Тёмный

Mustafe Cagjar oo yidhi Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia cida diidan waa cid anaga na diidan 

Ubaxle Media 24
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 3 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 28 дней назад
Mujaahid ubaxle hambalyo Hambalyo Hambalyo mudane magacaa hajiro ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 28 дней назад
Somaliland ayuu afka ka odhan kari laayahay
@Amal-vy3lv
@Amal-vy3lv 28 дней назад
Waxuu afka kailalina yaa Ina cagjar magaca Somaliland Magacii Somaliland waxu ubixiyay Cid cid baay kaga dhgtay
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 28 дней назад
Ina Cagjar Ahmed Aby ayaa soo khasbay Afka ayuu ka ilalinayaa Magaca Somaliland
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 28 дней назад
SOMALILAND GUUL
@munaissa598
@munaissa598 28 дней назад
Afkiisa wuxuu ka ilaalinayaa inuu yidhaahdo Somaliland, waa ku khasban tahay Somaliland huwan qudhmuun baad tahay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 28 дней назад
Ilaahay.ha.ku.dhawro.mujaahid.ubaxle.cimriga.iyo.caafimaadkana.ilaahay.hakuu.siyaadiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanismail4951
@ayaanismail4951 28 дней назад
Ethiopia 🇪🇹 thank you we Somaliland love you 🥰 ❤❤❤❤❤❤❤ great country welcome Ethiopia to Somaliland full respect 🫡
@ayaanismail4951
@ayaanismail4951 28 дней назад
Say Somaliland hooyda waas Faqash 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 guuuuul Somaliland guuuuuuul 💪
@user-bk3ue3fr7z
@user-bk3ue3fr7z 28 дней назад
Cadaowgii soomaaliland waa kuwaa qirayaa uurkaa wada buka xataa cagjar cadow waxuu kari la yahay in uu yidhaahdo soomaaliland
@bashehusien3810
@bashehusien3810 28 дней назад
Somaliland miyaad odhan kari la'dahay, mise waa diidmo .
@user-bk3ue3fr7z
@user-bk3ue3fr7z 28 дней назад
Guul ubaxle waa nin wadani ah Guul baan kuu rajaynayaa ubaxle
@halimamumin3643
@halimamumin3643 27 дней назад
Mar hadii lagu qasbeyo, waa u Guul Somaliland. Thank you Abiyoow, in aad inoo cabidiise Mustafa cagdheer. 😂😂😂😂
@historynerd7549
@historynerd7549 28 дней назад
I wonder why he can’t say S/land?who forced him to talk about it? Move forward S/land ❤
@اهلان
@اهلان 28 дней назад
Somaliland ayuu afraid kameermeerinayaan walee daahiri maysaan Somaliland allah jecel wayguulaysanaysaa
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 28 дней назад
Xumaha layasbkiisa waxa ka mid ah,cagjar waxu caddaynayaa baahida uu aqaba hashiiska iyo waxtarka uu u leeyahay,wuxuna kariba,ayahay inuu magaca sland xuso waa cadaw iyo xaasid baahiyi inoo keentay,waxan idinka idinka codsanaynaa inaad hawada u marksman cagjar,cidda waxad ku beddeshaa magaca u gaarka ah,waayo ciddu waa tee,eraygaa ku dabagala ,mahadsanid
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 28 дней назад
Guul somaliland👏🙏🏿🙏🏿👍🏿👍🏿👍🏾👍🏿👍🏿👍🏿😍🌷🌷🌷💞🦾🦾🦾
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 28 дней назад
Nacaybka uurkiisa buuxiyey awgeed ayuu magaca Somaliland afkiisa soo marin kari laayahay. Isagu go'aan ma laha oo badhasaab, mana diidi karo go'aanka rasaysal wasaaraha.
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 28 дней назад
Xasid in Cagjer! Awdal state iyo S/land magacooda ma sheegi karo
@sabahsulieman2942
@sabahsulieman2942 28 дней назад
Somaliland buu kawarwareegayaa ninku
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 28 дней назад
Mustafe Cagjar sadex jeer oo uu soo hadal qaaday Ethiopia heshiiska ay wada gelayaansomaliland, marnaba afkiisa lagama maqal dowlada somaliland ama somaliland lkn waxa uu adeegsaday Erayga ah"CIDA" sidii cid aan lagaranayn oo kale. Ma in uu kariwaayo somaliland ma colaad nafsi oo shakhsiyadiisa ku jirtabaa, Mise Qaranka ethiopia ayaanu ogayn in uu afkeeeda ku hadlayo oo humaag kalaa ubaxaya?
