Тёмный

Muxuu Yahay Qorshaha Dagaalka Halista ee Soomaaliya Kusoo Socda iyo Khiyaanada Weyn Xogta La Helay 

HORUFADHI TV
Подписаться 292 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Subscribe | Share | Like Comment

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 2 дня назад
Subhanallaah wiilkan waa runtiisa hadalkiisa oo Dhan goorma ayey Shacabka somaliyed hurdada ka kici doonaan 👀😌
@mahamedmuhumed2029
@mahamedmuhumed2029 3 дня назад
Sax arintaas waa runtaa in marka hore Ethiopian ka lasaaro ayay ahyd
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 3 дня назад
Farmaajo maxuu usaari waayey,
@mahamedmuhumed2029
@mahamedmuhumed2029 3 дня назад
@@hassanmohamedroble8396 xiligi farmajo hawlgalku muusan dhaman wajigan cusub ee masar ku jirtana lama iclaminin. Imikana dal ay dhulkisi iyo badihisi boobayso nabad ilalin kama noqon karto Ethiopia marka waa inay ama sharci ku baxda ama xoog lagu saara..
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 3 дня назад
😭💔🇸🇴 Waxaan madax ku sheega ah ayaa Wadankeena 💔😭🇸🇴 baabinaya 👍💔😭🇸🇴 ILAHAYOW n'a amaanso 🤲🤲🤲 Amiin Amiin 🤲 ILAHAYOW umada somaliyed Ha XAFIDO 💔😭🇸🇴
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 3 дня назад
Allow badbaadi soomaaliya hagaanka ayaa ka xumaaday
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 дня назад
Carab iyo gaalo iswata ayaa nadamaaciyey inaguna waan u kala hiilinaynaa.
@user-fg6ys2rz6b
@user-fg6ys2rz6b 3 дня назад
somaliya hurudoy
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 3 дня назад
5 ta nin ee soomaaliya uwu khatarta badan, Hassan sh ,,Dani, Adan madoobe,, Ahmed madoobe,,muusa biixi
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 дня назад
Masar waa gawaad reer galbeedka u adeega xassan sheekhna waa gawaad kale.
@yaasiinsamriye2835
@yaasiinsamriye2835 3 дня назад
Itobiya hanaso weerarto somalida waxan leeyahy dalkiina dufaaca
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 3 дня назад
Ethopia ayaa loo xalaaleeynayaa wadankoo dhan walahi dan soomaaliyeed cid ka shaqeeyneeysaa ineeysan jirin weey noo dhamaatay
@ChiefAbdullahiMohamedChief
@ChiefAbdullahiMohamedChief 3 дня назад
Hadii aynu waynay madaxdii siyaasada Somaliyeey meeye madax dhaqameed keeni iyo beelihi maxay u ugu badaarugi wayeen gunimadan aynu galay
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 3 дня назад
IGADAA CALOOSHA IGA XANUUNEYSA WLHI.
@ChiefAbdullahiMohamedChief
@ChiefAbdullahiMohamedChief 3 дня назад
Dr xaashi adeer wacyigelin taada dhabta ah xaga beelaha iyo madax dhaqameed ka ku dar gubaada wadani nimo
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 3 дня назад
Makalaqaybsanin anagu siyaasiinta iyo dabadhilifyada adigookale ah ayaanakalaqaybinaaya
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 дня назад
Waxaa larabaa inaanaan Wax noqon si aynaan cidna ula tartamin oo ay powerka iyo suuqyada ugu keliyoobaan waana carab iyo gaalo iswata. Nacallaa shaydaan iyo caqli gorayo kuyaal. Waxaykaloo diidanyihiin Turkiga iyo shiinaha inaan waxba uga qabsoomin Soomaaliya oo aan halkaa gun ku ahaano qabaailka soomaalidana in laysku hallaynkaro ayey ogaadeen oo aysan isku masaalax ahayn.
