Тёмный

MUXAADARO GEERIDA RASUULKA ( SCW ) IYO DARDAARANKIISII SH MAXAMED IDIRIS 

AL-BADAR CHANNEL
Подписаться 187 тыс.
Просмотров 329 тыс.
50% 1

Ramadaan Kariim
Dhamaan cashirada Iyo Muxaadaraadka Bisha soon Halkaan ka Dhageeyso
1) Muxaadaraadka Bisha Soon
• MUXAADARO CUSUB 2022 ...
2) Su'aalo iyo Jawaabo Gaar u Ah Bisha Soon
• Su'aalo iyo jawaabo ra...
#ramadaan2023
#Bishasoon
#sheikhhusseinalijabuti
Jazakumullahu kheyran
____________________________
Wixii Talo Iyo figrad Waxaad Noogu Soo Gudbin Kartaa Ciwaanada Hoose ku qoran
_____________________________________________________
Website : albedar.wordpr...
👉Gmail infoalbadarchannel@gmail.com
👉RU-vid / albadarchan. .
👉Facebook / albadar.channel
👉Twitter Al....
_____________________________

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 219   
@lamaanahajacaylka860
@lamaanahajacaylka860 12 лет назад
awalan walaalaheyga muslimiinta ah waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka ,asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu, Qaasatan sheekh MAXAMED IDIRIS sheekhunaa waxaan alle kaaga baraya yaa inuu ajar iyo xasanaad kaa siiyo muxaadaraan qaaliga ah ee ad noo soo jeedisay walaahi billaahi waan ooyay markaan dhagaystay maashaa allaah adigana waxaan kaa dareemay jacaylka RASUULKA SCW anigana waxaan kuuu sheegayaa oo aan alle u sheegaya inaan jeclahay RASUULULAHI MUXAMED scw alle hanoo kaso inaan
@bahjailkayarbahjailkayar2048
@bahjailkayarbahjailkayar2048 4 года назад
Rabow naga yeel aniga iyo nabi maxamed iyo asxaabtiii iyo dhamaan umatu Muslimiinta kuwii janada ku kulma Yaa Rabii 😭😭😭🤲🤲🤲♥️🌹🌹😥
@saamiyoali1071
@saamiyoali1071 7 лет назад
ilaahay nabi muxaadaro s.c.w jannada kuwa arka hanaga dhigo
@IfrahAbdi-s4c
@IfrahAbdi-s4c 20 дней назад
Aamiin aamiin aamiin
@cabdifataaxismaciil720
@cabdifataaxismaciil720 11 лет назад
جزاكلله خير ilaahay hakaa abaal mariyo muxaadirda qiimaha badan eee aad nosoo gudbisay amiin amiin amiiin
@adendiini1782
@adendiini1782 8 лет назад
I LOve Allah And Prophet Muhammed S A W And Quran And Islam
@maryanmohamed4590
@maryanmohamed4590 6 лет назад
Alahuma salii cala seyidinaa muxamad scw scw scw
@cabdirisaaqmaxbuub4679
@cabdirisaaqmaxbuub4679 7 лет назад
I love allah and prophet muhammed scw and islam
@marwobuni9872
@marwobuni9872 6 лет назад
Subhanallah 157 qofood ayaa Dislike saartay waxaa hubaala cid kastoo raacday rumaysayna nabigooda S.C.W dislike masaarayaan warkama hayno cida inala daawanaysa, shaydaamo iyo gaalaba, qofka muslimka ah fahmayana muxaadaradan wallahi in uuna dislike saarayn ee waa lanagu dhex jiraa, ogaadana inta wadamadan gaalada loosoo baxay dad badan oo soomaali ah ayaa gaalowday, ilaahao diinta hanaga fidnayn, Amiin
@mohamadcarabey9634
@mohamadcarabey9634 9 лет назад
Masha allaaah ilaah hanu xafido culamadeyna aaaaaaamiiiiin
@asiilmohammed8111
@asiilmohammed8111 12 лет назад
mansha allah nariis iyo nabad galo allaha siyo nm scw
@mohamedadam9634
@mohamedadam9634 7 лет назад
Kuala Lumpur malaysia, baan kaga shaggy sane yaa aniga iyo xaskeyga, jazakallah sheikh Mohamed I'd iris.
