Тёмный

MUXAADARO CUSUB 2019- Dhibaatooyinka Qurbaha & Dadka waxay kala kulmeen | Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil 

Sheekh Mustafe Official Channel
Подписаться 398 тыс.
Просмотров 395 тыс.
50% 1

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
ru-vid.com...

Опубликовано:

 

25 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 385   
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 4 года назад
Masha allah ilahay habarakeeyo sheekha ilahay ban inigu dhaarshe hadad eegto qoralka adonan lkta isarin haydhafin
@musaafirah999
@musaafirah999 4 года назад
Ilaahay ka xishoo
@dadkanet
@dadkanet 4 года назад
Ninba hankiisu waa in. Ilaahay ka barya in hankiinu ka weenaado LIKE ii saara. Aamin
@awduulaaofficial9071
@awduulaaofficial9071 3 года назад
Halkee kugu qaboobaysa
@fatushabdul3873
@fatushabdul3873 3 года назад
@@hamdihassan6353 a
@fatushabdul3873
@fatushabdul3873 3 года назад
B. J
@deeqacali912
@deeqacali912 4 года назад
Intii nabiga jecel like
@ducoqabe5221
@ducoqabe5221 4 года назад
Waxaan ka ahaa goob joog muxaadaradan. Alle ha xifdiyo sheekha.
@xaajianelka415
@xaajianelka415 4 года назад
Hadaba dadka uu ka sheekaynayo sheego ee qurbaha degan baan nahay noo soo duce in uu illahy nagu xafido saxib mahadsanid jimce wangsan
@ducoqabe5221
@ducoqabe5221 4 года назад
@@xaajianelka415 walal laftaydu dadka qurbaha sugayaan ahay, ee ilaahay wixii dhib ah hakaa dul qaado, xaajada aad ka leedahayna rabbi hakaa siiyo idam alle walal. Mar walba walal ilaahay isku xidh waxba kaa xumaan maayaan insha allah.
@xusniabdulkadir7079
@xusniabdulkadir7079 4 года назад
Bro sh. Intuu sheegaayey inaa dhageeysatay maa wali sii rbtaa wlh sh. Hal been moona ku darin inuu wax iloobay maahane wxn kugula talinaa inaa wadanka qorshooyin kale ka raadsatid inta faaido qeeyr makaaga soo horeeyaaan ilaaah qeeyr ka hana wada waafajiyo
@ducoqabe5221
@ducoqabe5221 4 года назад
@@xusniabdulkadir7079 insha Allah walal qof walba halkii ilaahay u qoray uun bu ahaanayaa.
@atonio9430
@atonio9430 4 года назад
Walahi yurub aniga aya ku nool dhibatada u ka shegaayo sheikha waxa uqabtaa inuu ku taqsusay 100% waa run yab! hhhh
@sadiaali3488
@sadiaali3488 4 года назад
Alx Allihii qalbigeyga wadamada yurub iyo mareykanka igajecleysiin. Sh. Mustafa x.Ismaaciil Haarun Allow cimriga ubarakey ❤
@hodanmohamedtabet4082
@hodanmohamedtabet4082 4 года назад
Asc so duceey qalbi ilahy ih dajiyo Inash allha 🤲
@kadarabdalla7232
@kadarabdalla7232 4 года назад
Ilahey qalbiga haku dajiyo wll mcn farxad iyo barwaqo haku siyo
@mohamudbashir148
@mohamudbashir148 4 года назад
Meel walba Allah hakuu qaboojiyo
@mohamedm9391
@mohamedm9391 3 года назад
Illahey hakuxafido
@abdisalaamahmed4391
@abdisalaamahmed4391 2 года назад
Alee qabigag haqabojiiyo wllo qali
@fardowsahussein4731
@fardowsahussein4731 4 года назад
Manshallah sheikhena waxa u sheegayo waa waxa aanku noolahay ilahay ha noosahlow umuraha
@huddurchannel6454
@huddurchannel6454 4 года назад
Muhaadaradan goob joog ayaan ka ahaayi waxan leeyahay shiikhaan Allow xafid Amiin Aamiin
