Тёмный

NAAG MIYAA LAYLA GURSADAY. ?? 

Hamda Home Decor
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 дек 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 807   
@faysasiciid847
@faysasiciid847 Год назад
Wlhi waad iga qoslisay tii laga farxiyo dadkoo dhanbay salaamaysaa 😂😂 Waa runtaa xamday waan arkay
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Kakakakakakakakakaka haaa qalbi
@iseamina
@iseamina Год назад
manshallah abayo you Legend
@aminafarax6495
@aminafarax6495 Год назад
Abaayoy ilatali xamdi quruxey waxaan ahay hooyo 6 caruura heysata oo ninkii laguursaday haguursado maxumee waa uu isbadalay anigu marxalad adag ayaan galay waxaan ahay hooyo iska danyara abaayo waxaana kamid ahay gabdhaha aad utahay dhiirigalinta
@xalimaaden8578
@xalimaaden8578 Год назад
​@@aminafarax6495 xbbti iska samar ninki sabra sadkisa hela mida labad isku mashqul adiga iyo carurtada
@saamdahir7444
@saamdahir7444 Год назад
@@aminafarax6495xabibti naag Wala gursan jiray lkn Inu ka si jedo AA qalad ah waxad samesay Quran sar guriga adika asika ilmaha adkarata Badi inshalha wad guleysan
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
1:Kartiyaah noloshaba dhisteeh. 2:Kalsoonaa lagu na jaxay. 3:Dad baad karti dheertahee. 4:Hamdiyey horey usocod lahew. 5:Hurmuud noloshaba u noqo. 6:Adaa guul gaarayeeh💯👏. Wllsha mcnto antaan garabkaga nahey nacab waligaa kuma gaarayaan , mcnto horey usoco waligaa Allena talo saaro🤲🏼🤲🏼❤️❤️💯💯👏👏
@user-df5tv9of1g
@user-df5tv9of1g Год назад
😂😂😂😂 Qofki najaxaa ladaba cararaa.. kasoco hadalkooda ilaahay a talasaaro
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 7 месяцев назад
Mashallah Allah
@prettynas6902
@prettynas6902 Год назад
Well said sis. Mashallah love your confidence. Stay blessed🥰🥰🥰
@TOP6withRN
@TOP6withRN Год назад
Mcney I usually don’t comment on yt but I gotta say you nailed it! Motivation iyo stories no so gali abyo!! Cilmiga an ka barane! I greatly enjoy your inspirational videos ❤
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 Год назад
Mashaa Allah amazing jzk ❤️
@aniwaaye484
@aniwaaye484 Год назад
Mashallah beautiful horusoco Abayo Absolutely you are right ✅️ 👏 👍
@AishaAli-ph8fw
@AishaAli-ph8fw Год назад
Xamdiyeey quruxda waxaad kaga dartay hadal yaqaanimada maasha Allah walaaleey quraanka iyo adkaarta isla ogoow waa iga dardaaran
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 Год назад
Maansh allah tabarakallah beautiful
@ayanomar3962
@ayanomar3962 Год назад
Masha Allah, I love kartidaada keep going sis ❤
@habkahasan4315
@habkahasan4315 Год назад
Mashallah ❤ ❤ cayayaanka buufi Buufi walaahi runta ayaa u sheegtey doqontu nin unbey ku meereysataa wuu guur sadey xagan buu taagnaa Naag baan ku arkey iyo wax noocaas ah nafteediine way hilmaamtey marka waxaan leeyahaye isku mashquul adiga oo quraanka baro oo tafsiirka bore oo wax walbo oo kheyr ah baro xitaan aniga nafteyda waa ku jirtaa waanada oo allah na waa fajiyo wax walbo oo kheyr الهم آمين يا رب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xalwaahmed1496
@xalwaahmed1496 Год назад
MashaAllah tabarakaAllah
@TheYusra2008
@TheYusra2008 Год назад
Masha Allah sister, may Allah bless you
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Год назад
Mahad sanid
@hudaelmi7695
@hudaelmi7695 Год назад
Masha Allah, 👍👍👍👍strong women. Keep going sister. 👌👌👌
@asiabashir6338
@asiabashir6338 Год назад
Mansha Allah 🙌🙌🙌🙌🙌❤❤❤❤❤keep going sister ❤
@idylmohamed2367
@idylmohamed2367 Год назад
Mashallah Allah tabarakallah ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ 🌼 🌸 🌻 🌹 🏵 🌼 🌸
@meymunaali7850
@meymunaali7850 Год назад
Ma.sha Allah abaayo. May Allah bless your knowledge. We are really benefitting from you.
