Тёмный

MW Siciid Deni: "Dagaalka Soomaaliya, Soomaali keliya hadii ay tahay waa hore ayey heshiin lahey..". 

Shabelle TV
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@HusseinMohamed-z9t
@HusseinMohamed-z9t Месяц назад
Allaha idin daaweeyo waad wada bugtaan intiina aan arkayo comment iga qorayo Ninkaan wanaag buu ka hadlay dhulkiisana waa nabad dadkiisana nabad beey ku seexdaan kuna soo kacaan Balse inta caloosha ka bukta ama caqliga aan ku filneeyn illah ha caafiyo amiin
@mohamedmuxudin2218
@mohamedmuxudin2218 Месяц назад
@@HusseinMohamed-z9tAdiga in aad Ethiopian tahay waad cadeysatey
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Месяц назад
@@HusseinMohamed-z9t been baad sheegeysaa boosaso Ethiopian aya harqiyay si tartiib ah ayay dhulka ku qadanayan puntland sidoo kale somaliland labada meelba wan tagay waa sidii ay xamar ku sameyeen 90meyaadii markey xamar kusoo duuleen kuwa masajidyada joogay iyo kuwii na tuugsanayay ayaa saraakiil Ethiopia noqday. Raaca amxaarada ama soomali soo raaca awalba marna carab marna oromo ayad sheegan jirteene
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Месяц назад
Haddii aad saas u ogtihiin, maa heshiisaan! Waa siyaasi danayste waxa uu waddanka ka degi la’yahay!
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 29 дней назад
Aadyo aad ❤
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 Месяц назад
Guul madaxwayne dani
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Месяц назад
Adeer waxba ha meereysan raac Ethiopia ama somali 🇸🇴 raac meel dhexe ma jirto
@abuahmedhassan5499
@abuahmedhassan5499 Месяц назад
Siilka hooyadaa haduu raaco kawaran soo dhax dhaxaad ma ahan
@haldhaa2420
@haldhaa2420 Месяц назад
​@@abuahmedhassan5499 Subxanallah ilahayow raga Somaliyed kayeel kuwo garta qiimaha hooyo macan 😢😢😢
@Mursalmohamedmuuse
@Mursalmohamedmuuse Месяц назад
Sxb hadii uu itobiyo raaco iyo hadii kale maxaa adigu ka qaban kartaa
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Месяц назад
@@Mursalmohamedmuuse anagu waxan ka qaban karnaa kuwa shakiga shacabka gelinayo in aan runta u sheegno waa in aan taagernaa dowladeena hagar la aan kuwa aan rabina ha tageen cid qasbeysa ma jirto Ethiopia aya u baahan
@ahmedfirato4247
@ahmedfirato4247 Месяц назад
Mahadsanid madaxweyne
@SaidFarmasi
@SaidFarmasi Месяц назад
Masha Allah mudan madax weyne xadiith ayaad ku hadashay
@rocky4066
@rocky4066 29 дней назад
لماتقولون مالا تعلمون
@Sarta100
@Sarta100 20 дней назад
Waa beentiis ninka loo caalwaayay ee dabadhilifka sh ee omssrast iyo xabadhids kaba qaadka u ah waa asaga assgii basleh soomssli waa lagu dhex jiraa deni waa qaainul wadsn raba puntlan hois geeyay imaarast iyo xabashi diiday midnimada iyo wsdsjirka dalha nin asn is maqlin oo wareersan u adeega imaaraat iyo xabashi diidana dowlafnimada iyo wadajirka ummada puntlandana cunaha hsya iibsaday.
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye Месяц назад
Mashakilku waa maamuul goboleedyada tuugta aad ka mid fahay ee danahiina shaqsiyadeed ka shaqaynaya.
