Тёмный

Muxamed Mursi | 1951 - 2019 | Nin la dulmay |  

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 123 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 569   
@ahmedartan360
@ahmedartan360 5 лет назад
Mohamed Mursi shaqsi jeclaa hormarka Islaamka, Balse waayuhu xireen. Rest in Peace Geesi garab waayay.
@princessamal5959
@princessamal5959 5 лет назад
Like ba ku walate
@sert4792
@sert4792 5 лет назад
Ahmad walaal subscribe ii Saar allaha Ku dhowree thankz
@sert4792
@sert4792 5 лет назад
@@princessamal5959 walaal subscribe ii Saar allaha Ku dhowree thankz
@hamzekoffcial9722
@hamzekoffcial9722 5 лет назад
magaca ilahy haku ganacsan nio raganimadaada ku ganacso💪
@Mowbinali
@Mowbinali 5 лет назад
Wali aa wada hanagu daranin wlaley
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 5 лет назад
Dr Muxamed Mursi Ciisaa Alcayaad Allaha kuu Naxariisto Geesi Garab Waayay 😭😥🤦‍♂️
@sert4792
@sert4792 5 лет назад
walaal subscribe ii Saar allaha Ku dhowree thankz
@nimcocapdi9076
@nimcocapdi9076 5 лет назад
Amiin
@amishroyalty2368
@amishroyalty2368 5 лет назад
RAMADAAN CHANNEL amiin
@ماريةفارحالمغربي
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك اللهم وسع له فى قبره مد البصر اللهم اجعل هذه الليله اسعد لياليه اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد اللهم نقه من الخطايا والذنوب كما ينقى الثوب الابيض من الدنس اللهم تقبل منا انك غفور رحيماللهم اغفر له ورحمة برحمتك يا ربي انت ارحم الراحمين نسال الله لك الفردوس الاعلي يا قائد شهداء الربيع الإسلامي بمصر العزيزة والأمة جمعا الله يتقبلك في الاعلي من الصديقين والشهداء وحسن رفيقا
@Gaaldiid
@Gaaldiid 5 лет назад
Wllky maxamed muxumed mursi cisaa cayaad allaha unaxaristo.. maanta oo jimce ah wxn ku tukanay salaatu qaa,ib, magaalada borama gaar ahaan masjidu taqwa, wll Max,eD muxumed mursi cisaa cayaad si xor ah janada ugu noolow wll. Wxd ahyd wllka musliminta
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
Channelada aan somalida ugu jecLhy waaa? 1= ❤OGAANSHO❤ 2=❤SAHANKA XOGAHA❤ 3=❤TANAAD❤ allah ha iDIn barakeeyO wllalayal❤❤❤👍👍
@mraazaa
@mraazaa 5 лет назад
ku darso idaacadabulaxubeey waa kanaal aad u fiican hadii aqoonin ku darso hada .
@mraazaa
@mraazaa 5 лет назад
mida kale waa ku mahad santahay kanaalada aad nala wadaagtay
@rukiashhasan217
@rukiashhasan217 4 года назад
Xaqiiq
@muxammad2777
@muxammad2777 4 года назад
Mahadsanid adiga oo kale ayaa dadka ugu fiican
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 11 месяцев назад
Ku darso waberi media isna wu ficnyhye
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 лет назад
Waxaa iman doonta maalin qofkaasta wuxuu galay eebe ka xisaabin doono
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 лет назад
Illaahayoow waa mallin jimca Ah ee u Naxariiso Aammen yarabbi inshallah bi'dnillaahi Kareem ❤️
@muhyadinzuber6062
@muhyadinzuber6062 5 лет назад
لا تقتلو اسود بلا دكم فتا كلكم كلا ب اعدأ اكم . رحمه الله كان رجل شجاع
@mohamedsaed2895
@mohamedsaed2895 5 лет назад
ILaahay Ha u naxariisto Geesigeenii Maxamed Morsi
@ماريةفارحالمغربي
رحمك الله يا مرسي انت الان في جوار خير من جوارنا جوار الرحمن الرحيم حيث لا حسد ولا تحاسد ولا بغضاء ولا شحناء ولا انقلاب ولا سيسي ولا عسكر ولا سجون انت الان في اعز جوار و اعلى جوار رحمك الله. و حشرنا و اياك في مقعد صدق عند مليك مقتدر Kama daalayo inaan kuu duceeeyo geesigii garabka waaayay😭😭😭😭
@susibibi281
@susibibi281 5 лет назад
Rabi janatul Acla Haka waraabiyo & Anbiyada agtooda inshaAllah 😰😭😭
@mahadtuure3552
@mahadtuure3552 5 лет назад
Alle yar xamu maxamed mursi Qalbiyeena bad ku nooshahay
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 5 лет назад
Aniga ayaa ugu horeeya Lkn midbaan idinsheegi raba fadlan.. Waligeey 100 like ma helin 👇👇
@mislihaamhuubsey7557
@mislihaamhuubsey7557 5 лет назад
Channel-kaadu maxuu kahadlaa iskama kaa siinayo like- ta ilaa ey i anfacaan waxa channel tabiyo.
