Тёмный

#Muufo 

Nasra Abtidoon
Подписаться 922 тыс.
Просмотров 558 тыс.
50% 1

Like Comment And Share

Опубликовано:

 

8 мар 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 607   
@dahraanshiiq2771
@dahraanshiiq2771 4 года назад
Xabiibti wllhi si fudud laguu fahmaa RU-vid rada qaar maahid ilaaheey cimrigaada ha raajiyo 🤲 1 k ❤💖
@ugbaadqurux5940
@ugbaadqurux5940 5 лет назад
Mansha allah Xbbtii Allaha ku xafido Waan ku jeclahaye♥️ Wll liketa Hala baqaylina
@maryanahmed6759
@maryanahmed6759 4 года назад
Masha allah abyo ilahay hakaa abaal mariyo wax badan bn kaa faaiday abaalkaaga alla gudi kara keep going gacalo
@nasrafatah8695
@nasrafatah8695 5 лет назад
Manta qadadan wlhi wa kariyay masha allah abayo ad u mahadsan tahy jizakallah wan samestay wali wa haya hoshisa muufo iyo maraq aad umac masha allah
@umuranda9531
@umuranda9531 2 года назад
Muufo jileecey unaqanaa reer karaan adaa neh kabarane alle Haku barakeeyo aay nazra
@somalimanintheworld1849
@somalimanintheworld1849 5 лет назад
Maanshaallah qofka deeqsiga ah waxaa lagu gartaa waxa uu naftiisa la jecelyahay ayuu walaaladii lawadaagaa. Markaa abaayadiis channel kaaga runtii wax badan ayaan ka faa'iiday allah yacisak ✋ الله يخليكي لهلك و. ......
@slamicreligon465
@slamicreligon465 5 лет назад
Masha alaah cutada waan tijaawiyay wee fiicneed
@xasanraage9826
@xasanraage9826 4 года назад
masha.allaah
@appieanderei568
@appieanderei568 4 года назад
Asc nasra abtidoon walaal waan ku salaamay aad iyoaad ayaa mahadsantahay u faaideey reer mogadishow cimri dheer ayaan rajeynayaa shukran
@abdullatifadamabdullatif
@abdullatifadamabdullatif Год назад
Mahadsanid Walaashey wan ka faaideystay runtii wax badan kaa baratay in aan cunta barto karinteyda adiga ayaa sabab u ah.
@muslimocabdulahi9154
@muslimocabdulahi9154 5 лет назад
Waaaw masha allah tabarakallah cafimad ku cuuna abayo mcnto jazakallhuma kheeyr 💖💖💖👍👍
@sihaamlove794
@sihaamlove794 5 лет назад
waaaaaaaaaw msha allh inbadana sugayey xbbti thnk you❤❤❤💋
@munoabdullahi9804
@munoabdullahi9804 4 года назад
Mash Alh muufadaan saa ubartay mid sameejiray waaba nacay shukrn walshey
@samaaraaquen4326
@samaaraaquen4326 4 года назад
Mcha allah mach allha gcntada allha ku barkeyo mclimdena nasra abtidoon 💯❤
@umunawaaf7582
@umunawaaf7582 5 лет назад
Maasha alaah 😍alaah yax fadak xabiibti gacmahada alaah kuu barakeeyo
@faizaabdalla4229
@faizaabdalla4229 5 лет назад
Masha Allah illaahey gcntada hakuu barakeryo ajar iyo xasanaadna rabbi hkaa siiyo
@naciimahusseincuntomacaan7387
@naciimahusseincuntomacaan7387 4 года назад
Maasha allaah abaayo caafimada ku cuna muufo canjeero camal😍😍
@hamdihussein2130
@hamdihussein2130 5 лет назад
Waaw masha Allah gacantaada Allaha ku barakeeyo abaayo
@qamarali6968
@qamarali6968 5 лет назад
😂😂😂dadka comment ga so qorayo badankoda subscribed ii saar lee ku jiraan😡 mesha tuugsi maa u imaden mise ina faideysataan😏 isku xishoda calaacalka naga dhaafa
@salmafarahyusuf9729
@salmafarahyusuf9729 5 лет назад
Kaleexo ummada hakaa qaraabtaanee😂
@qamarali6968
@qamarali6968 5 лет назад
@@salmafarahyusuf9729 😂😂😂😂 haye lkn tuugsiga ma fiicno😆😆😆
@mariina_yusuf
@mariina_yusuf 4 года назад
Kkkkk waa qoslay wlhi Ani un macalimadeedaa tahay
@umasihaam693
@umasihaam693 4 года назад
Wow mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto ❤️❤️😍😍🌹🌹🌹👍👍👍😘👌🌺🌺🎉🎉💐💐
@sawdacabdicasiis9268