@mohamedosman3957
@mohamedosman3957 9 лет назад
Sheikh Mohamed Idiris ilaahay ajar iyo xasanaat hakaa siiyo, baraarujinta joogtada ah, ilaahna haku xifdiyo
@wadani412
@wadani412 12 лет назад
Masha allah Sheeekh idirs alle hakaa abaal mariyo anagana alle hanaga dhigo kuwii wax ku qaata aameeeen .
@cabdirisaaqmaxbuub4679
@cabdirisaaqmaxbuub4679 7 лет назад
allaw nawaafaji dardaaranka rasuulka scw
@maxamedahmef7150
@maxamedahmef7150 5 лет назад
Cabdirisaaq Maxbuub. jasakumu laahu khayr
@naima3847
@naima3847 7 лет назад
jazakallahu kheyral jazaa sheikh m.idris alle janatul firdows hanagu kulmiyo
@IfrahAbdi-s4c
@IfrahAbdi-s4c 20 дней назад
Aamiin aamiin aamiin yaarabi
@marwobuni9872
@marwobuni9872 6 лет назад
subhanallah jacaylka aan u hayno rasuulkeenii qaaliga ahaa waynaa ilaahow waan seegnay in aan aduunkan ku aragno sharaf badan rasuulkeena scw hanaga qadin la kulankiisa nolosha danbe. ilaahow culamada muslimiinta ah noo xafid kuligood oo dhan😢😢😢😢😢😢
@khadar369
@khadar369 13 лет назад
manshaa allaah shekh mahamad idriis xafidahulaah fiduunyaa wal akhirah ilaah dartiis ayanku jeclahay akhii
@maxamedsaciid8616
@maxamedsaciid8616 2 года назад
Masha allah my sheikh illaahay hakaa raali noqdo sidaad inoola wadaagtay siiradii rasuulkeen Sallallahu Calayhi Wassallam
@khadijaabdi9436
@khadijaabdi9436 10 лет назад
maasha allaah tabarak allaah ha inoo xifdiyo culimaddeena aameen
@mustafxaaji2310
@mustafxaaji2310 12 лет назад
Wallaahay Ma jecli, mid aan ka ahayn kiii ALLAH ii galiyey wallaalkayga qaaliga ka ah muda Somaliyed dhexdooda Sh Maxamed Idiris .. Xafiduhu laah Adunyaa wal Aakhira
@ibraahimcabdi9288
@ibraahimcabdi9288 8 лет назад
masha-allah shiikh Maxamed Idris Allah ha xifdiyo
@jiinwebi8544
@jiinwebi8544 8 лет назад
jazaka Allah sheikh mohamed idiris
@axlamabdi4574
@axlamabdi4574 8 лет назад
masha allah sheekh jazaka allah khayr
@adnaamiisha9305
@adnaamiisha9305 7 лет назад
maasha allaah
@abdimaxamad4543
@abdimaxamad4543 9 лет назад
Masha allah illah ajir hakaasiiyo sidaada okale wiil dinta ifaafiyo illah haisiiyo amiin
@haniahmed2561
@haniahmed2561 7 лет назад
aamiin aamiin yaa allaah
@munamahadi7378
@munamahadi7378 6 лет назад
Abdi Maxamad masha alah
@fartamacalin5337
@fartamacalin5337 8 лет назад
Scw 😍 😍 😍 😍 😍 Jizaa kumu laahu qeyr 😢😢😢😢😢
@xaawocanab8687
@xaawocanab8687 8 лет назад
sheikh Mohammed Idris Allah hakuxifdiyo.Kheyr Allah hkusiyo
@mahadtuure3552
@mahadtuure3552 9 лет назад
masha allaaaah ya sheekh shukran jasiiilan
@odawahassan9051
@odawahassan9051 10 лет назад
Masha allah
@LIIYOW1
@LIIYOW1 13 лет назад
manshallah sheikh mahamed jasaka laahu qeyran ilaah ajar hakaasiiyo
@xamzaahmed
@xamzaahmed 11 лет назад
ALAHAYOW WAXAAN KAA MAGAN GALEEYNAA INDHO AAN KUU ILMEEYNIN IYO QALBI AAN KUU QASHUUCIN AMIIN AMIIN
@khadar369
@khadar369 12 лет назад
i love this manshaallah
@samiahmed8669
@samiahmed8669 12 лет назад
masha allah baraka allah sheekhh ilaahay khayr ha kaa siiyo
@mohamedadam9634
@mohamedadam9634 7 лет назад
jazakallah sheikh Mohamed I'd iris
@abdinassirali3919
@abdinassirali3919 9 лет назад
MAN SHA ALLAH jazakaAllah
@abdihassan3138
@abdihassan3138 10 лет назад
masha ALLAH ustaadh...jazakaLLAH kheyr.