@waxfayaw237
@waxfayaw237 4 года назад
Allahayoow ku sharaf sheekh culimada kale wuxuu dheeryahay wuxuu sameeyaa sheekhan Statistic iyo baadhitaan dheer
@abukarcade3782
@abukarcade3782 4 года назад
Really waa xaqiiqda ka jirto qurbaha Allah nagu amaanso aaqiradayna nogu hagaagi 🤲 AAmiiin
@yonisnouh
@yonisnouh 4 года назад
Aqoonta graad buu ilaahy kuu dheerysiiyay, intaad adigu dhibta noo tilmaamysid ma kadsoomi doono , ilaahy hakubarakeeyo
@queen_s5197
@queen_s5197 4 года назад
Wllo hdlkaga wngsan dartiis ayan subs kugu saray👍
@yonisnouh
@yonisnouh 4 года назад
@@queen_s5197 waad mahadsantahy wll
@queen_s5197
@queen_s5197 4 года назад
@@yonisnouh 🙏👍
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 года назад
Xaqiiqda ka jirta qurbaha ayuu ka hadlay sheikhu Allah ha ku xafido🙌💯♥️ Soomalina Allah ha ugargaaro meelkasta oo ay joogaanba
@umiayaan5196
@umiayaan5196 3 года назад
Labo sano ayaan jooga stressed inu igudhacaan qarka usaarnahay wiil yar oon dhalay 10 jira waan celiyay waayo waan baqay markaan kakariwayay dibada inuu kubaduun dheelo markaan kenya geyay wuxuyiri waan kuwaalan gaaray meesha hooyo hada aniguba waan qixi rabaa
@amiraaqueeny5829
@amiraaqueeny5829 4 года назад
Illaahayoow sheikh mustafa abaalkiisa jannadii firthowsaad kayeel,(aamiin allahayoow).
@khadroshiinoshiino952
@khadroshiinoshiino952 3 года назад
Amiin AMiin
@caydaruusdaacad1132
@caydaruusdaacad1132 4 года назад
Mansha allah sheekh mustafe mufakir soomaliyeed aqoon yahan soomaliyeed illaahay ha ku barakeeyo
@apdirahmaanapdikhaaliq8213
@apdirahmaanapdikhaaliq8213 4 года назад
جزاك الله خيرا وحفظك واحسن عملك وثبت قلبك على دينه امييييييييسن
@akramjama8698
@akramjama8698 4 года назад
Marka Hore Allah Haku xifdiyo Waa xaqiiqooyin ina Haysta Ee nimba meel ula ciiray 😥😣😥 wax dalkayga Hooyo dhamaa ma jirto xaqiiq
@mukhtarmohamed1299
@mukhtarmohamed1299 4 года назад
illhy hasoo hanuni sheekh
@alishiiq3341
@alishiiq3341 4 года назад
masha allah sheekh allah ku dhaafo runta ayaad ka sheegtay somaliyeey dhulkiina ku imaan qaba yurub wax an ku haayno majiro
@Suhuur1
@Suhuur1 4 года назад
Masha Allah alle cimiirga iyo cafimaadk haku dheereyo shiekh Mustafe X Ismacil haruun
@abdishakur9
@abdishakur9 3 года назад
Waax waalbo oo Sheikh Mustafa oo taabtey wa saax 100% MashAllah wa ruunta saxiix eeh ✊🏾 This is the reality of the situation
@xaajiyare1438
@xaajiyare1438 4 года назад
Masha allah jazakallah kheyr sh mustafa illahay hakuxafido
@XaredAliofficial
@XaredAliofficial 4 года назад
Sh mustafa ilahy haku barakeyo Yurub run ayaad ka shegtay Waxan leyahay dad ka hada yurub u so socda haku so khaldamina Asc
@apdifatahahmed9830
@apdifatahahmed9830 4 года назад
خط
@adams8968
@adams8968 3 года назад
Maxan u arki wayaayey muxaadaradan inta aanan Europe imaanin
@abdiqanizacky1863
@abdiqanizacky1863 2 года назад
@@adams8968 Subxanallah inaad cashar ka barato ayaad u timi
@Yonisaj12
@Yonisaj12 8 месяцев назад
Aniga ayaa ka mid noqday Wallaahi. Maalinkasta waa walbahaar, waali, Isla hadal iyo isboofis.
