Тёмный

MW Xasan"Hubka iyo Qorigu waxba mataro Gabdho & Wiilal oo ciidan ah ayaa awood ku xureeyey dalkeena" 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 3,6 тыс.
50% 1

MW Xasan Sheekh"Hubka iyo Qorigu waxba mataro Gabdho iyo Wiilal Soomaaliyeed oo ciidan ah ayaa awood ku xureeyey kuna difaacay dalkeena"

Опубликовано:

 

9 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@leylaali5560
@leylaali5560 22 часа назад
MAANSHAA ALLAH SOMALIYEY SARAKAACAAY SOMALIYEY SARACAAY SARACAAY AAN SILIC DIIDNA EY SARKACAAY AAN SALABKA QAD NAEY SARAKACAAY ISTICMAARKAA SURKA GOYNAY EEY OO DALKEYNA OO DALKEYNA AAN KA SAARNEE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 YAARABI NOOGARGAAR 🤲🤲🤲 CIIDANKEENOW GUULEYSTA GUULEYSTAA ❤😘
@cismaanguure927
@cismaanguure927 13 часов назад
Madane prof,xasan sheikh waa macalin arday jaamacadeen ahaa 20 Sano wuxuuna khibrad u leeyahay sidii bulsho fiican loo soo saarilahaa taasoo ah waxa lagu soo dhiso dowlad mas'uuliyiinteeda iyo ciidankeeda iyo shacabkeeda ay wanaagsanyihiin oo is fahamsan allaah ha ufududeeyo insha allaah,
@OglaMohmed
@OglaMohmed День назад
Guul ciidankena♥️🇸🇴🇸🇴 somaali yed
@Abdinasirdahir-p4b
@Abdinasirdahir-p4b 22 часа назад
geesi wejan wlhi dalxoreeye❤❤
@Abdirahman-fi8lu
@Abdirahman-fi8lu 20 часов назад
Ma isla xasanki ciidanka dawalda ee Farmajo so tababaray shabab u shirqolay ayaa sidan u hadlaya. Madaxwayne caqligaya haku ciyaarin
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 16 часов назад
Geesiga dhulkiisa guusha uhor seeda geerida dishay geed ka Haboon Guuuuuuuuul xooga dalka shanta somaaaliyeed
@MustafMaax-rd8gf
@MustafMaax-rd8gf День назад
Hambalyo mudane madax wayne
@calakasomalia
@calakasomalia 23 часа назад
%80 waa qabiilkiisa askarta la tababarey
@Light_TV-l9j
@Light_TV-l9j 15 часов назад
Qabyalada iska daa wax matarto
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 День назад
HSM Adiga wazirkada Cidamada lataliyasha Amniga ee Cidamadii Gesiyada ahaa ee aad lawaregtay kuwa CXD kuwa Mamulada kuwa Deganada ee dalka Khawarijta 34 sano Godadkii eey laga bilaabo Balcadd illa Qeycad xididada usiibeyn iyagoo kuwa ATMIS oo hatta kuwa Djibouti oo ah Cidama Somaliyeyd oo Adiga Ina Cumar Gelle 17sano hal tuulo aan mudadas dhaqalo badan kasameyay jogitankooda Amar mdx Somaliya Adigo ah wali mamaqal.Adigoo Wakiladooda Jooga xalane in aad ku Amarto in xeryaha kabaxaan garab siiyan hawlgalgalka xoreynta dalka.waxa kale oo somalida qabtaa in Cidamdii lafaquuqay lashir qoley iyagoo iyo hubkoodiba iyago lagu qeexaayo waa cidama caqiidda Farmajo haysto jawabtas oo Fiqi uu idacad katabiyay iyo si lamid ah Cidamadii 14 oct ee iyaga oo jiidaha hore difac kujira muqdisho lageyay kadibna sarkal khawarij ah malin cadd uu dhex maray iskuna qarxiyay,Kuwi Aad Eretereya aad kakentay qibradda lahaa yaa kaladiray.HSM maanta Cidamada Ajanabi umadan bahateyn intii soo hartayna nidam Iyo in hubka laisku dhiibo dhiigooda matida wayelka hoyoyinka hablaha Ardeyda dugsiyada quranka dhiganeysay kalsoni daro bulshdii Shalay kala irdhowday balse 9bilowd in kabadan laisku raadinayay Adiga xiligadi hore wax badan in Aad damacaday in Cadado Dhusamareyb isku kento balse laga qaadan waayay maxaa kuwa dib usoo kiciyay tilabo ooga qaadi waysay.Hiiran iyo jowhar tan iyo inti aad dalka hogankisa qabatay Baladweyn iyo tabashada maxaad Gogol oogu qaban waaysay,Cidamada deganka maxaa loo qarameyn waayay inta Dhalinyarada ah tababaro iyo in lagu kala daro Cidamada qaranka polis xooga kuwa darawishta Aslu ta looga dhigi waayay.
@samracabdullahi3247
@samracabdullahi3247 День назад
Xaqiq muddane madx weyne 😊
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 День назад
Maxeey tareen Mareykanka Ciidamadii oow u dhisay Afgaanistaan!?🤔😱😰
@faaysalluq7413
@faaysalluq7413 День назад
Madaxweyne guleyso dagaal werar ah aan ku qadno ethopia hadeey ciidan keento saylac. Ssc kahtumo member stat ka dhiig muse bixi ayaaga ka taqalusayo. Xiirir la samee deni la heshii puntland la heshii madobe. Dorasho Ha musik kororsi Maya Waa hadal qabsiga
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c День назад
Mudanow madaxwyne magaco dheere
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 10 часов назад
Hadda waa hogaamiyaha dagaalka ee isbahaysiga wabiga niil. Maxaa niil annaga naga galay? Xasan talada uu qaato badanaa waxaa siisa inantiisa cid kale oo uu la tashado maleh.
@yasinhajifarah6536
@yasinhajifarah6536 День назад
Mudane madaxweene DUMI MAAMUL GOBOLEEDKA OO DHAN. AMARKAAGA WAA IN UU KASHAQEYO KISMAYO,GAROWE,BAIDHO, HARGESA,BALEDWEENE
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 48 минут назад
akhrista qoraalka mooryaan yaasiin uu adeerkii ku taageerayo.
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 День назад
Wallahi askarta daruuf ka muuqata hasan sheikh qaylo ku jira ninkan yaa aamusiya cml khudbadiisa xiiso male ficil loo baaxanahay cml meesha wadaniyad iyo daacadnimo ma taalo cml
@AjGarey
@AjGarey 22 часа назад
Horta skolada hose iyo dhexe ee gobolada ku yaalo ma lacaga
@fardowsaomar5395
@fardowsaomar5395 22 часа назад
Adiga qurbo joog in ay tahay bay ila egtahay ma wax bilash ah ba dhalka ka jiro mise dowlad saxsan baad heysata wll
@AjGarey
@AjGarey 22 часа назад
Canshuraha dadka laga qaado maxa loogu qabta marka dowladase maxey ka shaqeysa hadii publicservice jirin
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 46 минут назад
​@@AjGareyCanshuurtaas bay badankeeda xadaa. Xasan shiikh baana ugu haysta xatooyada.
@xiin1535
@xiin1535 День назад
Mundane madaxweyne Gormee is casileeee
Далее
Dragon Blood Whitening Cream
00:35
Просмотров 2 млн
نترس تو برق نبود😅😅
00:17
Просмотров 1,6 млн
Kaftanka Siyaasada 529 oo aad u xiisa badan
47:23
Просмотров 35 тыс.