Тёмный

NAFTADA JECLAW🦁 

Hamda Home Decor
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 195   
@leyloibrahimalilalaki891
@leyloibrahimalilalaki891 Год назад
2bil ayan kula jogaa waxana joga somalia 5garam dahab ayan si maraya Mantana inan so gadan raba thnks dhira galintada abayo nafteyda inan daryelo waxna Mel dhigto ayan ka bartay❤️❤️❤️
@fahmo12345
@fahmo12345 Год назад
Aniga waa dhahestaa waxna soma gato yaab lkn sanadka Cusub isbadalaa sameynA insha allh
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Год назад
Msha allah wa wx laku farxo Allah haku barakeeyo
@shamsmohamed3580
@shamsmohamed3580 Год назад
Aniga waxb jogaa 🇬🇧 Waan arursaday xoogaa baburka ayaana ku baran rabaa insha allh
@samaracadey2296
@samaracadey2296 Год назад
@@fahmo12345 aniga adiga isku mid ah Lkn Hada isbadala Dahab Hada so gado xita waan gadaa ama Hooyo siya
@SaredoIlyas
@SaredoIlyas 7 месяцев назад
Halka grim wa imisa huno form Djibouti
@arafodjama2604
@arafodjama2604 Год назад
Hbbti sanadka cusub sidaan sii ficaan ugu diyar garowno muqal dhirigalin ah noga soo samee mahasanid 😘😘😘😘
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Год назад
Xamdiyey abyo ruumi kitching gabadha wa noo radii oo azxptada udir ha subscribe ha usaaren waa ay ka carooty yuotubka
@sabrinmoh5201
@sabrinmoh5201 Год назад
Xamdi anoo jaamacad ka imaaday ayuu iisoo dhacay horaa ka furtay wn ku taageeraa queen😘
@4rtunliinabeautysalon828
@4rtunliinabeautysalon828 Год назад
Alah markaan ku arko sidaad ii dhiir galiso aniga iyo hablhyga somaliyeed wa ku dhunkaada an 😅 shashad ka dhunkad love yuo xamda ❤
@ZaniaYussuf
@ZaniaYussuf Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Год назад
SALALAAHU caleyhi wasalaam
@ssffs484
@ssffs484 Год назад
Love you walashey mcn maalinta ku bartay ban nin ina ku mshquulo daaye 😭💋❤️
@Happ147
@Happ147 Год назад
Mashallah abayo sidas kusoco
@ayaanmahomed8981
@ayaanmahomed8981 Год назад
Loogada Aniga sameeya wllo from hargysa
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@hafsaosman8286
@hafsaosman8286 Год назад
Abyo noso dhig vitaminada hoyada ubahan iney qadato wax bdn wan ka faidney hore usoco sis from Lascnood
@AbdisalamAbdi-j6z
@AbdisalamAbdi-j6z 10 месяцев назад
Masha allah wallo❤❤❤
@xafzo.11
@xafzo.11 Год назад
Dhiirigalisadayda😩🤎
@khadraomer1567
@khadraomer1567 Год назад
Masha Allah tabarakallah raxmaan Hamda huno macaaan alle caqliga wangsan haku barkeeyo alle haydin xafido adiga iyo dhamaan ehelkagaba❤️❤️
@anzalmohamed2232
@anzalmohamed2232 Год назад
Alleylahe inan wxbadn ka faaidnay cousin allah nokadayo koley anigu wankula socdaa wliba anigoon wli hooyo noqon one of my role models 🥰❤️
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Год назад
Maasha Allaah jzklh kheyran allaha kucaafiyo xanuunkana sisahlan allaha kaaga qaado yaa arxama raaximiin
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 3 дня назад
Hamda habo walalkaa makala aabo ayaad tihiin waayo waxaad tidhi aabahay wiil ma dhalin Aabe allah hawnaxariisto adi qofwanaagsan ah buu dunida kaga tagay Mansha allah ❤
@amiirailyaasxasan
@amiirailyaasxasan Год назад
Hy❤
@farduusfaarax7574
@farduusfaarax7574 Год назад
Alle haku barakeeyo xbbti
@hipakabdi6929
@hipakabdi6929 11 месяцев назад
Mzhalah wll wax badan Baan ka faidey I hope inaa saa noqdo markan hooyo noqdo inzhalah mhadsnid🎉
@lathanhassan1651
@lathanhassan1651 Год назад
Naftis gaba wa nijas somali aya horay utiri abayo ❤horay usoco
@Naruuro00
