Тёмный

KUSODHAWADA MUUFO BUSH BUSH IYO TIRIBO MART QADKII WLASHEY BY HAMI OFFICIAL 

Hami official
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 65 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 172   
@shugricaliwarsame7310
@shugricaliwarsame7310 Год назад
Wacaleeykumu salaan waraxmatulaahi wabarakaatu maryamo sharaf abaayo macaan waan ku xiisay abaayo macaan waan ku jeclahay sharafeey walaahi gabadheeyda yar ayaa maryamo la yiraahda horay usoco xabiibti qeeyr badan allaha kusiiyo amiin ya rabbi 👨‍👩‍👧‍👧🥰♥️💞😍♥️✌
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Masha allah sidokle yaaa xayaatii alloow kudaaa mc isiii samideey yariisee 💋💋💋💋🥰🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️👭🥰🥰🥰
@najiib_moha
@najiib_moha Год назад
@@hamiofficial9884 ru-vid.com/show-UCiMLyyGLhp5v0Oe03o9FvPA walaal waa kaa linkiga
@abdiqadirmaow6056
@abdiqadirmaow6056 Год назад
@@hamiofficial9884 asc abyo sethy dahbo mumen wye
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
@@abdiqadirmaow6056 wcs abaayo setahay kawaran xalada setahay
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Год назад
Inta jecel nabi Muhammad (ﷺﷺ) isoo raaca ❤☝🕋
@aishahussian7632
@aishahussian7632 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maryanruunmaryanruun7068
@maryanruunmaryanruun7068 Год назад
Aamiin yaa rabi samiyow
@kheertoalinuur7084
@kheertoalinuur7084 Год назад
Sallaahu calleyhi wa sallam sallaahu calleyhi wa sallam sallaahu calleyhi wa sallam
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Год назад
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@deeqomahmoud1162
@deeqomahmoud1162 Год назад
Mashallah Tbarkallah Amin yaarabi allow u naxristo dhaman walidinten cafimad Ku Cuna qali
@haala552
@haala552 Год назад
Muifo la gadina naqana reer africo lkn wax saliid lagu dubaayo waa gaduid fcn masha alaah
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 4 месяца назад
Maashaa Allah tabaaraka Allah ❤
@jawahirmohamed1951
@jawahirmohamed1951 7 месяцев назад
Masha Allah mcn
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 11 месяцев назад
Bash bash barwaaqo bariis caano lagu daray lol Somalia iigu dambaysay ❤❤❤
@sahrayasin3320
@sahrayasin3320 Год назад
Aamiin aamiin
@sadiamohammed6661
@sadiamohammed6661 Год назад
Aniga gabadaan lahjadeeda darteet ayaan ufiirsdaa wa fariiid MashaAllh waanjeclahay gabdaaan
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Alle haku jeclaado abaayo 🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏❤️❤️🥰🌹
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 Год назад
Wa dhawnhy habo
@shamsocadaw1731
@shamsocadaw1731 5 месяцев назад
Allaahumaa aamiin yaa rabii xabiibtii
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL Год назад
Wcs abaayo masha allah Keep going nice sharing 100 like 😘😘😘😘
@moh4044
@moh4044 Год назад
Maryaneey. Maanta. Daybo. Daybo. Aa. Naga. Ilowdey
@ZiradMahamedAli
@ZiradMahamedAli 5 месяцев назад
Amiin
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Год назад
maryan waa dacad m a qofkasta hala boqdo
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 Год назад
MsahaAllah 👏👏👏
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 Год назад
Maasha Allah Walaashey Maryan qaali waan ku salaamey aabaaydeey qaaliyeey
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Waa ka qaaday abaayo mcn setahay kawaran xalada 🥰🥰🥰🌹🌹👋🌹🌹🌹🌹🙏🙏
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 Год назад
@@hamiofficial9884 waan kuu fiicanahay Aayo macaan waa alle mahadii waxaan kaa soo salaamaa norwey qandho baraf Baden ha qaadee wase ku noolnahay in mudaa allxamdulillah
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah caaadi mahana ino sobadi MUUFO MACAN badan waya gacanta alllah ku barakeyo shukaran abayo hhhhh Aamina
@xuseencabdullahi
@xuseencabdullahi 5 месяцев назад