@mohameddeckcishqichannel108
@mohameddeckcishqichannel108 5 лет назад
Sub iisaar aankuu saaro
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 5 лет назад
@@mislihaamhuubsey7557 Soobooqo
@rmmd1025
@rmmd1025 5 лет назад
dadka inta badan wa xasidiin Like wxy u qabeen in lacag laga qadayo lkn ani wa ku siiyay....✌✌✌✌
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 5 лет назад
@@rmmd1025 Brother Anagaba waxba noomatarto lkn video ogaansho 100 like ayaan ka helay inan dhahno karabnaa
@maajidofficialchannel9551
@maajidofficialchannel9551 5 лет назад
Allaah ha unaxariisto mursi ✌Hadilin libaaxyada wadankiina si ay idiin cunin eeyaha cadawgiina✌
@تلاواتتقشعرمنهالأبدان
U ducee wll maxamed mursi maanta wuu inaga hooseeyaa رحمك ألله محمد مرسي وقاتلك ألله عبدالفتاح سيس فرعون هذه ألامة
@safiyaabdule7364
@safiyaabdule7364 5 лет назад
RAXIMULAAH President Mahamed Mursi
@abdirahiimabdulahiali7299
@abdirahiimabdulahiali7299 5 лет назад
allaha nagu dhigo kuwo diintooda iyo dalkood wax u qabta maxamed mursi Allaha janada ka waraabiyo
@sert4792
@sert4792 5 лет назад
walaal subscribe ii Saar allaha Ku dhowree thankz
@najipmohamed
@najipmohamed 5 лет назад
Wllhi wll waanka jidhidhicooday Alle hakuu naxariisto DR MURSI👏👏
@cumarcabdi1649
@cumarcabdi1649 5 лет назад
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ😭😭 رحمة الله
@mosalad4287
@mosalad4287 5 лет назад
Channelkan wxu u qalma 1 million subscribers Ya igu raacsan
@updyzeiz1559
@updyzeiz1559 5 лет назад
ANIGA Zhp LKn somali nahay Somaliduna Way daawataa oo kaliya
@mosalad4287
@mosalad4287 5 лет назад
@@updyzeiz1559 😣😣 sad reality weyan zhp
@updyzeiz1559
@updyzeiz1559 5 лет назад
@@mosalad4287 mhd zanid Zhp Kuna Zary tii Lay zku Jeclaa Manhyga Subscribe Tii
@mosalad4287
@mosalad4287 5 лет назад
@@updyzeiz1559 much love brother💓
@filfilo__
@filfilo__ 5 лет назад
Somaliyana goormuu uso bixi doonaa halyeey ka saara xaladaha adag ee somaliya maanta ku jirto 😥 Alllow umadena amuraheda sahal oo dhibka ka saarl🤲
@Mooraal0
@Mooraal0 5 лет назад
Ruu Ali amiin dear somalia hakafilan nabsiibadan ayaa jiro walina midkasiiweyn ayaa lagudhacooyaa oo xoolobadan oo yatiin ayaa maalinwalba lacunaa insha allah rabi haka badbaadiya codoega somalia lakin masiibada waa waxaan gacmaheyna ku kasbanay rabi haloolaabto insha allah
@myb8893
@myb8893 5 лет назад
Ilahay ha unaxaristo wuxu aha gesi soomaray adunka islamka🤲🤲🤲
@akrammohmedali8456
@akrammohmedali8456 5 лет назад
😢 Alle Hakuu Naxatiisto Geesi Islaamka Kasoo baxaad ahyde
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 5 лет назад
Allah (S.W.T) ha u naxariisto Maxamed Mursi.
