Тёмный

MUXAADARO CUSUB 2020 | Aakhiro iyo Dhibta Taalo - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil 

Sheekh Mustafe Official Channel
Подписаться 399 тыс.
Просмотров 1,7 млн
50% 1

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
ru-vid.com...

Опубликовано:

 

30 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@farhiaismail1017
@farhiaismail1017 4 года назад
Jazakallah sheikh Mustafa ismaciil muxadaro qalbiga tabanaysa weeye illahay hanaga yeelo kuwa loonaxariisty maaalinkaas wayn😭😭
@nasrohajiabdihamid1186
@nasrohajiabdihamid1186 3 года назад
Aamiin yaa rabbi
@fathiaadenelmi6203
@fathiaadenelmi6203 2 года назад
Allahuma Amin
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Год назад
Asc shiekh Mustafa Haji Ismaaciil Haaruun illahay haku hiifdhiyo adun iyo aqiiro jazakallah khayr scw scw scw ❤️❤️❤️
@hoodoartan1980
@hoodoartan1980 3 года назад
M.all guusha ugu wayn uqof gulaysta wa izga okabadba cadabka akhiro iyo dhibkeda alla hainaga dhigo kuwi gulaysta insha all inta xaqa kalexsana alla hasohadeyo amiin insha all
@user-lj9pd9hk8j
@user-lj9pd9hk8j 4 месяца назад
Ilaahow noonaxariiso oo nodenbidhaaf ya alaah rabiyow nasohadee rabiyoow kuwad unaxarisatay naga dhig ilaahow hana hoojin aakhiro yaa alaah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ayanmohamed2653
@ayanmohamed2653 4 года назад
Masha allllah Sheekh mustafe Alle ha kudhawro Addun iyo Akhiro sheekh aad ujecelahay muxadiroyinkisa illahay cadaabta ha inaga hayo aaameen aaameen yaa alllah
@abdimaliksuuley9577
@abdimaliksuuley9577 2 года назад
Aamiin
@sakariyemaxamuud1323
@sakariyemaxamuud1323 4 года назад
Walahi waa run wan qaadanayaa wllo aduuunyadu waa maalin kooban ilaahay cibaadadiisa ku dadaala wakhtigiina iyo salaadiina walaalayaal ka faaidaysta sheekh mustafe xaaji ismaacil Alle Janada haku galiya
@promaxemweli
@promaxemweli Год назад
Shiekh Mustafa Ilaah swt Ajar iyo xasanaat hakaasiiyo wanaagan
@hayatthayattapdilahi683
@hayatthayattapdilahi683 3 года назад
Mnsha allah sheekh mastafe su aal rabaa inaanku waydiiyo xagaaa kala soo xiriiraaa
@mohamedmuwaadin4386
@mohamedmuwaadin4386 2 года назад
Yaa rabal caalamiin yaadal jalaali wal ikraam yaa xayu yaa qayuum ilaahoow ibadbaadi qiyaamaha iina danbi dhaaf
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 4 года назад
Ilaaahow ii danbi dhaaf , yaa rabi yaaa rabi, iyo dhamaan muslimiinta
@sagalmaxamuud5881
@sagalmaxamuud5881 2 года назад
Yaarabi ilahow hanacadabin 😭🙏
@2kabdy34
@2kabdy34 3 года назад
اللهم لا تخزنا يوم يبعثون،يوم لا يبعث مالا ولا بنون
@adoontiialle3331
@adoontiialle3331 2 года назад
Laailaha ilalahu maxamadu rasululaa illhow mlinta wayn noo gargaar Yaa allah😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@khayriyamohamudabdirahman6512
@khayriyamohamudabdirahman6512 6 месяцев назад
amiin
@mahadomar3089
@mahadomar3089 4 года назад
انا سيد ولد ءادم يوم القيامه واول شافع واول مشفع ❤ حبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم❤❤❤ Saliga badiya😭😭
@mamaxabiibo7541
@mamaxabiibo7541 3 года назад
A.c.