Masha allah abaayo gacantaada allaha kuu barakeeyo😊😊😊😊😊😊😊
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 10 месяцев назад
M.a تسلم يدك
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Masha allaah yummy ishcalaa cafimaad ku cuna xabibti 😋
@naciimoofficial
@naciimoofficial Год назад
Masha alaa muufo iyo caloley yaa helikaro 👌🤤
@lalatabi5134
@lalatabi5134 Год назад
Muufada waan ka helay laakiinse calooleey weey soo urtaa subhaana laahi. Waad mahadsan tahay wllo. Calooleey naga daa 😢😢😢
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 Год назад
Day sey utaalo cun maa lagu dhahay 🙄
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 10 месяцев назад
wax kamacaan majiraan rer baadiye
@haninora533
@haninora533 Год назад
Wcs Mashallaah Tabaarakallaah Amiiiiin yaa Rabi Jazaakallaah xbbti❤☀️🌻✨
@liibaancadde1313
@liibaancadde1313 4 месяца назад
Hami waan kuslaaamay (Maryan)
@qadroali2268
@qadroali2268 Год назад
Asckm masha allaah
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 Год назад
Wcs
@sarahconcell1182
@sarahconcell1182 Год назад
maasha alaah maryan qalbi wanaagsan abaayo waa kaaqaadnay salaanta quruxeey 🥰🥰🥰🥰🥰
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd my abaayo mcn 🥰🥰🥰🌹🌹🌹
@leylaibrahim2687
@leylaibrahim2687 Год назад
Maasha Allah ❤❤❤
@hani5072
@hani5072 Год назад
Masha allh walshey qaali
@cookingwithsakinaabdullahi9353
Mansha Allah keep going sister 💯👍
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Год назад
Mashaalaah xabiti guleso inshallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍
@XasanJinow-lj5is
@XasanJinow-lj5is Год назад
Masha allaah tabarakallaah Wellesley qali
@fatumayasin8158
@fatumayasin8158 Год назад
Masha Allah abaaya
@aishahussian7632
@aishahussian7632 Год назад
Masha Allah wllshey qaali horey usoco
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 4 месяца назад
Beerta naga tuur saaxiibey Wey xoqantee ❤
@khadijamuse2314
@khadijamuse2314 Год назад
maasha allah abaayo❤❤
@maryanahmed3953
@maryanahmed3953 Год назад
Masha allah xabiibti alle ha idin barakeyo
@user-dy4cz5hc7z
@user-dy4cz5hc7z 10 месяцев назад
Mashaalah tabarakalaah
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Год назад
masha alaah wll isher gare ana dayibi❤❤❤
@maryanahmed9956
@maryanahmed9956 Год назад
Mashallh muufadada wa jclhy wlh hda samesana😂❤
@cuudbbe8058
@cuudbbe8058 Год назад
Love u from Kenya qaali..
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Love me too queen 🥰🥰🥰🌹🌹🙏🙏❤️❤️
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
MASHAA ALLAH BARAKALLAH ABAYO GUUL BADAN INSHA ALLAH AAMIIIN YAARAB XABIIBTI 👑👈
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd abaayo mcn sidokle 🥰🥰🥰
@Falastiin27
@Falastiin27 Год назад
Mashallah Waa kugu heesta wlh kaftankaga caadi maaha hore u soco sis ❤️
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🥰🌹🌹🙏🙏
@najaxabuker972
@najaxabuker972 Год назад
Masha allah walashey mcn horay usoco
@user-mh8ge3ye2s
@user-mh8ge3ye2s 11 месяцев назад
❤❤❤❤
@laylokediyekooshin9140
@laylokediyekooshin9140 Год назад
Ok
@naciimoxaaji4943
@naciimoxaaji4943 Год назад
Masha allaah abaayo illaah haku barakeeyo
@saramahamed1901
@saramahamed1901 Год назад
Maasha allaah maryan qaali dhareeraa iga keenti calool waa jeclahay lakin reer holland aan ahay ma laga helo inta badan jammer genoeg voor mij he 😜nabad iigu cuna xabiibti smakelijk eten 😋🥰
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Sorry sister queen mar mar wa heleysaa sada taladada oo kale doono hilibka inshallah allah waa so heleysaa 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🙏🙏🤣😂😂
@saramahamed1901
@saramahamed1901 Год назад
@@hamiofficial9884 Insha allaah xabiibti ❤🥰😍😘
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Год назад
Mansha allah tabaraka allah, aamiin yaa allah.