@sawdacabdicasiis9268 5 лет назад
masha Allah Thanks wllshay qaali Allah haku xifdiyo if iyo aakhirabaah 💋💋💋👍👍👍
@dekaabdulkadir1876
@dekaabdulkadir1876 5 лет назад
Abaaayo ilaaahy hakubarakeeyo ilaaahy gacantaada iyo rer kaaga hakubarakeeyo amen Marka labaad abyo salaaantaaada hakad waaye ama wxba kadhiman assalaaamualaicom nabigeena sasu nooshegy hadii lamshamsiayaha laga tago salaaanta half ay noqoni marka wxaa rajayna ina iga faaaiidey sidan ani wxkaaga faaaaiido shukrn ukhtifillah
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 5 лет назад
Shukran Qaali
@ramlowarsame9302
@ramlowarsame9302 3 года назад
masha alah alaha kubarakeeyo gcntaada iyo qalbigaaga saafidaa
@ayaandhalaalcooking8985
@ayaandhalaalcooking8985 5 лет назад
Shukran abyo masha alah keep going
@umuayman4285
@umuayman4285 4 года назад
Ma laga ayabaa i naan muqdisho ku kulano aad ayaan ku tageraa kujec liyaa ku jecliyaa maansha allaah ilxun kuma aragto
@naimaahmed2704
@naimaahmed2704 4 года назад
manta 2019 iyo nasro caato ah ayaa arkaa mashaa allaah xbbti wax bdn inaa kaa faaiido ayaa rajeynaa inshaa allaah 🇸🇴😎😍
@alisignal5592
@alisignal5592 5 лет назад
Asxaabta isoo duceeya naag baari in alaah isiiyo amiin
@iskufilaniskufilan7724
@iskufilaniskufilan7724 5 лет назад
adii hadaa barii thy naag barii mawayysi sxb
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 5 лет назад
Alaha kuu sahlo
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 5 лет назад
Mid 2dii dhashe usooduceeyen allh irida kaagasogaliyo
@malikaahlam8331
@malikaahlam8331 5 лет назад
Alaha kusiiyo
@asmadagandahir5801
@asmadagandahir5801 5 лет назад
inan baari ah dheh
@faadumoaadan1641
@faadumoaadan1641 4 года назад
Mshallah jsklh in bdn wlsheen Qaaliya Nasra Abtidoon💗🥰🥰🥰🥰🥰
@nawalahmed4182
@nawalahmed4182 3 года назад
Wll qaaliya Alle gacanta hakuu barakeeyo Saaid ayey ufududahay una macantahay wan tijabiyey aad iyo aad bad umahadsantahay ustadatii
@miskimaanka229
@miskimaanka229 5 лет назад
Mansha alah abayo maqalkadu wa farxad xiis yuo xisab la aan
@amalchanaal3683
@amalchanaal3683 5 лет назад
Thanks qaliyeey ilahay tariii aya KU jacelahsy walahi hore usoco My sister qaliya
@marwo854
@marwo854 4 года назад
Masha allah abyo jazakalaahu qayr aad baan kugu xiranahy thank you nasra cdy
@shariifoxasan9385
@shariifoxasan9385 4 года назад
Masha allaah ilaahay kheer hakusiiyo👏👍❤
@MA7CC
@MA7CC 5 лет назад
Masha Allah Abayo Mcnto I llehe haku xafido wan kahelay Abayo
@fasticabduqadir4555
@fasticabduqadir4555 4 года назад
Mash allah walasheyda illah ha ku barakeeyo🙏🙏
@amiishasandheere8891
@amiishasandheere8891 5 лет назад
Mansha Allah abyo wax badan baan kaa faa idnay alle haka abaal mariyo
@maryamaabdirahman3207
@maryamaabdirahman3207 4 года назад
Mnsha allah tabarakallah abyo nasro khyr allaha kusiiyo
@naimaabdi4578
@naimaabdi4578 5 лет назад
Mashaallah allahaa ku barakeeyo gacantada wan somahay manta afur ahaan usameysanaa galabtaa inshaallah
@hsadrihaji8947
@hsadrihaji8947 4 года назад
Masha allah walashey allah ku barakeyo gacantada ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@saritaobesh2031
@saritaobesh2031 4 года назад
Masha allah abyo darteed aa iskaga dhaafty waxa aad jecleed wlh qof qaaliga tahay sis ani wan ku jclhy runtii alle haku sharfo ncnteey
@iqracabdirisaaq2166
@iqracabdirisaaq2166 5 лет назад