@Salmancade10
@Salmancade10 2 года назад
Waa muxaadaro aad iyo aad u wanaagsan oo muhiim masha Allah. Si wanaagsan ayaa noogu soo jeedisay dhibaatada ka jirto qurbaha Mahadsanid sheikh Mustafe Xaaji Ismaciil. Qurbaha waa dhibaato lkn dadkeena Somaliyeed ma ogo xaqiiqada ka jirto wey ku siran yahiin waxey u moodaan iney lacagta iska taal taalo lkn sidaa ma ahan. Intaa midab takoor iyo neceyb ku noolaan lahaay iyo shaqo adag oo dhaqaale wanaagsan laheyn iyo qaboow daran, Waxaa ii roon inaa wadankeyga ku noolaado oo ka shaqeesto. Dal shisheeye waa dareen ku joog. Wadankaada adiga oo muwaadin ka eh wadan islaameed qaxooti iyo soo galooti ka noqo waa dhib weyn. Waxaad ku noolaaneysaa nolosha ugu hooseyso waligaa lkn wadankaada haddii ka shaqeesato oo iska joogto waxaa laga yabaa inaa dabaqada dhex ama sare gaarto oo guri aad leedahay iibsato oo shaqo abuur wanagsan oo xur u tahay sameysato iskuna filnaato inta noloshaada ka dhiman. Allah qurbaha dhibtiisa iyo dhibaatadiisa hanagu shartiro aamiin.
@khaalidnuur5492
@khaalidnuur5492 4 года назад
Jazakallah sheikh 💯/100 sxiix waaye Yurub wxuu ka sheegay sheikhu illhay haku xafido sheikh
@mukhtardhiif2455
@mukhtardhiif2455 4 года назад
M.a alle haxfido culimadaa wxbdan aan kdaawdo tv am mobil nasiiib by ii ahyd caawa haben kii kowaad aan sitoosa uga sooqyb galo muxadira shiikh mustafe ❤❤❤❤❤❤
@norajabril7955
@norajabril7955 4 года назад
Sheekh illahay ha ku barakeeyo noo soo ducee sheekh
@user-vv3nt1uo7e
@user-vv3nt1uo7e 4 года назад
Mnsh Allah allah ha barakeeeyo shaikhena aduun iyo aakhiraba
@XaredAliofficial
@XaredAliofficial 4 года назад
نحن قوم من الله القرءان الحمد لله والمنة
@yahdhipato9679
@yahdhipato9679 4 года назад
Sheekhu runbu ka hadlay hada waxan joga germany .waxa i haysata dhib hawlo ayaan ka sugaya dawladooda marka wallalayaal isoo duceeya .gaalo tudhaal male
@captainyoobka527
@captainyoobka527 4 года назад
Allah ha ku xifdiyo Sheikh Wllhi xaqiqdad ka hadashay Dhamaan kugu wa faqsanahay
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 4 года назад
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Maasha'a ALLAAH ALLAAH SWT ha ku xifdiyo aadun iyo aakhiraba. Runtii waxaad tahay Sheyuukhda aan aadka u jeclahay cilmi diin iyo maadiba bartey aadna uga hadla wadciga, dhibka iyo jahliga eey ku sugantahay Soomalida badankeed , adigoo kale ALLAAHnoo kaa badiyo. ALLAAH SWT ha kuugu soo dhaweeyo Jannatul Fardows Al Aclaa AAAMEEN 🤲🏾
@ahmerjhgss637
@ahmerjhgss637 4 года назад
Waan garatay shiq mustafa haaji haruu ma xaa soomalida saan uga had li weeysay shiiqoow walahi dad aaa badi ku sugan allah
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 4 года назад
Asalaamu Calaykum Allow inoo xafid oo barakee culumadeena, reward them highest janah aamin yaa Rabi
@axmedwaliawoowociise2526
@axmedwaliawoowociise2526 4 года назад
Thanks
@geediolaad518
@geediolaad518 4 месяца назад