@ilkacaselnamahamouud
@ilkacaselnamahamouud 4 месяца назад
ilahayow maalintaas Aadka u adag ku awa aad unaxariisatahy nadhig yaarabi 🙌🙌🙌😭😭😫
@SYL.KHEIRE
@SYL.KHEIRE 4 года назад
Yaarabi maalin taas intaxaanka IGA guulay
@nimcokhalid4711
@nimcokhalid4711 Месяц назад
اللَّهُمَّ قِني عذابَكَ يومَ تَبْعَثُ عبادَكَ🤲
@mohamudabdiazizyusuf7730
@mohamudabdiazizyusuf7730 4 года назад
Allaw nagababaadi dhibaatada aakhiro
@surerabdi1194
@surerabdi1194 3 года назад
Manshallah alle haku xiftiyo Sh m
@maxamedofficail185
@maxamedofficail185 4 года назад
Sh mustafe ismaciil Alle janada ha inugu kulmiyo dhmnteenba
@horseedkadunida270
@horseedkadunida270 4 года назад
Ale misaaanka xasanaadka hakugu daro sheikh mustfe
@muhammaddualle3009
@muhammaddualle3009 Месяц назад
ALHAMDULILLAH. Islaamnimo+ Sh. Mustafe+ Qado❤02_06_2024❤
@user-jq1zp8bs5z
@user-jq1zp8bs5z Месяц назад
IlhOww malintaas Noo NaxariisO😭🤲
@anasali-ln1bk
@anasali-ln1bk 3 года назад
Allah ha barakeeyo sh. Mustafe
@queenhayla1414
@queenhayla1414 4 года назад
❤ilhy hanaga dhigo kuwii janada ku kulma
@safkaomar5369
@safkaomar5369 4 года назад
Jazaa kallah sh. Waan jeclahay wacdigaga alle dartiis masha allah. Allah hanoo fududeyo malinkaa🙏
@khadraabdi2491
@khadraabdi2491 2 года назад
I am am back 8
@fathifaysal3361
@fathifaysal3361 3 года назад
Allahayow qalbigena cabsidada kabuuxi 😭
@nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874
@nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874 2 года назад
Allaw quluubteena kusug xaqa aduun iyo aakhiroba
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 года назад
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun xafidahul allaH ❤
@leilaahmed484
@leilaahmed484 4 года назад
Subxaanallah, illaahoow maalinteena su,aasha qabriga noo fududeey yaa rabi , illaahoow hana cadaabin aduun Iyo aaqiraba aamiin yaa rabi
@manizaomar7385
@manizaomar7385 3 года назад
ﻣﺤﻤــــﺪﷺ❤❤ﻣﺤﻤــــﺪﷺ❤ﻣﺤﻤــــﺪﷺ❣ Waxan dawanaya 2020 October 26 deda Yaa alh dintada mcn nagu sug iyo towbadada wanagsan🤲 alhamdulilah❤
@rudwanmahamed6963
@rudwanmahamed6963 3 года назад
Aamiin
@user-gi2dp4rf1q
@user-gi2dp4rf1q 28 дней назад
SqddlnfvkcbnbndZxncmcnc😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@zuzaanqaniyo7752
@zuzaanqaniyo7752 3 года назад
Sheekh illahy cimriga hku dhereyo♥️
@haadiahmed3132
@haadiahmed3132 Год назад
ilahayow maalintaas kuwa carshigaaga harsanaya naga wadhig oo no danbi dhaf 🤲🤲
@asiaaar5002
@asiaaar5002 4 года назад
يُثَبِّتُ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا بِالْقَوْلِ الثَّابِتِ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا وَفِي الْآخِرَةِ ۖ وَيُضِلُّ اللَّهُ الظَّالِمِينَ ۚ وَيَفْعَلُ اللَّهُ مَا يَشَاءُ Allahayoow naga midyeel kuwaad ku sugto kelimada xaqa ah aduun iyo aakhiraba yaa Rabbi Ya Raxman
@hassanjaamici6752
@hassanjaamici6752 4 года назад
Aamiin
@cismaancali2013
@cismaancali2013 4 года назад
aaaamin
@xudeyfa1977
@xudeyfa1977 4 года назад
Aamin
@nagiibbader3574
@nagiibbader3574 4 года назад
Amiin 🤲
@shuceybcabaas648
@shuceybcabaas648 4 года назад
Amiinn
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 2 года назад
Allow kheyrka na waafaji yaa Rabbi dhamaanteynba oo khaatumada noo wanaaji yaa Rabbi dhamaanteynba imtixanka qabrigana Allow noo sahal jawaabahowda yaa Rabbi dhamaanteynba 💯Amiin yaa Rabbi 🤲
@A___11y_99
@A___11y_99 Год назад