@ibrahimali827
@ibrahimali827 5 лет назад
Dagaalkii fayatnaam iyo maraykanka noogu sii.xeji wll❤❤
@osmantv4198
@osmantv4198 5 лет назад
Subscribe isaar wll plz
@الطريقاليالحنة-م1ط
رحمة الله عليك وأسكنك فسيح جناته عاش رجلا ومات رجلا.
@sert4792
@sert4792 5 лет назад
walaal subscribe ii Saar allaha Ku dhowree thankz
@wajiweyne8734
@wajiweyne8734 5 лет назад
Dhibmlhn allaha unaxariisto Wxaa inoo haray oo aduunka inoo joogo walakeyn ordogen Ee ilaahee hanoo xafido
@rayschannelkhaalidtafo5471
@rayschannelkhaalidtafo5471 5 лет назад
alle haunaxariisto mursi soogudbintaada wadkumahadsnty wll
@abdikarimmohamoud4163
@abdikarimmohamoud4163 5 лет назад
Masha Allah mursi wuxuu ahaa madax weyna aa jeclaa uuhaa ilaahay ha unaxariisto
@mohamedmohamud2411
@mohamedmohamud2411 5 лет назад
mahmed mursi wu xuu aha haley islmka uhiliye ilahey ha u naxristo
@rakanjr8462
@rakanjr8462 5 лет назад
Maxamed mursi Nin garab waayay😰😰
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 лет назад
Geesi garab waayay allah naxariisti jano ha ka waraabiyo
@ahmedmahamed8861
@ahmedmahamed8861 5 лет назад
Amiin
@ahmednuur3183
@ahmednuur3183 5 лет назад
Jamaal. C. Naasir wanaag ayaa lagu sheegaa bal taariikhdiisa noosoo gudbi wallal
@abdinaasiromar5684
@abdinaasiromar5684 5 лет назад
Cumaroow nin xun ayaa tahay waxaada waa ujeedo xaga caqiido waxaanatahay nin kamida iqwaanul muslimiin waana bidco aan diin leheyn sxiib waxaan kuleeyahay masar waa wadan Ahlu suno Ah we nabadgale
@hapoonjama2763
@hapoonjama2763 5 лет назад
Allah ha unaxaristo geesigi muslinta mohamed Mursi😢😭😭😭😢
@saciidxidig5532
@saciidxidig5532 5 лет назад
Ilahay ha u naxariisto maxamed mursi
@abdullahimohamed1966
@abdullahimohamed1966 5 лет назад
Anaa jazaazo qaaib ah utukaday 😭😭😭
@themesutabshir410
@themesutabshir410 5 лет назад
Allah unaxriisto dr Mohamed mursi
@sert4792
@sert4792 5 лет назад
Mascuud walaal subscribe ii Saar allaha Ku dhowree thankz
@somalitiktok5885
@somalitiktok5885 5 лет назад
Gesiga wa midka asiga cadowgisa hor tagan wa midka nafta ka baxdo
@sert4792
@sert4792 5 лет назад
walaal subscribe ii Saar allaha Ku dhowree thankz
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 5 лет назад
Waa mowduuc aan sugayey in aad ka soo hadasho illahey ha unaxaristo asaga io inta muslim ah ee dhimatey kuwa dulmiga dhulka ka dul wadana illahey haka qabto
@suleenaqaali7295
@suleenaqaali7295 5 лет назад
Allaha unaxaristo maxamed mursi Waa nin aad loogu tuntay Adunkan wax cadalad ah malahan Balse waxa la tagi donaa meel lays xisabin dono cadaladna lamari doono waana Alle xagisa
@athiqani.apthizaLm
@athiqani.apthizaLm 5 лет назад
XAqu Izma qariYo 🏳️🏳️🏳️ iLaHy ha Ku naxariiZto 😥😥
@sert4792