@hawohassan862
@hawohassan862 Год назад
Masha Allha
@ednabood9819
@ednabood9819 Год назад
Beautiful inside and outside Hamda hore u soco sis❤🎉🎉
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Год назад
You made me laugh walaahi. You are unique person ❤️ 😍 💖
@xaawocabdi5834
@xaawocabdi5834 Год назад
walhi waa runtaaa dadka qaar waxba kuma quraan lakiin nolosha ilahay hakuu barakeyo❤
@fatmaally7311
@fatmaally7311 Год назад
Masha Allah ❤️
@mumtaza7417
@mumtaza7417 Год назад
Intaan social media ku jiray Muuqaalkii oogu quruxda badnaa ooguna qiimo badnaa ayaan galabta daawaday. Masha allah abaayo laguma cayuumo ilxun kuma aragto, caqli badan Xamdaay huuno facaa ugu saree abid. ❤
@xamdimoha2374
@xamdimoha2374 Год назад
Mnsha Allah well done 👏 sister keeping going 🥰
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 Год назад
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤horey usooco❤❤❤
@Fatoobalilghurabaa
@Fatoobalilghurabaa Год назад
Omg sis I love your energy allahumma barik say it louder for the people at the back 👏👏👏
@hodish128
@hodish128 Год назад
I have learned alot from you habibti keep going
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 Год назад
Mashallah ❤️ Hamda gabar karti leh❤️❤️
@Funs_of_Mrbeas
@Funs_of_Mrbeas 18 дней назад
Masha allah❤
@khaalidmuxmed
@khaalidmuxmed Год назад
Fariid mnsha allah keep gooing
@rageosman1726
@rageosman1726 Год назад
Masha Allah. Real Queen
@maryanali2294
@maryanali2294 Год назад
Mashallah Abayo
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 Год назад
Mashaa allah tabarakallah xabiibti ha ibixin Naagaha kaa maseyrsan ooxasidiinta ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xafsamaxamed2934
@xafsamaxamed2934 Год назад
Hamdaay wlh waxa tahay gbrta kaliya sabankan joogo isku fikrid nahay qimahaa naftada taqanaa horay usoco❤️
@mutalibdahirabdi8305
@mutalibdahirabdi8305 Год назад
Asc u are a very good person and the man who gets you is very lucky Keep going👸👍👍
@maylounedeil3038
@maylounedeil3038 Год назад
Amazing message keep moving forward don’t listen to to haters your doing great and I love your channel 😊😊😊😊
@munaahmedmohamed8960
@munaahmedmohamed8960 Год назад
Mashalah xadi cadeey lagumagaadho walahay waxaan ku dayaa adiga you are very beautiful lady you are role model for me please don’t give up hope winter successful
@daryeelkitchen
@daryeelkitchen Год назад
Masha’Allah ❤
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Год назад
Walal isoo booqo Allah daartis
@maxmedsharef6575
@maxmedsharef6575 Год назад
Masha allah👍👍
@Maimuna114
@Maimuna114 Год назад
Mashaa allah ilahay caqliga maskaxda iyo quruxdaba haku siyaadsho hana kuu barakeeyo.
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Год назад
Masha allah 🥰
@ayaabdala7829
@ayaabdala7829 Год назад
Looking beautiful abayo mashallah 😍 ❤️. And I can't wait for xaflada.