@abdelkaderdeaf4979
@abdelkaderdeaf4979 9 лет назад
جمعان
@kulmiyecade9884
@kulmiyecade9884 10 лет назад
masha allaah jazaakumulaahu kheyran sh maxamed idiris illaaah ha kaa abaal mariyo anagana illahay ha inaga dhigo kuwii ku waano qaato had iyo jeer ameen ameen illaahow nagu in tifaac kheerka alle
@munocabdi6443
@munocabdi6443 5 лет назад
ejbhjne
@munocabdi6443
@munocabdi6443 5 лет назад
ygyhyujhty
@farhanibrahim9142
@farhanibrahim9142 8 лет назад
masha allah shekh illahay ajar iyo xasanad hakasiyo
@abokarabdilaahi4474
@abokarabdilaahi4474 9 лет назад
maash allah sheikh mohamed idris
@umuzamzam2124
@umuzamzam2124 5 лет назад
Masha allaah shiiq allahaa kubarakeeyo ifyo iyo aaqiro
@allahuakbaar960
@allahuakbaar960 7 лет назад
mash Allah jazakaalllah 😭😭😭😭
@iftinismaan5951
@iftinismaan5951 7 лет назад
فاطمه allahu akbaar
@sadiyamohamed4092
@sadiyamohamed4092 7 лет назад
det var bra. og veldig fint at jeg fikk se den.
@abdirashidmohamed1173
@abdirashidmohamed1173 8 лет назад
Muxmdaro manshallah tabaraka Good job I liked it Your i good Sheikh
@mohamedyusuf5123
@mohamedyusuf5123 8 лет назад
69
@iqranuur5630
@iqranuur5630 7 лет назад
manshallah
@nimco12salah48
@nimco12salah48 8 лет назад
walahay waan oyay masha allah
@fartunmohamed9845
@fartunmohamed9845 5 лет назад
Maasha Allah Allah ha kaa abaalmariyo wanaaga aad noo sheegto mar walba anagana Allah ha naga dhigo kuwii ku waana qaata aamin.scw scw scw
@mankeyyare9573
@mankeyyare9573 10 лет назад
masha allah xafidu hullah al sheequnaa rabi cadabta ha kaa xureyo
@hassanmohamedlaki9189
@hassanmohamedlaki9189 8 лет назад
Masha allah geerido xanun bada naaa
@MohamedAhmed-qb2jq
@MohamedAhmed-qb2jq 8 лет назад
maansha alaaah
@maxamadcabdulahi1860
@maxamadcabdulahi1860 8 лет назад
masha allh
@muhanadmohabdi3370
@muhanadmohabdi3370 5 лет назад
Masha allah tabarakkallah yaaa dawanaya 28/1/2019
@sharmakeali1
@sharmakeali1 12 лет назад
masha allah sh maxamed allah haku xiifdiyo hanagane kuwii ku cimri qato allah hanaga dhiigo sirad aad ayaan u jeclahay
@BaasheChennal
@BaasheChennal 3 года назад
Allahuma sali cala muxamad scw
@zaidmaye829
@zaidmaye829 9 лет назад
msha allah
@burco143
@burco143 13 лет назад
jasaakalahu khayran sheekh maxamed idris, thnx for the uploading mr albaderis.
