад
masha allah alle aa mahad leh isugantahay inaga dhige muslim
@abdinasirosman26
@abdinasirosman26 6 лет назад
Mashaalah mashaalah
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 7 лет назад
Masha Allah bro ilahay hakuu danbi dhaafo
@mohamedhazzan5743
@mohamedhazzan5743 7 лет назад
ALLEH HAKUU DAMBIH DHAFO DR ZAAKIR
@inacabdullahimaxamud5554
@inacabdullahimaxamud5554 6 лет назад
mansha allah
@حمزةسرار-ق3ر
@حمزةسرار-ق3ر 7 лет назад
m sh allh alle cilmiga ha usiyaadiyo Dr zakir naik
@bashiircaalim159
@bashiircaalim159 5 лет назад
Thanks Osman xaji
@luckyhibo8176
@luckyhibo8176 4 года назад
Mansha allah illahow usiyaadi cilmugiisa yaa rabi Anaga nagu anfac oo sidiisa nagu dhiiri gali sidiisoo gake
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 5 лет назад
Masha allah dr zakir wa bashar cilmi badan leh
@samatartechnical2073
@samatartechnical2073 5 лет назад
Mansha Allah jazakumullahu khayran wll alla haku bakeryo wll maxan kaa codsanayaa in aad noosoo turjunto barnaaamijyada sheeq zaarir mawalbaba aad ayaan uxiisaynaa mansha Allah illahay jatul firdawsa hakugu maamuuso Aadam xusen From HARGAISA
@maryanxaaji4973
@maryanxaaji4973 4 года назад
Masha Allah God bless you
@axmedyaktubxidiga3059
@axmedyaktubxidiga3059 5 лет назад
Masha aalh
@khaulahsiraj4247
@khaulahsiraj4247 5 лет назад
Jzkallaah akhi
@amiraliciro6002
@amiraliciro6002 6 лет назад
Masha allh,
@draadangalaydh9922
@draadangalaydh9922 6 лет назад
Wllhy dr naik ka badiyy
@abshircarab18
@abshircarab18 6 лет назад
Masha allaah
@ayaanabdi1395
@ayaanabdi1395 5 лет назад
Masha Allah wll Allaha Ku dhooro
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 5 лет назад
Soo badiya wa laaliyaal ama soo jadiidiya see umakhalaan kuwa cusub
@abshirhasanchenell3637
@abshirhasanchenell3637 7 лет назад
masha allah
@samiiradjama6154
@samiiradjama6154 5 лет назад
Masha Allah wllkay Alleh ha ku barakeyo
@abdikhadarahmed8444
@abdikhadarahmed8444 4 года назад
Adiga iyo dr z allha hadin barakeeyo
@aragsanomar2781
@aragsanomar2781 6 лет назад
masha allh masha Allah alle ha idin dhowro
@araxmaanaraxiim8808
@araxmaanaraxiim8808 4 года назад
masha allh allh hadin barakeyo
@idilali1932
@idilali1932 6 лет назад
Alllh yabarik
@dinixahmed5627
@dinixahmed5627 5 лет назад
mnsha allh allow kudhwr
@enggurayqolof1368
@enggurayqolof1368 7 лет назад
mahadsanidiin wll lkn wali wxaan idinka sugaynaa doodii waynayd ee Dr zakir naik iyo Dr william campell oo dhamaystiran
@abdullahikhalif
@abdullahikhalif 7 лет назад
maasha Allah walaalaha isku xilqaamay arintaan ajar allaha idinka siiyo
@abdullahikhalif
@abdullahikhalif 7 лет назад
maasha Allah walaalaha isku xilqaamay arintaan ajar allaha idinka siiyo
@maymuunali6201
@maymuunali6201 6 лет назад
Masha Allah jasakallah qeyr
@mohamednour4041
@mohamednour4041 4 года назад
Jasaaksl laahu khayeran
@naimaahmeth8672
@naimaahmeth8672 6 лет назад
Macha allah
@qadanaadan7502
@qadanaadan7502 5 лет назад
Maasha allaah tabarakallaaah
@sakariyeclqafaar6660
@sakariyeclqafaar6660 6 лет назад
maasha Allah ilaahay haku barakeeyo wll
@abdirahmaanjama5922
@abdirahmaanjama5922 6 лет назад
mancha allah wxayba sualahan nanareen diintayada imaankuna waa no siyaadey alla haka jasai siiyo adna
@mohabulshaawi5794
@mohabulshaawi5794 5 лет назад
mnsha allaH بارك الله لك وبارك الله عليك
@mustafaxmed292
@mustafaxmed292 5 лет назад
Walaa qeyr allaha kusiiyee wandhagaystaa muuqaaladaada zaid ayan uladagaa ama download cml waxan rabaa inan suaal kusaabsan streska inaan kuwaydiiyo muqalkas ayan sifiican udaawaday qof agtayda ah ayaa streas haya marka zxp jwb wcn0
@abdinasirofficial4633
@abdinasirofficial4633 4 года назад
Wll mcn aad iyo aad by umahadsanid adi iyo dr zakir
@mohamedali7619
@mohamedali7619 5 лет назад
Maasha allah wlhi ilaah dartiis ayan u jeclaaxay ahiikh zakiir naik iyo shiikha u tarjuma sida aad u tarjuntay alle hakugu abaal mariyo janno
@mariamhassan5633
@mariamhassan5633 5 лет назад
Walal su alha okle noosoo badi
@hassancumar6270
@hassancumar6270 6 лет назад
Xasan cismaan xaaji waan Ku tageersanahy
@cabdiwaduudcali5435
@cabdiwaduudcali5435 3 года назад
Fadlan wallal alle codkaaga hakuu barakeeyeeee codkaaga noogu turjum sheekha waaigacodsi
Далее
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
Просмотров 1,1 млн
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Просмотров 20 млн
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
Просмотров 168 тыс.
MUXADARO QURANKA IYO SAYNISKA - SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
1:01:01