Shiiq mustafa wa mufakir xaqiiqda kahadlaya dhaman dhaqamada uu kahadlaya wa waxjira runti mahad celin balaran oo qalbiga ayan udiraya
@somaliland1885
@somaliland1885 4 года назад
Mnsha allh alle Haku barakeeyo oo cimriga iyo cafimaadka rabi Haku barakeeyo sheikh
@salahomar3883
@salahomar3883 4 года назад
Wallahay qoladaa tahriibtay shekh waad la heshy...👌
@caatoyare7917
@caatoyare7917 4 года назад
Abti anagu maanu tahriibine Kuwii tahriibay ba nasii watay Belo hawadee
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 года назад
Masha allah sheakheenna allaha ku xifdiyo❤
@sadiqmahamed4065
@sadiqmahamed4065 4 года назад
masha allaah shekh mustafe ilaahay hakuxifdiyo
@bisharoardon8254
@bisharoardon8254 4 года назад
Mnshlh alxm ilaahow qalbiga noogu xasili islaamka 🤲🏻🤲🏻
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 3 месяца назад
Anigaa yurub jooga Walaahi waa wada run waxaa uu sheegay shiikhu
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 года назад
Mnsha allh alle ha inaga dhigo kuwa wax ku qaata Jazaakallah sheekhunaa Mustafe x ismaciil haaruun
@jamayusuf9343
@jamayusuf9343 4 года назад
Waa run waxaa ka hadlayo wllhi germany baa intaa wey talaa ❤✊✊
@lulah1595
@lulah1595 4 года назад
Illaahey dartiis ayaan u jeclahay Sheekh Mustafe ilaa iyo yaraanteydina waan jeclaa inaan mar ako Insha Allaah Illaahey ha iirumeeyo riyadeyda ah inaan arko Illaahey haku barakeyo cimri dheer iyo caafimaad .
@fowlogisticsllc6433
@fowlogisticsllc6433 4 года назад
Maasha Allah Illaah ha xafido Sh Mustafa walee waxbadan buu ka runsheegey
@farukwacane9425
@farukwacane9425 4 года назад
Dar ilaahay ayaan u jecelahay, sheekh mustafe.
@adnantukale3131
@adnantukale3131 4 года назад
masha allh ilhy haka abal mariyo sheekhena shekh musdafa xaji ismacil harun alle haku xifdiyo
@omarghu9318
@omarghu9318 2 года назад
بارك الله فيك ياشيخنا، جزاك الله خيرا وبارك الله فيك وجعل مثواه الجنة
@khadaraxmed
@khadaraxmed 2 года назад
Jazaakallaahu khayraa Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun 🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏
@mymesqad9819
@mymesqad9819 4 года назад
Mashallah Sh,. Mustafa wuu asiibay Ilaahay ha xifdiyo.
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 4 года назад
JZK ALAAHU QEYRAN SH MUSTAFA 🤲☝️
@aishaabdirahmanosman221
@aishaabdirahmanosman221 4 года назад
Alle haxifiyo shekhena Mustafe alle ha ii cafiyo Abwan hadrawi 🙏🙏
@BilalAhmed-ij8ks
@BilalAhmed-ij8ks 4 года назад
Alla hakaa abaalmariyo sheikh mustafe runtii maaha uun sheikh balse waa mufakar soomaaliyeed.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 4 года назад
Allaah baa igu og intii ugu yareyd buu ka sheegay haddii maanta aan USA ku suganahay. Iskuulka ilmaha macallinku ma dhihi karo aabahaa iyo hooyadaa illaar ilmihii qaniis korsanayeye oo la rabin inuu cuqdi ka qaado kuwa Aabe iyo hooyo sax ah leh. Macalinku wuxuu dhahaa waalid kaliya.