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@A___11y_99
@A___11y_99 Год назад
❤❤❤❤❤
@adoonkiiallah227
@adoonkiiallah227 4 года назад
Allah Cimriga Iyo Cafimaad kaba Haku Barakeeyo Sheekh Mustafe Xaji Ismacil Haruun Allah Khayr-keeda Ha Kugu Daro Misaanka Xasanaadka Anagana Kuwii Ku Waano Qaata Raxmaanku Hanaga Yeelo Insha Allah
@hassansagaale9775
@hassansagaale9775 4 года назад
Allah khayr hakusiiyo ifiyo aakhiroba sh mustafe
@zamzamnuura4834
@zamzamnuura4834 3 года назад
MA SHA ALLAH SHEIKH MUSTAVE ALLAHA KU DHAWRO ♡
@ayannur6511
@ayannur6511 4 года назад
Alle kuwii geerida xasuusnada ha inaga dhigo sh.mustafe jasakalaah
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 4 года назад
Allaw noo fudude jawaabaha Maalinta Yawmul qiyaame Allw Naga dhig kuwa aad Janada ugu Bishaarayso Amin amin
@rukiaadan5425
@rukiaadan5425 4 года назад
Amin ya Rabbi
@abdihakimfarah9720
@abdihakimfarah9720 4 года назад
Amiin amiin yaa rabi
@zahrosicid9944
@zahrosicid9944 4 года назад
mhmed_dek محمد_ديك aamiin yaa rabi
@asmahkalindah4441
@asmahkalindah4441 4 года назад
آمين ياحي ياقيوم
@hibooo9164
@hibooo9164 4 года назад
Aamiiin yaa rabi a
@Muthanna58
@Muthanna58 4 года назад
Mansha allah tabarakallah sheekh mustafa, bararujinta aad nala garabtaagantay allah xasanaadkeeda ha kaa abaalmariyo
@amirarashed8441
@amirarashed8441 4 года назад
Jazaaka allaahu qayr Sh.mustafa rabi haku xifdiyo adiga iyo culumadeeda dhan
@kaafiyomohamed8536
@kaafiyomohamed8536 4 года назад
Aishaxc. Xc
@hadhweynehadhweyne4439
@hadhweynehadhweyne4439 3 года назад
Maan Sha Alaah Sheekh Mustafe Xaaj Haaruun Alaha Ka Ajirsiiyo Khayrka Uu Gaadhsiinayo Islaamka
@deeqakushkush5363
@deeqakushkush5363 4 года назад
Masha Allah muxaadoran si aad beey iitaawatey qar ilaahay hakusiiyo dadkii kasoqeebgaley baan kamid ahaa masha Allah
@aishaabdallah6082
@aishaabdallah6082 4 года назад
Asc sheeq ilaaheey hakuukaalmeeyo aduun iyo aaqiro weligaa haka caajisin Sheegida wanaaga reebida xumaanta jazaakalaahu qeyraa
@ikimohamed4162
@ikimohamed4162 4 года назад
Allah hanoo fududeeyo maalinta, Allah dunidan naguma fidneeyo
@mahadartan321
@mahadartan321 4 года назад
🙏🏽❤️Mashaa allah tabarakalah sheikh mustafe iyo culimada somaliyed ilahow cimriga idin barakee dumarka somaliyed waan ku farxay❤️😭
@yaxyebaashe6081
@yaxyebaashe6081 3 года назад
🙏❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@lukmanmohamed5900
@lukmanmohamed5900 2 года назад
P
@asmamohamed7052
@asmamohamed7052 2 года назад
Nagar arranges mashallah
@munoali6345
@munoali6345 2 года назад
Hindo maa tahay
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 3 года назад
Ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo wll
@seadshattaofficial2021
@seadshattaofficial2021 3 года назад
Mzha'allh mzha'allh zheikh mustafe x.izmacil harun alle cimri dherer io caawa taama kaaga baryaya adi io culumada somalida io qof kazta oo jecel diintena zuuban io nabigena scw igula saliya nabiga scw
@ismailsoodsoodyare5647
@ismailsoodsoodyare5647 4 года назад
اللهم ثبتنا بألقول الثابت في الحياة الدنيا وفي الآخرة Allahayow noo naxariiso nacafi
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 года назад
Yaa allaHa khatumaDa kheir noGu dhaMe. 😭❤🙏
@cabdicali3827
@cabdicali3827 2 года назад
063441
@elektronikverden774
@elektronikverden774 2 года назад
L0⁰0
@maxamedcismaanciise3238