@Theylove__youuuuu
@Theylove__youuuuu Год назад
❤Mansha allh Alle Ku xafdiyo
@simaan8126
@simaan8126 Год назад
Mashalah tabarkalah cafimad kucuna gacnta alha ku barakeyo marayaney amaa ku imadaa manta safka dhinaca ka so galaa kkkk mashalah jizakalah kheir abyo farxsan alha in xafido adiga iyo🌹🌹🌹 dhaman familka
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn 🥰🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏sidokle xabiibti
@safiyocisman1447
@safiyocisman1447 Год назад
Mashaa allah muufo jjiim laga aade gaas dhamees iyo guriga hakaa gubto aaaaaaaa
@sainabhassan3236
@sainabhassan3236 Год назад
Asc abaayo maryan allaha ku xifdyo adiga iyo famaligaada waa ku daawadaa waxaana ku leeyahey masha allah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏
@dollarinshar4986
@dollarinshar4986 Год назад
Masha Allah xapipti
@cabdullaahi3602
@cabdullaahi3602 Год назад
Masha allaah
@fowziyamaxamud9278
@fowziyamaxamud9278 9 месяцев назад
Masha Allah
@fahmaali3542
@fahmaali3542 Год назад
Masha allah
@fadumoali4700
@fadumoali4700 Год назад
Masha'allah
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 Год назад
Maryam xbbti sogeli furudka ama macmacan kaas arag tidiisaba i deqday
@ubahali378
@ubahali378 Год назад
Maashaalaah waan kuqoslay hadaladaada
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
Yarta hadankusomartiyo 3 mufo midood igigumatiqaad tan tinarka tanbirta iyo tandeebtakulullagudugo duxadankuduceya odaga adilemoyemidkalefirinmayo insha alaah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
😂😂🤣🤣diyaar waaye mahadsanidd walaal qaali wahi kaftana waa kahelaa 🥰🙏😂😂
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
@@hamiofficial9884 adamudan sharafeey
@fartuunqalbisafi6745
@fartuunqalbisafi6745 Год назад
Love 💕 habo kib going ❤️
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Год назад
Masha allh amiin ducada allha no aqbalo dhamaanten
@sucdicadey1788
@sucdicadey1788 Год назад
Wcs my sis maryama cadey 😍😍😍😘😘
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 10 месяцев назад
Masha allaah 😋😋
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 9 месяцев назад
ManshaAlla TabarakAlla Alle h idin shifeyo ❤
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 Год назад
Wcs xbbti maryam allah ha kuu xafido qali Macnto keep going qali wlhi wa iga qoslisey
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
🤣🥰🥰🌹🌹🙏🙏🙏❤️Amiiin yaarabi mahadsanidd yaa xayaatii
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 Год назад
Habo Mcn Mashallah Allah Haidin Daweyo Mom waanba kula joognaa daybo markaa dhahesid I like it😂mom Allah haku xifdiyo🤲
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd habo mcn 🌹🌹🥰🥰🥰🥰🙏🙏❤️❤️❤️🥰🥰🌹❤️
@saynabali9825
@saynabali9825 Год назад
Mashaalah tabarakalah maryan cadey ilahay xogaga xirsi hakaga dhigo aad ayay u Qurux badan tahay
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Amiiin yaarabi mahadsanidd qaaliyeey 🤲🤲🤲😍🥰❤️❤️❤️🙏🙏🥰🥰❤️
@fofoomer7557
@fofoomer7557 Год назад
Mashaalh
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 Год назад
Maasha allaha abaayo.muufo qurux badan.waayo waayo ad I so xususisay.allaha ku barakeeyo.aamin yaa rabi
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
🌹🌹🥰🥰🙏🙏🥰🥰
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Год назад
amiin yarabi
@sahrajama1586
@sahrajama1586 Год назад
Man sha allaah habryatay mcn ilahay gacmahaaga hakuu barakeeyo love ❤ 😍 💖 ❣
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Amiiin habo mcn sidokle 🥰🥰🥰🥰🥰🌹💋🌹🌹
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 Год назад
Asc Xabibti Maasha allha Tabarkalaah gadhahena malamo aan ku wayay lagu mawayo qaliyeey Mufada aad dubeso waa jicelahay Karin Calosha marka ay cirinka tahay majicilili lakin ii kari suqar lakin wan dhidheminaya Calosha qaliyeey mar aan ku soo salama
@user-uh8hj5ej6q
@user-uh8hj5ej6q 8 месяцев назад
Mashaallah ❤
@fadumohussen669
@fadumohussen669 Год назад
Asc maryan sharaf alah ku barakeeyo muufadada waa tijaabinaa qeer alah ku siiyo
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Год назад
Masha allaa abaayo maryan quruxey 🥰💖
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 Год назад
Maasha Allaah abaayo mcnto Aamiin Aamiin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💘💘💘💞💞💞💞💞💞