@fariidafalxan8706
@fariidafalxan8706 4 года назад
manshal allah illahay ku xafido jisalkakh
@hibaaqqurux7016
@hibaaqqurux7016 4 года назад
Maansha allah sh mustafe xaaji ismaaciil ilaahay janatul fardoose haku geeyo adiga iyo muslimiinta
@faysalabdi2849
@faysalabdi2849 4 года назад
Mansha allah tabarakallah fiikun sheikh. Mustafe alleha kuxafido
@adnanabdi5961
@adnanabdi5961 4 года назад
Wan ku jeclahay illahay dartii sh mustafe m haruun
@hannadyare8482
@hannadyare8482 4 года назад
Wlhi sheikha waan xog ogaal 😁😁😀 yurub dhibaa nagu haystaa
@ahmedknaan7586
@ahmedknaan7586 4 года назад
Alle cimriga iyo cfmdkaba ha ku siyaadiyo sh. Mustafe
@suweydaaxmed8757
@suweydaaxmed8757 4 года назад
Nolasha nucaya uma riyaqayo wlhi mesheyda dinta ku ilashana yaa Allah allow iga qabo wax dinteyda fidneya
@jamalgeele6736
@jamalgeele6736 Год назад
Sheikh mustafa Europe shan bilood ayaan jooga wlh intaad shegtay wlh waa dhab waana xaqiiq lkn qof Africa jooga wlh madareemi karo
@khadramaxamed9070
@khadramaxamed9070 4 года назад
alle misanka xasanadka hausaro shekh inan kuwikudhaqma diinta iyo cilmiga aaamiiiiin. yaaaarabi
@zahraabdi1342
@zahraabdi1342 4 года назад
Baarikalaah fikum
@dahieyare3205
@dahieyare3205 4 года назад
Jazaakalaah yaa shiiq mustafa
@khaliva
@khaliva 4 года назад
JasakumLLahu khayrn Shiikh mustafa haruun Wxa ka hadashhay Runta iyo xaqiiqada tala western ka
@aademgashan2105
@aademgashan2105 2 года назад
Tasfiisfiirka quraanka kariinmka ah iyo shiikh dirir
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 4 года назад
Run oo run ah👌💯
@mrkhalidabdullahi7248
@mrkhalidabdullahi7248 4 года назад
#ASALAMU ALAYKU WARAX MAH #sheekh mustafe allaha ku barakeeyo #iiguna ducee insha allah #inuu ilahay iiga dul qaado xanuunka waalidiintayda #adiga oo ah sheekh mustafe iyo muslimiinta kalaba allaha idin wada barakeeyo dhamaantin
@queenamiira7847
@queenamiira7847 4 года назад
Jazakallahu kheyrn shekh
@mukhtaraw-hassan2815
@mukhtaraw-hassan2815 2 года назад
Masha Allah alle cimiirga iyo cafimaadk haku dheereyo shiekh Mustafe X Ismacil; Allaah kaa raalli ahaado
@rayan781
@rayan781 8 месяцев назад
Allah hakudanbi dhafo sheekh
@dhimbiilchannel5295
@dhimbiilchannel5295 4 года назад
maaashaallah ilahay shiikh haku baarkeeyo sheek mustaf wa sheikh an aad iyo aad ufahmo muxaadarooyinkiisa ilahay culumada somaliyeed ha inoo barakeeyo dhamaantoood
@farxiyoaxmed5417
@farxiyoaxmed5417 4 года назад
Masha allaah jizakallh shiq mustafa alla dartis a ku jeclhy wllhi anna iducey adna allaah haku xifdiyo
@momo-389
@momo-389 4 года назад
Dhibka ugu badan ood kalakulmayso gaal iyo muslimba dadka dhan wa midabka jirkaga madow lakin marku qofku ku ogado inaad muslim tahay ood yurub joogto dhibteeday ledahay
@cumarxasanaamiir6479
@cumarxasanaamiir6479 3 года назад
Asc shiq Mustafa ilahey Haku barakeeyo
@sulkhaabdi9382
@sulkhaabdi9382 4 года назад
mnsha allah sheikh mustfe ilahay haku dayo
@monahussein7756
@monahussein7756 Год назад
😢😢ilaahoow nawada xafid qalbigana noo nuuri yaarab 🤲🤲🤲🤲
@mohamedsulaymanhassan7025
@mohamedsulaymanhassan7025 4 года назад
احبك في لله شيخ مصطفى