@LIIYOW1
@LIIYOW1 13 лет назад
manshallah sheikh mahamed jasaka laahu
@ashaadan7632
@ashaadan7632 8 лет назад
masha alah shiikh jizakalah qera alah ajar kasiyo
@mrburtugey
@mrburtugey 12 лет назад
صلوا علي خير خلق الله محمد صلي الله عليه وسلم
@itchdabour2357
@itchdabour2357 8 лет назад
mansha allah sh allow akle hakaa rali noqdo
@farhiyoabulle348
@farhiyoabulle348 8 лет назад
jazakallah
@hamdidahiriman9419
@hamdidahiriman9419 8 лет назад
Mansha allah alxamdulilah jasaa allah khayr sheekh
@رحمةنور-ه6ك
@رحمةنور-ه6ك 5 лет назад
Masha allah jasaaka allahu. Khayr
@maxamedcabdiwahab5429
@maxamedcabdiwahab5429 3 года назад
Masha allaah
@leylomohamed4818
@leylomohamed4818 8 лет назад
masha allh shiiq alha ku xafido
@marwobuni9872
@marwobuni9872 6 лет назад
Allah Akbar muxaadaro maan daawan ka hor muxaadaradan sidaan ugu qaracmay iyo sida aanu u ooyay, murugo iyo qaracan ka xun ma Jiro oo qof muslim ah la kulmo ama dareema mid ka wayn waayidii rasuulkeenii Sharaf badane S.C.W, marar kala duwan Ayaan doowaday muxaadaradan iyo iyadoo English ah oo sh Wahaj Tarin la yiraahdoo soo jeediyay, markastana waxaad mooda in hada aan waayay Rasuulka S.C.W sida aan aad ugu qaracmay, ilaahow nagu dar inta iftiimiya sunadiisii kuna dhaga kitaabkaaga karimka ah, ilaahow waanu seegnay in aanu aragno lana noolaano Rasuulka S.C.W noloshan aduunkee hanaga qadin wajigiisa in aanu aragno Rasuulkeena S.C.W maalinta qiyaame, ilaahayow sheekha dar ilaahay Ayaan u jecelnahaye ilaahow xafid anagoo dhana noo danbi dhaaf Amiin
@yyytttgjj7325
@yyytttgjj7325 8 лет назад
masha Allah sheekhan waxa kadambeeya ayuu ogyahay hadii aanu ushaqausan
@asiyamohamed4458
@asiyamohamed4458 3 года назад
Rasulki allow kuhecliya daartaada kuwa kulmo ilhay haigu daro 😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedmohamud8783
@mohamedmohamud8783 10 лет назад
Masha allah jasaa kumulaahu qeer
@ayanyusuf4884
@ayanyusuf4884 10 лет назад
O.m.g I love this so awesome masha Allah yo
@suhaanahmed9493
@suhaanahmed9493 9 лет назад
?....., yousmeekhsudees dee
@luulmahamud3337
@luulmahamud3337 9 лет назад
masha allaah sheikh maxamed idiris
@inacabdihasan8916
@inacabdihasan8916 2 года назад
Mashaa Allah sheikh Alle hakaa abaal mariyo sidad khayrka noogo soo gudbiso.
@Salmoabdirisakabdirisak
@Salmoabdirisakabdirisak Год назад
2023/1/31 Tuesday My favorite sheikh Mohamed ❤
@farihaali4470
@farihaali4470 8 лет назад
msh allah
@Shaydanwase
@Shaydanwase 3 года назад
Maxaa ka fiicnaa inaan soo gaadhno nabigena muxamed scw
@bilehassan4607
@bilehassan4607 8 лет назад
Y some guys disliked this muhaadaro, upto now i am confused these large number of dislikes, ALLOW XAQA NA TUS AMIN.
@zacky-gj2ih
@zacky-gj2ih 7 лет назад
Maybe most probably they don't know what the dislike button is ..