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j Месяц назад
Sax warkii qaldan yaan la soo dayn Waayo ciyaalka korayaa waxii aay maqlaan bay ku dhaqmaan
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Месяц назад
War sicid daniyow hadad kursigi fadaralka soomaali kusinweday sax ayey ahed hadaba sidan udhaqmeso wadan laguugu ma amini karo
@sprlps
@sprlps Месяц назад
na dhaafi wejigaaga, dhiig somalinimo kuguma jiree
@KhaalidDaahir-b9y
@KhaalidDaahir-b9y Месяц назад
Hadal macaana
@TheDayib
@TheDayib Месяц назад
Puntland Waxaa Somali ka sugaysaa inay war saxafadeed uga hadasho eedayinti lagu edeyay inay Puntuland waydisatay Ethiopia inay hoostagto ama ayku biraan
@osmanrachid2385
@osmanrachid2385 Месяц назад
Waa hadli yaqana laakiin meeday aqligi marna wax kamadayeen ethiopia haday soomalinimo wuxun ku jiran waa nin jecel kursiga
@mohamedmuxudin2218
@mohamedmuxudin2218 Месяц назад
Dani dabadhilf Ethiopian ka ushaqeeyo
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan Месяц назад
Kabtan ayub aya maskaax dhiisa 😂😂😂😂 kaas ayu nw dani isticmaala
@Theking24h
@Theking24h Месяц назад
wadaniga dadkisa badbadinayo
@nooraddeikar6894
@nooraddeikar6894 Месяц назад
Adigaa ka kow ah dani
@capeandre99
@capeandre99 Месяц назад
Moo intas garto oo ethopianki xabashida iska dhaafyo Nin buuran xariif maahan 😂😂
@MohamedSalah.7
@MohamedSalah.7 Месяц назад
kan hada madax weynaha somalia ka ah baa kahynaa ethopia waa fiicanthy dani oo wali ethopia wa wanaagsanthy mahyno video ah dhaan ba ku dhashaye😂
@osmanrachid2385
@osmanrachid2385 Месяц назад
Majecla isagu nabadda ee shicibka jecel isaguna wuu ka faa i deysanaya nabada shicibku jecelyahay
@rocky4066
@rocky4066 29 дней назад
Adigaa kow ka ah kuwa dowladnimada somaaliya lugaha haaya mana dhargeeysaan idinko ka faaiideeysanaaya shacab qabyaalad madax maray una sacabatumaayo qabyaalad
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 29 дней назад
ADAA UGU HOREEYA OO MARKII LEYS QABTO KU ORDO WAXTARNA WEYDIISTA ETHIOPIAN IYO IMAARAAD
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Месяц назад
Maxaa kuu diidey inaa xabashi iska djaaftid Dawlada walba oo timaada adigaa diidanaa
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf 29 дней назад
Amxaarada aad saraakishooda madaxtoyadada kuso dheweyneyse sow ma ogeyn iney somalida kuwa kala geynaya inaad shirineyso si somali lo kala geeyo war ninkaan nacas miya waan yaabe
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 Месяц назад
War isja Aamuus waad dhimataye kafariiiso umada imaanka alaha kaaqaadeee
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e Месяц назад
ninkaan deniya ee sidii idaha hanguriga ama dhuunta macasha kuleh aqlibadan maleh ee hada kahorna tarsan ayaasheegay in deni awsanba soomaali ahayn oo asal ahaan awkasoojeedo sinsibaar marka sawirkaan marjeerteenow kaqabta dalka
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 Месяц назад
Adeer adiga ayaa ugu horeya oo lagu yiri dowlada somalia hala heshiin sababta ay itobiya iyo sl,pl loo dhisay waa in dalku midoobin
@prosl11
@prosl11 Месяц назад
Sheeko hawiye wada sxb anaga mooryaanta villa somalia joogta anaga noo talin mayso
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Месяц назад
Hawiye yu ku wasin amxaro rac ama dawada kaa leef wiligin rofiyan aya ehed amxaro xawasho jajuus ehedeyn
@mohamedqeyre626
@mohamedqeyre626 Месяц назад
Adaa kamida dadka uu kadagi la yaha dalku
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Месяц назад
Bacaaaaac war kan lòda dharoor joogta kudara
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Месяц назад
dhuul nabada majoogo hadey dakadi boosaso deqa iyo eraborki xiran yahay hadana huub itoobiya kakensaday muxu kuqaban hub hadu dadnohada kudili rabin
@deeroibrahim2709
@deeroibrahim2709 Месяц назад
Jaahilnimo ayaa Ku dambeeso wali dadka isleynaayo
@yahyanorhassan8199
@yahyanorhassan8199 Месяц назад
Calooshi buu ku caqli yahay mamulka Ethiopian ayaa dhestay in laga Taqloso waaye sanbac Caluul wey Waxaad u noshay ma gananeesid 😂calcal baad ku jirta
@Omar-e7b
@Omar-e7b Месяц назад
Adeer Waxan tuhusanahay in aad xasan shaqsiyan uladagaalsantahay. bal adiga umada soomaaliyeed udanee oo dowlada soomaaliyeed lashaqee.