Maasha Allah xbbti allaha kuu barakeeyo gacantaada farxad ku nooloow weligaa
@anab20235
@anab20235 5 лет назад
Masha allah wllshay qaali wnka helay cunadada sidaa ukarinayso alla haku barakeeyo gacantaada msha allah
@shukria5156
@shukria5156 5 лет назад
Maansha allah abaayo alle gacantaada ha kuu barakeeyo
@fardowsacabdi4110
@fardowsacabdi4110 5 лет назад
Masha alah mahadsanid abaayo garadkaga alle haku siyaadiyo
@rajaafcn8092
@rajaafcn8092 5 лет назад
Birta canjeelada ku tijaabi yay afcn iigu soo baxday Waana ka helay jimca walba rukuman igu ogid Illaah caqliga hakuu siyaadiyo abyo kaa faa iidny
@Dhamestiran
@Dhamestiran 5 лет назад
Msha allah abyo Mcn mhdsnd nolow
@ayeshakiin3210
@ayeshakiin3210 5 лет назад
Masha allh mufadan baryahanba wan gadgadayay o fbga baan kalasocday thnks alot yaqee cawa anba casho kadhigana insha allh
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 2 года назад
M.a ukhtii illahay hakuu barakeeyo gacan taada
@bellabeauty997
@bellabeauty997 5 лет назад
Mahadsanid jazaaka llaah nasro
@ifrahfarah6834
@ifrahfarah6834 5 лет назад
masha Allah abaayo sharaf bdn runtiii aad baan uga helay wana ku aaminsanahay horay usoco marnaba gadaal hasoo eegin xbibti guulayso waligaa You are my role model wlhi ❤❤❤
@sucaadomohamedwarsame1335
@sucaadomohamedwarsame1335 5 лет назад
Msha allh wankhely illaah hku barkeeyo nasriin wlshy
@saabariinahmed5357
@saabariinahmed5357 5 лет назад
Manshs allah waa kugu fanaa runtii giileeso
@nasriabdi202
@nasriabdi202 5 лет назад
Maasha Alah abaayo mahadsanid sida wanaagsan a noggu sharaxday
@hawoali3858
@hawoali3858 5 лет назад
Masha allah gabadhaan gabadha cunta soo dhigo youth ka ayadaa u jeclahay runtii love you sister horo usoco
@justsamira4477
@justsamira4477 3 года назад
Cajiiiiiib mashalhah..😍😍, thank you xbbti🥰🥰🥰
@raxmamohamuutmohamet9306
@raxmamohamuutmohamet9306 3 года назад
Mansh aaalh wlshy qali ale gacmah ha ku barkeeyo
@deeqoyareey2208
@deeqoyareey2208 4 года назад
masha alah walashey wad mahadsantahay ale haku barakeyo
@munomuno6904
@munomuno6904 5 лет назад
Masha alah abyo gacantada alle ha barakeyo
@sihamsiman4850
@sihamsiman4850 5 лет назад
mashallah gacantada illahey hakubarakeeyo
@almaazhaajji1679
@almaazhaajji1679 5 лет назад
Masha allah wlhi wan kahelay thanks wllo
@ummuanascookingandhenna3541
@ummuanascookingandhenna3541 5 лет назад
Thanks abyo mcnto jazaka.allh kheyr
@amunaxasan521
@amunaxasan521 4 года назад
Masha allha abyo hormar wacan ayan ku rajena wan kugu fana mcnto
@cayuushmaxamad9101
@cayuushmaxamad9101 5 лет назад
masha Allah abyo shukran
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 4 года назад
Masha allah jazakalah mcnto ilahey gacantada hakubarakeyo
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 5 лет назад
Thanks my Sister Nasriina
@maarishbintahmed9704
@maarishbintahmed9704 4 года назад
MashaAllah waan kafaide mahadsantahay walashey
@qaraninahodan8551
@qaraninahodan8551 3 года назад
Mhdsbd wllshy qliyy alle gacanta hakuu barakeyo
@nimcoibra9126
@nimcoibra9126 5 лет назад
Masha allah abaya alle haku xafido adiga iyo cartada
@ayaanqueen4618
@ayaanqueen4618 5 лет назад
Masha alah hore usoco wlshy thank you
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад
Mufadii qarniga iga dheh tnx alpo
@ismahaanqueen3316
@ismahaanqueen3316 5 лет назад
Masha Allah walashey ♥️♥️♥️ my love
@abdihafidcaligaawo2654
@abdihafidcaligaawo2654 5 лет назад