@Naruuro00 Год назад
Habiibti mahadsanid logada anaa ku sameynaya ee xaggan kala soo xidhiidha
@leiladheeman_1
@leiladheeman_1 Год назад
Asc qutuxey allow noobadi adookle xamdiyey
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 Год назад
Allh aqliga haku daayo xppti❤
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Год назад
Masha alaah hamda walhı waaa runta cıyaalka weey kugu fanayan wayo ılmaheyga malınka aan ısguulka kuso booqdo macalımıntoda xıtaa wexey weydıyan hoyadın mashaqeysa mexeey qabata Malın walbo anoo alagantı ah ayaan taga ❤❤❤❤
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 Год назад
Qofka naftiisa jeclaan cidna wax utari maayo xaqiiq
@sumayasusu4082
@sumayasusu4082 Год назад
Gabadhan video yadeda light Zaaid maku furan ma ila aragteen misa waa tellkayga ayada kaligeed lee waayo
@muhiimasheikh3915
@muhiimasheikh3915 Год назад
Aniga sameenkra logo intee kaaalasooxiriiraa abyo
@ZaniaYussuf
@ZaniaYussuf Год назад
الله اكبر ولله الحمد
@arafodjama2604
@arafodjama2604 Год назад
Hamdi quruxey allah haku xafido wan ku jeclahay abayo illahay darti👸🦁😘
@jamiiloabdi8532
@jamiiloabdi8532 Год назад
Dharigalayeyga waku jeclhy mcney
@farduusfaarax7574
@farduusfaarax7574 Год назад
Xbbti halken kala soo xidhiidhi kara wan ku bahanahye
@dekaibrahim6266
@dekaibrahim6266 Год назад
Marsha alaha waan u bogay wanadada Alahau ma barig ❤❤❤❤
@ikranahmed9241
@ikranahmed9241 Год назад
Hamday tiisa daryeele ba tu kale ku dara bay somalidu tirhda naftada number one ku ah
@samaracadey2296
@samaracadey2296 Год назад
Aniga wixi iso galo guriga Hooyo iga baxa wax dhan Mel ma dhigto
@xaliimosacdiya3827
@xaliimosacdiya3827 Год назад
AscAbyo xamdi ilaahey haku barakeeyo cidiyahaan dhaadheer iska siib xabiibti kheer ilaahey haku siiyo
@farxiyofaarax5556
@farxiyofaarax5556 Год назад
M.a dhiiri galisadayda illaahay ha ku caafiyo😥🤲🤲
@muharoble1234
@muharoble1234 8 месяцев назад
Yes wan kugu racsanahy xppt❤
@munaahmedmohamed8960
@munaahmedmohamed8960 Год назад
Mashalah xabibti I miss you because you are as queen
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 Год назад
Waa muhiim hooyadu inay nafteeda jeclaato waxaan ogaaday xiligii COVID-19 ka qarxay Soomaaliya. Alx
@aaminaibrahim479
@aaminaibrahim479 3 месяца назад
Kaabaay tnks❤
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 Год назад
You have to put yourself first before you can take of others women
@samiyamohamudadansamiya5753
Logo kugu smayn xagee kaala so xiriira
@mariyamabdiwali4640
@mariyamabdiwali4640 Год назад
Fariid alleylehe big point
@nasrocaziz6703
@nasrocaziz6703 Год назад
Hamdiyey abayo masha alh jasakalh abayo waligey naftayda ma ixtiramin ma jeclaaan waxkasto waxan ka hormariya ninka ilmaha walka walashey waxan ubahanahay ayaan ayaga siiya deyn an awoodin ayaaan uqaaada islahadala igu dhacay mana arag qof iga taxadara naftada ayaaa wax walbo ka muhimsan
@Happ147
@Happ147 Год назад
Now abayo wax walba nadtada kahoreysii waxa kala hakaa danbeyaan wax iska badal sist
@maryanhusein7357
@maryanhusein7357 Год назад
Kahayr alaha kusiiyo xabibti
@cabdixasan1747
@cabdixasan1747 Год назад
Abayo m.a
@nafizaabdullahi7664
@nafizaabdullahi7664 Год назад
Masha allah abyo qof wanagsanthy wan kugu cusbahay mar walbo shekadada aniga dhagta u tagayo ayaa dhamataa hor mar wacan ❤❤❤❤
@salwajamal9371
@salwajamal9371 Год назад
LOVE YOURSELF GABDAH
@aishohajihussein3
@aishohajihussein3 Год назад