@rahmaabdullahi7590
@rahmaabdullahi7590 7 лет назад
zacky 2011 muxadiro xali ahl xadis
@fadumomuhyadin4945
@fadumomuhyadin4945 5 лет назад
Scw
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 3 года назад
masha allah shekh Maxamed idris
@malyuunilkacas
@malyuunilkacas 9 лет назад
SHEEKH ALLAH HA KU XAFIDO
@Dawlad1
@Dawlad1 12 лет назад
Mashallah. Jazakalah sheikh
@suaadadeed5133
@suaadadeed5133 8 лет назад
mashalah alah haku xifdiyo
@mukhtarmohamed6777
@mukhtarmohamed6777 8 лет назад
MASHALLAH CULUMADA SOMALIYED
@xasannadaara3012
@xasannadaara3012 4 года назад
Jazaakumullah Kheyr Sheekh Mohamed Idiris
@wafafaisal9069
@wafafaisal9069 5 лет назад
Masha Allah jazakalah qeyr sh'maxamed idiris
@abdikanisahal4700
@abdikanisahal4700 8 лет назад
mansha Allah
@sumayahaider7570
@sumayahaider7570 6 лет назад
Masha Allah ilaahey qeer haku siiyo sheqo
@garaadist
@garaadist 13 лет назад
maa shaa alah shiq allaha kaa abaal mariyo anagana kuwii ku camal fala alaha naga dhigo amin amin amin
@maslahmohamed2199
@maslahmohamed2199 8 лет назад
Scw scw scw jazaka alahu qery
@abdibatato6451
@abdibatato6451 7 лет назад
Maslah Mohamed kkkkkkk
@mustafaxuseen551
@mustafaxuseen551 8 лет назад
mash allah
@jamaalinomer6121
@jamaalinomer6121 8 лет назад
Ilaaahayow xaqa nagu sugg
@abdihakimibrahim4695
@abdihakimibrahim4695 4 года назад
Mansha allah allah haku barakeeyo sheekh maxamed idiris
@ayan5482
@ayan5482 9 лет назад
it is good to listen .
@mukhtaromar3948
@mukhtaromar3948 7 лет назад
I love Allah
@hanilibaan4592
@hanilibaan4592 8 лет назад
msh alh 😭😭😭😭jaza aka lhu
@munocabdi6443
@munocabdi6443 5 лет назад
etf
@daudali28
@daudali28 5 лет назад
sal Allah caleyh wasalam
@loradata2036
@loradata2036 6 лет назад
Scw jazaakalahukhayr sh.
@asmaaridwaan1179
@asmaaridwaan1179 4 года назад
Sallahu calayhi WASALAM 😭❤
@dhigowabdi1658
@dhigowabdi1658 5 лет назад
Mashallah 🌹💖💓💕😊
@abuSuhebsuheeb
@abuSuhebsuheeb 4 года назад
Allahuma salli wasallim calayh
@safiyaxasan4689
@safiyaxasan4689 5 лет назад
sheekh aallah kaa abal mariiyo aallow nagaa dhiig kuwee laa kulmo yaa rabii xabibkena aallah qalubtenaa ku shubo qeerka aallow nagaa xuree nartaaa yaa rabii
@ayanahmed4762
@ayanahmed4762 9 лет назад
Masha Allah illahow naga dhig kuwi Ku camal falo
@ibraahimbiibaaye21
@ibraahimbiibaaye21 6 лет назад
Masha allah sh maxamed idris
@mohamednooe2243
@mohamednooe2243 8 лет назад
masha allah akhi
@mohamedmubarak9415
@mohamedmubarak9415 11 лет назад
Mashallah Jazakaallah sheikhuna idriis.Allah haka ajar siiyo.
@wizzcadaanicade6976
@wizzcadaanicade6976 7 лет назад
127 unlike ah maxey ahaayeen dadkaan illahayow muslimiinta u gargaar
@bashiromaraden4024
@bashiromaraden4024 6 лет назад
jazaa aklaahu khyr shaykh ilaahy dartii kuujeclah
@hawaluulluul1836
@hawaluulluul1836 4 года назад
Maashaaallah tabbaarrakallaah
@daariqboy4506
@daariqboy4506 4 года назад
صلي الله عليه وسلم❤️❤️❤️💯
Далее
Wait for winner 🏆 😂 #shorts
00:42
Просмотров 4,3 млн
Muxadaro Geeridii Rasuulka ( SCW) Sh Xasan Ibraahim Ciise
1:05:40
MUXAADARO SABIRKA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH
53:11
AKHLAAQDII NABIGA SCW SH MUSTAFE XAJI ISMACIIL
1:06:00
Просмотров 39 тыс.
Sirta Nolosha Guurka ۞ Sheekh Maxamed Idris Axmed
1:35:24