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 Год назад
Mashallah congrats on 50k abayo. Ignore the haters and keep going and Inshaa'Allah you shall continue to rise.
@hodanhussein2771
@hodanhussein2771 Год назад
Allaha ku barakeeyo walaalo, hadal xikmad, kalsooni iyo Cashar ku dheehan waad siisay dumarka warkaa u baahnaa. Ilaahay haku anfaco, xasadkoodana dhinac hakaa mariyo Marwo Qaran🥰
@farhiyoyusuf4888
@farhiyoyusuf4888 Год назад
Masha Allaah well done My Queen 👸 ❤️❤️✌️
@amrinetaali5205
@amrinetaali5205 Год назад
Masha Allah🙏🙏🙏🙏✅✅✅✅🥰🥰🥰🌹🌹🌹❤️❤️❤️
@fadumonur2726
@fadumonur2726 Год назад
Mashaa Allah
@Ayaan344
@Ayaan344 Год назад
Wallaashay sharaf baad ledahay ha ubixin inta xun wanba Ku jecelnahay illaahay qadartii illaahay ha ku xifdiyo adiyo reerkada ❤️❤️❤️👍
@raaxoaxmad5914
@raaxoaxmad5914 Год назад
Masha allah
@nafisafarah9560
@nafisafarah9560 Год назад
That is the highest level of maturity wlhi maskaxda iyo maanka ka kortay alle ha ku daayo dadka qaar waxa u muuqdo iyo dumarka qaar meeshee karti ka gaareen anigo wali guursanaa go'aan gaaray inaan Inta nin ku mashquulilahaay aan sameeysto camal iyo caqli iyo dano intaas ka weeyn ee aan bursado wlhi
@xuseenfilims2563
@xuseenfilims2563 Год назад
Mashaa allaah Naag nool ilxun kuma aragto👐🏼iyo inta uurka kaa neceb guuleyso abaayo❤️
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 Год назад
Ala qoyan tiri badanaa ,waxay kaadagthay gabar somaliyed oo ka karti badan halkii ay wax ka baran lahayeen. Hore usoco qaliyey .guul baan kusoo rajaynayaa
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 Год назад
Waaaw waan ku salaamayaa sister Qof maadle /funny😄 ayaa tahay waan kuqoslaa hadalkaaga waana hadal cajiiba oo culus 🙇‍♀️🥰
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 Год назад
Strong girl mcny hortaada usoco marnaba hoos ha fiirin nolosha ma ahan in qof loo noolaado naftada unoolow😍🥰
@rahuumismacil5593
@rahuumismacil5593 Год назад
You are Confidence pesron keep going xppti🥰🥰
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Год назад
Xamdi cadeey damaashi horey usoco hana ujawaabin kuwa caqli gaabka oo horumar lagaari waayey xiqdi iyo xaasidnimo waxaan kuleeyahey hortaada nuur gadaashaadana barako anagaa garabkaaga iisha Allaah mardhowna 100 kun waa gaari doontaa
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Год назад
❣🙏 Vedio of the year🙏 ❣
@saeedaali5012
@saeedaali5012 Год назад
Keep going sister you’re doing great
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 Год назад
Waa runtaa xamdaay ugu dar 🥺 Nin haduu naag guursaday ma adiga u biili lahaa mise adigaa nin u noqon lahaa naagta 2 kuu banaan ama ku joog ama ka danayso Allaa ku jecliyaaa xamdiyey isku fikrad ayaan nahay ku darsoo xbbtii private life is beautiful and happy Alhamdulillah, mashquul naftaada iyo ilmahaaga kuugu filan keep it qurux badaneey Ishooda Allaha gees ha kaa mariyo🤲🤲
@haniisse4170
@haniisse4170 Год назад