@user-uo2sp5hz2w
@user-uo2sp5hz2w 3 дня назад
maansha alaah dadkeena sidaas may ufahmaan ducaqabe
@AbeyAdan-tw4ir
@AbeyAdan-tw4ir 3 дня назад
My blood, take highly care course your important for ut 🙏
@abdulkadirmohamed8565
@abdulkadirmohamed8565 3 дня назад
ETHOBIYA WAA LEYSKA CELINAA ADIGA LIKE SHIRE IYO DAWARSIGAAGA ISKAGA JIR
@faadumocali5574
@faadumocali5574 3 дня назад
Xasan dhiiqo Aqligiis Allaha soo celiyo somalida in uu medeyo masar waxe rabta dalken burburi so
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 дня назад
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@osmangure6040
@osmangure6040 3 дня назад
Saleebaanow halkaa kawad weliba gaRsii 100% waxaad awoodaa saartaa waxa loo yaqaan geoplatic cusub colonia d emprialism. Waayo soomalidu waa dad aad jaahiliin uga ah labadaa . Taariikhda yaa ku sheegi doonta umaad badan ayaa u hiloobaysa warkaaga waayo soomalida waa lakala qaybiyey mana haystaan warka xorta ah ee aadka u sarrrrya.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 3 дня назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi 3 дня назад
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 3 дня назад
Ethopia waxeey rabto waa la yaqaane oo bada soomaaliyee / yaa yaqaana soomaaliya waxa eey rabto yaa sheegi karo aduunkoo dhan weey la yaaban yihiin soomaaliya
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 3 дня назад
Csw csw.csw❤❤❤
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 3 дня назад
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
@eljey.Tailor
@eljey.Tailor 3 дня назад
Maxawaye codlantan
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 дня назад
Horufadhi media group waa warbaahin wararkeeda laysku halayn Karo oo soo tebisa warar xiiso leh oo aan marnaba laga xiiso goynayn oo wadaniyad weyni Ka muuqato
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x 3 дня назад
Sxb isqari waxwalba in laqariyo ayeey ku qurxonyihiine %؟؟؟؟؟؟
@faadumocali5574
@faadumocali5574 3 дня назад
Wiilken yar inta uu fahmayo mafah. Mayan 70 jirad xukun jacel ka katan batay Waa xasan muuse io la mid ah
@abfulkadirshariifnabhanina8582
Suleemaan xaashi itoobiya waxaa ka dannbeeya imaaraad imaaraadkana israaiil baa kadanbaysa ee siyaasad laysku hayto shacabka labada wadan midna ma oga
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 3 дня назад
Asc salevanow anigu shaqsi ahan waxan umalaynaya xasan shakh iyo abi axmed inay is ogyihin sababto ah weli lascanod kamu hadan iyo awdal tona
@user-wr4fu8vk7b
@user-wr4fu8vk7b 3 дня назад
Sedex markab o dagaal o kuwa fudud ah ayay uk 🇬🇧 iyo France 🇫🇷 u sameyen oo yaala France so baadha waxa qarashka bixiyay Emirates
@user-xp5wh5ec5i
@user-xp5wh5ec5i 3 дня назад
wcs kofurgalbet iyo somalilada bosaso kumajito miya
@osmangure6040
@osmangure6040 3 дня назад
War hoy nin carab daba galay meel ma gaaro waayo iyag a ayaa shacabadooda gumeysta kii dhaqaaqana dila waxayna hor joogaan dad maato ah oo ay haldoorkii ka dhameeyeen maraykanka iyo reegalbeedkuna ku siiyaan kaarfii ah oo ay ugu sacab rumaan . War carab Seyidkii baa inoo sheegay Mala waashay War xassn sheekh waa nacas lacag yar raadiya laakiin illlaawey dad iyo dalba . Aloow sahal.
@abdirashidmohammed7512
@abdirashidmohammed7512 3 дня назад
Warkada waa shegysan jiray lakiin waxan kuuu fahanay inaad tahay jaajuus danaha cadawga wada warkada waa iga xiran yahay Wayo ethioipia adeer bad ay leedahay bay rabta ee ganacsi uma rabto marka adi wax fahan jaajuusow
@abdirashidmohammed7512
@abdirashidmohammed7512 3 дня назад
Adi ma war baa noo shaygaysaa mise fikirkaadaad noo sheygaysaa Adeer cadawgaada cadawgiisu waa sxbkaa somaliana way ku saxantahay in ciidamada ethiopia lagu bedelo masser waayo ethiopia joogisteeda dan uguma jirto somalia oo ethiopia danaheeda ayay u joogan wax aan dhib ahayna dadku ma qabto somalia
@abdulkadirmohamed8565
@abdulkadirmohamed8565 3 дня назад
XOGTA LA HELAY WAA ADIGA LEHE YAA ADIGA KUU WARAMOO JAAN WAR QOFKAAN WUUBA IS CAJABIYAY BEEN IYO WAXAAN LOO JOOGIN UUN BUU SHEEGA
@abdullahiomarali926
@abdullahiomarali926 3 дня назад
Farmaajo Aby Axmed maa keeney mise?
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 дня назад
Xasan tuug ilahaw naga qabo aamin
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi 3 дня назад
Somaliyo majorto cider maslaxat u hayso iyaduna waa mitt iskuber maqan.Masar Alabaka ayeey ka furiwaysay cariur reer Falstiinha. Marka somaliya ayeey cawinaysaa waa waxan Aqliga galen. Dhaliyaroy aan tashano intaan qabilka mejl dhigno.