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 Месяц назад
Dastuur hal reer u raran cid aqbalaysa majirto walahi puntland kaliya arinkaas sidaa uma arkaan dad badan aamusan baa ku raacsan puntland muqdisho caasimad iyo madaxweyne ha haysato markasta ma shaqeynayso hal beel uma talinayso dadka kale 4.5 bay dawladu ku dhisantahay
@Omar-e7b
@Omar-e7b Месяц назад
Meeqaamka, mansabka, xilka iyo darajada ALLAH ayaa baxsho wax cid koonto ugu xiran maaha. Malagayabaa Deni inuu doonayay PM reerkiisa ah
@MuhidinAdan
@MuhidinAdan Месяц назад
balayo Alle idinken wax wadan ka kadigilayahay waakan iyo 4 kale ee Madaxweynaha sheganayo alshabaab ayaga ayaa gadaran
@Arabduur
@Arabduur Месяц назад
Markaa saas leedahy mid ka lixaad ee aad ka tagtay kusoo dar, inleen 6 maamul ayaa dhulkii 1991 dii bur bur kala qaybsamaye !
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 Месяц назад
Adeer adiga ayaa lagaa rabaa inaad ka shaqayso wax bulshadana ptlnd iyo umad somaliydb ka farxiyad galiya lkn itaasba cagsigeeda ayaad ka shaqaynaysaa
@abdikadirasheikh180
@abdikadirasheikh180 Месяц назад
TUUG adi ayaa kamid ah dhibaatada somalia heysta adoo gobol kataliye ayaad diday parlamanka somalia wixi aay ansaxiyeen
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Месяц назад
Waxaa diidan adiga oo danni ah butland iyo Laftagareen iyo jubbaland iyo Somaliland intas oodhan aya nabada noodiidan runti inaad wadaw hadashan oo hal ka gardan wadba diideen manta xalka uku fiican adba noo heysan inaad wadaw heshiisan wadankanr barwaaqo ayu la haan laha heshiiya oo is raaca fadlan MADAXdiina oodhan fadlan sameys sida anba cadowka uka adkaano wlahi
@abdulahiali2104
@abdulahiali2104 Месяц назад
Xoolo mirofoon loo dhiibay !
@prosl11
@prosl11 Месяц назад
Beenale majeerten alaa muxuu munaafiqnimo walaaqiyaa adigaba shisheeya laa shaqayaa oo dooniyaa in majeertenka qudha ay nooladan
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 Месяц назад
Tuug adaa ka kaw ah isbarada somalia ayad tahay iyo kondhabka abiye isticmaalo
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Месяц назад
Hal madaxwayne oo dalka oo dhan xukuma oo aan Mj aheyn ma ogashahay waa maya
@FutoXar
@FutoXar Месяц назад
May ma ogoli ,dictator waa kii shalay daarood ila ahaa oo berkadaha ka sumaynayey reer guuragayga,duqaynayey iskoolaada caruurta iyo airportka taas aragnay shaqeen wayday adigu ogolow federal
Далее
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 52 млн
Puntland: Khudbadii Madaxwayne Deni uu jeediyay.
1:15:12
When Royal Guards Fight Back!
8:08
Просмотров 7 млн
SIYAASI SIIDOW MAXA QABIILADA UCAYSA
43:29
Просмотров 137 тыс.