Тёмный
No video :(

My morning routine jadwalkeyga subaxnimo☀️ 

Nasteexo Channel
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 136 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 150   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 Год назад
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 Год назад
Scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️
@YahyeAli-od3zm
@YahyeAli-od3zm Год назад
صلي الله عليه وسلم
@NahlaAbdullahi
@NahlaAbdullahi Год назад
Masha Allah nastexo naag adag tahay shaqa guri iyo mid bananka ah isku heysaaa keep going walashey I like your routine ❤
@user-ek1cs6dq6j
@user-ek1cs6dq6j Год назад
Mexey kashaqeysaa anoo ogaanin aa kadareemey in shaqey so alaabteeda 😂
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
​@@user-ek1cs6dq6jHuuno Aboosto ayee ka shaqysa Allah u barakeeyo 🤍
@user-ek1cs6dq6j
@user-ek1cs6dq6j Год назад
@@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 mafahmin maxaa waye aboosto maxa lagu gadaa
@asmaabdisamed1905
@asmaabdisamed1905 Год назад
ما احلاك حبيبتي مرتب ونطيف ❤
@bilannmohammed.
@bilannmohammed. Год назад
Maantaa iigu kaa horaysa waana ka helay videogaada💯maashalaah♥️ waana dhawahay thank you abaayo💗
@user-bm5zf7bf3u
@user-bm5zf7bf3u Год назад
ماشاءالله روتين جميل،❤أختي نستيحه يبارك فيك أختي❤
@jamilanor653
@jamilanor653 Год назад
Shaqo guri iyo shaqo marka isku hayso san wye, ilahey haku garab galo xppti❤
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Год назад
Hadaan kuguso biiiray❤ Msha Allah tabarakalah Nastexoy family baan saas uga mid ahy🎉
@idmanmaxamed3246
@idmanmaxamed3246 Год назад
Maasha Allah abaayo waa marki iigu kaa horeysay marka horay usoco guuleyso qaali insha Allah rabbi haku barakeeyo
@Naroora
@Naroora Год назад
Amiin abyo
@Savocheyyy
@Savocheyyy Год назад
Qofka kowaD ah 😂❤ meshan kursi i dhax yaalo Nastexaayyy👸🏾❤️❤️
@aliafaisal5241
@aliafaisal5241 Год назад
M.a abayo wa jecelahay routin kaga nztexa xta Azxpta guriga wa ku baray❤😊
@user-yn8nl4ti1f
@user-yn8nl4ti1f Год назад
sajadda maagaca lagu qorayo iyo kalka kutubka halke ak dalbaty abaayo nasteexa ino sheeg bal
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Год назад
Nice ❤️❤️❤️ الله يحفظكم و يبارك فيكم
@ahmedabdullahi4983
@ahmedabdullahi4983 Год назад
msha alah vidoe qurux badan waaye
@imiiab8401
@imiiab8401 Год назад
Abayo quruxeey shaahka riskaa aa ku haysanaa ilaa xafadii buu nala socdee see nooga raabin ❤❤❤ waan ku farxaa horomarkaa sweety ❤❤
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Год назад
I'm first person keep going my sister nasteexa❤
@deeqoabdirashidali782
@deeqoabdirashidali782 Год назад
Mnshallh wanka helay. Mantana igu horeysa chanalka nastexo🎉❤
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 6 месяцев назад
Masha allaah qaali iisoo boqo alle darti
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 Год назад
Abayo culeska hagadin misaska dhulka iska daji xdikle qof ila gaad dheh malinkasta gabar dhaheyso koras ayan kaligey gadayey marka iska daa minka aya so dhacayo please iska daya waxyabaha culcules❤
@queenhayat9674
@queenhayat9674 Год назад
Abaayo Reerkga Allh kuu Barakeyo Aad baan kugu Farxay ❤️
@user-vc5xq4fn2f
@user-vc5xq4fn2f Год назад
masha lalah abyo mcn allahaku barakeeyo reerkaga❤❤
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Год назад
Dumaashi nokeen kollay wuu amisanyahay mansha allah nin afgaaban inuu yahay ayaa ka muuqata oo akhlaaq badan
@miskixaji3721
@miskixaji3721 Год назад
abayo xage kaso gadaty rosomergy qoyan iyo xagada lagu shubayo
@nimcacabdullahi7939
@nimcacabdullahi7939 Год назад
Rose merryka inte kaso gaday abayo
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 Год назад
Wcs maashaa allaah keep going sister
@Aunty254
@Aunty254 Год назад
Mabruk on your wedding 🎊..🇰🇪
@ilyaasmuse680
@ilyaasmuse680 Год назад
