Тёмный

Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka & Hubanti la'aanta Soomaaliya gashay Dalalka Isku kaashanaya 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 623 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 3 дня назад
Somalia madaxweyne caadila allaha keeno
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 3 дня назад
❤ صلي الله عليه وسلم❤❤
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 3 дня назад
❤❤❤
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l 3 дня назад
💔😭🇸🇴 Somaliya Waxa jooga tuuga iyo koox isbahaystay oo isku mushquulsan 😭💔🇸🇴 Itoobiya waxa rabto Waa wax aan sura galeen 🤲😭💔🇸🇴
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 дня назад
❤Somaliland iyo Ethiopia ❤
@ahmedmire9143
@ahmedmire9143 3 дня назад
Asc.Masha’allah, Geeridaa Been!!!❤❤
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
MUUSE BIIXI TAARIIKH XUMO AYUU KU TAGAYAA WAXAANA LAGU XUSUUSANI DOONAA KALMADII SSC KHAATUMO BIXISAY EE AHAYD WAXBAA BAALAHA IGA YAACAY. IYO JABKII CIIDANKII 33 SANO LA DHISAAYEY OO IYAGA IYO QALABKOODIIBA SEDEX SAACADOOD LAGULA WAREEGAY.
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 дня назад
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 3 дня назад
Soomaaliyeey hurdada halaga kaco wadankeenii godbaa loo qoday, dhalinyartoy kaca iska qabta kuwa mustaqlabal la'aanta idindhigayo. Wixii dhiig lahow kaca cadawga Oromo Ethiopia jibiya ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibaysaa waqtigii dhamaayo way dhaqaaqi doonaan Guul iyo gobanimo Somaliya💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hanoolaato Inshaa Allah
@-s_md8583
@-s_md8583 3 дня назад
Injineera adiga iyo dadka caqliga usaaxibka u ah plz eeynu abaabulno kacdoon gabi ahaanba eeynu dalkena xoreysano aniga ayaa ugu horeeyo waxana diyaar u ahay inaan nafteyda uhibeeyo difaaca dalka iyo diinta iyo ubadka dhalandono si eey gobonimo ugu naalodaan plz warkeyga dheel dheel yuusan kugu galin insha allah inaad isoo jwbtid ayan rajeynaa injineer haashi iyo dadka lamidka ah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 дня назад
Masar iyo Itoobiya isku dhinac ayey xariga ujiidayaan waxa meesha ku shirqoolana waa Somaaliya.
@TripleA0825
@TripleA0825 3 дня назад
Waa tabtii Fakastiin Yh loogu shirqoolay Masar danaheeda maalinta ay hesho iyadoo awalba intaas u joogta Somalia 🇸🇴 isma yaqaanaan
@siidcalimaxamuudcali9668
@siidcalimaxamuudcali9668 3 дня назад
Masha kuwad qaabkan bro
@Bashkaa174
@Bashkaa174 3 дня назад
Good news
@malyuncadey4816
@malyuncadey4816 3 дня назад
Ethiopia iyathoo dal weyn ayy gaajo shegani dibkotha wa tawhiid laanta Somali oo saaas urafaatsan ayy Moda iney dargantahay
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 3 дня назад
Guul somaliland,heshiska bada wa hirgal
@omarelmi4568
@omarelmi4568 3 дня назад
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
@omaradan2167
@omaradan2167 3 дня назад
Hashi fully
@sharmakejama1989
@sharmakejama1989 3 дня назад
Somalia dagaal maysan galin ee dhulkeedaa lagu heestaa ee iska sax hadalka caadil noqo walaal
@mrabdirahman1300
@mrabdirahman1300 2 дня назад
Dal ba 'ayoo yaa kuleh ..wadamadas dhan mid Hal dan somaliyed wado Kuma jiro ku kasta dantisa buu arkaa turkigas xitaa shidalkas uu raqista kuhelay buu rabaa ..dalkan intuu Soo ronan lahaa meelba meel kaxun buu usii socdaa ..madaxdas tuga da ah dhaman tod bari markee dalka dhiiqo galiyan bee dibada uwada dhofayan madama passport shisheye watan
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 3 дня назад
Xassan shelkh somalia ma wada mamulo,muqdisho ayu xafad ka mamula
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 3 дня назад
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 дня назад
Illaa aad Somaliland ictraafaysiin sidaasaa iidiin abada ahaan doonta
@WarsameMohamoud
@WarsameMohamoud 3 дня назад
Intii anaka nalaka adkaan lahaa dhamaanteen halaynaka wada adkaado
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 3 дня назад
Shacabka somaliya way hurdaan diyaar haunoqdaan in lagumeesto
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 3 дня назад
ITOPIA WAXAY. USOCOTAA WAA. MEESHII. AY. KABCADA. UMARI. LAHAYD
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 дня назад
deee waa runtii waa incid kale ladoontaa😅
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 3 дня назад
Shaqsi baqtiyey baad duli alla ku bad af jaqafa leh. Maxay qaadi kartaa.