@shamhadjamuus4964
@shamhadjamuus4964 4 года назад
Mnsha allah allow ku xifdi sheikh mustafe hajji Ismail allah ku deysto mel kasto ku noshahaay
@kaysedeeq6267
@kaysedeeq6267 4 года назад
Sh mutafe mncha alllllh ♥️
@nafisaomar3049
@nafisaomar3049 4 года назад
Mnsha alllah Alle ha ku bara keeyo sheekh
@ikramahmad1132
@ikramahmad1132 4 года назад
Wlhi way igu dhacday intuu gacanta iso taagay dhakhtarkayga khaaskaa oo ka diiday ayuu idhahay Jaanis kuuma hayo maanta iga bax fadlan Anigana xanuun baa ihayay Waan awooday inaan salaamo lkn diintayda macaan ima farin waan iska adkaystay ambulace ayaan wacday oo waan helay dhakhtar lkn asagi ima dawayn
@amunahbintumohamed9907
@amunahbintumohamed9907 4 года назад
Allaha kuxafido iimaankana allaha kuusiyaadiyo
@sanaa8367
@sanaa8367 4 года назад
Ikram Ahmad Ma ka badalatay markaa wllo
@dahaar29
@dahaar29 4 года назад
Ikram Ahmad kabadalo walaal
@ilyaasliimo
@ilyaasliimo 3 года назад
Allaha ha ku xafido
@naanicknaanick6325
@naanicknaanick6325 3 года назад
Kheer Allhaa ku siiyo kuligeenbo Ameen
@sacdisharif7636
@sacdisharif7636 4 года назад
MashaALLAH, muuxuu ruunsheegay sheekhuu.
@khalidoday8943
@khalidoday8943 4 года назад
Sh.mustafa allah yaxfidak
@abdulahihassan6781
@abdulahihassan6781 2 года назад
Inshallah xafidallagu sh mustafae haji ismail haruun inshallah 💯💯✅✅
@nooneknows3732
@nooneknows3732 4 года назад
Alle ha ku barakeeyo sheikh Mustafe
@khadrosaid6418
@khadrosaid6418 4 года назад
Mansha allaha waa xaqiiq jiratah waxa uukawaramayo shiikhu
@khadroshiinoshiino952
@khadroshiinoshiino952 3 года назад
masha allah . allah ha xifdiyo sheekh mustafa
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 4 года назад
aAlla sheekhu run badanaa illahow na badbaadi
@user-zl3es4is4q
@user-zl3es4is4q 9 месяцев назад
Allaha barakeyo sheiqena
@hassanmahamed2179
@hassanmahamed2179 4 года назад
Shiikh mustafe ilahay ha ku dhowro
@Khadar-Ali
@Khadar-Ali 4 года назад
Alle hynga yeelo kuwii midooba dunida badala insha allah.
@---7573
@---7573 4 года назад
Yurub waxan urabaa inaan usoo galo wlhi waa inaan aqoon Ka korodhsado maadi ah oo hadhow I anfacda si aan ugu noolado carabaha sucuudiga halkaana aan dego Insha Allah
@rahmabashir439
@rahmabashir439 Год назад
Sido kale🥰 Ilahay riyooyinkeeno dhan wixi khayr noo ah hanoo rumeeyo.
@fatimafilsan1437
@fatimafilsan1437 4 года назад
Masha AIIAH kheekh AIIAH ku barakeeyo
@capascade7376
@capascade7376 4 года назад
Mnsha alh ah. Mustafe muxadaradan wan rabnay
@sabahmuhumed729
@sabahmuhumed729 4 года назад
Mansha Allah alle ha ku xafido Amin Amin
@mahadhussein283
@mahadhussein283 4 года назад
Walahi waa runtiis intoo shegay alloe wadan ka noo hagaaji
@farahadanomar5921
@farahadanomar5921 4 года назад
M. A jazka Allh kheyr
@wiilodahirahmed554
@wiilodahirahmed554 4 года назад
Masha allah sheekh . Walaahi waa runtaaa.
@baaruudbarkhatle183
@baaruudbarkhatle183 4 года назад
Manshallah alle hanagu anfaco ameen
@hooyo6731
@hooyo6731 4 года назад
Jazakallaahu Khayran Shiikhanal Faadhil
Далее
Куда Анджилиша снова летит???
00:16
КОРОЧЕ ГОВОРЯ, ШКОЛА БУДУЩЕГО
10:40
Куда Анджилиша снова летит???
00:16