Masha allah walahi waa hadal xaqiiq abayo yaan yuuradana ha u jojin ❤
@islamicquranchannel2909
@islamicquranchannel2909 Год назад
MashAllah tabarakallah abayoo iskufilnaw woow
@sahraosman2640
@sahraosman2640 Год назад
Alhamdulilah badi hbbt wax wlba aa thy illahay ba ka dhigaye ❤
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 Год назад
Mashaa Allah xamda qurux Allaha kuxifdiyo qali
@darksid9120
@darksid9120 Год назад
Mashaa Allah ❤
@SalmaJama-qg4on
@SalmaJama-qg4on Год назад
Manshallah waa.runta.♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@shamsahasan86
@shamsahasan86 Год назад
Hooyo adag gabar adag nag adag m.a abayo aqliga allah ku siyadsho kalsonidada kahela xajiga io adiga nolol qurux badan I.a gabdhaha qaar ayagiba naftoda hilmame see mela qaldan ugu fakirayen long life sister 🥰
@hodanade4641
@hodanade4641 Год назад
Hodan
@hodanade4641
@hodanade4641 Год назад
Asc
@SAJamar
@SAJamar 6 месяцев назад
💎💎 I couldn't have put it any better than you. Same mindset. Allow ku daa 🙏😍💞🎀
@rukiagedi5016
@rukiagedi5016 Год назад
Mashaalah keep going
@faizaruun5670
@faizaruun5670 Год назад
Mashllah karti badhan Ilaha nokaadafo cayayanka warkodha dagaha kafureyso mcnto💞💞💞
@traderchnnel1159
@traderchnnel1159 Год назад
Gabar sidaas ufukiraysa waa dhif iyo naadir. Allah ku barakeeyya caqligaada iyo garashaada abaayo.
@simranqurux595
@simranqurux595 Год назад
Masha allah so qurux alow kuxafid macanto 1koow nolasha gacantada ayuuh rabi galiye intad wax qabsatid isqurxisid ubadkaga wax uqabatid iyo naftada ninka asooh kulajogo babalagatashtah iskadaah haduuh nagatagaxiytaah hadaan nahay nagaha yurub aniga ilmaheyga iyo nafteyda ayah nabarkow iah 💐❤️💯💯❣️💞💞
@remindme28
@remindme28 Год назад
Masha Allah fariid ❤
@zamzamomar8118
@zamzamomar8118 Год назад
Masha Allah fariit idhahooda Allaha kaa qabto abaayo horay u soco adigoo kale lama helee ❤❤❤
@fadumo6292
@fadumo6292 Год назад
Maashallah Abaayo Allaha ku siyaadiyo Love
@iqbal98
@iqbal98 Год назад
Mashaaaallah 💕💕💕💕
@sukhranasir
@sukhranasir 9 месяцев назад
Subax walba hadana ku daawan ima aha wllo shukran wax badan ayaan ka bartay❤❤😢
@amiiramohamud8240
@amiiramohamud8240 Год назад
Maasha allah hambalyo aby macney guulo badan ayaan kurajeyna wlhi ❤🎉🎉🎉❤❤❤
@hamdimohamed4472
@hamdimohamed4472 Год назад
Masha allah naag nool ❤❤
@bilkheyrshome9375
@bilkheyrshome9375 Год назад
Fikir wanaag masha alaah masha alaah Wlhi aniga sidaas ayaan u fikiraa Lkn waxkasta nafteyda kama hormariyo lkn caawa ayaan ka bilabaa nafteyda thnk you mcnto
@leilania.khalif113
@leilania.khalif113 Год назад
Fariid abaayo Somalida qaar waa nacabka la sheego ishooda Allah kaa qabto Hamdi qurux. Keep going sis wish you all the best ❤
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Год назад
Walal isoo booqo Allah daartis
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 Год назад
Mashaa allah mashaa allah mashaa allah afkaga Caano lagu qabay ❤❤❤❤❤❤
@iskufilanfarah3842
@iskufilanfarah3842 Год назад