Abayo alle Haku sharfo qof kasto wax kaa faideysath wan jclhy muhimada waa naftada xbibti thnks ♥️👸🦁
@hodanmaxamuudxuseen7092
@hodanmaxamuudxuseen7092 Год назад
Masha alh wan kutakera walashey
@shugrigeele7782
@shugrigeele7782 Год назад
Quruxeeenii xamday waku jeclahay qali
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 Год назад
Fikradada wan kugu ixtiraamayaa lkn aniga nafteyda waalidkey ayaan ka jeclahy nafteyda aya jeclahy mexeka dhigan tahy ma garaesa hadi manta lagu kala dooran siiyo in adiga lagu dilo ama in waalidka la dilo qofka naftiisa jecel walidkeyga hala dilo buu oranaayaa
@RodaSaid-x9j
@RodaSaid-x9j Год назад
Sax
@hoodoxasan3277
@hoodoxasan3277 Год назад
Qofka masuuliyada kowaad e noloshiisa waa naftiisa wanaaga iyo jacaylka marka naftaada ka bilowdo baad waalid iyo awlaad jeclaan karta
@Aamei7
@Aamei7 Год назад
Hamdiyey anigu waxaaba aaminsanhy qof aan naftiisa jecleyn in uu san waxba jeclaan karin
@hidaayomaxamad465
@hidaayomaxamad465 Год назад
Asc❤❤❤💯💯💯🧑‍💻🧑‍💻
@farxiyofaarax5556
@farxiyofaarax5556 Год назад
M.a dhiiri galisadayda illaahay ha ku caafiyo😥🤲🤲
@nfsocali8361
@nfsocali8361 Год назад
*Abaayo guul iyo gobonimo aa kugu ogahay couse gabdhaha dhiirigilisaa maasha alaah gabdho karti leh adoo kale ad adag soo started a oo Kala video yadaada emotional keeyga kiciya waa ba isbadalay Jil jileec no faarax thanks abaayo*
@Misk-naxar
@Misk-naxar Год назад
Run nadanaaa mansha allaha ilaahay haku barakeeyo abyo
@sadiesaylac8932
@sadiesaylac8932 Год назад
MashaAlhh😘😘😘😘
@zunduznor6133
@zunduznor6133 Год назад
Jasakallah abyo😇❤️
@farxiyaabdirahmaan
@farxiyaabdirahmaan Год назад
Absolutely
@umayaadam5438
@umayaadam5438 Год назад
Thank U abayo wakhti an ubahna video aya arkey🙏🏽❤️🥹
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Xamdi waxan akay hoooyo guregeda ilaliso nadifiso cunto wanagsan lakiin nafdayda ayaya dayacday
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Год назад
Way badan tahy
@radiamohamed781
@radiamohamed781 Год назад
I like you
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Год назад
Waa runta maansha allaah wll❤️❤️❤️
@aminasaeed2998
@aminasaeed2998 Год назад
Well said dear ❤❤❤❤❤ Strong women’s with you abaayo.
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 Год назад
Mashaa Allaah tabaara kallaah diric Allaah hakuxafido
@zamzamhasan1837
@zamzamhasan1837 Год назад
😍😍😍😍😍😍😍
@manbilamalin6459
@manbilamalin6459 Год назад
Gacalo ina adeer manta dhan kusugayy
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Guuleysta, hore u soco xbbti💖
@shukrinurre4447
@shukrinurre4447 Год назад
mansha allah abaayo mudnanta waa naftada
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Год назад
Mnsha allh abyo allaha ku sharfo runtii meelaha aan ka liidano baad noo tilmaantaa sidaan isaga kabi lahayn Abyo qumanka caruurta sida guriga loogu daaweeyo nala wadaag hadii aad garanayso🥰🥰🥰🥰
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 Год назад
Abayo liindhanaan dhagayare shiidan waxyar biya ah iskudar habenkasta markay sii sexanayaan ugu luqluq waxadna uga sii daba marisaa biya qandiirah& cusbo subixi markay sokacana usamee saas inshaa Allah way kaga bogsanayaan aniga natijadisa arkay Alx
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Год назад
@@ifkaladan1268 mahadsenid abyo macan cusbada iyo biyaha kaliya ban isticmalaa laakiin kuwa yar yar ee 2 sano jira wey liqayaan haday rabaan✅✔️✅
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Год назад