@maxamedcismaanciise3238 10 месяцев назад
@@elektronikverden774 225433q
@King55555-x
@King55555-x Месяц назад
I watching this video arafa day 😢❤my Allah grant us jannah fardows
@hanaahmed1623
@hanaahmed1623 4 года назад
Masha alah ilahoow noo dhawr Culimada 🤲 allahuma ameen
@amrandhiblaawe7029
@amrandhiblaawe7029 3 года назад
masha allh ilahow cadabta naga badbadi
@mustafebn14
@mustafebn14 4 года назад
_Allow Inoo Naxariiso Oo Wadda Hanunka Nagu rid yaarabi War aamin dhahayadee_
@kifaaxahmed74
@kifaaxahmed74 4 года назад
Aamin yaa rabi
@mustafebn14
@mustafebn14 4 года назад
@@kifaaxahmed74 thanks walshy qali
@kifaaxahmed74
@kifaaxahmed74 4 года назад
@@mustafebn14 adaa mudn wll
@jamaali4732
@jamaali4732 4 года назад
Aaaamin
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 года назад
Aamiin yaa Allah
@Zakisnm
@Zakisnm 4 года назад
Rabi khaatumada khayr noogu khatin Yaa Allah🤲🏻
@muhiimabdilahi2825
@muhiimabdilahi2825 26 дней назад
Lailaha ilalahu maxamed rasululah illhaw rabiyow raxmanow malinka wayn noo gargar oo noo naxariso yaaa Allah sualaha qabriga noo fudaydi🤲🤲😭😭😭
@shankaronshukri8893
@shankaronshukri8893 2 года назад
Alllw Malinteeyda ifududeey Aniga iyo intii muslimiin Ah yaa Allah 🤲😭Allow Sakaradka iyo su Asha noo fududeey Aniga iyo intii ila mid Ah o muslin Ah yaa rabi🤲🥺😭😭🥺
@anushkapea6574
@anushkapea6574 Год назад
Aamin yaa rabi🥺😩🤲
@Shafiabdulle
@Shafiabdulle Год назад
Allahuma Ameen🤲
@maxameddeeq9455
@maxameddeeq9455 11 месяцев назад
Aaamiiin😢😢
@user-br7zb5kx6v
@user-br7zb5kx6v 10 месяцев назад
Yaa rabi yaa alha
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 8 месяцев назад
ASC wll
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 4 года назад
Qofkasta wuxuu sheegayanayaa murug iyo walwal Dawadiisa Waxa weeye. Saliga nabiga صلي الله عليه وسلم
@kifaaxahmed74
@kifaaxahmed74 4 года назад
Scw
@dahbomohmed8553
@dahbomohmed8553 4 года назад
Eokd
@warzameaadan8135
@warzameaadan8135 4 года назад
Scw
@cayunouchabdi8963
@cayunouchabdi8963 4 года назад
Scw
@xaawomaxamed2624
@xaawomaxamed2624 4 года назад
Swc
@ayanzaetmo1398
@ayanzaetmo1398 4 года назад
Illhow shekha no dhowr Ankana na wada sug 🤲🤲😭
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 года назад
Aamiin yaa Allah
@kawsarkayse1225
@kawsarkayse1225 3 года назад
Aamin yaa rabbal caalamiin🤲🤲🙏
@parwakoamerica5815
@parwakoamerica5815 3 года назад
Amin Amiin
@asiyaamunabdilahiibrahil8237
@asiyaamunabdilahiibrahil8237 4 года назад
ilahow nonaxariso dhamtayo🔴❤❤❤❤
@zahraahmed2519
@zahraahmed2519 2 года назад
Masha Allah ilaahow cimriga u dheere Sh Mustafe Lakiin ka AF somaaliga ka qoray Waxa aan u sheegaya Waxa aakhiro taala ma axa taalo
@kikokayaahee7951
@kikokayaahee7951 4 года назад
Allah wadankayga anoo caafimaad qaba dib ha iigu soo celiyo insha allah 🤲🏾 الله يهدي من يشاء
@burcoxaaji3991
@burcoxaaji3991 4 года назад
Insha allaah wll
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 года назад
Aamiin
@xabeebiilkioloopplnjiioioy1174
@xabeebiilkioloopplnjiioioy1174 3 года назад
Ŕĺ98ĺ O8 I8dfddda4
@munahusen3477
@munahusen3477 3 года назад
walaalayaalow halmar iso duceeya hadad commentigyga akhriso in ilaahy wadada toosan imariyo o xumanta iga masaxo pls😭😭😭😭😭😭😭😭
@qureshaxmed5169
@qureshaxmed5169 3 года назад
Allle khayrka haku wafajiyo
@ahmedketoofficial2999
@ahmedketoofficial2999 2 месяца назад