@user-ub7dj6iv3m
@user-ub7dj6iv3m 3 дня назад
Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk dameer
@crisaaq3877
@crisaaq3877 2 дня назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win insha allah aamin scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺
@BARKHADLEMEDIA
@BARKHADLEMEDIA 3 дня назад
Xaashi dee innagu maba lihin gundhigaas dhaxalka ah oo waddo la raaco ah
@user-fe1wr1nn9v
@user-fe1wr1nn9v 3 дня назад
Asc xaashi waxaan ka naxaayaa oo qalbiga ila gubtaa xasan sh ayaa loo doortay lama dooranine waa la keensaday
@CaliCismaan-zy3om
@CaliCismaan-zy3om 3 дня назад
Somalida waa bilaa caqli qabyaalada siyaasiyiintu kuqaybinayaan ayaa kaladishay waa waxan waxgarad male islaanimo male waa habaar somalida ku dhacay iyo ceeb islaam
@AhmedHussein-ze4pe
@AhmedHussein-ze4pe 3 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂 caawa baroortiina aya baxaysa wadahadal ilaw naagyahaw
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 3 дня назад
Dalka af laguma dumin karo caaaclow dalka dowlad ayuu leeyahay ama adeec ama ha adeecin sahyuuniyada iyo ciidankeda afku dhiiglayaasha adigoo kale ah waad daashaye isku qarxi ciidanka
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 дня назад
World Banka ayaa dhisanaya biyoxireenka itoobiya masarna futo ay kudumiso malaha umana jeedo ee Soomaaliyeey garta waxa masar ay doonayso.!?
@mohamudmohamed1928
@mohamudmohamed1928 3 дня назад
Saxilb wararkaaga dad badan ayaa dhegeysan jirey lkn hadda waxaa la arkay inaad Malaha ka mid noqotay dadka loo yaqaan qaatayaash. Saxilby wuxuu hadalkaaga u egyahay inaad qof gaar u xanaaqsan tahay.
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 3 дня назад
Inalilah, ninkii faataabakhda hayey ee lahaa somaliland waa la cunaqabataynayaa ayaa caawa ku calaalaya waa inay soomaalidu isu joojisaa l😂😂ll😂 aduunow xalkaa ba. Ma inaad na sirikartaan baad u haysataan.