Mansha Allah gabadh qiima BDN asturan aqlaaaq ka muuqato ilahay haku xafidoh abayo gabdhaheena klena adigoo kle ilaahay hanooga dhigoh
@abdulkadirhussein2726
@abdulkadirhussein2726 8 месяцев назад
M.a amazing life Alle hakuu barakeeyo oo kuu bulaaaliyo abyo
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Год назад
Masah Allah aniga aroskaga kadib kugu sobira nastexo m.a wan kahela ❤❤❤
@iftinqurux7959
@iftinqurux7959 Год назад
Masha Allah abayo
@najmaali670
@najmaali670 Год назад
Intee ka soo heshay rose merry
@umukhawla9261
@umukhawla9261 Год назад
Masha Allah tabarakallah Allah haku barakeeyo abayo
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Год назад
Maashaa allah
@user-uz9hd6wq5j
@user-uz9hd6wq5j Год назад
Abayo wanku jecelahy ilaahy haku xifdiyo ee is ilaali adkaarta aqriso kurigada ilaahy haku barakeyo
@samsamcabdulahi80
@samsamcabdulahi80 Год назад
M.a rose meriga intee ka soo gaday abayo
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Год назад
Maasha allah 🎉🎉🎉😊
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Rosemary halkee kaso gaty waaba radinaye nasteha so jwb😊
@nistehahassan4362
@nistehahassan4362 Год назад
M.a abyo mcn ilahy isha cadow hkaa qabto wxaa tahy gabadh wngsan ooo si wanagsan losoo tarbiyeyy reeekagana allah ku barakeyo ❤
@hiddengirl5838
@hiddengirl5838 Год назад
Abayo fadhiga kaga waankaheley inteh kaso gadey
@haniabdulkadir9794
@haniabdulkadir9794 Год назад
Gabar ku dayasho mudan mssha allh ❤
@hodanengmixile4892
@hodanengmixile4892 Год назад
Masha.allah ❤
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 Год назад
Abaayo xagee ka shaqeysaa ❤
@sadiaadam3922
@sadiaadam3922 Год назад
Masha Allah ❤❤
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Год назад
Roomeeriga intee ka soo gaday abayo muqdisho jooga
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
Hayaat supermarket
@ayaandagan4170
@ayaandagan4170 Год назад
M.a ❤nasteexo aniga walhi routine waku haysta keep going ♥ abyo❤❤❤
@aishahussein4292
@aishahussein4292 Год назад
Abaayo beerka iska khafiifi oo saafsaaf dhudhuub plz wx burburan ma ficne Shaahana cadees ka dhigo caano isga dar Waayo nafqdi beerku ka dilaya bigysaka
@sabirindahir5954
@sabirindahir5954 Год назад
Noo soo badi😂❤😊
@Ruuneymacalin
@Ruuneymacalin Год назад
Abaayo wan kahelay video gaan maashallh🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hayattqueen3287
@hayattqueen3287 Год назад
M.a keep going abyo
@roodomohamud
@roodomohamud Год назад
Mansha allah abayo ani hada igu ka horeyso
@sadikidebillionaire3646
@sadikidebillionaire3646 Год назад
Mashaallah ❤
@caziizahassan4867
@caziizahassan4867 Год назад
Abaayo maguur satay
@ikran3498
@ikran3498 Год назад
Waw wa marki igu horesay an ku dawado wana ka helay videogaga gul ayn ku rajena wll
@amabdiyus111
@amabdiyus111 Год назад
💣
@draisha4699
@draisha4699 Год назад
Xbbti beer ka inta ka dhuudhuub hada awoodo
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Anaa uhoreeyo maanta guleeyso❤
@waamoflims9473
@waamoflims9473 Год назад
Hormar Wcan wll
@farihaabdi2028
@farihaabdi2028 Год назад
Quruxy qadada xage u qadatiin
@asmamire4446
@asmamire4446 Год назад
mobilka ku duubto magacisa abaayo
@hawaluul5228
@hawaluul5228 11 месяцев назад
Masha allah that’s nice, Abyo quick question, how much is the rent in moqdishu and the best place to live, thank you good luck with everything
@fardowsa5117
@fardowsa5117 Год назад
Rosemary xagee kasoo gaday abaayo
@bisharamohamud6743
@bisharamohamud6743 Год назад
Body care plz sis
@fowsiyoibraahim8909
@fowsiyoibraahim8909 Год назад
Masha allah macalin nasteexo qof qaali hadan arkey channel kaaga
@samiiracabdi4556
@samiiracabdi4556 Год назад
Masha allllh wllo qaali
@luulaahmed5315
@luulaahmed5315 Год назад
Masha allah abayo mx kashaqeesa meesha qado malaga helayo miyaa
@edabsan623
@edabsan623 Год назад
Mashallah abyo maxaa ka shaqeesaa
@Rose_83k
@Rose_83k Год назад