Rabiyow jidka tosan ku hanuni 🤲
@OwliyoUgaas
@OwliyoUgaas Месяц назад
P😅​@@qureshaxmed5169
@hamdaismael8477
@hamdaismael8477 4 года назад
Manzhallh sheekh mustafe ilhy cimrigiisa ha dhereyoo
@Ladyofminister
@Ladyofminister 3 года назад
Ilahoow xaqa na waafaji ilahoow gafkayga iyo geeridyda ha kulmi rabiyoow sualaha qabriga kuwaad haleeshiiso dhaga yeel🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 4 года назад
Mashallah jasakumullahu kheyran sheikh mustafa haji allaha ku xifdiyo insha Allah
@ismailmuumin5177
@ismailmuumin5177 4 года назад
Maasha allah alle hakaa jasaa i siiyo qiyaamahana kuwaa hadha alle hadhsada hainaga dhigo 🤲🤲🤲
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 года назад
Ilaahow khayr nagu sug aakhiro iyo ifba oo khayr mooyee sharka naga fogee Aamiin yaa Allah
@adnaabdirahman3889
@adnaabdirahman3889 3 года назад
Masha allah jazakumallah kheyra sheikh mustafa ajar iyo xasanad allah kasiiyo
@xabiiboibraahimmaxamed5242
@xabiiboibraahimmaxamed5242 4 года назад
Sheekh mustafa rabi ha kaa abaal mariyo insha alaah
@faadumomaxamed6904
@faadumomaxamed6904 4 года назад
Sh. Mustafe x. Ismaaciil Haaruun Alle haku xafido if iyo aakhiro
@abdikaadirbukut8749
@abdikaadirbukut8749 2 года назад
اَسْأَلُ اللّٰہَ الْعَظِیْمَ رَبَّ الْعَرْشِ الْعَظِیْمِ اَنْ یَّشْفِیَکَ۔
@faadumohaji8165
@faadumohaji8165 4 года назад
Jizaakalaah qeer ilaah haku. Xifdiyo aduun iyo aaqiro
@maryamadam8444
@maryamadam8444 4 года назад
جزاك الله خير الجزاء الشيخ مصطفى إسماعيل. اللهم انا نسألك ثابت في الدنيا والآخرة
@khaderibrahim6652
@khaderibrahim6652 2 года назад
Allah kaabaal mariyo
@mohamudaligarad1769
@mohamudaligarad1769 4 года назад
Masha Allah Sheikh jazakalaah, Alle haku barakeeyo waxaa kale oo aan salaamayaa dadkaygii Markiskaygii Towxiid Kampala, Uganda.
@mohamedhistari7787
@mohamedhistari7787 4 года назад
Mnsha allah sheekh mustafe illahy ha kuu barakeeyo cilmigaa alle ku siiyey , anaga illahay ha naga dhigo kuwii wax ku qaata ee ku dhaqma insha allah
@guutaaleofficial2181
@guutaaleofficial2181 3 года назад
Masha Allah Ilaahey hanagu anfaco Dhamaanteen Aaqiro Iyo Aduunyo
@abdifatahyousufjam7179
@abdifatahyousufjam7179 Год назад
اللهم اغفر لي ذنبي وكفر عن سيئاتي وتوفني مع الابرار
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 4 года назад
Asc sh mustafa x i h jzkllh qeyran❤
@asmageedi2013
@asmageedi2013 4 года назад
Shekh mustafe naxariis iyo nabad galyo korkaaga ha ahaato carshiga ilaahay culimad hadhsata Allah hakugudaro
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 года назад
بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل شيخ مصطفى هارون وجزاك الله خير الجزاء نحبك في الله
@Jasmine18815
@Jasmine18815 4 года назад
Maasha Allah Tabaaraka laah Allahuma baarik Shaikh
@hoodobadel1973
@hoodobadel1973 4 года назад
Mansha Allah tabaarakallah
@hoodobadel1973
@hoodobadel1973 4 года назад
Mansha Allah tabaarakallah
@jaamacmaxamedismaaciil
@jaamacmaxamedismaaciil 4 года назад
Allow Naga yeel kuwa Jidka Siraad sida Biriqda ku mara, allow naga yeel kuwa ku dhinta Sunaha Nabiga صلى الله عليه وسلم iyagoo ku taagan, khaatumadana allow khayr noogu khatin Aamiin
@fatimaathem8828
@fatimaathem8828 3 года назад
Aamin
@mariayusufmohamed8969
@mariayusufmohamed8969 3 года назад
AamEeN
@adamgamingchannel2951
@adamgamingchannel2951 3 года назад
@@fatimaathem8828 .0 nvm mm0 .B0b..