@yusra2501
@yusra2501 3 дня назад
Farmajo baad ku walatay qabiilayste is nacay. Wax kastoo dhaca adigoo kale ayaa kow ka ah
@abdulkadirmohamed8565
@abdulkadirmohamed8565 3 дня назад
KIIYOOW MABA LIVE SOO GASHAY WAR ADIGA WAR XUNSHEEGA AH WAJIGAAGA DADKA KA QARI BEEN DHIBAATO DEYRO XIMAAN XAASIDNIMO IYO WAXAAN LOO JOOGIN UUNBAAD SHEEGTAA SHARACALE SHURUGAA KU RAAC
@abdullahiomarali926
@abdullahiomarali926 3 дня назад
DHibka Soomaaliya hadda ka jira waxaa asalka uu ka yimid markii uu Farmaajo ubalanqaadey 4 dekadood oo ka tirsan dhulka Soomaaliya Markaa waa indhagahaaga iyo afkaaga iney is maqlaan .waraaqaha uu hadda wato waa kuwii uu u balsnqaadey Farmaajo dalka Itoobiya ha difaacin Farmaajo.
@yusra2501
@yusra2501 3 дня назад
Dalka meeshad ka gasho ayaa qof walbaa ka gelayaa xolo
@mohamedabdijama5102
@mohamedabdijama5102 3 дня назад
Somaliland kama mid aha somali, iska suga inta waagu idiin baryaayo. Ethiopia waxaanu nahay wllo hadii ay na aqonsanayso waxaanu ku sinayna bilaash
@abdirahmanhassan6903
@abdirahmanhassan6903 3 дня назад
Somaali badankona waa xanuunsan yihiin naceebka dhexdeena waa midka nahaagidono .alow somaali caafi oo kacaafi cideena lanecebyahay.cadawgadana wuu ku korjooga.alow odoyasha qabiilka diloday naga qabo.
@zackboyhood4963
@zackboyhood4963 3 дня назад
Long story short Sxb Ethiopia waa dal somalia halis ku ah everyone knows that Tankle maamul gobaleedka garabka siinayo cadowga waa cadow kle Dowlada Maxe qalad ku leedahy hadi cadowga somalia ladagaaleyso It’s our land qof kaa rabno aya laheshiineena Shacabka waxa wajib ku ah dowlada in ee taageeran plus you ninkan waryaha isku sheegayo Plattform kaga Runta kuso gudbi AMA tomorrow somali aktooda waxa ka noqoneysaa jaajus
@osmangure6040
@osmangure6040 3 дня назад
Wixii laxda nugaal ku nool garanayso xassan sheekh magaranayo.
@suleimanjamadirir6038
@suleimanjamadirir6038 3 дня назад
ETHOPIA Kii Dekadaha La Doontay Saw XARMAAJO Ma Ahayn Daarood Kuwii JOGJIGA Ka Lahaa Miyanay Ahayn ETHOPIA Ayaanu Ahay Car Wakaase Bal Reerkooda Ha Soo Hdal Qaadeen Qabyalad Baa Ka Hadlinaysa Iyo Cuqdud 😂
@Xiingalool
@Xiingalool 3 дня назад
Wararkaagu way fiicanyihiin laakiin cunsuri xun oo somaliland neceb ayaa tahay ,in la dhammeeyana waad jeceshahay
@hassanjama6224
@hassanjama6224 3 дня назад
Bal hadalka aad ummada la wadaagayso eeg aqoondarada kaa muuqata Xabashids ayaa kabcada ka soo weeraraysa somaliland waa jaahilnimo tii ugu waynayd😂 Somaliland iyadaa kaa jecel kabcada ilaalinteeda ee waxaad tidhaahdaa waxaan ka xumahay in la maalgashado dekedaha somaliland ilayn waa xaasnimada somali halkaas dhigtaye, Mida labaad haday ethiopia saldhig ka ssmaysato maxaa diidaya sawtaa jabuiti ba tobaneeyada saldhig militeri aduunku ku leeyahay, isku soo wada duuboo heshiiskan somaliland iyo Ethiopia indhihiina oo shan ayaa qalinka lagu duugayaa dhawaan ee markaa cadho darteed isa soo daldala kkkk
@AcmedGaagow
@AcmedGaagow 3 дня назад
Adiga hada maxaad iska dhegee wadani dhex dhexaada anaga maxaa quseeya itobiya Somaliya xaq wexey uleedahy cidey doonto iney ceriso cidey doonto sodhaweysaneyso cidii itobiya lasafan waa qaa Inu wadan
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 3 дня назад
Wejigaaga alle gub, bal wuxuu ku hadlayo maqal qolada farmaajo oo Abiye u naagaynayo.
Далее
Merab vs Sean underway!! 🚨 #ufc306
00:23
Просмотров 1,3 млн