Masha alah hamda iskufilNey warkiiba ADAA DHAMEYEY guulayso horayna usoco alah ha isku kiindayo hana isku kiin xifdo isha xasidinta aLah ha idinka xijaabo amiin love u sis ♥️
@fatimanour2425
@fatimanour2425 Год назад
Ilaaahaw il bini aadam kaa dhawr Quraan isku akhri dad badn noloshaaday ku mashquulsanyihiin Cid kuuma ogla horu mar Hor usoco love u
@marizaadawe8006
@marizaadawe8006 Год назад
Masha'allah karti & kalsooni Xamda 👸 👑
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 7 месяцев назад
Keep going my sister 🎉❤ Iam so proud of you 👍
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Год назад
Masha allaah Xamdi cadeey keep going sister ❤❤
@Amran.siman9
@Amran.siman9 Год назад
Masha Allah Alle haku xafido sister hore kusoco
@hibachannel6677
@hibachannel6677 Год назад
Masha allaah 🥰 Hamda dhiiri galisadayda ilaahay haku sharfo 🥰
@aminaali8887
@aminaali8887 Год назад
Masha Allah Hamdi you advice them nicely 👌 👍 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Hodan984
@Hodan984 Год назад
Yes first me comments hamdiyey waa lagugu lumaa queen horay usoco 😍😍🥰❤💋
@aishajimale3452
@aishajimale3452 Год назад
M.a keep going ...I really like how u talk
@segalhassen4647
@segalhassen4647 Год назад
Very smart 👌 and gorgeous 😍 two MaanchaAllaah wllo keep it 💯
@hawaroble2398
@hawaroble2398 Год назад
Strong lady keep going sister 💪❤
@allowthechat359
@allowthechat359 Год назад
Aboye dadkaas waa dad noloshada kaxun iyo quruxdaada hore usoc naag adag ayaa tahay beautiful sister ❤️❤️❤️❤️🌹🙏
@sumayobashiir7704
@sumayobashiir7704 Год назад
Masha allah habo mcn ilahay haku sharfo Walahi wax badan ka faiday habo mcn jazakallahu qeeyr
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Год назад
Maansha allaah farid❤️❤️❤️
@munir69420
@munir69420 Год назад
Keep going sis Masha allah
@user-kl4uf6pj5q
@user-kl4uf6pj5q Год назад
Masha allah tabarakallah abaayo allaha kuziyaadiyo wanaaga iyo sharafta karti iyo aqlaaq dantaada wataqaana kuwa kugu mashqulsan allaha tuso dantooda hore soco dhiiragalisadeena sharaf baad ledahay🥰
@khadromohamed1752
@khadromohamed1752 Год назад
Masha allah abaaayo keep going
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
YOU ARE STRONG WOMEN MASHA ALLAH😍😍QOYANTA IYI YAANYUURTA WAY KUGU DABA DAALAYAAN
@yusraabdllahi7131
@yusraabdllahi7131 Год назад
Naag naag kle nolosheda ku mashquleyso hada arkto ayada Nolosha ka dhacady ha ujoojin yeaan niyad ka jabin Anaga garbkaga taagan Keep going qaali❤️
Далее
Brawl Stars Animation: PAINT BRAWL STARTS NOW!
00:52
Caqabadaha gurka iga somaray?
16:57
Просмотров 49 тыс.
DHAQALAHA IYO GURIGA
20:35
Просмотров 21 тыс.
HOYADA GULEYSAN KARTA 🥰
12:35
Просмотров 28 тыс.
DHIBATADA 5 SANO UGU HOREYSA GUURKA PRT 2
12:50
Просмотров 73 тыс.
JACELKAN LOGO QASARIN WAA KAD NAFTADA U QADO ??
12:29
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 133 тыс.
DHAQALAHA WAA QURUXDA QOFKA
13:59
Просмотров 24 тыс.
DHIBATADA .5 SANO GURKA UGO  HOREYSA
11:30
Просмотров 97 тыс.