@sert4792 5 лет назад
Cabdiqani walaal subscribe ii Saar allaha Ku dhowree thankz
@athiqani.apthizaLm
@athiqani.apthizaLm 5 лет назад
@@sert4792 ok
@منصورالجبرتي
@منصورالجبرتي 2 года назад
@@sert4792 👍👍👍
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 5 лет назад
Allaah yarxamu maxamed mursi Aamiin Aamiin Aamiin ☝shukran
@abdihakim5691
@abdihakim5691 5 лет назад
Channelada aan ugu jecelahay Waa OGAANSHO RADIO BUULEXUUBEEY SAHAN XOGAHA. AlNASIIXA SHEEKH DIRIR SHEEKH MUSTAFE 💕🙏💯😘😘😍😍😍😍 DHAMAANTIIN WAD MAHADSAN TIHIIN
@poqoryariisow8385
@poqoryariisow8385 5 лет назад
Allah unaxariisto madax Wayne Maxamed mursi 😭😭😭😭😭
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 лет назад
Allah unaxriisto waa geesiyo
@nadarnajka7764
@nadarnajka7764 5 лет назад
Ilahoow u.naxariiso wlh wuxuu ahaa nin qaali ah mursi 👏👏👏
@khalidcali6996
@khalidcali6996 4 года назад
🤦‍♂️🤦‍♂️😥😥😥😥
@xafsa.xsn6679
@xafsa.xsn6679 5 лет назад
Ala ha u naxariisto MAXAMED MURSI
@Gudbi755
@Gudbi755 5 лет назад
Waad mahadsntahy Aqbalida codsigayaga
@ainshezbenze3586
@ainshezbenze3586 5 лет назад
08:16 "Waxaan Ku Dhaaranayaa Magaca Ilaahay" Madax Badan Oo Islaam Sheeganaysa Kalmaddaasi Way La Fududahay. Ilaahay Xaqqa Hana Fahansiiyo.
@hamdanazer724
@hamdanazer724 5 лет назад
Allaha u naxariisto waan ka xumahy runtii qof walba oo wanagsan aduunkan waa lagu silciyaa😥
@duuliyeahmad9942
@duuliyeahmad9942 5 лет назад
Wakhtigaan aan nool nahay aduunka waxaa ka jira cadaalad daro walaalayaal. Qof kii awood leh baa awood leh. Qofkii kale af iyo adinba wixii loo geeysan karo waaloogeeysa nayaa. Waa hadalkii saaxiibkeen SAHANKA XOGAHA.❤️☝🏾☝🏻☝🏿☝🏼☝️❤️☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇪
@cumarcaaqil9
@cumarcaaqil9 5 лет назад
Alle ha u naxariisto ninkaa waxuu waayay garab shacabka masar hadey doorteen ma aheen in eey fiirsadaan madaxweynahodii o xabsiga Ku jiro muddo intaa la eg.
@drfaisalderie3053
@drfaisalderie3053 5 лет назад
Wll Omar inshar mahadsanid balse codsi baan wataaye barnaamij inooga diyaari mucjisada horumarka ee sangafura iyo mucjisada kaso kabashada qabyaalada iyo dagaalada ee dalka ruwanda iyo siduu Ku awooday dalkaasi inuu meel iska saaro mushkiladii haystay tubta horumarkana cagta u saaray. Taasina waa mushkilad Somali ahaan ina haysata laga yaabaa in qaar wax Ku qaataan
@shukricaadey2955
@shukricaadey2955 5 лет назад
Tan waa aduuunyo illaah ayaa Jano iyo naar u samaystay umadiisa loogu xaq soorayo
@mahdihasen576
@mahdihasen576 5 лет назад
mahadsanid sxp big respect 🙏🙏🙏
@apdirahmanahmeth2801
@apdirahmanahmeth2801 5 лет назад
Walal subscribe isaar adoo mahadsan
@eng.aamiinhussienabdilaahi1011
Inshallah mursi kale ayaa ka soo dhex bixi Masar.