Abayo where you buy the anjero container I need one asap ❤
@sacdiyosiman2226
@sacdiyosiman2226 Год назад
Masha allah abyo aad ban ku tageera nooso badi routing ka
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Masha allaah ❤
@asmaqurux00
@asmaqurux00 Год назад
M.a abayo horey usoco
@safushcaalin1516
@safushcaalin1516 Год назад
Miyaad shaqaysaanaa wllo
@_amiya
@_amiya Год назад
Mashallah💚
@marianor4588
@marianor4588 Год назад
Nasteexo saana ku heysana codka noso dulsaar video gaaga wa jclahay hanaga so dahinin lapa shaqa isku heysa malinkastana ma dubi kartit wa ogahay plse no dadaal sister❤🙏
@naimamohamedomar8678
@naimamohamedomar8678 Год назад
Abayo Waxa raba Ina kuwaydiyo inte kala so hadla
@sucdiahmed5370
@sucdiahmed5370 Год назад
Rosemary xage kaso gdy xbbti ❤
@leilaahmed4322
@leilaahmed4322 Год назад
Mashallah xapipiti ❤
@faadumocabdulaahi3279
@faadumocabdulaahi3279 Год назад
Walaaleey intee laga helaa roos meetiga
@nasiixaa
@nasiixaa Год назад
Abyo saliga no sheeg xagee kaheli karnaa adoo mahadsan
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
ROTINKAGA ILIKE SIS MUQDISHO KAA DUGASHADAA GULAYSO
@Naroora
@Naroora Год назад
Xbbti❤️
@maryamabdi9448
@maryamabdi9448 Год назад
Beer jumbe lagu darayo ma reer xmrka yaqaan bismlh😮
@khansaalimohamud1860
@khansaalimohamud1860 Год назад
Ma milix bad ku darsatan jumbaha mrka lagu dara wa wax kale
@Haniahmed573
@Haniahmed573 Год назад
Haa reer xamar ka barta🤣
@sacdiyocabdikariim9588
@sacdiyocabdikariim9588 Год назад
Jumbaha wax kastoo lagudaro macaan buu kadhiga sida hadaan bariiska ama suugada lagudarin ay wax ugamaqanyihiin buu beerkana ubaahanyahay wuu macaaneeya ee kubaraawe 😁❤️
@aliyakhalif
@aliyakhalif Год назад
Abayo fadhiga dalka miyaa mise dibada
@idmanmaxamed3246
@idmanmaxamed3246 Год назад
First time waaye
@diintuwaanaseexo6610
@diintuwaanaseexo6610 Год назад
Abayo intee ka helaa kitabkan iyo saligaan oo magacaga ku qoran isku magacaa nahayee
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Год назад
Masallh❤
@maryanfarax5476
@maryanfarax5476 Год назад
Keep going hppti ❤❤
@islamic5620
@islamic5620 Год назад
Caruusadeena ❤
@muniiraaxmed1090
@muniiraaxmed1090 Год назад
Scw scw scw Scw ❤
@amiraadem2780
@amiraadem2780 Год назад
Codkaagu waa caadi
@sacdiamuse8068
@sacdiamuse8068 Год назад
Ma guursaty abyo😊
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Год назад
Wcs waraxma ❤Nasteexa deenii ❤❤
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 9 месяцев назад
Abaayo vedio gan vewis kiisa caadi maaha sabbatuna waa sawirka xaajiha sirta fahan odayga kis sida gacantiisa oo kalle kaga so dar 😂😂
@UmuuRayyan-cz9ij
@UmuuRayyan-cz9ij Год назад
Nasteexo wadankee jooogtaa
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Год назад
Kaniinka tinta magaciisa isheg abyo xageese kahelikaraa.
@Wacane.
@Wacane. Год назад
Socks la’aanta jooji abaayo ❤️
@adnahassa9616
@adnahassa9616 Год назад
Sugar bear 🐻 has a gelatin abaayo halal ma aho
@ZaaraAhmedmhmed
@ZaaraAhmedmhmed Год назад
Na waxan beer xayawaan ma ahan waa beer dad yakaso iibiyey 😳
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Kaniinka tinta Aad isticmalayso 6 month hada isticmalo ma jooji naya!? Iso jawaab wallao😊😊
@nasromaxamuud2537
@nasromaxamuud2537 Год назад
💙💙💙
@dytffttg6491
@dytffttg6491 Год назад
Wlh adban ujeclhey video dada adbey uqurx bdn yhn teda kle waxan kaga helay waxad umlesa ina isku dokh nhy 1m waku grsin laha hada awodo
@fatimowacays895
@fatimowacays895 Год назад
M.a ❤❤
@randyowens700
@randyowens700 Год назад
Далее
Eid day 2 routine | ciid wanaagsan
8:25
Просмотров 21 тыс.
Adeega bisha Rashiinka 🛒🛍️
11:36
Просмотров 18 тыс.
Day in my life | My daily routine as mother of 5
25:25
Просмотров 3,2 тыс.
My Morning routine by shumeey bbe
24:09
Просмотров 50 тыс.
NIGHT ROUTINE/ JADWALKEYGA HABENKII IYO WAXAN QABTO
13:11
MY ROUTINE JADWALKEYGA MAALMEED❤️🙋‍♀️
14:37