Masha Allah wlshy hormr wacan ilhy hku daayo
@hodancabdilaahi5215
@hodancabdilaahi5215 3 года назад
Maasha Allah jskallahu khyrn wllo qaali
@ZainabHussein-cs2yn
@ZainabHussein-cs2yn 3 месяца назад
Masha allah allaha kudhowro abyo
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 года назад
Masha alh xpti wn ka Helay wana sameystay shukran ayaaa ku leyahy xpti ilxun Kuma argto iyo intii uurka kaneceb
@xasancade1810
@xasancade1810 5 лет назад
Masha allah walal ilahey haku xafido
@sacdiyoibrhim2103
@sacdiyoibrhim2103 4 года назад
masha allaaah mcnto alle ha ku barakeyo
@user-pr8ct3qp3e
@user-pr8ct3qp3e 5 лет назад
waaw m.a huno allah hagu xfido wan ka hely cundada💋
@deeqonur6159
@deeqonur6159 5 лет назад
Asc. Masha alalh. Abayo. Mcnto. I llehe haku xafido. 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@yaskaabdirisakdhaqane3148
@yaskaabdirisakdhaqane3148 4 года назад
Masha allaah tabarakallaah qalbi nuura alle haku barakeeyo shrfy
@deeqoabdi5583
@deeqoabdi5583 4 года назад
Walishey nasro abtidoon m.allah walishey mcn ♥️♥️🥀🥀
@drshamso9261
@drshamso9261 5 лет назад
Waa mahadsantahay abaayo macaan quruxeey horta meeqo ilmo ayaa qabtaa adoo mahadsan
@drsiqraahmedciyow3113
@drsiqraahmedciyow3113 4 года назад
Ma sha allah abyo nasro alle haku barakeyo hore usocod wcn
@aminayusuf3671
@aminayusuf3671 5 лет назад
maasha allah maasha allah ilxun kuma aragto
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 4 года назад
Waa walaashay nasra degeen allaah ha boo kaa xifdiyo
@ayaanmohamed9007
@ayaanmohamed9007 3 года назад
Masha allaah nasro gacantaada allaah hakuu baragkeeyo
@shamsamohamed8625
@shamsamohamed8625 5 лет назад
Masha allah abaayo motivationkena thy farxad kunolow adiyo qoyskada
@anushhappyhappy2786
@anushhappyhappy2786 5 лет назад
Mash Allh abaayo intigarmga ayaa kaal socda xabiibti horay u soco
@cayuushmaxamad9101
@cayuushmaxamad9101 5 лет назад
m.a shukran qaliyeeti
@safiaahmed9803
@safiaahmed9803 5 лет назад
Masha Allah nasro Allah haku xiftiyo waan ku taageraaa
@sacdiyaabdullahi7539
@sacdiyaabdullahi7539 4 года назад
Maanta ayan ubaahday ina sameesto waana sameestay wana mahadsan tahay abaayo nasro😍😍😍😋
@hibachannel6677
@hibachannel6677 2 года назад
Jazakallahu khayr ❤❤
@munaabdi1630
@munaabdi1630 2 года назад
Mash alllh wllo qaali ale hakuxiftiyo hore usoco qali
@khadiijayaray7257
@khadiijayaray7257 3 года назад
Masha Allah thanks abaayo
@ikranilwaad347
@ikranilwaad347 4 года назад
Msh allh abyo waxbdn ayan kaa faideesty ku waad kumahdsanthy sida adn waxwalbo inoola wadagto❤❤❤👌
@kaltuunmohamed9226
@kaltuunmohamed9226 10 месяцев назад
Masha allaah Allah hakubarakeeyo xbbti
@sadiahirsi3250
@sadiahirsi3250 5 лет назад
Maasha'Allaah I liked it👍👍👍
@HayatInspiration
@HayatInspiration 5 лет назад
MashaAllah so yum yum
@quloowaden8374
@quloowaden8374 5 лет назад
masha allah abayo mahadsanid
@seynabaweyschannel6081
@seynabaweyschannel6081 5 лет назад
Mash Allah abayo ilaah askaxdada ku xafid runtii aad ban uga hay
@queenfariixa476
@queenfariixa476 5 лет назад
We miss u so much dear sis nasriina
@maryamaahmedkulane1370
@maryamaahmedkulane1370 3 года назад
Masha allh macanto alle haku sharfo wllh wan ka fa ideystay wana sameysty qaaali
Далее
Ceesh iyo Maraq Kabash aad umacaan
16:15
Просмотров 507 тыс.
MUUFO IYO MARAQ AAD UMACAN/SOMALI FOOD
8:45
Просмотров 143 тыс.