@Ikraamabdullahi143
@Ikraamabdullahi143 5 лет назад
Wiilkaan si ilaahay dartiis ah baan u jeclahay codkiisa qalbiga ayaan ka dareemaya Ilaahay aduun aakhiro ha ku xifdiyo
@ogaansho
@ogaansho 5 лет назад
🌷🌷🏵
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 5 лет назад
@@ogaansho sidoo kale waan kuugu daydaa wll
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 5 лет назад
@@ogaansho wllkey noo bilaaw casharo sony vegas hadaa waqti uheli kartid
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 5 лет назад
OGAANSHO
@faahiyeidaar7122
@faahiyeidaar7122 5 лет назад
Maanta machaa Allah waanu Ku soo dukanay salaatul qaa'ib borame masjid jaamaceeda
@wariyewariiri9309
@wariyewariiri9309 5 лет назад
Masha Allah wllkey omar inshaar waa chanelka kaliya oo an malin walba so bookhdo si aan naftaydu dhiri galin uga hesho
@aadancadde3500
@aadancadde3500 5 лет назад
Manta qofkii ugu horeeye
@munamohamed4410
@munamohamed4410 5 лет назад
Alle ha u naxariisto janadi fardowsana haka waraabiyo. Waaku mahadsantahay so gudbinta ino so gudbisay barnamijkan walal
@maxamedqays1631
@maxamedqays1631 5 лет назад
Allah ha u naxariisto mohamed mursi .waxaan u qirayaa in uu ahaa islaam dhab ah alah ka dhigo marti la jacelyahay
@iamhikam5509
@iamhikam5509 5 лет назад
Tnx Omar inshar🤴
@TALEEX1919
@TALEEX1919 5 лет назад
iLahay ha unaxariisto alle jano fardowsa ha ku abaalmariiyo
@jiimbaalcadaala9775
@jiimbaalcadaala9775 5 лет назад
Hirmar wacan walaalkey qaali🙏😍
@aliiherzi283
@aliiherzi283 5 лет назад
Waa mahadsantahy walaal cummar.hormar wacan wll
@xasancumarmaxamuud833
@xasancumarmaxamuud833 5 лет назад
Maxamed musi allah u naxariisto alsis melxun allaha kurido
@abdifatahaxmed8527
@abdifatahaxmed8527 5 лет назад
Ilahay hakuu naxriisto shahiid nimo ayaat ku dhimatay 😭😭😭😭😭😭
@briftechnology6848
@briftechnology6848 5 лет назад
Allahu akbar Allah ha unaxariisto muxamde mursi
@suhaybamohamed4397
@suhaybamohamed4397 3 года назад
هذه قصة انسانية عجيبة وبلحقيقة تبكيني😭😭.
@redwaanaraadiyah1747
@redwaanaraadiyah1747 5 лет назад
Alle swt agtiisa naxariis iyo janah ayan ooga rajeen mohamed mursi wuxu laha qiso ad uwangsan nin jcl dalkiisa iyo walaladii .😭😭
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 5 лет назад
Allow unaxariiso marxuumkaas Garabka waayey
@Somabilbooks
@Somabilbooks 4 года назад
halkaa Masar aad tidhi waxay ahayd qaza ilaahay ha u naxariisto Maxamed Mursi
@mukhtaarxilmi9667
@mukhtaarxilmi9667 5 лет назад
alle madayaca wamalada wanaagsan dhabtiina allah wuu uhiilin inshaa allah waad kumahad santahy kobciye
@muniirkadar1756
@muniirkadar1756 5 лет назад
Inta ay waalidiintod nooshahay like Sara Inta ay dhinteen like saar
@osmanabdilkhadir6215
@osmanabdilkhadir6215 5 лет назад
Allahu ya raxma dactor mursi geesi kudayasho mudan shugran wll cumar inshaar aad iyo aad ayaad umahdsantahy
@inamohamed3645
@inamohamed3645 5 лет назад
Allah haw naxariisto mursi gaalada iyo munaafiqiintu way jabi oo hoogi
@cabdalacali312
@cabdalacali312 5 лет назад
Maasha Allah mahadsanid wll illahey haunaxariisto aamiin hogaamiye dhab ah raximaka Allah ya mursi
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 года назад
Waan ka nxay wlhi asi iyo Eg. Yariisow
@arch_joof6604
@arch_joof6604 5 лет назад
رحمك الله يامرسي كنت عزيزا و مت عزيزا . وما الدنيا إلا أياما معدودة. يا سيسي يا خائن يا فرعون هدا العصر....