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 Год назад
Allaahu ma aamin
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon Год назад
Waaba qatar muufadi caadiga cml waye. Noo so badi afaarahan
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Год назад
Wcs m.a abaayo dadaal dadaal👈🙏💯💞🤝
@deeqaaxmed6203
@deeqaaxmed6203 Год назад
Aniga uk aan joga birta mufada xage kaso gadatay plz I sheeg
@saaloahmed7057
@saaloahmed7057 Год назад
Maasha allaah wall allaha kuxifdiyo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Amiiin yaarabi mahadsanidd my sister queen
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 10 месяцев назад
Waan kugu cusbahay waana kaa helay quruxey waa samaysaa inshaa llh
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 10 месяцев назад
Masha Allah mahadsanidd abaayo sodhawoow 🥰🥰🥰🙏🙏❤️♥️♥️
@hafsayasin9800
@hafsayasin9800 Год назад
Dayboo ❤❤
@hodandirie853
@hodandirie853 Год назад
Asc sis qaali Masha AllAh xafidullAh Aamiin 🥰 yaarabi
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Wcs my abaayo mcn sidokle Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn 🫶❤️🥰🤲🤲🤲
@user-pq3dl3ll9h
@user-pq3dl3ll9h Год назад
Masha allh abyo waa kugu cosbahay ❤️
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd abaayo sodhawoow 🥰🥰🥰🥰❤️🥰🙏🙏🙏
@user-pq3dl3ll9h
@user-pq3dl3ll9h Год назад
@@hamiofficial9884 waa dhwhy mcney gcntaada allaha kuu barakeeyo
@nasramohamed3479
@nasramohamed3479 Год назад
Asc abaayo maryan salaan sare hadan ciyaalka udubaa
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd sas karabaa xabiibti 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Год назад
Gacanta allah kuu barakeeyo walaal
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 10 месяцев назад
Furutki hada na tusaysy noo soo gali
@habibaalihared3341
@habibaalihared3341 10 месяцев назад
Amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲
@samiyacumar3575
@samiyacumar3575 Год назад
Hhh maryan mcaaney ani markaan ku arko qosol mantana jiim aa kaadee maa iikeentay ar daybo yaa dabaaloo durka loodiraa
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
😂😂😂🥰🥰🥰🥰🌹🌹🙏🙏
@rayaanofficial9688
@rayaanofficial9688 Год назад
M.a xbbti caafimaad ku cuna isoo boqo qaali
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Diyaar my sister queen 🥰🥰🥰🌹🌹
@unkownunkown8743
@unkownunkown8743 Год назад
Masha allah walashey maryan waxad tahay gabar gariah cuntoyin badana sifican utaqana lakin waxan kusinaya talo walalnimo waxas ma aqano maxuma ee oodkaca masameytaqanide ama walalo darisa kabaro amayutubka kabaro hana igaxuman wan kugufirsan wayay sidad usameyneyso oodkac biyo laga buuxina marna macsaro lagu shiila xasha aan kairi hhhh
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🥰🌹🙏❤️
@unkownunkown8743
@unkownunkown8743 Год назад
@@hamiofficial9884 adamudan maryama sharafeey abayo
@zynahaji4266
@zynahaji4266 Год назад
Masha allah abayo markasto wan ku dawada shekadada ban ka hela kheyr allaha ku siyo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🌹🌹🙏👋🌹🌹🌹
@user-mh8ge3ye2s
@user-mh8ge3ye2s 11 месяцев назад
Asc❤🎉
@hodancabdule9836
@hodancabdule9836 Год назад
Maryam mashallh abaayo MCN ducada kugu jaclaaday
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Mahadsanidd abaayo mcn 🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏❤️
@waqalsudio1
@waqalsudio1 Год назад
Zxpey malagu qabaa 😳
@dollarinshar4986
@dollarinshar4986 Год назад
Mcney wad mahadsanty ilahay haku xifdiyo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Amiiin yaarabi mahadsanidd sidokle 🥰🥰🥰
@najaxabuker972
@najaxabuker972 Год назад
Furuutiska noosoo gali xabibti
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Maanta ayaa sogalinaa xabiibti inshallah allah 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏🌺🌺
Далее
MUUFO TINAAR SIDA UGU FUDUD OO USAMEYSANKARTIT 😍
15:27
Would you help?!😳
00:32
Просмотров 3 млн
MUQDISHO NIGHT LIFE AND MUUFO MACAAN
11:56
Просмотров 226 тыс.
Sida ugu fudud oo losameyo mash mash by  Faatma channel
8:31
SOMALI BREAKFAST# HOW MAKE IK JABATI#
9:20
Просмотров 17 тыс.
#Muufo iyo #Maraq Cabitan iyo Bisbaas  Qado Dhameestiran
19:28
QADO SHARAF TII WALAALKE SIDAAN USAMEEYAY SOO DAAWO
11:15
Would you help?!😳
00:32
Просмотров 3 млн