@user-bk3ue3fr7z
@user-bk3ue3fr7z 28 дней назад
Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul abtigay muuse biixi Nin rageed cadaygii oo dhan ayuu is hoos keenay 😊
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 28 дней назад
Mujaahid Ubaxle.ilaahay.Arsaaqada ha kuu balaadhiyo adiga iyo ubad kaagaba cimri.dheer.caafimaad.iyo.cibaado fiican ayaanu kugu ducaynay adigiyo.ubadkaagaba❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 28 дней назад
Wuu ku khasban yahay inuu taageero laakiin afkiisaa SOMALILAND kari la’ uu ku marganayaa kkkkkkkkk
@siedmeash515
@siedmeash515 28 дней назад
Kani maaxa wax jira waayo qofku hadaanu siduu jecel yay aanu u hadali karin wax jira maha waa nin dhoobi ah nin dhoobi ahna waa xagii lo guuro ayuu u guura malaha go aan
@Recitation.
@Recitation. 28 дней назад
Waxa uu fulinayaa oo uu ku khasbanyahay mab da,a dawlada uu u sha qeeyo wax at I inagu credit ku sii. Karno ma aha hadalka ina cagjar waxaan uu umuuqdaa nin la hadlaya oo sasabaya dad ay wax kale isku ogaayeen waxaan uu hadlaya isaga oo niyadjab ka muuqdo
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u 28 дней назад
Anu rer somaliland ayanahay mana didani hormarka somaliland lakin anu waxan diday niyow saldhiga milatariga ayan diday waliba rer somaliland odhan boqol kiiba 99 urka ayay kadidam yihin halka so hadhayna wa oromadi iyo axmariki aya iska dhigaya rer somaliland o afsomaligi baratay aya komantiga ku qora wan ogol nahay heshiska somaliland iyo itobiya anagu rer somaliland ahan badahena inaynu kirayno inaga ayay dantena tahay wayo dhaqalo faro badan aya inga so galaya lakin heshiska in laga dayo saldhiga milatariga ayay ahayd itobiya in dada laga kireyo ola yidhahdo watasi kushaqayso o wax kala sodag adigu mamulkana anaga haysanayna o dakadayada ilashanaynabes adigu ku shaqayso o kaliyA waliba shaqalaha kashaqaynaya toban rer somalilandna markay shaqada latiriyo aya nin oromo ah iyo nin xabashiya iyo nin uraaga iyo nin dhabuuga iyo nin walo ah shanta itobiyanka ah marka latiriyo aya hadana toban somalida qaybaheda kala duwan la tirin marwalba somalidu ha bad naato mamulkana madaxda rer somaliland ha hayo cidamadena badana ha ilaliyan iyo ciidan kale o qaranka jamuriyada somaliland hajogan dakada itobiyana waxun hakala so dagto iyadu shaqadeda hawadato maamulkina madaxda rer somaliland hahayan sidas aya saxa 😢😢😢😢 ina cagjar bay noqotay afkisa wuxu ka dhawrayaa somaliland cadaw cadaw keenay weeyi itobiya hadanu dono wanu kakirayn hadanu donona wanu udiidi taladu anagay naga godaa. Itobiya heshiska haday kabaxdo wanu ka bixi dib danbena heshiis lasaxexan mayno iyagon heshiska saxexin haday tako haday dhulkayaga kuso xad gudbaan balaayaa karaaci wana ka qomamayn itobiya laakiin ina cagjar fulaynimo ayaa ka muuqata wuu gariraya cabsi u itobiya kaqabo ayu la gariirayaa war gumaysiga ka hoos baxa o xor noqda naftu mar uunbay baxdaayee itobiyanku waa fulay naftoda jecel hubkay wataana ka furta oku garaaca itobiyanka ilaa adis ababana eryada anaguna dhinaca ayanu idinkala sogalayna dhexda ayaynu gashanaynaa kadibna waynu babinaynaa hubkodana waynu ka furanaynaa sidii 1977 okale cid uso gumanaysana majirto itobiya waynu bakhti wad wadaynaa ina cagjaroow fulaynimada iskadaa war cagdheereey fadhiga kakaca o is xoreya somali aya garabkina tagane 😢😢😢 from duriyada
@somalia5019
@somalia5019 28 дней назад
Caadaqaate
Далее