@mohamed-q9t4o
@mohamed-q9t4o 5 лет назад
آمين
@faacuulmedia1
@faacuulmedia1 5 лет назад
Allah ha naxriisto...😭😢😥
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 5 лет назад
Allah haw naxariisto janatul firdowsana hawgu deeqo isaga iyo inta dhimateyba ee muslimka ahba wll
@apdizalamepze4775
@apdizalamepze4775 5 лет назад
Maxmed mursi alla ha u naxariiztoH
@cabdillaahianas1484
@cabdillaahianas1484 5 лет назад
Ilaahey Haw Naxriiso Walaalkeen Ad Diktoor Maxamad Mursi Aad Ayaadna Mahadsantahay Habka Nadaamsan Eed Noola Wadaagtey Jazaa Kallaahu Kheyr
@apdallabashiir7488
@apdallabashiir7488 5 лет назад
Mowduuc mihiim ah waa kaa suGaye ❤
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 5 лет назад
Thank You Cumar.
@abdallakhan5566
@abdallakhan5566 5 лет назад
Omar insha mhd snid walal ilaah haku deesto hore u soco cafimad ayaan ku rajeynaa❤❤❤🤝👍
@anasmohamed8079
@anasmohamed8079 5 лет назад
Allah ha u naxariisto Geesigii gaalada shirqooshay Mursi
@aliahmedali6234
@aliahmedali6234 5 лет назад
Yaa rabbi Alle ha u naxariisto Maxamed mursi 🤲🤲🤲
@mislihaamhuubsey7557
@mislihaamhuubsey7557 5 лет назад
Asc wllkey subax wanaagsan . Illahey haku xafido wax badan ayaan kaa faa'iday shukran.
@Anteeno
@Anteeno 5 лет назад
Illahey ha u naxariisto
@siciidaxmeddarwiish2226
@siciidaxmeddarwiish2226 5 лет назад
انا للاه و انا إليه راجعون
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 лет назад
Alle howe na riisto mursi siisi waa duli
@xasancumarmaxamuud833
@xasancumarmaxamuud833 5 лет назад
Xaqsoore waa allah mursi xaqiisa allah ayaa siin doono insha allah
@abdinaasirnadaara1173
@abdinaasirnadaara1173 5 лет назад
M.a ogaansha wwl sare aad baan kuu taageernaa waxaan jeclaan lahaa si youtup chanl aan lacg ugu sameeyo shuruudaha la iga baahanyhy bilow ilaa iyo dhamaad in aad noo sharaxdo mhdsnd ❤👍🏻👍🏻👍🏻 Aqyaarey adinkana hadaa xarfaan tihiin like ii saara 🙏🙏
@Suldan-IMW
@Suldan-IMW 4 года назад
Waxaan u soo joogay oo aan taagnaa Maalintii lagu dhawaaqay Guushiisa Habeen Maqrib ah 2012, Waxaan u soo taagnaa Markii la dilay 2019,
@maajedomer8943
@maajedomer8943 5 лет назад
Al ziizi walahi wa gaal cadaystey anigu ma oran kro ninkaas wa muslin nacaladii illahy hakugu dhacdo
@taqwatube2250
@taqwatube2250 5 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto
@maxamedcumar9124
@maxamedcumar9124 5 лет назад
1=❤Ogaansho-1 🙏🙏mahadsanid
@gacal17
@gacal17 4 года назад
Alle ha`unaxariistee Dr Moxamed mursi cisal cayaat gesi garab waayay
@bashiircumar4613
@bashiircumar4613 5 лет назад
Sheekh maxamed mursi allah ha u naxariisto malaaigta rabi ha ku soo dhawayso gurigiisa amiin
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 5 лет назад
Allah qabashadiisa waa dhodahay allah hamarsiito ziizi ciqaabtii uu ugu talagalay iyadoo dhow inshaa allah
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 года назад
Wuumari doona. Shakikumajiro. Iskasug inyar. Hadayba Etobiya udhaaranaysa..lol Sisi waxbadan umaharin. Wuumari donaa Wuxuu mursal marsiiyey iyo Waxkadaran inshaAllah
Далее
ВЫЖИЛ В ДРЕВНЕМ ЕГИПТЕ!
13:09
Просмотров 241 тыс.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Просмотров 224 тыс.