@adamgamingchannel2951
@adamgamingchannel2951 3 года назад
M
@adamgamingchannel2951
@adamgamingchannel2951 3 года назад
M MB m"bbbbb.0
@naagweyn5078
@naagweyn5078 4 года назад
Allow su'aal qabri haitusin yaa rabbal caalamiin
@cklb7289
@cklb7289 4 года назад
Jazakallh shiikh muztufa❤😙
@najmaapdirahman7447
@najmaapdirahman7447 3 года назад
الله يحفظك يا شيخنا جليل ويرحمك ويعظيك أجرك
@xabiiboibraahimmaxamed5242
@xabiiboibraahimmaxamed5242 4 года назад
Rabiyoow nagu dar inta ku guuleysato malinta qiyaamaha yaaaa raabi
@mohamedm9391
@mohamedm9391 3 года назад
Amiin walaalo
@samirmousejama1396
@samirmousejama1396 2 года назад
Yaa rabbi ilahayow khatumada khyr nogu khatin qawlka wanagsan na solunsiii Yaa rabbi ilahayow nahanunii
@BidhaamiyeMedia
@BidhaamiyeMedia 4 года назад
Ilaahay khaatumada haynoo hagaajiyo aamin soo qor wall
@axmedosman5148
@axmedosman5148 4 года назад
Aamiin aamiin wll
@khadrasharif8900
@khadrasharif8900 4 года назад
Maanshllh shekhe Mustafa jasakalaha 😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@amalomar4764
@amalomar4764 4 года назад
Alle kuwa geerida xasusta alle haynaga dhigo allow khatumada khyr ha noogu khatimo
@cashocasho3097
@cashocasho3097 4 года назад
Ilahow nagu sug xaqaag amiin 🤲🤲😭♥️💯❤️
@hodanhashi9119
@hodanhashi9119 4 года назад
Thanks sheikh I always Listen you I m change a lot thanks gain
@Futuresompres
@Futuresompres Год назад
Ilaahow maanta dartaa baa u soomanahy ee ilaahow xumaanta iga reeb oo khayrka igu hanuuni 08/07/23
@ahmedhalale5403
@ahmedhalale5403 4 года назад
Somaliyey isoduceya Waxan raba xumanta An Ku jiray inan ka Baxo 😢😢😢😢
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 4 года назад
@ina Haibe, ilaahay ha kaa baabi'iyo xumaanta, wanaag iyo dambi dhaafna ha kuugu badalo, illaahay ha noo dambi dhaafo dhamanteen. aamiin
@zaynabbile3266
@zaynabbile3266 4 года назад
Illaahay hakaa masaxo xumaanta wanaagna hakuugu bedelo
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 года назад
Ilaahay khyr hakuugu badelo
@sacduushmire3810
@sacduushmire3810 4 года назад
ilhay ha ku hanuuniyo khayr ha kugu badelo
@daauudyare6641
@daauudyare6641 4 года назад
Dayax dalnurshe
@nimcomaxamed9478
@nimcomaxamed9478 4 года назад
Alle ha ku barakeeyo sh Mustafa jasaaka laahu khyr
@queenhajiali3601
@queenhajiali3601 4 года назад
Illahayow khaatumada khayr noogu Khatin aamiin yaa rabbi 😍😍😍😍❤❤❤❤
@hanaanshekh6077
@hanaanshekh6077 4 года назад
Mansha allaaah Alle cimriga hagu dheereyo sheekh qaali ah
@maryancali8539
@maryancali8539 2 года назад
4
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 года назад
أللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك 🤲😥
@Nabeelluth
@Nabeelluth 4 года назад
Jazaka Allahu kheyr sh Mustafa may Allah preserve you
@nimcadhawrsan1516
@nimcadhawrsan1516 4 года назад
Mnshalhah alhe haa Ku xafiido sheikh Mustafe ciimaree dheer alhe haa Ku siiiyo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
@updyrisakfaisal82
@updyrisakfaisal82 4 года назад
Salalahu calayhi wasalam ❤
Далее
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 7 млн
Cabsida Naarta Ayaa Hurdadii u diiday || Sh Mustafe
42:53
TOWBADA ! | HAKA QUUSAN NAXARISTA ALLE | Sh.Mustafe
28:41