Тёмный

MUUSE BIIXI " WAA IN AAN GO'AAN GAARNAA" 

KNN
Подписаться 256 тыс.
Просмотров 4,1 тыс.
50% 1

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkiisi shirka Jabuuti ku sheegay in ay tahay in go'aan la gaaro.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 15   
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 4 года назад
Masha allah hambalyo Soomaali _ Soomaalibaa leh Guul Iyo gobanimo
@mahamedkaamil6022
@mahamedkaamil6022 4 года назад
Allah yacizak muuse biixi ninrageed soomaanimo buuxda ku heshiiya war fiicanoo farxadleh namaqashiiya ayuu waleee leeyahay
@siradali1816
@siradali1816 4 года назад
Amagaro Amahagaran SLND GUUUUUUUL MAANSHA ALLAAH💐♥️👍👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏
@AhmedHassan-qq2ls
@AhmedHassan-qq2ls 4 года назад
Waa hadal nin wayn inta afsomali kuhadasha in ay gacmaha isqabsadaan
@hibohassanidiris9101
@hibohassanidiris9101 4 года назад
Khayrka. Allaha waafajiyo dal iyo dadba.
@azhaargurey2891
@azhaargurey2891 4 года назад
Midnimo guul guul
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 4 года назад
Aleylee run buu idiin sheegey qofkii fah mayaa ha fahmo
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 4 года назад
Hanbalyo Somaliweyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ka baa inoo dana
@engahmedabdiali7917
@engahmedabdiali7917 4 года назад
Allihii awoodda badnaayow, Soomaali quluubteeda isu soo dun oo boggooda burcad isu mari
@yoonismacalin2004
@yoonismacalin2004 4 года назад
hambaliyo soomaliyey mudnimo waa lama huraan
@cimaandhako885
@cimaandhako885 4 года назад
Dadka qaarbaad moodaa inay midnimo ay maqleen uun .Aderrayaal anaaga keenay midnimada aad maqasheen amba soo gaadhenba maantana waxan ugu necebahay waxa la yidhaa midnimo oo waxa iga soo Maraan ogahay mana rabno jirtaanka S/land waa biyo kama dhibcaan .Yamyam iyo qadaadwayneey ha igu meeraysanina ee adigu wax iska dhig illayn kumana dhline inta kuu shaqo timidba aqoon kuugu filane.
@ayaanshariif4955
@ayaanshariif4955 4 года назад
maSha Alah Alow is raaci somali uurkoda isku fuur biyo qabowna dhex dhig mindinimo wax dhaama maleh madxweyne farmajo hadi u xilka kadago xata wax qabad waxa inogu filan intaan o kaliya
@as.b7305
@as.b7305 4 года назад
Ana1
@fyihihifrygo311
@fyihihifrygo311 4 года назад
Koley umada waa idin soo eegaeysa taariikhuna waa is qoree ku tala gal in taariikhdu idin xusi doonto shar iyo khayrba
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 4 года назад
30 yrs dadka beenta kadaaya in kastoo kuwa 30 yrs idinka qanceyn baa idinka daran
Далее
WARKA HABEEN EE KNN 09 09 2024
20:56
Просмотров 969
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 9 млн
How to win a argument
9:28
Просмотров 517 тыс.
Why Spain's Socialists are U-Turning on Immigration
10:51
WARKA KNN EE DUHUR 09 09 2024
15:47
Просмотров 3 тыс.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 9 млн