Liin dhanaan keligeedban tijabiyey oo isbadal ka arkay Mrka ayada uku luq luq Hday laqaana dhib malaha
@ishwaaqqueen3519
@ishwaaqqueen3519 Год назад
Thanks you abyo mcnto 👑👑👑👑💗💗
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah 😍
@aichahoussein8196
@aichahoussein8196 Год назад
MachAllah ❤️❤️hamda quruly Hn 😍
@hoodo9260
@hoodo9260 Год назад
Naag nool 👏
@sarshhassan6323
@sarshhassan6323 Год назад
ASC wallao well done
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 Год назад
Alle run badana ❤
@shugrigeele7782
@shugrigeele7782 Год назад
Quruxeeenii xamday waku jeclahay qali
@munahilwa9490
@munahilwa9490 Год назад
Hooyo Faraxsan Baa Ubad Faraxsaan Koriso💯
@munaosman4272
@munaosman4272 Год назад
Waa xaqiiq midhkaasi
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Год назад
Mashaa Allah walashay xamda Waa runtaa, hadii aad naftada jeclaato Oo aad qiimayso ayaad soo saari kartaa family isku kalsoon oo qurux badan, Alle caqliga hakuu barakeeyo, mahadsanid, Aamiin Aamiin yaa Allah💖❤️💞
@shukrimohamed9274
@shukrimohamed9274 Год назад
Sax waye mcnto naftiisa waxa tare aya nafkale wax taro
@fatxiabuukar3278
@fatxiabuukar3278 Год назад
Masha allh xppti 🥰❤
@wadnakaabba5738
@wadnakaabba5738 Год назад
Wll hamday wath upkaaga iso qor pls
@ZaniaYussuf
@ZaniaYussuf Год назад
جزاك الله خيرا
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Год назад
Masha'Allah, selflove and care is important.
@suadmohamud9166
@suadmohamud9166 Год назад
Mansharafa Nafsahu fahuwa shariif ❤
@queenfatma9598
@queenfatma9598 Год назад
I really like how you always support as💯
@xamdiabuukar272
@xamdiabuukar272 Год назад
You Are absolutely righ abooyo SOOMALI jaceel waxuu yahay mana arag mana fahmin. Qofaan naftiisa jeclahay cid kale waxna uma ahan. Wax baan jacel nahay balse Ficil keeda hadaysan jirin waxuu qiimo leeyahay malahan.
@Ctrzla777
@Ctrzla777 Год назад
Waarun taa. Hooyo sojeeda. O isku kalson. Otaleefan iyo. Baadhitu baadhi kuwaalan ayaa. Ilma. Sosaarta. ❤
@rahmaabdullah6820
@rahmaabdullah6820 Год назад
Masha allah
@neehanalka169
@neehanalka169 Год назад
Waa sax hooyo an is jecleen qofna wax ugumataalo qaali wan kugu daydaa dhiiragalinta noso badi hooyo cusub ne kasoo hadal
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Год назад
🌹🌹🌹🌹🌹
@abudka1adudka264
@abudka1adudka264 Год назад
Asc abaayo wan kuslmay lmbarka
@mohamedabdi6143
@mohamedabdi6143 Год назад
Mashallh ilh hakobarkyo abyo
@Najuum6501
@Najuum6501 Год назад
Waa sax wlhi qof naftiisa gabay tukalena wax uma taro hore Somalia utiri tiisa daryeela tukale kudaro Horay usoco hamda quruxy🥰🥰🥀
@amounnoor3585
@amounnoor3585 Год назад
Subhanallah wallahi aniga waxan ku odhanlaha ha u jawaani waax magarata because how can baay ilmo u barbarinkarta iyaadiba isku toosnayn masha Allah tabarakallah keep going sister qaali dumarey wallahi waxad tahay hoyo ku dayasho muudan
@arafodjama2604
@arafodjama2604 Год назад
Boqoradaa👸
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Год назад
Aqliga ALLAHA ku daayo ALLAHA ku siyadsho abyooy Mel fog baa ka hadaashay
Далее
NiNKEYGO WAA  I NIYAD JABIYA ?
10:34
Просмотров 22 тыс.
DHAQALAHA WAA QURUXDA QOFKA
13:59
Просмотров 25 тыс.
When Goalkeepers Get Bored 🤯 #3
00:27
Просмотров 1,7 млн
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 73 тыс.
FULL MORNING ROUTIN. SKIN CARE
25:21
Просмотров 26 тыс.
NAAG MIYAA LAYLA GURSADAY.   ??
18:25
Просмотров 52 тыс.
Quruxda nafta xasiloonida nolosha
8:40
Просмотров 74 тыс.