@Amir-Muse
@Amir-Muse 3 дня назад
M.a wariye xaashi suleyman guuleyso marwalbo waku tagera horey usoco lipax ❤
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 2 дня назад
Xashi wanada hayska dhamayn wanu lasocona inad thy nin daroda isaaq nacaybnakuhayo
@mohamedkhadar7601
@mohamedkhadar7601 3 дня назад
Caaantayn makala jari kartaaan qadaaadwaynay caqligiinu waa lix saac kabacdi ayuu shaqeeya Dofaarka ma cuno ee maraqiisa caba waaye xasan sheekh inu ethiopia ubad la baryo inu siiyo aya ah xalaal somaha Nacala munafqiin tihiin ku yaal Dhuumasho dhabarku ku muuqdo ayaaad haysaaan Ethiopia na wasa dheh kana noqda heeshiiska somaliland
@abdirashid4016
@abdirashid4016 3 дня назад
Adiga maxkamad ayaa ku sugaysa
@Amir-Muse
@Amir-Muse 3 дня назад
Adiga maxkamad lagu so tagi donaa tuug yahow munafaqa ah
@MustafeAhmed-n5r
@MustafeAhmed-n5r 3 дня назад
Maxaa diiidan haduu siiyo waqooyiga aqooonsi kadibna aynoqdaan laba wadan too walaalaa maxaa diudan
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 дня назад
Somalida waa jahiliin dhamaantooda dad baabay ayaa nahay gumeystaha fursad qali ah ayuu helay Lkn mesha lagu ciyarayo waa somaliya Lkn xagee ku dhacay madax somalida wlh waa cawaan cadi somaliland kaliya waa in dib logu noqodaa kaliya heshiiska ineysan dhaqan galin wlalayaal wlh somalida dhibto xun baa ku soo socoto hadaan aad loga fikir aan arinka somaliland ka laabo la oran hishiiska gabi ahaan somali meelkasto ey dagto dhibato xun ayaa ku soo socoto mahan somalida kaliya kunfur xita kuwa Ethiopia xita ayee dhibato ku soo socota aad halagu firsado arinka kaliya waa in somaliland hoshiiska lagu qanaciyaa iney ka labta hadba mida mesha lagu dagalamayo wa meel ey somali kaliya dagto kuwa etobiya xita Lkn xabashi wax dhibato ah kama sogareyso heshiiskan waa in lagu xisabtama sificn loo eega raga garashada leh waa iney dib u eeg arinkan
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 3 дня назад
Somaliya waa in muuse biixi madaxweyne looga dhigaa ha isla waalato 😂😂😂 maxaayeelay faa'ido iigama muuqato dowlad nimana kama soo naasa cado!
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 3 дня назад
Ragga maanta Somaliya Boobka colaadda uyeerinaya ee madaxda Somali u ah MD Xasan sheikh,Muusaha waqooyi Dani iyo midka Kismaayo haystaa miyaanay ahyn raggi Tigkreega la safnaa ee dhaqaaøaha siinayey, goorma ay Etiopia la coloobeen??ma Ummadda Somaliyed Ee carrency lahyn dhaqaale lahyn la kala qoqobay ayey hadana Somali maanta dagaal iyo colaad loogu baaqaa, waa in dadka aqoonyanka waxan ka hadlaaan?????
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 3 дня назад
Xaashi waxad naga hagratay maleh kuwii kuwaano qaato Alle hainaga dhigo
@WarsameMohamoud
@WarsameMohamoud 3 дня назад
Laascanod iyo hargeysi miyaanay ahayn isku dad iyo isku dal maxaad ukala kaxaynaysay maxaad ugelisay dagaalka adigoo aaminsan inaad xoreysay laascaanood
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 дня назад
Beenaale Jigjiga way ka horumarsantahay deegaanadaada thanks to Ethiopia
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 3 дня назад
NACAAM HADII LOO MIDOWBI WAYO WLHI ITOBIYA MA TAQAANIIN CILKA IYO CAADHADA AY SOMALI U HAYSO MA OGIDINIYEN.IYAGA ITOBIYA OO SOMALI WAA U SOMALI MAANTANA NASSIB KAY U 8:53 LEYDAHAY HELITANKA SOMALIYA MA JIRTO.KAMANA LAABANAYSO EE WAY KU DHAQAAJINEYSA.
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 дня назад
Gurguurte Xabaalaha ayuu ka shaqaystaa adna farmaajo ayaad buug u baadhaysaa
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 дня назад
Hal wadan maaha somalia iyo Somaliland illahay ayaad been u sheegtay
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 дня назад
Dalka Somalia ayaa noqonaya meesha la isku laayo way u dhamaatay Dawladii taagta darayd inkaartii Somaliland ayaa ku dhacday bad aanay lahayn ayey argagixisadu doonayaaa inay ka kirayso Ethiopia..Viva Somaliland iyo Ethiopia
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 дня назад
Beenaale
@CamuudAwed
@CamuudAwed 3 дня назад
Beenaale waa laba Dal Oo kala ah British Somaliland Protectorate iyo Italy Soomaalia Somaliland waa wadan 1960 midnimo Aan sax ahayn la galay Soomaalia hadana dib uga noqday midawgii khaladanaa Ama guracnaa 1991 gii Aduunka Oo dhamina waa uu ogyahay Waa laba dal Oo kala madax banaan kala dastuur ah kala calan ah kaka lacag ah kala xuduud ah wax ba isugu jirin
Далее